No video

GABADHAN YAR MUQALKEDA OO NOQDAY KII UGU SAMEYNTA BADNA IYO DHALINTA SOMALIYED OO KACDAY

  Рет қаралды 22,688

Cadnan yare

Cadnan yare

Күн бұрын

Пікірлер: 145
@Sahal-001
@Sahal-001 Ай бұрын
Hadii an isku dubnana wax kasto wan noqon karna abowe unity is power
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Ай бұрын
Sumaya23304 dadkan fiyuusleeyda waxaas kahadlaayo lkn waxaan leeyahy alle haso saaro geesiyaal wadanka difaaca dadkana isku garaadmaahan walhi hadalkii xitaa way qaladay lkn kuwo ayaa qabyaalad kutaageeraayo kuwaas oon qadeeyn ama quraacan
@AbdullahiNur-lb4sq
@AbdullahiNur-lb4sq Ай бұрын
Maasha Allah allaha ku badbaadiyo
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj Ай бұрын
Bismillah asc masha allah horta uma maleyneyn dad somaliyed oo fakirkan ilaqabo 3 qodob uu wllky kahadlay waa diinta dalka iyo dadka waa waxa waana wajib sax ah oo inasaran hada nahay umada somaliyed hana qonina qabyaliste ee noqda muwadin muslim ah qabyalad rasulkena scw scw scw ❤❤❤❤aya kadeyriye somaliyey dalkena iyo dadkena wabeylah illahow diintena mcn iyo dalka iyo dadka nobadbadi illahow aamiin
@kinsiaden8246
@kinsiaden8246 Ай бұрын
Soo barbaar guleyso warunta
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Ай бұрын
Mansha Allah mansha Allah alle hakubarakeeyo gabadha yatah 😢😢😢
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Ай бұрын
Absolutely wadankeena waa laqabsanayah sida reer falastiin,mardhowna waxaa kuxigah xasuuqa dadkeena, please wake up now 😢😢😢😢😢😢😢
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Ай бұрын
Absolutely Yes hadii caqligu shaqeeyo 😢😢😢😢😢😢😢
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk Ай бұрын
Mansha, Alllaha maxadweyen Allah xaqa hawafiyo
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Ай бұрын
MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY HA IDIN GARAB QABTO DHALINYARADA SOOMAALIYEED UDINKAA LA IDINMA XUKUMO EE IDINKAA AWOODA SIISEEN IYO QAAB QABYAALADEED EE DALKU YUUSAN NA DHAAFSIININ MADAXDAAN XUN HALAGA HOR YIMAADO SIDA DHALINYARTA REER KENYA .
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n Ай бұрын
Maasha allaah allaha ku badbaadiyo
@AaminoMohamed-mo4ec
@AaminoMohamed-mo4ec Ай бұрын
Waan ku kaftamaa laakiin kama kaftamo horey usoco wll waan ku garabtaaganahey guuleyso
@Mareeeye001
@Mareeeye001 Ай бұрын
Hassan sheikh hadii an wadanka laga qaaban xladan lagama baxaya gabdhan yar inta ay garatay miyuu garan wayay
@user-gm9wg4ge7w
@user-gm9wg4ge7w Ай бұрын
Saaxiib waa ku fahamnay.
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Ай бұрын
​@@user-gm9wg4ge7wmaxaad fahanty sxb adoon quraacan ayaad qof laga yaabo cidaada inuu qarash meel oow kabaxay la aqoon walhi oo bilah oo talaahi wan ilmeeyey sababtoo ah waxaan usoo joogay subax walba lay xiraayey waxaan sameeyey eesan jirin heer aan iskaga tagay qurbana aan kajoogo ila soo xiriira walhi labaatan dollar toban dollar waxaan bixinkaro waan bixinaa walhi taasna subax walba oon soo koco dadbaa ooyaya sxb ninkaan haday dhab katahy hala iso raadiyo lambarkiisa
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn Ай бұрын
Allah u naxariisto
@Nimco123-ei9iz
@Nimco123-ei9iz Ай бұрын
a.msh.allah❤❤❤😭
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 Ай бұрын
Somalidiidka ha laga soo bilaabo
@bahdoon12
@bahdoon12 Ай бұрын
❤❤❤
@user-er7rn2jg6t
@user-er7rn2jg6t Ай бұрын
Qtibnnghghj😭😭😭😩🤲
@user-eb7op3gr7c
@user-eb7op3gr7c Ай бұрын
ماشا ءالله جزاك الله خيرا اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤
@user-kv8rf1yz8p
@user-kv8rf1yz8p Ай бұрын
Diyara ahay sxb wlhi igu dar sxb aniga xita
@mucjisooyinka
@mucjisooyinka Ай бұрын
Ani Djibouti ayane jooga. Sharmarke hill walal ayane kamidahaye.
@aslijama7735
@aslijama7735 Ай бұрын
Maasha Allaah
@user-kg5cm7hx8i
@user-kg5cm7hx8i 29 күн бұрын
Masha alaha
@zalmawadani
@zalmawadani Ай бұрын
MashalaAh MashalaAh MashalaAh ❤❤❤
@Red_CCC
@Red_CCC Ай бұрын
MashaAllaah tabarakaAllaah ❤❤❤💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
@namiup0274
@namiup0274 Ай бұрын
Maashaa allaah halgacan aan Isaga qabano qabqable iyo qabiilayste soo cayriya kuwa dababada udhaqa kuwa isku dira umad muslin ah oo soomaali ah
@vippixel7320
@vippixel7320 Ай бұрын
Mashallah Mashallah kac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 Ай бұрын
Haaa dhalayarada somaaliyed Viva
@huseenmahamed4703
@huseenmahamed4703 Ай бұрын
diyaar Ayaan ahaay Sharma arke soo tageera shaar ma arkee dhalinyaro
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc Ай бұрын
Masha allah inanta yat waxa ey garatay miyan garano weydem
@Sahal-001
@Sahal-001 Ай бұрын
Dhalanyaro an kacno oo an dalkena an difacana qabil waxba noma taraaya
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Ай бұрын
Nin xadijiray kiish timir ah baa noo ah madaxweyne . Aa qaraabaa, aa cunaa , aa muruqsaa , aa xaabsaa .
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s Ай бұрын
Guulayso.gabadhaa.yar.soomaaliyeè.hala.kaco.gurmadoo.ka.kaca.ilaahay.tAmanda.saarta
@FathiAbdillahi
@FathiAbdillahi Ай бұрын
Marshall
@sahroshiino2210
@sahroshiino2210 Ай бұрын
Walaal hiilwalaal maka hore qabiilka aan meeliska dhigno waxwalba wey hagaagayaan insha allah
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it Ай бұрын
Insha Allah
@munirassad804
@munirassad804 Ай бұрын
Masha shall ❤❤❤❤
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Dhalinyaro doorasho no teendhada danbe oo lacag lagu kala qaato safiirka imaaraad boorso yin lacag ah baarlamaanka siiyo
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Hala mudaharaado doorash qof iyo cod ah baan rabnaa hala dhoho
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it Ай бұрын
Maaha allaah rajadaan waligey waa laha teeda kale waa iga oohisey cunta yar ee sakhiirka agoonta walidkood la haligey ah dhalin yarooe isku duubni iyo midnimo badbaadin iyo hufnaan ilahay haleysku xiro wadankeena siyaasiyiin wada jaajusiin shisheeye ah iyo cadow shisheeye ayaa haligey dabargoynta qabiilka wax mataraha ah ee muhaliga ah ee daciifka ah hala baabiiyo masha allah
@anisamahad3875
@anisamahad3875 Ай бұрын
Mashslah we ready
@jafar-m8t
@jafar-m8t Ай бұрын
Maashaa allaah ilaahey habarakeeyo gabadhaas ilaahow ha xafido eyada iyo hooyadeed abeheed ayaa ka hortaagnaa qoraxda dabeesha iyo shaqadaas dhibka badan waa inaan caawinaa dhabadhaas iyo hooyadeed ilahey ha unaxariisto aabeheed
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 waa muqalka iqiro galiye waxan ahay casaye miyay dahday abehad sobe ayu ku dintay
@Imraan12
@Imraan12 Ай бұрын
caruurta qurbaha kudhalata doqonimadooda iyo Mashallah gabadhan yar kala duwana
@Imaan92546
@Imaan92546 Ай бұрын
Madaxweynaha ma xasusto mise garanayaan in uu udhaartey dadka iyo dalka u shaqeeyo mise waxuu u Shaqeya shisheye
@Fast.money86
@Fast.money86 Ай бұрын
Waan kamid ahay xiil walaal
@rahh4137
@rahh4137 Ай бұрын
❤dhalin yaro wax walba waad qaban kartaan ee gacmaha is qabsada oo masuuliyada waata❤❤❤❤❤
@anascraxmaan1365
@anascraxmaan1365 23 күн бұрын
Waruntaa Ani arinkaan aad ayaan utaageeraa Ani diyaar ayaan ahay
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator Ай бұрын
She is very good he has to take her to primary school ,and madrasa.
@360masters9
@360masters9 Ай бұрын
Good yes we are tired
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
Masha Allah.
@Fast.money86
@Fast.money86 Ай бұрын
Haa ŵay ilatahay inlahelidoona dhalinyaro
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Gabadhaan aabaheed waxaa dilay Farmajo iyo fahad
@SHUAIB-AHMET
@SHUAIB-AHMET Ай бұрын
Thank bro hawsha aad wadaan adiga iyo sharmaake
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Ok halkaa kawada
@abdimusse9360
@abdimusse9360 Ай бұрын
Manshallaah dhalinyaro dalka idinku idinsugaya hore usocda manshallaah
@rahh4137
@rahh4137 Ай бұрын
❤Ilaahay ha idiin fududeeyo masuuliyada aad qaadeen ❤
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Ай бұрын
Dhalinyaradu iyaga lafdhabartii wadanka ah hagag sada wadankiina
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 Ай бұрын
ODAYAASHA HA U BANEEYAN DALKOODA GEESIYAL AYAA TIHIIN ADUNKA DHALINYARADEENA WAAD SAMEYN KARTAN KAC
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Ай бұрын
Masha Allah kor allaha ka dhigo' allena hanaga qabto kuwa baada nagu haayo.
@abdurahmanmahamad8649
@abdurahmanmahamad8649 Ай бұрын
Kaca oo xasan sheekh ku banaanbaxa si nadab ah dalka ha burburinina .soomaliya ha noolaato.
@maryanahmed2226
@maryanahmed2226 Ай бұрын
Mashaa allah allaha namideyo walahi wa arinfican
@adangudhane336
@adangudhane336 Ай бұрын
Maansha alaah ale ha daawo Xaawa
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc Ай бұрын
Dhalinyaroy waxa xukunkii lawaregay odayaal shisheeye u adeega sharafii umada somaliyed iibsaday
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc Ай бұрын
Odayasha xukunkaheysta dal iyo dad uma maqna😢
@aminaali5825
@aminaali5825 Ай бұрын
Sax sax warun
@vippixel7320
@vippixel7320 Ай бұрын
Yes yes 👍
@RejaAden
@RejaAden Ай бұрын
Guul iyo gobomnimo
@user-ns2zp4jk2c
@user-ns2zp4jk2c Ай бұрын
Madax weyne kaxun masomarin somaliya
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im Ай бұрын
Qabyaaladii Ku qaado kuma dhigto koi mujrimka ahaa ee Dalka xaraashaayey miyaa Ka fcn😂😂
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Ай бұрын
Geesigu waa dhibtoodaa lkn haduu rabi isku xiro xaqna aykatahy waa uu guuleeystaa walhi wayo hadaba manoolin lkn hadii aad si xoriyada aad udhimato waa sharaf walhi somali waa qabiil nacaladu haku dhacdo qaarkoode
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
Farmaajoi iyo Fahat hala gaar siyo.
@Mareeeye001
@Mareeeye001 Ай бұрын
Dhalanyaro an kacno oo an dalkeena difaacan wlahio qabil waxba noma so kordhinaya lets be one umaah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
Subxaanallaah 😢
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
No No No nDalinta Somali qabiil ayaa kujira.Horto qabiilka la tiri sida dalinta Kenya ee GN zee
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u Ай бұрын
Allow dhaxdena jecel dhik😢
@HasanAli-zj5cg
@HasanAli-zj5cg Ай бұрын
WAANO ABUURIS AYAA KA HOREEYSAY XASAN TUUG WAA NIN TUUGA GACAN QAADQAADBARATAY GUMADKEEDA DHAQDHAQQAO KA WA XASAN
@user-rp5se6zu9p
@user-rp5se6zu9p Ай бұрын
Kenya wa nabad lakin idinka khawarij ayae idinehaysato
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 Ай бұрын
Dhalinta KACA OO U KACA DALKA WALAAHI SIDAAN LAMA FIIRSAN KARO 😂
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s Ай бұрын
Angus.waan.taageeray.gabadhaa.yar.ilaahay.ha.guuleryo.waana.xubin.kAdidas.hiil.walgal.iI.soo.sheega.magaceeda.iyo.telfoon.lanbar.hadii.ay.hayatollah.. waan.caawin.wixii.aan.ku.dhaamo
@AbdirahmanYussuf-pz3li
@AbdirahmanYussuf-pz3li Ай бұрын
Gabdhan an ukacno sharmake na an garab istagno
@namiup0274
@namiup0274 Ай бұрын
Marabout qabiil d’Adam qabiil ayaan kadhashay halkeen u cararaa Allaah 😂😂😂😂Haha la la Karin walaalkay iyo walaashay muslimada In aan gacal la noqdo
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
syl dhalinyarada somaali waa in ay kacaan itopia buuxa wadanka kasaara itopianka
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j Ай бұрын
Dhalinyaro isku duubnaan xaqiina ku dhacsada xamiyad iska dhaafa waan daalay
@hamdiali6398
@hamdiali6398 Ай бұрын
Masha Allah
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Allaha ciribtiro sheydaan shabaab khawaarijta iyo inta taageerta
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Shantii sano oo Farmajo joogay maxaad udhisi weyseen
@Cora_10091
@Cora_10091 Ай бұрын
Masha Allah yes
@namiup0274
@namiup0274 Ай бұрын
Maashaa allaah ❤❤❤❤ a 🎉🎉🎉🎉🎉
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Waa dameero aan fiicnayn kacadoon shacab ayaa loo baahanyahay
@abdiosman335
@abdiosman335 Ай бұрын
Mashaa allah
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Ай бұрын
Laakin xiligs sobe xasan sheekh majoogin fargaligeedna foolmadhaqdo xasansheekh wuudadaalay laakin farqahaa lagudhagay
@Cadnanyare36
@Cadnanyare36 Ай бұрын
Haa lkn wali dhibatadi way tagantahay marka anaga yaa noqan
@ajmedabdiesseessa8260
@ajmedabdiesseessa8260 Ай бұрын
Maansha Allàh
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib Ай бұрын
Dhalinyaro ayuunbaa wax badalikarta
@LiibaanMuktaar
@LiibaanMuktaar Ай бұрын
Masha alah
@LulAhmed-rn8ov
@LulAhmed-rn8ov Ай бұрын
Mashaalah
@AbdirahmanYussuf-pz3li
@AbdirahmanYussuf-pz3li Ай бұрын
Hassan sheik wadanka laga qabto
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it Ай бұрын
Xasan sheekh axmed madowe Dani lafta gireen muse biixi qooq qoor Cali guudlaawe iyo kuwa baar lamaan kusheega wada basaboorka shesheeye wada wata wada jajuusiinta ah iyo dhamaan siyaasi danleey ah odey caada ah iyo kuwii horee qab qablayaasha dalkaan lagu burburiyey iyo inta ka qeeeb qaadatay burburinta dalkaan aabahayna haka mid ahaade intuba in lala xisaabtamo dal iyo dibadba aan looga harin waa qabaa waana sugayey in ay kacaan dhalin mida oo isku duuban rajadaa waligey waa lahaa iyo in la burburiyo qawaarijtaan dalka dadkiisii masaxay tirtiray mashruuc dabargoynta umada ah iyo ogu in la baabiiyo magacan muhaliga ee qabiil benaadka ah mahadsanid walal
@sophiaadan1567
@sophiaadan1567 Ай бұрын
Qabiil haduu wax tarayo 33 year's ayaan ku jiraan, please and please dhalinyaro iska ilooba qabiil hadii aad rabtiin in aad dalka difaaca diin
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x Ай бұрын
mid jareera ayaa maalin igu dhahay xasan sh siduu u yimid baladka shiid aa ka dhacay caqiido xumo waxaa ah in aad aaminto inuu xasan arzaaqada bixin karo iyo inuu diidi karo marka xabash hayaraado ha waynaado waa isku caqli yaahuuuuuu
@marianm936
@marianm936 29 күн бұрын
ILAAH II UMMADDAN ABUURAY AYAA SIMI WAAYEY MA XASAN SHEEKH AYAA SOOMAALI BAAHI TIRI KARO DUQNOW YAA WAAYO SHARMAARKI WAA KACDOONKA JABINTA HAWIYE EE ISKA JIR. ⛔⛔⛔⛔⛔
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 Ай бұрын
Waxaa xaqiq ah haday dhalinyardenu qabilka iska dayan o u midowno dalken sidan dib ugu dhisi lahayan o wadamada shisheye iyo caado qatayasha meel u sari lahayn wallhi waxan huba inan samayn karo wayo 13 dhalinyaro ah bay ahayen syl o waliba an hub iyo awood kle haysan kaliya waxay haysten isku dubni iyo qalbig wanag iyo dal iyo diin jecel intas dhalinyaradeno hada way haystan hub iyo awood iyo tiro badni intaas ba wan helaynaa pls an ka kacno fidhiga
@wabaxa
@wabaxa Ай бұрын
ADIGA DHILADII KU DHASHAY DHALIIL DULI FOQOL DULI
@madeymusemohammed9596
@madeymusemohammed9596 Ай бұрын
Waxan nahay diyaar
@mucjisooyinka
@mucjisooyinka Ай бұрын
Haa
@yousufqatar8485
@yousufqatar8485 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@SaSa-vh5fo
@SaSa-vh5fo Ай бұрын
Qabyaalada halayska dhaafo
Ninkii asharaf lacagta sin jiray waa kan
8:35
Cadnan yare
Рет қаралды 58 М.
WAR FARXAAD LEH DIYARADA ETHIOPIA AIRWAYS OO LUGU KACAY
9:44
Cadnan yare
Рет қаралды 1,3 М.
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 21 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 51 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 8 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 21 МЛН
SUBXAANALAH CADEYMO KALE
10:15
Cadnan yare
Рет қаралды 10 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
WILAL RER SWEDEN AH OO DIFAACAY MOHAMED CHANNEL IYO MAHAD
11:15
Cadnan yare
Рет қаралды 4 М.
Nin Faqiir ah ha guursan  miyaa...
9:29
Abwaan Camaari
Рет қаралды 2,4 М.
midkaan Maxaa intaa loo daawanayey mise kan Waa jeeb maskiin ??
9:35
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 21 МЛН