No video

Galka baarista.Maxamed Siyaad bare iyo Mw Farmaajo imisa meel ayey iska shabahan

  Рет қаралды 89,033

Faatax films

Faatax films

3 жыл бұрын

Пікірлер: 44
@user-yk9vs9jk6u
@user-yk9vs9jk6u Ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto Maxamed siyaad Barre geesigii Africa soo Maray
@Football-fans327
@Football-fans327 Ай бұрын
🤲aamiin
@farxaannuurfarxaannuur8300
@farxaannuurfarxaannuur8300 2 жыл бұрын
Ilhow unaxariiso waxu ahay dacad
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 2 жыл бұрын
I'm proud both they are my uncles both very close our family 👪 ❤ they are very nice kind both 😊
@nasro7666
@nasro7666 4 ай бұрын
Burburkii usckamasula waca dhaca
@fartunjama2269
@fartunjama2269 29 күн бұрын
Yesyesyesyesyesyesyesyes,guulesta✊✊✊💙💙💙💙💙💋💋💋💋
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Ай бұрын
Allah u naxariisto waana legend Maxamed siyad barre lama gaari karo wlahi runti wadankena lama soo haweysan karin mantane waa kas Somalia qabil qurun Gooni is ku taag walahi Matane meshas aya mareyna allow Somalia oodhan quluubtooda soo daji 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@GaariAli
@GaariAli Ай бұрын
Dalxoreeye 4ever hsm is the best president for ever in Somalia 🇸🇴
@user-us3xh9wl8y
@user-us3xh9wl8y 24 күн бұрын
He is fool who only works for his stomach and you are a fool as well.
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 4 ай бұрын
HA ISLA'MEEL DHIGIN MAXAMED SIYAAD BARE ALLAHA UNAXARIISTEE FARMAAJO AAAA FARMAAJO
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Allayaraxma Aaabe siyaad
@kalimow7263
@kalimow7263 3 жыл бұрын
Waa run Intii la shaqeeysay waa dinbila yaal kuligood kaligiis dibi male waa Un Digtator ceeb kale male
@user-le9lw3nb2w
@user-le9lw3nb2w Ай бұрын
Asc somalida xanuun qabiil aya haya anigu waxan dhashay 1969 isku qabilna ma nihin isku reer ama darod lakin snm iyada xasuuqday 150,000 qof oo qaxooti kuway iyagu Dileen ayay lafihii dadkii ay dileen ayay soo qaaten lafihii oy yidhaahaan siyad bare aya na xasuqay,marka ssdf iyaguna xukun jaceyl ayey kula dagalamen siyad bare,siyad bare tagey ee maxad dad iyo dawlad u sameysan weyday somali siyad bare dhaqter ayuu ahaa oo umada waalan ayu horjogay alaha unaxiirste ee kabihiisa ma gaadhayan waxa hada socda sida muse bixi dalki xarashaya kuwasa wax kasheegi siyaq bare
@engilyas44
@engilyas44 6 ай бұрын
Haruun waa inna gumed
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 Ай бұрын
Waxaa wax lagu yaqyqasado ah in la yiraahdaa waxuu ahaa keligi taliye,kuwa haatan jooga waa wada talise maxay keeneen?.
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 Ай бұрын
Asc Asxaabeey Shariif Maxamed Siyaad Bare waxuu ahaa Hogaamiye soo maray Somaliya Muwaadin kii ugu fiic naa wax waliba u qabtay Warshado, wax soo sabarka Beeraha, Xoolaha iyo Dhaqaalaha Somaliland na maaha 30 sano ka badan waa nala Xasuuqay War maaha Gayiga Somaliyeed goob iyo Guri meel aan Xasuuq ka dhicin ma jirto in la Sheegto Xasuuq ayaa naloo geeystay itobia ayaan walaal nahay War maahan waa taas Dalkii oo dhan Dan tii Guud lawada Xaraashayo warshadahii la bur buriyay Maamul Gobaleed yadii Noqonayaan Boqor Tooyo Gobaleed yo aan dhicin Ditaatar labo laab ah Shariif Maxamed Siyaad Bare Aabihii Umada Somaliyeed taariiqdu ayaa ku Xusi doonto ee Tuug iyo Daba Dhilif kuma Xusi Doonaan.
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p Ай бұрын
Waxay.iska.shabahaan.dikaateernimada.iyo.kursi.ku.dhaga.iyo.xukun.jacaylka
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
he was honest president and after him Somalia non exist.
@yaasmiincadeey3626
@yaasmiincadeey3626 Ай бұрын
Walee dal dhisan kama uusan dagin ee biiem buu naku aayay ee allaha haka cafiyo
@adamabby2248
@adamabby2248 Ай бұрын
10 wadaad buu Siyaad ku dilay suratul Nisa ma jirto ragga & dumarka siman.Somalia burburkeefa Siyaad & tuugtii la so shaqaysay loogama horeyn.
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Ай бұрын
Alaha unaxariisto halyeey somaaliyeed ayuu ahaa
@maankeyahmed3124
@maankeyahmed3124 Жыл бұрын
Gorma ayan is ed ed kabixidona. Ee allah hauxaristo. Magaca iyo somalinimo kasoshaqen. Ee an uduceyno
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Farmaajo hal wax oo uu adeerkiis sameeyay ayaa maanta looga hormaray ciil wuu haayaa hadii qabuurihii uu Xasan qotay sidii Siyaad Bare uu ku sameeyay xaafada if iyo aakhiro walee lafo ahlu qubuur waa lays waydiin doonaa Ilaahay agtiida
@alimire2
@alimire2 Ай бұрын
😂 maxaad codka u badishay 😢😮😮??????
@user-ff4je1yq3l
@user-ff4je1yq3l 2 ай бұрын
DAGAALKII 1977 ILAA BURBURKII DIFAACA DALKA AYUU AWOODISA ISUGU GEEYAY
@xasanibraahim5174
@xasanibraahim5174 Ай бұрын
Halyee buu ahaa siyaad bare
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 23 күн бұрын
Hooyada iyo abaha adi aya gaalo ah
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 Ай бұрын
Odsygaa maxsmed xaashi imika wuu dhintay, ee labadiinuba qabrigaad ku wada jirtaane bileed kala dambi badnaan waydaan, because SNM ba 1200 oo qof ayay hal maalin ku dileen guud ahaan AWDAL gaar ahaan BORAMA
@csamadmaxamed8862
@csamadmaxamed8862 Жыл бұрын
Ilahey ha unaxaristo amiin yarabi amiin yarabi amiin yarabi amiin yarabi 🇸🇴 ♥ 💖 ❤ 🎶 💕 🇸🇴 ♥ 💖 ❤ aabo siyaad bare allah unaxaristo amiin yarabi amiin yarabi amiin yarabi 🇸🇴 ♥ 💖 ❤ 🎶 💕 🇸🇴 ♥ 💖 ❤ 🎶 💕 🇸🇴 ♥
@Faysalfanka
@Faysalfanka 2 ай бұрын
Maxamad siyaad bare
@abdulkadirmusemohamed5620
@abdulkadirmusemohamed5620 3 жыл бұрын
Intii shihi maagta warka joog waaba latoogta y
@user-ol9cf5yt3w
@user-ol9cf5yt3w 4 ай бұрын
Diiinta. Ayaa. Waxwalba kaweeyn Inuu diinta ka horyimid madiidantahay. Gaalnimo ayuu nalarabay. Aaaadaaaa jooji Adeer Diinta waa no 1 guriga الله waa masjidkee ayuu dagaal ku qaaday 😮😮😮😮
@JibrilSheikh-gk7dk
@JibrilSheikh-gk7dk Ай бұрын
Waar illahey kacabso nin aas galka kutilmami waa nin marki aas hogamiyaha kaahay somalia nabad iyo barwaqa sorran somalia eheet ee aniga waxan diihi laha wagesiyal ragaas.Bare iyo farmajo wax muugda ayay kabteen waxkala isheeh
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i Ай бұрын
Afweyne wuxu yidhi Dal mooyaane Dad layga Aayimaayo?
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂wuxu helay siyadabare fersed aanu helin qofa somali shegata orena uhelin dibna uhelani wanu Luusey
@yaasmiincadeey3626
@yaasmiincadeey3626 Ай бұрын
War maxuu noqdaa sida af weene ma gaaro oo maadaama aad riyooday cashir baa laka bartay aaway dadkii la raafay ama la af duubay oo hadana la laayay waxaan kula dalin lahaa warkaas waxauu ahaa taariiq laa kiin wuu sirmayaa doqon kaan oo la bar bar dhigtay oo sawirka la saartay
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 2 ай бұрын
waa beentood .
@gebro7613
@gebro7613 3 жыл бұрын
Bal hada dooliga Farmaajo Dictator nagaqabta, intuu Afweeyne kale nagunoqon. 😎
@minorityzoro
@minorityzoro 3 жыл бұрын
wa nasiib xumo adigo europe qaxooti ku ah inad meyti iyo madaxweynahaga qaranka caydid wa nasiib daro
@deeqahmed8247
@deeqahmed8247 2 жыл бұрын
Wa nalaga qabtay sxb
@Mo77217
@Mo77217 Жыл бұрын
@@minorityzoro 🫡🇸🇴💪💯💯💯 waa runtatha
@user-tt1lt7dn2b
@user-tt1lt7dn2b Ай бұрын
Dal dhisan buu kategey kuwii dumiyey halaweydiiyo maxeyse qabteen asaga cawaantii ka dambeysay
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Faqash
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh Жыл бұрын
Muuse Biixi iyo Cigaal iyo ina cali waraabe iyo inta maanta kuu talisa ayaa faqash ah.
"WADAAD XUME" Khudbaddii Madaxweyne Siyaad Barre
9:28
Farhan Jimale
Рет қаралды 79 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 9 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 37 МЛН
Galka Baarista:Xogta Ciidamada Somaliyed ee Eritrea Lageyay
20:01
Faatax films
Рет қаралды 41 М.
Xabsigii Abwaan Hadraawi Iyo Maxamed Siyaad Bare
27:24
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 8 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16