No video

GABADHA AAN JECLAA MARKAAN HOOYO USHEEGAY, HOOYADEY WAY GEERIYOOTAY😭 || QISO DHAB AH PART Two

  Рет қаралды 143,380

Kamaal Abdul

Kamaal Abdul

Жыл бұрын

Walalken Salmaan Kuluu Waakan Channel kiisa / @salmaankuluuofficial1104
INAAD NAGU SO BIIRTO DHIIRO GELIN BAY NO TAHAY : Share Like & Comment
Snapchat: kamal.abdul
Instagram: kamal_abdull
Facebook: kamaal abdul
Tiktok: kamal.abdul
THANK YOU FOR 400K
CAN'T WAIT ⏳HALF MILLION🥰

Пікірлер: 659
@kamaalAbdul
@kamaalAbdul Жыл бұрын
Walalkeen youtube kiisa waakan youtube.com/@salmaankuluuofficial1104
@hanisiyad1873
@hanisiyad1873 Жыл бұрын
Ok wlke nh alle qalpiga ha uu qabojiyo
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
@@hanisiyad1873 mhd snd wlashe qli 🙏🙏🙏🙏
@magacamagaca9855
@magacamagaca9855 Жыл бұрын
Ok anaga kaso moujinyna
@sucdiyusuf5506
@sucdiyusuf5506 Жыл бұрын
Aboowe qalbigaga allah hakuu qaboojiyo aaamiin
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
@@sucdiyusuf5506 mhd snd abaayo 😭😭😭🙏🙏🙏🙏
@khadiijayaray7257
@khadiijayaray7257 Жыл бұрын
Ax xanuun badana wllhi wiil kan wax wa lasutay dhib aduun yo waa latusay e rabiyaw Aakhiro ha ugu darin Adunkana inta u hartayne wax dhiba hatusin yaa Allah🤲 wllhi waan ilmeeyay😭😭l kin waa ragg m.a🥰
@iqroaliahmed5821
@iqroaliahmed5821 Жыл бұрын
Raliiinoqo boowe waxaas dhan uma qalantid hooyo janada allah noo geyo amiin sabar waa adunyo 😢😥
@joosafgemar1469
@joosafgemar1469 Жыл бұрын
Aamiin allaha unaxariisto dhaman
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝
@HanadRk99
@HanadRk99 Жыл бұрын
Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay Wll plese🤞
@sacdiyoccabdullahi9988
@sacdiyoccabdullahi9988 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@fahadmaxamud9070
@fahadmaxamud9070 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@siidkahussein3823
@siidkahussein3823 Жыл бұрын
Sallahu aleyhi wasallam
@ayubalimohamed303
@ayubalimohamed303 Жыл бұрын
Scw scw scw
@amranashali9168
@amranashali9168 Жыл бұрын
Am in tears 😥💔 wlhi may Allah grant hooyo to janatul firdous
@calinuurmaxamed3755
@calinuurmaxamed3755 Жыл бұрын
Alah u naxriiso hooyo
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 Жыл бұрын
qiso aaad uxanuuun badan Hooyo wa Nuurka dunida😢😥
@HanadRk99
@HanadRk99 Жыл бұрын
Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay Wll plese🤞
@maryanmaxamed7285
@maryanmaxamed7285 Жыл бұрын
Allaw Qalbiga uQaboji 😭🤲 allaha haw naxarizto mamoyinkena 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@sahrohagar2819
@sahrohagar2819 Жыл бұрын
Aboowe ilaheey ha ku naxariisto hooyo macan adigane ilaheey qalabiga haku qaboojiyo 😥😥😥😥😥😥
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Aamin abaayo mcn
@deeqamohamed8076
@deeqamohamed8076 Жыл бұрын
Ax weey jirtaa qalbi gabka lkn ani qof aan sixad dhaaf isku jecelen ani u jeedo uu geeryooda aboowe hooyo ilaahay ha u naxriisto 😭
@nasriinapea6862
@nasriinapea6862 Жыл бұрын
Inta sugeyzay prt 2 sideda oo kle wll mcn adna sorry wlhi anigaba hada.....😢😢😭❤
@cabdulaahisiciidxuseen3307
@cabdulaahisiciidxuseen3307 Жыл бұрын
Sorry pro🥰
@HanadRk99
@HanadRk99 Жыл бұрын
Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay Wll plese🤞
@majormudi2230
@majormudi2230 Жыл бұрын
Adhiga maxa kuheli wally🥲
@suweyscqaadir9335
@suweyscqaadir9335 Жыл бұрын
Run ahaanti waa qiso Murug ah😭😭 illahe ubug dhayo ...abyo niyada allah kuqaboyi.....waan lailmeyay qisadaada
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Жыл бұрын
salmaan yare wali jaanis heysata aad mustaqbal iyo hormar kusameysatid be strong walalkey hore usoco♥️
@aminakediye462
@aminakediye462 Жыл бұрын
Subxaanallah 😢😢😢😢🙏 allah hooyo ha u naxariisto adigana dhibta allah wanaag ha kuugu bedelo dibna waxba haw xusuusan ee hore u soco.👍🤜
@HanadRk99
@HanadRk99 Жыл бұрын
Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay Wll plese🤞
@aminakediye462
@aminakediye462 Жыл бұрын
@@HanadRk99 waan kuu saarey wllo
@okiisajiisi7476
@okiisajiisi7476 Жыл бұрын
@@aminakediye462 wiilka qisada ku dhacdey asagana ugu soo cimaamad subscribe hadaadan horey ugu sarin waa miskiine Kamal ayaa pin saarey coment ugu horeeyo ka fiiri
@aminakediye462
@aminakediye462 Жыл бұрын
@@okiisajiisi7476 waan u saarey wllo
@okiisajiisi7476
@okiisajiisi7476 Жыл бұрын
@@aminakediye462 waad mhdsthy sister
@drdahraanmaxamed1000
@drdahraanmaxamed1000 Жыл бұрын
Alla xanun badana hoyo oo weysey hadana jeceyl aad urafadeyso oo hadana sxbkga ku qiyaano abowe allah qalbiga ku qabojiyo hooyana allah unaxriisto 🤲😭😭😭
@naajuuqueen7182
@naajuuqueen7182 Жыл бұрын
Ax qiso aad umurugbadan waye qlhi wilkan iman ayuu leyahay runtii dadka qar haduu ahan laha nolasha ayuu is dhafin lahaa qalbiga alaha ku qabojiyo abowe hoyane alaha unaxaristo waxan rajeynayaa inad nin adag noqoto oo Mel iska so saro wll I a 🤲😪😪😪
@canabbaby5437
@canabbaby5437 Жыл бұрын
Axx😭😭geeesi Garab waaye bad noqotay Ilahay hoyo hau naxariisto 😭
@queenkaafizoh4784
@queenkaafizoh4784 Жыл бұрын
Sorry abwe allaha u naxariisto hooyo qalbiga allaha ku qabojiyo 😭😭😭😭
@xalimunichannel4197
@xalimunichannel4197 Жыл бұрын
Wllaahi wan ooyay anigan maqlayey ayaan sidan u ooye maskikaan xaladisa wa side
@kheyrodeeq1719
@kheyrodeeq1719 Жыл бұрын
ilahay hooyiken ha wada nacarto mama samir iyo allah kusiyo dhamanten 😘😘
@sucdiyusuf5506
@sucdiyusuf5506 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭wlhi xanuun waaye waligey ma arkin qiso tan kaxanuun badan aboowe sorry 😞 qalbigaa ilaahey hakuu qaboojiyo
@nasriinapea6862
@nasriinapea6862 Жыл бұрын
Lasoo dhaqso part 3 plz😭😭hadda soo dhig wllo codsi weyan wll mcn adigana qalbiga allah ku qaboo jiyo adunkan waxa ku qoran kliya un bad mareyzaa
@HanadRk99
@HanadRk99 Жыл бұрын
Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay Wll plese🤞
@ReymaaAbuukarmanka
@ReymaaAbuukarmanka Жыл бұрын
@@HanadRk99 allah haku rumeyo hamiga inshallah wan kusaraey
@anzhaxwiilbari3280
@anzhaxwiilbari3280 Жыл бұрын
@@Wllxhaka_ qof hooyadii habaaraya majiro ee wiilka yar haku digan qof xanuusan bad tahaye
@dahaboisse6239
@dahaboisse6239 Жыл бұрын
Wlhi aduuunka wa dhibanyahy qisada wiilkan wala ooye 😭😭😭😭😭 hoyo illhy haunaxariisto wilkana dhibta alle haka saaro 😭😭😭😭😰😰😰😭😭😭😭
@ebyanbiiximohamed7038
@ebyanbiiximohamed7038 Жыл бұрын
Qisadaan way iga ooyisay
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 Жыл бұрын
Wlhi wiilkan waa legend xaalado adg Soo maray, wll Hooyo Allh hau naxaristo, adna waxwalbo kusoo maray wax la qeyr bdn Allh haku Siiyo🤲😭
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Two legends always legends keeps goings kamal and salman breaks go forwards ♥️💯💪
@HanadRk99
@HanadRk99 Жыл бұрын
Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay Wll plese🤞
@roda77
@roda77 Жыл бұрын
Maskin xanuun waaya sxbka ku qiyaamo walhi nolo qurux badan ku rajena Abowe 😭😭😭😭 aduunka sida iska ah dadka qofka waxa heysta rabna waxa rajena adiga lacga leh in dadkiisa ku arkana eena ka shaliya waxa ku sameya 😭
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Allah ii kaso midas abaayo allah ii rumeeyo hdl kaga wll qli manta wax kle leyguma ciiline 😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏
@najaxaarkaaarka45
@najaxaarkaaarka45 Жыл бұрын
Amiin 😭😭
@yuusufdejouker3227
@yuusufdejouker3227 Жыл бұрын
Saaxiib qeybta 3 aad wiilka uga faa,ideey oo channel kiisa usoo gali Si ay dad badan uraacaan daneeste hanoqon bro!
@Hadria3130
@Hadria3130 Жыл бұрын
May Allah grant her the highest level of Jannah ❤
@yaxyeadan5046
@yaxyeadan5046 Жыл бұрын
Sorry markuu dhahay hooyadey ayaa dhimatay qofna icasimo malahan wlhi ilmo igu soo istaagtay 😥😥
@farhiomohamed3185
@farhiomohamed3185 Жыл бұрын
Ku sali nabiga صلى الله عليه وسلم 🥰💖
@liibaanmaxamedcali3287
@liibaanmaxamedcali3287 Жыл бұрын
Sorry wllkey soomaali magaca weey wadaakaan lkn isku qalbi maaha wlhi waanka xumahay lkn waa aduun 😭😭😭😭
@bella_luula7516
@bella_luula7516 Жыл бұрын
Hoyo allaha u naxariisto 😭😭😭 adna dhibka allaha kaa qaado
@axlaamabdulahi6587
@axlaamabdulahi6587 Жыл бұрын
illahow hooyo mcn unxariiso 😭😭😭prt 3 plz
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Amin wlashe qli 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 Жыл бұрын
@@salmaankuluuofficial sorry abowe wlhi wad igailmeysise
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Qalbiga ayaa i xanuune wlhi walalkey horumar wcn nolosha maanta kaliya maaha😭😭
@nimciinaabdulilaahiquulle
@nimciinaabdulilaahiquulle Жыл бұрын
😭😭😭😭 sorry WLL hooyana Alle ha unaxariisto 🤲
@xawiiwoaadan3108
@xawiiwoaadan3108 Жыл бұрын
Qasadan wan run wllkan wa aqaan hooyadiise wedhimaty alle haunaxriiso 😭😢
@najmadayib1704
@najmadayib1704 Жыл бұрын
Aamiin wll
@qaadijocadey1366
@qaadijocadey1366 Жыл бұрын
Abowe madaxaaga hoos ha geeynin wlhi waan kula dareemay xanuunka wiil yaraa tahay waa guuleysanee insha,allah ilmadan ceshan waayay wlhi😥😥😥
@nasrokiin663
@nasrokiin663 Жыл бұрын
Wlhi qiso xanuun badan waayo wll Allah qalbiga ha ku qaboojiyo
@sumayosharifsacad9971
@sumayosharifsacad9971 Жыл бұрын
Waa qiso aad iyo aad xanuun badan 💔😢run ahaan tii hooyo ilaahay ha unaxariisto
@iqromaxamedcumar8216
@iqromaxamedcumar8216 Жыл бұрын
Qalbiga allaha kuu qaboojiyo abowe🥺😭
@fardowzamohamed6814
@fardowzamohamed6814 Жыл бұрын
AX QISO XANUUN BADAN 😭😭
@HanadRk99
@HanadRk99 Жыл бұрын
Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay Wll plese🤞
@safiyaabdalla6922
@safiyaabdalla6922 Жыл бұрын
Jaceel faqiir galey ma fududo 💔😭
@abdiwalimohamedmohamud7193
@abdiwalimohamedmohamud7193 Жыл бұрын
Part three channel wiilka soo gali siday motivation ugu noqoto zxb. Tan Qiso waa dhaaftay Allaha qalpiga u qaboojiyo 🤲
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Mhd snd sxb qli 🙏🙏🙏
@ittisam1131
@ittisam1131 Жыл бұрын
Ooh saa id u ilmeeyey waa qiso xanuun badan 😭😭
@adiljb5943
@adiljb5943 Жыл бұрын
Dadow qalbiyadina ilashta Qalbigaga Aya kuso Hari donaa oo ka buuxdo xasuuso Ilasho naftada iyo qalbigaga 😢😢😢😢😭
@abdirahmanziyad9653
@abdirahmanziyad9653 Жыл бұрын
Allah Is Great Hoyyo Mcn
@muunaabdihakiim7471
@muunaabdihakiim7471 Жыл бұрын
Axeeeay ax wll zalmaan wlhi qiso xun ba ku soo martay 😭zxp ma jiro ee waraabayaal weeyeye kuwan hada jooga😭😭
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 Жыл бұрын
Waan ilmeeeye wlhy qisadan waliba waa 2ba xanuun hooyo mcn dhimashadeeda iyo jaceyl
@igziiraden6845
@igziiraden6845 Жыл бұрын
Ax zorry qiso xanuun badan weyi kamaal😭😭😢
@faayosman2569
@faayosman2569 Жыл бұрын
Xanunka allha kaqado Hoyo allha u naxaristo atna nolal wanagsan allha kusiyo insha allha 😢😢😢😢😢
@sacdiyahajjiabdirahman83
@sacdiyahajjiabdirahman83 Жыл бұрын
ALLE ha unaxariisto hooyo walaal adigana sheekadada meel khayr leh inay ku danbayso ayaan rajayni
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
ASC kamal wlh qiso xanuun badan waye maskin wlh waa laqiroday 😭😭😭
@hibakmaow9215
@hibakmaow9215 Жыл бұрын
Ani xitta hooyadey June dhimaty alle ha u naxariisto hooyoyinkenna 😭💔🤲
@abdullahiyarisow9812
@abdullahiyarisow9812 Жыл бұрын
Amin amin yaa Rabbi
@khadarwadani6289
@khadarwadani6289 Жыл бұрын
Allaha u naxaristo wll
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta Жыл бұрын
Never Give Up bro salmaan badalkhyr insha,allah
@ikraanmohamed2136
@ikraanmohamed2136 Жыл бұрын
Alaah u naxriisto Hooyo mcn😭😭😭💔
@Amin-xw7su
@Amin-xw7su Жыл бұрын
I'm so sorry pro kabasho dag dag ah kuu rajeynaa 😭😭😭
@susuuabdukadirmohamud7363
@susuuabdukadirmohamud7363 Жыл бұрын
Waa qiso xanun bdn anago dhagesanena qisada ayaa xanusan kwrn qofke kudhacde part 3 I.a wllke
@faadumocali2430
@faadumocali2430 Жыл бұрын
axaxaxax wlhi waan ilmeyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭waa qiso murugo badan🥺 Abowe hooyo alle ha unaxriisto🤲😥
@farxiyoqueen123
@farxiyoqueen123 Жыл бұрын
Haa wllhi🥺😭
@bilebaashi3538
@bilebaashi3538 Жыл бұрын
Heart touching story wlhi 😥
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
SOMALI WEYN MANTA GARAB IDIN KAGA BAHANAHAY WAXAN DONAYAA INAAD INAD I GARAB IS TAAG TAN AAD CAAWI NAD II MUJISAN MANTA HIILO IDIN KAGA BAHANAHAY SOMALI WEYN HALII GARAB QABTO BLZ 🙏🙏🙏🙏🙏
@aqaayare6766
@aqaayare6766 Жыл бұрын
Tlyow wa ku xumahy wixi ku dhacay 😭💔
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
@@aqaayare6766 mhd snd sxb qli 🙏🙏🙏🙏🙏
@jacfarmukhtaar
@jacfarmukhtaar Жыл бұрын
@@salmaankuluuofficial pig fun wllkab
@abukaromar4126
@abukaromar4126 Жыл бұрын
wlhi aadaan kaaga damqay hooyaneh ilaah ha u naxriisto 🥲
@fatimamohaz8824
@fatimamohaz8824 Жыл бұрын
hooyo mcn allah ha u naxriisto wllo adigana qalbiga allah Haku qabojiyo🤲🤲🤲🤲😭😭😭walahi waa QISO xanun bdn😭😭😭
@Muhima2495
@Muhima2495 Жыл бұрын
Sorry 😞 😔 hooyo mcn Allah unaxariisto
@muqdishogubadley2983
@muqdishogubadley2983 Жыл бұрын
allaha unaxariisto hooyo mcn sxb adiga qalbiga allaha kuu qaboojiyo
@filsanhaashim5928
@filsanhaashim5928 Жыл бұрын
Allah hooyo macaanee Hooyo illahay ha u Naxariisto janatul fardowso allah ha ka waraabiyo
@naciimoabdiqer6283
@naciimoabdiqer6283 Жыл бұрын
Ax wlhi qiso xanuun bdn waye 🥺 Hooyo alle hau naxriisto asana qalbiga alle hau qaboojiyo 😓🤲
@abshirhegazi6459
@abshirhegazi6459 Жыл бұрын
NEVER GIVE UP PRO BEDEL QEYR INSHAA ALLAAH
@updyrazackmohacilmi4153
@updyrazackmohacilmi4153 Жыл бұрын
Waa qiso xanun bdn wxaba iigu darned sida oo ugu so celceliyay hoyo mrke dhimaty hdlki ayaba ka lumu Allaha unxaristo pro hooyo qalbiga allaha ku qawoojiyo
@hodenabdisalan6602
@hodenabdisalan6602 Жыл бұрын
Oh wllhi waa qiso xanun badan illhy qalbiga haku dhayo
@ishahassanmoha879
@ishahassanmoha879 Жыл бұрын
Ax Wallhi Waa xanuun Alla Hoyo wacney 😭 Bozkaga Ma jiro rux Buxinkaro😭😭
@abdiqaadir7729
@abdiqaadir7729 Жыл бұрын
Ax wllhi ma awoodo inaan dhamees tirto nacala zhp ku yaal😭😭😭😭
@jicowabdi
@jicowabdi Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo hooyo walalkayow😭😪
@asmayusef9819
@asmayusef9819 Жыл бұрын
Alla xnn badanaa Abow illhy qlpiga hku qabojiyo hoyana illhy hau naxariisto Badal khyr qaba io mustaqbl fcn I.a😭😭
@salmanabtidoon8173
@salmanabtidoon8173 Жыл бұрын
Aboowe raali noqo waa imtixan aduunyo dhib malahan hooyo illahey haunaxristo adna qalbigaaga alle hakuu qaboojiyo🤲💔😭🤴❤
@aliya8306
@aliya8306 Жыл бұрын
Allah u naxaristo hooy
@user-zo5yj8yo1c
@user-zo5yj8yo1c Жыл бұрын
May Allah grant her the highest level of jannah❤❤
@apdirahmanhaybe7803
@apdirahmanhaybe7803 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto hooyi wll waxan rajaynataa inad imika ka soo kabsankarto xanuunkaas
@asmaabdirahman3683
@asmaabdirahman3683 Жыл бұрын
Ax alle how naxariisto maamo adigana hore u soco wllo
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Ax 😢allah ha u naxaristo hooyo amin yaa rabi
@asmainapoqortooyo857
@asmainapoqortooyo857 Жыл бұрын
Alle ha u naxriisto wll hooyadaaa ....
@ladanhassan1312
@ladanhassan1312 Жыл бұрын
Qiso aad u xanuun bdn hooyo allah haw naxaristo
@umucayuuni1459
@umucayuuni1459 Жыл бұрын
Wlhi qiso hanunbadan waaye runtii allaah qerka hkuwafujiyo insha allaah 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Aamin abaayo 🙏🙏🙏🙏🙏
@Burcoboy
@Burcoboy Жыл бұрын
WlhaY waaN ooYaY HooYo la'aaNTa dhibteeda waan la dareemi waaYo Anaaa bilaaa HooYaaa Allow u naxariiso HoYooYinka mooTaN😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@suusuma7076
@suusuma7076 Жыл бұрын
Miskiin wa kaxumay wa qiso xanuun badan😢
@shuushuumoha2784
@shuushuumoha2784 Жыл бұрын
Awoowoo xanuun badanaa qisadiisa ax abwe sorry wuxu waa aduunyo Plz part 3 lasoo carar kamaal
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Mhd snd abaayo 🙏🙏
@cawilcanab3239
@cawilcanab3239 10 ай бұрын
Allha unaxariisto hooyo mcn❤❤❤
@xafsoimam5651
@xafsoimam5651 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭abwe rali ahaw umaqalnti dhibaatda hoyana alle ha unaxriisto
@Sundus724
@Sundus724 Жыл бұрын
Hooyo alle haw naxristo waa qiiso aad uu xanun badan walalkay runti 😢🥹🥹
@niciiimaaragsan4888
@niciiimaaragsan4888 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭somliyey sabisgarab ku cawiya inankan miskinka ah
@fartunsimbeofficialsimbe6550
@fartunsimbeofficialsimbe6550 Жыл бұрын
Allow unaxariso imaada islamka ah oo dhan
@raafidabdi2233
@raafidabdi2233 Жыл бұрын
Pro allaha garab kusiyo
@maymuunshaaciye3798
@maymuunshaaciye3798 Жыл бұрын
Wlhi qiso xanuun badneed😭😭😭
@maimunabdulkadirdahir3680
@maimunabdulkadirdahir3680 Жыл бұрын
Sorry wlhi waa ooyay nolol qurux badanaa ku rajeynaa abwe 😭❤️
@ifrahhassan6365
@ifrahhassan6365 Жыл бұрын
Hah ilahey ha u naxariisto hooyo Wlhi murug iyo agoon waxa naqe marke hooyo ka dhimato garab wad weyne ilahey qalbiga haku qabojiyo aboowe qaali ❤
@ahmedhaliye8932
@ahmedhaliye8932 Жыл бұрын
Sxb sre allha qalbiga ku qabojiyo wllhi waa qiso xanuun badan nin raga mahane nin kle kama so qabsan karo sxb ha niyo jabin nolsha wey wajiyo badan tahe horay usoco wllkey
@AmranAli-pn3we
@AmranAli-pn3we Жыл бұрын
Hooyo mcn Allahu hakunxrstoo 😭
@hibaahmed7189
@hibaahmed7189 Жыл бұрын
Ilaahey haunaxariisto hooyo abwe😭😭🤲
@najahmohamud4702
@najahmohamud4702 Жыл бұрын
Allaah haw naxaristo hooyo wll
@xaliimashariif5716
@xaliimashariif5716 Жыл бұрын
Aduunka ayaa sidaan iska ah 😭walaalkey😢 samir ayey u baaban thy
@meeme8306
@meeme8306 Жыл бұрын
Sxp wlhi waa iga ooysiisay allah ku dhib dhaafo wllkey
@fadumosayidcali8661
@fadumosayidcali8661 Жыл бұрын
wiilkaan qiso weyba ku dhacdee ma la garab istaago
@iqroelmi6791
@iqroelmi6791 Жыл бұрын
Alla berka ihuroyo intee kudhamn rata🙇‍♀️🥺
@aliabdirazack4839
@aliabdirazack4839 Жыл бұрын
gabadha guur ayey cidooda ku qasbeen nin familkooda ah ayey ku darsadeen hada guri ayey leedahay weyna iska ilowday asna xasuusteeda ku taagan ¡
DILAAGA QARSOON
31:23
King Ceyda
Рет қаралды 69 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 112 МЛН
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
QISO MA AHAN  EE WAA MUCJISO #PARK1 #higsino.1 #supercarab #2022
9:25
QISO JACAYL AH OO XANUUN BADAN OO KU DHACDAY WIIL CAAN AH!
29:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 110 М.
WAAN ISKA CAFIYEY ASIGOO IXUMEEYEY🥺💔❤️‍🩹😢😭😭
16:19
JACEYLKII DHAYMANKA #qiso
48:51
HIGSI NO.1
Рет қаралды 31 М.
XAQIIQDA DHABTA AH…….
19:16
Kamaal Abdul
Рет қаралды 406 М.