Gabadhu miyay jeceshahay ninka silciya?!

  Рет қаралды 14,101

Ayan Dhalad Show

Ayan Dhalad Show

2 жыл бұрын

#kanaalka #ardaageena #cilmi #nafsi

Пікірлер: 43
@yacqub2579
@yacqub2579 2 жыл бұрын
Mahadanid anoon dhagaysan ayaaba ku mahadcelinaya❤
@khadraguuleed3058
@khadraguuleed3058 2 жыл бұрын
Wll mcn waad kumahadsantahay barnaamijtaada quruxda bdn lkn wll mcn miyaad leedahay fcbk lagaalasoo xdho Inkastoo aad beryahan naga yar maqnayd oo aanu aadkugu xiisnay 🥰🤩💞 hore usoco wll mcn
@abshirsoft4952
@abshirsoft4952 2 жыл бұрын
aqoonyahanad Qiimo badan ayaan dhalad Guuleyso labada daaroodba
@caasharashiidibraahim3567
@caasharashiidibraahim3567 2 жыл бұрын
My sister manshaallah alle hakuxifdiyo akhiro iyo addunka ba
@caasharashiidibraahim3567
@caasharashiidibraahim3567 2 жыл бұрын
Ayaan wllo asc waakuraba sii gooni ah ku raba qaali
@guledwalqiye23
@guledwalqiye23 11 ай бұрын
Thanks
@khalidabdi9408
@khalidabdi9408 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllshy hawl fiican ayaad noo haysaaye Allah hakaa abaal Mariyo Ayaan dhalad
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Жыл бұрын
Ilaahay na wuxuu iri qof ku jeceyl qalbigiisa haa dhaawicin hadii aadan ku farax saneen agjoogisa u sheeg si uu xanuun ka ugu ziyaadin
@ayaanilwaadofficiall2555
@ayaanilwaadofficiall2555 2 жыл бұрын
Caqabd dad nadan haysta weeye
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Dumarka ma jecla ninka dhiba ee bilaa Naxariis ta ah,
@nasraabdiraxmaan2382
@nasraabdiraxmaan2382 Жыл бұрын
Ma dumarkoo dhanbaa
@cabdikhadar1106
@cabdikhadar1106 2 жыл бұрын
Asc wll habeen wanaagsan ayaan dhalad wa runtaa kkkkk kkkk
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Жыл бұрын
Waa na sawabta ay Rago badan Kooda ay gabadh kale oo la hadlin inay qalbigaas dhib soo gaadho ayay diidan yihiiin
@allhisone2394
@allhisone2394 2 жыл бұрын
Mowduuc aan sugayay xaqiiq
@mohammadaidiid7424
@mohammadaidiid7424 Жыл бұрын
Dumarku ninka hadalka yar ee amusan ma jeclaa waxay jecel yihin ragga afka xun ee sida xun ula hadla
@qalinlemedia1526
@qalinlemedia1526 2 жыл бұрын
Wll ayaan waxanku waydinlaha audio an channel kayga uhorumarinlaha iyo wxyabaha iga cawinaya wll telkga ishg
@haniibrahim3399
@haniibrahim3399 2 жыл бұрын
Kaso dhac wle
@mawliidmohamed698
@mawliidmohamed698 2 жыл бұрын
Ayaa jaamac nuux ayaan dhalad. Macalimadeyda
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Жыл бұрын
Bals wll waxad leedahay waa sax balse hadii aad xiriir qofka la leedahy hadoo kugu arko qofkale waxa macquula dhibaatoyin farabadan inoo qalbiga ka dareemo
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Жыл бұрын
Wll midakale hadoo qof aad khiyaantay hadoo kugu dhaho ilahay ayan kugu daayay ilahay wuxuu kaa jaridoona maalin aadan tabar haynin oo aad daciifnimo dareemayso 😭😭
@mrtoraantr5994
@mrtoraantr5994 2 жыл бұрын
Walaaley wxn layaabey markey gabdhaha I arkaan aniga wey isku key qalqoloociyaan xubnohooda xasaasiga ahna wey ii muujiyaan markaan lahad layana wey iqadariyaan, Hadaba sababtu maxey tahey? Jawaantu waa muhiim!
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
I think waxad tahay nin soo jiidasho leh
@jaweriamohasalah966
@jaweriamohasalah966 2 жыл бұрын
Waaaw😅😅
@jaweriamohasalah966
@jaweriamohasalah966 2 жыл бұрын
Adaa ka waalay gabdhaha yaci wad soo jiidasho badanthy lkn gabadha si kasta oo ninka soo jiidasho uleeyahy ma fiicna inay roorsatee xishod darada wamxy 😅
@fartuunmacalin187
@fartuunmacalin187 2 жыл бұрын
Asc apyo inaa kula hadla ayan raba intee kala soo hadlaa fadlan iisoo jawaabo🥺😷
@daauudsheikhali8833
@daauudsheikhali8833 2 жыл бұрын
Jacaylka inuu farkha badan yahay ayan aminsana qofba nooc ka dhigayo waliba jacaylka samanka jiro caro fara badan iyo xanaq badan buu leyahay
@user-abdirisaq
@user-abdirisaq 2 жыл бұрын
😂😂
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
🙄🙄NAGAHA AMA DUMARKA HUBAAL MA JECLO NIN WANAGSAN AMA QALBI WANAAGSAN LEH 🙄🙄🙄DUMARKA SILICA IO DHIBAATADA AAD BEEY U JECEL YIHIIN 🙄RAGOOW MARNA HA ISKUDAYIN IN AD DUMARKA AD QIIMA BDN U YEESHO PLS WAL HA SAMEYN 😆DILA O WASA O WAREERIYA INSHA ALLAH GUUSHA WAA TAA 🙄🙄🙄🙄DUMARKA MA WASAN RAGGA WAN 🙄WANAAGSAN🙄
@jaweriamohasalah966
@jaweriamohasalah966 2 жыл бұрын
Qof xanuusan hadalkiis ban uarkaa subxanallaah wllaahi wax isilciya inan la noolan lahyn stares miyan soo doonty
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
Hhhhh
@mohammadaidiid7424
@mohammadaidiid7424 Жыл бұрын
Dumarku ma jecla ragga wanagsan waxay jecel yihin ragga xun xun ee an wanaga u mujinin ayay dumarku jecel yihin
@daauudsheikhali8833
@daauudsheikhali8833 2 жыл бұрын
Suaal baan qabaa xanaqa badan iyo jacaylka maxaa ka dhaxeyaa xanaqa mala dhihi karaa kheyb jacaylka kamid ah waye aniga
@abdiqerhassow5644
@abdiqerhassow5644 2 жыл бұрын
arintan wan kula qabaa
@xamsoslife-6007
@xamsoslife-6007 2 жыл бұрын
Ma qof parental abuse ku so koray aya jeclanaya nin buuq galiya?!😳🤨
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
#ARDAAGENA Walalo waxaad barnaamij ka soo diyaarisa sababta ragu badhkood uga maagan hablaha wax bartay amba aqliga badan leh Sidoo kale sababta haweenka badhkood u jecel yihiin nin yara doqon ka ah amba Kay somalidu odhan jirtay irmaaneyaha
@jaweriamohasalah966
@jaweriamohasalah966 2 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@jaweriamohasalah966
@jaweriamohasalah966 2 жыл бұрын
Wllaahi waa sualo xaqiiqo ah waliba tan hore ayan anigu arkay in badan👍👍👍
@jaweriamohasalah966
@jaweriamohasalah966 2 жыл бұрын
Lkn tan danbe waxy ila tahay inay ciwaankii hada la socoto qof kalsoni daran baa raadiya qof noocas ehee
@nasserhassan743
@nasserhassan743 2 жыл бұрын
Dumarku waligood ba ninka silciya iyo ka sakhranka ah wey uhogaasanyihin ka uroonna wey katagaan aqligooga shuban ayaa kabuuxa
@abdihayiaden3581
@abdihayiaden3581 2 жыл бұрын
M.a wall wanku faraxsanahy barnamij yadaada alle ha ku dhowro
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Aan talo ku siiye ustaad cinwaanka ka dhig mid soo jiidasho leh oo u qor sidan oo kale nooca ragga ee dumatku ka helaan si uu u soo jiito dawadayaaal badan oo aan views badan u helo
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
NOQO NIN DHAGAX AH AAN DANQAN AAN QIIMEYN DUMARKA WAD HELEYSAA KUWO BDN WACISTA IO KOOLKOOLIN TA DUMARKA MA JECLO FURSAD HADI AD KU HESHO WAS OO DIL OO JIRXUMEE KAMA HEREYSO WLHI NAGAHA HA QIIMEEYN 😆😄🤣😀😂😉😆😄🤣
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 bisinka illahow Ha iga kaasoo horbixin lkn waxan la yaabanahay dadkaad la talinayso waa ayo tolow
7 qof oo sun ku ah noloshaada! || Toxic friends.
10:25
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 8 М.
Season 1~EP:02: WEHELKAYGU WAA QURAN’KA- Albaaqiyat Podcast
32:08
Amal Abdilaahi Bade
Рет қаралды 128 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,4 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Esma-i İlahiyenin defineleri keşfetmelisin!
37:16
Feyyaz Medresem
Рет қаралды 3,2 М.
Fariintan u dir haddii uu si bilaa xiise ah kuula dhaqmayo!
5:31
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 9 М.
Dumar ha la murmin sirtan fahan E05
15:52
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 43 М.
RAGA QIIMAHA LEH (HIGH VALUE MEN)
8:09
Coach Sabrie
Рет қаралды 1,7 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 28 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 54 М.
Ragga noocee ah ayay dumarku ka helaan | Cilmi nafsi | #Daraasad
8:56
Sidee KuSoo Jiidan Kartaa Qof Aan Kurabin #RUNSHEEK
8:06
QISADEYDA
Рет қаралды 52 М.
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Meehaal
Рет қаралды 5 М.
头还可以刷卡买东西的吗?#海贼王#路飞
0:26
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 24 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 28 МЛН