No video

FULL ROUTINE MAALINTEEDA IYO JAAMACADA KOKO OO QIIMEESE QOSOLKA ADUUNKA😂😂

  Рет қаралды 204,004

King Ceyda

King Ceyda

6 ай бұрын

#king #ceyda ##for #more

Пікірлер: 1 100
@Amiira252
@Amiira252 6 ай бұрын
Ilaahey hadaa jeceshahay like saar ❤❤
@user-tf5hf1fg6s
@user-tf5hf1fg6s 6 ай бұрын
Like raadis😅😂
@user-ji3gt4op5x
@user-ji3gt4op5x 6 ай бұрын
Wakusaar😂😂
@sefudin_cabdi
@sefudin_cabdi 6 ай бұрын
Rebly wllsha
@caliyare2514
@caliyare2514 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-oj3vi2xe9w
@user-oj3vi2xe9w 20 күн бұрын
Like raadis
@user-lx4ob1ns2e
@user-lx4ob1ns2e 6 ай бұрын
inta koko marka ay maqlen so orden team ceyko caawa farxadeena. Waaye😂😂😂
@suleekhaabdi9037
@suleekhaabdi9037 6 ай бұрын
Haa walaahi caawa waa farxadeena 😂😂😂😂
@Thomaz658
@Thomaz658 6 ай бұрын
Tik Tok kaso arky kadib so ady UTube soo ady
@user-eb7or7eb8i
@user-eb7or7eb8i 5 ай бұрын
Haa heey ❤❤
@isracarab1272
@isracarab1272 6 ай бұрын
Hada wixi ka danbeeya kooko codka hanoososaarto adna sooduub😂ceyda
@user-kq7xp3mq4f
@user-kq7xp3mq4f 6 ай бұрын
Ad iyo ad
@user-ur2ii2hy7k
@user-ur2ii2hy7k 6 ай бұрын
Koko hadeed hanoo starts codka caydo😂😂😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢❤
@yusufmohamed7431
@yusufmohamed7431 6 ай бұрын
Comment ka intee kugu diyaarsanaayeen😢😂❤
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 6 ай бұрын
​@@yusufmohamed7431 copy best u ahayd noh waa nuuca like raadiska asalka 😂
@suhuursalaad3275
@suhuursalaad3275 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤
@UpdikariimMohamed
@UpdikariimMohamed 6 ай бұрын
Scw scw❤❤
@fadumahassan1828
@fadumahassan1828 6 ай бұрын
Scw Scw scw ❤❤
@user-hj7ss7hc4j
@user-hj7ss7hc4j 6 ай бұрын
Ceyda koko wanacday amiiro Lee jeceshahay inta koko jecel love sara😢❤😊
@bedraibraahim1460
@bedraibraahim1460 6 ай бұрын
Koko❤❤❤
@salmomuuse4096
@salmomuuse4096 6 ай бұрын
Team koko cawa wan faraxsanhy😂
@cuud_
@cuud_ 6 ай бұрын
Waa haysaa walibo iyadaba loo codeyay cawa omg❤❤
@Istaryusufmaxamad
@Istaryusufmaxamad 6 ай бұрын
Saas moohoo😂😂😂
@ZahraAhmed-rq4rc
@ZahraAhmed-rq4rc Ай бұрын
Haa farxad
@safiaibaar5110
@safiaibaar5110 6 ай бұрын
Koko funny waa😂😂hada kadib iyada lee codka ha saarto❤I like it ❤
@Miraamohamed23
@Miraamohamed23 6 ай бұрын
Koko aa kuhesana 😅10/10
@user-lb4xy9xj7p
@user-lb4xy9xj7p 6 ай бұрын
Cod dagan kuu sartay walh masha allah koko noku so celi pzl cayda wllowo
@qaalihassan4312
@qaalihassan4312 6 ай бұрын
Somahan ❤
@habooncabdiahmed3859
@habooncabdiahmed3859 6 ай бұрын
So ma ahan 😊
@user-hk8il3mo9l
@user-hk8il3mo9l 6 ай бұрын
Somahan😊
@user-xu9gh9gd5h
@user-xu9gh9gd5h 6 ай бұрын
Hada kadib koko lee hanoso sameeyso ceyda rountidka ❤❤pls
@kobciyeservices12
@kobciyeservices12 6 ай бұрын
Koko ugu fican routine ka yaa igu raacsan😂❤
@maryanhassan6241
@maryanhassan6241 6 ай бұрын
Amiira fcn
@qaalihassan4312
@qaalihassan4312 6 ай бұрын
@@maryanhassan6241 koko fiiican amiira qosol maala yacni
@user-mp5kv9zj5d
@user-mp5kv9zj5d 6 ай бұрын
Anakugu racsan ❤❤
@bedraibraahim1460
@bedraibraahim1460 6 ай бұрын
Haa wlhi koko ❤❤❤❤😊
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 6 ай бұрын
Anaa kugu raacsan m.a cod dagan usaartay❤
@NimcaaAbdullahii-qj5ze
@NimcaaAbdullahii-qj5ze 6 ай бұрын
Wlhi m.a 10/10 waye codka koko aad bunogu socday markale nogu soceli sxb ceyda❤❤❤
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 6 ай бұрын
Codka Koko aaba shidan videoga m.a😂❤10/10😍🔥
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 6 ай бұрын
Noo koko way nugu socotay shekadeeda 😂😂😂
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Amiira qurux codeynta ku fiican shactiroley waye😂😂😂
@Tuwaandha
@Tuwaandha 6 ай бұрын
😢😢😢😢
@habooncabdiahmed3859
@habooncabdiahmed3859 6 ай бұрын
Now😢
@AishaMahad-du3vw
@AishaMahad-du3vw 6 ай бұрын
Koko is not easy &10/10❤
@mohaazabdalla1365
@mohaazabdalla1365 6 ай бұрын
Waxbaa jira yaa ila daremay Asxapta 😂
@naemabashe2814
@naemabashe2814 6 ай бұрын
​@@mohaazabdalla1365iga daba gee wll 😂
@SamiiroAxmed32
@SamiiroAxmed32 Ай бұрын
❤❤❤
@user-jg1hm2zo8n
@user-jg1hm2zo8n 6 ай бұрын
Wllhi Maanta Lee routine samaysay 10/10 Koko codka MCN Ku tagera
@user-xi5ny1ot4m
@user-xi5ny1ot4m 6 ай бұрын
10 /10 aa ku qimey koko best sound❤ mxa nogu soo dhax gashay😂
@ektaekra5398
@ektaekra5398 6 ай бұрын
Koko iyo cayda iskuso baxayan❤❤❤❤
@bedraibraahim1460
@bedraibraahim1460 6 ай бұрын
Haa ma ila argta❤❤❤😂
@user-cu5kl9jn8o
@user-cu5kl9jn8o 6 ай бұрын
Ceyda routine Haddad sameynoosid bo koko cod hanoo saarto waxaana kuu qiimeenaa routinekaaga 10/10❤️‍🔥😇
@user-dt5nz6se5y
@user-dt5nz6se5y 6 ай бұрын
Hada kadib koko lee hano so codeyso rountinka ❤😊
@RaxmaFaarax-dy5ok
@RaxmaFaarax-dy5ok 6 ай бұрын
koko si fican ayey codka usartaye
@queen-caday3227
@queen-caday3227 6 ай бұрын
Hada kadib koko ku haysana ayada lee noo saraysa codka ❤❤😊
@zamiirayaasin5846
@zamiirayaasin5846 6 ай бұрын
Koko codkedu is the best❤
@user-tt5qd7px6p
@user-tt5qd7px6p 6 ай бұрын
Koko best voice ❤❤❤❤
@user-qn1io1ci5d
@user-qn1io1ci5d 6 ай бұрын
Hada kdib koko lee ka dhig❤❤❤
@maymuunmowlid1558
@maymuunmowlid1558 6 ай бұрын
Cod dagan kuu sartay wlh msha allah koko❤
@ayaaniitomoha
@ayaaniitomoha 6 ай бұрын
Koko funny weye wlhi 😂❤
@Sucaad38
@Sucaad38 6 ай бұрын
Koko iyo ceyda waa isku nuraysiin jah😂😂
@hayat-q8y
@hayat-q8y 6 ай бұрын
Koko wlh lesma xaqire si respect leh aye u codeysay oo funny ah 10/10❤❤❤❤
@ayanemahamoud9123
@ayanemahamoud9123 6 ай бұрын
Koko 10/10❤
@user-dq1mr8gr2b
@user-dq1mr8gr2b 6 ай бұрын
Koko soo beautiful ❤......cayda zxp waan ku salamay 😊asxaabta idinka waa ini salamay ❤
@AmiinaQalii
@AmiinaQalii 6 ай бұрын
Amiira qurux ❤😊😢
@ridwaanmaxamed2340
@ridwaanmaxamed2340 6 ай бұрын
Koko codkeeda ku heesanaa way kuu qurxisey m.allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@masbal9180
@masbal9180 6 ай бұрын
Amiira shacrtaradeeda rabna😂😂.qosol miran weye amira
@queennadia4390
@queennadia4390 6 ай бұрын
Haa wllhi Amira so funny Wan wata Anu❤❤
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 6 ай бұрын
Cawa cawadena maha cajis ba ku daremayba😂
@queennadia4390
@queennadia4390 6 ай бұрын
@@rayaanmohamed2072 Haa iska Samir aqwan cawa anu ma qoslin wayo Amira qurux waa so funny 😁 ❤️🥰😍
@msssafa
@msssafa 6 ай бұрын
ma caruur ba tihiin wllyaal kolay dad waweynoo muqdara ilma tihiine mxy shactira ubahanahay qof waynoo mnta dhan hahaha leh mxa lagu fala
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 6 ай бұрын
Waxaas ma shactiro utaqaana qof maanta dhan iska qoslayo ciyaal baa moodaa😂
@queennadia4390
@queennadia4390 6 ай бұрын
Amira qof ka cod sifcn maba arag so funny anu Amira ku heysa ceyda plz Amira iyada lee u daa❤😊😊
@user-zw7jw6cd3b
@user-zw7jw6cd3b 6 ай бұрын
fikirkaaga weye koko best commentiga example kuugu filan wllo
@queennadia4390
@queennadia4390 6 ай бұрын
@@user-zw7jw6cd3b kuleelka ku hayo maxa wye adiga miya kula hadlay Naya bisinkee 🤨
@NajmaAli-mi7ld
@NajmaAli-mi7ld 6 ай бұрын
​@@user-zw7jw6cd3bha uqaban dadkan dhan koko kunaxsan yihine 😂ll
@Zoona777
@Zoona777 6 ай бұрын
Ana akela qabo wllhi amiira fcn koko boring wye
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 6 ай бұрын
Koko ku heysanaaa 😂😂
@SacdiyoAbdinuur-qm3no
@SacdiyoAbdinuur-qm3no 6 ай бұрын
Koko isn't easy ❤❤❤ 10/10
@Muna_qaali
@Muna_qaali 6 ай бұрын
Amiiira ayaa ku fiican codayska😊codkeeda iyo xarabadeda ayaay noogu baxdaa❤🎉
@SamiiroAbdullahimaxamed
@SamiiroAbdullahimaxamed 6 ай бұрын
Sax wllhi 😭💔
@axlaamcumar5905
@axlaamcumar5905 6 ай бұрын
Beenta maah😂
@susumohaamin9006
@susumohaamin9006 6 ай бұрын
1:43
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
dhib maleh caawa sxbteed ayaa codka saartay
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 6 ай бұрын
Sax😂 amiira is the beste
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 6 ай бұрын
🌹 Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga
@user-bj2lp3dk6g
@user-bj2lp3dk6g 6 ай бұрын
Ceyda pls Koko iyo xanaan hal maalin dalxiis uwad
@user-xu9gh9gd5h
@user-xu9gh9gd5h 6 ай бұрын
Koko finy waaye wllhi😂😂😂
@isaakbakool273
@isaakbakool273 6 ай бұрын
Team ceyko like saara❤❤❤😂😂😂
@AhmedHassanp4
@AhmedHassanp4 6 ай бұрын
😂😂
@afnaanmaxamed5520
@afnaanmaxamed5520 6 ай бұрын
Amiiro codkeeda ku heysanaa❤
@Mssfiizuualiyusuf
@Mssfiizuualiyusuf 6 ай бұрын
Wllhi amiiro ka qurux bdn codka ceyda❤❤❤❤
@user-ge6ml5iy8b
@user-ge6ml5iy8b 6 ай бұрын
Koko rabnaa hda wixii ka dambeeya iydaa rabnaa
@user-nf7fo3sq1e
@user-nf7fo3sq1e 6 ай бұрын
Koko is the best❤😂
@mumtaas95
@mumtaas95 6 ай бұрын
Amiira is the best dhanka codka❤
@axlaamcumar5905
@axlaamcumar5905 6 ай бұрын
Amiira codka ku fiican qosolkeda iyo xarabadeda iska jelahay funyy waye ayada Lee Noga dhig😂😂
@SamiiroAbdullahimaxamed
@SamiiroAbdullahimaxamed 6 ай бұрын
Same wllhi 😭🫶🏼😂
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 6 ай бұрын
Same walhi waan bod bootin😂 amiiro lkn hadey ahaan laheed labijeer kabadan baan kuso ceshan laha😂 amiiro love yoh😩
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 6 ай бұрын
Sax
@Rayaan277
@Rayaan277 6 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤
@user-pc7gz3ng9b
@user-pc7gz3ng9b 6 ай бұрын
Koko is incredible ❤
@dowloabdulahi2577
@dowloabdulahi2577 6 ай бұрын
Koko is the best voice wlhi 😂🎉 anyway 10 / 10
@AhmedHassanp4
@AhmedHassanp4 6 ай бұрын
Sxibow walahi wa iga qoslisy😅😅
@camirkey
@camirkey 6 ай бұрын
صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .❤❤❤
@asiyomaxamed9742
@asiyomaxamed9742 6 ай бұрын
10/10 koko is the best❤❤
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 6 ай бұрын
10/10 waye mashaallah koko ❤
@umuabokor2716
@umuabokor2716 6 ай бұрын
the best voice koko❤️❤️
@ayaanmohamed8974
@ayaanmohamed8974 6 ай бұрын
Cawa anaa u horeeya koko funny 😆 😄 tahay
@user-sx9qq7yu4j
@user-sx9qq7yu4j 6 ай бұрын
Koko ❤❤❤❤ iz best sound
@saabiriin342
@saabiriin342 6 ай бұрын
Koko is the best 🎉
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 6 ай бұрын
Waxan hada routine miya wah wllhy ceyda wa sheko😂😂😂😂😂😊
@najmacadey5159
@najmacadey5159 6 ай бұрын
Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Scw scw scw
@quenhappy5511
@quenhappy5511 6 ай бұрын
Hada kadib ceyda koko lee hacodeyso waanagu socday ✅✌️🥰
@user-zw7jw6cd3b
@user-zw7jw6cd3b 6 ай бұрын
koko is the best❤
@user-gy9rk8jv4l
@user-gy9rk8jv4l 6 ай бұрын
Cwo dhan ku sugeyny wxs nola imaty nga tag ceydow 😂anaga amiro iyo xanan rbna ❤
@Sarasiman123
@Sarasiman123 6 ай бұрын
Qalbiga bash I dhahay wlhi dartoda aya u dhafrey markaasu waxan cajiska no keeney
@user-gy9rk8jv4l
@user-gy9rk8jv4l 6 ай бұрын
@@Sarasiman123😂😂😂😂😂😂
@Bellahadid27
@Bellahadid27 6 ай бұрын
Ha wlhi uff dheh qac naga yersiyey 😂😂😂
@user-uj8pd6wk8i
@user-uj8pd6wk8i 6 ай бұрын
Aniga xitaa walhi anigo xanusna suguye mariksa waxna no la imadey cil ba ihyo
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 6 ай бұрын
Amiira qof ka cod wngsan la waa😂😂😂
@SamiiroAbdullahimaxamed
@SamiiroAbdullahimaxamed 6 ай бұрын
Saxiix 😭
@user-ek4dh2qu6p
@user-ek4dh2qu6p 6 ай бұрын
Haaa😢
@Bellahadid27
@Bellahadid27 6 ай бұрын
Somhn🎉😂
@mamadhoofo4464
@mamadhoofo4464 6 ай бұрын
Amira iyo ceyda ku fcn ❤ amira codka hanoo sarto qosolkeda rabna😢
@memonxalima4499
@memonxalima4499 6 ай бұрын
Koko is funny ❤❤
@manaalmohamed9558
@manaalmohamed9558 6 ай бұрын
Wow koko ahaa 10/10 ku qiimay siday hadalkaga ukentay igu daran😂😂❤ markasta koko no keen noh ceyda💗
@user-mz2rm1nq2d
@user-mz2rm1nq2d 6 ай бұрын
Koko is not easy ❤❤😂😂
@fadumocali6908
@fadumocali6908 6 ай бұрын
Amiiro ban rabna 😂😂😂 Koko Waka masayr sanahy 😂
@SamiiroAbdullahimaxamed
@SamiiroAbdullahimaxamed 6 ай бұрын
Kuma haysto wllhi amiira ka fcn qoftaan 😢😂
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 6 ай бұрын
koko baa ka hdal wcan😂
@SamiiroAbdullahimaxamed
@SamiiroAbdullahimaxamed 6 ай бұрын
@@kaltuunibraahim9781 tan hdl mesha Kuma hyso subxanalh ha Dan bajin 😭😂
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 6 ай бұрын
Ha 😢
@SamiiroAbdullahimaxamed
@SamiiroAbdullahimaxamed 6 ай бұрын
@@kaltuunibraahim9781 subxanalh 🤣 Ben ha shegin wll 😭💔
@MariyaMukhtaar-oh9lf
@MariyaMukhtaar-oh9lf Ай бұрын
Dhilo Aamira.hangu soo dhisiin 😮😮
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 6 ай бұрын
Masha allh koko baku fiicn codaynta soo badi guul baan idin rajaynayaa❤
@muhamaxamed3988
@muhamaxamed3988 6 ай бұрын
Ceydow amira no gu dhiib ka xiga😂 koko naga dhaaf😂😂
@SamiiroAbdullahimaxamed
@SamiiroAbdullahimaxamed 6 ай бұрын
Ha hey 😀😘
@user-vd3gt3ve2b
@user-vd3gt3ve2b 6 ай бұрын
Kooko wadana❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 6 ай бұрын
Koko wadanaa codkeedaa igu socdaybe😂
@Qoraxdi-carartay
@Qoraxdi-carartay 6 ай бұрын
May koko hanagula wado iida kuhesana 😂❤
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 6 ай бұрын
Koko ❤❤❤
@Thequeen_237
@Thequeen_237 6 ай бұрын
Koko marka maqle waso orde 10/10 kuqimene qeybte adi cml uhadleso iga gadan😂😂😂
@qaalihassan4312
@qaalihassan4312 6 ай бұрын
Ani xitaaa 😂😂😂 I love her mashallah wey dagantahay
@cuud_
@cuud_ 6 ай бұрын
Haa wllhi best voice koko❤❤❤
@bedraibraahim1460
@bedraibraahim1460 6 ай бұрын
Anba xitaa wlhi fani waayeh❤❤❤🎉
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 6 ай бұрын
Give koko all the routine she has beautiful voice. ❤❤❤❤❤
@user-vh6ws3ci4r
@user-vh6ws3ci4r 6 ай бұрын
Ceyda masoconeso waa nasoo qalda caawa amiira wee xanusantaha malena e ilaahi ha caafiyo miskiinta 😂😂wa shactiro miiran 😂😂
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 6 ай бұрын
Qofa isku fikir nahay helay ugu danbayn😂
@FarxiyeIbraahim-it5jv
@FarxiyeIbraahim-it5jv 6 ай бұрын
Anga amiro qurux codkeda ku haysanaa nagada koko cade
@SamiiroAbdullahimaxamed
@SamiiroAbdullahimaxamed 6 ай бұрын
Amiira ku leh wllhi 😭💔
@Bilkheyrcrahman2352
@Bilkheyrcrahman2352 6 ай бұрын
Koko best reaction 10/10🎉😂
@user-kk3op5pe8l
@user-kk3op5pe8l 6 ай бұрын
Koko amiira koko codwangsan😂
@user-ov9nu2jy9j
@user-ov9nu2jy9j 6 ай бұрын
Koko is the best 👌
@Nalkanuura5
@Nalkanuura5 6 ай бұрын
Amira ku haystaa ani kaftanley waaye ayada noogu soo dhiib ❤😂
@user-uq6jn5gc5e
@user-uq6jn5gc5e 6 ай бұрын
War Amiira maxa daaray caawa chanelada dhan maku arkine😢😢
@AishaibrahimMohamed-dn1ow
@AishaibrahimMohamed-dn1ow 6 ай бұрын
Ani xitaa wa la ahay gabadhena
@user-uq6jn5gc5e
@user-uq6jn5gc5e 6 ай бұрын
@@AishaibrahimMohamed-dn1ow haa wlhi caawa mugdi.cml😥😥
@user-vh6ws3ci4r
@user-vh6ws3ci4r 6 ай бұрын
In aa daawdo marabin ano team amiiro ah lkn gacanta iiga dhacdy madama ceyda tahay team koko wa washen wilka koko sa u dhaheseen ee farxa wataa😂
@user-ek4dh2qu6p
@user-ek4dh2qu6p 6 ай бұрын
Ani xata amiita la.aanted😅😅
@Hibaaqeyyy
@Hibaaqeyyy 6 ай бұрын
10000000/10🎉 malaga hadli karo caawa😮😂😂😂
@user-zu7mu1is1z
@user-zu7mu1is1z 6 ай бұрын
Amiiro kafican qoftan bay niyow
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 6 ай бұрын
Koko wlhi funy weye 10/10 ani ku qiimeeyey😂😂😊
@masbal9180
@masbal9180 6 ай бұрын
Amiro qurux ayaan rabna
@SamiiroAbdullahimaxamed
@SamiiroAbdullahimaxamed 6 ай бұрын
Amiira ku leh sax 😭🫶🏼
@cashosiciid4843
@cashosiciid4843 6 ай бұрын
Wooow mar walbo kooko nogu dhiib😂🎉❤❤
@user-kd1qc6sw5b
@user-kd1qc6sw5b 6 ай бұрын
Kok0 is the best❤👌
@fatimaibra3819
@fatimaibra3819 6 ай бұрын
Amiiro waxkafiican lawaa qoftaan iyada iska hadlooso cml waaye
@amaalmaxamed6988
@amaalmaxamed6988 6 ай бұрын
Haa walhi amira anaga ayee nga qslisay lkn koko ayda lee isku shekeyneyso😂
@Xamdi12348
@Xamdi12348 6 ай бұрын
​@@amaalmaxamed6988 hadhihinee gawadha juhdi niigashee😢
@fatumamohammed4182
@fatumamohammed4182 6 ай бұрын
What beautiful routine is m,a may Allah bless you 🤲
@Mss-Sahra
@Mss-Sahra 6 ай бұрын
Woww❤kan routine wuu dhaafay❤️‍🩹😍😂
@saraakeyf
@saraakeyf 6 ай бұрын
Ceyda Hda kadib routine kaga koko le codka hano sarto pls🥰🥰🥰
@muwaahibmoh4563
@muwaahibmoh4563 6 ай бұрын
Hada kadib koko lee bas hanoo soo codeyso cidkle ma rabno❤😢😂
@1amiinhashi
@1amiinhashi 6 ай бұрын
Kooko wlhi funny weeyi😂
@FoosiyoXuseen-hm5gy
@FoosiyoXuseen-hm5gy 6 ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
@asmiitamohan4901
@asmiitamohan4901 6 ай бұрын
amiir ayaab funny ah
@nashaadelmi8314
@nashaadelmi8314 6 ай бұрын
Amira hadeysan joogin by nio amira la.aanteed nuur maleh🤔😂 amira the best routine amira the best voice❤ 10/000
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 6 ай бұрын
amira chanel bay ledahy😂
@CadarCabas
@CadarCabas 6 ай бұрын
Same 😢😂
@user-ty2ii7bt6h
@user-ty2ii7bt6h 6 ай бұрын
Koko fani waaye❤❤
@user-jt2xe8wm5h
@user-jt2xe8wm5h 6 ай бұрын
Amiir ayaab funny ah ❤
@sumayoosmanchannel
@sumayoosmanchannel 6 ай бұрын
of course 10/10 ceyda best voice walhi❤🎉👍💯👏
@fadumosaidmahmuud5068
@fadumosaidmahmuud5068 6 ай бұрын
Amiiro is lhe best wallahi
CAYDA OO IGA AARSADAY EVERYTHING YES  TARIIQ IGU DHIGE
23:48
KOKO BULLE
Рет қаралды 284 М.
KOKO IYO ANIGA WAXAAN KU QADEENAY CUNTO IYO XARAF😂😂..?
14:13
King Ceyda
Рет қаралды 186 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 8 МЛН
FULL ROUTINE HHHH JADWALKEEGA SUBIXII MAXA QABTAA QOSOLKA ADUUNKA
10:51
KOKO IYO CEYDA MAXAA KA DHAXEEYO IYO ARIMAHA TIKTOK GA
11:08
Amira Qurux
Рет қаралды 480 М.
DEG DEG ILKACASE QEYS OO QORAY U QAATAY URURKA KACDOONKA DHALINYARADA
24:53
Zaki honest Official
Рет қаралды 10 М.
FULL ROUTINE AFURKA KADIB BASHAL SAXUUR IYO QOSOL QARAAXO
11:26
Adna Henna
Рет қаралды 116 М.
KOKO IYO ANIGA TALEEFANADA KALA BADALANAY 24 SAAC 🤣🤣…?
11:54
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН