No video

DegDeg Ceerigabo Qarka Usaaran Huwanta Laascanod inay Qabsadaan Sababta Ogow

  Рет қаралды 11,761

MADAL FURAN

MADAL FURAN

Ай бұрын

#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia
DegDeg Ceerigabo Qarka Usaaran Huwanta Laascanod inay Qabsadaan Sababta Ogow
Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

Пікірлер: 104
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Walahi si ficaan ayad uu hadashay Madal Furan very intelligent young boy
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Ай бұрын
Baroor wiishta wayjabayan insha allah gull sland❤❤
@Hooda36
@Hooda36 Ай бұрын
Masha'Allaah reer ceeri gaabo well done sifiican baad jawaabta usiisin bartaa kasii wada Somaliland guul guul 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Anaa ugu horeeyey first like it
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 Ай бұрын
GUUSHA YAALEH SNM GUULDARADA YAALEH HUWANTA
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Ай бұрын
Jazzakallahu khayran wll aad iyo aad yaad u mahadsantahay sida tafaatiran ee xaqaaiqa uga hadashay.
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Ай бұрын
Mansha Allah waa runtaa guuleyso wllo illahay ha inasiiyo nabad gelyo insha Allah guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland
@JamaTarabi
@JamaTarabi Ай бұрын
Jabuuti waa Cadowga JBSL🙏✌️💪💯♥️♥️♥️
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Ай бұрын
I a kenyan somalilander,mussa abdalla HY,i kindly ask garhajis stop talking against Somaliland statehood ❤ you from Kenya 🎉
@user-op2lk3vl2n
@user-op2lk3vl2n Ай бұрын
Maansha alla sidaa u soo qarxiya siyaasiyiinta xun
@IBRAHIMYusra
@IBRAHIMYusra Ай бұрын
Madal furan waa geesi run sheeka tank you walal .....from somaliland🎉🎉🎉
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Caynaba iyo oog waxay ka tirsan tahay gobolka sool ,walee waad baxaysan ,ilahay ha idiin sahlo ,somaliland guul iyo gobonimo
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 Ай бұрын
Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ Madal furan Guul iyo Gobanimo Somaliland jir oo joog ❤❤❤ ♥ 😍 😆 🤣 👌 ❤❤❤ ♥ 😍 😆 🤣 👌 ❤❤❤ ♥ 😍 😆 🤣 👌 ❤❤❤ ♥ 😍
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuuul somaliland jun 26 1960❤❤❤❤❤❤❤
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Ай бұрын
Odeyga asasaq ah malin dhow gacanta cqaranka ayusogalaya insha allah ❤
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 Ай бұрын
Faqaash reer baroor wiiish afkanool inad riyoto waxaa kahorys inad sexato yaa faqaasheey 👎👎👎👎💪🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪form gabiley jaanoo isaaq my dhiigaa guuuuuuuuuuuul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Maxamuud xaashi ayaa siyaadi ah ha iga hadho waayo xaalada ka taagan jabuuti iyo somaliland wuubiska indho tiray
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Ай бұрын
Faqifuliye wa tulo yar ayad kuledahay sanaag iska hadle Ahmed karaash❤❤
@IBRAHIMYusra
@IBRAHIMYusra Ай бұрын
Tank you mada furan
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 Ай бұрын
❤❤🎉❤❤❤🎉❤🎉❤
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 Ай бұрын
Waaxad tahaye asxaabul aqli
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
huwantu waa kibirtay hadaan wax laga qaban si dhakhsa ah😮
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 Ай бұрын
Madal Furan khayr badan baan ku rajeynayaa , Inay mucaaradku is indha tiraan oo dalka Cadaw ku noqdaan waxa u Sabab ah Dawlada oo Si jilicsan u dhaqmaysa oo Sharcigii fadhiid ka dhigtay, Somaluduna 11:49 kal baqda ayay leedahay e kal xishoota ma leh .
@geri7490
@geri7490 Ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@abdihashi9863
@abdihashi9863 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SadoAhmed-mf4xt
@SadoAhmed-mf4xt Ай бұрын
Wa runtii marba wakilinba wacayn
@user-xl1pr9ik2l
@user-xl1pr9ik2l Ай бұрын
Walawadaleyahay isaq iyo harti yaludhagalamin
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Ай бұрын
To tell you truth these men needs to go to jail 😢until when put them in jail our country will have a bigger problem.
@abdimuse3583
@abdimuse3583 Ай бұрын
ina xaashi iyo xirsi waa laba markii horaba iyagoo aan siyaasad ku jirijirin bay heleen nasiibdaro dad wax moday.
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Ай бұрын
Xaadka waa iin Laxidha Jabuuti waa xasiidka iyo caddowga qaraanka Somaliland Allow Dhawr Somaliland Guul iyo Gobbonimo
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Ай бұрын
Arinkan waxa dabada ka wada soomaliya waana shaki la aan in ay isku soo tuurayaan si ay qalalaase uga ridan. Hadaan laga diyaar garoobin oo aan laga hortagin hada oo aan lagu weerarin tuuladan ay kolba ka soo hanjabayaan guulsomaliland
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 Ай бұрын
Warkani muxu Aha wa ay Canaasiir Cadaw Huwan guuldaro Aya kudambaysa
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 Ай бұрын
Asxaabul caqli nooloow
@munaqaali4556
@munaqaali4556 Ай бұрын
Madal furan waa geesi juwa jabuuti u hadlayaa waa huwan lacagtooda taala jabuuti
@dayroday8133
@dayroday8133 Ай бұрын
DAMIIR LAAWE MAXMUUD XASHI MAHADLAYA
@user-ev9nd5ss4t
@user-ev9nd5ss4t Ай бұрын
Illahey qalbigeena hamideeyo qoluubateena dhammaan reer sheekh isaaq cidna waxba nagama qaadi karto guul guul s/land❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Somaliland ha isku tirsanadan waa ceeb in huwan maanta sanaag i dhaahdan waanu qabsanayna waa kale qaybaananta somaliland baa laga faidaysnaya
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Ай бұрын
Goormaad wax fahamtaa,marka budhna igu habsado midna igu soo socdo.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
WAAN GARANAYEY IN DHULBAHAANTE AANAY JOOGAYN
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
Usheeg😂😂😂😂😂😂😂😂
@xaroguled3126
@xaroguled3126 Ай бұрын
Kuwan wa qaran dumis walahi ma istahilan inay xisbiyo iyo xildhibano inay shegtan
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Ай бұрын
Jabuuti wasa dheh kulahaa walahay cadowkasta wey la safanayaan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Maxamuud xaashi ma sidaasu sumacad kaga rabaa shacabka
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Barkhad doqon xoolo
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Ай бұрын
Waa runtaa futaduu ka yidhi
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Nacaskaa butland laga soo eryey wuu isku xaaray 😂😂😂😂😂😂
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 Ай бұрын
Gefnoceyade war futadukayidhi eygu omaxaadhigay de
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Huwan iyo hadhaa faqash iyo cadawga guduhu inay hadlaan oo noqdaan safaarad fariinta uqaada cadawga waxa sabab u ah xukuumadan jilicsan een sharcigeedu shaqayn
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Mida 2baad xildhibaanku erayguu adeegsanayo waxa kamida SSC eraygaasoo kukhalada xildhibaan udhaartay soomaalilaan
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝𝐚
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
Anigu mucarad iyo muxaafid midna ma tageero oo dhulkeeyga iyan tageera lakin kuwan hada hadlay ee leh jabuti walalo iyanu nahay waxba inay aduunka ka fahansaneeyn iya cad
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Ай бұрын
Fariid
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
Odegan xataa ma ogaa in ceerigaabo aney laheyn daamo kulhaa daanta dhulbhnte kk
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
😂😂😂
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Runta hadii laga hadlo ,ina xaash ,xirsi ,xusbiga wadan ,ayaa inoo jabiyey cadowga kast ,xagay u socdaan ,dadkan ma ayaga ayaa walen ,mise inaga ,cadowga kast miyey u hiliyaan ,waa meesh muuse maleh ,xoolayahow
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Odaygan akhiro ku si socda aya ceerigabo qabsan kara hhhh kalay qabso dheh 😂😂😂
@aaminabaddel
@aaminabaddel Ай бұрын
ACWW, Adigu Somaliland miyaad u dhalatay mise dulmidiid bad u difaacdaa?
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😢😢😮😮😮😮😅😅😊
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 Ай бұрын
Issaqaw walahi wadwarlaadahay.
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Ай бұрын
ADIGA WAR LA A WAR BEEN IYO CIIL KU SAXO
@munaqaali4556
@munaqaali4556 Ай бұрын
Chaina ku dar làcagta lagu burburinayaa slnd midgaanku waa basaas
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
CEERI GAABO AYET SHEEKADU MARAYSAA
@cabdibile-ch9zt
@cabdibile-ch9zt Ай бұрын
Afka kamuu odhan ee futada ayuu ka yidhi Daaroodku waa madhaciyeyaal ceerigabo ma soo hawaysan karaan arintaasi waxay kalifaysaa inay intayar ee warsan gali ee ceerigabo taala laga raro xoog loo adeegsado si ceerigaabo ayaanu wada leenahay iyo hadalkuba u dhamaado
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Ай бұрын
Ninkaa ciise ee ku ah mucaaridka ina cumar geel waxa u zheegayaa dadkeena iyo kuwa inaga midka ah ee mucaaridka sheeganaya ee aan ahayan moodayano mucaarid sax ah in aanay dalkooda ku ahayan mucaarad jecel yihiin lkiin ku mucaarid yihiin madax wayanahooga halka ay kuweenu la soo safanayaan cadawgeena bal u fiirso jawabtii gabnayad ee madax wayanaha somalilan kula hadlay waxa si dag dag ah ugu jawaabay mucaaridkeena iyaga oo ku taageeraya jabuuti inta aanay hadalba jabuuti markaa xaguu xukumayaa haduu cadaw u soo raaco dalkan miyaan la odhan karin waxay heshiis kula jiraan cadawga dalkan oo ay wax isku ogyihiin waa jabhad ka dhisan dalkan oo xasaanad wadata
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐜𝐨 𝐝𝐡𝐞𝐝𝐞 𝐛𝐚𝐚𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐞 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐢𝐢𝐧😊😊😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Kelmadaa xildhibaanka ayaaba khalada kulahaa waxanu moodaynay inay baamul dhisanayaan dhulbahante oo masxbaa inaad u aragto I nay maamul dhistaan 😢taasi waxay cadayn utahay xisbiga wadani halkuu soomaalilaan kataaganyahay waxa kaloo kuusoo baxaysa inuu qayb ka ahaa dagaalkii dhacay😮😮😮😮😮
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
Somalidu waxay tidhada ninkan waxa jooga garan waxa so socda ma garto adeer intan ini lahaayn dadka naxaris haaw galina wayo buudi madhan iya laga so kireeyay oo somaliya iya dabada ka wada si aay somaliland uu burburiso ilmo caqli gaab iyaay honguriga ka so riday oo dhul la kalaya aan mamul iniga sameeyno iyaay ku so tidhi marka intay dagan mamul uu naqon maayso marka wa inay dhuul aay lahayn ku so duulan mahmah iya tidhada qofka intu dharkaaga kugu qabsan dharkisa lagu qabsada marka sanad dhan iyanu kor iyo hoos wax inigu sheegnay xita somaliya iya la socota walhi
@user-fc9rb3fg6r
@user-fc9rb3fg6r Ай бұрын
Odaygan garmgarmka ah ee farta xun taagaya warya adigu sit on it 😂😂😂😂
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 Ай бұрын
Hooyadaadii nacasta aheyd was hadaad nin fiican tahey sidaaba isumaad qaad qaadeen
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob Ай бұрын
Adna kaaga maxaladhaahaa lexey
@ahmedweli4713
@ahmedweli4713 Ай бұрын
Sxb Aadbaan ku Slmyaa Lkn Aadbaan u Qoslay Waa habenkii kowaad ee Aan kaa Maqlo hadal Runa oo aad ka naxday fal celintada odayga yidhi C/gabo waa badhaqlay Futaduu ka yidhi odaygu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Mucaarid ma jiro waa kuwa dalka rogay
@HasanAbdi-g4v
@HasanAbdi-g4v Ай бұрын
Mlkmllmllkmmlllmmmlm
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 Ай бұрын
Sxb maxaad nacas nacas dhaley na tustey kuwani siyaasiyaan maaha waa dilaaliin
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Mucaaradka Somaliland beentoodii waa lasoo afjaray wlee sidaasi mucaaradka djobuti may ufikiraan horta Huwnata faatabakhdii Meel gaadhimayso
@kaderdjama6949
@kaderdjama6949 Ай бұрын
War sheekada iska dayaa ceerigabo ka so baxaa Dhulbahante aya iska leh imika laga bilaboo 😂 Dawlaadu Sool Dhulbahante ha uga so baxdo sheeko anaa imika idin leenahay dee uga baxaa wa idinka lahaa muuse ha ka baxee 😂😂
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐇𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚 𝐦𝐚𝐫 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐫𝐞 𝐲𝐚𝐚𝐥𝐞 𝐜𝐞𝐞𝐫𝐢 𝐠𝐚𝐚𝐛𝐨
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Habaryoonis iyo habarjeclo 47% and 50%, warsangali iyo dhulbahante 3%
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 19 күн бұрын
War adeer ninkani hadalkiisu been maaha crerigaabo waa gacan jamaahiireed. Codna kala tashan maayaan
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Marki xukumada lala shacabka reer Lascaanood ayu leynaya wata hortina timid wixi lo socday…… Xildhiban adiga shalay casumaad uu fidiyay…. ee xukumadina hagar damada ka daya
@user-ql6ef8ox5r
@user-ql6ef8ox5r Ай бұрын
Kookar waxaan kugu taageeraa runta
@abdi5852
@abdi5852 Ай бұрын
Odaygaanu afka kama odhane siilkii hooyadaa buu ka yidhi
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
😂😂😂😂😂mida kale wa masakin ceerigabo waxay uu so dagen maglo madax ahanta ee dagan uma laha siday xamar gurya ugu leeyin iyaay ugu leeyin marka iyagunba qaxi guryana ama haka cararn ama ha jiitan
@munaqaali4556
@munaqaali4556 Ай бұрын
Dhulmahantoow sanaag tuuladaa yar oo an waxba ahayn ayaa ka soo gashaan mana imann karyiin waad riyoonaysaa hadal wax taree car kaalaya ceerigaabo
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Ай бұрын
Walaahi weligay Muuse Biixi ma taageerin laakiin iminka waa u codaynayaa waana taageerayaa, bal eega waxa cod inaga doonaya ee Madaxweyne, hogaamiye Xisbi iyo mid Urur inaga doonayaa siday u hadlayaan. Waar yaynaan kuwaa wadanka ku aaminin ee shacabyohow Muuse hala soo celiyo,
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
CEERIGAABO BURCAA KU XIGTA
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Waxa kaa xiga caynaba iyo oog ayaa ka tirsan gobolka sool,caynab horta tag ,hadad wax isla haysaan
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 Ай бұрын
@@asiyahmed-cs3ft😂😂
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 19 күн бұрын
Maamulka muuse fircoon haday jabuiti nacaan iyagay u daran tahay waayo iyagaa ku noolaa jabuuti Hadayadaxa bacmadaw la galeen taliskii hoogay ee hargaysa. Taasina ma soo xidhan tay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Walle kuwan. Inkaaar,ayaa ku dhacday
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 Ай бұрын
Dadhxajis 36 walaalahooda Harti wuu ku soo dhawaynayaa xiteen haday Burco udu yimaadaan.
@ahmadfarbaruur3979
@ahmadfarbaruur3979 Ай бұрын
Been loow ayaad tahay ee toobad keen
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Car wadani ha u jawaabaan hajabaadaa ku socota ceerigaabo waa kuwii dagaalkii laascaanood lahaa muusaa ku duulay
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Ай бұрын
Waar reerkan waligood xolohooda sayidka kaqadi jiro ku naasnuujin jiray dhulbahante marka uma jawabi karan ilayn sirbay kahayaane😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@IBRAHIMYusra
@IBRAHIMYusra Ай бұрын
Tank you mada furan
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
😂😂😂😂😂mida kale wa masakin ceerigabo waxay uu so dagen maglo madax ahanta ee dagan uma laha siday xamar gurya ugu leeyin iyaay ugu leeyin marka iyagunba qaxi guryana ama haka cararn ama ha jiitan
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 68 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,9 МЛН