No video

GABAR DUMARKII CEEBAYSAY IYO GABDHIHII SOMALIDA QAAR KAMID AH OO CHICKEN LAGU MEHERSANAYO🥲

  Рет қаралды 28,990

Dirisle shaadhcade

Dirisle shaadhcade

Ай бұрын

SUBSCRIBE SAAR KZfaqKAN HADAAD ARKAYSO...
WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Пікірлер: 208
@cabdinasir8631
@cabdinasir8631 Ай бұрын
KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW❤❤❤❤❤❤❤
@Fahiyo-pl9xn
@Fahiyo-pl9xn Ай бұрын
Aniga adiga ayan ku sugaya inta cimrigeyga ka dhiman dirisle abdi❤❤❤❤❤❤❤😂😂
@LeilaHilal-ui9hw
@LeilaHilal-ui9hw Ай бұрын
Wll ana kaga horeyay iga dhaca
@Nasiiblay
@Nasiiblay Ай бұрын
Nin aan somali ahyn la iguma oga, inta igu raacsan✌🤷🏾‍♂️
@ahmedhaaddy
@ahmedhaaddy Ай бұрын
Aniga afganistan ma ahay marka😝😁
@rahmaali5038
@rahmaali5038 Ай бұрын
Yabo heli kara wiil somaliyeed
@ahmedhaaddy
@ahmedhaaddy Ай бұрын
@@rahmaali5038 adiga lee na heli karo alpi😘👑
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
wax waliba waa calaf calafka Alle ayaa haya
@ina_Ali_mohamud-qp6ie
@ina_Ali_mohamud-qp6ie Ай бұрын
iam Afghanistan 🇦🇫 and I love you 😍 💋 I am rich man
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 Ай бұрын
Subxanallah adun qurmey ayan jognaa wlh
@user-wt6hs5ls2i
@user-wt6hs5ls2i Ай бұрын
wlhi dhiga ayan kugu jeclahay huno qali allé haku xafiido ♥️ ifaraxsanow waliga
@haldhaa804
@haldhaa804 Ай бұрын
Bari baa jiri jirtay gabadha Soomaaliyeed, ay xataa raga soomaaliyeed kala dooran jirtay oo inaadeerkeeda xiga xaga qabiil ahaan dooran jirtay. Maantana waa kuwaa rag aan gayin suuqa kula ciyaaraya.. ilaahoow noo gargaar. Waa dulinimo iyo diin la'aan. Dumaroow xishooda, oo ilaahay ka baqa.
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Ай бұрын
Asc idiriis ha ku daalin dadkaan soomaaliyeed qaarkood dadka soomaaliyeed waxay ku faanan dadka ajanabiga qaastan gabadheen aduunka u qaxay ama lagu koriyey waxaa loo baxshay cheap and cleaning marka waxay ku ciyaareen noloshoodii qaarkood wax wata odayaal iyo kuw kale oo ah madaw iyo cadaan ah marka kama ay fakarin ilmah ay dhasho xagee ku danbeynayaan
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
30 sano kadib ayay ka shalayn doonaan markay caruurtoodu looma ooyaan ajanbai ah noqdaan oo dalka laga saaro..
@Adenpubg
@Adenpubg Ай бұрын
Djibouti ❤🇩🇯
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Ай бұрын
Waa runtaa. It is totally unfortunate situation. Gabdhaha Somaliyeed kor isu qaada fadlan!
@user-rg9mo7ry8m
@user-rg9mo7ry8m Ай бұрын
First one always 🎉
@user-xt7pj1nv8g
@user-xt7pj1nv8g Ай бұрын
First watch inader
@abdiwasac3457
@abdiwasac3457 Ай бұрын
Wn ku slmy zxp dirisle 🎉😊
@user-vi3yp9vy7j
@user-vi3yp9vy7j Ай бұрын
Allah Allah Allah Allah SOMALIA 🇸🇴 Allah Allah 😭 🙏 😢😢😢
@CawilCancel
@CawilCancel Ай бұрын
Somalia waa meel lagu ba ay🤧🤮
@abdirahmanharry8316
@abdirahmanharry8316 Ай бұрын
Number one
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 Ай бұрын
Sax waa shoowistayasl raqiis ah kuweenw seey ubadan yihiin
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it Ай бұрын
Af aan kuweena ku iraahdo iguma yaalo kuwaan idinka meel xun ka ridey qaali Beena isaga dhigey kkkkkk
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Cheep and Clean, ninkii yiri walee run buu sheegey
@FuadYazin-cn8ok
@FuadYazin-cn8ok Ай бұрын
Zaaxiib reaction ka soo bixi heestii cumeer big fan
@Marjuu7
@Marjuu7 Ай бұрын
Subxaanallah aduunyo dhamaatey😢🙌🏼
@user-pj7ge1zx1b
@user-pj7ge1zx1b Ай бұрын
Waxa raqiiska waa gabdhaha Somalia mesha la dhoho kaso jeeda oo kaliya ee maha gabdhaha somalida somalida ceebta yay kula so dul gaban dadka dhaqanka xun ee Somalia ee raqiiska Somali bay dusha saranayn nacalada raqiiska hablihi Somalia weeye ee maha hablaha somalida
@ridhwanadam1103
@ridhwanadam1103 28 күн бұрын
Very true.Say walahi we know a lot and our parents raised us well
@lulaa1113
@lulaa1113 Ай бұрын
Ragga soomaaliyeedo waxba ha qaylinina dumarkiina adinkaan tarbiyeysan gabadha Afghanistanka ahi waxay ka dambeysaa aabaheed iyo walaalked adinkuna intaad boosas ugadaan baad leeyihiin orod oo tahriib maantana gaal iyo muslinba ceebta dumarkiina ayey ka sheekeeyaan
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Ай бұрын
Sax Aabayaashood iyo walalahood adeeradood iyo abtiyaashood ayaa dayacay oo mas'uliyadooda gabay.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
qurabah waa lawada joogaa balse idinku awalba waxba lama joogin
@Fahiyo-pl9xn
@Fahiyo-pl9xn Ай бұрын
Ma i xasusataa xaaskada mustaqpalka farhiyo happy😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@helborone5756
@helborone5756 Ай бұрын
maya maya wllo i xasuusi adigu 😂😂😂😂😂
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Ай бұрын
Gabdhaha Somalida waa Raqiisa
@rahmaali5038
@rahmaali5038 Ай бұрын
Aqas wlhi qaar badan aan iska dhigan jirny waligey xitaa sual mahedin wajigabo ubadalaa
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Ай бұрын
ILLAHAYOW na Astur
@Fahiyo-pl9xn
@Fahiyo-pl9xn Ай бұрын
Wan kuso sacdaaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsmaAbdiraxman-qf5vd
@AsmaAbdiraxman-qf5vd Ай бұрын
Nin carabaa nin maaha waa qaniisyo dumarka dila akhas
@haldhaa804
@haldhaa804 Ай бұрын
Raga soomaaliyeed ee u sacabinayaa ka daran, oo nin cajuusa oo gabadh soomaaliyeed walaaqaya ku daawanaya😢
@SaciidoAbukar
@SaciidoAbukar Ай бұрын
Allaaha.xanuuniyo.gabadha.soomaslida..gabdhow.ilaahey.ka..cabasada..walla.dhimanaa.afuunka.waa.laba.beri..aakhiro.xasuusta..dhaldhalaaka.aduunka.yuu.idim.sirin
@LoukmanHoussein-yy9qt
@LoukmanHoussein-yy9qt 25 күн бұрын
❤❤❤haaaa wa runnnnnn
@user-si4xg5lr3c
@user-si4xg5lr3c Ай бұрын
Dirisle legend
@rahmaali5736
@rahmaali5736 Ай бұрын
Somalidu waxay tidhaahdaa baruur keliya ayaa baruurahoo dhan qudhmisa
@Fahiyo-pl9xn
@Fahiyo-pl9xn Ай бұрын
Abdirisaq ilove you😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahmaali5038
@rahmaali5038 Ай бұрын
Wey raqiiseen naagihii Somaliyeed 😢
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Ай бұрын
Aduu naga kuma jidhid miyaa 😂😂😂😂😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
weligood raqiis abay ahayaeen raga soomaliyeed ayaan ku bararaugsaneen bal;se alxamdulilah hada ayaan wax walba ogaanay--
@Lyla-mh
@Lyla-mh Ай бұрын
@@mohamedahmedqasaali3243 maya ayadu waa amerikanad wllki 😂
@aminaadan1606
@aminaadan1606 Ай бұрын
Shmure is a liar he messed things up n he's realising it now, I don't think he deserves a second chance he has to learn his lesson
@ahmedsharif367
@ahmedsharif367 Ай бұрын
💯
@Mai.N4sr
@Mai.N4sr Ай бұрын
Adhiga ileh😂😂😂
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q Ай бұрын
Well said sent to Dr DNA baby 😂😂😂 hey the song is one more time 💃💃💃💃💃
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
adiga yaan laga garan masayrka idirsle qofka rabigiisa u qora qofka uu gursanayo maha wax uu isaga ka samaystay habalaha somaliyeed quruxda badan aaad caruur ka dhashan ka dhaqadan rag kale hantiyaa ha ooyina wlalayaal idina ti la idin qoray baa helaysan masha Allah u yidhahda idinba wa guursatan walahay bilahay aniga aderday ajahanba bay qaar badan gurusaden carab iyo kuwo kaleba masha Allah baanu nidhahna ubad bay isku dhalen ninku hadu qiimo leyahay qoyskiisa qiimu yeelan aderday abtiyashay way qaban ajahanaba somali badana way qaban ajahanab sharaf ayay isku qaban xuman kamanu arag ma rka ha odhan raga somalida ma guursadan yes way guursadaan ajahaanabka cidi ilahay isu qora y isu sakhiray way is guursan no matter what hanbalyo ku ledihin maysrer ha la dayo
@user-xp9ub1wy8b
@user-xp9ub1wy8b Ай бұрын
Hadaa ogaan laheed inta Ajaanib ka dhalay gabadh Somaali gabacdina futada ka soo laaday saan uma aadan hadasheen. Aniga kula hadlaayo wiilasha aan abtika u ahay intaba ma rabaan gabdho somaali waayo waa wasaq aqli yar raqiis u ah ajaanibta bey ku dhahayaan. aniga kula hadlayo waxaa ka qooma meeya in aan guursaday gabar somaali oo aan waqti ku lumiyay. Waxaa iska dhigtaan in aad tihiin dad aan danbi laheen bal aan ku suaale Ajaanibta maxey nigu furaan? hadaa tihiin gabdho fiican
@Free_Man143
@Free_Man143 Ай бұрын
@@sidrasirad9475 mss 🍗😂
@abdiyasto7067
@abdiyasto7067 Ай бұрын
Oo kaalay idrisle miyaanad aqoon "Gabdhaha soomalidu waa free " Yacni waxba ma diidaan
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui Ай бұрын
Nagtan Somali maaha wa Afganiyad wad u kasaysa ama indhahad ladahay, garbasar hadad aragto ma Somali unba, Ayaga noga badan garba sarta
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
afganistan waa dad dagaal ku koray ma wanagsana badankooda runtii dumarkoodana way bah dilan umadaha kale se haday guursadan inay isku badhadhan baa laga yabaa ha u diidin qof walaba calaffkiisa raga somalida waxan arkay wadan walaba wa y ka guursadan china xata oo walahaya waaan arkay marka qof ka iyo nasiibkiisa yaan loo diidin afganistanse waan uga digaya haabalaha somalida umadaha kale wa cadi afganistaan meeel walaban arka dumarkooda siday u ooyaayan waan ka yabay malinba mid ba nagu ooda iska ilaliya
@Free_Man143
@Free_Man143 Ай бұрын
@@sidrasirad9475 orad u guur kuwayga ma gayaane kuwa is fuul fuula ee yurub nala jooga somaha ee jahliha ah
@SaciidoAbukar
@SaciidoAbukar Ай бұрын
Turkish.haduu.yahay.kuwooda..Mey.ku.ciyaaraan.gabdheheen.maxay.ugu.soo.dhacdhacaan
@SuhaybSiciid-v4b
@SuhaybSiciid-v4b Ай бұрын
ilaa maalintii aad youberka aad bilawday waan ku Daawanayay from Hargeisa
@Nastexo-g1j
@Nastexo-g1j Ай бұрын
Aqas kaas miyaa anig dad ahaan u fibrin lahaa odaygaas baqtiga ah
@deeqaali4247
@deeqaali4247 Ай бұрын
Waa runtaada afganiista xaafadeyda dagan oo maqaayadleh afar naag uu qabaa noo maseer waa kaxumahay
@user-xp9ub1wy8b
@user-xp9ub1wy8b Ай бұрын
Aniga waxaa aqaan afgaanistaan igu dhahay gabdhaha somaali waa wax aan ku bashaalo balse mustaqbal uma rabo
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it Ай бұрын
Yaad isu qaliyeen donataan danbe dhici meyso kkkkk waaka tuntaan uun mustaqbal kuwooda cad cad ayey ka dhigtaan dhanka somaliduna gudaafado ayad ka noqoteen wad ka so urteen uuuuuuf
@user-vj7ys1jg9b
@user-vj7ys1jg9b 29 күн бұрын
Ayada cebysan anaga😂hanagu xoqina dumar layne
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 Ай бұрын
War cod hadii KZfaq lagu soo duubi karo waan soo duubi lahaa Waryaa mexey yihiin nimanka soomaaliyeed ee daawanaya Mey dhegaha ka garaacaan War baxa ceebteena inaad Inaad buunbuunisiin lee rabtaane Weyba ii agtaag taagan yihiin markaasey qoslaayaan ush
@FarxiyoAbdulahi-ff1ds
@FarxiyoAbdulahi-ff1ds Ай бұрын
Duque wayey bo ninkan sub xaanallah😊
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Ай бұрын
Inkaar baaa dumatkii soomaliyey kudhacday
@nimofarah8193
@nimofarah8193 Ай бұрын
Ragga ayay ku horaysay inkaartu Ee la soco gabadh aanau aabe wanaagsan soo tarbiyayn oo jecayl la soo siin wllkeed dharka ii dhaq kusoo dilijirey weligeedba labarin in ay qof qiimoleh tahay maxaad ka sugaysaa wllky???
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
​​@@nimofarah8193 Gabdhaha Somalida waa gabdhaha ugu xoriyada badan gabdhaha Muslimiinta. Kuwa kale gabdhaha wayba dilaan waxa ugu yeereen honour k*lling dil sharafeed bay ku sameeyaan oo ay ula jeedaan sharafteena bay dishay waa in aan is dhaafinaa marka gabadha ay imaato wax ay u arkaan sharaf dhac in ay u keentay.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
​@@nimofarah8193 dhowr gabdhood ayaan kuu aqaan magaalada aan daganahay kaliya oo aabaahood aad ula soo dadaalay dhinac kasta markii danbana ajanabi qaarkood shiico yihiin ka raacay. Oo hadhoodii kuwa ay raaceen waalidkood oo dibada ku nool marka ay ogaadeen ku yiri ma waxaan galbeedka idiinku soo dirnay in aad naago madow guursataan. Oo hadhoodii gabdhihii Somaliyeed markii ay kala boodeen oo gabdhihii Somalida arkeen sida loo yasayo. Hadda Somali danbe ma rabo naagahaas Somalida ah, waa un ayaga iyo caruurtooda oo aan dhinacna laga tirsan kana tirsaneen.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
​​​@@nimofarah8193 Waxaad sheegeysid waa marmasiiyo gabadh Somaaliyeed oo walaalkeed ku dilay dhar ii dhaq ma jiro. Marka ma waxaad leedahay dhibaatooyin ku dhacay ayaa ajanabi jecleesiyay?😂 Laakiin maxay dhibaatadaas aad sheegtay hadaan kugu raacnaba ay u guursan waayeen jareerweyne oo ay uga faanaan laakiin madow jareerweyne oo kale ahna u aadaan.😂
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Ай бұрын
Diriislow baryaan waxay kaaga dhegtey dadba somali nacayo Etiopan jeclaadey Adu waxan mafahmeyside faraha kalabax dhega hadal Fri baad wada wanuku fahmeyna qabiilba kaahdlinaya
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi Ай бұрын
Maxaad ajnabi ka rabtaa WELI MA ARAGTAY GABAR JAREER WEYNE AH OO NIN JILEEC (Qabiilada) RABTO OO KA DABA ORDEYSA! 🙄🤔😎
@user-md4yr1gw5b
@user-md4yr1gw5b Ай бұрын
Acuudu bilaahi walee aan wiil soomaalia aan kudoorsaneeynin wiil cadaan
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
War kuwan xamar ay ka dhex ciyarayaan wa turkish 😂😂😂😂
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Ай бұрын
Carabta inta badan kuwa aan sharciga lahayn ayaa somalida ku meeraysta sharcibay ku qaataan😂
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Aad iyo aad dhowr jeer arkay.
@fawziya1997
@fawziya1997 Ай бұрын
Ciyaal caseerka lee waaye kuwa yaso wlhi waa hubaa
@lulaa1113
@lulaa1113 Ай бұрын
Ciyaal casiir rag lagu dhagdhago ma yaqaanaan waa reer soomaaliya
@shamisahmed1451
@shamisahmed1451 Ай бұрын
Xamar ku arkay ayago astaaf wado waa yaabay noloshay ma haweysan iska daayee ina la ciyaaro 😂😅
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Ай бұрын
Wlhi Runta waye❤🎉🎉🎉🎉
@luulluuy
@luulluuy Ай бұрын
Waa turkey 🇹🇷 ninka ciyaarayo
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 Ай бұрын
😷 walah qalbiga I hura silici dhaqan xumudi gabdhihi sa ragiina ma dayuus bay wada noqden an dimiir lahayn a😢😢
@maslah345
@maslah345 Ай бұрын
Kow cunsurinimada iskadaa labadii isfahamta ayaa guur yaglela tanlabaadna wax kastaa waa biqadaru RAXMAAN kudarso taas
@barwaqobarwaqo7542
@barwaqobarwaqo7542 Ай бұрын
Wllo Sharafaw no duceya inu inta lunsan e shisheye kalkalka ale inu tuso walalkod o ku din iyo dhaqana inay ka qafifiso kharashka halkay mansabkena hos udhigayso e kaftanka ja xidhayso gesiyada somaliyed ano dhali karo boqoro somaliyed o wilal iyo gabdho iskugu jiro maxa ajanib iso arkay kaga darane 4 xabo misane 6 xabo jinina ku meherso alahayka ala wil somaliya on bilash ku gursada la i qatay e dumarow cirbada dib u celiya o qaybta wanagsan ha shaqayso 🙋‍♀️😢
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l Ай бұрын
Biyo yaa shuban bay noqdeen
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Ай бұрын
0:30 haye anigaa keenayya lacagtii waa lagaa sugayyaa.
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l Ай бұрын
✅️🤣🤣🤣🔥👍
@zuzu9879
@zuzu9879 Ай бұрын
Marka ma gabdhaha dhanba jcl nin ajinabta wlhi iney jiran xita ma modo lkn wn arkey nago Somali oo carab gursaden kadibna ay dilen
@user-fd7qz8pb9l
@user-fd7qz8pb9l Ай бұрын
✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍🫠
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Ай бұрын
hadaan maqlay weligeey ma maqlin
@fraureach
@fraureach Ай бұрын
Waxaa cajiiba ragii somaliyeed ineey gogarada dumarka risqigii kagalay oo intas aay kashekeesanayan war isku xishod oo isku xishooda
@Free_Man143
@Free_Man143 Ай бұрын
Shuubo ajaaibta orad u Niiki dee wllshy ma gayaaan waa diamond 💎 taaydu
@zuhaip9985
@zuhaip9985 Ай бұрын
Horta markasta ood aragtan qof waxa aad ku xuntiin idinka waninaya maxad utidhahdan ragii soomalidu dumarkunbay ka hadalayan hada adigu wad iska rabta somaha inuu nin afganistani iska kaa haysto ilayn ninkan dadka waxa sameya ayuu waninaya ama dadka kale uga digayaye
@fraureach
@fraureach Ай бұрын
@@Free_Man143 walle maxaa igucayday ma adiga sual kuweydiiyey alle hortiisa kawediin gafka intaleeg xaqsore maxkamadiisa unba nawada sugeesa wadna kumahad santahay hadyadada qaliga 👍
@fraureach
@fraureach Ай бұрын
Ragow run hada rabtan gatankiin rag dunida mamula weeye halka kuweeni kheer allaha siiye ineey ineey dumarka xantodi kuqabsaden marka iskulabta
@Free_Man143
@Free_Man143 Ай бұрын
@@fraureach waad bixi kartaa kuwan dhalnay iyo luwa ila dhashay Ajaanib ma gayo raga Somaliyeed ku Abaha éthiopien mia wlkaa Oromo miyaa kuwii ka horeeyay wadanka may kuu dhisan niicda waa kugu kaligaa
@user-he3zb2fg9s
@user-he3zb2fg9s Ай бұрын
Ustaad yaxaye abokor add baan u salaamayaa
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw Ай бұрын
Nin somali ah oo gabar afganistan qabo waa hayaa meeqaa diyaar kaa ah😂
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Aad iyo aad bay u yartahay.
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Ma naaga somalida sharaf ayad uyeshay war naaga somalida adunka ulitan qarba somalida nin hindiya gaajonaya lanool oo rag somali kayaca marka naag walan aniga hay fanin wa qashin somalida nagahoda iladhaf adeer war somali horta maxay tahay dhaqan koda xun maxad kawadwada jaw sharaf ta ad sinaysan malaha inta hablaha somali wanagsan alaah haynodhowro naagah walan alaah kaxishon naladhaf
@saladomar8670
@saladomar8670 Ай бұрын
In uu meesha ku dhax waso ayuu raba
@XakiimoCali-ls2xz
@XakiimoCali-ls2xz Ай бұрын
NiN Ana somali eehana nooooooo
@abdallabro11
@abdallabro11 Ай бұрын
Jah dhiiga ayaan kugu jeclaaday my queen 👑
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it Ай бұрын
​@@abdallabro11kuwa so daaley iney kamid tahay maxaad ka taqaan war naag Somali ha aaminin wadani ma ahan naagaha kale guurso Shariciga waa la siinayaa somaliga nagahan wasaqeysan yeysan isukaa qaaliyeynin kkkk
@abdallabro11
@abdallabro11 Ай бұрын
@@MohamudSharif-jn2it maya sxp dadka dhan mawada daalno teedakale gawadh kulama dhalaan miyaa sxp wax isku reebo bal brother
@CawilCancel
@CawilCancel Ай бұрын
Ninkan waa from to xalane 😂😂
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q Ай бұрын
Ninka somaliga ah wax lagu yellow ayaa ka horaysa.
@SaciidoAbukar
@SaciidoAbukar Ай бұрын
War.ilaahey..kacabsada.nin..gaal..oo.hadane.ajnebo.ah.sidee.naftaada.kuugu...ogolaatey.inaad.la.ciyaarto.sheydaan.xasbuna.laah.wanicmawakiilan
@SaadaadMahamud
@SaadaadMahamud Ай бұрын
Dhiloo
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 Ай бұрын
Akhas odaygan wada gariireya maxay kala ciyaareysaa ma xishootadan
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Hadii uu dhalinyaro ahaan lahaa caadi may ahaan laheed?
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Dirisle caadi bu u ooyay caawa 😂😂😂😂😂
@Free_Man143
@Free_Man143 Ай бұрын
@@11naa44 muuxu kaga ooyi wlkaa miaa mss 10🍗
@abdihaibeosman7050
@abdihaibeosman7050 Ай бұрын
waar niaw warkaagu waa cadyay, videos kaguna wa istaahilaa in ladaawado.
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 Ай бұрын
Ana midaan buskut-dhiiq ku guursado iidoona😂😂
@Free_Man143
@Free_Man143 Ай бұрын
@@sabirabdi2913 haduu doono kula seexo
@user-tn5up8jd9m
@user-tn5up8jd9m Ай бұрын
😂😂😂😂😂✌️✌️
@degayassin
@degayassin Ай бұрын
Waarunta Edo
@AragsanSaid-yu9vs
@AragsanSaid-yu9vs Ай бұрын
Hablihi qimaha ayay iska dilen wlhi aduunyo😢😢😢😢
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
daa rag hadaa nahay siro badan ayanba idinka ogaanay, ileen heedhe waa nagaadi jirteen waxba lama joogtaan sasaa raqiis u u tihiin, waan u mahacelinyaa raga ajanbika ah
@mabruukahussein2486
@mabruukahussein2486 Ай бұрын
​@@Jaalejaale12 laxwalba shilalkay isdhigtaa lagu qalaa brother qowmiyadkasta inxun waalaga helaa waxaan social media ayumbaa sii buunbuuniyay adigu hadaa midwanaagsan doonaysay wali sidiibay uqaalitahay hadaad raqiisrabtayna waayimaysi hawarwarin
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q Ай бұрын
Dheekadaa sheekadaad mooday ahayn. Wayo sheeko sheeglagama ilaaliyee.
@Hubimahomed-mg4lz
@Hubimahomed-mg4lz Ай бұрын
😂😂😂😂
@NafissasouleimanNafissasouleim
@NafissasouleimanNafissasouleim Ай бұрын
Nolow ❤❤❤legent❤
@MrMoe612
@MrMoe612 Ай бұрын
Kkkkkkk maseer adiga mid raadi caadi iska dhig
@Free_Man143
@Free_Man143 Ай бұрын
@@MrMoe612 mss 🍗
@HabibaM-pf9lh
@HabibaM-pf9lh Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MunaMahamud-de5uy
@MunaMahamud-de5uy Ай бұрын
❤❤
@sabirboxser
@sabirboxser Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂
@user-tn5up8jd9m
@user-tn5up8jd9m Ай бұрын
😂😂
@aliabdi2436
@aliabdi2436 Ай бұрын
Afghanistan man don't aroso😂 okay
@KhadarhireZultaan
@KhadarhireZultaan Ай бұрын
Bentaa ma ah ninka Afghanistanka ah marku Ku imaado naag Somali unbuu Ka hadlayaa adeer goobahanagi shaqo ka joogi lanahay naagaha somaliyed iyaga halkay is dhigeen ayay yalaan
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 Ай бұрын
Anaa qabo gabar afghanistan ah wali ka mid ah ahayd khawarijta Taliban ee hada xukunka hayso. Ka dib markey fahmi weydeÿ oo iyadu waxa ay ahayd naag u qaabilsan sahanka oo xitaa hawl gal loo direy rag Ametican ah ayaa cuney wale afhanistan dumar wey hayaan 😂
@aadanofficial6189
@aadanofficial6189 Ай бұрын
Way buuxan waliba austria ugu daran
@mahadabdi2925
@mahadabdi2925 Ай бұрын
Really 🤨😡
@user-cu8ug4bd2y
@user-cu8ug4bd2y Ай бұрын
Idiriskenii uu xanaqay manta sorry wll😅
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Adiga bilow dirisle abdi gabar Afghanistan guurso😅
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 Ай бұрын
gabadhe Somaliyet maxyi raqisi😢
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy Ай бұрын
Doqonow geriyaad cidlaan gabalkuugu dhicin oonad sigalgalan itoobiya abaalkeeda magudi karno caqligaabka iyo cadowgu hayska ciyeen
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Ethiopia waxaad ku tiraahdaan bal in ay idinka yeelaan noo soo celiya deegaamada Isaaq ay ka midka yihiin Gaashaamo iyo Xarshin. Waligood idiinma celinayaan.
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy Ай бұрын
@@cabdirshidosman9649 kkk qaarkalaanu ugudaraynaa hadayrabaan
@user-zw7sj8cv1b
@user-zw7sj8cv1b Ай бұрын
Gabdhaha markaad guarantee weydeen bay ajaanib guursadeen. Ragiina waad ceeboodeen
@Free_Man143
@Free_Man143 Ай бұрын
🍗🍗😂😂😂😂
DIRISLE ABDI  MARKA AY GABADH AG FADHIDO IYO MARKA UU KALIGII YAHAY // IS...
9:42
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 42 МЛН
Behind The Scenes | HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA JIRTO
13:39
ArimaHeena
Рет қаралды 94 М.
Borama - Maxaa ka taqaan Far Gadabuursi || Magaaladii Aqoonta
13:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 56 М.
حقيقة ايمان خليف و التحول الجنسي..!!
11:55
Omar Jehad | عمر جهاد
Рет қаралды 462 М.
DOORO KII GURIGIISA KUCAJIBIYO | 3 WIIL vs 1 GABAR| GURIGODA TAGTAY
23:48
ILHAN OMAR OO GIL GISHAY MARAYKANKA | 'TRUMP OO BAQAY' YAAB!
22:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 71 М.