Furitaankii Hargeysa Airport 1958 iyo Booqashadii Royal family ee Somaliland.

  Рет қаралды 16,740

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Ай бұрын

Furitaankii Hargeysa Airport 1958 iyo Booqashadii Royal family ee Somaliland. (History of Somaliland)
-----------------------------------------------------------
- Waa taariikhda muujinaysa ilbaxnimada Somaliland intii aaney wax ku darsan kuwa maanta loo yaqaan Somaliya .
- Waxa furitaanka Madaarka Hargeysa xiligaa ka soo qayb gala Royal Family-ga ingirrska iyo saraakiil iyo madax kale ka socday Commonwelthiga.
- Waxaa kuu muuqanaya 1958- kii sida ardeyda yaryari wax u baran jireen o aad u sareysay.
- Hadii Somaliland xiligaa aaney Soomaliya wax ku darsan, maanta waxay ka mid ahaan lahayd wadamada ugu qanisan geeska Afrika iyadoo ka tirsanaaan lahad wadamada Comonwelth-iga.
Xaqiidii waa lagu qasaaray midowgii ilaa maantana ay weli ina haysato..

Пікірлер: 72
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
😢😢 please noo soo badiya filima Taariikhda ah ✅
@RRUUSH
@RRUUSH Ай бұрын
Maxaad ku falaysaaa tariikhda xun
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 25 күн бұрын
Wooooow taariikhada reer xiin iyo xasid ma ogalaha marakaas beeraka qaran Jin kala goyanahaa 🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🫵🫵🫵
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 Ай бұрын
Oooh ooh Walaahi waxaan xasuustey hooyadeey oo geeriyootay Alle hu naxriiste markay heestani sogasho radiyaow hargeysa oo gurgayaga hadu qofka maqnaado layidha way baxdeey heesti radiyow hargeesa waa habeen badh ee ord halkaad katimseexo
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Ай бұрын
Ale ha u naxariisto hooyo waxay ahayn hooyo maamul waxan oo wakhtiga ilaslisa
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Ай бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 Ай бұрын
Wow Taariiq cajiiba
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np Ай бұрын
Fadlan noo soo badiya filmed taariikhiga ah. Waxaan dhashay 1963kii waxaanan ku caqliyaystay wakhtigii madoobee ee midnimo ku sheegga lagu jiray , waligayna ma aan daawan filmkan iyo mid la mid ah toona, markaa fadlan noo soo badiya wixii taariikhdeenna ka hadlaya insha Allaah Aad baad u mahadsan tihiin.
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Ай бұрын
Aad baad uweynthay ma miyi baad joogtay
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
@@mustafeadan6924kkkkkkkkkkk
@najahboorash5378
@najahboorash5378 Ай бұрын
Ah history never lost
@mustafeabdirizak1277
@mustafeabdirizak1277 Ай бұрын
Waa taarikh somaliland
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 27 күн бұрын
Waa 1958 somaliland
@Abdirahmanseadjaamac
@Abdirahmanseadjaamac Ай бұрын
Waa taariikh madoobayd ee guumaysiga ingiriis kuhayey qayb kamida somlida air boodkan ay sameeyaan iyagaa danahooda usamaystay si ay somalida usii gumaystaan oo marba tuurta loogu qaado Allah baa mahad leh ka kaxeeyey gaalkii ingiriiska ahaa dhulkii somalida uu dhibka ku hayey
@siaragali1439
@siaragali1439 12 күн бұрын
Maata waa xor Somalia iyo Ingriis midna ma joogo, alle ayaan ugu madinayna Inay casimada jamhuriyada somaliland noqoto oo dadkeedii ka talinyan
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Inay inoo daayaan bay ahayd British ka sharafta leh maanta aduunka ayaynu la talaabsan lahayn
@cige3636
@cige3636 Ай бұрын
SOMALILAND 1956
@Therightoselfdetermination
@Therightoselfdetermination Ай бұрын
Wow
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf Ай бұрын
Horumar maynan haysaneen ee diinta ayay dadka ka wada saari lahayeen ilahay ayaa inaga kaxeyay dad muslim ah gaalo horumar lama rabaan waxay u arkaan cadawgooda
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
​@@Ifraah_yusufma soomali si fudud loo gaalaysiiyaa awoow ka awoow baan ku noolaa wx gaal noqdayna lama arage
@saidali6971
@saidali6971 Ай бұрын
Rarkan waxa la dhaha boqortoyada aan cadceeda ka dhicin
@sandabarud8818
@sandabarud8818 28 күн бұрын
Meeshu ingiriis yar bey aheydba . Khalad ayaan uga hoos baxney
@kayseduale1771
@kayseduale1771 Ай бұрын
Balaayo iyo baas iyo siyaasiyiiin is neceb sida maanta oo kale ayaa xamar iyo walawayn noo gaysay
@abdurraheembaban9651
@abdurraheembaban9651 22 күн бұрын
❤❤❤
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Ай бұрын
Guul qaranka somaalilan
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 23 күн бұрын
Oo Carabtu May ina daba socdeen ilaa barigaas
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 Ай бұрын
Rabi nacdashiishu haku dhacdo kuwaa caalamka islaamka iyo afrikaba sidaas u duleeyay ee qaybqaybshay, Taariikh madaw hadaan u aqoonsan wayno taariikhdaas, garanba maayo taariikk ka madaw
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 Ай бұрын
Gaalo qudhunley ILAAHOW adigaa dadkaas ka kexeeyey
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Ай бұрын
So adiga qaxuuti ku ah imika
@fdama
@fdama 29 күн бұрын
Qabyaalad, qudhun, dagaal, iyo colaad ayaad lagu bedeshay. 😂
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 24 күн бұрын
Waa maalintii iidoor ku heesayeen dhaladkii ingiriisow waanu kuu xiisnee xagee kaa dhunkadaa ee ingriisna ku jawaabay kiss my ass iyadoo dhulbahantana xiligaa fardo ku joogay oo koofil qoorta ka jaray qofkii raba inuu ogaado taariikhda iidoor iyo harti sidaas baanu kala ahayn viva ssc khaatumo !
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
Iska jooga Ingiriisoow ! In awoowyaasheen yidhaahdaan bay ahayd. Maanta nolol iyo horumar sare ayaynu haysan lahayn
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Waxaas Daraawiish ayaa cagta kudhufatey😂 Hadana iyagaa cagta kuhaya🇸🇴🇸🇴 The more things change, the more they remain the same! Subxaana Allah! 104 years after Sayid Maxamed Cabdule Xasan and here we are, Qurmis and Qoti😂
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
@@osmangiire1349 Daraawiish taariikh beena oo Siyaad Barre fidiyey ayaad rumaysatay. Daraawiish oo ahayd koox yar oo argagixiso ah waa la baabiiyey, xoolahoodiina la dhacay. Waxana cagta mariyey Isaaq. Hoggaamiyahoodiina baxsi ku galay Itoobiya. Wuxuuna darxumo ugu dhintay god uu ku jiray bilo badan, isagoo xabashi ka dhuumanaya
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
@@Gob_gobonimo history repeats itself😂 and fools never learn from it! 33 years of beating your head against concrete wall must be tiring! You have only 7 more years to go and there will be strong government in Soomaaliya again. You will see! You ain’t seen nothing yet!
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
@@osmangiire1349faanku taariikh noqon waa
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
@@osmangiire1349 33 sano waxaan ku noolaa ciso iyo sharaf. Horumar aanan gaadhin 30kii een Xamar hoos joogay ayaan gaadhay. Idinkuna 33 sano waad is cunaseen oo dunidii oo dhammi soo gurmatay si dugaagga loo kala cesho. Ilaa imikana ciidamadii Afriki kala dhex joogaan dadkan cawaanka ah. 7 sao kulahaa🤣🤣🤣 33 iyo sano ayaad baaba' tahay, dunida dulsaar ku ah. Xataa mushaharka ciidanka bixin. Oo qaadhaan dunidu u soo ururiso. Yaa kuu samayn dawlad? Magacii Soomaaliyeed ayaad disheen oo maanta dunidu quudhsataa qofka Soomaaliga ah.
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 Ай бұрын
Yamyam iyo Qadaadwayn ayaa meesha maraysa. Inta muslimka ah ee inaga horaysay Allah ha u naxaristo
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 Ай бұрын
Addoonsi .waxaasaa sayidkii arkey
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Muxuu arki laayaanka iska anaga uurkale dooxayay ee xoolaha umada dhacayay
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
1800! Ayaa loo furi lahaa abaarso school sayidku dhib buu noo keenay xiligaan laga rooneyaal bay ahaan lahayeen iidoorku ama reer qoomaluud ...walee sayidku dhib buu noo keenay...
@maxaa.qaldan.
@maxaa.qaldan. Ай бұрын
Gaaladaa illaah baa Somaliland ka kaxeeyay. Calan dambe oo koonfur la geynayaa bilaa shuruud yaaney jirin insha Allah.
@abraQolkisa
@abraQolkisa Ай бұрын
waa ku qasban tihn in aad modisho laydinka maamulo beenta marka laga yimado waligiin xornimo maydan qadan xaqiiqdu waataa Britain invaded in 1941 and retained control until it became a UN trust territory under Italian administration in 1950. In 1960 it was united with British Somaliland to form the independent Republic of Somalia.
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 Ай бұрын
Waa maxay dadkaan kufaraxsan taariikhdaas moodabayd ee gumaystaha weligeey ma arag qof African ah kufaraxsan gumaystayaashii
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane 21 күн бұрын
Oo imka dadkan madaw ee Meesha taatagani ma ciidagala 😂
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Iidoor Wagaashle iyo kufriga wacad alloyaale😂 Laakiin kuwaan kufaartii ayaa xitaa albaabada kasoociratey😮QAM! Aqoonsi aa helaysaa majiro ilaa aad aniga cagaha iqabsatid! Eebena ma’ogola inaa gaalo baridaweyn uruxdaaniin😂 Dey caruurta usujuudeysa gaalada😂
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 Ай бұрын
😂😂
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
bentih idor kkk waa Africah sawiradan o ay so Aruriyen kk
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 28 күн бұрын
Gaalo cabydayaal
@manineima4398
@manineima4398 Ай бұрын
Jin laa yidhado qadaad wayn ayaa ina dar,dary ee dal laa yidhado somaliland aynu ahayn
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Balaayada ilaa hadeer inaga lulata waa mara boob
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
a lots of Xaaraamiyin there that time
@user-Axmed
@user-Axmed Ай бұрын
Nacalaa ku dhalay you xaaraami only
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Ай бұрын
Airport ka hargeysa 1958kii ayu ka qurxoon yahay maanta 2024
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
That is true😂 sad but true!🇸🇴
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Ай бұрын
that's the British colonialism and we are better than today because we are free
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Free😂 from Oromo?😊! Leftinegaa part 2😊
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 29 күн бұрын
War ilaahay ka cabsooda gaal waxba naima tarin. Waxaan qabsanay aan ku faano.
@MohamedAli-jt7vg
@MohamedAli-jt7vg 24 күн бұрын
There is no flag somaliland in 1958 but first somalia in hargeisa in 1960😂😂😂😂 somaliland was a slave 😂😂😂😂😂isaaq
@abdisalangabeyre6066
@abdisalangabeyre6066 26 күн бұрын
GABADHA YAR EE ISLAANTA GAASHAA U FOORARSANEEYSA WAA WAXA EEY MAANTA U XIISEEN OO EEY DOONAYAAN IN EEY GAALKA MADOOW U SAMEEYAAN 😢
@abraQolkisa
@abraQolkisa Ай бұрын
IdoorOromo tariikh beenta ayad dhageystan ta runta ahna ee idin hortaala in aanay mogidisha ad hor iman dontan Britain invaded in 1941 and retained control until it became a UN trust territory under Italian administration in 1950. In 1960 it was united with British Somaliland to form the independent Republic of Somalia.
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Ай бұрын
ilahow na sii quwad aan gaaladaas uga jarno godobtii ay ka galeen muslimiinta iyo umadaha kale, xiligaas waa loo sujuudayay iminkana waa fuqaro maraykan dabada haysta aduunyo,
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz 29 күн бұрын
This video seems me no good because this british colonism but i am pure somalilander ever😢
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Ай бұрын
Afka gumeysiga wadankina maxa ubaran weeyseen ayiwadan afki kumestuu kuhadlaa somali gumestaha canbareya oo afki talyaniga mayaqaanin yirahda waxa kagarata jamacadaha wadamada ingiriska looaado inta lagalin jamacata wadanka afrika haubadnado ingiriska kufano xurbaa nahay inaga ingiris nagumestay ingirsna barnay soomali
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Ай бұрын
2024 Oromia killaba naalaguu daareya.Gumasya xabashiiya Qashaanaba xalaalanoha iyo gaajo England inaya ka SI mida ahanoo Yaareda
@salmanosman3966
@salmanosman3966 Ай бұрын
Maxaa qoraysaa, ma oromadii baad ahayd?
@abshirhussein7987
@abshirhussein7987 25 күн бұрын
Fake history there nothing like that somaliland mean in English land of somali somali had one map one land one culture one religion one language so before British what was land what was name somalia nothing it will be somali for ever find somewhere else somali is somali
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Ай бұрын
Idoor Oromo in la buufiyo mooye in ay qaran noqdan war kiisa da.Waayo waa cadowga jinsiga somalida Isaaq time is numbered , isha Allah
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
❤❤❤
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
Choices for your loved ones❤️
0:15
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 17 МЛН
С топором нельзя #ссср #история
1:00
MOTIVATION
Рет қаралды 2,3 МЛН
MAGIC DRINK TRICK TUTORIAL 😱😳
0:20
Milaad K
Рет қаралды 37 МЛН
小路飞跟姐姐去哪里了#海贼王#路飞
0:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 44 МЛН
Мыла наелся
0:21
Pavlov_family_
Рет қаралды 4,2 МЛН