Qurux kudhigle san uqoslay ayaan matagay adan kuheystaa wixi igadhay
@dheereyechannel Жыл бұрын
Big legend always qurux ku dhiigle another's levels program's hard 📤❤😍💯❤😄
@canabxaashi148011 ай бұрын
❤
@Luqmanxaakim9 ай бұрын
Nafti waay sahib sar❤❤❤❤
@caashocudoon5249 Жыл бұрын
Odayasha Garoowe joga is not easy qooq baa wada haya 😂 bal may iska cibadaystaan sida abahay okale 😢😂
@hoodokali5725 Жыл бұрын
🤣🤣
@cabdulaahicarab Жыл бұрын
Kkkkkkk😂😂
@ahmeyore8060 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@istahilqurux26137 ай бұрын
Qurux ku dhiiigle is not easy😂😂❤
@Hooda36 Жыл бұрын
Odeygaa dheer ee yidhi naag xun nafmale waxaan ugu jawabaya adeer if you cannot respect woman you cannot respect enybody else because it is from women you come😮 Enywy qurux kudhiigle keep going forward geesiyo❤❤ 👍
@user-ct4nn2kc7v Жыл бұрын
Team qurux ku dhiigele is not easy😅❤😂
@shaamfector-ek7ug Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@calixarago401 Жыл бұрын
❤❤❤😂😂😂
@abdirahman8763 Жыл бұрын
My role model🤝🙏
@carafaadkaallu1985 Жыл бұрын
Kulamidan ahay❤❤ ❤
@FARHIAMOHAMED360 Жыл бұрын
Somaalidena wa dadka kaliya Maskaxdena wasaqda ka buuxda wax xun le no daran 90ka odoyashaan is not easy 😂😂😂😂
@cabdulahicadnaan8230 Жыл бұрын
Ninka naagta furay magaciisa waa: KARINLE
@ibraahimmuusexasan4410 Жыл бұрын
Reer puntland waa funny wlh
@diamondbashir80 Жыл бұрын
Oh Muhammad Malik Khei
@sadiaabdi5864 Жыл бұрын
Odayasha weyka dhamatay qaraar haayo lkn masha allah gabadha si wanagsan bay ula dhaqantay
@mahamedmurtiile188 Жыл бұрын
Mohamed bashiir wll waan ku salaamayaa salaan sare iga gudoon
GABADHA IYO HOOYADED MEESHA AY ISKA LEEGYIHIIN WAA MAGTA BRO
@abdikarinad Жыл бұрын
Haa❤❤
@user-co9gl2bx7f Жыл бұрын
Iskaga egyihiin maha is ka leegyahiin weekend qurux ku dhiigle was kusidee after somaligii durbar ma ilawda zxb kadaadee
@hamseabdurazaak4180 Жыл бұрын
Suways iyo su'aalaha very funny videos
@zaakiyare6060 Жыл бұрын
Waa magta
@maxamedsomaali4797 Жыл бұрын
Legend qurux ku dhiigle 😂😂😂😂😂
@zahradini502 Жыл бұрын
Cwa saa u qoslaayey wa suuxi gaaray hadalkaaga ku qoslayaa ilaa hada ar jaagaaaaaa❤😂😂😂
@nrcabdi Жыл бұрын
🥺🥺@🥺🥺..ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252 617313184 Cabdulqadir Cabdi
@abdallaabdirahmaan9091 Жыл бұрын
Sxb alle Tala saaro oo tasbiixda Badi ilaahey baa kula jira ciriiri walba oo maanta ku haysta hadii aad tasbiixda iyo saliga nabiga scw aad badiso farxad ayuu alle kugu badalayaa Marka sxb ilaahey bari oo dhaq dhaaq samee xitaa shaqo raadi aad Noloshaadan ku maareyso insha allaah
@Xamda-wp9pz Жыл бұрын
Quruxow odayashan yaa naguso fasaxay ❤❤😂😂😂
@leylasalah5294 Жыл бұрын
Mar koow dhinto❤ waxaloxeraa karfan😢
@Abdiaziz19982 ай бұрын
❤
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
Naag xun naf ma leh 😛. Naag la'aani wa naf la'aan ☠️. Naag waa naar 🔥. Odaygaan aa ugu fanisan 😂😂
@ConfusedCrescentMoon-jy9jfАй бұрын
Hambaliyo 900k
@KhadarXariir-rh9nh Жыл бұрын
Waan kugu raacsanay❤😂
@user-mx3sz9vn5n7 ай бұрын
Dee waa Diyada gabdha io hooyadea
@cabdiraxmaanxasan3905 Жыл бұрын
Nio waa meesha ay iska le,egyihiin waana isha 👀
@mowlidnoor8985 Жыл бұрын
Wcs wrx wbr sxb kow kow iwad sheeekada ana an dhageste maxad sheegiidonta 😂