No video

Gabadh Oromo Ah oo Hadda Hees Kaga Jawaabtay Heestii Somaliland Kasoo Baxday ee Abwaan Daaha Gaas

  Рет қаралды 24,573

SUMAD Somali TV

SUMAD Somali TV

Күн бұрын

ASXBAATA SUSCRIBE SAAR CHANNELKAN LIKE SHARE INTABA ASXAABEEY THANKS ALL MY SUBSCRIBERS

Пікірлер: 92
@a.j2428
@a.j2428 Ай бұрын
BAL FIIRI GABADHAN WAXAY LEEDAHAY ANAGU ITOOBIYAAN BAAN NAHAY EE HANA KALA GURIN, INAGANA WAXAY LEEDAHAY ISAAQ BAA LA COLAADIYEY OO WAY KALA GURAYSAA SOMALIDA WAA KAA CAQLIGA ITOOBIYAANKA. JAARSOOY MARNA SOMALI HANOO SHEEGANINA MARNA OROMO, DHANUUN ISUGU BAYDHA.
@mudiali719
@mudiali719 Ай бұрын
Ethiopia Somali makala jecla, Oromo na habasha kun sano, baabin jirtey, isaaq Maxa ka qaldan?
@Somaliyoutuper
@Somaliyoutuper Ай бұрын
Idinka iyo xabashida naga daran wihi
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Ай бұрын
Fariid gabar caqli badan ayaa tahy sax
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 Ай бұрын
Masha allah fariid ❤❤❤❤❤❤❤
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Ай бұрын
Mashaallah Faridadh..Amharo marabno walalyal.Oromo waa Muslim iyo Kushetic Dalkodha haku noladhan Nabad.
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Ай бұрын
Ciyaaalkan bigrifoonk la waereegayaa hala qabto
@samiraali1331
@samiraali1331 Ай бұрын
Waa runteed waxaa nadhashaay Xabuusho Éthiopien❤ waa reer abtiyashaay kanaxoow naftaa waa 🤣🤣
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
Samiraali Hadad itopiyan idin dhalen ka guura dalka somalibaa leh uguura itopiya waliginbo gumesigaad jecledena .
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj Ай бұрын
Nolosha nabad baa sal u ah Ethiopia waa jaarkayo.
@a.j2428
@a.j2428 Ай бұрын
HAYAAY WAXAY KU LEEDAHAY ISAAQOOW ISLAAN ITOOBIYAANAA IDIN DHASHAY MARKA ISKA GARO BELO NAGTU WAA BASAASAD SIYAASIYADA OO LASOO DIRAY REER HARGAYSANA WAA ISKA EMOTIONAL. CEEBTOODU WAA INTAA. NAA HOOY YAREEY CAGA DHIGO SOMALI HA DHEX GELIN. YAANAAN KU MASAAFURINE
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Museh oromoh wuxuu so Aruriyay dad kisih Good job 👍🏾 museh oromoh
@Fvv6677
@Fvv6677 Ай бұрын
isaaqoow toosa toosa caqliga fura xisaabtama gabdhan dhageesta waxay tidhi itoobiya waan ladagaalamaye waynaxasuuqday aabahaybaa ladagaalamay hadana waxay tidhi hana kalgurina gaal iyo muslim itoobiyaan nahay hadana waa qoomiyado kaladuwan kulahadashsy gabdhu hadaad waxkuqaadanasid
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 Ай бұрын
Hees laqaado ictiraaf laguma helo, Somaliland ictiraafkeeda wuxuu yaalaa Muqdisho, Naftiina been ha u sheegina
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Ай бұрын
Failed moqdhiso qaaraax iyo admison ba yaalaa ! Wax ba ka ma suugeeno!
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 Ай бұрын
@ZAMZAM SOMALILAND INTAY SOCOTO AYAY SIIL KAGANA DHAAFAYSAA. HADAY DOONTU. HOOS TADANA WAX QADHMUN BAA KA URAYA OO KAA DA,AAYA EE BAL HOOS ISU EEG
@user-pp9kg9nh8j
@user-pp9kg9nh8j Ай бұрын
Warheedhe anaga hanakala gurin Somali Somalibaleh hadi Ethiopia inan lakala kurin hadi aykula weeyntahay inagane somalinimada nala weeyn riyad kujirta hurdada katoos
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg Ай бұрын
Oromo waa suuqa reer somaliland waxan aad u riyaaqay lama magase mweynihii hore ee kilika oromiya oo yidhi suuqa somaliland nalaguma tartamimayo
@Hamdi11225
@Hamdi11225 Ай бұрын
Oromo xagaad xuduud Kala leedahay dadaka soomaaliyeed eed Mariska latahay hasku dirina itoobiyaan idinkama celin doonee
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
ETHOPIA JAAR BAAYNU NAHEY IN NABAD LAGU NOOLAANO QASAB AH
@israaadenyuusuf
@israaadenyuusuf Ай бұрын
Walee waala idin taagay unban odhan karaa bal kwrn Somalida waana jaarkaaga waana kula dhasheen iyaga bal kwrn inad nabad kula noolaato?
@AbdihakimAliHassan
@AbdihakimAliHassan Ай бұрын
Somali ma cid ba laynaysa iyaga iska walanaya​@@israaadenyuusuf
@MuqaaloCusub
@MuqaaloCusub Ай бұрын
Itoobiya hanolato😂
@Fvv6677
@Fvv6677 Ай бұрын
war yaa muslim ah isaaq qabta gacanta qabta walee waxweenbaa kasinoqday ma ormo baa maanta kuuheesasa oo walaalkaa kugu darasa war walaaluhu waa isku xanaaqaan waana heshiiyaan war soonoqda waafogaateene naagtana xidha jaajuusada ah
@notitle9941
@notitle9941 Ай бұрын
Addiga adogeega ahhh fagash
@maryannoor2222
@maryannoor2222 Ай бұрын
Aqas identity crises baa kudhacday midgaha mustaqbal ayeey noqon doonan isaaqu hadey hada isdaba qaban waayan
@abduge1237
@abduge1237 Ай бұрын
Hadda islaatan yar ee qaxootiga ah ma nafas siyaasadeed baa laga raadinayaa. Waar xishooda oo wax iskufala.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Ай бұрын
Waa gabadh sharaf leh oo Oromo ah, soomaalida ducufka ah way ka fiican tahay. Whi inaanan gabadh reer Xamar ah weligay guursadeen, laakiin gabadh Oromo ah waan guursan lahaa
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Somaali iyo Oroma waa isku mid Somaali waa Oroma Muslim ah all Ethiopia 🇪🇹 waa walaalahayo markaan Somaaliwayn nahay ama Shenta Dawladood ee DJabouti ka mid tahay VIVA SOMAALILAND
@SakariyeMuuse-n8f
@SakariyeMuuse-n8f Ай бұрын
ShibNaga dheh
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg Ай бұрын
Abwaanka inuu yidhaa bay aheyd oromo ayaa iga xigta
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Oroma waa Somaali waa Somaaliwayn
@hamsasoftware5958
@hamsasoftware5958 Ай бұрын
ماشاء الله❤
@MuxiyadiinCraxmaanKoodbuurgums
@MuxiyadiinCraxmaanKoodbuurgums Ай бұрын
@Waayoarag98
@Waayoarag98 Ай бұрын
Magaca Xabashi dhaqan ahaan etoobiyanka ayaan u naqaanaa ma aha wax axmaaro keligood ku kooban ma aha.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Ай бұрын
Oromo waa abiy. Oromada ha laga saaro somaliland. Waxaan dhibaato iyo dhul boob ahayn lagama arag.
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth Ай бұрын
Guul Soomalind
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Geesiyad❤❤❤❤❤
@user-jl3zy2bj1l
@user-jl3zy2bj1l Ай бұрын
War gabada runta sheg deh somali o dan ba uptinu ah ha baqin deh koley wey idinka baqeeysaye
@abduge1237
@abduge1237 Ай бұрын
Hadalkeeda waa la jarjaray. Yadoo heshiiska abi ahmed iyo muuse ka hadli rabtaa mar qura waxay ka hadashay calanka sidaa daraadeed waa la jaray hadalkeeda
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
XABASHIDA WAXAANU U NAQAABAA ETHOPIA OO DHAN
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
AKHAS WUXU WAISKUMID REER MURQAN LAAN BAAMA SUBXAANLAA
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 Ай бұрын
Waar heedhe Anagu amxaar ama xabashi Ethiopia oodhan baanu u naqaanaa qoomiysd keliya lagama hadlayee saa how fahmaan
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 heestii qadhmuunetd ee daahe gaas soo dhuusey iska dhaaf soomaaliye walaalihiin oromana ma idinku dirtey.😂😂😂😂
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Ай бұрын
Subxanalah cidan somalilanda maxay Ethiopian ku jeclaten 💔💔💔💔
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h Ай бұрын
Reer soomaslilaan oo dhami Etiopien mawada jecla waa inyar ee idinkuna habuunbuuninina
@ZahroCalixade
@ZahroCalixade Ай бұрын
Ilkadheer ijaban majiro
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 Ай бұрын
Asal hargees ormo lahad haqabsado 😂
@marwoali6189
@marwoali6189 Ай бұрын
RASUULKU ETOPIA WUU U DUCEEYAY ISAAQNA WAA U QAXEEN RUNTII WAA ARIN XIGMAD ALLE KU JIRTO.NEBI MUXAMED WAA REER BUNA HAASHIM ISAAQNA WAA REER BUNA HAASHIM THA IS TRUE HISTORY OF ISAQ.
@mohamedhussein8443
@mohamedhussein8443 Ай бұрын
War Alla ka baq Isaaq dhul soomaaliyeed buu uqaxay Rasuulkuna meeshuu u duceeyay waa Ereteria ee qoladaan semitic ah ma'aha ee gumaysiga lashaqaysta ee oogu danbayn duminaya kacbada. waa Xadiis saxiix ah.
@SakariyeMuuse-n8f
@SakariyeMuuse-n8f Ай бұрын
Shib Naga dheh
@user-ne3cq5ux7w
@user-ne3cq5ux7w Ай бұрын
Abay somalilad waa somali
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Ай бұрын
Soomaali ma nihin sxb, ha nagu waalanin
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Ай бұрын
Isaaq oromo Noo dhaafa magaca somaali
@FrankManAllday
@FrankManAllday Ай бұрын
Laakiin oromo markay dir sheegatay dhulkaaga ayee ku rabtaa in ku qaadato. Hadana dhulkaaga ayaa laagaa sasabanayaa ee is garo, amxaar Barbaro ku filnaan weeysay. Hooy, intay goori goor tahay is garo wll
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t Ай бұрын
Ugee.kagaa
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Guuuuuuuuul sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fvv6677
@Fvv6677 Ай бұрын
war soomaali waswalaalo isku hooyo iyo aado ah waa wiil iyo abtigii waa wiil iyo xaaskiisii waa gabdh iyo ninkeedii war xishooda oo ormada aad soodhaweesanasaan dhulkiinay usocotaa war hooooy baraaruga
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Oromada ayeyba hoosta kagaleen yaahuu
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
😂😂😂😂
@Eclipse836
@Eclipse836 Ай бұрын
Safaarada faano ee amxaarada iyo mida tigreega ayaa muqdisho laga furayaa mar dhaw
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 Ай бұрын
Waa dhul loo duceeyey
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
Gabadhan danteda ayey ka hadashey somaliland somaliweynbaa leh itopya ma ogolin khasab aya lagu qaban hadad waxaa wadan jojinweydan
@user-dw7lk2wi3n
@user-dw7lk2wi3n Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤We love you
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
Reer waqooyi xagta ayaad ka socotaan ee laabta ka socda wee idinka maqantahay Gabar garoob oo xoog lagu heesta xataa waad ka liidata
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Ай бұрын
Amxaar waa Dib u socod lkn itoobiya ayaa dhaanty kkk fariid ayd thy
@user-lh7zy8qh9w
@user-lh7zy8qh9w Ай бұрын
Waar waa jaarso oo basaasiin oromo ayay u basasan soomali dhimatay toban kaadhleh jaarso oromo haday 50sano afsomali ku hadash waa lagartaa waa beentiid waa jaarso labacanlay waar cid walba hawaraysanina soomali dhimatay
@Jannaale12
@Jannaale12 Ай бұрын
😂😂
@Fvv6677
@Fvv6677 Ай бұрын
warya xishood ormo hanookeenin hadaan iscaydhsanano anagu soomaali walaalaanu nahaye akhas akhas ormo
@user-ck2xg3it4p
@user-ck2xg3it4p Ай бұрын
Waar heedhe nimaankn isaaq itobiya haku darsadan isaaqow ku darsad oo na dhaafa walee isma jeclin
@dheemanali3957
@dheemanali3957 Ай бұрын
Dhulku ma guuro dadka guuro idinku na dhaaafa dalkaygii haduuu tashaday maxa lo dabac socodaaa
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
😂😂😂 ar isaaaq waa kabeen hayaay
@amnaali8642
@amnaali8642 Ай бұрын
WAA SHEEKO KALE NAA TAG NIN IYO NAAG KUGU RABA INUU HANTI QARAN IYO DAD SOMALIYEX LEEYIHIIN MA JIRTO BALSE KAN DIRXIGU GALAYE ABAARSO JOOGA AYAANU KA SAAREYNAA CIIDA SOMALIYEED HADUSAN AAMUSNAAN KU TAGEYN ABEY IYO OROMANA COOKING HOW NAQDAAN WA INTAA DALKAN HAKU RIYOON
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Ай бұрын
😂😂😂itobiya awonsigedu xagugadhaya miskiin😂😂😂
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Ай бұрын
Anagaa ku tusi halkuu gaadhayee, siilkaaga meel u samee
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Ай бұрын
Tan waa jajus weyn maxa ku geliyay dad isku dhig ah u Somali ah adiga waa i Ethiopian uf
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 Ай бұрын
Sharaf badan ileys
@amnaali8642
@amnaali8642 Ай бұрын
HADII LA WAAYO HARVEYSA DHEXDEDA SOMALI KA DAMQADA OROMADAN SHACABKA GAAJEYSAEE MEEL WABAA XAARKOOXA YAAL INEY SOMALIYA DAN UGALEYAO DAGAAL AWALBA XABASHI SOMALIGA MASII JOOGAYO KEENA DHALAN ROGA KUNA BATAY OROMADII MEEL WABAA TAAGANYIHIIN HATAGEEN DALKOODA QASAQDAN URTAY
@Maka0492
@Maka0492 Ай бұрын
Hees miya taan mise way shegaynesa
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr Ай бұрын
ala baAyey oo ma oroma tani hada 😅😅😂
@Cr7FanTeam133YT
@Cr7FanTeam133YT Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Adiga macaanto oromo baa tahay laakiin amxaaraan wallo ayay arrinta joogtay😂😂😂😂
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Ай бұрын
Qof yar wa mooyaan hala qabta
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Reer murqaanland 👎👎👎👎
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 Ай бұрын
Waa quruxley ma la qabaa numberkeeda ii soo dir
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Ай бұрын
Ceebbu wada somaliland
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
😂😂😂😂😂 War iidoorkii intey lahaayeen Soomaaliya ka carar oo axmaar weheshada bey oromadii walaalohood isku direen... 😂😂😂 waa dad iyaguba is neceb itoobiyaanku oon naf isku ogoleyn markaasaad idina kolba mid walaal ka dhiganeysaan markaad axmaaro amaantaan oromkaa idinla coloobi marka aad oromka amaantaana kii kale ka filo buuq😂😂😂😂 iidoorow bal eeg jabkan aad isku geysateen.
Challenge matching picture with Alfredo Larin family! 😁
00:21
BigSchool
Рет қаралды 41 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 5 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 111 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAA KALA QABSADAY  GURI BARWAAQO WALAALKII IYO DAAHA GAAS
14:27
WAAR DAG DAG AH
51:22
Aant690 tv
Рет қаралды 395
Challenge matching picture with Alfredo Larin family! 😁
00:21
BigSchool
Рет қаралды 41 МЛН