No video

#Gabayda

  Рет қаралды 449,965

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 132
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 3 жыл бұрын
Nimankii h/jeclo ee gabayga hibada loo siiyey maxay usoo geli waayeen Halagu kala guuree Sida maxamed nuur fadal , gun iyo baareeg, salaan carabey , maxamuud daalin, Faarax laanjeer iyo rag kale oo badan
@kandarabi927
@kandarabi927 3 жыл бұрын
Armuu qaybo hore kaga hadlay kuwaa ama soo wadaa? Yeelko ee kuwan aad hadda magacawday waa niman ka level sarreeya kuwan hadda video gan ku jira.
@abdirisaakmohamedabdi7639
@abdirisaakmohamedabdi7639 2 жыл бұрын
Cali jamac haabiil❤️
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 3 жыл бұрын
Mnsha.allh rageedii mar kasta iyo meel kasta waan kugu xidhanahay. Dirir hore u soco wlaàl.
@calisuldaanibraahim1777
@calisuldaanibraahim1777 2 жыл бұрын
Iskadaaawazan
@YusufHashi
@YusufHashi Жыл бұрын
Ilaaahaw habar jeclo hanoo waayin addunkaba iyaga haysta ❤️❤️🦁
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
YOU ARE THE NEW GENERATION WHO WILL CREATE A NEW. HORIZON IF SOMALU LITERATURE.. BILAA XADUUDA BILAA QABIIL...
@nagiibmohed3209
@nagiibmohed3209 2 жыл бұрын
Llň
@abdikaniahmed1044
@abdikaniahmed1044 2 жыл бұрын
Taariikh aan jirinbaa la samaysanayaa Daarood baa laisku dhererinayaa
@farhanhaji8392
@farhanhaji8392 Жыл бұрын
Dooraaleyaashii wali way is dalbanayaan AHN hadraawi anagu dooraale ayaanu kuu naqaanaa.
@hilaahcali6615
@hilaahcali6615 3 жыл бұрын
Waa taakhiir iyo xuus xiiso badan leh. NAHADSANID.
@awiltarabi40
@awiltarabi40 3 жыл бұрын
Sarka dhaban aad baan ku Salaamay,tariikh sugaanneed fiican Baad ka soo sheekaysay waana loo Bahan yahay in LA ururiyo kaftan Sugaanneedka iyo waxii rag isyidhi. Halkaa ka sii wad ururinta xigmadaha Dugoobey,ilaalina in aadan bedelin Xuruuftii nin waliba isticmaalay si aan Dhadhanku u lumin.thanks markale
@caytochannel
@caytochannel Жыл бұрын
Camaje legend
@meeloadan4412
@meeloadan4412 Жыл бұрын
Ali JAMA HABIIL
@naasirxasan9907
@naasirxasan9907 Жыл бұрын
Cali jaamac Haabiil lajab weynbuu Aha Alla Haw naxariiste ma nin Aan cm Ahayn Aya ku faani Kara saaxil
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Aw JAAMAC cumar ciise born in iskushuban aven his accent was ,, Ari boowe,, his mother and her family raised so aw jaamac6 wAa Cali Saleebaan.. from qandala
@Ahmed.Ruush6
@Ahmed.Ruush6 2 жыл бұрын
been bad sheegtay waa nin reer buhotle ah oo hayaaga reer ceegaag
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
@@Ahmed.Ruush6 WA NIN DHULBAHANTA OO RERR BARI SIIBA CALI SALEEBAAN KU DHEX KOREY.. OO ABTI LOO YAHEY...
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
@@Ahmed.Ruush6 HIRTA AW JAAMAC AQOON SHAKHSI MA ILEEDEHEY.. ASAGOO DHULBAHANTA LAHJADIISA WAA REER BARI WUU KU DHASHEY. WUU NIN ABTI LOO YAHEY. BARI KU DHASHEY
@khalidziyech870
@khalidziyech870 3 жыл бұрын
weriye dirir waanu kula soconaa bogaaga suugan dhadhiga
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Gabay waxa tiriyey ismaciil xayd afloow zxp Waa afkala qaad
@ahmedjama3311
@ahmedjama3311 3 жыл бұрын
Maansha Allah
@zermaahir186
@zermaahir186 3 жыл бұрын
Silsilada waad kufsatay iyadana. Waxaanad ka reebtay gabayadii: 1)ismaaciil xayd af-law (isaaq/sacad muuse) 2)gabaygii camanje yogol(abuskuul-reer farax guuleed)u tirayay cabdi gahayr ee ceelka hargeisa 3)jawaabtii cabdi gahayr(isaaq/ciidan-galle) uu siyay camanje yogol
@Ahmed-dulmidiid
@Ahmed-dulmidiid 11 ай бұрын
Gabayada noo badi masul❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikaniahmed1044
@abdikaniahmed1044 2 жыл бұрын
Qonkan waa qof aad u xanuunsan oo qabayalad iyo cuqdad daarood hayso ee usooducey in ilahay caafiyo
@farhanhaji8392
@farhanhaji8392 Жыл бұрын
Daarood waligiiba isaaq waa ka danbeeyey dhan walba.
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 2 жыл бұрын
afka kamaad hadline meel kaloo huguntay weeyaane
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
Hore uga soco gabayada qabyaalada fidnada iyo dib u dhaca. Waa waxa qeyrkeed Somaali ka reebay oo meel lagu jabay iyo meel burburtay uun joojiyey. Dadka Afrikaanka ah ee aynu isku midabka nahay ee aynu jaarka nahay gadaa cayda iyo cunsuriyada. Ha ku odhan gfuur culus iyo Washaysi. Af Somaaliga na waa la wada bartay
@ahmedjisaakalaakhayrhussei2260
@ahmedjisaakalaakhayrhussei2260 2 жыл бұрын
Ingiriis haduu madaafiic nagumilaalaayo
@aadancilmi9508
@aadancilmi9508 Жыл бұрын
H jeclo waligedba gabay lo daa nio
@Araweelo234
@Araweelo234 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@crisaaqalqarni5313
@crisaaqalqarni5313 3 жыл бұрын
Qaadiriyadu maaha timawayn meel haka gadhiciin timawayntii shayaadiintii la shaqaystaane
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Wahaabi ayaad tahay stupid ah tima wayn waa qaadiriya asala sharaf iyo karaamo leh
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 2 жыл бұрын
Dhago dameeraad weeye
@Inakulmiye
@Inakulmiye 2 жыл бұрын
Waar beenta dadka ka daa gabayga Af-kalagaad waxa tiriyay ninka layidhaa: Aflow Isack/ Sacad Muse/Makaahi.
@suldaand
@suldaand 8 ай бұрын
"Afka kama hadlini meel kaloo huguntey weeyaan" ~ jamac cali jaamac l woodhaq)
@mustafexasan2260
@mustafexasan2260 Жыл бұрын
Abwan camaje nin jidwaaq ah kana ah abaskuul
@khadaraxmad6608
@khadaraxmad6608 2 жыл бұрын
Gabaygan waa af kala qaad wax leh muxumad aflo oo ahaa sangub abtigii
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 Жыл бұрын
Sangub abtigo saw isaaq ma ahayn
@zzupeerahmed5196
@zzupeerahmed5196 11 ай бұрын
Aniga mooyoo waa afkalaqaad waa aflaw
@cabdiaxmed5946
@cabdiaxmed5946 2 жыл бұрын
Neef yahow abwaanada qaybi oo soomaalida uqaybi reer kaliya ha ka hadline
@Ahmed-dulmidiid
@Ahmed-dulmidiid 11 ай бұрын
Waa taan cirbada iibsada sida ........... hhhhhhh af xuma ninku❤❤❤❤😅😅
@calisuldaanibraahim1777
@calisuldaanibraahim1777 2 жыл бұрын
Good good Good
@aarsadaamdayib6537
@aarsadaamdayib6537 9 ай бұрын
Waar nimankaa Arab waa naarnaar birlabta isaaq iyo nimankaa habarjeclo ba wplhi
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 Жыл бұрын
Abwaaan xuseen yogol furre wuxuu ahaa abwaan soomaaliyeed oo kasoo jeeda deegaanka soomaaligalbeed kana soo jeeda beesha abaskuul gaar ahaan reer yaasuf.
@sacdiyaahmed2190
@sacdiyaahmed2190 2 жыл бұрын
Mahadsanid waa taariiq aad u xiiso badan
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Mahadsantahay thanks gabay
@crisaaqalqarni5313
@crisaaqalqarni5313 3 жыл бұрын
Adeer Walxbaa kaaxgiman joooji timawaynta kabax
@ashaadana9295
@ashaadana9295 3 жыл бұрын
Maansha Allaah
@MohamedAli-dy2px
@MohamedAli-dy2px 2 жыл бұрын
Farah nour wcays allow ku naxaristo
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 жыл бұрын
Waxan ka helaa markuu Mohamed Dirir leeyahay : waa iyagiyo Allahoode 😍😍
@Mustafesulub0
@Mustafesulub0 Жыл бұрын
Iska sax gabayga Af kala qaad waxa lahaa aflow
@youngash6411
@youngash6411 3 жыл бұрын
MAASHALLAH WALAALA thank you.
@hamzeabdi8885
@hamzeabdi8885 Жыл бұрын
Abwaan Camanje Yogol Adkaatay gabaygisii
@axmedcabdixaange4024
@axmedcabdixaange4024 Жыл бұрын
Rageedi zxp gabayadii reeryoonis noosoo duup
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 4 ай бұрын
Dadki hore qabyaalda badana
@moeburco309
@moeburco309 2 жыл бұрын
Masha allah ❤️❤️🔥
@cjabarclahiii2530
@cjabarclahiii2530 2 жыл бұрын
5
@axmedcabdi6374
@axmedcabdi6374 Жыл бұрын
Lp11111111 Qqqq
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 2 жыл бұрын
Garxajis 🦁
@iali8540
@iali8540 2 жыл бұрын
Afloatbaa lahaa gabaygan aad leedahay cali geese ayaa tiriyay.
@youngash6411
@youngash6411 3 жыл бұрын
MAASHALLAH WALAALA BARACK ALLAH FEEK
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
You are better than idaaja . Idaaja is very very boring you are even my uncle aw jaamac cumar oo iskushuban ku dhashey asagoo dhulbhante ah. Cali Saleebaan baa ku dhex Korey aw jaamac cumar ciise si gooni ah boo ah aan sqaan aw jaamac wAa QOYS nagu dhex Korey.
@HamseDauud
@HamseDauud 8 ай бұрын
Masha,allah
@ahmedmadar6037
@ahmedmadar6037 2 жыл бұрын
Gabayada inta aad garanaysuun ka waran ku wa aanad garanayn ha isaaqan oo beentii isaaqu yaanay kula siifidin fallen dib ugu noqo gabaygaa camaje
@IsmailIsmail-om5cr
@IsmailIsmail-om5cr 2 жыл бұрын
Waar gabay ga odhanaya abaskuul isaaq inaan la simo igama eegtaan waxaa iska lahaa Muxumed aflow Taariikhda been haka sheegina
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 2 жыл бұрын
Silsilada waxa bilaabay INA AFLAW iyo Camanje yogoll
@aliabdimire998
@aliabdimire998 2 жыл бұрын
Asc walal sxb
@lamahuraan665
@lamahuraan665 3 жыл бұрын
Abti waanu kugu xidhanahee gabayada iskasax oo abwaankii tiriyay habadalin xaqiisa ismaciil aflo tiriyay zax gabayada
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 2 жыл бұрын
Silsilada waxa bilabay INA Alaw iyo Camanje yogol
@abdifariid8636
@abdifariid8636 4 ай бұрын
Thanks masuul sare
@Samosheegismail
@Samosheegismail 2 жыл бұрын
Gabaygaa af kala qaad waxaan u hayaa indr ismaaciil afloo
@abdirahmanmohamoudahmed7777
@abdirahmanmohamoudahmed7777 Жыл бұрын
Xaaji cali geele
@jamaahmedmahomed5826
@jamaahmedmahomed5826 2 жыл бұрын
Ma haysaa gabayadii caadleef
@Qayz68
@Qayz68 Жыл бұрын
Gabaykii Cuba wax ka soo dhex
@eng.hassanm.obsiiye3803
@eng.hassanm.obsiiye3803 3 жыл бұрын
Cali geele ma laha gobaygaa sxb suugaanta nimaan lahayn laguma sheego
@caliduulduul5925
@caliduulduul5925 3 жыл бұрын
Yaa leh daa balsheeg
@eng.hassanm.obsiiye3803
@eng.hassanm.obsiiye3803 3 жыл бұрын
@@caliduulduul5925 aflaw gobayaagii la odhan jiray
@aliabdimire998
@aliabdimire998 2 жыл бұрын
Isagaa lahaa ee yaad ku sheegidoonta
@abdirizakmaaxcawad6725
@abdirizakmaaxcawad6725 2 жыл бұрын
Beena waas .dawac cunaya gabay
@weriyeguuleed7863
@weriyeguuleed7863 2 жыл бұрын
Barnaajik qaaliya
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 2 жыл бұрын
nin maqaaxi iibsaday hadiii loogu iman wayo giirtii goortii albaabada uu xidhnaa waa afkala qaade
@mohamoudhirsi1277
@mohamoudhirsi1277 Жыл бұрын
Afkalaqaad Waxaa Lahaa Ismaaciil Xeyd Aflaaw . Midhkaa Iska Sax Cabqari.
@faaraxaxmed7021
@faaraxaxmed7021 2 жыл бұрын
Asc taar tv
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Dhoqosh ma cara adeg BAA?
@khadarabdilahi2070
@khadarabdilahi2070 Жыл бұрын
Afkalaqaad ismaciil xirsi aflow ayaa lahaa
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Ciise damash ma nin caro adeg ahbaa ❓❓🐪🐪🐪🐪🐪
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 2 жыл бұрын
habeenkaan dhashee lay mush xaradaayay martidu waxay moofayeen
@aliabdimire998
@aliabdimire998 2 жыл бұрын
Ali geele gobal kee buu ka soo jeeday
@AbdiwaliIbrahim-fh3oz
@AbdiwaliIbrahim-fh3oz 6 ай бұрын
Wuxu kaso jeeda gobolka hawd bali gubale wa nin gulane
@maxamedcalibulaybulay2927
@maxamedcalibulaybulay2927 3 жыл бұрын
jaaiib
@user-wn5we6pc3j
@user-wn5we6pc3j 5 ай бұрын
😢😢😢😢
@salebaanxaduur7639
@salebaanxaduur7639 2 жыл бұрын
yaa ka jawaabay oo kahaadlay mahaysaa ku soodaar soomali baa dhamaan yaa
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 3 жыл бұрын
Dirirow faaninta habarjeclo uunbaad na liqsiisaa baryahan.
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 жыл бұрын
Saynabey anigu H/jeclo ma ihi, Dirir ma difaacayo lkn walaal maanta nin kastaa cidda uu kasoo jeedo ayuu u yara janjeedhaa 🤣🤣
@ashaadana9295
@ashaadana9295 3 жыл бұрын
Cali Haabiil beesha Ciise Muuse ayuu ahaa malaha waxba kudhimane
@eng.hassanm.obsiiye3803
@eng.hassanm.obsiiye3803 3 жыл бұрын
Gobaygaa aflaw baa lahaa sxb afkala qaad ee iska hubso sxb
@muztafeaxmed3273
@muztafeaxmed3273 3 жыл бұрын
Beenaale ayaa tahay
@calisuldaanibraahim1777
@calisuldaanibraahim1777 2 жыл бұрын
mahadsanif taar t
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 3 жыл бұрын
Ahmed Abdi gadhwayne
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: " aalaa inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa hum yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye. Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa. V
@ahmedgellah3050
@ahmedgellah3050 2 жыл бұрын
USGAG BAA TAHAY OO AFKA AYAAD KA XAARTAY.
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 жыл бұрын
You ars wrong wuxuu ahaa cismasn gabyayee
@miyirxasan9598
@miyirxasan9598 Жыл бұрын
Vm
@sahramukhtae1949
@sahramukhtae1949 2 жыл бұрын
Waarkaan horta ma habarjeclaa
@muna619
@muna619 Жыл бұрын
Mantana rer dhikhsixaq hadan nahay cebta nahaysata dir baan sheganaa ilayn ceeb loma dhinto
@craxmanraage9715
@craxmanraage9715 Жыл бұрын
Agga
@cllaahiaxmed7639
@cllaahiaxmed7639 3 жыл бұрын
Faarax laan jeer aaway
@abdirisakwais8100
@abdirisakwais8100 3 жыл бұрын
Waa ileyn faan aadan lahayn waa xoolo bilaasha ,bal kan habarjeclo uun xayaysiinayo ileyn waa wax imika UU taariikh samaynayso
@aadancilmi9508
@aadancilmi9508 Жыл бұрын
Tan ma hoyo leh
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Жыл бұрын
taartv walal si dadku u kala bartaan abwaanada iyo qabiilada ay kasoo jeeda mar kasta abwaanka iyo qabilka uu kasoo jeedo is raaci
@user-fz8ds2vz3n
@user-fz8ds2vz3n 3 ай бұрын
😂
@aliabdimire998
@aliabdimire998 2 жыл бұрын
Ali geedi yuu ahaa
@AbdiwaliIbrahim-fh3oz
@AbdiwaliIbrahim-fh3oz 6 ай бұрын
Nin araba ah
@ismaaciilcabdilaahi7428
@ismaaciilcabdilaahi7428 3 жыл бұрын
U want
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Waagii dhaqash (dhaqash waa dammeerta dhadig ee marka habeenkii nafluhu wada seexdo shaydaamadu u wada yimaadaan oo la qaaq-qaaq-qaaq leeyaan habeenoo dhan ilaa fajrka laga gaaro oo nafluhu ka seexan waayo habeenoo dhan) ibnu firaash falaashkasomali eeyle ina gumeed iidoor somalidiid oo ah ingiriiska gurigiisa gudihiisa iyo gurigiisa dibadiisa kuwuu uga shaqayn jiray oo hadana sidaas oo kale doonaya inay ugu shaqeeyaan ingiriiska oo ah adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali somali u liite somalidiid ooyaaye ooyaaye ooyaaye uu ilmada wada daadshay somali iyo aduunka oo dhan oo u wada jeeda oo somali oo dhan dhibku la wada haysto laakiin se iidoor somalidiid afka taako kala geeyey damiir iyo damac iyo adkaysi xumihiisa oo si xun waliba maanta u ooyaayoo cabanaayoo uu u calwasaadsan yahay sidii islaan midkay wax la soo tabcatay markii jirkerdii iyo xooggeedii iyo dhasheedii iyo maalkeedii iyo wax kasta oo ay lahay hoogihii ay u dad dhashay mooraduug ku jiiday oo uusan waxarna u reebin waxay la soo tabcatay oo uu barqo ka dareersadayoo uu dariiq cidla' ah dacdaro iyadoon waxba haysan oo dhasheedii halna kala joogin oo hadana saddexdii dalaaqood uu qablan mid mid ugu yeershay oo hadana haraati xoog badan uu lafgumaarka saxaaxa dushiisa si xun oo xanuun badan leh uga laaday oo laf gumaarkii jabshayoo xanuun iyo dacdaro iyo baqdin la alaladaysa oo hadana aad iyo aad uga walwalsan in dugaag cashadi caawa ay noqoto oo ka balaanbalaysa khatartaas foolka soo saartay oo hoogihii dad ay u dhashay oo ay wax moodi jirtay kaas ka hor goor maghrib soo dumayo jabad uga guuray oo dhaqashka iidoortu oo kale iska ba'ayeystaa oo balo iyo buufis qabayaal qoomuluut iyo dhilayste iyo boonayste iyo gaalo iyo munaafiqiin iyo shirkileyaal uu muuse biixi cabdi madax u yahay waliyo u qaatay oo ku ooya waar dee faranjigii iidoor u galmoon jiray maanta maba hayno ee dee danteen maxay noqon oo iska najaasoobay oo doonaya inay najaaseeyaan sida khaniis faysal cali waraabe oo qurunka futadiisa ka socda oo qoomuluutku ay ka daadshaan ku afuufa dadka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed oo xaaskiisa suuban ay og tahay inay ragganimo iyaduba dhaanto dabadaloolkaan sida eeydu u wahwahleeyaan oo kale isaga wahwah leeya. war iidooreey wax isku fala marakan fadaro waad u badateene. Taasi kugu filan: Rabbanaa calayka tawakkalnaa wa ilayka anabnaa wa ilayka masiir oo haddii aanu nahay ummadda somaliyeed ee iidoorta dhaqashta ah xumaheeda ay qarsato iyo intay muujisana waxaan ka magan galay Allaah SWT oo aanu wada leenahay oo ay ku jiraan dhasha suuban ee awoowe shiikh sharaf shiikh isaxaaq raximullaah " laqad jaaa'akum rasuulum min anfusikum caziizun caleeyhi maa canittum xariisun caleeykum bil mu-miniina raquufur raxiimun. Fa In tawallow, faqul xasbiyal laahu, laaa ilaaha il lal laahu Huwa caleeyhi tawakkaltu, Wahuwa Rabbul Carshil Cadiim. Qulil laahu aclamu bimaa labithuu. Lahu ghaybus samaawaati wal ardi absir bihi, min waliyyin walaa yushriku fii xukmihi; axadan. Wacanatil wujuuhu lil Xayyil Qayyuum. Waqad khaaba man xamala dulman. Qaala laa takhaafaaa innanii macakumaaa asmacuu wa araaa oo habaarkaagu adiga dib ha kuu asiib oo anigu waxaan la dagaalanayaa snm iyo garacyada iidoorya iyo inta xulatada kula ah gooni goosiga dadka iyo dalka iyo dininta ummadda somaliyeed waa ka sharfan yihiin culimaa-idiin iyo waayeelka ka suuban xumaha iyo inta qaybta aan ka ahayn gooni goosiga dadka iyo dalka iyo diinta shacabka somaliyeed ee iidoorta qoys ahaan la sheegata dulinleyaasha"
@Aj-sx9wl
@Aj-sx9wl 2 жыл бұрын
Waxanoo Qoraala Eed meesha kusoo Qortay Waxay Cadaynaysaa Uun Inaa tahay Nin Xanuusanaya sababto Ah Ninka Raga Ah Ma Caytamo mana Habaartamo Ee Qofka Uu Wax U qabo Sidiisu ugu Cad Goosta Hadii Aanu Karayna wuu Iska Aamusa Al xaasiL Anigu qof Dumara Ayaan Kuu Haystaa wlhi Nin Raga Sidaa Caloosha Ugama HadLee Naag ayaa tahau Meherku Qabanayo
@anabjama7166
@anabjama7166 2 жыл бұрын
Awenooleys waxaad sheegtey inaad tahay ilmuxaaraan aan meel diinta iyo naszbnimo kusoo kirin kuma nool cuqdad iyo dhib aabeheedkasoo gaadhsiiyey oo hadh cad ooda afka kaga saarey oo qoomaluud iyo xaaraan hooyadeed iyo aabeheed ku koriyeen ilmuxslaal kaadheer qof madhan oo ciil qsbta squad tahY illahay umada hakaa qabto ilaahay dhibta ku haysa haku siyaadiyo sonu googo oo wax ku aada waa naaumada jskatag cawaawib Canada aad ku soo jirtey iyonplolxumada aadku nooshahey eeaadan cid aad tahay iyo aabe kughaley iyj photo dhashey midna aadan lagaraneynin calaacslka kuhaya hanagu ooyin wixii isk kaa dhaley raadi wax aadku hadleysid iyo waxaad sheegaysid waa waxaad tshsy indoor maguursadaan wacalada iyo ilxaaraanka indoor maguursadaan kuwa meel waayey indoor na magac xun baad moody ragii ay dshsbja iyolacsgta iyk dharka iyo raadhinka at barren baa u bixiyey oo daaroidbsy agaayeen iyj ugaDeen Dorian xoolahoida iyzgaan kacey haysan bay ku bedlam jireen raashinka iyotimirta iyo sharkey xidhan ahaayeen reer shikhisixaqq dad kareer magaslsan ama kadiin badan ama ka qurux badan ama ka tacliinbadan diiniyo maidiba somali kama dhslan ilbaxnimadii somaliya waa reer shixisixaaq ooqof ah naayaa waad kiran tahay umada afkaaga kajeedi dixon aan cid lahayn oo calaacaleysa baad tahaye illahay meel xun ku dhig oo umada aad beenta iyo cayda iyo bemaayada ladooneysid hortada dzbada dhinacaaga hoostaads korkaaga allah ka saasiiyo culimadu kudawayn waydey dhakhtarna daa hadslkiisa intaas oo sheikh iyo shariifba kehvaad intaaxumaan uraadinaysaa gurifaag Dallas naftaada alle haku geliya ina macal cusri yusran
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Snm iyo garacyada iidoorow gardaradu ma fiicnee bal maad aabiga iskaba dayso Dhulka aad ku kibirtay ma lihide maad qayb aayar ka ahaato Qaadicudariiqnimo Allaah ayaa nacladaye maad somaliya isbaarada kaba dayso Shacabka iyo dalka iyo diinta iyo culimadiisa somaliyeed maad daabcada ka dayso Dagaal wiil kuma dhashee maad iswaalkaba dayso Innan iyo abeesaba afkoodaa ayaa u wadahee maad ummadda somliyeed horor ka dayso Afweyneba sidiina oo kale xoriyada ummadda somaliyeed ugama qaadine maad hooyooyin iyo waalidka xaqqooda iyo xoriyadooda iyo dalkooda iyo diintooda iyo dhaqankooda iyo cawaalow calankooda maad u dayso Xoriyadii ay waalidkood iyo walaalahood iyo kuway ifka u jeclaayeen ay ku waayeen dagaalkay u galeen xoriyo maad xasuustooda iyo xaqqooda u dayso snm iyo afweyne waxay isku qabsadeen inuu xaqqa iyo xoriyada shacabka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed midba kan kale ka boobo oo snm intay afweyne ka soo carareen ayey canbaartoodii iyo baqadoodii iyo diciifnimadoodii shacabka somaliyeed ee hargasaad la soo dhex galeen oo dhiigyacab afweyne uga hari waayey amase uga hari diiday suu wuxuu ahaa inan gumeed carooday oo awood isbiday oo waa lagu yaqaan sidaas inuu dadka u xasuuqo inan gumeed itaal isbiday waayo wuxuu filin haddii laga raayo in awoodiisu dhamaanayso oo isaga la xasuuqayo sida qoomuluut, dhilayste, boonayste, gaal muuse biixi cabdi iyo snm iyo garacyada iidoor aaminsan yihiin oo kale ee maad hooyooyinka iyo culimada iyo dhalinyada ugubka ah oo diintooda iyo cawaalow calankooda wata maad ikhyaarkooda u dayso Oo snm iyo garacyada iidoorow shacabka iyo dalka iyo diinta iyo culimada iyo hooyooyinka iyo dhalinta ugubka ah ee somaliyeed ibtilada maad ka dayso intaan aayaadka Allaah ibtiladoodu ku haleelin oo Allaah uusan ku fitnaysiinin oo oohinta aad mu-miinta ka qubayso jawaab deg deg ah kaaga imaanin Carshiga Dushiisa ummadda somaliyeed maad sharrkaaga ka dayso oo snm iyo garacyada iidoorow ogow "adoonka Allaah oo cibaadiga ah markii la dulmo in Allaah deg deg ugu jawaabo oo bal culimada uu cabdimaalik muuse coldoon ka mid yahay iyo hooyooyinka iyo dhalinta ugubka ah ee aad ku abiyuus garaynaysaan carrigoodii Allaah siiyey iyo cawaalow calankoodii ay xorayntiisa u naf waayeen kuwo badan oo ay jeclaayeen huwashadiisa iyo xoriyadooda maad u dayso Oo qoomuluut iyo dhilaysi iyo boonaysi iyo gaalnimo iyo shirki iyo wax kasta oo ku xun dadkooda iyo dalkooda iyo diintooda iyo dhaqanlooda somaaliyeed ee aysan doonayn maad ka dayso Oo shacabka ummadda somaliyeed oo wax sharr ah oo ay idiin dhimeen aysan jirin abiyuuska aad ku fashaan Allaah si wacan AYUU U OG YAHAY OO WAA WAX WALBA OGAAL oo si deg deg ah Ayuu xaqqooda u sugine maad ibtilada nafihiina ka dayso Oo ogaada shacabka somaliyeed mujrimyo iyo dawlada idinka awood iyo xeelba badan oo idinka hub iyo awoodba badan ayaa ku hungoobay waayo shacabka somaliyeed waa cibaadii sax ah oo Allaah maqlo baryadooda oo uu si Rixinkiisu ka buuxo si deg deg ah ugu soo jawaabo oo masaakiintii laascaanood aad ka erideen baryadoodii iyo cuqubadoodiiba idin ku maqan oo culimadii diinta shacabka somaliyeed cuqubadoodii idin ku maqan oo dhalinyada ugubka ah iyo hooyooyinka iyo waayeelka iyo haweenka xaasaska ee aad saqdhexe iyagoo sariirahooda jiifa aad ugu dhacdeen guryahoodii iyagoo hurdo u labisan oo sariirahooda ku jira sida xaaskii cabdimaalik muuse coldoon oo xaqdaro uga oohiseen cuqubadoodii idin ku maqane maad ummadda somaliyeed ciqaabta ka dayso Oo najuus yahay najaasada maad iska dayso Intaan la idin rogin sida qooman aad maanta u jeedaan iyo kuwo hortood la rogayba sida qoomuluut. Yaahuu yaahuu yaahuu r
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Awenoolyso dhiilo dhiilo dhaasheeye adiigu gawraca baad daad gawraca Umaad kaa naabada ficaan cuqdafow Nina maa tashaada naag a maa taahida transseksuel uurye fack oof naajaasye darerysa waxad taaheye kuwa laaga xiishodo Ina loojawabo
@filsanyamac8001
@filsanyamac8001 Жыл бұрын
88t
@zzupeerahmed5196
@zzupeerahmed5196 11 ай бұрын
Aniga mooyoo waa afkalaqaad waa aflaw
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 4,1 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 17 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 28 МЛН
Qiso Jaceylkii Cilmi Boodhari iyo Hodan.
59:22
Beeyo Media
Рет қаралды 146 М.
6 August 2024
11:24
Dahir Abdi Ahmed
Рет қаралды 7 М.
Wax ka ogoow Ninka ugu Geela Badan Gayiga Dowlada deegaanka Soomaalida
6:49
Ilkacase Media Show
Рет қаралды 12 М.
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 4,1 МЛН