GABARTA KAHESHO GADASHED ISTAG KADIB AYADA KA DORANEYSO DOQEDA

  Рет қаралды 290,646

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 593
@hassanhero9916
@hassanhero9916 Жыл бұрын
Waqti waxan jognaa runtii oo qof walbo rag ah ama dumar ah ama bulshada iskadeh in lagacararayo qofka dinta uu sxpka ah ama kadashay cid culumo ah 🥺wlhi runtii islanimada iyo aqlaq fcn in laiskuhelo waa shey aad iyo aad muhim ah hada aan jogno qof walbo ubahanyahay😔.May Allah have mercy on us🤲💙
@abdulkadirmohamed855
@abdulkadirmohamed855 Жыл бұрын
Nio reality kahadashy marka sidee naxariista eebe ku helna mrka
@hassanhero9916
@hassanhero9916 Жыл бұрын
Ilahay ayaa noo maqan walee hadii sidan hoosha lagabadali waayo sxp
@UnasSuleiman-qc5gh
@UnasSuleiman-qc5gh Жыл бұрын
Subxannalah😢😢I don't know Where are this people heading😢
@SaaraMohamed-xx2ui
@SaaraMohamed-xx2ui Жыл бұрын
Haa wll wa wx lala yabo adiga madoran lhyd gbr xijban
@hassanhero9916
@hassanhero9916 Жыл бұрын
@@SaaraMohamed-xx2ui maxa diiidaayo waa midii lagu duceysanaaye wlhi 🥰🖤
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 Жыл бұрын
Xijaab qurux lagu helo waaye iyo akhlaakh maa qawansho lagu helayaa xashaa gabdho boqorda waa mida asturn❤
@SamiaAHMED14
@SamiaAHMED14 Жыл бұрын
Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤❤
@qabri9195
@qabri9195 Жыл бұрын
Haa wlh
@nishapep1517
@nishapep1517 Жыл бұрын
Waa ku saray
@nimcocumarckiriin961
@nimcocumarckiriin961 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Жыл бұрын
Scw Scw Scw ❤❤ ❤🙏🙏🙏
@Nashad123
@Nashad123 Жыл бұрын
Ridwan ilahay kabaq nin xijabka wax kasheegayo ha uqoslina runta usheeg ninki dambe xijabka wax kasheego kuna dheh xijabka waa aayad kamida aayadka rabigeen 😢 miyaynan caro Allah kabaqeynin nimanka diinta wax kasheegayo oo xijabka kadhigayo ceeb subxanaAllah weyba uqoslayan kwaran 😢
@IdirisHasan-hf1ol
@IdirisHasan-hf1ol Жыл бұрын
Waa jahiilin raga kiiniya joga
@lqs-tv6745
@lqs-tv6745 Жыл бұрын
isagaaba shaydaana oo diinta islaamka burburinaya ninkan qosol baad ka hadlaysaan, culumadu waa inay ninkan umada ka qabataa
@jannaatmd6314
@jannaatmd6314 Жыл бұрын
@@lqs-tv6745 xaqiiq waan kashakiyay ninkaan anba
@abdikarimshardi2641
@abdikarimshardi2641 Жыл бұрын
​@@IdirisHasan-hf1ol bro anigaba kenya ayan jooga ralina kama ihi wexe sameyen marka hanagu qaban kuwan okale
@iman1527
@iman1527 Жыл бұрын
Ha runti waxa la raby inu daho xijabka Wa astanta islamka waxbo haka shagin camal
@Nashad123
@Nashad123 Жыл бұрын
Meshan waa in culumada kahadlaan waa mel larabo in ghabdhaha muslimadka xijabka looga dhigo ninkan ridwan ladhaho asaga waxan wato wuna uqoslaya 😢 ghabdhow xijabka waa aayad quran hadhigina ninki rabo naag qaaban waa nin adun iyo Aakhiro khasaaray😢
@UnasSuleiman-qc5gh
@UnasSuleiman-qc5gh Жыл бұрын
Absolutely true😢
@Hamdiabdi55
@Hamdiabdi55 Жыл бұрын
Wa sax sisiter gabdhaha laraba in xijabka la nacsiyo
@cimranjoker4948
@cimranjoker4948 Жыл бұрын
Wlhi waa saxanthy kugu raacay❤
@umu-ashwaq911
@umu-ashwaq911 Жыл бұрын
Walahi warunta gabdaha aya xijabka lanacsini rawa naag culuma marabi ayey lasotaganyihin kwrn
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
taasi waa ra'yigaaga, ogow qof walba dhadhan iyo dooq buu leeyahay, diin shaqo kuma laha
@husseinarab7892
@husseinarab7892 Жыл бұрын
Masha Allah Wlhi Waaka xumahay Hadii ay Xijaabkii iyo asturnaanta la diidaYo waa Aakhiro zawan😢
@ZEIN7.7
@ZEIN7.7 Жыл бұрын
Wan ka xumaadey gabadha xijaabka lagu ceynaya. Wlhi ayadan doran lahaa😢
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 Жыл бұрын
Walaahi bilaahi tolaahi walaal waa runtaa,
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
qof walba dhadhan buu leeyahay
@ramlaahmed5986
@ramlaahmed5986 Жыл бұрын
Nin rageed thy sxb🙌,waxani wa wiilal oo wax darbi ay kuwalaqaan raba😏😏
@Muhudiin56
@Muhudiin56 Жыл бұрын
Aad oyo aad
@ahmeddayibjama5413
@ahmeddayibjama5413 Жыл бұрын
Haleyaben waa nin ilahey ka fog 😢
@fardosofilsan6402
@fardosofilsan6402 Жыл бұрын
Gabada ogo qurux badan ❤❤❤taan xijabka qabtoo❤❤
@saabiriinhassan
@saabiriinhassan Жыл бұрын
Haaa whi m.a
@ismaaciilabdirahmaan865
@ismaaciilabdirahmaan865 Жыл бұрын
Labaa xijaab wataan 1 iyo 4
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
waa Naag Abaal Taqaana 😂Ninkii Kaligeed Doortay Bay Dooratay Naaganimo Miyaan Dhahnaa Mise Raganimo 😂🙏❤️Respect 🫡
@Farhaanismaail
@Farhaanismaail Жыл бұрын
Naaagnjmo😂😂😂
@nimohassan1822
@nimohassan1822 Жыл бұрын
Ducaan hayay 😅Yayna katagin cml😂😂😂
@hodanmohamed5401
@hodanmohamed5401 Жыл бұрын
Waxaasa naagnimo lga dhaha❤
@FartinAhmed
@FartinAhmed Жыл бұрын
Lkn way fududahay ninka islamed maxay gacanta uqabatay 😂
@adenmohamed9494
@adenmohamed9494 Жыл бұрын
Wlhi runta aya shegtay sxb
@mariumabdalla476
@mariumabdalla476 Жыл бұрын
zaman waxaa joognaa xijaabka yhy wax laga cararo, dugsiga quraankana yhy wax la isku ceebaysto💔
@umulkayrabdi7272
@umulkayrabdi7272 Жыл бұрын
Asalanba in xijaabka meelahan la keeno ayaaba qalada ka daaya xijaabka ciyaarta meelbuu leeyhy xijaabkuye❤
@funnygirl8993
@funnygirl8993 Жыл бұрын
Alla maxaa dhaqan xuma ah bal wilashaan gurigi laguso barbaariyay ceeb ayey uso jiideen 😢😢😢xushmad wey dhimatay subxanallah 😭😭😭😭
@ayanabdinasir1357
@ayanabdinasir1357 Жыл бұрын
Labada gabdhod xijabka qaba cimri suban aya idin rajenaya ridwan wilasha kula dubayan video ga usheg inesan xijabka ku had gudbin hadal koda mizaan hau yelan agtada xijabka yaa wax loga shegin ridwan😢
@sacdiyaanzalchannel
@sacdiyaanzalchannel Жыл бұрын
Gawar xijabka halugu diido waa another level😢balaya kuaragte
@maxamedaxmed8558
@maxamedaxmed8558 Жыл бұрын
Laakin dadkani meelahaas maanay iska heli kareen
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 Жыл бұрын
Masha allah gabadha xijabka xiiran xamdi ugu shidan quruxi waa xijabka way isku kalsontahy sas karaba my sami❤❤❤
@samirahussein1500
@samirahussein1500 Жыл бұрын
Subaxanallah naagahan bilaa damiirsanaa sharaftoodibay ku ciyaareen naa doorasho lahayne guryaha fadhiya ragan akhlaaqdu ku yarthy ee hablha jidhkooda wax ka sheegya sida dumarka uhadlya wallahi inanta xijaabka xidhan Mashalah weeye
@Xasanciise-ut9ny
@Xasanciise-ut9ny 11 ай бұрын
Sax abaayo Waaya gabar xijaaban ninkii diida Koley nid qaawan Oo Suuqa ku jirta ayuu rabaa Sharaf eyey leeyihiin gabdhaheena Waliba kuwa diintaka muuqato❤❤❤
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 Жыл бұрын
Muuqaalkan Addis ababa ethiopia 🇪🇹 ayaan qolkayga kaligay ka soo daaway. Haddii Gabadh qiimaynayo Waxaan dooran lahaa Gabadha afraad sababtoo akhlaaq buuxda ayaan leeyahay, Haddii ay suurto gal ahaan Lahayd iyadaan Dhoofsan lahaa❤ Hamdi ina macalin my choice...
@muhsinmohamedasin9130
@muhsinmohamedasin9130 Жыл бұрын
GabaR xijaab lagu caynaayo waa aakhiro samaan mid qaawan oo asturneen ma ficno 😊❤
@IsmailmohemdYusuf-un7if
@IsmailmohemdYusuf-un7if Жыл бұрын
War kuwaan gabdha xijaabka iyo jakada isku wadato wllhi ayaada ugu qurux badan ma arkan myaa mise qawnidey rabaan😮😮😮
@MarwanMarwanyare-jn4qy
@MarwanMarwanyare-jn4qy Жыл бұрын
Anigaba layaban legenow 🤔
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
taasi waa ra'yigaaga, ogow qof walba dhadhan iyo dooq buu leeyahay, diin shaqo kuma laha
@IsmailmohemdYusuf-un7if
@IsmailmohemdYusuf-un7if Жыл бұрын
@@LexlutherVII replayda iga bax lo, yahey🦶🦴
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
@@IsmailmohemdYusuf-un7if waxaad xamili kari wayday xaqiiqda iyo runta, kkk ogow ninka dhabta ah ee sharafta leh in aanu u dhaqmin una u hadlin sidaada oo kale!🤦‍♂️
@saafisatahayare7568
@saafisatahayare7568 Жыл бұрын
Dadka fiican ayaa fahmi karo
@adoza7567
@adoza7567 Жыл бұрын
Ridhwan waxan Wa Qalad Plz Mar Dambe Gabdhahan Sidan Haku Sameyn Walasha Ma Ogalid In Nin Istag Dhaho Oo Jirkeda Oo Dham Firiya San Diinta Ma Ogolo Xaram Calek Teda Kale Nagahan Xolo Miya San lo Galayo😏
@baxsan
@baxsan Жыл бұрын
Waaa gabdho wax ka qaldan yihiin ilaahay ha xafido
@user-dj8es4gw3e
@user-dj8es4gw3e 10 ай бұрын
Waa wax an damiir lehen oo ogoladay in kac fadhiso ladaho yahuu wlhi kama yelen in ley bahdilo
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 8 ай бұрын
@adoza7567 Walaahay sxb waa runtaa waa aakhiro Samaaan waxaan layaabey ninka waxaan samaynaayo oo walaaladeed aaway oo aabaheed waayo oo mida kale nin miyaa jecel in walaashii sida xoolaha loo baayaco. Mida kale xaaraan miyaanay ahayn in gabadh aad fiirisid gadaal ilaa xaga danbe ilaa kor iyo hoos. Allow dhalinta noosooo hanuuni ugu danbayn meeshan isliii Nairobi sidaaan miyay noqdeen dhalintiii.
@raxmakaltuun1892
@raxmakaltuun1892 Жыл бұрын
dumarki somaliyed aharaftoodi walagu ciyaraya wlhi 😢😢😢 wn ka xumhay wlhi damirkygu ma ogola sidan
@khadarwadani6289
@khadarwadani6289 Жыл бұрын
Yaa mesha xoog ku keenay?
@raxmakaltuun1892
@raxmakaltuun1892 Жыл бұрын
@@khadarwadani6289 cidna kumay keenin e iyagaba sharaftayadi dhulka dhigay o qiimihii ay lahayen ku ciyaray lkn wxy ahyd hablaha yar yar walidkodi iney qabtan barina wxn wx ka drn bynu sugi dee
@user-fe1jp4tw3m
@user-fe1jp4tw3m Жыл бұрын
Subxnllah dhalin yarada reer kenya waban ka yabay xijabka iyo quranka ayay waxka shegyan😢😢
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
taasi waa ra'yigaaga, ogow qof walba dhadhan iyo dooq buu leeyahay, diin shaqo kuma laha
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 Жыл бұрын
Somaliyay diinta qofka ay ka muuqato ma uptade maha miya😂 subxnllh gabadha xijaabka ugu qurux badan❤
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 Жыл бұрын
Kusalia nabiga scw scw intaad awoodo.
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@khadarseleban4435
@khadarseleban4435 Жыл бұрын
Scw scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Жыл бұрын
Scw Scw Scw ❤️❤️❤️🙏🙏🙏
@salathaabdi2067
@salathaabdi2067 Жыл бұрын
It's a clear representation of the Somali community youth. The host should come up with the Analysis of the survey.
@xananxadari9202
@xananxadari9202 9 ай бұрын
Subaxanalllh Gabdho saan isku dhaama oo Hays qiimo Ridina sidani idinma wacna Nin kor iyo hoos ku eeegayaha wiilashuna saaan haysku dhamaan wllhi Hablhu haday qiima iyo sharaf lasiiyay aygaran lahaaye Dhoocil yari muumamulen oo jirkeeda halkuu doona kamuu eegen 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hoshiyarmedia9860
@hoshiyarmedia9860 Жыл бұрын
Asc, Ridawanow sxb waa ku wata Lkn hal codsi igu sharaf. sxb Hadala bahdil ka meesha waa ka Mamnuuc Sida Cajiinke warejisa cml Tan labaad dhaqanka iyo diinta hala ilaliyo Ajnabi ba laka yahay gabdha in Istaag iyo waregso ama soco aan ku dawado cml waa laga fcn. Marka sxb ado xirfada wadato ba hadana wx wanag ilaahey aktiisa ka heli karta , marka sxb in badan dib isugu noqo
@updallaxidig7566
@updallaxidig7566 Жыл бұрын
gabadhaan waa culumo kulahaa war iyda kuleh kuwana ka qurux bdn 🤣
@user-mc5uc4ue6t
@user-mc5uc4ue6t Жыл бұрын
Wlhi waa nasiib xumo in dhalintu Manta ey masajida hoos udhigaan
@MuscabHassan-wg6tt
@MuscabHassan-wg6tt Жыл бұрын
Allaahumma salli ‘ala Muhammad; Wa-ala aali Muhammad; Kama sal'layta ala-Ibraaheem; Wa-ala aali Ibraaheem; Innaka hamee dum-majeed
@munasarmucaashaq-km4gg
@munasarmucaashaq-km4gg 11 ай бұрын
اللهم صل وسلم علي نبينا محمد وعلي آله وصحبه أجمعين
@feysalhaashi
@feysalhaashi Жыл бұрын
Fudeed badanaa number 2 salaan dhab aaa qofka ahlo diin ka ahne waa laga caraaraa wllahi duni daashaya ayaan joognaa 😢😢 yaa allaah hanoo caroon uma daadi ayaan nahay 😢😢
@sukatamoha929
@sukatamoha929 Жыл бұрын
Wiilkaa 1987 fanaada wata muxuu la dhaaranayaa😂😂😂
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
Gabadha jaakada wadato dooran lahaa 🥰
@fardosofilsan6402
@fardosofilsan6402 Жыл бұрын
Manshaallah mcnto mishan madan soo istagtiin misha. Sharaf matasho mcny qurux 🥰🥰 iyo kartii iyo kalsuni xijabkida koo qabto lama hilaan badicada Sidi okalaa raqisan baa malokaa ardaa qali batahy mrka raqis koma goyni karan mcnto 😢😢
@kafiganboon3050
@kafiganboon3050 Жыл бұрын
Waa arin fiican inwiilasha iyo gabdhaha kulmaan. Lkn sida loosamaynaayo barnaamijkaan iyo sida gabdhaha loo eeg eegaa iyo hadalada qadafka ah mafiicno. Xushmada, dhaqanka, iyo qofka dareenkiisaba in lailaaliyo waafiicantahay. Tankale in dhalinyaro qaymo leh oo masuuliyadleh aa raadisaa fiican.
@anasyussuf5366
@anasyussuf5366 Жыл бұрын
Subxanallah xilli waxa lamaraya xijabku noqodo ceey😢😢 soory sister nacas Aya siqaldan kulahadlay
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Жыл бұрын
🎉 WAA INAAD ILLAAHAY FASAHAADKAN XIJAABKA LAGULA DAGAALAMAYO JOOJISAAN WAA AMAR ALLE RASUULKA S.C.W LOO WAXYOODAY WAXAAD HAWEENKA KA DHIGAYSAAN. ALLAAHUMMA HAL BALAQTU
@qureishasuleiman6830
@qureishasuleiman6830 Жыл бұрын
Disrespectful guys….some are just mannerless and don’t knw how to talk to ladies
@M45_0
@M45_0 Жыл бұрын
Relax it’s just a game
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 Жыл бұрын
gabadhan buuran
@mohamudmohamed7949
@mohamudmohamed7949 Жыл бұрын
He come from the jungle 😂😂
@yurubdida3569
@yurubdida3569 Жыл бұрын
Yes there are disrespectful
@cashaalle2466
@cashaalle2466 Жыл бұрын
​@@M45_0😊😊😊qq
@aaminaahmed2007
@aaminaahmed2007 Жыл бұрын
2023 wale yaab wan aragnay😢ma wadadnimada leysku cunsiriyeyna😢sorry
@khalidabdisharif1371
@khalidabdisharif1371 Жыл бұрын
Haa Wlhi Qiyaamaa soo dhaw 🥹
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 Жыл бұрын
markad rabti qof aad ku ciyartk gabdhaha aadka u asturan laguma dhago❤❤❤
@fardosofilsan6402
@fardosofilsan6402 Жыл бұрын
Uf xishodkid awy 😨😨😨😨😨😨waxan marabno hdan fans kada nhy blz marabno raga san oo dhaqan xuun
@saahimyare9628
@saahimyare9628 Жыл бұрын
Faarax isn't easy cajinka dariskey ware jisa😅😅
@ahmedshire3053
@ahmedshire3053 Жыл бұрын
#dhalinyaro ogaada hadaad gabar kunacdaan diin ogoow waad ku gaaloobee iska jira diinta waa lagu hormaraa lagama hormaro
@user-vc2cl8en1o
@user-vc2cl8en1o Жыл бұрын
Waxa nin rag ah ninka dumar cayin wiilka koofida ❤❤❤❤
@caaishoali6775
@caaishoali6775 Жыл бұрын
Gabdha xijaban Mashaallh ❤
@FatimaBintuYasin9570
@FatimaBintuYasin9570 Жыл бұрын
Waan ka xumahy gabadhaheena xijaabka lagu caynaayo oo ay rabaan in ay is qaawiyaan sorry gabadhaheena❤ 😢😢
@ciiltireproduction1622
@ciiltireproduction1622 11 ай бұрын
Dooq ahaan aniga waxaan dooran lahaa gabadha xijaaban❤❤🌎🙏
@warsamemahamud1626
@warsamemahamud1626 Жыл бұрын
Walahi afartaba waa doqeeyga Hamdi Ina Macalin I love you abayo ❤
@user-jv9mc1tw8x
@user-jv9mc1tw8x Жыл бұрын
Isku dookh
@louwangaming7050
@louwangaming7050 Жыл бұрын
Dada Kan gaalo miya diinti iyo hablihi asteria kagacararaya asturnantoda Marka ad na walasha inay qaawanato miyad rabta
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 Жыл бұрын
Mashaa allaah gabadha ugu dembeyssy sifiicann aad yeeshay ninka ku foortsy dooro
@liibaanmoalim5254
@liibaanmoalim5254 Жыл бұрын
Uf wlhi dadkii diintii aya ku yar waxa la diidan yhy xijaabka subxanallah
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk Жыл бұрын
Waxani waa qiimo dhac barnamijtan ma fiicna badal wll kuwii hore ee jijabi jacylkaaga aya wanagsana hablaha qiimohooda ilaaliya👍
@Adamisxaaq
@Adamisxaaq Жыл бұрын
Gabdhaan waa Culmo ku lahaa intuu dhihi lahaa kuwaan qaa qaawan sida gabadhaan ha ha isasoo asturaan kuwa kale xijaabka xiran inay tuuraanbaa ku dhiiri galiyey subxaana allah
@mohamethapdirashiid9831
@mohamethapdirashiid9831 Жыл бұрын
Waxn bahdil u arkaa istaag halagu qiimeye 😂
@abdirahimhusseinnor6556
@abdirahimhusseinnor6556 Жыл бұрын
Kaa kooofida wata waaa jaahil caadi ah wlhi gbdh qaawan xita uma qalmo mid asturan iska dhaaafe wuxuuna mudnaa in microfnka uu ka qaaado inksto barnaamijka uu wato uusan qurxooneeeen jooji hday kcquultahy sxb ridwaaanow
@sno3736
@sno3736 Жыл бұрын
Why is Number 2 acting like that 😭
@zafa.apdirizak.
@zafa.apdirizak. Жыл бұрын
Kan culima marabo kulahaa gabadh masar madxa kuxiran rapaa jaahil wllhi 10:15 😏😏
@PUBGMMADARA
@PUBGMMADARA Жыл бұрын
Kuwan dookh maba lahan 😮 ugu yaran gabdhhaas ay wada doorten oo ay xijaab la aanta ku qaten wa duni bis iyo ka dhamees 🎉😂 Guur shaqo kuma lahan
@Qutypie-ug4ok
@Qutypie-ug4ok Жыл бұрын
Keep going bro , more videos i.a
@nimcocumarckiriin961
@nimcocumarckiriin961 Жыл бұрын
Gabar waatiigurigedajoktaa😢😢😢
@adannur4755
@adannur4755 Жыл бұрын
Wxn kahaley gabar xafidu quran ah sidan gabardan cml masha Allah
@fardosofilsan6402
@fardosofilsan6402 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢sharf dhimaty aniga darimya aqash 😢😢😢😢😢 bahdiil
@sno3736
@sno3736 Жыл бұрын
Pink Jilbab is the most beautiful
@wixiilaraboanolashega
@wixiilaraboanolashega Жыл бұрын
ragii inay hablaha dharka ka dhigan baan ka fahmay video gan 🥹
@user-qd1dh9yc1k
@user-qd1dh9yc1k Жыл бұрын
Ridwan waxan naga daa yqey tijabi noso badi waxan waa laga cajisa runtii
@sHakra70
@sHakra70 Жыл бұрын
Kamahelin waa gabar diin leh cajiib wye!!!!🙄
@AbdirahmaanAbdirahmaan-mo6ns
@AbdirahmaanAbdirahmaan-mo6ns Жыл бұрын
Keep going wll Isaak🤙🥰
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica Жыл бұрын
Gabdhaha ma xoolo beec ah baa laga dhigay miyaa? 😢😢
@samirahussein1500
@samirahussein1500 Жыл бұрын
Waa tan ka yaaba nhy 😢wey is sharaf ridayaan wallahi
@user-tk7dq4jw9p
@user-tk7dq4jw9p Жыл бұрын
Asc wall waxaa sameyneysan ma qurxuuno,geemka sifin oo soo diyari, maxaa yelay dadka aa kentay,aqlaqda ka soo dhis,sida hadalka ama kala durashada gabdhaha.Thank you
@ahada5003
@ahada5003 Жыл бұрын
Wooow masha Allah wllkey mcn ❤❤❤😊😂😂
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 11 ай бұрын
Waa iska ciyaar, ee dadoow run ma ahan ogaada. (Sidaan filaya) Mahadsanidiin
@fatumagure8424
@fatumagure8424 Жыл бұрын
Keep going bro guul wcn
@ummuabdala4865
@ummuabdala4865 Жыл бұрын
Har wax la maraya gabdhii wadadnimo nagu naco subxanallah 😢😢😢😢😢
@cabdiraxmaan5328
@cabdiraxmaan5328 8 ай бұрын
Subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah Gabar waliba waxey kuqurux badan tahay wa xijaabka ilahow adaa awodleh ee kusoo hanuni diinta 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@khadarwadani6289
@khadarwadani6289 Жыл бұрын
Gabar xijaab wadato Sabab aan aga tago maba jirto
@user-ne9xc7vs2h
@user-ne9xc7vs2h Жыл бұрын
Gbar xijaab oo walba qruxbdn meel cidlo ya uga tagi karo mse ineey isqawiso ayey rbeen adunyo nin joogo mxaa aragti kulabaan 😍✊
@maxamuud12345
@maxamuud12345 Жыл бұрын
Ridhwaan sxp waanku taageraa keeq going
@hafsaabdi6857
@hafsaabdi6857 Жыл бұрын
asc issac abowe waa in ad ilalisaa gabdhaha xaquqdoda hadeysan raga ilalineynin gabdhaha ha caynina adigana ha ugu qoslin xush nadana haka taganina walalow mash rucan mid kale ku badalaa hana lakala xishodo insha allah
@muruudi4961
@muruudi4961 Жыл бұрын
Acuudi bilaahi inaan gabadh daba istaago oo iyadu hogaanka ii qabato... kuwan nimanka isku sheegaya waa kuwa duleeysan runtii. War ninka barnaamijkan wadoow opposite ka dhig oo gabadhuhu waa inay daba istaagaan nimanka
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Жыл бұрын
Mr. Ridwan I would suggest the guys to just stand behind the lady of their choice coz some of these so called guys are totally mannerless and the use vulger words that embarrassed the lady. That is not good. guys hv to respect the ladies even if it is not of his choice. They don't hv to call the ladies names or describe them in a very disrespectable manner. We really put the blame on you ought to hv planned it in a way which will attract the viewers, but you don't even seem to notice the loophole. What a shame!!!
@munasarahmedmohamed6316
@munasarahmedmohamed6316 Жыл бұрын
Subxanallah axadkan jakada cad qaban mXaa ka qaldan😢
@fatumoadan2058
@fatumoadan2058 Жыл бұрын
Walhi waxa ugu qurux badan gabarta xijabka wadato xita midib qurux badan ayey ledahay
@ubaxlefuadubaxle
@ubaxlefuadubaxle 11 ай бұрын
ridwan sxb marka hore waan ku salmey
@fadumomoha4678
@fadumomoha4678 11 ай бұрын
Masha allah inanta xijaabka xidhan waxad moda in ay i maqlaysay wilkay doratay xishmad ayu siyey asturnanteda iyo akhlaqdeda ayu kudoqday intan arkayey ayada ka qurux badnay wilkay diday nin inu nag ladokhdo unbu didaye dokh kama ahayn gabadha xijaban inu dorto alle haso hadeyo dhalyarti waxay marayan her gabadha xijaban ay dugsilay ku caya
@FardosaAbdinasir-uv4il
@FardosaAbdinasir-uv4il Жыл бұрын
Keep going bro♥️♥️♥️
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 Жыл бұрын
Subuxan Allaah wadaad nimada laga carara🫢
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Keep going
@hkulow1709
@hkulow1709 Жыл бұрын
love the show all I can suggest is if the girls could stop checking on the device is little disrespectful for the audience. otherwise loved it.
@cawiljiyo5578
@cawiljiyo5578 Жыл бұрын
WAA BARANAMUJ FICAN LKN DUMARKA LABA MID HALAGA DAAYO 1 IN DUMARKA MEEL WALBA LAGA FIIRIYO SIDA XAGOODA DAMBE IYO SHAFKOODA 2 DUMARKA KIC KICITANKANA KADAA SIDA KALE WAA SAX 🙏🏿
@abdifitahteenka5875
@abdifitahteenka5875 Жыл бұрын
LEGEND KAAS GAPADHAAN BUURAN KULAHAAA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊
@xayaataxmed1480
@xayaataxmed1480 Жыл бұрын
Subxaanalh reer badiyo nimo iyo aqlaaq xuno eey is ku dar saneen 😮😮😮
@LexlutherVII
@LexlutherVII Жыл бұрын
taasi waa ra'yigaaga, ogow qof walba dhadhan iyo dooq buu leeyahay, diin shaqo kuma laha
@nimcocumarckiriin961
@nimcocumarckiriin961 Жыл бұрын
سبحان الله 😢😢😢
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 Жыл бұрын
subxanaAllah ma xijaabki buu sidaa ugalayaaa inankan Mida xigta ridwan walalo sidan waa qalad gabdaha iyo wilashan ajnabi bey kala yihin
@abdallabaari9143
@abdallabaari9143 Жыл бұрын
Ridwan wll dhalinyrta barnamijka kula sameyneysa hadalada negative ah kadaa wayo waqtigoda ayey kuso huren
@umuqalid
@umuqalid Жыл бұрын
Issack jawaab wacan ❤
@saadaq2063
@saadaq2063 Жыл бұрын
Keep going wll issack💙💪👍
@qanciyamahamud44
@qanciyamahamud44 Жыл бұрын
Wiilka hoody ah waa jaahil akbar maanta gabar asturan oo diinle ninka diidaya oo dooranaya mid qaawan ma ahan mid mustaqbal raba waa midraba inuu jirka gabdhaha aan muxrimkiisa aheyn daawado
@jannaatmd6314
@jannaatmd6314 Жыл бұрын
Actually magacu waa isxaaq
@user-ci3hn7xf5r
@user-ci3hn7xf5r Жыл бұрын
Alla allaga baqo gabdhaha diinta kamuuqato yaanalaga caayn
@casiocurious8744
@casiocurious8744 Жыл бұрын
gabadha dharka buluuga qabta waa quruxleey lkn wey is cadeeysay
@Abdisadik28774
@Abdisadik28774 Жыл бұрын
Wa chemical socdo
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
Alla Beerka ManooLi Waaba Leydoortaye Maxaa Waaye Adiga Makuwanaad Udaraanihooysaa Kulahaa🤣😂🤣😂
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 41 М.
Ax! SI KEDIS UDHAHAY TELKA KALA BEDESHTA ISBARA DACAD MATIHIN
43:13
Ridhwan Issack
Рет қаралды 333 М.
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 156 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 11 МЛН
EX KAADA WAC….
18:27
Aj style
Рет қаралды 30 М.
ADKATAY! DOORO AMA XUKUN WA LA IS JAFAY |5 WIIL vs 5 GABAR
41:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 241 М.
FINAL UDOORO LAMANE QOFKA KAHESHEY HADI KA OGOLADA ISLA BAXA
17:24
Ridhwan Issack
Рет қаралды 348 М.
QALBI JAB! WAX BADSO WAX BEL AY LEDAHAY TIJABI SXBKA Pt63
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 368 М.
GABAR JECLA BA ITIRI 3 MALIN IGU GUURSO IN UUR LEHED KA SHAKIYAY
1:11:35
Sion princess funny Haribo Donuts 🍊🚆😅🤣
0:35
SION /紫音
Рет қаралды 19 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
0:16
LOL
Рет қаралды 10 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
0:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
0:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 9 МЛН