Masha Allah jazaaka Allah kheyr thank you so much Allah ha ku xifdiyo ukhtii xaqiiqdii muxaadaro raad leh baa noo soo sheedisey miizaanka xanaadka Allah kuu saaro mar kale jazaaka Allah kheyr thank you so much
@hassanwarsame64722 жыл бұрын
Mashallah Dr Zahra Allah yaxfad haa
@AMATALLAAH-qd3pq2 жыл бұрын
Masha'Allah Waa Gabar Qiimo badan, Jazakallah khayr khayra Jazaa, Sis, Adigoo kalle Allaha noobadiyo, amiin yaarabi 💝🇸🇴🤲❤👍