Gabayo Leelkase iyo Majeerteen Dagaaladii 4 ta Sano socday 1961-1964 Dib umilicso Taariikhda

  Рет қаралды 18,118

Leelkase Tanade Daarood

Leelkase Tanade Daarood

2 жыл бұрын

Waa gabayadi uu tiriyay abwaan Maxamuud Xaaji-cabdi Ciise Liibaan, oo ku magac dheeraa JEENHAAR

Пікірлер: 89
@libanjama4217
@libanjama4217 2 жыл бұрын
Leelkase waa wallaheyna XAWADLE
@aliali-mm5fn
@aliali-mm5fn Ай бұрын
Reer muumin aadan iyo majeerteen oo dowladii somalia wata dowladiina waa ku duntey
@Bigman-dv1iz
@Bigman-dv1iz Жыл бұрын
Mohamud xaji cabdi JEENIHAAR ilahow naxariista jano abwaan geesi yuu ahaa oo halgan adkaa Ka soo qeyb qaatay gabaygu Saxafada kaloo ahaa waqtigaas Ninkaa lama aruurin tariikhdisii
@atiquephone2657
@atiquephone2657 Жыл бұрын
Dagaalkii reer muumin aadan iyo majeerteen maxaad hadeer usoo fagteen darood islaayay weeyee soomaali ilaa qiyaamu saaca ma markii farole soo rogaal celiyaad gocateen labada jeer dulmiga laguma guuleysan from gaalkacyo
@IkhyaarAbdinuur-ci4ei
@IkhyaarAbdinuur-ci4ei 9 ай бұрын
War heedhaha waxaso dhan naga dhafo reer bicidyahan kaliya manocona bal 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤ guuul RB nimo waxkale no ❤❤❤❤❤
@frxbdi5065
@frxbdi5065 2 жыл бұрын
Markii Laysku dhiiraday baqay dhagac kasiiyeen Darbi Darood Dagaal Lagaga Adkaaday tariikhda Laguma sheegin
@CaashoClqani
@CaashoClqani 2 ай бұрын
Reer khalaf io tanade daarood buu ahaa
@awilali6755
@awilali6755 2 жыл бұрын
Reer muumin aadam iyo majeerten dhehwaryaa
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 2 жыл бұрын
Kan si bu u bahdilan yhy walhi CARTUKO IYO DHUDUB nin aan mumin aadam waliba mumin aadan kuma wada jirin
@yacqubbashiir277
@yacqubbashiir277 2 жыл бұрын
Hhh dagaalkaa waa loo wada dhamaa waa dagaalkii ay ku kala jabeen Tanade daarod
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 Жыл бұрын
@@wiilkareerxaaji8577 calaacalka daaya reer bicidyan iyo reer khalaf baa idin ka dhanaansadey Oohinta waa lagu dhamaa waxa saaas idin yareeyey waa raga calooosha ka ooy KZfaq ka calaacala 😂
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Ай бұрын
Majeerteen ma waxaa kula noqday khalaf😂😂😂😂war waa khalaf iyo leelkase
@libanjama4217
@libanjama4217 2 жыл бұрын
Leelkase maxamed mayle samaale iyo xawadle
@zuzuvip8884
@zuzuvip8884 Жыл бұрын
Mayle samale anagu manihin walale
@cadullahiwitter
@cadullahiwitter Ай бұрын
Mayor samale ma suuli magaciba😂😂 wax jira maba ahe
@easternorigins5746
@easternorigins5746 Жыл бұрын
Car tuko kkkk alla maxa taariikh laso maray wagas amanle iyo gumasor iyo wadalmoge m dhalan mj islantas wali wey dhashaa
@user-gr1ou2nb2b
@user-gr1ou2nb2b Жыл бұрын
Kuwa ku haya leelkase iyo reer khalaf waa kuwa hada dhashay mise waa iska yeel yeel Ninka gabayga gubaabada ah tirinaya miyuusan ahayn nin cismaan maxamuud ah, Nuur cali qonof. Ma talyaanibaa waa saga ku hayee hhhhh
@madaxdidalka202
@madaxdidalka202 2 жыл бұрын
Waxaa qalad ah qofka in uu aabihiin ka orodo oo uu aabe kale sheegto waana lagu naar galaa Leelkase Maxamed Meyle Samaale waaye Hooyadood ayaa waxaa lagu magacaabaa Tanado Daarood, Hooyana laguma abtirsado laakin Daarood waa ku dhaqan noqon kartaan waa wax caadi ah oo qofka meesha uu dantiisa u arko ayuu joogi karaa oo ciduu doonana wax la qeybsan karaa laakin Abtirka waa wax muhiim aha beesha Leelkase waa: Leelkase, Maxamed, Meyle, Samaale.
@yamays
@yamays 2 жыл бұрын
Kala tag meesha dhataqda hooyadaa iyo dhiladii ku dhashay iyo samaloba wase, in aabahaa hooyadaa kaa dhalay baadan hubin, oo adaa wacal ah, ma markii la dhalayay tanade, iyo sade baad joogtay adigu, hooyadaa ana waso waliba shahwadana ka gado,,,sade mataan iyo tanade waa laba mataanood waana dhashii darod ismaaciil
@yamays
@yamays 2 жыл бұрын
Hawiye hal reer baa ku jira oo aan ku abtiris ahyn waana xawaadle, Daaroodna hal reer baa ku jira oo aan dhalad ahyn oo Habar ama naag ku abtirsada waan majeerteen, habar majeerteen bay ku abtirsadaan, waana dad ilaa maanta reerooyin lugu so daro, oo la dhaho majeerteen yaryare iyo inta kalana waxa laga keenay Tanzania gaar ahaan zanzibaar
@madaxdidalka202
@madaxdidalka202 2 жыл бұрын
@@yamays Leelkase Maxamed xitaa daarood baa sheegta laakin daarood ma aha oo Xawaadle ayay la dhasheen
@yamays
@yamays 2 жыл бұрын
@@madaxdidalka202 leelkase waa niman Tanade darod ah oo mataankii Sade marexan ah, xawaadlhan ad sheegaysana waa beesha kaliya oo aan abtirsinyahoda la aqon oo wacalada ah, Mar waxay sheegtaan Xawaadle leelkase, oo waa tii xitaa markii habargidir iyo hawaadle baladwayn ku dagaaleen the, habargidir dheheen wacaladan darod hiiraan waan ka saaraynaa ,videogii waa kan kzfaq.info/get/bejne/rtl_dq92rKzMnoE.html Marna waxay sheegtaan hawiye lkn hawiyuhu naxariis uma galaan oo waxa isugu taga habargidir iyo abgaal ,marna waxay sheegtaan moyle oo ah waxaan waxba ka jirin,,,waana kuwas hada dhulkoodii habargidir qaateen una xasuuqeen sidii Hg majeerteen u xasuuqday
@madaxdidalka202
@madaxdidalka202 2 жыл бұрын
@@yamays Xawaadle waa dad nasab ah ha u gafin reerkaa Boqortooyada ah, Teeda kale Tanado naag bay ahayd ma naag lagu abtirsanaya ayaa duni ka jirta, Tanado naag bay ahayd waana hooyadi Leelkase laakin abtirsigooda aabe waa Leelkase Maxamed Meyle Samaale waa dad irir Samaale la dhashay
@zuhayrazahal
@zuhayrazahal Жыл бұрын
Muumin adeen vs majerteen
@burhaanabdibooyax6215
@burhaanabdibooyax6215 10 ай бұрын
Hadii abaal leedihiin nama ilowdeen
@Indhacade.
@Indhacade. Жыл бұрын
Adeerkey baa lagu diley wagaas dhudub reer qalaf iyo reer cali maxamed baa diley
@qalpixabxab4687
@qalpixabxab4687 Жыл бұрын
Meshan wa meel langab ku FanaYo majerten ku orod dhera wr majerten ma jire rer khalaF baY ahaYen wxu Majerten ba mel isla gali kadhan gabiginba market ba idin qade
@siilkahooyadaa7129
@siilkahooyadaa7129 Жыл бұрын
waa runtaa adeer meesha wey isaga faanyaan waxaaa ree khalaf baa baa bi'iye sidaas u fahan
@easternorigins5746
@easternorigins5746 Жыл бұрын
Reer khalaf lol war ma amaanle miya u faanaysan wa la ogyahay dagaal waxba kama ogidine. Sacad marku idin cayrsadan niyada idinku dhisna mj ismina arkin.
@hajibossnation4864
@hajibossnation4864 Жыл бұрын
Waary Ltd never lost war with MJ's remember this 1960 1990 1994 2000 2011
@abdulahiadanshire7666
@abdulahiadanshire7666 Жыл бұрын
Dagalkaas waxa ku dhintay cali gaas oo cabdiwali cali gaas aabihis ah ee isagu ma rer Khalaf bu ahaa
@user-gr1ou2nb2b
@user-gr1ou2nb2b Жыл бұрын
Hhhhhh Ninka gabayga gubaabada ah tirinaya miyuusan ahayn nin cismaan maxamuud ah, Nuur cali qolof. Ma talyaanibaa waa saga ku hayee hhhhh
@SAKISALAL39
@SAKISALAL39 Жыл бұрын
DAGAALKAAN REER MUUMIN AADAN VS MAJEEDHEEN BUU AHAA DHARBAAXO KULUL BAANA KUDHACDAY MJ
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 20 күн бұрын
Kkkkkkkkk ogow nin kaa badan runtana og ma cawari kartide reer khalaf baad isku dambaabteen xagee isku aragteen mj
@abwaanshacab.wacays830
@abwaanshacab.wacays830 2 жыл бұрын
Gabayada qaybbaa maqan.
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 6 ай бұрын
Hada hayso soo daa
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 10 ай бұрын
War naga daa ceyda. Muyuu jiraa wax samaale la yiraahdo horta
@ahmedsocial
@ahmedsocial Жыл бұрын
ma talyaanibaa Tanade taxarag no diiye majeereen o zansibaartodi wata wiilasha xasuuqay waxay ahaayeen mohamed muumin
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 6 ай бұрын
REER CIIDEED OO CISMAAN MAXAMUD WATA MARKAAS LEELKASE KA DHAA SADAY 😅😊
@jamabashir382
@jamabashir382 2 жыл бұрын
Kkk dhulka hada uu sheegay maanu dhul majeerten ahyn
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 Жыл бұрын
Abwaanka cismaan maxamud ee nuur cali qonof gabaygiisa dhulka ku jira ee tuurrdibi, taalloole , mareerre dhammaan waa dhul leelkase dhudubna waa lawada deganyahay Wali
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan Жыл бұрын
​@@korwaayeel4257 dhudub mj kaaga badan 😂😂
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 Жыл бұрын
@@yasmiindhowrsan waan wada degnaa guryaha ku yaalla inoo tiri 😀
@sulaimanmohamed9989
@sulaimanmohamed9989 2 жыл бұрын
LTD
@kaajalakshay6815
@kaajalakshay6815 2 жыл бұрын
Muumin aadan vs mj
@mohamednaasirmahmoud1094
@mohamednaasirmahmoud1094 2 жыл бұрын
Markaa muumin aaden. Leedahay Abwaanka dhan ee maxamud xaaji cabdi ee gabayadiisa dagaalka laasoo qaadanaayo ma muu adena islayaab
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 2 жыл бұрын
Maya ugaas maxamud xahji abti waa mujaahidkeni
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 Жыл бұрын
Mummin adam sheegaysid harti ka weyn reee khalaf iyo reer bicidyan ka dhanaansadey dhiladu ku dhashay wase reer maxamud waa idin yasen daawade ahyeen adiga maalismugahaga iyo qurunkaga wadatey wana ku wasney
@easternorigins5746
@easternorigins5746 Жыл бұрын
@@saynabfarah8626 reer maxamuud soomaha kuwa ku iri cartaabo kkk oo kaa reebay sidii ina UN ahay. Faan iyo fakhfakh naaga u tihin
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 Жыл бұрын
@@saynabfarah8626 kkk xoolo Muumin aadan reer mahad ayuu la simanyahay abtiriska,aniga ayaa reer mahad iyo reer muumin aadan iska kay dhaleen hooyaday iyo aabahay waa simanyihiin abtiriska, dagaalkaasna wallaahi ciise maxamud ayaa xitaa ku jiray
@dripside2102
@dripside2102 Жыл бұрын
Markii laysku dhiiraday Baqay dhagac yiraahdeen, oo dhunkaal noqonay waabaayadaan dhuunta loo dirin. Walee nin Xer libin kala hoyda la waa.
@Bigman-dv1iz
@Bigman-dv1iz Жыл бұрын
Halkan waxaan ka arkaa majerten faanayo adunka wax Fulaysan haday xabdi dhacdo Majiro siduu dumarkii bay fanaan malintii rag is qabto Dhabar macaan munafaqada iyo Ruufyanimada yey ku dhereyan Bir qalax la aruurshey biid ma Tartee anaa badan soo ma benobin maalintii galkacyo Faroole ogaa dhhabarka yey Kaga wada dhacdey marka Iska faana
@Idamaale
@Idamaale Жыл бұрын
Taariikh Xiligaan la badalo iyo wax beena oo la aruuriyo waxay idin tarayso garan maayo hase yeesheee, Majeerteen goormad is aragteen reer khalaf baad iska dhicin weydeene Car-tukana rag salaad ku jira baad gaadeen maxaase idinka raacay. leeelkasoo dhan bey wada agoomeeyeeen reer khalafe.
@nomadstar5454
@nomadstar5454 Жыл бұрын
Reer Khalaf Ethiopia qaxooti ku yihiin ilaa maanta. Majeertanka kalena galbeedka Mudug waa ka carareen. Ee faanka jooji, Xaqdarro waa lagu jabaayee. Waa waxa Iidoor haysta maanta.
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 Жыл бұрын
Raggii dagaalkaas ku dhintay waxaa kamid ahaa. 1. CALI GAAS madaxwaynihii hore ee puntland aabihiis . 2. CILMI GURAY ,imaamka reer cali maxamed aabihiis . 3. Reer biciidyahan ninkii ugu magaca dheeraa xilligaas . Reer khalafka aad sheegaysid dagaalkii barigaas caanba kama ahayn
@abdulahiadanshire7666
@abdulahiadanshire7666 Жыл бұрын
Haddii aad dagaalka kusoo koobtay reer khalaf anaguna waxan idinleenahay waxa idin agoomeyey ee cartuko ku baxadey waa Niman rer maxamed mumin ah.
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 6 ай бұрын
WAR RUNTA WAA LA QIRTAAA KHALAF CALI MAXAMED CABDILE XIRSI BICIIDYAHAN CUSMAN MAXAMUD NIMAN WADALMOGE AH INTAASA GASHAY DAGAALKA LEELKASE JIFOYINKA GALAY WAA LAYAQANA WAA MEESHAY KU YARAADEEN RER CABDILE FARAX GALBEED MUDUG ILAA HADA WAXA U BADAN DEEGAANKEDA WAA LEELKASE IDINKU WAKA CARARTEEN MARKA LEELKASE ISQABATEEN MARKI DANBE AD SO DAGTEEN SACAD BA IDIN CAYRSADAY AMIIRKA RER KHALAF WAATUU LACAGTA IO GABADHA ISKUGU GEEYAY SACADKA
@madaxdidalka202
@madaxdidalka202 2 жыл бұрын
Leelkase Maxamed Meyle Samaale✅
@yamays
@yamays 2 жыл бұрын
Karbaaska xanuunkiisa hadalka kaa keenaysa, miraha daaroodna hal reer baa lugu soo daray, waa reerka islaanta ku abtirsada habarmajeerteen, ninki ka dhalayna habargidir bu ahaa, baridaa wayna wax darod lugu yaqaan maahana,waa tii gabaygu ahaa #waa niman masakhan oon ahayn miraha daaroode wacalyhow wacalku dhalay inaan anigu hoyadaadi 2bada siil lahayd kaa dhalay meel ku qoro abtirkaga, waa reerka kaliya 2022 hadba qolo yar iyo midgoh lugu so daro, say nasabad iyo meel ay darod ka soo galaan lama yaqaane, xajiilayaal iyo danwayne, wadalmoge iyo rerkhalaf, waberneye waa midgihii oo la qarameeyay, inta so hartayna waxa laga keenay Zanzibaar
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@yamays 😂😂😂😂 war waad iga qoslisay dhabayaco maaha daarood saxa qofka daarood ismaaciil dhalay waxaa lagu yaqaan oo soomaalida kale kaga duwan yahay hiilada iyo ficilka iyagu intaa malahan waxna ma gudaan waxna ma geeyaan aan ahayn munaafaqad haday rag is hujuumaana way didaan sida ugaadha from daraawiish 🐎🐎🐎🐎🇸🇴☝️
@yamays
@yamays 2 жыл бұрын
@@fardushurre1668 gesiyasheni iyo gobtii darod, darawish waa niman caan ku ah, #geel,gesinimo ,gabay iyo gobonimo iyo fardo iyo dhaqan ma guuraan ah, waan jeclhy shirshoore
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 Жыл бұрын
@@fardushurre1668 dhilo mj dhilooyinka dhulbhnte jikada ku wasaaan ma xalaalaystaan sida ku naceen inta comments naaasaha la dhacdaa daarood iyo harti waa wasnaa qandhiciley ku dhashay wase ma KZfaq ka ooyeysa hadanu ku bahdilney😂
@Mona-zw8jn
@Mona-zw8jn Жыл бұрын
Sorry angu mayla samaale ma nihin tanade darood baa nahay darood ismaciil
@shalucoxidig821
@shalucoxidig821 Жыл бұрын
Rer khalaf ayaad is aragteen mj hdd is arki lahyden ledinmaba akreynba mrki dabmanh mmxa iidnkj dhacey
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 Жыл бұрын
Laba dagal oo wawayn ba dhex maray wana casar balo iyo car tuko, Lelkase cartukay dhigeen subbax iida oo la tukanayo oo salad lagu jiro bay wixi mehsaa joogay bla laayeen kadib waxa lagu dhigay Casar balo dagaal gumaadah buu aha sdasana lagu heshiiyey. Waxa dsgalka galayma majerten mahayn R/khalaf bu ka bilamaday niman R/bicid yahana mar aao hiishay Majerten lelkkase lama dagalin lamana dagali karo xata cumar maxamud ban isku raaci karin.
@abdulahiadanshire7666
@abdulahiadanshire7666 Жыл бұрын
Kkk mjna waa Kala qaadqadaysa lelkase oo ay idinla dirireen reer mumin adan gaar ahaan maxamed mumin iyo rer maxamed xasan baa idinla diriray
@xooshkibray
@xooshkibray Жыл бұрын
Dagaalku wuxuu ahaa majeerteen iyo ree maxamed muumin iyo re maxamed xasan
@sadiyaa8034
@sadiyaa8034 Жыл бұрын
beenta nagalatag
@siilkahooyadaa7129
@siilkahooyadaa7129 Жыл бұрын
Maxaa majeerteen ah ree khalaf baa idin xasuuqaye Wllhi waa qoslay 😂
@colsale8823
@colsale8823 Жыл бұрын
Adeer muumin adan iyi MJ bu ahaa oo waliba dowladi abdrishid sharmarke tageero ka haysta. Wuxuu ku bilowday jifi reer Maxamed muumin iyo reer khalaf laakin Marki danbe uu balarta farax shirwac iyo Mumin adan wuu dhaafay Ali ibrahim oo rer maxamud iyi bicidyahaan gaaray ilaa Majerteenka bari soo galeen Taarikhda baro 😊
@user-gr1ou2nb2b
@user-gr1ou2nb2b Жыл бұрын
Nuur cali qonof ma reer khalafbaa waa nin cismaan maxamuudee waa saga kuhaya. Ma talyaani baa tanade soo tol u lahaan mayno 😅😅😅😅 Gubaabo meeshii u danbaysay soomaaha hhhh
@maxamedcabdi185
@maxamedcabdi185 2 жыл бұрын
Beenaale
@CaashoClqani
@CaashoClqani 2 ай бұрын
Reer khalaf io tanade daarood buu ahaa
Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
32:42
TAARIIKHDA BOQORTOOYADII MAJEERTEEN (KEENADIID) Part 1
48:01
Al-Xaqiiqa Media
Рет қаралды 40 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 209 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 37 МЛН
Gabayo Sacad iyo Leelkase Dagaaladii Sokeeye, - Weerar iyo Weerar Celis
11:11
Leelkase Tanade Daarood
Рет қаралды 21 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 308 М.
March 17, 2018
11:48
Barta Aqoonta
Рет қаралды 12 М.
Sayid Maxamed VS Ogaadeen
27:47
Maxamed Xassan
Рет қаралды 357 М.
Cabudwaaq Iyo Gambareey Gabay Dhexmaray
13:46
Somalia Suugaan
Рет қаралды 147 М.
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 295 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН