GAACIDH | wadada ugu halista badan Somaliland

  Рет қаралды 61,228

Mohamed Lafcas

Mohamed Lafcas

2 жыл бұрын

Пікірлер: 174
@mohamedlafcas
@mohamedlafcas 2 жыл бұрын
Muqalkan qaybta aad ka heshay comment igula wadaag ?
@kalidkayt9697
@kalidkayt9697 2 жыл бұрын
Callka bisada 😂
@SomGaming77
@SomGaming77 2 жыл бұрын
Ilaa maydh soco
@lamafilaanmedia5809
@lamafilaanmedia5809 2 жыл бұрын
Hurumar Baladhan bro mohamed Lafcad
@Yaraakii-xb1cc
@Yaraakii-xb1cc 2 жыл бұрын
Zhp codkaa yara gaban inagaso hagaaji 🙏👍
@Yaraakii-xb1cc
@Yaraakii-xb1cc 2 жыл бұрын
Hormar wanaagsan zhp❤💯💯
@mohamedlafcas
@mohamedlafcas 2 жыл бұрын
Safarki dheera ee aan ku tagnay ceerigaabo iyo deegaano badan oo hoos yimada wuxu nagu qatay afar malmod, muqalkan waa wadada ugu halista badan guud somaliland waa dawga tabca kaas oo gudihiisa lagu jiro 3sacadood wana hal wado oo labo gaadhi iskuma dhafi karan muqalkan ayad si fican uga Bogan kartaa Inshalah melaha quruxda badan ee aan duubnay mid kasta wan idinla wadagi dona FADLAN NAGUSO BIIR OO U SHARE GAREE FAMIL-kaga quruxda badan
@Osman_mursal
@Osman_mursal 2 жыл бұрын
Emotional baan noqdaa wlhi markaan arko jawigaaan insha Allah dhululka somalida waan kuso wareegi doonaaa
@English--Somali
@English--Somali 2 жыл бұрын
Bilicda iyo qurruxda innaba caadi ma’aha m.a. amazing 😻. Wadadaas in la dhiso oo laami qurux badan la saaray ubaahantahy, lacagta ku baxdaa dalxiiskaa sannad gudihiis kusoo celin lahaa
@djimos9058
@djimos9058 2 жыл бұрын
Waaw dhulkeena nimcaa fadhida❤❤💚🌷👏👏🥰🥰👍👍👍💓💗💜💜⚘💐💐🖐🖐👏❤💚
@acacius9903
@acacius9903 2 жыл бұрын
MaashAllah one of the most beautiful and peaceful places in the country Somaliland and in the Horn of Africa tbh.
@xamsexuute1131
@xamsexuute1131 Жыл бұрын
masha allaa zxp si aad anaga o azaxabtada ah aad noo raali galiso ayaad saffar dheer u gasheY wuu na cajabiyey muuqaalkani keeep going bro
@ridwaan5949
@ridwaan5949 2 жыл бұрын
Absolutely ano cadhaysan baan daawaday wlhy waanan ku farxay go forward dear buddy ❤️❤️ Ceelshikh iyo Xiis iyo maydh kuxeji 🥰🥰
@raxmamaxamuud1841
@raxmamaxamuud1841 2 жыл бұрын
Mansha allAH gobalki awowa yaasha meel ka qurux badan somaliland kuma taaal thanks my KZfaqr keep going legends 💯❣
@keyman6017
@keyman6017 2 жыл бұрын
Sxb muuqalkan Gabi ahaantiis waan kahelay 👍👍 Horay usoco lipax Shaqo Wayn ayaad haysaa sxb Sidokale sxb Soo boqo MUQDHIShO iyo Kismayo 🥰
@abuakram9184
@abuakram9184 2 жыл бұрын
Maasha allah Dhulkii hooyo wacaana Waan soo dhaweynayaa muqaalka aadka u quruxda badan leh
@ibtisaamchannel2442
@ibtisaamchannel2442 2 жыл бұрын
Mansha allh so beautifully done ✔ my country specially sanaag go ahead brother
@nasiemsaid
@nasiemsaid 2 жыл бұрын
Sanaag Somaliland💚🤍❤️
@drabdallesaleban
@drabdallesaleban 2 жыл бұрын
woow hore u soco wlo muqal qurux badan
@Abdulkga
@Abdulkga Жыл бұрын
Borama, Hargeisa, Berbera iyo Sheikh keliya maaha Somaliland, dhulkeena waxa ugu qurux badan Sanaag e walaalayaal kaalaya soo booqda oo barta Daalo iyo Maydh , tabca iyo Surad.
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 2 жыл бұрын
Beautiful masha Allah aadbad u mahadsan tahay good job
@averyj5446
@averyj5446 2 жыл бұрын
Shaah ka macaan shaah kildhigaa lagu kariyo aduuka ma Jiro
@haboondeeqa3959
@haboondeeqa3959 2 жыл бұрын
Maasha allah gobolkaygi qaaliga ahaa khayradku fadhiyey iyo beerahayagii
@adammohamed3789
@adammohamed3789 2 жыл бұрын
Mashallah beautiful scenery
@updyrahmanaaran1790
@updyrahmanaaran1790 2 жыл бұрын
Zaxib waxan kala socda muqdisho wxan dawaday video qurx bdn runti dhulkena o idil allah barakeyo saf markaguna haso gaadho muqdisho
@iamk3977
@iamk3977 2 жыл бұрын
This is amazing 🤩
@abduqadiradan4861
@abduqadiradan4861 2 жыл бұрын
mashallh waa video mudan xaqiiqdi 100m views hore usco
@mowlidabdi7473
@mowlidabdi7473 2 жыл бұрын
amazing video thnk you pro
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 5 ай бұрын
Amazing place i.n waan imaan doona
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 14 күн бұрын
Buurtii Calmadow, 2500M Hight Sea level meedey kol hadaad Sanaagtagyey Muhiimadu waa Calmadow iyo sirtu, brother Wax soo Ogow( second waa Gacanlibaax iyo Kulmiye, Marso.by the Golise Range, intuba Welina maqn arag, incha allah blse 👍
@samasammaxamuud1714
@samasammaxamuud1714 2 жыл бұрын
Mshaaa alllaha alllaha mashaaa alllaha wll
@AhmedHassan-iz9qe
@AhmedHassan-iz9qe 2 жыл бұрын
Hore u soco wll❤️🙏
@idiriscarab4064
@idiriscarab4064 Жыл бұрын
mohamed lafcas keep going pro
@haboondeeqa3959
@haboondeeqa3959 2 жыл бұрын
Maasha allah waa lagu yaqana inadeerkay mohamed mahdi salaax sooryada iyo soo dhawaynta go forward bro
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 2 жыл бұрын
Bro hore u soco 😍
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
SANAAG SOMALILAND MASHA ALLAG WAA GOBOL BAD.BARI BANAN .BEENYO LEH .
@faadumoabdiqaadir6696
@faadumoabdiqaadir6696 2 жыл бұрын
Masha Allah wllo
@SomGaming77
@SomGaming77 2 жыл бұрын
maydh markaad tagto labada ceel ee macaanka iyo dhanka ah muuqaal kasoo samee
@ruqiyashire3040
@ruqiyashire3040 2 жыл бұрын
Masha allah meshan waa mar in la igeyo wlh wanka helay
@cayuzhcalih
@cayuzhcalih 2 жыл бұрын
Another level 💯 weeye Bro👌
@abdillaahimohamed3465
@abdillaahimohamed3465 2 жыл бұрын
Laalays dusheediyo laag iyo xaraar dheer waaw waaw 😍 dhulka dalxiiska soomaaliya hanoolaato
@najmaabdinaasir6101
@najmaabdinaasir6101 2 жыл бұрын
Amazing keep going brother
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah beautiful land sanad aad ujeclahay alaha cfmd haygu geeyo
@wllsaacid0461.
@wllsaacid0461. 2 жыл бұрын
Labarwan somali Volog guuleyso sxp
@hornofafricaninstituteofhe2710
@hornofafricaninstituteofhe2710 2 жыл бұрын
Mansha Allah.. waad dadaahen
@ruqiyashire3040
@ruqiyashire3040 2 жыл бұрын
Allah wiilasheyda ma baqoli ayad shah ku cabeshan allow isiin xafiid mamii
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir 2 жыл бұрын
Somaliland hooyo waaaw❤❤
@SAHANRAAC
@SAHANRAAC 2 жыл бұрын
Masha allah sxp Muqal qurxon Tarikhda Dalka In Daaha Laga Qado wayo oon Aynu Dunida tusno Qurux da Taal
@dirsoomaali2778
@dirsoomaali2778 2 жыл бұрын
Horay u soco mahamed waan kaa casaynay
@ridwankk2187
@ridwankk2187 2 жыл бұрын
Masha Allah Somaliland
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Maan sha allah waa qurux
@abubakarhussein2325
@abubakarhussein2325 2 жыл бұрын
Mohamed lafcas wan ku tagera bro insha allh waxan sugayna inaad borama timado❤
@malameheen824
@malameheen824 2 жыл бұрын
Hore usoco sxp maxamed
@hubaalyare2010
@hubaalyare2010 2 жыл бұрын
Markaan wad sameyde markale ha sameyn walal markii aad tunnel ka ama godka babur ku maraysan waa in uu baaabkuurka miraayadaha u xirnaado hawo badaanka hawa banaanka kaaaga imaan mahadsanid
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 2 жыл бұрын
LEGEND ♥️❤💯⚘🌹🌹
@belecade9540
@belecade9540 2 жыл бұрын
Wan idinku soo adanahay sxbyaal insha aalah waa Bele
@kormeerak8431
@kormeerak8431 2 жыл бұрын
Hore usoco wll
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdikhaliqofficial6198
@abdikhaliqofficial6198 2 жыл бұрын
Codkaagu aadbuu u hooseeya ee Isticmaal.makarafoon saaxiib🤚🤚
@jibriiljabra6159
@jibriiljabra6159 2 жыл бұрын
Hormarka waa inoo muuqdaaa wllkaa haistagin
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 2 жыл бұрын
Shumux shumux so duub sxp
@suhaybnour8024
@suhaybnour8024 2 жыл бұрын
Shp safarka aad gashey ana pari ayaan tagey halaka walina dawga tapca hoosteda ayan tagney wa safar wacan
@saaqoking5329
@saaqoking5329 2 жыл бұрын
Mnsha allah
@mustafexasan6988
@mustafexasan6988 2 жыл бұрын
Amazing pro
@zamaronafweyne1051
@zamaronafweyne1051 2 жыл бұрын
Hore usoco bro
@suleimangoox6075
@suleimangoox6075 2 жыл бұрын
Maasha Allah aad u fiican tahay laakiin waad nagu badh gooyseen kkkk beeraha inna dhex geeya.
@sidiiqkhadar3881
@sidiiqkhadar3881 2 жыл бұрын
Insha allh sxp wan ku arki doonaa adoo halkad rabtay gadhay hore usoco 🥰
@abdirisaaqmahamoud7347
@abdirisaaqmahamoud7347 2 жыл бұрын
Dhulki Awoowayaasha ❤️Sanaag somaliland💚🤍❤️
@drunkenrasta
@drunkenrasta 2 жыл бұрын
Great video, walaal. What's the name of the song?
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 2 жыл бұрын
Hore usoco
@kiprich920
@kiprich920 2 жыл бұрын
Caadi mahan
@haniismail9902
@haniismail9902 2 жыл бұрын
Keep going laganed
@rajabdayib2206
@rajabdayib2206 2 жыл бұрын
Another level
@Layla6793
@Layla6793 2 жыл бұрын
9:23 please iga caawiya heestaas
@abdirizaqdahir3163
@abdirizaqdahir3163 2 жыл бұрын
keep going guys
@najibmohamed3810
@najibmohamed3810 2 жыл бұрын
Bro👏👏🏼👏🏽
@asmaahmed5010
@asmaahmed5010 2 жыл бұрын
M.a cerigabo waqti hore igu danbaysa thx😌
@ahmedhaniabdirahman4094
@ahmedhaniabdirahman4094 2 жыл бұрын
Ku soo dhowoow degmada gaaciidh
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Muuqaal aad ufiican mahadsanid
@adammohamed3789
@adammohamed3789 2 жыл бұрын
Heesta magaaciid sxb, what's the song name?
@nuuracabdiraxman3168
@nuuracabdiraxman3168 2 жыл бұрын
Quruxda dhulkeena hooyo masha Allah
@fdama
@fdama 2 жыл бұрын
Waa Somaliland. Somalia maaha.
@zahranoor2277
@zahranoor2277 2 жыл бұрын
Mansh allah quruxdi somaliland
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Waa sidaa howshu
@rahmamohamoud8175
@rahmamohamoud8175 2 жыл бұрын
Mashlh waqurux shulkeena
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Mashalah somaliland mashalah waa dal habaryonis runtii ilahay mahe waxa dagan habaryonis runtii mashalah isaaq
@cabdilahiceero8096
@cabdilahiceero8096 2 жыл бұрын
Keep brother
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 2 жыл бұрын
Waxaa iga qosliyey ayaa ah (Waar halkaa ka Baxoo Call Bisadda ina geliya) Waaya arak waaye odeyga Keep up bro M lafacas
@amiindable1865
@amiindable1865 2 жыл бұрын
muuqaad aad uqurx badan
@cabdalesaleban9894
@cabdalesaleban9894 2 жыл бұрын
wooow rijaal sare maxamed lafcas gobolka raga
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy 2 жыл бұрын
GEESI GEESI
@khadrajamaguled429
@khadrajamaguled429 2 жыл бұрын
Mansha allaah hanbalyo Hanbalyo dhuulkan kabeermay kadayran isha iyo nacabkuba
@ducaleducaale9657
@ducaleducaale9657 2 жыл бұрын
Waa ok lakin musiga lakin daaya
@ducaleducaale9657
@ducaleducaale9657 2 жыл бұрын
Heesaha ayaa qiimihii dalxiiska hòos u dhigay
@suadkassim5102
@suadkassim5102 2 жыл бұрын
Wow
@nacimaali3742
@nacimaali3742 2 жыл бұрын
Sanaag dhulki Awoowayaaasha
@AhmedOsman-xg4rt
@AhmedOsman-xg4rt 2 жыл бұрын
Song name??
@ramlaabdulla9265
@ramlaabdulla9265 2 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌
@hodoaxmed6976
@hodoaxmed6976 2 жыл бұрын
Please heesta magaceeda isooo sheega
@cabdixakiimmuwaadin
@cabdixakiimmuwaadin 2 жыл бұрын
Maxamed lafcas Heesta magaceed
@khairakhalid6083
@khairakhalid6083 2 жыл бұрын
Kkkk ManshAllah nice try.
@kalietlito2482
@kalietlito2482 2 жыл бұрын
♥️🦁💪
@mahamoudali
@mahamoudali 2 жыл бұрын
Hogga waa aasaartii dadkii hore wadankaana leh gobolkaa sanaagna taariikho badan oo ah ♥ aasaaro hore ayaa kubadan wanna taariikho dihin oo.aaan ingiriis iyo dowladihii somaliyeed midna maysan baadhin insha.allaah na ♥ waxa iman ayaantaan alle aan kasugaynay oo ♥ ay ♥ inoo sobixidoonaan aqoonyahanno wadaniya oo isku kalsoon oo laga dhexhadlayn oo aan lahayn waxa layidhi ee iyagoo isku kalsoon odhandoona waxaanu leenahay
@ahmedabdi4396
@ahmedabdi4396 2 жыл бұрын
Ilaa maydh soo dhamays tir
@c.majiidmahamed2766
@c.majiidmahamed2766 2 жыл бұрын
Sxp qaabkan Ninbaa Sameyey ee wax Cusub keen😂😂
@drunkenrasta
@drunkenrasta 2 жыл бұрын
Walaal. What's the name of the song?
@Jamhuuriyada-barakaysan_
@Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 жыл бұрын
There I’m gonna have my retirement insha Allah!
@maxamuudafcase9443
@maxamuudafcase9443 2 жыл бұрын
Qays qaysrka labaaad welcome
Natural hot spring |biyo kulule
13:42
Mohamed Lafcas
Рет қаралды 18 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 56 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
HALKUU MARAYAA DHAAMKA KAL-QORAY EE UGU WEYN SOMALILAND
9:44
Hargeisa Water Agency
Рет қаралды 10 М.
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 142 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 546 М.
Yaa ugu caqli badan asxaabtayda PART ONE
17:34
Dhakhtarrr
Рет қаралды 213 М.
First time rural life | Nolosha Miyiga
12:21
Mohamed Lafcas
Рет қаралды 8 М.
Ibraahin Caydiid iyo war bixin uu ka baxshay arinka Hargeisa
24:59
khadarchannel1
Рет қаралды 10 М.
DOOD-ABUUR ~ Khilaafka Caymiska
2:19:25
MM Somali TV
Рет қаралды 44 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 56 МЛН