No video

GABADHIN ISLASOO TAHRIIBNEY SIDEY KUDHIMATAY? 😥😥

  Рет қаралды 12,136

Jawaahir Hussain

Jawaahir Hussain

Күн бұрын

#Jawaahir_Hussain

Пікірлер: 78
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
Aniga uhoreya ya igu haysta kadadalan ka daawana sheko xanun badanay u ektahay
@fartuunali3935
@fartuunali3935 4 жыл бұрын
Comments ka aa ìiga horaysay kkkkkkk
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 4 жыл бұрын
Ar gabdhahan warjeclaa 😂😂😂😂
@ummalikchannel7154
@ummalikchannel7154 4 жыл бұрын
@@jawaahirhussain2890 waar adiga lee na jecelesisey kkkkkkkkkk
@sahrajelle5288
@sahrajelle5288 3 жыл бұрын
@@fartuunali3935l
@sahrajelle5288
@sahrajelle5288 3 жыл бұрын
@@fartuunali3935l
@ibtisamtimeofficial42
@ibtisamtimeofficial42 4 жыл бұрын
Subhanallah ninxun buu ahaa kaas walciyaadu bilaah 😭😭😭ilhay hau naxariisto gabadha 🤲
@hawaomer1063
@hawaomer1063 4 жыл бұрын
Ilaahey haunaxriisto maskinta intiitahriibtana haiskajoogan haiskadhaafan tahribka waaqatar marwalbo waxlelamaqla waandhinteyn somalida tahribeykudhamadan iyo xabat iyo qarax kudhintan yaarabi faraj calwyna calaa umatak yaarab
@higsomedia7544
@higsomedia7544 4 жыл бұрын
Ax ax Allah ha unaxariisto qabrigana ha unuuriyo
@yasmincali5614
@yasmincali5614 4 жыл бұрын
Allah u naxariisto wlhi wanka naxay😭😭tankale jaawahir abaayo gabadhii hore kula socotey halke ku dMbesey
@lulahmed9046
@lulahmed9046 4 жыл бұрын
Ilahey qabrigeda nuur ha uga dhigo amiin
@munganimungani8716
@munganimungani8716 2 жыл бұрын
Maasha'Allaah Tabaaraka'Allaah, Sheekooyinka aad soo gudbisid midba midda kale wey ka qiimo badan tahay. Wax badan ayan ka faa'iidey. Ilaahey ha ku xafido. '
@fartaabdul
@fartaabdul 4 жыл бұрын
allaha unaxaristo gebedhas jawahir waku salama
@aadilahmedabdirahman2392
@aadilahmedabdirahman2392 4 жыл бұрын
Jawahir masha allah , Ramadan karim walasheey, maanta leen arkay Inaad KZfaqr noqotay, sheekooyinkaaga aad aan ugu helay, Many thanks
@jojoabdi3634
@jojoabdi3634 4 жыл бұрын
subxaana Allah wlhi waa yaab Somali maxamed qaar koodi waa sidas inaa lilaah wa inaa ileehi raajucuun kul nafs daaqil mood Allaha unaxariisto hooyadas
@maryanmohamed4116
@maryanmohamed4116 4 жыл бұрын
Amin qabrika Allah uwasiciyo janatul firdowsna allah geyo
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 4 жыл бұрын
Amiin ilahey ha u naxriisto maskiinta waa ka naxay walahi
@UmmSamra
@UmmSamra 4 жыл бұрын
Subxanallah ilka Allaha uwasiciya walashey ameen ameeen
@sagalsimanofficial8558
@sagalsimanofficial8558 Жыл бұрын
subxanallah illahayow hanatul firdows gali Allaha unaxaristo 🥺🤲
@cumarcabdi3760
@cumarcabdi3760 4 жыл бұрын
Allaha unaxaristo walahi waxanun
@xaluushaibrahimxaluusheesa5327
@xaluushaibrahimxaluusheesa5327 3 жыл бұрын
Alle ha unaxriisto maskiinta waqtiged aya intas ku eka
@bushracookinghealthy5652
@bushracookinghealthy5652 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto 😢
@leilaomar8966
@leilaomar8966 4 жыл бұрын
ALLA YAA RAXMA
@ayanohagi
@ayanohagi 4 жыл бұрын
Innaa lilah wa innaa ileehi raajicuun ilaahay kaas cml nooma gacan galiyo iyagana rabbi hasoo toosiyo
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabii cudurkaas illaahey hanaga najeeyo insha allaah ❤️
@najmacookinchannel
@najmacookinchannel 4 жыл бұрын
Masha Allah xbbti Amiin shugran qali qalbi jawaahir tey 😘😘😘👍
@ubahchannel1730
@ubahchannel1730 4 жыл бұрын
Subxanallah ameen 😭☝️😭
@yubnacadey5048
@yubnacadey5048 4 жыл бұрын
Amiin amiin amiin jimca mubarak xabiibti horamar wacan
@farhiyafarah7826
@farhiyafarah7826 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@stopplayingfortnite972
@stopplayingfortnite972 4 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin Amiin
@ruqiaahmed1951
@ruqiaahmed1951 4 жыл бұрын
Subxsana Allaah
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 4 жыл бұрын
subxaana allaaah waxlagufarxo maahan kaasi waa doqon really abaayo keep keep going
@cashuraofficial8309
@cashuraofficial8309 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH xabibti horomar wacan
@maryanruun1413
@maryanruun1413 4 жыл бұрын
Masha allah xayaati amiin amiin yaarabi
@rumanchannel73
@rumanchannel73 4 жыл бұрын
Masha allah hormar wacan qali
@Luula45
@Luula45 4 жыл бұрын
Amiin yarabi abaayo waku dhowahy xabiibti
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 4 жыл бұрын
Bisinkow arxan daranaa ninku 😭😭😭🙏
@saciidocabdrahman1277
@saciidocabdrahman1277 5 ай бұрын
Mashaallah.
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 4 жыл бұрын
Subxanalaah 😭😭😭😭😭
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 4 жыл бұрын
Aduunka waxaan la,arkaynin malaha ilaahy sharta aduunyo hana geesmariyo qiso murug leh waaye
@qamarjiinow
@qamarjiinow 4 жыл бұрын
Alla unaxariisto abayo
@mowliidabdirsaaqabshir9212
@mowliidabdirsaaqabshir9212 4 жыл бұрын
Gabdhii kle oo markii hore isa sooraacdeeen xagee kadan beysana wll Europe may gashayna abyo isoo jwaaaaab please 😭😭😭
@RAHMOCOOKINGBEAUTY
@RAHMOCOOKINGBEAUTY 4 жыл бұрын
Allow unaharisovinti dimateyy damaan 😭😭😭
@canabchannel1
@canabchannel1 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo jawaahir waa qiso xanun badan 💝💝💝💝💝👌👌👌👌
@mustafesuleiman1662
@mustafesuleiman1662 4 жыл бұрын
😢😢😢 Ax alla somalidu sidaN miyaY u xunahay qoF dhinTaa ayaa lagu jeez-jeezaaa
@Shafiic-Tv
@Shafiic-Tv 4 жыл бұрын
Wow m.a hore usoco jawahir
@fartuunali3935
@fartuunali3935 4 жыл бұрын
Taasa been ahayn ilmahada marka kaliya oo hiilada kaa raban waa markad abahod iyo hoyadood dooranaysid inkasto calafka meeshisa yaalo ilahay ha u naxariisto
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 4 жыл бұрын
Maskiin maybe nikerda raali kama ahayn ilaah ya u naxariisto Amiin Aamiin ilaah ya u naxariisto it’s realiy sad☺️☺️
@horseedstudio1329
@horseedstudio1329 4 жыл бұрын
Aamiin abaayo jimco wngsn hore u soco abaayo 👌
@MunaKitchen
@MunaKitchen 4 жыл бұрын
subxanallah allah unaxaristo janada allaha kawarabiyo yarab 🤲🤲🤲
@Love_God_Chicken_Gun4835
@Love_God_Chicken_Gun4835 4 жыл бұрын
Masha allaa amiin sis😍
@jafaayemedia8556
@jafaayemedia8556 4 жыл бұрын
Horay usoco qurux dumar
@cabdulahixasan7190
@cabdulahixasan7190 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😢😢😢😢
@cumarbulshaawi4918
@cumarbulshaawi4918 4 жыл бұрын
Keep going walashey 🙏
@hananlifestly9823
@hananlifestly9823 4 жыл бұрын
Masha Allah keep going 🥰🥰
@ruqiaaftin1787
@ruqiaaftin1787 4 жыл бұрын
Asc xabibti
@clovisbispodejesus962
@clovisbispodejesus962 Жыл бұрын
Boa noite 🌹🙏🙏🌹🌹💔🌹🌹🌹💙😘🙏🙏🙏🙏
@Ayuub535
@Ayuub535 4 жыл бұрын
Alle ha Naxariisto lkn Jawaahir Gabdhadhii hore ee Kula socotay Xabsiga Kula Gali jirty iyaduna waa adigii dhahay way dhimaty Mise Gabartan bay aheed
@faatuqoslaaye7807
@faatuqoslaaye7807 4 жыл бұрын
Abayo gabadhi sacudiga kulabty oo marki la idin soo celiyay gariga tiri igu ogow wiilka ku tiri xagey ku dambysay plz kaso hadal
@farmanburale2090
@farmanburale2090 4 жыл бұрын
Jawaahir cnn waxaasaa hadal badnaan lagaa yidhaahdaa maansha allaah alla haku xafido
@ikraancady3048
@ikraancady3048 4 жыл бұрын
jawaahir qofnolbatahay sxbta allaha unaxaristo
@ikraancady3048
@ikraancady3048 4 жыл бұрын
Jawaahir qofnol
@sumayaisman8022
@sumayaisman8022 4 жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto lakiin naag kiiniya joogta kibir baa waday iyo yurub gal wax badso wax beel bay dhasha nago badan iyo rag badan oo kibir iyo aqliyaro wado maxa buuxa way ogeed dhibta ilma yar maha qof 5 cunug haysto
@dhamestirandumar9966
@dhamestirandumar9966 4 жыл бұрын
ha hilmaamin qofka meeshuu ku dhimanaaya in LA geynaayo qof dhintayna inaa ku kajanto maaha ee hadad malag iska celin karto adi iska ilaali
@doodoali4306
@doodoali4306 Жыл бұрын
Xab iyo biyo markow ahaay ayaa loqorey abaayo meesha kudhimnleyd waa lugu geynaa 😭😭😭😭😭😭
@axlaanaxmed6098
@axlaanaxmed6098 3 жыл бұрын
😭😪😪
@hibaxasan5953
@hibaxasan5953 4 жыл бұрын
Waruntot ayadaa doratay
@zahramohamedhassan9459
@zahramohamedhassan9459 4 жыл бұрын
Abaayo gabadhaas HADIYO soo lama dhihi jirin iisheeg mise gabar kale waaye
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 4 жыл бұрын
Waa hadiyo abaaayo wlhi magacesa mrkad kudhwaqday wanaxay mataqanay qaaali ilasoo hadal plz plz plz
@zahramohamedhassan9459
@zahramohamedhassan9459 4 жыл бұрын
haa abayo mcn waan aqaan waxay ladhalatay ilma abtigey uu dhalay hooyadood waxana iskala imaanay somalia hal maalin abayo walahi waan aqaanay qaraabona waan ahayn alaha unaxariso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zahramohamedhassan9459
@zahramohamedhassan9459 4 жыл бұрын
abayo hadiyo alaha unaxaristo samir iyo iimaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xidigtaxamar9481
@xidigtaxamar9481 4 жыл бұрын
Maskin mamo sorrry 😭😭😭😭
@muuzeelmiofficial8741
@muuzeelmiofficial8741 4 жыл бұрын
isku group hadaan noqono mxaa ka qabtaa wll
@Shafiic-Tv
@Shafiic-Tv 4 жыл бұрын
Ilxun kuma argto
@nassirmohsin9066
@nassirmohsin9066 4 жыл бұрын
ciil maloo geeriyooda abyo hhhhh
@deqafarah4039
@deqafarah4039 3 жыл бұрын
Waxan u malaynaa waa meesha Waa jaad
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 4 жыл бұрын
Anaa kugu xigo lanbar tou
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 42 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
Masar Sidee Lagu Imada shaqo maledahay Iyo Arimo Kale Qayb 1aad
30:57
Jawaahir Hussain
Рет қаралды 18 М.
ASSIM AL HAKEEM FINALLY OPENS UP | #358
55:55
Freshly Grounded
Рет қаралды 58 М.
##DIGRIGA MAANTA WAX ANIGA MUCJISO AAN UBIXIYAY AYAAN IDIN WADAA WLHI
13:00
Dhibaatada Shaqaala nimada aan kala kulmay  iyo Sideen kaga gudbay? part 1
17:12