GABADHA SIDUU EEYGA U CUNAY???

  Рет қаралды 64,111

Fatuma Buraanbur Channel

Fatuma Buraanbur Channel

3 жыл бұрын

Пікірлер: 493
@filsanabdulle5047
@filsanabdulle5047 3 жыл бұрын
Faadumo Qalbi wanaageey, Ilaahay macigaga ha AHAADO.. , garab kaaga Ayaan nahay, Inteena Nadiifkaa ee qalbiyadenna Aad hanatay, Ayaa Kuula Diyaar ah wax kasta duco iyo garab istaagba. ❤️❤️
@hodonshaykh9904
@hodonshaykh9904 3 жыл бұрын
Walaashay ❤❤🌹🌹Xabsi hadaad gashid maba galidoontide waad ka soo baxaysaa kiliya wax ALLAAH kuu qoray weeye kartidaada ku soco💪🏾💪🏾💪🏾 geeridu waa hal mar ALLAAH ☝🏽
@adarjaliil277
@adarjaliil277 3 жыл бұрын
Abayo adiga uun wxd ku dadaasha ina ilahey barido oo galadan waxey raban iney ku waalan oo kaniini aa kusocitid, ha niyad jabin inshallah dadaal samee inshallah
@naimaaadam9286
@naimaaadam9286 3 жыл бұрын
Maamo markaad lakulmayso inkaar qabooyinkaas saliganabiga afka kuqabo scw
@warcusub1515
@warcusub1515 3 жыл бұрын
sax😘scw😭
@Ubahshideofficial
@Ubahshideofficial 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@aminaawil3724
@aminaawil3724 3 жыл бұрын
@@warcusub1515 llllllllllll
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 3 жыл бұрын
@@warcusub1515 Wa ku saree ana isar subscribe
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 3 жыл бұрын
@@Ubahshideofficial Subscribe isar abaayo
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 жыл бұрын
Ws walashey mcn waxaan nii rajeynaa adhiga iyo gabdhaas iyo kuwa bdn ilmaha laga heysado Allah idhinkaga soo qaado insha Allah gabdhadana kuma niyad jiwin doonto insha Allah aqlikeeda Allah usoo celiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👍👌👌👌👌👌👌👍👌👌👍👍👍
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 жыл бұрын
Asc walalayaal waa ika codsi walasheyna Faaduma buraambur aan boqolka gaarsiiyno wey u qalantaa weyna nogu farxi laheyd aan garabaheeda kalno 100 lika aan gaarsiino 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@faisashire2147
@faisashire2147 3 жыл бұрын
meelkasta waa ku dhibanahay ee ilaahay ha noo gargaaro caruurtana haynooga soo celiyo aamiin aamiin
@ikhrishina
@ikhrishina 3 жыл бұрын
Insha alah wey so socdan malmahi wacna sister ilahey aya garabkaga tagan waxba ha u arkin qof bini adam ah oo waliba daciif ah waxana alle kaga barya inu samir qawi ah ku siyo iyo awladada quruxda badan 🥰🥰🥰🥰
@aminamohamood5800
@aminamohamood5800 3 жыл бұрын
Waryara inta wax magarato dadka ka farista ogow inta shartu ka maqantahay walalka bey ku maqantahay
@fadumahussein777
@fadumahussein777 3 жыл бұрын
Guuleyso goor iyo ayaan allaha ku quweeyo adiga iyo inta kula mid ah amiin
@somalichannel1633
@somalichannel1633 3 жыл бұрын
Subxaanallaah Rabiyoow idinka badbaadi oowlaadiinana Rabiyoow idinsoceli Aamiin Allahayoow Aamiin
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 3 жыл бұрын
Quranka sheegay gaalada waa dhagar badan yihiin Illahay inta la nool haka badbadiyo Illahay ayaa iga keenay wadankii hooyan ulaabtay
@khadroahmed3606
@khadroahmed3606 3 жыл бұрын
Abayo marhadii aad noqotay oo wadankii joogto haunoqon somalida siisoco soosoco waaye
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 3 жыл бұрын
@@khadroahmed3606 Wllo aniga wakhti dheer ayan maqanahay mana rabo inan soo noqdo insha Allah
@nelmi7496
@nelmi7496 3 жыл бұрын
Gaalo waa gaalo lkn munaafaqadaan islaam nimada been beenta ah kasheegata you tube laakiin TIKTOK kabuuxda ayadoo tumaneysa kawaran. Qofkasta waa in uu ale kabaqaa oo naagtaan faasiqadda ah loosheego xumaanteeda!
@khadroahmed3606
@khadroahmed3606 3 жыл бұрын
@@nelmi7496 TikTok geeda noo sheeg bal
@khadroahmed3606
@khadroahmed3606 3 жыл бұрын
@@samiyaomar3483 abayo anigaba sidaas aan ka soo guuray ee intee joogtaa xamar aan joogaa aniga
@adarjaliil277
@adarjaliil277 3 жыл бұрын
Faadumo abayo hawalwalin inshallah ilahey aya kula garab gali dono inshallah ya rabbi
@amira1438
@amira1438 3 жыл бұрын
alle haidinkaga soqado galada owlada rabi ha idin cabidiyo insha alh inta hooyo owlada laga hesto alle ha u so celsho anaganeh Alle nama tuso insha alh aan u duceyno walalaheysan ilmaha maqan waa ilmaheyna insha alh weyna so noqonayan
@saynab2031
@saynab2031 3 жыл бұрын
Allaahuma aamiin
@monahassan5781
@monahassan5781 3 жыл бұрын
codka inta gogoaysa maad noo sheegtid sababta huno.alaah awladada nabad ha kugu soo celiyo faadumo fariideey
@f.n6491
@f.n6491 3 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah Abayo samiirkaada Ilaaheey ha kuu xoogiyo Cadowga caruurta Allaha nogo soo celiyo Amiin AmiinAmiin Amiin
@ubahabdiub7636
@ubahabdiub7636 3 жыл бұрын
Subxaanallaah dhiibaadad gaaladu aayku ahayso Somalidi Illaahay ah inag qabto sharkood Carurteenan illaahay ah ka soo furfur Yaa Allaah Yaa Rabbi illaahaywo soo fududee hawsha caruurta
@farhiaali4545
@farhiaali4545 3 жыл бұрын
Asc Xabiibti kuwaa gadaal hawfiirin maanta hamigeena kaweeyn quruxeey awlaada allow noga sofurfur gaaladan yaarabi aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤🌹🌹🌹💯💯💯
@umumunachannel263
@umumunachannel263 3 жыл бұрын
Walashay dhaman Tay teen a rabii hainaga badbadiiyo aharkoda way dhagarbadan yihiin rabii inaga badbadiiyo samirkana hai no siyadiiyo walashay qaliyeey waxan kugula dardarmayah inad suratul baqra lasiinto iyo suratul dukhan 7 mar
@sokoreyabdisalan3070
@sokoreyabdisalan3070 3 жыл бұрын
Maya
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 3 жыл бұрын
لا حول ولا قوة إلا بالله Ilaahay ha idiinka soo furfuro
@hawaali2760
@hawaali2760 3 жыл бұрын
Well done walaal horay u socda waad gaareysaan muraadkiina insha Allaah.
@safiyoabdulkadir1217
@safiyoabdulkadir1217 3 жыл бұрын
Asc walaashey kheyr iyo farxad bey kugu dhamaan insha alaash
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 3 жыл бұрын
Allow caadilow cidnadigina idin yeel amiin yarbi
@aminamohamood5800
@aminamohamood5800 3 жыл бұрын
Hore u soco abayo wax gadal ku celiya yeysan jirin ❤❤
@queenmoon6999
@queenmoon6999 3 жыл бұрын
Guul allaha idinsiiyo walaalahey Faraj dhow Alla kabaryeeynaa
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 жыл бұрын
Masha Allah 3 daqiiqo 1073 masha Allah masha Allah walashey mcn Allah ku siyaadiyo farxatada waa faraxadeena ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@faxladomohamed7409
@faxladomohamed7409 3 жыл бұрын
😍❤❤💗💗🥰👍👍👍
@hamdadheeman8305
@hamdadheeman8305 3 жыл бұрын
Mashalaahi ilahay samirkagaga ha bad iyo abaayo
@ruqiyomuse9795
@ruqiyomuse9795 3 жыл бұрын
Fadumo abaayo culeska allah ka qaado insha Allah waxa ku faraxdo Allah kula kulansiiyo
@caashocali7323
@caashocali7323 3 жыл бұрын
Masha allaah abaayo ilaahey ha noo gargaaro dhagarta gaalada Rabbi hanooga gargaaro caruurta muslimka ah Rabbi haka soo qaado dhamaantood yaa Rabbi yaa Raxmaan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Coolgranma
@Coolgranma 3 жыл бұрын
SUUL KELI WAX MA TARO, HADDAAN URRURADA AYAN KICIN,
@somalialodo2668
@somalialodo2668 3 жыл бұрын
hah wakumaqln a
@umuxubiixayaati1665
@umuxubiixayaati1665 3 жыл бұрын
Allaha faraj khayr qaba kuu furo adiga iyo intii muslim ah oo dhan oo ilmaheene oo nabad qaba hal mar guriga hakuusoogaliyo 🙏Aamiin yaa Rabi
@ubahabdulahi6927
@ubahabdulahi6927 3 жыл бұрын
Illaahay ubadka hayno xafido meel kasta oo aay joogan Illaahay haydiin soo celiyo ubadka adiga iyo intii hooyo muslima ah oo ilmaheedo ka fogyiinba Illaahay gacanta cadowga haydiinka soo furfuro yaa rabi 😭😭😭 waan dareemaya wlhi hooyan ahay inantayda Illaahay hay xafide maalin kama marmo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 yaa rapi ubadka noo xafid
@mohamoodibrahim7239
@mohamoodibrahim7239 3 жыл бұрын
Waa Soo Orday si leen suulka u Saaro. Ilaahow Kheyr keen.
@alina-wo3xz
@alina-wo3xz 3 жыл бұрын
Illahay idima waalo abayo kuwa idin dhibayo allah ha waalo dhul kan ha la gooyo kuwo ka fiican illahay ha i nuugo badalo yaa rabii galada sharkeeda nago qabo Islam ka oo dhan ka qabo aamin aamin yaa rabii
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 жыл бұрын
Suul maanta ku wareertay alle imahaaga hakuso daayo insh allaah😫
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 3 жыл бұрын
LAA XAWLA WALAA QUWATA ILAA BILLAAH 🤲
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 3 жыл бұрын
Alle ha ku xafido oo ha idinbarakeeyo qaaliyee digriga raatib ka dhigta adiga iyo odaygaaga.Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah qof alle wakishay ma qasaaro.waqtigi guusha waa soo ifaayaa,xaasid oo dhan ducadeena burburinesa xaasidminadooda Inshaalaah guul,guul,guul ayaa noo soo dhaw.fiicaney arinkina alle xikmoo uga leeyahay waa taas oo Somali caruurteeda soo celineysaa kuwinan waa soo ifayan. Kuma aqan walashey habeenki aan kugu darin ducada ma jirto. Ducoyinka dadka kala fog waa baqbuul Inshaalaah. Oohinteena qosal baa ka danbenaya.
@khatraali9655
@khatraali9655 3 жыл бұрын
asc abayo horay uu soco cadawgan alle ha ka qabto insha allah caruryad wad heeli weyna ku so noqon niyad qer uu shega han niyad jabin wan ku faraxasanhy ina ad tahay qof adag oo isku filan biladan uuma bahanida alle ayad heeysat alle ha ku xifdiyo
@halimayusuf1477
@halimayusuf1477 10 ай бұрын
Abaayo shartooda alaha idinka qabto awlaadana ha idin xafido ayahoo nabad qabnaa a rabi ha idin soo celiyo
@mohamudh8473
@mohamudh8473 3 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah sister Good job that's what we want stay strong forever😘😘😘💯💯💯💯🤲🤲🤲
@halimoahmed1885
@halimoahmed1885 3 жыл бұрын
Yes abaayo
@sukeynaj.5251
@sukeynaj.5251 3 жыл бұрын
Maansha allaaah wllo ilaaahay ha idinka qabto wixii cilmahaaaga kaaqaatay adiga iyo hooyooyinka kalaba
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 3 жыл бұрын
Abayo alaha idin cawiyo adi iyo inta kale ilmaha kamaqan yihiin
@mounahassan8087
@mounahassan8087 3 жыл бұрын
Mascha Allah ilahay ha ku xafido walal in sha Allah
@soomaalaaymidnimo6667
@soomaalaaymidnimo6667 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo iyo adigaba caqli Gina allaha idin ziyaadiyo awlaadana nabad guryahooda allaha ugu soo cesho xasbunallaahu wanicmal wakiil afka kuhaya sharkooda allaha idin mootiyo anagana ilaahay naguma keeno no soo duceeya adina ducadaan idin wadayaa walalaheega qaaliga ah allaha idin xifdiyo
@nimcoosman342
@nimcoosman342 3 жыл бұрын
Maamo Faadumo stay strong our heartfelt emotionals and du’a are with you 🤍❤️❤️❤️❤️❤️
@kaafisohaji5267
@kaafisohaji5267 3 жыл бұрын
Waxa aad ka hadalsho wlh 100% wa sax anoo ilma la iga qadan aa beentooda badan ka arkay gaaalada shartooda hanaka qabto alalh ha idinka so qado Adiga iyo gabdhas iyo inta la mid ah
@nasra591
@nasra591 3 жыл бұрын
Wll wa run dadkeena waxay yidhadaan Gaalada been ma shegaan lkn iyaga inaga been badan
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Amiin
@ruqayamohamed2448
@ruqayamohamed2448 3 жыл бұрын
Allow faraj kheyr qaba idin soo dadaji walaahi waa murugo ilmahaaga halagaa qaato hana lagaa dhibaateeyo Allow ubadkaas badbaadi Aamiin Hooyooyinka kale ha baraarugaan
@halimaxamish1472
@halimaxamish1472 3 жыл бұрын
Fatuma abaayo inshaallah wa xile caruurta sawar xbbty 💞💞
@shobtosaid177
@shobtosaid177 3 жыл бұрын
Abaaayo ilmahaaga wey ku jecel yihiin MashaAllah samirka wad ha ka daalin
@nene3262
@nene3262 3 жыл бұрын
Ilaahow noga so qaad caruurta somali o islaamka ah yaa allah
@aminafarah1457
@aminafarah1457 3 жыл бұрын
Tusbiixda waa qaali ilaahey cadawga iyo xaasidka buu kaa xijaabaayaa, ilaahey xagiisa aan u cararno alaah ayaan nagu filan owlaada ilåahey ha noo xafido inshaa alaah.
@qajo9403
@qajo9403 3 жыл бұрын
Mashallah abaayo fatumo inshaallah allaha caruurda inoo ka so sahala gaalda Allhana wax xun ma tuso inshaallah allhuma aammiin
@sjhsuh
@sjhsuh 3 жыл бұрын
Aamiin Ya Allah. Allow dulmiga ka dul qaad.
@yaasmiina4166
@yaasmiina4166 3 жыл бұрын
Soomaaliyeey. Soo carara. Dan gumeeysi. Weydhaaftay kuwa hada awooda in eey wadankankiina ku soo noqda kuwa kalene dashda. Si aad u soo noqodiin. Handiyeey macaan waa midaan hooy lagaa oronee. Maxaa dhulkiine. Idiin diiday. Faadumoow markaad unoqadid ilmahaaga hor ka soo carar.
@deeqahashi3391
@deeqahashi3391 3 жыл бұрын
As c
@amenacali727
@amenacali727 3 жыл бұрын
Wllo fadumo illaahay qalbiga haku qaboojiyo
@gabadhqaran6402
@gabadhqaran6402 3 жыл бұрын
Waa run waan kugu raacsanahaye in ubadkeena loo so shaqo tagaye, qofka kaligii wuu furan kara inuu noqod kuwa caruurta qata waan kuwaa ugu xun waayo lacagtaas ilmaha lagu siinaaya oonbaye doonayna. Yurub oo dhaan waaye joogan walhi ilahaye ubadkaas haynooga soo qado insha Allaah.
@istaahiljama3699
@istaahiljama3699 3 жыл бұрын
Masha allaah wll ilaahay iimaan ka hakugusugo beerka
@candy_landy
@candy_landy 3 жыл бұрын
ILAA HAY CAGTA HOOSTEEDA HAGESHO CADOW GAAGA ADNA HAKU CAAWIYO
@fardowsaahmeddahir1082
@fardowsaahmeddahir1082 3 жыл бұрын
Alahayo gaalka ugasoo qaad iyadana samir ku arsaaq saabiriintana kudar aloww aamiin
@munaabdi7360
@munaabdi7360 3 жыл бұрын
Wlhi waxaan dhoho ma akhaa niyee ilahey hana amaan sado hoyoyin caloshoda bananka taalo ayaa nahay hoyo singel moter ah ayaan ahay oo kaligeda ah lkn ilahey ayaa ila jiro markasto 6 carur ayaan hesta uur na waan lee yahay tuulada faasumo ciyaalka loga khaa tay ayaan soo dagay mar dhaw dan ayaa ikeen tay alow na amaan so 🙏🙏
@najiiahmed3688
@najiiahmed3688 3 жыл бұрын
Allaha kugu suggo insha allah Melkasto ad jogto hana noga hilleyo Galadan noga soo celiyo ilmahenni cad cadda insha allah
@galkacyobossaso1980
@galkacyobossaso1980 3 жыл бұрын
Fadumo dad badan ay dhiragalin u tahay qalbiga wangsan iyo qurxudada alle ay ku filan duceeso aniga ay og hooyo aad u fican ay tahay lakii qoraalka alle ogwo malintii xab iyo iyo aad ahay ay lagu qoray
@jamadjama2892
@jamadjama2892 3 жыл бұрын
Alaha kuxifdiyo awladaada kunaso cesho ayago nabadah abaayo adiga iyo intii islaama,
@meymunahmedsheekh9510
@meymunahmedsheekh9510 3 жыл бұрын
Asc abaayo duqan ha ujoojin keep going
@barniabdulle2966
@barniabdulle2966 3 жыл бұрын
Asc abaayo ha iga liicin abadkaa oo horoy u soco insha alaah
@haworage778
@haworage778 3 жыл бұрын
Allaah waan idinka baryayaa in illaahay subxaana watacalaa awoodiisa idinku soo celiyo caruurtiina dhamaan mèel kasta ay jogaan kuwa heesto na allaha u xifdiyo wax xun sheegana ha lawaayo insha allaah.
@ashaali854
@ashaali854 3 жыл бұрын
Ilaahay hakaa qabto sharkooda quraanka akhri ilaahay wuxuu haddii ad quraanka akhrido adiga iyo gaalada xijaab baa kaa saaraynaa
@leilamohamed7410
@leilamohamed7410 3 жыл бұрын
Fatuma walale allah hakuxifdiyo fidunya wal aqira adiga iyo awlada
@ubahabdulahi3627
@ubahabdulahi3627 3 жыл бұрын
illahayow waankubaraayaa ilamaaahaa ilamaaahaa yaryarkaa galadaas onaagsofurfur adaqaniyee yaarabii allahumaa amiin🤲🤲🤲
@muxuboawil2257
@muxuboawil2257 3 жыл бұрын
Wllshy sabir khayrku waa danbeeyaa insha allah
@fartunabdullahi6806
@fartunabdullahi6806 3 жыл бұрын
Allah aya ka awood badan
@osmaannoorabdirahman483
@osmaannoorabdirahman483 3 жыл бұрын
Walashey Faadumo ducada waankuu heynaa
@hawoosman3215
@hawoosman3215 3 жыл бұрын
Maasha allaha ceeb waa ka dhantshay
@nimstermohamed1114
@nimstermohamed1114 3 жыл бұрын
Abaayo mucarad ma kuku ihi waan saarey guuleyso wan kuku farxaa markaat qosleyso
@hibohassan8939
@hibohassan8939 3 жыл бұрын
Dadka wax kaashega iska samir ilaahayi wixii dhiba hayinaga qado. Farxad ilaahayi warwarka hayinogu badalo qofkasta meeshu kaciilanyay ilaahayi haka ciil tiro.
@anabhassan6506
@anabhassan6506 3 жыл бұрын
Amiiin amiiin yarabi dhamanten abayo ❤❤💋🇸🇴🌹🌹🌹♥️🤲🤲🤲🤲👌🤝💪💘
@dekam6169
@dekam6169 3 жыл бұрын
Walaal Allah ha Allah gargaaro Farxadna Allaha kugu rasaaqo
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 3 жыл бұрын
Masha allaah farxad dag dag ah insha allaah
@hodonshaykh9904
@hodonshaykh9904 3 жыл бұрын
Masha ALLAAH 🥰🥰😘😘
@hibohassan8939
@hibohassan8939 3 жыл бұрын
Fadumo ilaahayi hayina cawiyo hore u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 3 жыл бұрын
Subxanallah abayo adiga iyo Roos Iyo intii Somali ah oo ilmo laga qateyba ilahey haidin caawiyo, shirkadas Norway ilmaha somalida gadato waalawada shegey reer Norway kuli waa eey yaqanan ilmihii 10sano iyo kabad laga qatey familyada somalida dhamantod waxa layiri Israel ayaa lageyey oo waxa laga dhigey askar, marka waa inaad arintaas kawada hortagtan idinko mideysan
@safiyashukri1439
@safiyashukri1439 3 жыл бұрын
Israel iyo norway maxa iska quseyo oo wax isku daray. Somalida iyo balayo sheg se la kal yela Dadka haka wàlin. Hana sii dhibateyn. Ka da niyad xumada hadala an sura galka ahen bisinka
@deeqokariye8928
@deeqokariye8928 3 жыл бұрын
Abayo fadumo Alaha garabkusiiyo
@af3201
@af3201 3 жыл бұрын
INSHA ALLAH WAAD GUULAYSANAYSA KEEP GOING
@caashomaxamed8476
@caashomaxamed8476 3 жыл бұрын
Ilaaha ha ku caawiyo
@naima1ali98
@naima1ali98 3 жыл бұрын
Haa abaayo
@fartunahmed7135
@fartunahmed7135 3 жыл бұрын
Amiin yarabi
@rahmasead8161
@rahmasead8161 3 жыл бұрын
Amiin
@faadumo3718
@faadumo3718 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi
@zamzammohamud5256
@zamzammohamud5256 3 жыл бұрын
Asc Allah waxan kagabaryaa inu masgax daada kuquweyo adun iyo akhiroba farxad iyo raynrayn ku waar aamin aamin ilmahena onabada allah hanooga soo celiyo insha allah
@nimcoelmi2391
@nimcoelmi2391 3 жыл бұрын
Wa ku saray abayo suulka
@galkacyobossaso1980
@galkacyobossaso1980 3 жыл бұрын
Fadumo fadalan ma soo wic karta whatsap at ku soo qorayaa fadalan abayo ma ahi qof xumahag jewel aniga ay ah qof dhibana ah lakiin hada ogaday in ay hooyo oo Daniel ay isku fikir yihiin
@munaomarali3562
@munaomarali3562 3 жыл бұрын
Subxaanalaah abaayo ilaahey ha naga qabto wixii dhibaato kugu wado aamiin yaa rabi
@deqomohamudisaq7691
@deqomohamudisaq7691 3 жыл бұрын
Aac fadumo qurxey 😍😍😍
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 3 жыл бұрын
Wcs abayo waad guuleeysN doonta qeeyr ku waa uudanbéya🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@foosyusuf4068
@foosyusuf4068 3 жыл бұрын
Abaayo adkaarta badso oo waxa aqrisataa 10 000 tobankun waxkabadan maalintii adkaarta alle kurbada ayukufaydaa alle hakuukalmeeyo walashey
@muminoomarrage8742
@muminoomarrage8742 3 жыл бұрын
Fadumo asc Abaayo luqada englisch bal baro si dhibkaada ad ugu gudbin karto madama KZfaq ad leedahay Illaahay haku Xafido Awlaadad iyo naftiina Aamiin Yaa Allaah
@fadumahussein8797
@fadumahussein8797 3 жыл бұрын
Allaha ku xafido awlaada 🤲🤲🤲🤲
@sulekhaaadam2935
@sulekhaaadam2935 3 жыл бұрын
Guul guul insha alaah khayr
@fartunabdi5001
@fartunabdi5001 3 жыл бұрын
Masha Allaah masha Allaah abaayo ilaahay hakuu siyaadiyo iimaankaaga iyo samir kaaga 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sadiyaisman9665
@sadiyaisman9665 3 жыл бұрын
Abaayo InshaAllah Alle guusha waa xageeyna
@umuabdullahi4783
@umuabdullahi4783 3 жыл бұрын
Ascww Maanshallah illaahay ha ka soo qaado ciyaalka dhan yaarabi 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕qalbiga allah kuu qaboojiyo 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹Adiga iyo abaayada kale 💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌷🌷🌷💓
@cabdaxmad4286
@cabdaxmad4286 3 жыл бұрын
Asc gool baan kuurajeey walaashayeey Waxaad Quraan iskasaar Taa sheekh cabdula Rusheeye yare eexamarjooga
@shukrimohamed5561
@shukrimohamed5561 3 жыл бұрын
Saax xabiibti allaha haku xafido ishallaha mcaato
@umumunasar2772
@umumunasar2772 3 жыл бұрын
Intay kamaqanyihin alle hausoo cesho. Anaganah sharkoda alle hanaga xijaabo. Aamin aamin aamiin yaa rabii
@deqomuhamud8587
@deqomuhamud8587 3 жыл бұрын
Abayo qalbiga ayaa kasoducayaa alle haku so caliyo ilmahaga
@Sacaada_Ali
@Sacaada_Ali 3 жыл бұрын
Subxanallah ilaahay ugargaar maamooyinkan
CHALLENGE ANIGA WIILKEYGA SALMAAN PART 2
18:37
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 51 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 29 МЛН
FADLAN CAAWIYA.....
32:10
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 18 М.
MOGADISHU MY MINE AND CITY....
13:54
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 23 М.
MAXKAMADII IIMAAN EE SHALAY....
20:20
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 48 М.
JAWAABTII CARUURTII FATUMA BARAANBUR
18:04
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 46 М.
XAGEE KU DANBEEYEEN CARUURTEYDII WAR KOODA
18:43
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 49 М.
JAWAABTII IIMAAN MAXAA KA SOO ???? ....
19:16
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 25 М.
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 155 М.
He Used All The Sauce On 1 Slice Of Pizza🤪😂
0:12
BorisKateFamily
Рет қаралды 38 МЛН
Choices for your loved ones❤️
0:15
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 16 МЛН
КЕПКА КОМАРОВ
0:16
KINO KAIF
Рет қаралды 6 МЛН
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН