Gaariga madaxwayanaha ruuhska Vladamir Putin | Muxuu ku noqday gaariga ugu qaalisan aduunka uguna ..

  Рет қаралды 74,675

Waaberi Media

Waaberi Media

2 жыл бұрын

Gaariga madaxwayanaha ruuhska Vladamir Putin | Muxuu ku noqday gaariga ugu qaalisan aduunka uguna nidaamka adag?
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 99
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
Qof walbo qoralkeeyga arkay waxaan urajeena cafimaad iyo cibaado suuban 🤍❤
@apdyslangazi8172
@apdyslangazi8172 2 жыл бұрын
I .a zhp adigana sido kle
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 2 жыл бұрын
Aduunku waa tagyay anagana waxaan isku heysanaa laandheerayaal😏😏😏 Aduunka ninkii wax qabsadaa ayaa laandheere ah ee Soomaalieey aan tashano oo hora u socono🤝🤝🤝
@bashiryusuf3908
@bashiryusuf3908 2 жыл бұрын
Waa runta bro
@coldblood2536
@coldblood2536 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Waa qoslay walhi kaaga daran somali Mrkii aduunka kle loo fiiriyo Waa laangaab yaal Lkn laan dheerayaal iskuhestaa Lkn suaasha Wxaa wye sooma iga in laanku caay yahy duf haku baxAne
@amenboss8633
@amenboss8633 2 жыл бұрын
May laandheeruhu wa ka aakhiro guulaysta aduunku wa kumeel gaadh maaha raasamal focus on aakhira 💪🏾
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 2 жыл бұрын
Waa Runtaa Sxb Allaa weyn ninkii aaminaa awood leh💪💪💪 Laandheeraha aan ka hadlayaa waa beenta ey Soomaalidu isku sheegto oo iyada dhexdooda ey isku dilaan, in ey iyagu kala laandheereysan yihiin, aduunkana aan ka nahay dad bahalo ah oo iyagu is cunaya🙄🙄🙄 Inagaa kala bixi la, aduunkana qiimo ku yeelan meysid haddii aadan taada u tashan. Laandheere hoogay Soomaaliya ugu imaaw😏😏😏😏
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@chamdepay7039
@chamdepay7039 2 жыл бұрын
Qof walbo qoralkeeyga arkay waxaan urajeena cafimaad iyo cibaado suuban
@m.farah07
@m.farah07 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Abdurahman omar
@maxamedckariin839
@maxamedckariin839 2 жыл бұрын
Waxbadan si ay guugu xidhmaan zxp soo badi viodyga zxp
@abdirahmanadam1264
@abdirahmanadam1264 2 жыл бұрын
sheekooyinka sirdoonka nooso badi wll wa codsi kaaga yimid magaalada hargeisa ❤️
@ahmedshutter2359
@ahmedshutter2359 2 жыл бұрын
Masha Allah hore u soco
@zerpwron8696
@zerpwron8696 2 жыл бұрын
Markaad sheekeynsysiid putin waa jecelhy thnks guul insha allah putin iyo Russia 🇷🇺 Z ❤️
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 2 жыл бұрын
Qofka aad guul u rajeyneyso iska hubi waa gaal, intaad dhihi laheyd guul Putin maad dhahdid guul Erdogaan ama guul Cimraan Khan waa kuwaasaa geesiyaasha muslimiinta ah! 😜
@daahaismail3757
@daahaismail3757 2 жыл бұрын
@@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 guul muuse bixi😂
@zerpwron8696
@zerpwron8696 2 жыл бұрын
@@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 you're right ✅️ lkn I fahan wxn kasoo horjeedaa soyaasadahaa reer galbeedka uu marekanku hogaaminaayo putin waa ninka kaliyaa aduunka u soo bandhigaay labaawajinalimoda aay kudhaqaanman baal eeg UKRAINE sidaay ugu gurmadeen mid dhaqaale, huub, iyo dadkii kasoo cararay dagalka.. Afghanistan, libaya, Yemen, Palestine wax ay uqabteen maajirto mrkaa putin gaal ahaado ama Muslim waan taageersnahy wxnaan u rajanayaa guul Insha Allah ...thanks
@faadumonazteexo640
@faadumonazteexo640 2 жыл бұрын
Ar ninkazi ma apdinaJipa
@iam_iprah
@iam_iprah 2 жыл бұрын
300k Coming Soon Inshaa Allah ❤
@yaasircabdicasiisbootaan2605
@yaasircabdicasiisbootaan2605 2 жыл бұрын
1
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 2 жыл бұрын
Wll waxaan wataa 2 suaal 1:Magaca Shukri asalkiisa ma gabar baa mise waa wiil? 🤔 2:Waa imisa baaxadda guud ee Soomaaliweyn (Jabuuti, Woqooyi, Soomaali galbeed, Koofur iyo Nfd)
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
Somaliweyn waa inTaad shegTAy Magaca shukrina lan iyo dhadig wa lobixin Kara markii lafasiro wa lab shukri wa mahad Celin
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 2 жыл бұрын
illaa iyo hada suaasheyda igama aadan jawaabin safiican u aqri qoraalka kadib soo jawaab! 😜
@captainhaashim3113
@captainhaashim3113 2 жыл бұрын
1,115,283km² waaye Baaxada guud ee Soomaali wayn
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Shukri waa af carabi asal ahaan oo ma ah afsoomaali waana eray ficileed oo la xadhiidha action oo mahadnaqa aha waxan uu muujinaya labadaba dhedig iyo lab waa loo isticmaali karaa waa isku dhihid kala dhihid ( naxwaha afsoomaaliga ) Aragtidayda .
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 2 жыл бұрын
Wll erayga shugri waa af carabi oo la xidhiidha mahad naq sida aad ogtahay lkn hadalkeena ka somaali ahaan erayga waxa laga dhadhansanayaa inuu yahay magac dumar,waa aragtidayda
@niimomohmade4856
@niimomohmade4856 2 жыл бұрын
Thnks
@hamdigenie4098
@hamdigenie4098 2 жыл бұрын
Sxb good job keep going my bro
@xoghaayecomedy230
@xoghaayecomedy230 2 жыл бұрын
Rushka awood gaar ah ayaa u qarsoon🦿
@kabiirlaki8204
@kabiirlaki8204 2 жыл бұрын
Hormar wacan wabari media
@captainramos3275
@captainramos3275 2 жыл бұрын
Masha Allah saxib
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 жыл бұрын
Masha Allah sxp
@FATHER00001
@FATHER00001 2 жыл бұрын
Mashalh
@sakariyemahbuub6001
@sakariyemahbuub6001 2 жыл бұрын
Keep going
@muscabhussein8763
@muscabhussein8763 2 жыл бұрын
muqalada so dherey
@dualleyare4307
@dualleyare4307 2 жыл бұрын
Wow 🤩
@zlatanmoha4748
@zlatanmoha4748 2 жыл бұрын
Waaaaaw😎
@fadahmahamuudmahamed2754
@fadahmahamuudmahamed2754 2 жыл бұрын
Wad daashay wall
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 2 жыл бұрын
Wa laal jecel channel Waaw
@abdirahmanjanaale6097
@abdirahmanjanaale6097 Жыл бұрын
aad
@XuseenCali-yr1yq
@XuseenCali-yr1yq Жыл бұрын
Asc wall
@maxamadcali6488
@maxamadcali6488 2 жыл бұрын
noosoobadi zxb ❤❤❤
@LOBO___669
@LOBO___669 2 жыл бұрын
Good boy Waaberi_media
@ahmedzaabe5840
@ahmedzaabe5840 2 жыл бұрын
wllka hasoo hadal maxweyha farmaaajo waax qaabadkiisa
@walaalxamse1503
@walaalxamse1503 2 жыл бұрын
Zxp Allah hkusharfo🥲🥰🥰🥰
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 жыл бұрын
Aduunka waa isku ilaaliyay aaqiro nasiibkis😂😳
@liibaanmaxamadliibaan9340
@liibaanmaxamadliibaan9340 Жыл бұрын
9
@neymarjr8516
@neymarjr8516 2 жыл бұрын
Am first person guys
@aminaali7628
@aminaali7628 2 жыл бұрын
Inbadan baad maqnayd
@amenboss8633
@amenboss8633 2 жыл бұрын
Malakul mawtka ma iska difaaci karaa waka is xidhxidhe 😅😏
@daauudxasan2032
@daauudxasan2032 2 жыл бұрын
Sxb mo farah kaso hadal arintisa ❤️🌹
@Mohamed-badhey
@Mohamed-badhey 2 жыл бұрын
Uraaaa
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
Putin ku arag waa BalaaYo ku aragtay iLaahow Ruushka iyo naartaba Naga iLaaLi🙏🙏🤣🤣🤣🤣
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 2 жыл бұрын
War maxaad sidaasi uga cabsaneysaa miyaadan iimaan laheyn! 🤔🤔🤔
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
@@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 iimaan wan leyahy waana ka baqaa ruushka ma balaa intaasi
@muhiyadiin9624
@muhiyadiin9624 2 жыл бұрын
Waa Gadhiigi mudane muuse biixi abdi waxaana lagu farsameeyay dalka soomaalilan🥰
@naaj2846
@naaj2846 2 жыл бұрын
😅😅😅maba naxaysideee
@asmaralisulaymanali8462
@asmaralisulaymanali8462 2 жыл бұрын
Macalin waxad kahada shaa Black money ama lagacta madow
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Hhhhhh. Waxasoo dhan. Waxaa ka muhiima.
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 2 жыл бұрын
Sheekooyinka sirdoonka inoo soodaa poowe
@abdikafiabdikafi9613
@abdikafiabdikafi9613 2 жыл бұрын
Waaberi channel
@bashiryusuf3908
@bashiryusuf3908 2 жыл бұрын
Asc dhaman dhalinta somaliyed melkasta of joogtaan dhalinyaro sideen wadankena wax uga badali karnaa
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 2 жыл бұрын
Zxp qaacidada dhismaha wadanku kolba waxay ku xidhantahay xaalada wadankaas ku jiro lkn zxp si guud WAA INAGOO WADA TASHANA"REERANA AAN ISKU ARAG EE DAD WADANKU KA DHEXEEYO ISKU ARAGNA
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Waxasoo dhan waxaa ka muhiima. Sow dhiman maayo? Waxba . Itami mayaan
@osmanmohamed5352
@osmanmohamed5352 2 жыл бұрын
Kan marecanka Ku soo xiji sxb
@mrmillioncupcups5554
@mrmillioncupcups5554 2 жыл бұрын
Gaariga madaxweynaha maree kanka nooso samee
@yasiinaadan9617
@yasiinaadan9617 2 жыл бұрын
Malakul mawtku miyaanu usoo galayn
@crixmaanfarah7521
@crixmaanfarah7521 2 жыл бұрын
First🔥❤️
@alfanajib
@alfanajib 2 жыл бұрын
Thanks 😊 bro Sxb ka soo hadal gariga maricanka 🇺🇸 waa iga cudsi
@user-hv1pf7hn2e
@user-hv1pf7hn2e 5 ай бұрын
😅😅😂😂😂
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Waxay. Utarayaan majirto. Muhiimadaa. Intaasa
@zacka.j3976
@zacka.j3976 2 жыл бұрын
Mo Farah ka so hadal bro
@fathiabdi9056
@fathiabdi9056 2 жыл бұрын
Wax walpo haasameyo lkn malinti ayy tisa gasho waxbo utari mayo
@xhanatyaki3053
@xhanatyaki3053 2 жыл бұрын
First pin 😂😂❤️💙
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 жыл бұрын
Video waa celis ku noqo nio
@hassenkalid9997
@hassenkalid9997 18 күн бұрын
እሄንን ደሞ 5 እፈልጋለው
@ameennikke
@ameennikke 2 жыл бұрын
Cabsi cabsi Россия
@MaxamedXiir-yq8jm
@MaxamedXiir-yq8jm Ай бұрын
Putin ruushka guul
@hamsemustafe7884
@hamsemustafe7884 2 жыл бұрын
wllo codsi schoolarshipka turkiga kasoohadal
@zayliciquran4262
@zayliciquran4262 2 жыл бұрын
Haaaaaaaa
@abdisalanismailabdilahi7283
@abdisalanismailabdilahi7283 2 жыл бұрын
Baabuurka uu adeegsado Joe biden so diyaari Isha Allah Iyo hogaamiya shiinah gaarigiisa khaas kaa
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
War adigaa haya wadna alle ayaa haya cabdi raxmaan cumar gaadhiga butin lambar kisa 77yc 77 cajiib
@fartunfaraxadan128
@fartunfaraxadan128 2 жыл бұрын
Mala gadan karaa
@Maadpro
@Maadpro 2 жыл бұрын
24 milyan $ waaye bisinka qiimihiisa ayaanba layaabanahay
@apdiwaaxid_fiyo_0149
@apdiwaaxid_fiyo_0149 2 жыл бұрын
Fist comment😂
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 2 жыл бұрын
Sigma Rule##675 Putin🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@user-kx1on3pg1e
@user-kx1on3pg1e 2 жыл бұрын
First
@QARNI__.
@QARNI__. 2 жыл бұрын
Wax walbo samey malakul mawudka inuu gaariga soo galo kaceli boh
@ahmedzaabe5840
@ahmedzaabe5840 2 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhb Malaga muu reeebin karaaaaaa 😅😅
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
Waxaas malag kabad baadin meyso buTin halo sheeho
@cybersecurity1047
@cybersecurity1047 2 жыл бұрын
Walaal waxaad ka hadashada hackers ka muslimiinta ah
@SIRAAJIAXMED
@SIRAAJIAXMED 2 жыл бұрын
Nasso rac faaido ayaad naga heli doontaan🙃
@asalwadag9889
@asalwadag9889 2 жыл бұрын
Subscribe Saar
@chamdepay7039
@chamdepay7039 2 жыл бұрын
Qof walbo qoralkeeyga arkay waxaan urajeena cafimaad iyo cibaado suuban
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 2 жыл бұрын
Keep going
Madaxda ugu ilaalada adag aduunka..
10:03
Waaberi Media
Рет қаралды 69 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 58 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
A Land for All is possible
6:10
Richard Branson
Рет қаралды 8 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 389 М.
Sirta Guusha dalka Vietnam | Sidee umad lagu dhisaa?
10:05
Waaberi Media
Рет қаралды 56 М.
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 22 МЛН
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,9 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
0:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН