Galaal oo ka tirsan Waddani ayaa isku dayey inuu Seynab Galaal ka joojiyo difaaca Somaliland.

  Рет қаралды 15,160

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Ай бұрын

Maxamuud Galaal oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa isku dayey in uu Seynab Galaal ka joojiyo dagaalka ay kula jirto kooxdii Farmaaajo iyo difaaca ay Somaliland difaacdo
+ Fariin iyo digniin cusub oo ay u soo dirtay.
--------------------------------------------------------
/ 1486367148672469
- Galaal Wuxuu Seynab u sheegay in jooojiso daaroodka ay had iyo jeer eedeyso.
Wararkaa iyo kuwo kale kaga boogo muqaalkan

Пікірлер: 162
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 Ай бұрын
Zeynab Galal Allah yacizak.
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. Ай бұрын
Geesiya geesigii galaal dhalay habar gidir guul caydiid iyo galal allah haw naxariisto janatu fardowsa allah haku casuumo adiguna guulaysa
@f.warsame1069
@f.warsame1069 Ай бұрын
Mansha Allah. Dhaal. Mujahid Noolaw. SAYNAAB. AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲
@cabdilahi-z1z
@cabdilahi-z1z Ай бұрын
masha allaah alle haku xafido inaadeer
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Ай бұрын
Saynabeey guulayso inaadeer
@abdihashi9863
@abdihashi9863 Ай бұрын
Fariid Aabahaaba Fariid ayu ahaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 Ай бұрын
Synab Galaal sister, all of Somaliland people are thankful for your support.
@fadumosuleman5201
@fadumosuleman5201 Ай бұрын
Waa runtaa Somaliand cida wax yeelada ku wadaa waa dhexdoda fariid ❤
@user-gp6ew3zl2o
@user-gp6ew3zl2o Ай бұрын
saynab galaal thank you sida aad runta usheegto generalkii waad ku banaantahay qore oday reer burco ah
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Ай бұрын
GUULEYSO GEESIYADA.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ RABI HA JABIYO CADOOWGA SOMALILAND
@somalientertainmentchannel2676
@somalientertainmentchannel2676 Ай бұрын
Dhashii raximahulaahu general Galaal allah haku dhowro ✅
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h Ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin geesiyad qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiyai2843
@safiyai2843 Ай бұрын
Thanks sis geesiyad geesi dhalay Allah ha ku xafido
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 Ай бұрын
ma sha allah very intelligent lady somaliland take her advice
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Ай бұрын
Maashaa Allah
@nuuroshaah5198
@nuuroshaah5198 Ай бұрын
Guul sainab ku soco mashallah gobanimo ❤❤❤❤
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 Ай бұрын
Zainab Galaal Allah bless you and your loved ones ❤
@jama5340
@jama5340 Ай бұрын
Masha Allah thank you Zeynab ❤️❤️❤️❤
@user-un4dl1ch5z
@user-un4dl1ch5z Ай бұрын
Adeer, waad kubanaantahay geesigii kudhlay ilaahay Naxariisti Jane ha ka waraabiye. Dagaalka aad kujirto ee aad xaqa difaacaysid alla hakugu guuleeyo. Somaliland waad ka heli abaaka!❤😮
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Zaynab jzkhayran ✅
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 Ай бұрын
Anaga horta yaabnay Saynabey waxakadhaxeeya, huwan iyo cirro masahlana, Somaliland wamuqadas ❤
@abdinuur370
@abdinuur370 Ай бұрын
Dhal mujaahid Noolow
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np Ай бұрын
Jasaakallaahu khayr ina adeer Saynabeey. Guulayso if iyo Aakhiraba
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n Ай бұрын
❤❤❤well come our sister ❤❤❤❤friid mansha alaah alaha ku xafido
@imranhassanali1322
@imranhassanali1322 Ай бұрын
Mashaallaah Ilaahay ha ku xafido wllo qaali
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Lacagta muse diiday waa ta uu qaatay Xirsi , ina Xaashi iyo Ciro iyo madax dhaqaneedka qaarkood si ay dhulkooda ugu soo dumiyaan ⛔️
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 Ай бұрын
Galalka kula soo hadlay sayinabey ee ku yiri darood baa necebtay waxaa u sheegta muuse galaal siyaad bare waxa u ka his istaagay dhakhtarkii debada gornayilkii aderkii ee la xidhay beriga ina galaal xininyaha laga saaray su.ashaa wayid
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Ай бұрын
Sanab galaal Hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Ай бұрын
guul qaranka somaaliland
@djimalehhaybe5851
@djimalehhaybe5851 Ай бұрын
masha Allah zaynab galal wa gabadh geesiyad ah go forward Somaliland guul guul iyo gubonimo keep going
@nimaali1932
@nimaali1932 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤you are right
@mohamedosman3596
@mohamedosman3596 Ай бұрын
Thank you, doqmahaa kacdoonka wada ee Faqashta la shaqeysta xogtooda raadi oo soo dhig.
@user-lj9cw6mq8z
@user-lj9cw6mq8z Ай бұрын
Masha allah you are very intelligent may allah look after you young lady❤❤❤
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy Ай бұрын
Maasha Allaah geesiyad Sheekh hakusheegin habro fuule ciyaal kufsade
@houseinbuluushe4815
@houseinbuluushe4815 Ай бұрын
Alle hawnaxariisto mujaahid galaal wllo
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Guuuuuulayso walaal alle cadowgeena ha jabiyo isha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d Ай бұрын
Geesiyad walaal soomaaliand waay kuu ogtahay abaalkaaka waanu gudi inshalaa walaalo mahad sanid saaynab walaal❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯✌
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Geesiyad saynab mN galaal Saynab qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤
@XasanXuseen-ue1vs
@XasanXuseen-ue1vs Ай бұрын
🎉noolow adeer sifiicnbaad wadani u fahamtay galaalka wadni waa dal faqash waad mahadsantahy
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Absolute that's true
@garyaqaanxasanaxmed9562
@garyaqaanxasanaxmed9562 Ай бұрын
Mujaahid Saynab. Wiil.dhaan aan ujeedadeeda Laga leexin karin. Waa gabadh Mashaa allah dayaxa iyo qorraxdu aanay isaga ekeyn. Inta damiir leh dhammn Ma iloobi doono dadkii.baadilka Lagu laayey ee Gan M,N Galaal ka mid ka ahaa Hawite dhexdiusana lagu Gawracay.iyo dadkii la xasuuqay smaliland ilaa jaziira. Ma iloobi doono Xisaabina ma dhammaan
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Ай бұрын
Mudane Saynab galaal aad iyo aad baan kugumahadnaqayaa waayo baraarujin talo aan lakoobikarin baad usoojeedisay tolkaa rer sheekh isaxaaq cafi iyo caafimaad iyo cimri barakale ayaan alle kagarajaynayaa hambalyo Hambalyo Hambalyo midna waa iga codsi adga oo raali iga ah xidhidh mawadayeelankaranaa mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@queency7943
@queency7943 Ай бұрын
Waxaan oo dhan iyo in faqashtu ku xisaabtamaysay Ciro uuna noqonaayo madaxweyne kadibna somaliya ku daraayo waxaan ogaaday 2017 lkn macal asaf iska daa reer Somaliland e dadkii ila dhashay iyo reerkayga ayaa igu beeniyey ilaa maanta a aanan ka dhaadhicin Kari lkn waxa layidhi wan wayn ilaa la qawra o indhihiisu cirka ma arkaan Ciro iyo tiimkiisa waa la ogtahay waanay iska wada war hayaan illahay iyo inta daacada ah ayaa qarankan ku Filan
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
saynab gesi thank you
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Saynabeey Alle Hakuxafido❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Mansha allaah Marwo mcn saynab galaal Ad iyo adban kuu slmayaa, Kuu amanayaa kuuguna Ducaynayaa yaxfidakallah Fidaareyn wll somaliya iyo Wadani maneno waxba Inagama qadayan wll Galalka wadani wajaqay wuxu Ku yidhi darodka daa kkk jsl gul
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 Ай бұрын
Rag iyo dumarba geesinimadu qofkay kujirto isma qariyaan waa sidanookale warkoodu noolow H Gidir kursiga somalia iyagaa hanan doona mustaqbalka dhaw.
@Dr_Abdi
@Dr_Abdi Ай бұрын
Masha allah walaal guleyso ❤😂 mahadsanid runta aad sheegtay
@Inakulmiye
@Inakulmiye Ай бұрын
Mahadsanid. Allah ha ku xafido. runtii ayaad u sheegtay dadka reer Somaliland. hadaba iyagay jirtaa. Waddani waa Huwanta gudaha. Ader hanaga daalin inaad runta no sheegto.
@houseinbuluushe4815
@houseinbuluushe4815 Ай бұрын
Fariid geesi dhalay wad kubanaantahay dhiigii aabahaa naxariistii jano alle swt hasiiyo
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Ай бұрын
Insh Allaah Somaliland Guul Guul Guul Guul Jamhuuriyadda Barakaysan, llaahaw Jabi Cadowga Somaliland
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
GEESIYADA REER SLAND SAYNAB G MAXAMED NUUR GALAAL SAYNAB QARAN❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanhersi6393
@abdirahmanhersi6393 Ай бұрын
Ina Cumar Dool lacagti Qadar aya ka hadlinaysa waxana lacagta la siiyay marki Xasan Gurguurte uu Norway tegay maalin dhawayd tiba ka qaylisiinaysa
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Waa tuuk ,saladiina mahee waa futo leef leef ,somaliland guul iyo gobonimo
@user-qu8ud6kz2j
@user-qu8ud6kz2j Ай бұрын
Dhal mujaahid guul ayaan kuu rajaynayaa👋👋💚💚💚🤍🤍🤍♥️♥️♥️. Muwaadinad Somaliland ah baan kugu qoray.
@ibrahimyonis
@ibrahimyonis Ай бұрын
Manshalaah wllo nolooow❤❤❤❤❤
@w410921
@w410921 Ай бұрын
Saynab Galaal, alle haku xafido
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 Ай бұрын
Zeynab Mohamed Nur Galal, ha u biqin Somaliland. Waxan aad shegayso waanu ognahay. Musa Bixi Abdi na madaxu no saaranyahay. Waana Madaxweynaha ilaalinaya Somaliland.
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Ай бұрын
RABI HA U NAXARIISTO AABAHAA JANATUL FIRDOOWSANS HA GALIYO SEYNAB
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
Waaxaba naaga qaadi maayan Huwan iyo HUWAAN kalkale
@ismacil9022
@ismacil9022 Ай бұрын
Ilmaxalal
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 Ай бұрын
Mujaahidad Saynab Nuur Galaal waxay ka damqatay dhibta iyo cadaawadda lagu hayo jsl , la socda siraha iyo maleega cadawga.
@ismacil9022
@ismacil9022 Ай бұрын
Wadaniba gojacade lugtanoqatay duliga
@saeeddjama5020
@saeeddjama5020 Ай бұрын
Manshallah wisdom speech& Plainspoken. Our support perpetual. My thank for failing waddani party conspiracy agst somaliland sovereignty. The people of somaliland aware party's wicked intention only few allegiance hordes are support waddani party. Again we appreciate ypur detailed clip for highlighting the foes of somaliland
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Ай бұрын
🙁🙁🙁❤🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤🙁🙁🙁saynab g.galaal mahadsanid
@kaledomar7041
@kaledomar7041 Ай бұрын
WADANI IYO INTA KU BAHAWDAY INAY MASHRUUC YIHIIN QOFNA CAAD KAMA SAARNA, SOMALILAND IN AY AADYAR DHIIBAAN REER SOMALILAND DHIIG IYO DHIMASHO AYAY KA XIGAAN DIFAACA IYO QARANIMADA SOMALILAND IN AY DHIIG LABAAD KU DIFACAAN AYAY DOYAAR YIHIIN. THIS IS SNM SOMALILAND THE VERY SAME SNM SOMALILAND 1988 AND 1989 EVEN MORE STRONGER, AND MORE BY NUMBER.
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-gp6ew3zl2o
@user-gp6ew3zl2o Ай бұрын
gabadhu waa indheer garad wadani vaarteeda ayaa qabatay
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 Ай бұрын
wadani waa cadow tageera cadowga somaliland wll waad fahan san tahay abaal baad nagu leedahay
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Ай бұрын
Synab Galaal dhal mujaahid
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Well said sister
@MahamoudIsse
@MahamoudIsse Ай бұрын
Wadani wa waslad xaaran ah o Somaliland kutaala
@hargeisacity8149
@hargeisacity8149 Ай бұрын
Fariid fariid dhalay oo geesiyad ah noolaw
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
ZaynabGalaal noolow
@mukhtarmaxamed5988
@mukhtarmaxamed5988 Ай бұрын
Diyar baana nahaye
@Money24745
@Money24745 Ай бұрын
Farriid
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 Ай бұрын
Zaynab waad mahad santay
@Hussein-cz6zy
@Hussein-cz6zy Ай бұрын
❤❤❤❤thank
@AbdirashidJamac-uq4ro
@AbdirashidJamac-uq4ro Ай бұрын
Halkan ba waa gadar ayaa lacagta siineysaa waanu iska celineynaa faqashtii waa fuley daaroodku waad mahad santey
@basragalinle4069
@basragalinle4069 Ай бұрын
Seynab wa gesiyad gesi dhalay cadowgaga Allah ha jabiyo ragan cadal qata yasha ah ragagi lamidka aha naftoda ayey geri bay ka dorten wa nasib daro inay kalaya dhiga dhalinyarada kalayo caba
@nimojirde8252
@nimojirde8252 Ай бұрын
Xassan gaguurte iyo xulafadiisa waxaan iga gaadhsiisaan orod shabaab iska sifee habaar qabayaalyahow
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
AFKAAGA CAANO LAGU QABAY WALAL
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Ilaahay waxan kabaryayaa inuu wadani naga qabto
@ismacil9022
@ismacil9022 Ай бұрын
Wadani doofar bilaficila isugutagtay
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq Ай бұрын
Run baad sheegtay, weli lama arag lamana maqal cirro oo daafacaya somaliland ama huwanta u jawaabeya. waxay ka qabsatay madaxweynaan doonayaa. cadogaaga saaxiibkii waa codwgaaga. cawdagaaga cadowgiisu waa saaxiibka.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
GABADHAN WAXAA DHSLEY JEN GALAAL OO JACLAA ISAAQ OO FARMAJO DILEY
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Ай бұрын
Calaalka feeraahaa wheen 😂😂😂 walle waa ruunteed!!
@saidegeh7100
@saidegeh7100 Ай бұрын
Asalam alaykum sister don’t give a damn anyone or anything about that and thank you
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df Ай бұрын
Wellcame saynab hambalyo hambalyo waanu kujecelay hadhagaysan cadawga noockastoo uuyahay waaiskumid ❤❤❤❤❤
@NimcoNimcoqali
@NimcoNimcoqali Ай бұрын
Sharaf iyo karamo wllo saynab tankiyou
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h Ай бұрын
Geesiyad qaran walaashay Saynab galaal guulayso inta guuli jirto.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
SAYNAB GALAAL, ALAHA KU BARAKEEYO!!!!!!.SOMALI DHALAD AH!!!!!!.
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Ай бұрын
Fariid
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Saynab galaal way isku Dhantaa wadani gabigoda
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 Ай бұрын
Sayab caqli badan nooloow inbadsn
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Ай бұрын
Fariid weeye inantani
@NOREDIN666
@NOREDIN666 Ай бұрын
Saynab eey anaa HJ ah . Ninkaas waa Sakhraan. Muuse. Galaal wuxu legend Somali ah. Njnkan wa isku Famil lkn wllhi inaanay meelna iska metelin
@NOREDIN666
@NOREDIN666 Ай бұрын
You've expose a big secret . you have lightened on them with a full flashlight . especially that man JAMA. We know they are always busy such dirty games. thank U, lovely sis . Somaliland recognition is coming soon . We will celebrate together soon . Insha allaah.
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 Ай бұрын
Somalilanderku way maqlayaan waxa socda iyo xaqiiqada , huwanta iyo cadawga guduhu wuu diyaarsanyahay.👍
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
Cirro waa unguri waa hore ayaa laiibsaday
@AhmedabdiMusa
@AhmedabdiMusa Ай бұрын
Wasr waa runteed Somaliland ha la difaaco
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН
Waa kuma aabaha dhabta ah ee Mr Gala dagaalka?
28:24
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 6 М.
Xog Sira Gabadh Reer Hawda oo Huwantii Lascanood kashiftay
19:39
DUMAR ISAAQ SAMEEYAY ARIN YAAB LEH DAAWO
13:02
waridaad TV
Рет қаралды 36 М.
КЕПКА КОМАРОВ
0:16
KINO KAIF
Рет қаралды 17 МЛН