Gaalnimada la igu soo eedeyay maxaa ka jira? Iyo siday wax u dheceen.

  Рет қаралды 30,102

Asma

Asma

Ай бұрын

Пікірлер: 286
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Ай бұрын
Asmay aad baad u quruxb badan datay ceebna ma lihid qaali 2dan same. 1.jidhkaaga qari oo ilaahay dartii isu astur. 2.nolashada gaarka meeshad loogto iyo waxaad samayso cid hala wadaagin plz❤❤
@somalilander_army_girl_Bts
@somalilander_army_girl_Bts 11 күн бұрын
Yaab , jidhkeeda iyada leh iyo siday diinta ugu dhaqmayso horta dadka maxad ug qasabtan ,
@nimasahal8599
@nimasahal8599 11 күн бұрын
@@somalilander_army_girl_Bts LAMA QASBAAYO LAMA CAAYAYO LAAKIIN ILAAHI QURUXDA SIIYEY BAA LA XASUSINAYA DARTIIS IN AANANAY JIDHKEEDA UMADA KU HIR QAAWI IYO INAY SHARAF DHAC KU TAHAY LAWADA NOLASHEEDA GAARKA AH DADKA HADAD JECESHAY WADADA FIICAN USHEEG JAR HA KA TUURIN
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 9 күн бұрын
Miyaadan ahayn muslim, walaal ? Horta ma qof wax wanasgsan bala la mucaaridaa​@@somalilander_army_girl_Bts
@saxarla8948
@saxarla8948 Ай бұрын
Haddaad Muslim tahay adigay kuu roon tahaye cawradaada uun naga qari
@ashaahmed1353
@ashaahmed1353 Ай бұрын
My sister you have a good heart.But Remember this world is temporary and you should be a good example to your daughters.
@NimcoAli-ln8mc
@NimcoAli-ln8mc Ай бұрын
Asma macaanto horta ilahay hana wada hanuuniyo macaanto walalhi diinta inaad wax kataqaan markaan arkay waan naxa maxaa yeelay waxaan umaleynaya inaada diinta aada aqoon ulahayn lkn diinta wataqn waadna taqaan macaanto maxaa kuu diiday inaad is asturta macaanto asmo qof shaqsiyad lehna waataha munaafaq matihid macaan waxaan kaa codsanaya inaanaragno adoo is asturay waan ku jeclaha waxaan rajeynaya ado saan kasiifican inaan ku arko❤❤❤❤❤
@Zehaa007
@Zehaa007 Ай бұрын
Imisa muslim ahoo qaawan carab iyo cajaba walal iskadaaya dembigan iyo inantan aad gaalad markaste ladaba taagantihin iyadiyo hablaha kale ee somaliyeed ee cadaanka qaba iskadaaya wll fogeyntan aad fogeyneysaan somaliyeey😢❤
@mohametfarah2026
@mohametfarah2026 Ай бұрын
qof leh diinta islaamku akhlaaq maleh oo kiristankan akhlaaqda ibaray islamnimada u shegnaya wa tee…🤔
@Zehaa007
@Zehaa007 Ай бұрын
@@mohametfarah2026 adigu qalbigoda kuma jirtid ummada illahey iska nebedgeli adna dembi haka shaqeysan
@jamilanor653
@jamilanor653 Ай бұрын
​@@Zehaa007daahir unbay dadku xukmiyan. Carabka waxan ka sheegno waa waxa cadaabta nagu jiida ilahey hana xafido.
@SakariyeHaanbuge
@SakariyeHaanbuge Ай бұрын
In ilhy jirkuu kubanaystay ay kucaasido oo Amar kii ilhy ay halkaa oga tagtay waad ku qanacsan tahay ileeen hadalkagu saasuu usocdaayee
@user-ul7bo8dr5x
@user-ul7bo8dr5x 7 күн бұрын
Diinteenu ma waxayy Qabtaa in la idhaaa waxa kujiraa maansooniyad isheeg midaaS athu qofna wuxuu iska dhigin laguma tilmaamo iyada dooneysayy in sidaa la idhaaa hdii ay Rabin wxybaha ay tiktoka kaga hadashyy io vedioga midna masoo duupteen
@khadarsniper2699
@khadarsniper2699 Ай бұрын
I loved your explanations::: wasn't expecting this coming;;;
@SiikaweAdan
@SiikaweAdan 20 күн бұрын
Asma daa uus nabiga ku sali ...scw . Aniga waxa laygu yidhi asma maaha islaaam dhab
@halimamohamed452
@halimamohamed452 21 күн бұрын
Sister you have a point and you are a muslim,pray to the lord to guide you dont listen to anybody also you are very beautiful guard it from the evil eye.
@salmamustafe1132
@salmamustafe1132 Ай бұрын
Horta Qof ilahay qalpigiisa Ogyahay anad arag meeluka leyhy Aan la aarag in gaal ban ahay In Lagu tilmamo gaal walhi qofkas danbiga haduu bari ka noqdo isagay ku noqnayso walhi ilahay halaga baqdO 😢😢❤ilahay inta dhiman haku so hadeyo war QofKa muslimka waa ka qofka kale Ka Naxa oo markuu wax xun sameyo ilahay U Barya war ilahay halaga cabsado😢😢❤❤
@MoussaFarah-yk5qs
@MoussaFarah-yk5qs Ай бұрын
Wll wa run hadalka ad ku hadashay ma jirto qof og waxa laabtada ku jiro waxa kaliya e nagu waajibay annaga wa in an ogaano in aad tahay qof musilim ah madama ad afkaga ka sheegtay tas halka kaga bogso qofki gaalnimo kugu shegana danmbi weyn ayu ku dhacay lkn hal mid ayan anu ku dhihi laha wll wa waano walaltinimo XIJAABKA QAADO ABAAYO ILAHAY DARTI AYAN KU JECLAY WAXAN RABA IN AD KA MID NOQOTO GABDHAHA JANATUL FARTUUSA ILAHAY KU ABALMARIYAY. alle janatul fartusa ha nagu abal mariyo aaamin❤
@ikramhassan2073
@ikramhassan2073 Ай бұрын
Udecee illaahay haku hanuuniyee
@masriafarah7601
@masriafarah7601 Ай бұрын
Mash ALLAH you are very smart ❤
@user-ts2sl8oq4c
@user-ts2sl8oq4c Ай бұрын
Masha allha abayo mcn wan ku xisay
@howlwadaagm6406
@howlwadaagm6406 Ай бұрын
Maansha Allah si wanaagsan baad u hadashay Asma qurux dhamaanteen allaha na soo hadeeyo waa sidaad tiri Ilaahay waydiiya dheh . Somali da qaarkood diinta waardiyo ayey ka yihiin balse kuma dhaqmaan yaahuu dheh ❤❤❤
@saharamuse1965
@saharamuse1965 Ай бұрын
Asmo waxaa Lagu haystaa caqliga badan marka dul qaado caruurtada ha Soo dhigin
@tahiryare
@tahiryare Ай бұрын
Waad ku faa,iiday cidii ku dulantay ee alha ku xafido ,adiga Dadaal oo ku dadaal sidaad sheegtay inuu ilaah kuu dhameystiro inta yar ,Ilah uun baa kaamil ah ,runtii hadalkadu waa hadal lagu qanco ❤
@sharmaarkebudul2023
@sharmaarkebudul2023 Ай бұрын
Adeer waxaad ku hadshay hadal fiican laakiin diinta way garanaysaa adeer
@BishaaroXuseen-js1yd
@BishaaroXuseen-js1yd Ай бұрын
Welcome back asmay
@user-lg8gu6yq1c
@user-lg8gu6yq1c Ай бұрын
asmay waxan jeclan laha inand dadkan wax naftada ku sabsan and waxba uga sharaxiin wyo dee dad cafimad qaba mahaa
@user-fc1dr8js3v
@user-fc1dr8js3v Ай бұрын
Welcome back wllsh ❤
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 Ай бұрын
Ilhy haku soo hadeeyo wllo adiga iyo inagaba
@muunajaamac5331
@muunajaamac5331 Ай бұрын
Welcome asma quruxey ❤❤
@sabrinamalim6704
@sabrinamalim6704 Күн бұрын
MashaAllah abayo waa sax waya❤
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp 23 күн бұрын
Wll warunta waxbadan baa somalideena ka khaldane lkn aan dadaalo on is isturno ilbaba jirtee quruxdada asturo o dar ilaahay isu astur bini aadam jano iyo tona mahayee allow nawada hadee o diintada macaan nagu nolayso o nagu dil adaa Muslim nimada nagudhaliyey alxmdllh ee nagu ofsi❤❤❤
@somalilander_army_girl_Bts
@somalilander_army_girl_Bts 11 күн бұрын
Adaa cawro ah ee is astur 😂
@user-vc6vo1ed3b
@user-vc6vo1ed3b Ай бұрын
Asm hn snpak sual muhim kaso wediyey iso jawab hayat hufane
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Ай бұрын
horey usoco asmaay walaal
@fathiadiriye3073
@fathiadiriye3073 Ай бұрын
May allaah guide all of us the right path (amiin yaarab)
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
QOF WALIBA QOFKA UU JECEL YAHAY AYUU LA JIRAYAA MAALINTA QIYAAME ❤❤😂😂
@nuurmacalin6791
@nuurmacalin6791 Ай бұрын
Sax waaye walal 100% allah ku abuurtay. Ka cabso aaqiro imtixaan yaalo my sweet sister
@user-yb6xf7fs2y
@user-yb6xf7fs2y 15 күн бұрын
Mashaa allaah keep on🎉that🎉you are smart🎉girl🎉allah be with you only allah knows falaa tuzakoo anfusakum huwa a alamu bimanitaqaa
@hamzewardiwardi4691
@hamzewardiwardi4691 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤daadka kuguu mashquulayee haa uu joojiin Adigayo iyo alle ciid idiin dhaxaaysa ma jirto Qofki din kala hadla Isaag iska hadlaye. Adigu qof waye baad tahee. Wixii ficaan qado waxii xu na ka tag. Tanks
@IndhaHodan
@IndhaHodan Ай бұрын
wadada guusha inta aad saaranthy wax ku hor istaaga lama waaynaayo, abaayo guuleyso, inta ku jeceyl ayaa ka badan.
@hibomohamed2427
@hibomohamed2427 Ай бұрын
Asma you are muslima maasha allaah ilaahay iimaanka hanugu sugo
@nasraxuseen2387
@nasraxuseen2387 Ай бұрын
Maashaa allah alle hakuso hadeeyo wll qof fcn bad tahaye i love you ❤️
@naimowarsame7551
@naimowarsame7551 5 күн бұрын
Acww walal ilaahay hakuso hadeeyo In aad is asturto wayfiican tahee shaydaanka Rabi hakaa qabto .Waan kuu so ducay nayaah insha alh
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Ай бұрын
asno u mada somaliyeed alaha ha kaa qabto xuman baad faa fineysa
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 18 күн бұрын
Asc Asma wad saxantahay walaashey lkn xoogaa adigana fikir oo Insha allah dhanka saxan iyo asturnaanta ku dadaal.
@deeqoibrahimmohamed233
@deeqoibrahimmohamed233 Ай бұрын
Asmay abayo macan wa ku jeclhy ee xijabo un ❤
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 8 күн бұрын
Gabadhaasi waa muslimad gafka halaga daayo wixii intaa ka soo hadhay iyada iyo u kala baxa, muslinka iyo ilaahay yaan la dhex galin
@user-kf4pz6pn6w
@user-kf4pz6pn6w Ай бұрын
Bas weye haday dhaday iskaga tag ayad iyo rabiged
@jeyowinaomar100
@jeyowinaomar100 25 күн бұрын
Mashaalah walashey aad ban kujeclah fadlan plz jihabka qadha wayo rusulka u yiridh nagtii timahedha qawisa janadha wa haran
@Hamdisalad194
@Hamdisalad194 Ай бұрын
Allha kucafiyo inanta ❤
@NimcaCali-pu2df
@NimcaCali-pu2df 26 күн бұрын
Asmay plz n plz wll quruxey wxn karaba serumyadi mardhaw ad inosharaxeysy inteen kahela wll halmar luqa igalahadaal
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g Ай бұрын
Wll aduunyadu waa wax yar waxa laga yaba qof ad shalay isla jogten inu ka hormaro adihuna ogow inaad ku xigto marka gerida xasuusnow
@SuhurAdan-fi3ke
@SuhurAdan-fi3ke Ай бұрын
Islaam caasi ah wuu jiraa ee qof ashahaadanaya gaal qofkii dhahdaa waa khatar Allah hanna wada hanuuniyo
@theps4pro49
@theps4pro49 Ай бұрын
Walaal Asma Soomali haw joojin, qof naftiisa eegaa kuma jiro
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
Ilahay kuu cafiyo inanta yar asma quruxey❤
@cayuuniali7127
@cayuuniali7127 Ай бұрын
Walshey qofkii qalad ka galey iska cafi lkn waxan kumahiim ah in aadan jarin xariirka alle oo aad saladada katagin inta kalana wey imandoonta insha allaah.
@FatimaAbdullahRahman
@FatimaAbdullahRahman Ай бұрын
ماشاءالله جميل كلامك الله يهدينا
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 24 күн бұрын
Inaadeero horta waxaan kugu bartay sheekadaadii macaanayd ee QOORGAAB Markaa waxaad tahay gabadh ku fiican inaad qorto noval-da . Laakiin hal mid baan jeclaystay inaan kuu sheego timaha inoo qari oo dhar asturana xidho maadaama oo Qabri & xisaabi inaga danbayso . Allahu Maa balaqtu.
@Nura.Nalka114
@Nura.Nalka114 Ай бұрын
Maasha alaah adiga aniga iyo dhmntenba alaha casiiska hanuun aduun iyo mid aakhiro Hana siiyo kuwi islaanimada ka muuqato nebigooda ku xirnaado alaha naga dhigo
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 Ай бұрын
Asc mashallh Habo macan tasbiso
@liibaancali5418
@liibaancali5418 Ай бұрын
Bal is astur maad ku dhahdid tasbiixda asturka baa ka horeeyee
@Maahir_Tom
@Maahir_Tom Ай бұрын
Dintu ma banen iney Gabr muslimad ah. Gursato nin Cadna ama gala adina waba gursatey ?😭💔
@asmakhadar6666
@asmakhadar6666 Ай бұрын
Kawarn hadu muslim yahay ilayn muslinimadu calamad ku qoran mahe teeda kale adigu ma ogtahay in qof muslima hadad ku tidha kafir bad tahay beena noqoto qalbigeda kuma jirtide inay adiga kugu sonoqonayso
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Ай бұрын
Habo waa saa u sheegtay adiga iyo Alle cid idiin dhaxeeso ma jirto ee habo salaada tuko sabtoo ah salaada waxa badan baykaa cawineeysaa (Hadaa tukatan الحمد لله )😊😊😊❤
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN Ай бұрын
Subxanalah waryaadh kaa fuuqa gabadha somaliyeey waag idiinku tiinaa uu meelsameyaa waad akhlaq xuntihinee
@Cibaaduraxmaan
@Cibaaduraxmaan Ай бұрын
Asma sheekadii khadra meday wn sugane
@user-vs3bc5ij6z
@user-vs3bc5ij6z Ай бұрын
Waa qaldanyihin abyo dadka warkooda iskdaa adiguna allha ku soo hanuuniyo xijaabkna allha kuu fududeyo❤
@cabdilaahiibraahim4682
@cabdilaahiibraahim4682 9 күн бұрын
Mye sister You are a muslim Walaalo isasturuun
@mohamedhussein9639
@mohamedhussein9639 21 күн бұрын
Subxanalah illahey ha ku soo hanuniyo
@abdinasirbashey
@abdinasirbashey 19 күн бұрын
We thank for your clarification. Kindly safeguard your moral virtues in your religion regardless of what people say about you
@marianosmanguedi2280
@marianosmanguedi2280 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@keyseamare8658
@keyseamare8658 21 күн бұрын
Waa Fariid .. sifiican bay uula hadashay kuwa Tuugta ah ee Isdiimeeya, ee iyaga oo Madaajidada jooga keena Hilibka digaaga ee aan la gawricin... Diintu adiga iyo Illaahay bay idinka dhaxaysaa .. sax baatahay iska celi kuwa Diinta kuu sheeganaya
@kaltumaissaabdi2505
@kaltumaissaabdi2505 21 күн бұрын
Walaal ilaahey ka caabso qof wanaagsan baa tahaye. Walaal ii astur. Everything is meassured/ prescribed by Alah(SWT). Cafimaadka,quruxda, laacagta, and The children is just The wordly beauty. It is just a shorts time macaaney. Noolasha yee kuu springa.
@abukarmohamed4173
@abukarmohamed4173 7 күн бұрын
Wadada xaqa adoo fahan san maa adoo qawan na hor fadhidaa ILAAHAY qiyaar ayuu ku siiyay nabi scw wuu noo so diray qalad adigo og ayaa duubeysa soo kama xishoneysid waxa duubeyso iney kaa harayaan ilen adigo og ayaa galaysaa fool xumadaan
@safaahmet9469
@safaahmet9469 Ай бұрын
Allah ha ino so wda hadiyo wll dadkn inta daba dhigty na wa cajiib talow maxa daba dhigay
@mustafeali7581
@mustafeali7581 7 күн бұрын
Wlhi dadbadan oon arkay oo shuyuukh sheegta adaa ka sheekhsan allana uga dhow
@abdullahihass8936
@abdullahihass8936 Ай бұрын
U are right & they have no right to insult u. Xor baad tahay
@safamaxamed967
@safamaxamed967 Ай бұрын
Mashallah anu wanigi ku shegay un huno dadka hadaladooda ha dhageysan dadka xumanta kaa amisana hau bixin inta ku jecel ee wanagsan ayaa ka badan ❤❤❤
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf Ай бұрын
Wll In lacayo ma aha wa in sifican wax logu shega iyado Gabadh muslimada ah ma aha inay qawanato xijabku wa inagu wajib Alle haso hadeyo يا ايها نبي قل ازاجك وبناتك ونساء المومنين يدنهن عليهن من جلابيبهن
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Ай бұрын
Wallal xijaabo please
@maxamedsubeyr5717
@maxamedsubeyr5717 5 күн бұрын
Ilaahay islaamnimada ha nagu sugo wll danbigeena alah hacifiyo waxaan ku iri wll Khayrka wataqaan lakiin wll nafta yeykaa adkaan
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 15 күн бұрын
Somali macmacaansi maleh aniga adoo kale anigo u eg baan ka hadlay 1 mar Dowlad sidi la ii eryaday baan ka haray Somali naftayda inaan horumariyo ban ku dhaqaaqay😂
@abdallaali1431
@abdallaali1431 13 күн бұрын
الله يعينك يا اختي
@fartuunabdulaahi3748
@fartuunabdulaahi3748 Ай бұрын
Manshallha
@amaladan5579
@amaladan5579 Ай бұрын
3 minutes ayaan dawadey waana ka socdey. No mashquul
@user-cd2wp8nn2x
@user-cd2wp8nn2x Ай бұрын
Walahi hadal caqli galad ku hadashay lkn qof xuma haga raba wanagagu uma nuuqdo
@mohamedosman909
@mohamedosman909 Ай бұрын
ILaahay hakusoo hadeeyo
@aaab1835
@aaab1835 Ай бұрын
Abaayo dadkan warkoda iska daa dambiga ma iyaga qora ❤❤❤❤❤tooda hawariyan iyagaba naftoda ale kaga furtee
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 Ай бұрын
xabbti asma qurux badan abaayo fadlan dadkaa waalwaalan iskadaa warkooda anigu ninkaas maalintii oo hadalkaas lahaa waan gadhaystay waanan ogaa been inay tahay islaam waa tahay qofka ashahadanaya laguma dhaho gaal baatahy rasuulku watu lahaa qof islaam ah gaalbaa tahay adiga gaalnimada uga dhow kolay waan ku duceeya mar inanku arko inaa is asturtid waan ku jeclahy qaali dumarey ilahu ha udaayo
@ZamzamJama-rv7be
@ZamzamJama-rv7be Ай бұрын
Waa ruun Allah ayaay idiinla dhaxaysaa wixii uu kuguu adonsadaay Qofnaa qofloma qabsanayaa👍
@najmayuzeey3586
@najmayuzeey3586 Ай бұрын
Nayaa ilhay hakusohadeeyo
@SmilingBanjo-zz2pd
@SmilingBanjo-zz2pd Ай бұрын
Dad badan oo Media ku jira oo mic isu qaata waad dhaantaa asmaay lkn wllo is atur khayr hele
@user-uv7su4dn7w
@user-uv7su4dn7w Ай бұрын
Adigoo intaa og maxaad u qaawantahay
@FaadumoMohamud-it6ld
@FaadumoMohamud-it6ld Ай бұрын
Wlll illaahy hku soo hadeeyo Gabadh caqli badan ayaa tahy
@user-ul7bo8dr5x
@user-ul7bo8dr5x 7 күн бұрын
MuslinimaDu waa zharav wll plse adiga tiktokga kga hadlysyy mansooniyad xataa adigoo live kujiraaa malaa,igta ugaveysayyy Eee ilaahayy unoQo wlll wxwlpa veiws ayuu ka gaLin
@NiyaHamud
@NiyaHamud Ай бұрын
Yene konjo asma cadhay ha maqlin tugitan
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 29 күн бұрын
Alle ha ku soo hadeeyo walaal.
@hassanhajir5878
@hassanhajir5878 Ай бұрын
Wad fcntahy lkn wll dhaqnkaga iyo dintada ilali
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 21 күн бұрын
ilaahay xuduudii uujideeyay waad katalowday eexijaabo cowradaadana astur habanayin cowradaadee
@haboon6195
@haboon6195 Ай бұрын
Asma ceeb ma lihid inder no so badi vedio is qurxinta❤
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah 16 күн бұрын
Asmaa Allah ka baq jirkaaga astur Allah eeg nawada abuuray, bini Aadam ha eegin
@user-ij3qt6oo9g
@user-ij3qt6oo9g Ай бұрын
Abayo waxaan ilaah kaga baryay inuu kuhanuniyo Waxaa tahay gabar qalbi fiican Kaliya xijaab laan abaayo xijaabo waankuu duceen Sidaa ilaahay utaqano inaad muslimtahay waacadahay Abaayo ilaahay dartii uxijobo Abayo ilaahay dartii uxijabo abayo ilaahay dartii uxijabo Hada kadib adigoo xijaban soogal Abayo janada ilaah hakugu casubo wuxuu rabigeen kufaray qaado oo xijabo Siay almahaga kuugu daydan Waxaan qaldamin waa ilaah kaliya haben iyo malin waan qaldanaa Ilaahay waxuu ujecelyahay qofkii qaladkiisa kasoo labta abayo rabi raali gali waankuu suceen I,a
@hipaaahasan5049
@hipaaahasan5049 29 күн бұрын
illahy haku so hadeeyo
@shukridaahir9537
@shukridaahir9537 29 күн бұрын
Haa kugu nabaden iska daa lkn waa qalabi wanagasantahy ruunti wllo keep going sister
@momar6822
@momar6822 22 күн бұрын
Itaqullah! Ruux ashahaadanaya in gaalnimo lagula degdego wax fiican ma ahan. Lkn, wlshy itaqullah. Illahey ka cabso, adoomadiisuna ka xishood oo is astur In sha Allah!
@deqasheikh5396
@deqasheikh5396 Ай бұрын
Waa sax
@nurabdi168
@nurabdi168 Ай бұрын
Masha Allah
@waanowaalid3949
@waanowaalid3949 Ай бұрын
Sorry qaldki lagaa galay❤❤❤🫡
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Ай бұрын
Maxaa Ka galay waxay Tahay, iyadaa ilaaheed ayey Ka dhaxeysaa.
@maxamednadiir753
@maxamednadiir753 Ай бұрын
Shar kaada ilaahay hakaqabto umada muslimka qofka muslim hadaad tahay ilaahay utawbad keen oo cibaadayso by
@nemoahmed6823
@nemoahmed6823 Ай бұрын
Ilaahey bad ku reebtay tasa wax Ka xun ma jirto diinta ku tidhi dadkan dadka Ka been sheega oo caya wate 😢sorry sis
@NuurAbdi-bt6nx
@NuurAbdi-bt6nx 21 күн бұрын
naagta hadii nin Gaal ah xaaran kula noolyahay waa gaal
Saxiibaday qumayo sideen iskaga reebaa? 😢
12:34
Asma
Рет қаралды 10 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН
dumarku hadi laga tago wixi hore ma ilawaan
6:37
SADIYA MOALIM QISAAS OFFICEL
Рет қаралды 380
Arin Qatar ah oo aan lagu baraarug saneyn
8:31
Cajab Media
Рет қаралды 8 М.
Oomaar Barbar oo live soo galay asoo askar ku hareereysantahay 🤲🏽
10:10
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 20 МЛН
小丑与白天使遇见丧尸?#short #angel #clown
0:32
Super Beauty team
Рет қаралды 35 МЛН