EP3 | Full Video | NOLOSHA ARDAYDA DHAKHAATIIRTA | JOURNEY OF MBBS

  Рет қаралды 5,794

Awale Podcast

Awale Podcast

2 ай бұрын

We hosted Dr. Abdimajed Mohamed, Doctor at Hargiesa Group Hospital, Rejab Polyclinic and University Lecturer.
Dr. Abdimajed is graduate from School of Medicine and Surgery at Hargiesa University, we openly discussed topic, titled in " Exprience Sharing: Journey of Medical Students [MBBS]". It was outstanding conversation, full of information enriched with creative speaking.
#mbbslife
#medicalstudentlife
****
Doorkan waxaan markiqaadnay Dr. Cabdimajiid Maxammed. Dhakhtar ka hawlga Dhakhtra Weyn ee Hargeysa, Xarunta Caafimaadka ee Rejab sidoo kalena ah Bare Jaamacaddeed.
Waxaan ka wada sheekaysanay safarka dheer ee kulliyada Dhakhtarnimada iyo Qaliinka. Dad badan ayaa aamminsan in safarkani yahay safarada ugu adag ee dhanka waxbarashada. Safarkaas ayaan soo bandhignay una soo bangdhinay si qurxoon isla socod wanaagsan.
#somaliland #ogaansho #ogaalkadunida #awalepodcast

Пікірлер: 38
@huthaabdirahman1366
@huthaabdirahman1366 2 ай бұрын
Pre clinical Anatomy and physiology Embryology Pharmacology Pathophysiology Genetics Histology Cell biology Clinical Pediatric Obstetrics and gynecology Internal medicine Psychiatry Surgery Best podcast❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedabshir2826
@maxamedabshir2826 Ай бұрын
Pre clinical Biochemistry
@Paxton.11
@Paxton.11 10 күн бұрын
Dr meel lagala xidhiidho nala wadaag.
@yasminyasminhamse4025
@yasminyasminhamse4025 13 күн бұрын
Rajshahi university jamacadaa kasoo hdl wll pls
@bilalfarah2388
@bilalfarah2388 2 ай бұрын
Masha allah
@CabdicasiisXasan-bt7iz
@CabdicasiisXasan-bt7iz Ай бұрын
Podcastgii ugu qiimaha badnaa ee aan abid daawado ❤
@user-yt1lr7fm3o
@user-yt1lr7fm3o 2 ай бұрын
Dr mahadsanid
@DaibArdugaan-qu8yq
@DaibArdugaan-qu8yq 2 ай бұрын
Well done bro cawale
@samiirahussein1567
@samiirahussein1567 2 ай бұрын
My teacher
@yasminyasminhamse4025
@yasminyasminhamse4025 19 күн бұрын
Cawale Sh.daahir axmed Waa Mclinkii iigu wacnaa Ee isoo maray ❤️
@DrAbdifatahEid12
@DrAbdifatahEid12 2 ай бұрын
Thank you Awale and Dr Abdimajid
@dawlad12
@dawlad12 2 ай бұрын
M.allh , valuable pdcast
@MohamedAbwaanka
@MohamedAbwaanka 2 ай бұрын
Masha Allah mawduuc loo baahna ayaad soo gudbisay aad baa umahadsanthy wll horay usoco.
@faizasaciid2750
@faizasaciid2750 Ай бұрын
Masha Allaah, Amazing podcast, thanks.
@Sadaam-Hussein
@Sadaam-Hussein 2 ай бұрын
Maasha allah waad Mahadsantihiin dhamaan ,xogtaasi aad ayay noo anfacaysa alle ha idinka abaal mariyo.🎉
@MaxamedJama-uu8qz
@MaxamedJama-uu8qz 2 ай бұрын
Mahadsanid DR hadaan nahay ardeyda MBBS boos wyn baad noo buuxisay shukran. Awale bulshada videos wax tar leh noso badi walal.
@Kaamila-pk4vr
@Kaamila-pk4vr 2 ай бұрын
Masha Allah, waxad waraysaty goor haboon.
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi 2 ай бұрын
Majaalada Oo dhan xalqo ka sameey mid walba oo dadka bartay keen فسألو أهل الذكر إن كنتم لا تعلمون Sida tusaale : Engineering Accounting and Finance Psychology Economic Education such as math & Biology & physics & Chemistry . Agriculture Geology Computer science Languages
@abakorahmed902
@abakorahmed902 2 ай бұрын
Mhdsnd cawale sualo muhimd wydisy ❤
@NajiimaSalaad
@NajiimaSalaad Ай бұрын
Nurse wll ka soo hadal
@queenzahro5109
@queenzahro5109 4 күн бұрын
Ka aamu qofka intuu hadalka haysto
@osamaomar6589
@osamaomar6589 2 ай бұрын
Mowduca nursing kaso hadla
@khadraawiblogger7832
@khadraawiblogger7832 2 ай бұрын
M.a wa mawduuc loo baahnaa
@user-ld5vh1ol1w
@user-ld5vh1ol1w Ай бұрын
Awale waaa mhdsanthy sharaf iyo karamo haka gaadho Hal mid Dr abdimajid meel Kala xariirno hade macquuul noo reeb wllo si aan macluumad kale u siin weydiino hada medical students nahay
@Awale-Podcast
@Awale-Podcast Ай бұрын
Gmail : Awalesheikhdahir1213@gmail farriin iiga soo dir walaal. Waan kula wadaagi. Mahadsanid.
@samaaxmohamed-ic3yk
@samaaxmohamed-ic3yk Ай бұрын
Public health kaso hadla pls
@SahalIsmacil-nl8rk
@SahalIsmacil-nl8rk Ай бұрын
Ustaas qiimo badan oo waxisoo dhigay
@fatumoAden-mt4ed
@fatumoAden-mt4ed Ай бұрын
Sificanbad wax uso Gudbisaaa wall lkn Hadalka Qofka kasug o Hakadhexgalin🎉
@dumarlandpower1
@dumarlandpower1 Ай бұрын
Podcast nurse ah intee ka helaa
@user-cp5qu1pz8j
@user-cp5qu1pz8j 27 күн бұрын
Clinical officer kaso hadal
@Niitapodcast1
@Niitapodcast1 2 ай бұрын
Asc wll hal talaan kugu darsan lahaa qofka markuu hadlayo Haka dhex galin ilaa uu ka dhamaysto👍💯
@Awale-Podcast
@Awale-Podcast 2 ай бұрын
Wcm. Mahadsanid walaal waan kaa guntay. Aadna waad ugu mahadsatahay. :)
@barwakomohamet5922
@barwakomohamet5922 2 ай бұрын
Wxd nagu caawisa wll book ta uu DR ku sheegayo inaad soo qortid iyo website yadaba
@Awale-Podcast
@Awale-Podcast 2 ай бұрын
Muuqaal gooniya ayaan ka samaynaynaa, oo aan sawirradooda iyo magacyadooda soo raacin doono walaal.
@Awale-Podcast
@Awale-Podcast Ай бұрын
Video shorts ka daawo aannu soo dhignay. Waxaan waxaan soo raacinay macaga iyo sawirada buuga qaar.
@user-ld5vh1ol1w
@user-ld5vh1ol1w Ай бұрын
Meel kala xarirno Dr nagu caawi wllo​@@Awale-Podcast
@hibomuhumed7958
@hibomuhumed7958 2 ай бұрын
Mowduca kaso hadla nursing
@fastfilms2
@fastfilms2 2 ай бұрын
Waa very hard😅m. surgry
EP1 | Full Video/ Nolosha Qurbaha - Bangladesh
1:09:57
Awale Podcast
Рет қаралды 857
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Arrays + loop: for || create element + append
1:27:50
Stack Soft Academy أكاديمية ستاك سوفت
Рет қаралды 7
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 198 М.
DOOD ABUUR : Tayada Dawooyinka iyo Dhakhaatiirta.
2:49:42
MM Somali TV
Рет қаралды 132 М.
Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
29:31
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 24 М.
MAXAADAN KA OGAYN QANJIRKA THYROID | ADNAN & SIRKA PODCAST
40:00
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН