GABDHA CAANKA AH OO GUUR SOO MARAY MEEQO AYAA SHEEGI KARTAA hhh WAA BEENTIISA

  Рет қаралды 413,801

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

4 ай бұрын

Пікірлер: 1 100
@Ducaale.yare10
@Ducaale.yare10 4 ай бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤
@user-gt4yl5hb8r
@user-gt4yl5hb8r 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-cm8bw1ig3o
@user-cm8bw1ig3o 4 ай бұрын
Koko wan ku jeclahY ee jadi ad iga aqbashY soo qor nabi maxamed scw
@khadramohamed7251
@khadramohamed7251 4 ай бұрын
Koko i subcribe for yo iam somali
@user-hh9jw9lh5j
@user-hh9jw9lh5j 3 ай бұрын
Cayda
@FayGaway
@FayGaway 15 күн бұрын
Cumer big fan waa kutaageraaa wall❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊
@aasyajaamac5905
@aasyajaamac5905 4 ай бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad Scw ❤😢
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ❤
@user-by3cj3gk7j
@user-by3cj3gk7j 4 ай бұрын
Sallallaahu calayhi wasallam❤🎉😊
@ilhamsharaf
@ilhamsharaf 4 ай бұрын
scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
@user-nk6ts6bz5u
@user-nk6ts6bz5u 4 ай бұрын
😊
@hamdanadif1232
@hamdanadif1232 4 ай бұрын
Madax weynihi somalilnd ugu horeeyy 1:abdirahman tuur alle haw naxaristo ❤ 2:maxamed xaaji ibrahim cigaal father of somalilnd alle haw naxristo 🤲❤️🫶🏼🫡 3: daahir riyale kahin 4:ahmed maxmed maxmud siilanyo 5: mudane muse bixi abdi xildiid 🫡 6:alle mid khyr qaba weydisnyna ❤🤲
@khadirrichman
@khadirrichman 4 ай бұрын
Aniga maaho Kan 6 aad incha allah❤ ii codee
@lucky-pf3fb
@lucky-pf3fb 4 ай бұрын
😂
@Faiza-el4nr
@Faiza-el4nr 4 ай бұрын
Alx hadey koko badisey congratulations 🎊 Queen 👑 you're always the winner❤
@abdihakim6257
@abdihakim6257 4 ай бұрын
Saan u ogaa lee iney comments ley sheegi doonan qofka badiyy ayan ufiiriyay comments ka
@user-lv5sc2qr5v
@user-lv5sc2qr5v 4 ай бұрын
Ani ba intaaleerabay isku maskaxanahay😅😅
@user-wr2es2gp9k
@user-wr2es2gp9k 4 ай бұрын
Aniguba saan ula jirey koko❤
@Zinyoriita2525
@Zinyoriita2525 4 ай бұрын
@@abdihakim6257isku mid😂
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 4 ай бұрын
​@@abdihakim6257war ana kaa dharan😅 I always run to the comments section to confirm it koz I just can't tolerate koko being defeated ❤😂
@MustafCraxman
@MustafCraxman 4 ай бұрын
Kusaliya xabiibkeena Muhammad scw ❤
@AlexenderJoy
@AlexenderJoy 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤
@user-zh1yn4mo5y
@user-zh1yn4mo5y 4 ай бұрын
Scw
@user-om2jh6xu4r
@user-om2jh6xu4r 4 ай бұрын
Scw❤
@cabdishakurcabdulle8115
@cabdishakurcabdulle8115 3 ай бұрын
Scw❤❤❤
@cibaadonoor1508
@cibaadonoor1508 4 ай бұрын
Fariiid yar koko ala jecliyaa waxan u ahay tageeero wayn alaha xiftiyo aqoonyahanad koko bulle ❤❤❤❤❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 4 ай бұрын
Waxba meysn shegin🙄mexe aqonyahn ku noqotey hada ita ugu badn ceyda a shaqeye wa nasib un
@Amiira_Cali
@Amiira_Cali 4 ай бұрын
​​@@Mineyyyyyyygameka aa sidaas ah ama kafaa ideysi ama inaad su alsha lagu weydiyay ka jawabtid marka noo qarar huuno😂😂😂
@RineetAly
@RineetAly 4 ай бұрын
@@Mineyyyyyyybal maxa kuhaayo marka hadi koko la amaane inte ku xanuntay quruxey teda kale gamakan bis malaga hadlayo koko waa aqooyahanad marka haku daba lumin
@zaaaraahmed4740
@zaaaraahmed4740 4 ай бұрын
​@@RineetAlymeel kala xanuunoso kan xata koko jwbo badned ceyd iyo adi faidesika isku mid ka yihin
@cibaadonoor1508
@cibaadonoor1508 4 ай бұрын
​@@Mineyyyyyyy 😂😂😂😂 naa koko waa aqoon yahanad anaguna kama dhigine waa gabdha aqoonteeda wakhti galisay maxad la qaraartay koko waa gabadha kaliya ee nimanka loo balamiyo ee iska dhicisa adigu lakiin xaasidad xaasidkuna waligii ma faaido 😂 koko love you sistar ❤
@abdiwasahmed6375
@abdiwasahmed6375 4 ай бұрын
Ku salin habibkeena Muhammad scw ❤❤❤❤❤ the best person ever the most knowledgeable created prophet Muhammad scw scw scw ❤
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 4 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
@Jannooy7
@Jannooy7 4 ай бұрын
Kuwaan waa Funny Markazta Saan isku so ag fadhiisi Asadow Nala Jir Adi😂❤
@kuu617
@kuu617 4 ай бұрын
😂😂😂
@user-kf1do3ky5f
@user-kf1do3ky5f 4 ай бұрын
Haa😂
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 4 ай бұрын
Niyoo asadoo koko guusha ula rabtaaye maad iska qiratid 😂😂😂
@mariamohamed2030
@mariamohamed2030 4 ай бұрын
Sheeko ayadaa shaqaystay calacal looma bahna
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 4 ай бұрын
❤❤Kokodena❤​@@mariamohamed2030
@nadirazunio6898
@nadirazunio6898 4 ай бұрын
Ayadaba laga hilineye su ula rabay😂😂
@Nastii145
@Nastii145 4 ай бұрын
Iyado kasoo hor ❤😢😊😂🎉🎉🎉Jedey be maskinta
@mahadcawaale10
@mahadcawaale10 4 ай бұрын
Xabiibkeena MUHAMMAD S.C.W ❤❤ 1 K LOVE magaarsiin karnaa
@Hamdajamca
@Hamdajamca 4 ай бұрын
Madax wane muuse bixi iyo Ahmed Maxmed maxmuud silanyo iyo dahiri yale kahil iyo abdi raxmaan tuur iyo Maxmed xashi cigaal❤❤❤
@inamohamout
@inamohamout 4 ай бұрын
👍🔥
@janaat11
@janaat11 4 ай бұрын
5 Madaxweyne ayy ahaayeen 1:Cabdiraxmaan tuur Allah haw naxariisto 2:Cigaal Allah hawnaxariisto 3:Daahir riyaale Allah ha xifdiyee 4:Axmed Siraanyo Allah ha xifdiyo 5:Muuse Biixi Cabdi Allah ha xifdiyo Only reer somalilnd grn kraa😌💕💕💕💕💕💕💕
@RineetAly
@RineetAly 4 ай бұрын
Saa uso orday lee marka koko iyo ceyda arkay my favourites😂❤️💞
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 4 ай бұрын
Ani xitaa waan kufay markaan soo cararayay😂😂😂😂
@luqmaanyuusufxasan4060
@luqmaanyuusufxasan4060 4 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥
@Sheekiyo_shaah-.1
@Sheekiyo_shaah-.1 4 ай бұрын
Alhamdulilah haday koko badisay🎉😂womencode dumarnimo❤🎉🎉
@siciidali4034
@siciidali4034 4 ай бұрын
Koko waa gabadh yar oo fariid ah mansha allah mustaqbal ifaya ayay leedahay nooloow sister ❤❤❤ guul darada ma jecla just face keeda marka points loss garayso afkeeda iyo luuqadeeda jecelay ku qoslaa siday u hadasho !!!!!
@Amina_Isse
@Amina_Isse 4 ай бұрын
Alla suuraha oon yaa friiid aheenna hdana yreen alla hoogyy😂😂😂
@muniiraaweys7448
@muniiraaweys7448 4 ай бұрын
Adi maxa ku gubaayo ma aamanta la amanaayo​@@Amina_Isse
@Hayat76752
@Hayat76752 4 ай бұрын
​@@Amina_Isse waa iga qoslisay wlh 😂😂😂
@Amina_Isse
@Amina_Isse 4 ай бұрын
@@Hayat76752 😆 😆 🤣 waa ka yaaby dad islaamow noo xyysiihoyaa
@user-vk5ms7pc9c
@user-vk5ms7pc9c 4 ай бұрын
Koko always win congratulation sis🎉🎉🎉
@NuurAhmeT-zu6qk
@NuurAhmeT-zu6qk 4 ай бұрын
🎉❤
@Subarman32
@Subarman32 4 ай бұрын
Madaxwaynayaasha somaliland 1 Abdirahman axmed ali Abdirahman tuur 2 maxamed xaaji ibraahim cigaal 3 daahir riyaale kaahin 4 axmed maxamed maxamud silaanyo 5 muuse biixi abdi Insha allah ilaahay mid khyr qaba ayaan ku waydiisanay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@justforidea1282
@justforidea1282 4 ай бұрын
Amiin ciro ama muuse mar kale . Choice kale ma jiro🎉
@SakariyeCabdixakiin-bu4rg
@SakariyeCabdixakiin-bu4rg 4 ай бұрын
Cayda waad gaadeyn asad wllhie ku zoo celiya Geam ka xaq maaha saa
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 4 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤍
@najaxabuker972
@najaxabuker972 4 ай бұрын
Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲
@MaryamoCabdi-tm5bq
@MaryamoCabdi-tm5bq 4 ай бұрын
Amiin
@team___27
@team___27 4 ай бұрын
Allah is one ☝ ❤❤❤😢
@user-yy8wn7mv7l
@user-yy8wn7mv7l 4 ай бұрын
Kusliya nabikena muxammed scw❤❤❤❤
@ahmedozil4740
@ahmedozil4740 4 ай бұрын
scw
@JimcaaleIbraahim-lc9ih
@JimcaaleIbraahim-lc9ih 4 ай бұрын
Scw
@zashachannel
@zashachannel 4 ай бұрын
Ceyda caadi maaha wlhi marka atariishooyinka la sheegaayey asi waxba maka aqoon laakiin koko wuu fogeeyey si waqtiga uga dhaco legend😂
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 4 ай бұрын
Allah is One propHett mohamed scw❤😊
@najmaomar8493
@najmaomar8493 4 ай бұрын
Asc Asad Hagio musumaasaq a wadey runti ceyda u hiilineysey ma fiicno xaqaani matihid lakin maskiintan koko ilahey la jirey im glad she won very smart koko love u girl ❤❤❤😊
@JimcaaleIbraahim-lc9ih
@JimcaaleIbraahim-lc9ih 4 ай бұрын
Shanta madaxweyne ee soomaaliland 1:muse biixi 2:daahir riyaale kaahin 3:maxamed mahamoud siilaany0 4:cabdirahmaan tuur
@zamzamqaali1533
@zamzamqaali1533 4 ай бұрын
Ceydaa guulestay wlh ❤❤❤ qayaamada joojiya
@Amiira_Cali
@Amiira_Cali 4 ай бұрын
Maxa qiyaano kenay waaba laga badiye😂😂😂
@RineetAly
@RineetAly 4 ай бұрын
Indhaha ma isku heesay macnaha waba ujeede walag badiye 😂 but anyway both ceyda and koko are not easy
@zamzamqaali1533
@zamzamqaali1533 4 ай бұрын
@@RineetAly maya markuu shegaayo latiri qaran wuudhahay maa guu ugudiday
@shucaybhassan6252
@shucaybhassan6252 4 ай бұрын
Game ka Dhinaca Asad Koko baa ku guuleysatey lkn xaggayaga waxa ku guuleystey Ceyda
@Amiira_Cali
@Amiira_Cali 4 ай бұрын
50 dollars away hee sii noh😂😂😂
@Umusiham-fx7do
@Umusiham-fx7do 4 ай бұрын
Lláá²⁰sp
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 4 ай бұрын
Ceyda waa sax canaan waa marka waalidku ku canaanto he’s the winner ❤
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 4 ай бұрын
legend king ceyda wlhi guuusha waad uqalantay lkn way kuqseen pro keep going 🤷‍♂️
@Nastii145
@Nastii145 4 ай бұрын
Yeees koko she's the winer ❤❤🎉😅😅😅but i didn't watch the video because i only read the comments 😊😊❤❤mahayele wan cabsanaye une lakabadeye inkale but alhamdulillah every time waha raba iney kulesato🎉🎉😂❤❤❤😊😊cumerkoooo
@WOW-Media265
@WOW-Media265 4 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲😢
@MahdiFuaad
@MahdiFuaad 4 ай бұрын
امين يارب🤲🥺
@QeirowAhmed-zt7no
@QeirowAhmed-zt7no 4 ай бұрын
What a fantastic game😂😂 siijesta sojesta 😂😂😂
@user-fe7tc5ws9r
@user-fe7tc5ws9r 4 ай бұрын
😅😅
@QeirowAhmed-zt7no
@QeirowAhmed-zt7no 4 ай бұрын
@@user-fe7tc5ws9r 😁😁
@hamdaladan
@hamdaladan 4 ай бұрын
Abdirahman Tuur Cigaal Daahir rayale Siraanyo Muuse bixi 5taas waaye iska barta Madaxwaynayayaasha Somaliland ❤
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 4 ай бұрын
Koko aqoonyahanada team 27 waan ogaa inay badinayso😂 🎉🎉
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 4 ай бұрын
8:14 😂😭😭 reaction ka Cayda ku qoslay 😭 talio guurkoda maxaa idaba dhigay kulahaa
@YaasmiinAbuukar-ti1ry
@YaasmiinAbuukar-ti1ry 4 ай бұрын
Yggg🎉g❤gvt 2:49 2:51
@mukhtarnuur5688
@mukhtarnuur5688 4 ай бұрын
Maxamed Xaaji Ibrahim cigaal C/raxmaan tuur Daahir riyaale Siilaanyo Muuse biixi
@salmaabdelftah4554
@salmaabdelftah4554 3 ай бұрын
Ku saliya xbbkeena mohamed scw❤❤
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 4 ай бұрын
Ceyda waa adag wlhi lkn ka faa"idaysi ayy ku gaaden anyway habeen dambe io match kulul😂🔥
@yuusufjimcale4454
@yuusufjimcale4454 4 ай бұрын
Really
@user-zv3hi3tf6u
@user-zv3hi3tf6u 4 ай бұрын
Koko iyo cayda ismaba fahmaan😂😂😂
@xmshaami5274
@xmshaami5274 4 ай бұрын
1 cabdiraxmaan axmed cali (tuur) 2maxamed xaar ibraahim cigaal 3axmed maxamed Maxamuud siilaanyo 4daahir rayaale kaahin 5muse biixi cabdi xildiid
@SULTHAN27
@SULTHAN27 4 ай бұрын
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan. COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
@SadoLala-qp1tq
@SadoLala-qp1tq 4 ай бұрын
Félicitation koko on aime ce jeu ❤ from djibouti
@CabdiraxmaanSooraan
@CabdiraxmaanSooraan 4 ай бұрын
Koko ayaa lacunayaa😅
@idilismail5296
@idilismail5296 4 ай бұрын
Congratulations koko 💙 ❤🎉
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 4 ай бұрын
Allah is one ❤❤❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
الله الواحد الأحد☝️❤💚
@CaliCaliIid
@CaliCaliIid 4 ай бұрын
😅😅😅
@user-qf7gw9el2i
@user-qf7gw9el2i 4 ай бұрын
The best person ever the most knockledgeable and the most shining person all created is our
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 4 ай бұрын
Ceyda ku soo Celi lagama Badin Nio Ceyda Waad Gadeeen 😂😂😂
@usermariamanka234
@usermariamanka234 4 ай бұрын
Ceyda dhiblow so jedsada si jedsada runtii wa iga qoslisey runtii funny waye❤
@abdiazizawdahir4507
@abdiazizawdahir4507 4 ай бұрын
1. Cabdiraxman axmed cali tuur 2. Maxamed xaaji ibrahim cigaal 3. Daahir riyaale kaahin. 4. Axmed maxamed maxamud(silanyo). 5. Muuse biixi cabdi. 4
@elyaselyas167
@elyaselyas167 4 ай бұрын
2m coming soon InshaAllah asad ❤❤💪 try to do routines
@ashaomar6719
@ashaomar6719 4 ай бұрын
Koko the winner as usually Maasha Allah ❤👏🤜🤛🌹
@ahmett-mohamett
@ahmett-mohamett 4 ай бұрын
Ceyda wad ku xumeyzeyyyy wLhie koko cdi uma aYyy badin
@user-oi4wt9di6e
@user-oi4wt9di6e 4 ай бұрын
Yes Koko basiday waa ku faxasanahy
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 4 ай бұрын
Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.8 million comin soon I.n congratulations pro
@AbdiwahabAli-xd6cv
@AbdiwahabAli-xd6cv 4 ай бұрын
Allah is one ❤
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 4 ай бұрын
Congrulation koko wlhi wan naxsanaa in lga bdinyo modyee❤❤
@sumayo324
@sumayo324 4 ай бұрын
Waa ogaa marwalba koko guusha ladhalaty😂❤
@user-mr8kn3cy4b
@user-mr8kn3cy4b 4 ай бұрын
Haa walaahi😂😂😂😂❤❤❤
@yahyeharun
@yahyeharun 4 ай бұрын
1 cabdi raxmaan tur 2 cigaal 3 dahir riyaale 4 sirsayo 5 muuse
@ConfusedChefHat-vf7qs
@ConfusedChefHat-vf7qs 4 ай бұрын
عن أبي سعيدٍ الخدري رضي الله عنه قال: سمعت رسول الله صلى الله عليه وسلم يقول: ((من رأى منكم منكرًا، فليغيره بيده، فإن لم يستطع فبلسانه، فإن لم يستطع فبقلبه، وذلك أضعف الإيمان)
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 4 ай бұрын
Walahi ceda koko muxu uguxishoda amirA cadey kamaxishoda ee Amira cadey noken haben dambo asd
@user-zv3hi3tf6u
@user-zv3hi3tf6u 4 ай бұрын
Haa wuu kaxishoodaa maqaan sababta😂
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 4 ай бұрын
Wuuu jecelyahay nooo😂😂 markad qofka jeceshahay indhaha uma dhamaysti kartid😂😂😂 fahanoo😅
@Hayat76752
@Hayat76752 4 ай бұрын
Jaceyl beela wuu iska xushmeya lkn amira waa qof furfuran way is dabecad fahman
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 4 ай бұрын
@@Hayat76752 ma jiro waxasi dabecad beel jacayl baa jira meesha fahan indhihisay ka muqataa noooh😂😂😂👍😅
@mohmood7987
@mohmood7987 4 ай бұрын
1.8m coming up guulaystaha inaa noqdo rajeyna I.a 🎉🎉❤
@Ugbaadsacad6
@Ugbaadsacad6 4 ай бұрын
Wan ku salamay walalkay asad maxamed Waxaan ku kugu xidhanay taniyo 2020 Muqaaladaduna way iga duwanyin ku wa youtubarada kale 💚 Waxaan ku rajaynaya wall in alle cagahaga dib kugu istaajiyo inta kula midkana sidokale wall 🤲🤲 Waxaa jira dad farabadan oo ka xun horu markaaga balse waxan rajaynayaa inaanay ku saamaynin walal 🥰 noolow walakay intay nololiy jirto❤❤❤❤❤❤❤
@jeazyhanad961
@jeazyhanad961 4 ай бұрын
Koko aa la jiraa yes TEAM KOKO AHAY ❤❤❤❤
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 4 ай бұрын
Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤
@epthikanihamzeko9152
@epthikanihamzeko9152 4 ай бұрын
1)Maxamed Ibrahim Haji Cigale 2)Abdirahman ahmed ali tuur 3)Dahir rayaale Kaahin 4)Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo 5)Muuse Biixi cabdi xildiid
@Ayaaniita112
@Ayaaniita112 4 ай бұрын
🤍💚❤️🤍💚❤️
@BilekaBileBulshaawi
@BilekaBileBulshaawi 4 ай бұрын
Mansha allaaah team Asad xajio hore usocda koko❤❤❤
@muniirmaanka5956
@muniirmaanka5956 4 ай бұрын
Somalind madaxwayanyaashii Soo. Maray 1. Abdirahamaan tuur. 2 : Ina cigaal 3 . Daahir yaale kaahin 4 . Axmed maxamuud siilaanyo. 5 . Muuse biixi
@FarhiyaIsmaan
@FarhiyaIsmaan 4 ай бұрын
Hada Asad hajio jeceshehe like isaar asad wad is jece shehe wa ogehe like isaar😂❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 4 ай бұрын
Big legend always asad hajio King ceyda Koko bulle isn't easy win 😍😍💯👍⌛❤⚽️😊
@shugriali1439
@shugriali1439 4 ай бұрын
8:52 saa u qoslay leee nio naagihi intee ka baxeen kuyeh catda 😂😂😂😂 Game ka saaid u shidanyahay waliba saaid Koko waa ku wataaa ❤❤❤ Cayda asi xtaa wuu ficnaa lkn kii ugu danbeesay 😂😂
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 4 ай бұрын
Koko is amazing 🇲🇾🇸🇴😉🤗✊️
@imranadeen5306
@imranadeen5306 4 ай бұрын
Always big fan of ceyda
@Mohamed_torres
@Mohamed_torres 4 ай бұрын
East and West Asad is the best soomalia KZfaqr👑❤️
@cabdilaahiballacke6718
@cabdilaahiballacke6718 3 ай бұрын
Waa 4 madaxweyne cabdiraxmaan, ina cigaal, daahir rayaale, siraanyo, muuse biixi
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 4 ай бұрын
Amira iyo arimaheena soqabo plz asad 😊
@asmaseadmss_jungkook9796
@asmaseadmss_jungkook9796 4 ай бұрын
War taas waa damiin😂😂😂😂
@Alisha847
@Alisha847 4 ай бұрын
@@asmaseadmss_jungkook9796qof damiiin ah ma jiro Mid kasta meel buu ku fiican yhy ee gafka jooji gbr
@user-zu7mu1is1z
@user-zu7mu1is1z 4 ай бұрын
​@@asmaseadmss_jungkook9796 naa adi maa damiin kadhigtay kafuq gabadha
@aadanmaxamed498
@aadanmaxamed498 4 ай бұрын
Asad sxb mcn ninkaan ceyda daacad waaye wallaahi lkn kooko haddii Laga badiyo way xanaaqee
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 4 ай бұрын
Welcome back again guys keep going guys
@yussufabdi2133
@yussufabdi2133 4 ай бұрын
Wlhi koko wanwata igusalam i'm your big funs i thing malin wan kulakulmidona insha allh sidokale asad hagio wan kujeclhay keep going cafimad badan ayan kurajenaya wan idinsalamay koko iyo amiro igusalam
@achrafsulaiman8478
@achrafsulaiman8478 4 ай бұрын
Koko always Koko 🎉🎉🎉
@raxmomaxamedcisamaan3720
@raxmomaxamedcisamaan3720 4 ай бұрын
Dumarland is not easy 😂 adinko na yasaya idinka badina always congratulation ❤
@inarize1991
@inarize1991 4 ай бұрын
Bal meesha maxa waxas kenay lawa qof ba iska bashalayse😂😂 dumarland ta la sheego ma sidaana😂😂
@Hayat76752
@Hayat76752 4 ай бұрын
Na maxa thay waxa so qortey oo dumarka ya yasa
@queenasiisa5354
@queenasiisa5354 4 ай бұрын
Cayda guuleystay khayaanada jooji asad
@user-vy6lc8lj8v
@user-vy6lc8lj8v 4 ай бұрын
Wow my team 💪 another part plz ❤Koko iyo cumeer plz
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 4 ай бұрын
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@IlyaazHaji
@IlyaazHaji 4 ай бұрын
Ceyda always win Kusoo celi geemkaan
@user-uf2wu1sc6w
@user-uf2wu1sc6w 4 ай бұрын
1Cabdi raxamaan tur 2cigaal 3dahir riyaale 4sirsayo 5muuse ❤ mashal allha somalilnad❤❤
@nimcodegan3615
@nimcodegan3615 4 ай бұрын
1 Craxmaan maxamed cali 2 maxamed ibrahim haji cigal 3 daahir riyaale kaahin 4 Axmed maxamuud maxamed silanyo 5 Muuse biixi cabadi Shantaa madax weyne somaaliland
@user-dm3rv3dk1o
@user-dm3rv3dk1o 4 ай бұрын
Ceyda malaga badinin halugu soo celiyo
@mohamedabdi197
@mohamedabdi197 4 ай бұрын
Congratulations koko ❤❤❤❤
@fahmoc.casiis3463
@fahmoc.casiis3463 4 ай бұрын
Congratulation wllshy mcn koko❤❤
@BosteyoCiise
@BosteyoCiise 4 ай бұрын
Congratulations 🎉sister koko 🎉
@yasminahmed8832
@yasminahmed8832 4 ай бұрын
😂❤❤❤ Team 27 keep going..more plz
@Iztaahilapdy
@Iztaahilapdy 4 ай бұрын
Alway our king ceyda❤
@zakirboss143
@zakirboss143 4 ай бұрын
Madaxweynayaasha Somaliland ..... in a 5th last 33 Years. 1. Mw Cabdiraxmaan Axmed Cali " C/ Tuur" 2. Mw Maxamed x. Ibrahim Cigaal 3. Mw Daahir Riyaale Kaahin 4. Mw Ahmed Maxamed Maxamud "Siiraanyo" 5. Mw Muuse Biixi Cabdi And Next is in a 2024 ..... 6. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "Cirro" Viva Somaliland ❤❤❤
@hayaathassan1360
@hayaathassan1360 4 ай бұрын
Koko istusad bay ila eekatay cawa wan nacay uf
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 4 ай бұрын
Wow! I miss this game wlhi keep going brother ❤❤❤
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 4 ай бұрын
Woow ❤ waan wadanaa koko iyo cayda 😂
@shukriita4206
@shukriita4206 4 ай бұрын
Habenadan waa maqna lkn cwa saf kaso mara wixi idhado dhan my favorite KZfaq wlkey Asad hagio guleeso bwe mcn mar walbo❤❤❤
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 4 ай бұрын
Madaxwaynayashi somaliland soomaray❤ 1.abdirahman axmed cali (tuur) ahun 2.maxamed xaaji ibraahim cigaal ahun 3.daahir riyaale kaahin 4.ahmed maxamed maxamud(siilaanyo) 5.muuse bixii cabdi xildiid 💯❤️
GAME ADAG QOFTA UGU DAMBAYSO MEESHA KU HARTA AYAA 50DOLLAR QAADANAYSA
17:32
it takes two to tango 💃🏻🕺🏻
00:18
Zach King
Рет қаралды 26 МЛН
How I prepare to meet the brothers Mbappé.. 🙈 @KylianMbappe
00:17
Celine Dept
Рет қаралды 47 МЛН
AMIIRA WAA BEENTAA XUBNAHA RAGGA MEEQO KA SHEEGI KARTAA
16:26
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 356 М.
omar barbar  oo sharuud  lagu  xirey
6:18
Culum chenel
Рет қаралды 2,6 М.
DAGAALKII MAHAD SALAAD IYO KOOFI (3680)
45:32
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 7 М.
WHO AM I GAME KII UGU ADKAA OO AAN CIYAARNO QOSOLKA ADUNKA
18:09
KOKO BULLE
Рет қаралды 136 М.
TAABO MAXAA BOKISKA KU JIRO FULEYNIMO LAMA DHIHI KARO TAN hhhh
23:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 392 М.
DHUUSO AYAAN KU BUUFIYAY ADI MAA DHUUSAY AA KA DHACDAY FAKE FATR SPRAY
24:36
it takes two to tango 💃🏻🕺🏻
00:18
Zach King
Рет қаралды 26 МЛН