No video

Full Qaaci Macaan | Juweeriya Jano | Khadar Fiyoore | Xayaad Xikma | Marduuf | 2020

  Рет қаралды 114,158

Fahmo Official

Fahmo Official

3 жыл бұрын

HEESO QAACI IYO QARAAMI AH
CODADKA: JUWEERIYA JANO | KHADAR FIYOORE| XAYAAD XIKMO | MARDUUF
KABANKA: MARDUUF
ORGANKA: MUSTAFE GALDE
XASUUSTII: SAYNAB CIGE
CAMAREA CREW
KHADAR MAXAMED
AXMED YAASIN KARAAMO
SACAD KHAALID
EDTING
ENG GIRYAAAD
COPYRIGHT
FAHMO OFFICIAL & SOMALI GLOBAL
SPECIAL THANKS:
CABDICASIIS CALI NUUR
DIAMOND HOTEL

Пікірлер: 72
@dacardige8419
@dacardige8419 3 жыл бұрын
Hadaan fanaan noqdo juweeriya jano ayaa heesta kowad la qaadaya, cod macana gabadha oo asturana masha allah
@abhayb7723
@abhayb7723 3 жыл бұрын
Hargeysa Hooyadi fanka Soomaaliyeed waaaaaw ❤️♥️💕
@abdisalad6879
@abdisalad6879 3 жыл бұрын
Hayaad Xigmo waxaad tahay qof qaran walaalo💚🤍♥️🟢⚪️🔴👋👋💯💯
@mustafeadanxasan8180
@mustafeadanxasan8180 Жыл бұрын
yaa salaam codadka macaan ayaa laga yaabay fanaaniinta qaranka sida khadar fiyoore iyo inanta juweeriya jano
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 11 ай бұрын
Xayaas xikma voice 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@alagiejallow6386
@alagiejallow6386 3 жыл бұрын
Waxan dhagaysanayaa 12am saadaca UK ahna New year ka 2021 anoo ku toosay fireworks ka gaalada
@faisalibrahim8983
@faisalibrahim8983 3 жыл бұрын
Hargaysa waan jooga one day hada waxaan Jeclan laha inan toos udawado. Barmaajikan cajiibka ah wooow
@khadarismail2418
@khadarismail2418 3 жыл бұрын
gabadha u horeysa cumaamdeeda lama hysan karo
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy Жыл бұрын
SOOMALIYEEY HABLAHA WALIGIIN XUSH MADEEYA IYAGUNA ANAGAA OO RAG ÅH HANA XUSH MADEEYEN SIDII ASXABAATII .JAW
@nickal2018
@nickal2018 2 жыл бұрын
Yartaa heestii Kinsi x.Adan qaadaysa, ha qaado heestii Maheegaan
@sir-jamatube
@sir-jamatube 3 жыл бұрын
Xayaat Xikma fanaanad iga dheh, cod ahaan halkii Zaado Cali way dhigtay👏
@mohammedabdi8740
@mohammedabdi8740 3 жыл бұрын
juweriya heesti kinsi xaji aadan halkeedi ayay dhigtay 2👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Yaasalam, you are gifted singer sister.
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Жыл бұрын
Erayadii xuseen aw faarax 💚🤍❤
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin. Heeso macmacaan. Durbaan ku soo dara.
@Abdulkga
@Abdulkga 3 жыл бұрын
Somaliland oo dhan ayaa Xayaad Xikma ku faanta
@shamsamaxmed6862
@shamsamaxmed6862 3 жыл бұрын
Weeeeey masha allh heeso iyo badha
@dhoodiween700
@dhoodiween700 3 жыл бұрын
Waaw hesta goorma aya igu danbesay 2002 gi
@hordhactv8665
@hordhactv8665 3 жыл бұрын
ubax fahmo saalan kadib waxaan ahy fanaan germany jooga dalkana waan imanyaa inan halkaa ma soo muuqdona waa rabaa
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 жыл бұрын
Odaygii kabanka caawa wuku tuurtay alaa yacizak lipaax horay usoco Mahayoo mana sugaayoo iimana maqnee.....
@hassanadan8368
@hassanadan8368 2 жыл бұрын
fahmo qurux heesta sado cali dhamaystir fadlan
@DAbdi-xw5rq
@DAbdi-xw5rq 3 жыл бұрын
waaw, good show, fanaaniin aan kala dhicin cod iyo music-ba,, weliba Juweeriya ,, mar haduu muusigiistuhu kuu qushuuco,... marduufna heestii xasan aadan halkeeduu dhigay,,,
@faysalismail5901
@faysalismail5901 3 жыл бұрын
ubsoulity
@AliMohamed-oz2hp
@AliMohamed-oz2hp Жыл бұрын
Mida kaleh heesta kinsi markewy juweeriya ku luuqeeyneyso wlhy isku aragtiayeeynu nahay weeynu wadda qushuucney in aad fadhiga ka kacdid baad malaha damacdeyba hhhhhhhhh hambalyo ayaan idin leeyahay dhamaantiinba
@abdisalad6879
@abdisalad6879 3 жыл бұрын
Heesihii Wadanigiina inoo soo celi 👋👋
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Horu u mariya inbadan baan qayliyey soo cesha halkii kasii amba qaada waa taa muuqatay xalaawadii hory mariya waliba socda. Betetrigaa berigaa inagu soo duulee. Jassss musiguna xaggaaa ha ka socda.
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 жыл бұрын
Marduuf saaxiib soobadi qaaciga waah waah
@adamali9736
@adamali9736 3 жыл бұрын
Way keentay walaahi#hayaadxikma
@hassanadan8368
@hassanadan8368 2 жыл бұрын
xayaad xigmo baa kule hadan lays xaqiray
@abokorcabdalla6920
@abokorcabdalla6920 3 жыл бұрын
Keep going
@AliMohamed-oz2hp
@AliMohamed-oz2hp Жыл бұрын
Marduufoow sxb barteeydii waad dhigtey horta sxb lkn beeydkii saddexaad maxaad uga tegtay heesta?
@harounhassan5247
@harounhassan5247 3 жыл бұрын
Reklamo badan ma fiicnoo ,inta horee iyo inta danbee ba lagaliya
@abdihakinqalinle3475
@abdihakinqalinle3475 3 жыл бұрын
Maashaa alaah
@qeeybta
@qeeybta 3 жыл бұрын
Xalimo khaliif Cumar xassuusti qaaliga ay inooga tagtay
@MsQeyliye
@MsQeyliye 3 жыл бұрын
Kusoco marduuf waad haysaye
@karaamacabdi4395
@karaamacabdi4395 3 жыл бұрын
Heesta kowad ee magol wad kufsatay lon hesta jinsi wad so dhaweyse m.a
@mustafeadanxasan8180
@mustafeadanxasan8180 Жыл бұрын
fanaanka qaranka khadar fiyoore
@abdirahmanhussein6328
@abdirahmanhussein6328 3 жыл бұрын
Sweet song AUN Magool Oof Hayaat Hikmo ..beautiful song with beautiful voice!!
@alialjumhi7705
@alialjumhi7705 Жыл бұрын
@Abdirahman mohammed uuuihiu
@alialjumhi7705
@alialjumhi7705 Жыл бұрын
@Abdirahman mohammed uiuiiiiiuiiiiiiui
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 жыл бұрын
Xayaat guul guul
@fanaan1
@fanaan1 3 жыл бұрын
what a fantastic editing ,nice keep it up
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 жыл бұрын
Xayaat sharaf cod halaasiya
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 жыл бұрын
Dhalin yaro comanka iga keena waxaasa cod iyo shacniya
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 жыл бұрын
Jaweria ❤️❤️
@user-qy7ef9ow3z
@user-qy7ef9ow3z 7 ай бұрын
Ustad marduuf ❤❤❤❤❤
@omarkhairehibrahim4791
@omarkhairehibrahim4791 3 жыл бұрын
Way way
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
Naaso quruxoona
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 3 жыл бұрын
Dhirta xididka hoosa Dhulka loogu beeree Way dhici lahaydeeeeeeeeeeeeeeeeeee Dhismohooda weeyoooo Dhismahooda weeeeye Halima khalif magool illahay ha u naxariisto Hees iyo badh
@abdulkadirosman4330
@abdulkadirosman4330 3 жыл бұрын
Abdulkadir Shabel Gurey
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
S.SARE WALAL 💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙💘
@amalhasan903
@amalhasan903 3 жыл бұрын
Jaweeriyo jano hees adag ayey backasiisay
@hanadcumarxaaji4443
@hanadcumarxaaji4443 3 жыл бұрын
Maha juweriya wayku maxabsanaysa
@aishaadem9179
@aishaadem9179 3 жыл бұрын
Magool ku maqlay heesta kuma maqlin seynab cige
@abhayb7723
@abhayb7723 3 жыл бұрын
Waa Saynab cige, heesta ciradiyo jacaylkii, lkn heesta kale ee dhirta xididka hoosa dhulka loogu beere ayaa magool leedahay,
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
Ubax fahmo iyadu kuma heesi karto kabankan iyo organkan laysku daree weliba play back ah😅😂
@user-nz8vx4ut2u
@user-nz8vx4ut2u Жыл бұрын
Sog,is,goog
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 3 жыл бұрын
Hargeysa ciil ha mudan
@haddimaxamad3061
@haddimaxamad3061 3 жыл бұрын
Ubax kumee kuma arkee adigoo hesAhagii hore qaaci kaso dhigaya
@siadcumar9975
@siadcumar9975 3 жыл бұрын
Juweriyo jano codkada allh ku deysto
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 жыл бұрын
Fanaanada kowaad wa talent halkeeda dhigtay magool marduufow inanta soo saar waar inantan hala gacan qabto
@faysalismail5901
@faysalismail5901 3 жыл бұрын
magaalada hargeysa kamaneystemarduuf
@faysalismail5901
@faysalismail5901 3 жыл бұрын
madaalaha.hargeysa
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Safaaradihii sixfoonkii. Dalaadala.
@hazzan
@hazzan 3 жыл бұрын
Wiilka heesta tubeec qaadayaa aad ayuu u degdegayaa bal u fiirso marduuf siduu u rabo inuu gaadho caadiyan fanaanka ayaa music ga raaaca isku xidhkii ayaa meesha ka.maqan
@faysalismail5901
@faysalismail5901 3 жыл бұрын
labadaa habloodbawaacalsic topkamanaystuhuna wàasalkii.gacanmacaane musikaysteiyofanaancod lable
@idiliid7903
@idiliid7903 3 жыл бұрын
Oooooo
@omarkhairehibrahim4791
@omarkhairehibrahim4791 3 жыл бұрын
Wale cirsigago
@MohamedAhmed-fo7fl
@MohamedAhmed-fo7fl 2 жыл бұрын
Ubax wada. Dhaaliyo ee. Ma aha ubax wada dhalsshiyo. Ma aha
@omarkhairehibrahim4791
@omarkhairehibrahim4791 3 жыл бұрын
Noloow
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Жыл бұрын
Fankii somaliland
@mohammedabdi8740
@mohammedabdi8740 3 жыл бұрын
Heesaha uxab fahmo maxaan habeen safar ku galay somali markaa jogay habeen marka ay rakaabku sexdaa anna ii wehelyeeli jiray noolow ubaxeey sidaa darteed ayaan lekta kugu saraa illeen abbaal ayaad igu leydahay ee
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 29 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН