Deg Deg Mareykanka Oo Hub Culus Siiyey Somalia, SSC-Khaatumo Oo Dacwaysay Muuse Biixi

  Рет қаралды 45,809

Garaad TV

Garaad TV

17 күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 37
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 15 күн бұрын
Guul ciidanka qaranka iyo ciidanka SSB madaniga ah duufan guulaysta Guul somalilnd Guul 💚💭❤💚💭❤💪💪💪
@user-jk4xo5yz4l
@user-jk4xo5yz4l 15 күн бұрын
Puntland yaa u diidey iyadaa diidey ,hadey miiska timaado sheegateyna waxa ay taabsneyso ,ma Puntland ayaa loo lug xirnaayo oo ummadda Somaaliyeed loo xanibaa waa maya ,Puntland ayadey u taal hadey Somaali ay soo raaceyso oyo hadii kale ,Puntland qof naceb ma jirto ee iida ayey ku xiran tahay hadey Somaali ay soo raaceyso iyo hadii kale.
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 15 күн бұрын
Aad iyo aad wa sidaa dalku uma xayirnaayo dani
@mdmuhammad6206
@mdmuhammad6206 13 күн бұрын
CIIDAMADOODA HA NOO SOO BANDHIGINE SOO BANDHIG CIIDAMDEENNA IYO CALANKEENNA.❤❤❤❤😂
@rooraayecalimurjaan377
@rooraayecalimurjaan377 15 күн бұрын
Isla weynida Dani iyo xulufadiisa ayaa dalka iyo dadka soomaaliyeed qaska ku wado. Farmaajo diid oo Xasan diid ee aniga aan taliyo ayuu warkiisa u egyahay.
@marainid7626
@marainid7626 15 күн бұрын
Dawladii farmaajo waligii mala shaqeeyey deni
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 15 күн бұрын
Madaxweynaha dalka, wuxuu ka shaqeynayaa in horumar & barwaaqo. Sidaa darteed waxaan u sheegeynaa in uu juxa aanan waxba laga weydiineynin, laakiin shacabka hormarkiisa guud ahaan iyo gaar ahaan Caasimadda Muqdishu. Sidaa darteed waa inaan la tixgelinin munaafiqiinta dalka burburiyey, aakhirkiina si maxkamad loo horgeeyo. Inshallah
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 15 күн бұрын
Midnimo Soomaaliya in la helo waaye sidii hore u dhici jirtey laakiin si kale looguma adkaan karo Cadowga Soomaaliyeed
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 15 күн бұрын
Waa sidaa
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 15 күн бұрын
Wadan gudihiisa Dagaal kajiro weeye somalia
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 15 күн бұрын
Etoobiya iyada xitaa wey holceysaa somaliya ayaaba dhaanta
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 15 күн бұрын
Ma
@user-pz8ce5ut6k
@user-pz8ce5ut6k 15 күн бұрын
Run wey asxqta
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 15 күн бұрын
Warkaan iga saxa
@user-hw5bt5bj8r
@user-hw5bt5bj8r 15 күн бұрын
Kuwani aduyadu masayjexelhinba soomaaliland 100sohadaygadho dib umlabayso
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 15 күн бұрын
Beenale beenale dhalay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂ba abacaa
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 15 күн бұрын
Beeni raad male haaaaa haaaa haaa haa ha ha
@DayaxDayax-uo6xx
@DayaxDayax-uo6xx 2 күн бұрын
Kiyool and then okay qash and then okay boous and kk and then okay qakinla and then okay inshallah Omar IOM to come in and take care of yourself qashinka and then ijajarka badhiyaash and hate xalimo ruqiyo 2 omardayaho f 7 d lasagna recipe Haye and sanlad and then okay qashinka and then had a great time used
@sahramohamed-9516
@sahramohamed-9516 15 күн бұрын
Deni says I am out from Somalia why they crying every time the Somalia government never talks about them Deni is fighting president Hassan Sheekh because he wants to be prime minister but our beloved leader it didn’t want him because he knows that Dani hasn’t any dignity and he is not honest man for that reason that he is very angry but I wonder why the Poundland people aren’t stop this mad man before it is too late please take your responsibility about your country and stop this stupid man who is good only saying nonsense are you afraid only one man peace and love ❤️♥️❤️🇸🇴♥️♥️
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 15 күн бұрын
Yes yes viva our leader Hasan shiekh guul
@kamalmire7420
@kamalmire7420 14 күн бұрын
❤❤❤
@abdirazakomar7240
@abdirazakomar7240 15 күн бұрын
Graad TV wamiddka kaliya ee aan dhageysto. Waxan tala'haan usoojedinayaa in ee joojiyaan ama waxkale kibadalaan dhawaqa ugudanbeya wararka TV. oo ah feer iyo faralab.mahadsanidiin!
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 15 күн бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Failed Failed Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 15 күн бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia Somalia Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 15 күн бұрын
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed destroyed
@sahramohamed-9516
@sahramohamed-9516 13 күн бұрын
@@dauuddaaauud8339 who are they Somali 🇮🇹 I never heard that name what is relation between Somalia and Italia 🇮🇹 Somalia took their freedom from Italian 🇮🇹 on 14/10/1954 when Somali flag put on ufficio governo so Somali today is call S F G unfortunately many people confuse the Somali unity which is 1/07/196 and Somali National day 1/07/1960 when Somaliland came to Mogadishu we have government prime minister and parliament and written constitution the flag 🇸🇴but when Somaliland came it didn’t has any thing and until today they don’t have nothing what they tell their people only lies and misleading them and wasting the young generation future what ever you meant Somali Italian is not right Somali 🇸🇴 south never called them selves Somali Italy where Somaliland calls themselves British 🇬🇧 Somali so keep yourself that name but don’t call us Somali Italia 🇮🇹 peace and love ❤️
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 15 күн бұрын
Jabuuti iyo somaaliya halla hadlaano soomali land si eeysan dekeda ber bera itobiya hub ugala soo degin hadii eey diidana turkigu kor uga ilasliyo maraakiibta berbera usocota
@Ismaciilharuun
@Ismaciilharuun 15 күн бұрын
٠٠
@suhaybalijama
@suhaybalijama 15 күн бұрын
Nio kan kii dhagaysta isagaa doctor u bahaan.nio beenta jooji 👌👌somaliland waala aqoonsanaa🤫🤫🤫
@Caliya7
@Caliya7 15 күн бұрын
You are one of those who are listening him.
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 15 күн бұрын
Waa in la aqoonsado somalilan oo an lugaha lagu dhigin anogo rer kunfura aaminsan
@basheebooshie6415
@basheebooshie6415 15 күн бұрын
Beenlow falalow ka fogaadey ka fejigaaday beentu fidinayo wuxuu faafinaayo beenlow falalow.
@alisaed8393
@alisaed8393 15 күн бұрын
Somalia waa Haitida African waligeedna ma hagaagayso qabyaalad musuq maasuq Argagixiso waa failed state
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 15 күн бұрын
Xasadka somaliya allah ba naga qabanaya angu dalal ka kale xaasid kuma nihin
@sahramohamed-9516
@sahramohamed-9516 13 күн бұрын
@@user-iz4tc3kh5q Somali was always the best and the toughest of Africa but they are many haters like you but your nonsense it doesn’t effect the honour of Somali government and their population so you are hate. It doesn’t mean nothing for Somali people.the hate destroys only the haters themselves because Somali south don’t pay attention whatever saying the haters like you peace and love ❤️❤️❤️🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️
🍟Best French Fries Homemade #cooking #shorts
00:42
BANKII
Рет қаралды 16 МЛН
Sprinting with More and More Money
00:29
MrBeast
Рет қаралды 26 МЛН
Omega Boy Past 3 #funny #viral #comedy
00:22
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 29 МЛН
Como ela fez isso? 😲
00:12
Los Wagners
Рет қаралды 26 МЛН
An DrHFkah3bjLtqCINNaLZ kxgiGw1TEEd1m0PQX6tloNDnb8cKc4awdygZfdTQbtqZSdYWAUHCnhebyn8BS7Qy
28:23
Warka 24/05/2024
27:53
RTD WEB TV
Рет қаралды 2,2 М.
Nin Kii Garxajis Ee Lagu Dilay Buuhoodle Iyo War Cusub Oo Ka...
8:39
Important Celebrations at NATO 2024 - We Are NATO
1:46
US NATO
Рет қаралды 4,7 М.
🍟Best French Fries Homemade #cooking #shorts
00:42
BANKII
Рет қаралды 16 МЛН