Deg Deg Muus Biixi Oo Isku Dhiibay Itoobiya, Xasan Sheekh Oo Xalada Ku Xun Tahay, Guusha Somalia

  Рет қаралды 26,007

Garaad TV

Garaad TV

4 күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 30
@MariamAd22
@MariamAd22 3 күн бұрын
Muuse biixi ma doonayo inuu dooraasho kaqabto deganadiisa markale dandiisa ayuu ka arkay inuu siiyo Ethiopia bada iyo dhulka Somaliyed lkn ma shaqeyn doono tasi
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 3 күн бұрын
MUUSE DILAAL AWDAL STATE AABA IYO SNM TOONA MALEHE AWDAL STATE DADKI LAHA BA ISKALE DAMIIR LAWE MUUSE XARASH IYO DABA DHILIF MASHA SAMARON
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 күн бұрын
Machallah guulastay somalies midnimo
@abdifarah4164
@abdifarah4164 2 күн бұрын
Waa HOGAAMIYEHII ugu Horeeyey ee ka XISHOONWAAYEY inuu dhaho waxa aan Diyaar uahay in laiDhaBo! si aan AQOINSI UHELO! Waa la YAAB?!!!!
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x 3 күн бұрын
Somaliyeey israaca gacmaha isku dhaga hormar aduun iyo aaqiro wad heleysaan iska daya qabyalada ilahey kabarya hogaamiye diinta iyo dadka iyo dalkaba waxutara
@CabdiqaadirIbrahim-ej1fk
@CabdiqaadirIbrahim-ej1fk 2 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 guul in.al❤
@maryamadahir6649
@maryamadahir6649 Күн бұрын
😂😂😂😂
@maryamadahir6649
@maryamadahir6649 Күн бұрын
😂😂😂😂
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 3 күн бұрын
Intuu haal weeli somaliyed nolyahay lagama yabo inn itobiya duul somaliyed qadhato
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x 3 күн бұрын
Waasx sxb nolaw anaga somaliweeyn beeynu difaceyna ee gabol iyo dagmo iyo dadgooniya madiceyno ogaada lan lan dadku kuwaashay ilmaha itoobiyanka warkooda daa
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 күн бұрын
Dhamaan ciidamada afrikaanka ah waa in laga saaraa wadanka
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 2 күн бұрын
Garaadlaawow mantana maxaad wadaa
@abdifarah4164
@abdifarah4164 2 күн бұрын
SOOMAALIYA oo HESHIIS ah,iyo ADDUUNKA oo la HESHIIS ah! Meeday?
@DalabMaxamed-nc7pm
@DalabMaxamed-nc7pm 2 күн бұрын
Muse hadii galay abiy iyo dabadooda waa laga soosaari wakhtidhow màrkaana iyaga oo xarig lagu jiidaayo waxa uu kasoo muuqan maxkamad
@CkhaaliqAxmedaadan
@CkhaaliqAxmedaadan 3 күн бұрын
SOMALILND waa wadan guul
@abdifarah4164
@abdifarah4164 2 күн бұрын
Weli waxa ay la DAGAALAMAYAAN SHABAABKA iyda oo Kuwii la DAGAALAMAYEY DADKEENA,maanta ay XOOG ku QAADANAYAAN qaybo Janis ah DHULKA SIIMAALIYEED?
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 күн бұрын
Caasimaddii way ooyaysaa. Waxay leedahay jidadkii qashin baa buuxiyey. Bulcadihii waa iga xirmeen. Jardiinooyinkii waxna waa la dagay, waxna qashin ayaa buuxiyey. Aaway dadkaygii ilbaxa ahaa ee i qurxin jiray.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 күн бұрын
Wuxu jecelyahay inu safro oo kolba diyaarad fuulo. Adduunyada madaxda waxa lagu yaqaanaa marka ay dhibaato wadankooda ka jirto inaanayna wadanka ka bixin illaa ay xallinayaan dhibaatooyinka gudaha.
@abdifarah4164
@abdifarah4164 2 күн бұрын
7 ba BILOOD ayey LUMISAY DAWLADDA KU SHEEGGA SOMALIYA,iyada oo TABOBAR ka soo SAARIKAREYSEY 1 Milyan oo ASKARI? Lagaa HIOOG X.Sheekh! SHIR bilaa micne ayuunbuu SOCDAAL UGU JIRAA!!
@CkhaaliqAxmedaadan
@CkhaaliqAxmedaadan 3 күн бұрын
Muuse biixi cabdi legend 7kle 🙌 ♥ ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 3 күн бұрын
Ader musa baxi waa sychtric mantal ill aqoonsa aqoonsa awaal aqoonsa iyo madnamo somaliland madka hoorayay ader aska iyo abay ali waa sychtric mantal ill sakuna farshada iyo ka dharkay ader ciisa iyo samaroon waax babayay salka habar awaal dhalada khadra xayaad marka hoora hanba canfar ismail omar hanbda canfarta xaar ciisa
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 3 күн бұрын
Kkkk muuse biixi ( harti ayaa kufsatay ee ha iska soo dhiciyo), mida kale ( seylac iyo lughaye ma isaaq baa leh?), muu berbera siiyo haduu Itoobiya dakad siinayo.
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 3 күн бұрын
FADHI KU DIRIR LOMA BAXNA HADAD WAX ISLA HAYSID OROD WAXKA QABO WELIBA CIYAARI WAA GELI DAMBE MA DHADHAWA
@fatihhassan5020
@fatihhassan5020 2 күн бұрын
​@@AHMEDIbrahim-jb5ywaamus Nadal yahoow
@amdualeh5802
@amdualeh5802 3 күн бұрын
Waxaan aydaan waxba ka qaban karin ha ku waalanina,somaliland xor bay u tahay siyaasadeeda iyo danaheeda cidna u daba fadhiisan mayso,OOYA,OOYA.
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x 3 күн бұрын
Balayo xornimada kaqaday hadaaba gumeeysi donateene aaway xornimada
@alimohamed6918
@alimohamed6918 3 күн бұрын
Garaad laawe tv
@naasirmohamed7391
@naasirmohamed7391 2 күн бұрын
Somalia oo itoobiya qabsatay muqdisho oo noqotay magaalo itoobiya kamida islamarkaana uu kudhacay xanuun kadabar jaray aduunyads in reer somalia kunoolaadaan
@amdualeh5802
@amdualeh5802 3 күн бұрын
Beenaale,CBB Garaadlaawe TV,
Backstage 🤫 tutorial #elsarca #tiktok
00:13
Elsa Arca
Рет қаралды 40 МЛН
$10,000 Every Day You Survive In The Wilderness
26:44
MrBeast
Рет қаралды 137 МЛН
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 36 МЛН
DEG DEG MADAXWYNE XASAN SHIKH OO DIINTA ISLAMKA KU GEFAY IYO SOMALIYE CEEB
22:03
MILATARIGA ISRAEL& SIRDOONKA OO FADEEXAD DHEX TAAGAN YAA FASHILAY?
9:17
DAGAALKA ISRAEL | XIZBULLAH SAADAASHA 'GUUSHA' XOGTA DAAHSOON
10:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
Dagaalkii Laascaanood Oo Galgaduud losoo wareejiyay!!
13:43
Hussein Jama
Рет қаралды 3,1 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 18.06.2024
28:13
Somali Radio
Рет қаралды 8 М.
Backstage 🤫 tutorial #elsarca #tiktok
00:13
Elsa Arca
Рет қаралды 40 МЛН