GARAADADII OO GEELE KUMARTI QAADEY JABUUTI,,? INU SUMEEYO AYU RABAA HALAGA BADBAADIYO MD FIRDHIYE SO

  Рет қаралды 13,706

SOMALI FLASH NEWS

SOMALI FLASH NEWS

24 күн бұрын

DHULBAHANTOW CASUMAAD MAJIRTO EE GARAADADA HALAGA QABTO NINKAAS AAMIN MA GALO QOFKUU NACEB YAHAY U RABO INUU SUMEEYO WA GARAADKA GUUD

Пікірлер: 48
@TripleA0825
@TripleA0825 22 күн бұрын
Marnaba garaadadu yaysan aadin Jabuuti iyaga ha loo yimaado ma jirto sabab ay Djibouti 🇩🇯 u aadaan !
@AbuurTttd
@AbuurTttd 22 күн бұрын
War hala qabto garaadada iyo ganacsatada reer SSC yaysan addin jabuuti firdhiye baa ubaqaynaaye inkale yeey inaga tagin war balaayaa lamaleegayaye hala digtoonaado dadku xoolo maahee indhaha fura
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 22 күн бұрын
No garaadadu ma u ogalaanayno raali na kama nihin in ay jabuuti asdaan siiba garad jamac garaad cali geele ha yimaado soolasagu
@choukrisaid5525
@choukrisaid5525 22 күн бұрын
Guelleh wa sheydhaan
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 22 күн бұрын
Wax garaad ahi ma aadi karo jabuuti very danger
@asiliborle6342
@asiliborle6342 22 күн бұрын
Maye isamciila cumar geeli waa la amiin waayo Siyaasada weeya wajiyo baden tahay
@choukrisaid5525
@choukrisaid5525 22 күн бұрын
Maya
@CaliDalmar-kf3fk
@CaliDalmar-kf3fk 22 күн бұрын
Qaybaha ay deato soomali way kala dhib badan yihiin sidaa agreed halahubiyo casumaada away ismaaciil uucasumay garadada yaan lagu deadening waa halis
@abdirashidjibril3096
@abdirashidjibril3096 22 күн бұрын
Tallo soo jeedintayda arrinta marti qaadka Geele ee Garaadafa haga gaabsado oo yaan la aadin hadda waa qatar
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 22 күн бұрын
Waa shirqool war hoy garaadadow ha dhegeysanina dhagarta ismail c gelle!!!!!!!!??????
@husseinosman1871
@husseinosman1871 22 күн бұрын
Sheekada Djabuuti ha xidho.
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 22 күн бұрын
Kan ma aha wasiirkii warfaafint Maxuu uga warbuxinayaa
@haweyoismacil6500
@haweyoismacil6500 22 күн бұрын
Lama aamini karo in ay aadaan garaadadu jabuuti
@user-ew5oo4sf4d
@user-ew5oo4sf4d 21 күн бұрын
ma aqlalaynu in garaadadayadu tagaan jabuuti waayo waa kuma aamineyno jabouti wax dhicikarana maaha. wax dhicikara maaha
@husseinosman1871
@husseinosman1871 22 күн бұрын
Waa runtaa.
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 22 күн бұрын
LABA GARAAD JAAMAC BASABOOR JABUTIYA UMA BAAHNA KUWII HEYSTEY EE UU KALA NOQDEY AYAA LAGA YAABAA GARAAD JAAMAC ISMAIL INUU RAACO WAA LAGA YAABAA
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 22 күн бұрын
Garaadada qaatumo haday Aadan Jabuuti wey u dhamaatay ee haka fikiran tegitanka halkaas. Waayo? Geele iyo xaaskisa waa dad halis ah, ciddi ay utahtana iyado bade- lan kasoo noqoneysa, kadibna.....!!
@husseinosman1871
@husseinosman1871 22 күн бұрын
Yay isku aadin. Firdhiye ha joojiyo socodka badan. Habeen iyo maalin ayaa ilaah ka baryaynay inuu illahay ka soo nabad heliyo. Ha la socdu ka dib markii dagalka ann ku jirno iyo dhismaha dalka u dhammaado.
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 22 күн бұрын
ADEER HARTI HA ODHAN EE WAXAAD TIRAAHDAA DHULBAHANTE. ANAGU JABABOTI SHAQO KUMA LEHIN DAD WAALANA MA NIHIN ADEER THANKYOU
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 21 күн бұрын
OK. LAKIIN WAR DADKU WAY XALDAMIKARAAN WAANA AY KA NOQONKARAAN. KOLBA ISMAACIIL MAR´A MA DIIDIN SOMAALINIMADA. ISKA DAAYA AF XUMADA IYO IN XUMAANTA LASII WADO. SOMALI HORAY HA U SOCOTO.
@user-uf1km4ip6d
@user-uf1km4ip6d 21 күн бұрын
Asc Bro ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@a.j2428
@a.j2428 22 күн бұрын
WAA SHIRQOOL CAADI AH, GARAADADU WAA DHAQAN, MAJIRTO SABAB AY JABUUTI U AADAAN. JABUUTI WAXAA TEGEY MADAXWAYNIHII SSC, WAA KIFAAYO. MAXAY ARINTA MAXAABIISTA IYO IN JIDADKII LAGA XIRAY SNM IN LOO FURO, MUXUU GEELE U XIISAYNAYAA? GEELE MAXAA KA QUSEEYA MAXAABIISTA?
@SomaliFlashNews
@SomaliFlashNews 21 күн бұрын
Taas ayaan kugu racsanahay wa in laga hortagaa
@IbrahimMoussa-cs6og
@IbrahimMoussa-cs6og 22 күн бұрын
Well come jabuuti
@khadraessa1265
@khadraessa1265 22 күн бұрын
Garado ku aaminimeyno
@choukrisaid5525
@choukrisaid5525 22 күн бұрын
Wa chirqool amateurs wa guelleh unader
@HassanAhmed-mk9zf
@HassanAhmed-mk9zf 21 күн бұрын
Garaadadu.yaysan.aadin.d.jibuuti.ee.haka.googeen
@cabdisalaan7567
@cabdisalaan7567 21 күн бұрын
Inay aadaan jabuuti waa halis weyn lkn firdhiye ayaa laga rabaa war cad oo lagu tashado sodcaalkii jabuuti iyo xamar kadib la qiimeeyo isimaduna hala tashadaan cuqaasha xildhibaanada iyo bulshaada qaybaheeda maantii hore ayey sigteen khaatumo madax weyne iyo maamul ayry leedahay
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 21 күн бұрын
P Amaraaw Waad Mahadsantay.Garaadadu Waxaa Matala M Firdhiye..Ismaaciil Cumar Geele Ha Yimaado Laascaanood..Waayo Garaadadu Haaw,lo Kale Duwan Ayay Noo Hayaan..Maalin Qudha Kama Maarano
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 21 күн бұрын
WAR UMADA DAAYA. IDINKU SSC MA XUKUNTIIN. KA DA´BEEYA GARAADADEENA IYO MAAMULK1 MASUULIYIINTIINA. IDINKU WAX MA XUKUNTAAN. DADYOHOW HALA KALA DANBEEYO
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 21 күн бұрын
WAR MUSLIN BAAD TIHIIN. NIN KASTI MAALI´TIISII BU DHIMANAYAA😊. CABSI HORAY LUGUMA GAARO. DADKAY KAA REEBTAA.
@Abdi-hx7zq
@Abdi-hx7zq 20 күн бұрын
Haday melegooda daanayaan ha aadaan hhhhhhhh
@Abdi-hx7zq
@Abdi-hx7zq 20 күн бұрын
Waa runtaa hhhhhhhh 😮
@awenoolays6540
@awenoolays6540 22 күн бұрын
Anigu waxaa talo ku bixin lahaa inaan Garaad Jamaac Garaad cali uusan Jabuuti martiqaadkeeda aqbalin.
@SomaliFlashNews
@SomaliFlashNews 22 күн бұрын
Wa sidaan anba ku talin lahaa ninkaasi jabkuu nala magan yahay mayara
@fadumakabdi2791
@fadumakabdi2791 22 күн бұрын
Waawareey maxa jabuti ka galay in cidmada la so daayo shalay marki lagu garacyey madaficda muxu ukla celin wayey war yesan isku tagin garaddada😮😮😮
@SomaliFlashNews
@SomaliFlashNews 21 күн бұрын
Waxa kaliya ay rabaan inay na lugoyaan
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 22 күн бұрын
Aloow gajoy maxaa dad cebaysay calankii lagubay iyo ninkii lacaynayay bay manta hordhobanyihiin marna xassan cay marna geele cay markii cunto laguushegana u carar 🤮🤮🤮🤮😡😡🤮🤮😡😡😡
@shukrijama5399
@shukrijama5399 22 күн бұрын
Dhilo langab siilkaga uraya u sheeg gooj iyo inagumed nimaba agtaada ka eeg ina dayacan dhidhibso foolxumo 😏😏😏😏🤫🤫🤫🤫
@asiliborle6342
@asiliborle6342 22 күн бұрын
Gardaada ah tegaan waa ok
@awenoolays6540
@awenoolays6540 22 күн бұрын
Allaah ha xafido Garaad jaamac Garaad Cali
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 22 күн бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 22 күн бұрын
Odayga jabuuti iyo naagtiisa iyagaa rabey inay dalka soomaaliyeed kala jaraan, laakiin hadda ismail c gelle isagaa dantu haysaa oo dalkiisa ay etiopia qabsanaysaa, mana dhacayso inay garaadada tagaan jabuuti.
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 22 күн бұрын
Ssc maxaa kaga xidhan jabuuti waa yaab
@WaliXasannuux
@WaliXasannuux 22 күн бұрын
Garaadada daarood inloodiro waama waaparanjab waamaya
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 22 күн бұрын
Adeer shirqool ku waa cadyahay . Shir yuu qaban firdhiye🚫🚫 cid kale yey tegin
@SomaliFlashNews
@SomaliFlashNews 21 күн бұрын
Wan kugu racsanahay wa shirqool cad
@HassanAhmed-mk9zf
@HassanAhmed-mk9zf 21 күн бұрын
Maya.maya.no.no.no.never.aver
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 100 МЛН
Waar Dag Dag ah!!
11:13
somalia media News
Рет қаралды 6 М.
DAGAALKA KA QARXAY CEEL AFWAYN SANAAG
1:56:41
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,1 М.
ILKACASE QAYS||OOMAAR CIIDAN  GANGS AH AYAAN KULA SOO BAXAYAA..
52:58
QISADA MAANTA
Рет қаралды 2,7 М.