Ganacsade Idiris oo ka waramay Saadaashiisii rumawday ee 2023 iyo qisadii dhexmartay General Caydiid

  Рет қаралды 73,811

SAAB TV

SAAB TV

Жыл бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 223
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Жыл бұрын
Masha Allah Alle cimriga Ha u dheereeyo Waa Oday waayo Arag Ah Aqoon Yahan Nololeed Ah
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Idiris xaaji cismaan run ahaantii waa nin wax badan og from saylac ❤👮🏼
@oceanseleven623
@oceanseleven623 Жыл бұрын
Aabaha SNM iyo Aabaha Somaliland. The funder of SNM. Thank You idris.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
Masha Allah Mujaahid IDIRIS Waa Fariid Geesi Ah Oo Deeqsia Ah Sidaan Ku Aqaano. Waxa Aniga Aragiisa Iigu Horaysay Iiguna Danbaysay, Jun_1989_ In Ethiopia Addis Ababa. Illahayow Nabad Geli Oo Caafimadi Idiris.
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 11 ай бұрын
2 Sano hada Hrgeisa Masalaa sowkan jooga Libaax weyaan Idiris
@SacadAbdi-go9hq
@SacadAbdi-go9hq Жыл бұрын
From,xariir,she xasan cabdale. To,halgamaa idiris xaaji cismaan, run tii waad guulay satay waxan kuu qirayaa deeqsi geesi ah guulay stay cadaalad jecel ,waxa idhiiri geliya geesi nimada deeqsinimada dhiiranida ra yi toos nida cadaalad jacaylka saadaal toosnida idiris x c ,allaw kudhawr
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
MAANSHA ALLAHA CAAQLIGA ALLAHA HAA KUU BARAKYO MUUJAHIDA❤❤❤❤❤❤
@raamaale5
@raamaale5 Жыл бұрын
Allah haw naxariistii wariyihii ikaa baray maxamed sayid allah haw dambi dhaafo, wakhtigaa sheekh isaxaaq baan kuu bixiyey
@oceanseleven623
@oceanseleven623 Жыл бұрын
Amiin Alle swt haw naxaristo Amiin
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Жыл бұрын
Koosaar iyo tuur laba libaax alle ha u naxaristo
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Жыл бұрын
Thanks so much idiris , and I hope you the best, all in your life, bi'idniLLaah. Waa runtii ummad jiritaankeeda waxaa saldhig u ah iney lasoo baxdo cunadeeda lagamamaarmaanka ah , waxaan kaloo yaab igu ah calool wanaaga XURMANE: IDIRIS , ee ka madhan cunfiga ,caadifada iyo ninjecleysiga , himiladiisuna tahay Somaliland mid ah oo cago adag ku taagan , cadaaladuna lafdhabar u tahay, thanks again, idiris .
@flighthub4305
@flighthub4305 Жыл бұрын
Abdiqadar koosar iyo ahmed mire true warriors 👍
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Жыл бұрын
Alaah ka sokow la’aanta manan Nolanen. We love you Aabo🙏Waa Aabo karaamo iyo sharaf badan. Maxaan cuna! Maxaa la isiiyay! Maxaan ku qabaa malaha! Waayo damiirka qofnimo ayaa dihin🙏
@AbdinurHanaf-gj3ff
@AbdinurHanaf-gj3ff Жыл бұрын
Nimo maxaa laguugu sameyn lahaa adigu dadkaad u dhaxaysaa oo ceel laga cabo un baa tahaye miyaa 😂
@abdihakim391
@abdihakim391 5 ай бұрын
Masha Allah ilaahey cimriga ha u dheereyo ninkaa odeygaa Hala Faaideysto oo Talo iyo tusaaleba oo hala soo dhaweeyo
@khadaryuusuf1911
@khadaryuusuf1911 Жыл бұрын
Maasha allaah caqliga iyo caafimaadka allaah hakuudaayo Qofku hadii uu allahii abuurtay Kabaqayo waa guulaystaa Hakuu
@mohamedjama2300
@mohamedjama2300 Жыл бұрын
I’m
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq Жыл бұрын
Well done saab tv hore u socda keep going
@maxamedaadan8114
@maxamedaadan8114 Жыл бұрын
Maansha Allah. Jasaakalaah
@abdihakimali7431
@abdihakimali7431 Жыл бұрын
Alle haku xifdiyo Mujaahid Idiris, shakhsi qiimo badan oo dalkiisa iyo dadkiisa jecel.❤
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
Dambiilayaal dalkoodii qayaanay oo burburiyey weeyaan dhawaana sharciga ayaa la xisaabtamaya asaga iyo kuwii la midka ahaa
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 Жыл бұрын
@@OmarAhmed-bi2lj agoontii kkkkkj
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 Жыл бұрын
Idiris hadalkiisu waa xaqiiqa waan muwadin muralka u hayistaa qof hayistaa ma jiro reer sland macalin kayisaw
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 6 ай бұрын
Ilaahay khayr haku siyo oo Adun iyo akhariba haku Cizeyo ader liibane
@hamzahussein5617
@hamzahussein5617 Жыл бұрын
Garan meyno manta Idiris waxan kugu abaal marino! Dalkaa manta ee Somaliland ee nabadaa ah kuwiii ushaqeeye ayadka miid tahay taladii gesinimadaa aad qadey ayan manta chaaqeeyna we love you And always will Idiris……Marwalbaa na Ducadeeni ayaad heysataa Nolow Idiris #ThankYouIdiriaHajjiOsman
@jaamaccabdiaadan5408
@jaamaccabdiaadan5408 9 ай бұрын
Alle ha ku dhawro adeer
@daacadaxmed5077
@daacadaxmed5077 Жыл бұрын
Idiris xaaji cismaan run ahaantii waa nin wax badan og
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 Жыл бұрын
23:05 "SNM waa wada lixle" "Dabkuu xaamud Daaree Damin ban ku dhaatay"☝🦁
@user-zp5hm6cu9i
@user-zp5hm6cu9i Жыл бұрын
Inadeerkay idiris ilaahay ha ii kaa daayo inadero Waa wada dhulka Ciidagale
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
Waar Ciidagale waa saldanada reer sheekh Isaxaaqe dhulka ha dhigin.
@Charkherad
@Charkherad 6 ай бұрын
Idriss ma cidagalaa ?
@UgbaadJaamacxuseen
@UgbaadJaamacxuseen 6 ай бұрын
Wa libaax no huray naftisa iyo maalkisab alleh cimriga iyo caqliga alleh Haku daayo
@sheekhhusen9857
@sheekhhusen9857 6 ай бұрын
Dagaalkii burcadduuray dadkii ku dhintay waxaa laguna assay Rabaso waa khalad ee maaha b.Abokar sidaas oo kale waxaa qaladkaas kudhacay farax ifiso ka mid ahaa taariikhdu waa shay ubaahan in aan la badalin anigu maalintaas waan joogay Burca duuray waanan ka hadli doonaa inshaa allaah.
@joinownpaypaylsavebiihi301
@joinownpaypaylsavebiihi301 Жыл бұрын
masha allah guulayso mudane waxad thy mujaahid go.aansaday u hiilinta Dadkiisa Dalkiisa iyo Gooni utaaga Sland
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Allah karameeyay oo cizeeyay oom magaciisa kor u qaaday Idiris xaaji cismaan hadal intaa ka cajiibsan oo ka wadaniyaysan oo ka lexejeclo wayn anigu ma garanayo abidkay waan u qushuucay tudhaalaha iyo wadan jacaylka waxaan ka guntay somaliland wa nafaar !!!!!! from saylac👮🏼❤
@abdirashidshariff5915
@abdirashidshariff5915 Жыл бұрын
wixii dhintay iyo wixii la dhacay iyo wixii la kufsaday asagaa aakhiro u qoolan. adigana qabriga lama galeysid caqli xumidaada ma galuu la dagalamayay. gaal baa hub isoo siiyay muslim baan kula dagaalamay waxaas taariikh ma aha. weligiina dowlad ma noqoneysaan waxaan tariikh aheyn ayaad tariikh nooga dhigeysaan miyaa
@abdiasisadendualle1723
@abdiasisadendualle1723 Жыл бұрын
Mujahid idiris waa sh. saxaaq Walaahi wuxu uqalma inaynu madaxweyne ka dhigno. Aabaha halganka Somaliland Ilaahay tacabka maalka iyo awlaada haku barakeeyo. Ilaahay haku guulaysiiyo akhiro iyo aduunkuba.
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 Жыл бұрын
Idiris wa halgamagii ugu weyna SNM
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 4 ай бұрын
Adeer dadkiina dhinac ka raaca Somalia 🇸🇴waa mid midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴Adeer caqligu ha shaqeeyo cimribaad ku jiraa cadiifad iyo cunfi caqli ma ahee hurdada ka kac Adeer waa hargalay midii kale waxaan midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴❤❤❤Somalia 🇸🇴Adeer
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 2 ай бұрын
Awalba annagaa abuuray dawladda soomaaliya markad cadaalad samayn weydeen annagaa duminay lkn waxan kuu sheegayaa sir ahaan somali italiano ay gali doonto 70 sano oo la haysanayo somalilandna ay dawlad caalami ah markaas ayaad garan doontaan in soomaali waqooyi ahayd waxad garan weydeen.
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 2 ай бұрын
Wax dhacay adiga macno kuuma leh.
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 2 ай бұрын
Horta wax noqo qabso markaasaas hadkiye.
@abdiali3923
@abdiali3923 Жыл бұрын
Dhiiga umada buu kufarxaa Subxaanalaah 🎉
@ahmedfarhan447
@ahmedfarhan447 Жыл бұрын
Hada laga yaaba inad ka mid tahay dadka ku faraxsan dagaalka laascaanood markaasad ka hadaysa dhiig
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
C/raxmaan tuur jen.caydiid siilaanyo hogaamiya yaashii Soo afjaray kibirkii iyo macangagnimaddi siyaad bare ragaas intii dhimatay alaha unaxariisto inta noolna caafimaad iyo cimridheer alaha siiyo. Anigu taariikh daa idiris kashee kaynayo waan usoo taagnaa.irirow markastood is bahaysataan si fudud ayaad uguulaysa taan maantana waa loo bahan yahay walaalayaal... irir samaale guulayso 👍👍👍👍👍👍
@mhdinero9658
@mhdinero9658 Жыл бұрын
Aan ku toosiyee horta markaan Urur ama irir Maqlo waa farxaa maxaayeelay waxaa hubaa in Isaaq iyo Hawiye isku keento CABDI IYO KALSOONIXUMO. Isaaq iyo Hawiye wax aragti ah ama horumar ah isuguma yimaadaan ee cabsi Daarood ayaa kulmisa maalma kooban. Isaaq waa kuwa tahriib iyo Magafe ku baaba'ay Aqoonsi haba sugin. Hawiye maalintii Siyaad Barre baxay 16 Sano ayay cambuulo iyo xabad Wadeen. Maanta dawlad goboleeyada Hawiye waxaa dhextaal isbaaro oo Xasan shiikh Maxamuud ayaa Live TV ka cadeeyay 2023. Hadii Amisom xamar ka baxdo Xamar mataagnaan karto 1 week. Waxaan uga socda waxaa weeye Isaaq iyo Hawiye waa dad sida Madawga Maraykanka oo kalaa oo iskuma kalsoona. Iriir ama urur Samaale waa dad difaac kujira. Libaaxyada ummadda Soomaaliyeed ee Daarood ismaaciil waa dad jecel jiritaanka ummadda Soomaaliyeed Ahmad Gurey Sayid Mohamed siyaad Barre Wiil Waal Cabdullaahi Yussuf oo Villa Somalia 🇸🇴 furay 2006.
@kadrafuaad1
@kadrafuaad1 Жыл бұрын
Geesi Qaran you yoocada ayaan sugaynaa insha allah guul guul soomaaliland ciidanka qaranka guul guul 💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪💪💪👍
@ilyaas123
@ilyaas123 Жыл бұрын
@kadrafuaad1 yoocada rag baa leh, ma dhuusadaadaad ku tagi, abaarso iyo khaniisyada iska xoree.
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
xaji IDIRIS HAMBALYO EE WARIYAHA QABYALAD GUDAHA UGA SHEEKEE WAA JECELYAHAY ARDAAYO IS HAYA THANKS
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 Жыл бұрын
Snm 100℅ waxay ahaayen garxajis Aduunyo xaalkaa bax si uun laguma daayee xidigaa is doorshee
@ubaxismaciilgeele4025
@ubaxismaciilgeele4025 Жыл бұрын
Kkkkk maxaa cay ka socota hadhagii faqashta macaankii ay isku dhuqijireen iyo xaraantii wali way qaadan laayiin faqash ilma xaaraan quutayaal snm guul idiris iyo somaliland guul
@caliducaale464
@caliducaale464 Жыл бұрын
Intaa waankuraacsanahay in axmed mire taariikhda lagu dhigoo
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 ай бұрын
Ina Koosaar buu ka hadlayaa Gudoomiyihii hore SNM. Ahaa ninkii tegnikodana u keenay ee Isaga idiris is raceen Soo wada iibiyeen, Abdiqaadir kosaar.
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur Жыл бұрын
IDIRIS WAA MUJAAHIDKI MAALKIISA KUBIXIYAY XORNIMADA AYNU MAANTA HAYSANO
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Ragna sidaasaa xoolahoodii iyo naftoodii ugu so hurayn Somaaliland ragna waa kaa maanta xasuuqa iyo tuugada ka wada ee kun jeer ka xun Morgan iyo Mohammed cali Samater ba Down Ehlunaar Muuse shaani and Saleebaan Gaal iyo Mohammed Kaahin.
@abdirashidshariff5915
@abdirashidshariff5915 Жыл бұрын
wallee idiris wuxuu qirtay wixii dil iyo fasahaad dhacay in uu mangiste la soo dhisay. wallee waa yaab iyo khaatuma xumo
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Жыл бұрын
Afweyne diinta u gafay iyo daarood ku calaacal.
@mayusuf9565
@mayusuf9565 Жыл бұрын
Mashaallah
@bobplayzroblox8403
@bobplayzroblox8403 Ай бұрын
Ilska ku shidoow abal ban idin haya 🙏🙏❤️
@maqademaqade7361
@maqademaqade7361 Жыл бұрын
Yoocada anaa tegi lahaa oo SNM ahaa Laakiin Gadhoodh ka ayaan Qawaday hhhh noqon maayo islaantii gadhoodhka keentay hhh maashaa Adeero Viva Qaranka Somaliland
@iqbalabdi
@iqbalabdi Жыл бұрын
Mulkiilaha Somaliland 🦁
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Garxajis waawada lixle lkn maanta waa cadowga gudaha nin aan talinjirin haduu taliyo nin aan tagi laheyn baa taga
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 Жыл бұрын
Cadow noo gabada gubay xaasidkii haku daalin tan raggii lahaa baailaashana.
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
@@haweeyafanax9093 cadow iidoor kaxun madagana geeska africa 🌍 nimanki yiri dagaalka Laascanood ethiopia lagadifacaya gaalka tigrega aad difaaceysid hakugumeysto
@manasufi3421
@manasufi3421 10 ай бұрын
Mansha Allah caqliga Allah haku daayo🎉🎉🎉
@ayanalladi3735
@ayanalladi3735 Жыл бұрын
ax waa nin rageed dalkiisa jacel
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
ADEERO ALLE HA KU XAFIDDO FI DAAREYNKA wariyuhu wax kaluu wataa iyo SAABTV sheeko beel libaax aan socon thanks
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
Kelmeda Laailahailalaah Iyo Calanka Aay ku Taalaa Waay Hadhayaan Oo Waay Jirayaan Insha Allah:
@fadumofiican7166
@fadumofiican7166 Жыл бұрын
Allah ma waxu ilalinaya isaga kanisadaha dhisyay iyo qomuludka isaga ma dhintan oday cantataba badana oo islanimadu ku yartahay
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 Жыл бұрын
gabadh baad tahaye naga xishood
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 Жыл бұрын
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN BURBURINTII SOOMAALIYA MAXAA LAGA FAA IIDAY IYO IN XABASHI MAGAN LAGA DHIGTO WAX UU NIN XIL MOODO AYUU NINA KU XARAGOODAA . SAASAA XISAABTII ALLAAHNA AY MEEL TAAL.
@abdirahmanmaxed944
@abdirahmanmaxed944 Жыл бұрын
Idris waa ninkii aabaha u ahaa snm
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Жыл бұрын
Muj axmed mire alle hakarameyo
@dhobaalemadiadhobaalemadia4311
@dhobaalemadiadhobaalemadia4311 Жыл бұрын
alaaahu mustaacan kuweeba wax biixiin kara
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 4 ай бұрын
You are a warlord uncle
@abdirahimaden
@abdirahimaden 9 ай бұрын
Illahay mahad leh, hambalyo muj.idris waa tir ka mid ah halgankii mujahidiinta snm guul guul guul snm iyo somalilaanba.
@cige3636
@cige3636 5 ай бұрын
NINKAN WAA CAJIIB
@idrisibrahim9332
@idrisibrahim9332 6 ай бұрын
Idris oo dhan ayaa caqli badan😮
@samsamcabdi4069
@samsamcabdi4069 Жыл бұрын
Sheer
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 Жыл бұрын
Waan ruunta waa hadalebqiimo badan.
@abdirizakhassan1073
@abdirizakhassan1073 Жыл бұрын
Taariikh uu kawaramey idir waxa aan ka dhex heley su,aal aan jawaab u la,aa . Waa hadlak janaral ceydiid ee ah ISAAQU SHICIB AYUU LEEYAHAY EE HOGAAMIYE MALAHA
@abdi-risakmahamoud9940
@abdi-risakmahamoud9940 Жыл бұрын
Idiris hada ma xayraan baa?
@abdirizakhassan1073
@abdirizakhassan1073 Жыл бұрын
Isaga weydii
@baylecaalin9750
@baylecaalin9750 Жыл бұрын
Maye waa hantile wali
@SOMALILANDXPRESS
@SOMALILANDXPRESS Жыл бұрын
​@@abdi-risakmahamoud9940Waa hantiile wayn ilaa iyo hada
@subxaanyoalbu7749
@subxaanyoalbu7749 Жыл бұрын
Anigu waxan garan waayey waxa taariikhdaa loogu dhigi waayey isguulada ilay waa taariikh dhacday ee! Mise weli dadku iskuma kalsoona
@advyser
@advyser Жыл бұрын
Ninkan waa in taariikhda laga qoraa intu joogo
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 9 ай бұрын
waa sax maxaa inoo tan ah taas baa run ah
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 ай бұрын
Idiris xaaji cismaan Laandheere Reer gediidna dhaleen.grxjis Ciidagalena kaso jeeda, fariid. MUJ. AHMED MIRE IYO MUJ dhega weyne iney Dhalinyaradu xusaan 2 libaax Maka iyo madiina 2Aag bari iyo Aag galbeed. Waana noolyiin 2 diinee
@aminamohamed847
@aminamohamed847 8 ай бұрын
Waa raggii rag ahaa . Maanta waa gabaabsi ragaagi.
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 Жыл бұрын
Ninkan wuxuu sheegayo dhani waa run faan kuma jiro maxaa yeelay car hal qof ha beeniyo ina kaahin iyo muuse way maqlayaane
@Khaalidaadan-vb7um
@Khaalidaadan-vb7um Жыл бұрын
Anigu waan rumaystay wuxu shagayna waay dhaceen dad ka wayo araga halaga faaidaysto sanad kahor wuxu shegay wala arkay
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 Жыл бұрын
sayid maxamuud Ali Qablax weeyi ninkaasi waa ninkii frenchigu Buluxaar ku xidhay ee UU xaye gabayga ducada ah u tirinayay markii lasoo daayay
@1lookmanlook
@1lookmanlook 6 ай бұрын
Legend. 💚🤍❤️
@daacadaxmed5077
@daacadaxmed5077 Жыл бұрын
La si aragti dheer oo waaya arag nimo ku dheehan tahay ula socda geeska africa iyo arimaha siyaasadeed ka socda
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 9 ай бұрын
midh waa ku raacaay idiris
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
YAHUUDI WAA WALAALIHIIN BEENTA MUNAAFAQADDA,ILMADA YAXAASKA REER KAAHIN REER ISXAAQ IYO REER ABIIB WALLEE INEYNAAN WAXBA WADAAGIN INEYNNU ISKU DHAMMAANNO IYO INEYNNU KALA TASHANNO SOOMAALI INTEEDA KALE WAA WALAALAHAYO ALLAAH AFGARASHO IYOQULUUB ISU NAXARIISTA HANNAGA DHIGO HAWIYE WAA WALAALAHAYO
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 6 ай бұрын
Waa Su Aale Sadexda Dhar Dhaar Adigu Wax Ma Ku Karisey Waa Su aal?
@maxamedabdiabukar2567
@maxamedabdiabukar2567 Жыл бұрын
الله يعزك وبارك فيك !!!🤲🤲🤲
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Жыл бұрын
Kayse Aadan digaale murnaamijku wuu koobna
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 ай бұрын
Somaliland waxaa dumiyay Musse Biixi, Saleban Gaal iyo Ina Kaahin oo qabiil kutiirsan
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 9 ай бұрын
ilahay craxam ala ha unaxariiste maxumayn khayriyada harkasa askartiisa kamid ahaa xubaxadii uqudbaynsyey waxaan kartaa 50 sano shiinaha lama aqoonsan inaguna 50 sano hahadii la ina qoon san waayo somali lian baan ahaynaynaa waa markaan ogaaday insiyasi cid dan kalahay ninkii sidaa ninkii lahaa rasaasta iyo hubkii la isku dhameeyey diyaarada labar koton buu kasoo saari jiray wax soomali layidhaah oo wadaninimo lagu sheegikaro magaranayo been yaan la isu sheegin
@HussienAwale
@HussienAwale 10 ай бұрын
Allah baa ilaalinaaya dulmi adoo samaynay maato yar yar oo madafiic ku garaciday yad leeday Allah ilaalin oo ingriis baa ixadeeyey waxad ka sheekaysa diilkii Adan shiine iyo diilkii qurshaynaa
@turkiosman9684
@turkiosman9684 9 ай бұрын
Idinka bilaabay
@GuledAxmed-zs7pt
@GuledAxmed-zs7pt Жыл бұрын
Idiris x cismaan Marka aad ka xuntahey, in Siilaanyo & AUN C/raxmaan tuur MW & RW Sl ka noqdaan, beelaha darafyadana maxaad u qorsheyseen? Cadaaladaadu ma sidaasaa,
@caliducaale464
@caliducaale464 Жыл бұрын
Halkaa wuulaseegee birjeexbaa 2aad ahayd
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Жыл бұрын
Ana waa I kan
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 Жыл бұрын
Garoortu bacaadka ayaa qaba sidaa ula socda.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
SANNADKAN WAX WALBA HALLOO DAAYO DABARGOYNTA HARTI IYO DAAROODKA,ALLAAH ALLA ISAAQ CAQLI YARAA KUYEE YOOCADA,ADEER TOWXIID WALLAYDAAN SHAQA UGU LAHAYN, WAA BAADIL XAQ LAGU DOONAYO,WAXAAN KA WAAYEY NIN ISAAQ AH OO INTUU HARGEYSA ISKA TAAGO KU YIDHAAHDA MUUSA JUUDAAN WAAR DHULKA RAG BAA LEH IYAGOON WAX INNAGU DARSAN YOOCADA TEGI MEYNNEE DASTUURKA FUR SI SIMAN AYNU WAX U QAYBSANNO,KUMA DHACAAN NINKANINA WAA DAALLIM BEENAALE AH XAQANA OO CIIDAGALE AH, HADAL HAAMA LAGAMA BUUXIYO,
@halimali8389
@halimali8389 8 ай бұрын
Hormuudkii Soomali Gudoomiye Idiris abaalkaaga iloobimayno weligay.
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 4 ай бұрын
Yaaaaaaaaab
@husseinnuur7567
@husseinnuur7567 Жыл бұрын
Odeygu yuhuud buu faaninayaa eega reerkan islamka ma sheegtaan waa yaabee, habarta Adna waanu aragney subxaana laah
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 Жыл бұрын
Marka fuutada lagu fikiro waa noocan okale
@baylecaalin9750
@baylecaalin9750 Жыл бұрын
Nin aan ciilay ayaa icaaya
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 6 ай бұрын
Sheekadii soowtan reer uun Ka dhamaan weydey miyaan REERkooda mooyee REER kaleba Dagaalamin?
@husseinnuur7567
@husseinnuur7567 Жыл бұрын
Odey Idiris kaalay yoocada oo ninkii labaad noqo mise ma dooneysid inaa dhimato maxaaba kuu harey dee. Mida kale ciidankii siyaad bare ee SNM la dagaashey waa aan isku qabiil iyo heyb aheeyn dee, hadese reekii lahaa dhulka baa jooga ingriisna iyo Uruk samaale soo kaxeeyso dee kaalay yoocada qaraaboow. Kenya ha u cararin mar dhow.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
Abti Waxaad Ka Tagtay Oo Aan Cadaaladna Ahayn inaad Katagto, Markay Carwir kudhac Maraysay Ninkii Kudhacayee 1 Kow Kanoqda Abuurtii S.N.M Mudane Ahmed Jimcaale Oo Aan Cidina Soo Hadal Qaadin. Waana Cadaalad Darada 1Kowad.
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 Жыл бұрын
Ilaahay dadka kama xigno, ee dad dhulkooda aan usoo dhaafno. Intaynu nabada kula joognay cadaalad inaga waayee.
@jaamaccabdiaadan5408
@jaamaccabdiaadan5408 9 ай бұрын
Ka waran ninka ina macalin e ina neceb i xildhibanka ah e kiniya joga idiris
@HassanBasri725
@HassanBasri725 Жыл бұрын
Cadaalad darada Somaliland Ka jirta miyaa Ka hadashid?!!
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 ай бұрын
Dhiig bad faraha lagashee maxad ka faaiday
@ahmedfarhan447
@ahmedfarhan447 Жыл бұрын
Libaax libaax dhalay waa runtaa Somaliland noqon mayso
@awilahmed1111
@awilahmed1111 9 ай бұрын
Isaaq wali iyo cuqdad
@sahraj3885
@sahraj3885 5 ай бұрын
Maa heee ka daa Isaaqu Kacaanku la dagaalamey oo Culumadii iyo Ninkii wax garadaba kacaanku waa Laayey
@Somali3000-
@Somali3000- 9 ай бұрын
Alow colaada aad Umada Somaaliyaad ku beerteen denbigaas aan lagaa saa mixin. Colaadaa maxaa ka faaidey ? Young men & women in Hargaisa today 40+ years later maxaad u faa idey??? Shaqa la'aan, No paspport, No health system. Alaah xisaabtaa saad sameysey si la mid ah hel.
@saidmohamed8214
@saidmohamed8214 8 ай бұрын
Aakhiro seeg riyoonayaa waa adiga yoocada qabrigaagaa yaal baan umalaynayaa idirisoow
@kaneecgroup
@kaneecgroup 8 ай бұрын
odeygaan qaad nooce ah buu cuney faan badanaa
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 Жыл бұрын
Arimuhu waxay gallen sirtii siyasaddii weykabaxdey
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 158 МЛН
СРОЧНО ДОМОЙ! Эта НЕ КОНФЕТА!
0:21
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 1,8 МЛН
1000000❤️ #shorts
0:18
北出 大周 Kitade Taishu
Рет қаралды 21 МЛН
Don’t Bully a Vampire Girl 👿
0:38
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 24 МЛН