GABAR BESHA SACAD AH OO DAHAB IYO 11k$ LAGA DHACAY OOHIN AFKA FURTAY

  Рет қаралды 35,991

M•Somali Tube

M•Somali Tube

22 күн бұрын

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Пікірлер: 78
@wiseman2748
@wiseman2748 20 күн бұрын
Habargidir dhac iyo bililiqeysi intey barteen bey hadda gabdhahoodi dhac ku bilaabeen, Ceeb badanaa
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 20 күн бұрын
kkkkkkkk booli ayeey ka dhargeen
@nailsissak3207
@nailsissak3207 20 күн бұрын
War daahir waa U.N Mashallah allah ku barakeeyo
@nailsissak3207
@nailsissak3207 20 күн бұрын
Mashallah daahir caladoow sharaf baad leedahay sida aad umada u caawinyasid qayr allah ku diiyo horay u soco inadeer un baad noqotay ❤
@fartunadow2551
@fartunadow2551 12 күн бұрын
ILAHEY CAWINAT WEYDISO ILAHA WAX CAWIYE 😢
@hawaahmed9851
@hawaahmed9851 20 күн бұрын
Agoonta Ajar aan dhamaan Ayaa laga helaa 😭
@luulahmed1869
@luulahmed1869 21 күн бұрын
gabadhan shukri ma ahanoo
@aminaomar6306
@aminaomar6306 20 күн бұрын
GABADHAN SHUKRI MASALE WAAYEE GABADHA CODKEEDA IYO SAWIRKAN ISMALAHANBEE WAAN KUWAREERAY
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 20 күн бұрын
Ruuxa codka ticktok kaso duubtay a geber islameed soo dhejiyey😢!.
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 15 күн бұрын
❤nabadonka❤cadaalada❤dumarka somaliyed ee ladulmay u gargarihii❤alloow❤inakaadaa adigiyo kooxdada alayaxafidak❤❤❤
@user-re2iv3pz6b
@user-re2iv3pz6b 20 күн бұрын
JAH daahir alloow noo daa yaa rabbi
@dahirabdulahi-lh8nz
@dahirabdulahi-lh8nz 20 күн бұрын
Hapo yartay muniiro Abdullahi warsame Allah Xaal keeda ha fududeeyo
@lionsxxx3968
@lionsxxx3968 21 күн бұрын
Asc dahir ajar allaha ka siyo umada aad cawineysid qof niyad wanagsan aad tahay masha allah
@adarali9779
@adarali9779 21 күн бұрын
Asc waxan ahay mam jit kul rabtaoo raadineysa qoom majid ilaahey oo loo dhisayo dad soo muslimay manag caawin karta. Ascdaahir
@user-ir7gx6jl2e
@user-ir7gx6jl2e 20 күн бұрын
MAASHAALLAH ❤❤❤❤ DAHIR
@user-wd6rn2dz4t
@user-wd6rn2dz4t 19 күн бұрын
Maansha Alaah daahir waxaan joogaa mako ilaahay ha ku caawiyo
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 20 күн бұрын
Dahir calasow Wale culeys buu haaya alaha ku xafido dumarka sad ugu naxarisato ilahey ha kugu naxaristo
@AnimaSaida
@AnimaSaida 20 күн бұрын
Reer haji saleeban sanadkan caadi matihidiiin😂
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 20 күн бұрын
Dahir gabadha hadlayo shukri mahee maxaa siah
@Kahih
@Kahih 20 күн бұрын
Illahow Daahir calasow haibaahin yaatahay kasohireso bisinka
@fartunabdulle2556
@fartunabdulle2556 13 күн бұрын
Fadumo saalax cigaal waaye gen ceydiid
@Amineta.0
@Amineta.0 17 күн бұрын
Biliqadii xamara soo dhameeysateen
@razmi4568
@razmi4568 6 күн бұрын
Agoonta hala caawiyo iyo waayeelada 😢
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 20 күн бұрын
May Allah bless daahir Where are the other men
@fartaislaw1871
@fartaislaw1871 20 күн бұрын
Iyaa
@Amineta.0
@Amineta.0 17 күн бұрын
Ilmaha reer anti loo yahey maahoo
@yousufmohamed3771
@yousufmohamed3771 11 күн бұрын
Waarhedhe anigu arinbaan kuu sheegayaa sxb maxkamada wareegto anigu gabar ayaan soogursadey 1 waxaanu kuwada heshiiney ducadeeda 1 neef o geel ah hadii eey maxkamada igasoo dacweyso diyaar baan uahey
@Yusro557
@Yusro557 20 күн бұрын
Daahir mid haduu noloshiisa kabixin lahaa janadii alle wuxuu ka.arki lahaa aduunka laakiin waa qabtaalad diiste👈👈👈👈👈👈
@Amineta.0
@Amineta.0 17 күн бұрын
Sacadku ma wax yar baa is wada garanaayo miyaa
@ubaxadan6566
@ubaxadan6566 13 күн бұрын
Laakin haada way isfuuren
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 20 күн бұрын
DAAHIR WAQTIGAN BUU UGU WACAN YAHAY WAAYO WAA GARYAAN DADKA U DHAXEEYA.FROM WESTERN HOME STAT SOMALIA 🐯🇲🇵🐯VIVA
@ubaxadan6566
@ubaxadan6566 13 күн бұрын
Abti waa been away iqaaben kamana dhiicin
@yousufmohamed3771
@yousufmohamed3771 11 күн бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh waarhedhe daahirow waxbaa kuhesta ale hakuu vududeeyo waan yaabanahey
@user-cv8th6vc6u
@user-cv8th6vc6u 20 күн бұрын
Wa runted aniga shankun laigadhacay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 20 күн бұрын
Walaahi ninkaa daahir waa wali ilaahay oo nasab waa nin.ilaahay u hawl yareeyay oo uu ilhaamiyay samafalka dadka
@user-qw7xb9ju6j
@user-qw7xb9ju6j 20 күн бұрын
Calasey ma adaa qeer sheegtaa. Halagaa sheega wadaa. Idinka isku sheega been ta. Hacayin dowlada.
@adarali9779
@adarali9779 21 күн бұрын
Ascdaahir i soo qabo
@user-nr3fr9gr2u
@user-nr3fr9gr2u 20 күн бұрын
Daahir colasow cumaamadaa lama haysan karo
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 18 күн бұрын
Shukri masala maxaa laga rabaa marka
@FarhiaAffi-yi1ik
@FarhiaAffi-yi1ik 20 күн бұрын
😂😂😂😂😂..saleemaan gabdhihii ee gubaayeen ee kudarsadeen inee gabdhaha dhacaan.
@fartaislaw1871
@fartaislaw1871 20 күн бұрын
Sacad caadi maha
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 20 күн бұрын
Oo maxay sawirka shukri masala u soo saarsatay yaab badanaa
@user-jw6ju4ic4q
@user-jw6ju4ic4q 18 күн бұрын
Naagtan iyo xarifkaan dahir culusow waa qoomu caàd been baan badanaa
@user-zw8cg4st9t
@user-zw8cg4st9t 18 күн бұрын
Waa beentis waa lasso buriyey daahir
@user-zw8cg4st9t
@user-zw8cg4st9t 18 күн бұрын
Waa tuug daahir calasow
@casalasal6466
@casalasal6466 20 күн бұрын
Suaal Shukri masala sawirkeda maxaa meeshan keenay ma ninkaan ayaa qaba
@umuzakariyaofficially5386
@umuzakariyaofficially5386 20 күн бұрын
Qofdaan shugri masala somaaxan
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 20 күн бұрын
Gabdhaha kale waxaad ku dhehdaa waxba laguu qabanayaa Maxad gabadhan wax ugu qaban weysay Gabar yar oo kugu tiri guri aan log lahayn baan degenahay niman marooko ah Ayaa daris la ahay Maxad wax ugu qaban weysay
@SaafiIbrahim
@SaafiIbrahim 20 күн бұрын
Sawirkan mesha saaran shukri masala ma ahoo mise qof u ek waye 😮
@M.SOMALI431
@M.SOMALI431 20 күн бұрын
May baaayo
@RahmoHusein
@RahmoHusein 19 күн бұрын
Shukri masala waaye
@user-zw8cg4st9t
@user-zw8cg4st9t 18 күн бұрын
Waa beentaa nashqad ma taqanid waxaa taqanaa isku tir qabiiled
@SacdiyoHassan-os7sg
@SacdiyoHassan-os7sg 20 күн бұрын
Shukri maxa ka rabtiin?
@user-up8cf6ob4q
@user-up8cf6ob4q 20 күн бұрын
Entee buu kaa shaqaynayay haduu sariirta dahabka ku helay maxaad ka hadlaysaa madama dalolki waynaday
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 20 күн бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 20 күн бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 20 күн бұрын
Saleebaan dhib badanaa
@AbdiAli-jw4
@AbdiAli-jw4 21 күн бұрын
Warya dahir dameer calasow umada ka leexo
@Yusro557
@Yusro557 20 күн бұрын
Habar jini luu kujiraa😳Waryaa Daahiroow aaqiro habar Jini majirto ee sidaan iska badal ee muslinimo and soomaali nimo thats all👈👈👈👈👈👈👈👈
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 20 күн бұрын
Sheekooyinkan ayaa imika batay😅
@khadragelle7801
@khadragelle7801 21 күн бұрын
Iblays iblays wax kama qaado
@momar6822
@momar6822 20 күн бұрын
Dahab kontroban = Xaaraan. Xaaraan la dhacay ayaa leysku heystaa meeshaan.
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 20 күн бұрын
Kontroban maxa laga wadaa horta
@Gmaaad
@Gmaaad 20 күн бұрын
@@saynabibrahim4703sharci daro ama suuqa madow
@Gmaaad
@Gmaaad 20 күн бұрын
Kkkkkk somalida badankood xaaranta xalal ayaa u yaqaanan
@munaibrahim1819
@munaibrahim1819 20 күн бұрын
@@saynabibrahim4703kontorbaan waxaa laga wadaa waxaa laga wadaa wax aan laga ganacsan karin sida daroogada aduunka waa kontorbaan dahab kontorbaan waxay noqon kartaa dahab tusaale wadanka uu leeyahay ama shicibkeeda leeyahay aan qof kali ah gadan karin
@momar6822
@momar6822 20 күн бұрын
@@saynabibrahim4703 Kontroban waa waxyaabaha sida suuqmadow ah looga ganacsado ama sharcidarada ah.
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 20 күн бұрын
HAWIYE mooryan isbaaro ummada waa qixiiye ayaagan waa ka soo daba qaxeen markas ayeey wareegayan meelaha qaxooti rabi idiin kama bixiiyo.magaafe ayeey prison ogu wada jiran tahriib Eebow waa tahriiba? qofka haduu booli cuuno waligiis libaani maayo. Nairobi ayaan juugna eebow.
@cousinbro1580
@cousinbro1580 18 күн бұрын
Baahi, haraad , ceeb isqaawin Alla ka fogaasho kuwa gaalowa adigeey kaa soo bilaawataa dadkinina ma caawisaan qaxooti iyo magafane adaa dadka baray soomaali baahi waa ka siman tahay laakin kan nasabkaa waa kan is caawiya adiga kuwaaga baa Daahir calasow qolkiisa ka ooya marka beenta iyo faanka meel la fadhiisa dhagax joogeey
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 17 күн бұрын
Allah ka cabso,hawiyoo dhan tuugo ma wadda ah.
@HalimaAli-nt9wq
@HalimaAli-nt9wq 17 күн бұрын
Daahir adigaa xaraan ku naaxday blackmailing ku samaysa dadka Allah ka cabso qabri ayaa ku sugaayo ee umada Allah iska daa
@saidissa1815
@saidissa1815 20 күн бұрын
Afra mal waa layaqaan
@ubaxadan6566
@ubaxadan6566 13 күн бұрын
Way isqaaben
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 21 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 dowlad kama jirto xasan dhiiqo wadankii Waa gatay. Mar dhow dadkuu. Gadan rabaa
@cousinbro1580
@cousinbro1580 18 күн бұрын
Adiga xitaa waa lagu gadan hadii kale caacda meesha kala tag 🙄🙄🙄🙄
@razmi4568
@razmi4568 6 күн бұрын
​@@cousinbro1580sax😂😂😂
@Kahih
@Kahih 20 күн бұрын
Illahow Daahir calasow haibaahin yaatahay kasohireso bisinka
@user-cv8th6vc6u
@user-cv8th6vc6u 20 күн бұрын
Wa runted aniga shankun laigadhacay
NAAJUU WAAN IS DILAA NINKAA HADAAN  JACAYLKA HELIN 4 SANO SIDUU DOONO IGA YEELAY
37:17
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 9 МЛН
Ninkii Gabadha 4 Sano Intuu Waday Kadibna UGA Baxay - MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:04:37
Maxaa ka khaldamay midowgii 1960.? - Dhegayso Aqoon-korodhsi uu bixiyay  Ustaad Ibraahin Hawd.
3:06:32