GABADH XALANE KASO BAXSATAY & DUMAR LAGU ADOONSADO JIDHKODANA LAGA GANACSADO & CARUURAHA LAGU HAYSTO

  Рет қаралды 15,155

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

2 ай бұрын

Пікірлер: 104
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
unukah leh xamar mah sidah bah u danbaysay Abdulqadir bos iyo kuwah Abgal e difacayah irir samaleh iyo cadho calasay u sheg iyo Argagixisadah hargaysah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Xalane waa in weerar cad lagu qaadaa,la is abuubulaa waa jihaad sax ah ,gaalada isku aruursatay xalane waa in lagu qaadaa duulaan wada jir ah si somalinimo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Yaabayee aaway dhalinyaradii somaaliyeed, war qabyaalada naga daayaa ee xalane haloo tashto si dhab ah haloogu tashto xalane
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 2 ай бұрын
Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
ASC Allahu Akbar Subahanallah Allahu Allah🙏 🙏👍 Dalka iyo dadka iyo diinta ba Alle ha noxafido Guul iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿
@hassanbashe9769
@hassanbashe9769 2 ай бұрын
Dawlad la aanta awgeed...
@NolowNoolow
@NolowNoolow 2 ай бұрын
DIGTOORO SOOMAALIYA AYAA UQALA GABDHAHA IYO CARUURTABA HALA DILO DIGTOORADA SOOMAALIDA AH😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@abshiroali5482
@abshiroali5482 2 ай бұрын
Subxaanallah
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 2 ай бұрын
Xasan president maaha dalkana waxba kama oga omg 😳 this is seriously dignity for all Somali people who are Muslim acuudu billâhi Xasbunallah Xasbunallah
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 ай бұрын
subxaan allaah dad kaasaa hadhoow noo faanaya hawiye oo adoon amisoon hablohoodu yihiin nacalaa idin dhalay hawiye dhibkaa illaahaay ka saari maayo waayo kuea maanta inantii lagubay ee cadaanka aaytahay inla dilay oo lagubay kii dilay ee gubay lasiidaayay ee suuqa uu marayo miyaad wanaag kasugi adoonta aan damiirka lahaayn gun gun dhashay weeye waana naceebeeyeen nacalaa dhalaye hadhoow baay nala kaftamayaan hawiye
@MrTrexPrehistoric
@MrTrexPrehistoric 2 ай бұрын
Abdikadir Boss hada u sheegtid war dumarkiina waxa Ku dhacay fiiriya wuxu ku leeyahay Darood baa tahay oo Hawiye baa u dan leedahay, caqliga Hawiye wakaa.
@cismaanaxmed4854
@cismaanaxmed4854 2 ай бұрын
Aduun waa yaab
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 2 ай бұрын
Subaxanalah ilahow qatumada nohagaji 😢😢😢😢😢
@GaradmaxamedCabdi-kc5mf
@GaradmaxamedCabdi-kc5mf 2 ай бұрын
Wcs
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 2 ай бұрын
Supxanalha haalaxiiro xalaanah
@ifrahali5667
@ifrahali5667 2 ай бұрын
Aaway raggii hawiye ee farmaajo ku lahaa muqdisho unukaa leh
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 2 ай бұрын
Xerada Xalane waa in si deg deg ah loo xiro.
@saidahmed7268
@saidahmed7268 2 ай бұрын
Xassan shiikh Xassan shiikh Xassan shiikh Xassan shiikh Xassan shiikh
@Mideye157
@Mideye157 2 ай бұрын
Dawlad la aan ba keentay
@maryannoor2222
@maryannoor2222 2 ай бұрын
Dad xamar leh sida eey dhahaan weeye unukaa leh dumarkooda uma naxaan xataa caruurtooda wey ka ganacsadan uqubaa kudhacday
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 2 ай бұрын
CILbadana caku iyo dad Aana damiir laheyn waxaa jira xamaar qabiilaa ku nool oo caadi uu tahay dhaqan xumada iyo kufsika Gabdhaha kuwaa wa somali ledata wlhi
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 ай бұрын
VILLA SOOMALIA WAXA KADHACAYA WAA IKAARTII UGU WEYNEED😢. HAWIYE BAHALAY NOQDEEN
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 2 ай бұрын
Waa sax Xalane dumar badan baa jooga aniga kusooo arkay Niban africaan ah baaana ku haysta…
@user-fg6ys2rz6b
@user-fg6ys2rz6b 2 ай бұрын
gabdhaha waxakaganacsado x dhiiqo
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 ай бұрын
Dawlad HSM waxa xalane uu kafurtay koox Dumar oo kasoo qarabo in Xerada xalane dhaqankii Diintii lagu dhaqan rogo.
@shacbaan578
@shacbaan578 2 ай бұрын
Bodhariyow wr wxn wn ka xanaqayna nagada wll umadan dulman xamar dagan mudaharadana diide marka nagaddaa bn ku dhihi lahaaa alle haw gargaro 🤲
@khadijo1396
@khadijo1396 2 ай бұрын
Shisheeyaha oo dhan waa in lasaaro s Gabdhahau badbaadaan❤❤❤❤❤❤
@gigachad9879
@gigachad9879 2 ай бұрын
Xasanaa ka masuul ah isagaa Aakhiro la weydiinayaa
@user-nu4vd9fn3u
@user-nu4vd9fn3u 2 ай бұрын
Xassan tuug dhiiqo wa dumaadiisa
@Light-q3r
@Light-q3r 2 ай бұрын
DhaqaalahNa hawiyeeee taxpayers baa bixiya hadada cadaalad ka hadshid waaan ku maqleynaaa balse xasan sheikh raggi 50 sano joogey baaa waxaaan dhigey
@zahraabdikadir6941
@zahraabdikadir6941 2 ай бұрын
Wiilasha baaban loo geeyaa qaniisyadii ah iyo kuwa laga dhigay subxaanallaah subxaanallaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@saidahmed7268
@saidahmed7268 2 ай бұрын
War xeradu maxamed siyaad barre waa ka horeysay
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-gc3ss3we7d
@user-gc3ss3we7d 2 ай бұрын
Soomaalidu waa dad nasiib xun, haday dad wanaagsan yihiin xasan sheekh madaxwayne uma noqdeen
@Abddi-wu8gh
@Abddi-wu8gh 2 ай бұрын
Xaqiiq.... Iyo kuwo badan oo uu ka mid yahay.... faroole afbiijo.... qaxootiga killinka iyo ahmed qaxooti....muuse kufaar iyo xamaaliyaashii ingriska....fiqi fircoon iyo mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991....
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 ай бұрын
Sabaabta dhan waa madaxda soomaaliyeed
@abdimuse6945
@abdimuse6945 2 ай бұрын
Waa la ogyahay dad soomaliyed baa geeya Dumar caruur intaba Kufisi iyagoo la cidaamo Oo lafahooda isbeer Baarti loo furfurto Oorganka lagala baxp Xasan baa ilahay kala Xisaab tami doonaa Waaba dhoofinayaa Wadankana daaba
@deeqotahliil940
@deeqotahliil940 2 ай бұрын
XALANE inuu Ajanbi dago baba qalad ah Sababtoo ah waxeey aheyd xero tariikhi ah. Melaha tariikhigana ilaalis beey mudan yihiin lakiin moryaan meeley maamusho ma tariiq iyo sharaf baad ka sugi? RIP 🪦 Somalia 🇸🇴 😢
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 ай бұрын
Xalane Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Gaalo wuu u Diiday waxaana ku wareejiyey Madaxdii Abgaal ee ka dambeeysay sida, Shariif iyo Culusoow!
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 2 ай бұрын
Asc wr edo mcn setahey ❤❤❤guuleyso
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 2 ай бұрын
Adeer Xassan dhiiqo= Ayax iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 ай бұрын
A.Bodhari halka hablaha sidas loogu saneynayo Cidama Djibouti oo Magaca ka ah Somali ayaa wax kaogg.
@alkhayrtv95
@alkhayrtv95 2 ай бұрын
😢
@Tukoow
@Tukoow 2 ай бұрын
Ilmo bililiqo awalba daahir ma eheen. Waayo wexeey geeysteen uunbaa haaysto
@user-gc3ss3we7d
@user-gc3ss3we7d 2 ай бұрын
Ciilawba eey talaxumaan cidi ilaawayne
@saidahmed7268
@saidahmed7268 2 ай бұрын
Xassan shiikh markuu yimaado ayey bad in la qaato iyo gabdho in ka qaataba yimaadaan
@saidahmed7268
@saidahmed7268 2 ай бұрын
Xassan shiikh baa xalane gumeystaha ku wareejiyey
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Adeer ninkii ka xoreeyay xerada kubada ee ka saaray ciidanka oo xalane u hanjabay ee Formaajo saw Hawiye qabyaalad kumay saarin. Saw mooryaan iyo xasan sheekh sacabka uma tumayaan. Adeer I feel sorry laakii Hawiye lacag ayay jecelyihiin.Dee lacagtana waa la siiyaa. Hawiye wax kale ma rabaan. Waxan u malayn in rag Hawiye ah inay dumarkaasi lacag ku iibsadaan.
@Somfox1
@Somfox1 2 ай бұрын
Subxaana laa Somaliya laga waa war lagu farxo!
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 ай бұрын
Dawlad mooryaan ah
@saidahmed7268
@saidahmed7268 2 ай бұрын
Xassan shiikh soomaali badan ayuu kiristaan ama masiixiyiin ka dhigay.....soomaali ayuu gaaleeyey asagoo kanisad u adeegaya
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 2 ай бұрын
XALANE WAA DOWLAD KALE OO SOOMAALIA KA JIRTA XASSAN BAA HAREY U GATEY HADANA WAA KA SII DAR OO CID LA XISAABTAMI MALEH XITAA MARKUU FARAMAAJO KASOO XIREY TERMINALKAY LAHAAN JIREEN OO UU YIRI KAN SHACABKA ISTICMAALA XASSAN CULUSOOW GURGUURTE WAA TUU XANAAQI JIREY EE HALAGA XAABXAABIYO HEE.
@Umo580
@Umo580 2 ай бұрын
AKHAS GABDHIHII SOOMALIYA E SHARAF TALAHAA XASAN BAA BAHDILEY
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 ай бұрын
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 ай бұрын
HAWIYE WAXAY YIRAAHDEEN KINIINKA UBADKA NAAGAHA KASOO RIDA HALASIIYO NAAGAHOODA LAQABO OO LAKUFSANAYO. SUBXAAN ALAA😢
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 2 ай бұрын
Maha isqu soo beykey marquu xassan sheikh uuyiri UNtuu haa baxaane maxa keyney warka imika wa barnaamish damuljadid
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi 2 ай бұрын
Suashu waa sidee bay meesha kutageen ayagu? Midakale away dadkoodii?
@Abddi-wu8gh
@Abddi-wu8gh 2 ай бұрын
Hassan dhiiqo wuxuu xalane ka furay xarantu lagu kufsado gabdhaha somaliyeed. .. Hassan dhiiqo wuxuu ku leeyahay 10 percent kirada xalane.....wuu ogyahay Hassan dhiiqo waxa xalane ka socda lakiin lacag ayuu ka sameeyaa bilkasta....
@walalhamza1830
@walalhamza1830 2 ай бұрын
Wlhi waa runta boodhari
@farhiaalinor3608
@farhiaalinor3608 2 ай бұрын
10 sano see bay volunteers ku ahayd meeqa caruureeyse dhashay ilmaheedii aawey xagee lagu hayaaa bal hubso wax
@burhandahir-gj9ec
@burhandahir-gj9ec 2 ай бұрын
Walale gabadhi wa danibile maxay tobansano uqarineysay wa beley Hadi ay jirto wa danibile Hal xiro
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 2 ай бұрын
Askari Somali oo ah Waxaas ka xanaaqey oo Shaqada looga Ceyriyey baa jira ee please Soo Raadi Adeer Waano abuur baa ka horeeyey Xassan dhiiqo Ayax iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 2 ай бұрын
RAGOODII BAABA GADAAYO EE MAXAA LAGA QABAN KARAA,BALO KU DAGTAY!
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v 2 ай бұрын
Waxan ka baqayaa Mogadishu iyo dadka degan inuu illaahay badwaynta ku soo kiciyo oo ku halaago 😡🔴 sababta oo ah wax yaabaha Mogadishu ka socdaayi waxay ka xun yihiin 100% wax yaabihii illaahay ugu cadhooday ee ku halaagay quumucaad iyo qoomusmuud iyo qoomuluud iyo qoomam kale oo samaynjiray wax yaabo ka darajo hooseeya waxan Mogadishu ka soconaya😡🔴 wallaa xowlah,e
@lulaa1113
@lulaa1113 2 ай бұрын
War arintaan saxan ayaa ka dambeeya soomaali buu garab uga raadsanayaa . Maxaa kulmiyey weedha iyo debiga ina naasa adag . Muxuu horey uga hadli waayey
@ifrahali5667
@ifrahali5667 2 ай бұрын
Waxba yaan xasan sheekh raggow ku marmarsoon dalka iyo dadka xasan sheekh kaliya ma leh hadaad rag tihiin dalkiina iyo dadkiina badbaadaadsada
@farhiaalinor3608
@farhiaalinor3608 2 ай бұрын
Boodhariyoow ilaahay ka baq waxbadan ka ogoow intaadan hadlin
@MaxamedGuray-nb6bt
@MaxamedGuray-nb6bt 2 ай бұрын
Hawiye waxas wax uma arko xaraan kunaax weye
@user-yz3eh2cg1p
@user-yz3eh2cg1p 2 ай бұрын
Waa fuusto xasan sooriixanaayo oo uu rabo inuu QM kucayriyo
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 ай бұрын
Iskadaa madaxdooda ayaa inta ay hunguri raadinayeen gabdhihii faraha ka baxeeene. Caruurahaas meesha ku dhasha ayaa 20 sano kadib gangsters noqonaya dalka oo dhan qariba, oo waliba la hubeyn doona.
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 2 ай бұрын
Meeshan dadka hala kala diro omg subxaan Allah 😭😭😭😭😭😭😭😡😡📛📛📛⁉️🤠🤠🤠🤠❌😡😡
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 2 ай бұрын
Xamar iska daaye Goojacade kawaran? Ta xigta Wiilasha abaarso lagufuulayo kawaran ? Mise caadi beykatahay agtiina?
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 2 ай бұрын
Caasimada xamar halaga wareejiyo hadii la doonaayo dowlad sharaf leh dib u dhac ayaa umadeena ku dhacay
@MOGADISHO2020
@MOGADISHO2020 2 ай бұрын
Wll waxasd shegayso waa iska caadi meel walbo ayay ka jirtaa howlahaas dumarkii waxa ku dhacay lacageey iyo siilkoda inay gataan waa wax ay bareeren ha u bixin ka soco 😂😂😂😂
@TaksiFiksu
@TaksiFiksu 2 ай бұрын
Waan filayey qabiilka sababta losoo nooleyey. Waxaan lagu qarinayey
@alijama6723
@alijama6723 2 ай бұрын
XASAN DHIIQO AYUU AHAA NINKII GABDHAHA GANAC SIGOODA BILAABAY EE DIYARADA HA KU DAABULA YEY EE WELIBA CAR LA YAQAAN DHAQN XUMADEEDA U DHOOFINAYEY MA KUWO LA JOOGAA ISAGA IYO KOOXDIISA NIJAASTA AH KA NABAD GELAYA XAMAR BERI DHOOW GAFUUR CULUS BAY ISU BEDELI DOONTAA
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤ lkn waxas meeqo sano aaysla sheegi jiiray waxa cusub ma ahoo
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 ай бұрын
That is human trafficking! They have to collect the evidence! The UN staff have done similar abuses in Haiti! Culusoow! Qoorta halasooqabto!
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 ай бұрын
Xalane nacalaa ku taala waxa ku jira war kaca washamsi ku qaada nacalada idinkuba waad isu bootaysaane uf war ha la weeraro yaahuu dheh uf
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 ай бұрын
Xasan xaraash waaye iyo barlamaanka tuugada ah eyo 😡😡😡😡😡😡😡ciil badanaa rag maleh miyaa ah ah
@user-gh1wb2mg4l
@user-gh1wb2mg4l 2 ай бұрын
waxa ka qaylinia xarunta maxay uga banaan bixi waayeen somaalida xorta ah ha,ugurmadeen dhiigga hanagu kicin boodhaeiyow
@user-gh1wb2mg4l
@user-gh1wb2mg4l 2 ай бұрын
xalane waxa uu ahaa halyay,bale wax walba waxay dumeen oo bur burkii hadda hala xiro hana lagu so celiyo(national surveys)adeerka shaqadiisii aya losodhaweeyay
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 2 ай бұрын
War meesha halagaalo oo gabdhaha halagaa soo badbaadiyo 😂😂😂😂😂
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 ай бұрын
boodhariyoow waad qaldan tahaye hablaha goboladu meesha mayimaadaan adeer ragkalana hablahooda magataan waa hawiye ee runta sherg walaahay bilaahay tolaahay baanay isaaq iyo daarood toona hablohooda iibinaayne mooryaanta hawiye weeye waxa waxaa samaaynaya nacalada ah magicii soomaliyeed baay ceebeeyeen adeer raga shabaab hablahooda habeenkii wax barto macal talaqabo lakaxaaysto hanala simin magaca soomaaliyeedna hawada ceebeeyn ee kuwa hawiye dheh
@ifrahali5667
@ifrahali5667 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 meeqo sano ayaa lahaa xalane human trafficking ayaa lagu hayaa
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 ай бұрын
CALAMKA VIDÉO GAN TUSA OO U MICNEEYA SI GABDHAHAAN LOOGU SOO GURMADO. WAA WAXA XASAN URABO IN LAXIRO XAFIISKA QM.
@siradhersi2273
@siradhersi2273 2 ай бұрын
Maxa isku beegey arintan hada iney so shaac baxdo iyo dagaalka xasan munaafaq iyo xafiiska AMINSON
@abduibrahim7589
@abduibrahim7589 2 ай бұрын
Qabyaaladiiste soomaali kama hadli karo,horta adigu qabyaaladda iska daa markaa magaca soomaali ka hadal
@mq3905
@mq3905 2 ай бұрын
Mooriyaan ogol in gabdhahooda la gado. Hawiye isma qabtaan damiirkii dhimay!!
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 2 ай бұрын
Xasan iyo farmajo iyo shiikh shiriif wey ogyihiin waxa dalka ka dhacaya
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 ай бұрын
Wejiga bay iska fiiqday midabkeeda bay ka been sheegtay sidee looga rumeeysan karaa Gandho kale Waxa haysta hadaad midabkaada carartid cuqabad baa idin haysata dadikiina iyo dabkiina ha idin deeqo.
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 2 ай бұрын
Xaqbuu leeyahay xasan dhiiqo inuu video kaduubo iska buriyo why kala diro why xalane gaalada kabuuxiyey maxay kahayaan iyagaaba alshabaab ah sameeyey dalka macdan tiisa ayey gurtaan acuudu billâhi
@zahromahamed3483
@zahromahamed3483 2 ай бұрын
Adigu ilaahay kabaq ilaaam dadka hacaayi dadka.
@marwaanabdirahman1700
@marwaanabdirahman1700 2 ай бұрын
Boodhari siyasadu waa kaa hoos baxdey hada maxaa ku soo aadiyey markii xasan shiikh qorshihisi UN ka diidey ileen xalane hada lama furine
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 ай бұрын
In Somalia?! I am speechless 😳 kzfaq.infocMGg-qIElkc?si=HY8jr571FaO8BJu- Culusoow waa pimp!
@Light-q3r
@Light-q3r 2 ай бұрын
50 sano baa gabdhaha la kufsneyey under siyad bare and farmaajo so quite stop lying
@mq3905
@mq3905 2 ай бұрын
Hawiye you have no shame for selling your women for prostitution!! Stop changing the topic!!
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 2 ай бұрын
Subxaanallah
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤ lkn waxas meeqo sano aaysla sheegi jiiray waxa cusub ma ahoo
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
DEGDEG CARABTI OO WERAR KUQADEY ALFANAN K’NAN IYO SOMALI OO KACDAY
24:08
WAR DEG DEG AH OMAR OO KA SHIFAY FANIN BADAN
9:31
Cadnan yare
Рет қаралды 45 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
0:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Ma1x1
Рет қаралды 6 МЛН
Вилка для консервов 🥒
0:51
Сан Тан
Рет қаралды 2,5 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
0:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН