No video

GARNAQSI: SIDA AY KU AASAASMEEN MAXAAKIMTII ISLAAMIGA EE SOMALIA

  Рет қаралды 19,528

Shabelle TV

Shabelle TV

4 жыл бұрын

Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 45
@dalxajanuu8249
@dalxajanuu8249 2 жыл бұрын
Yuusufoow adiga suaalaha uun waydii qofkaad waraysanayso! Haye dheh.
@liivazza
@liivazza 3 жыл бұрын
Waxaan doqonka ah Wariye ma ahan Asaga ayaaba Su'aasha uu Ninka weydiiyo ka jawabayo! Wlh Somalia Saxafada weey ka dhimatay hada Barnaaminkaan waan ka Faaiideysan laheyn Lkn Wariyaha ayaaba naga qasay.
@abdulahihassan6657
@abdulahihassan6657 3 жыл бұрын
Wariyahaan asigaabaa hordhaca suasha yaab anagaa aragnay
@mahamoudismail7717
@mahamoudismail7717 4 жыл бұрын
Sh Cabdulqaadir halgan iyo hal adayg buu caan ku ahaa iyo anshax. Waa asset Soomaalidu u baahan tahay inay kaalin u dhiibato.
@yusufmohd192
@yusufmohd192 7 ай бұрын
Midowga maxaakiimta islaamka ...maalmo muqadisho nabad heshy
@mohamedabdikarim6072
@mohamedabdikarim6072 2 жыл бұрын
Anoo weriyaha la yaban aaan comments fiiri isdhahay ilen dadki dhan aa dacwo ka ah ninka😀😀
@abdifitahali5170
@abdifitahali5170 4 жыл бұрын
Masha Allah Shiiq Cabduqadir Cali Cumar Waa soo halgamay intaan ka aqaano waa nin ahlu diin ah Afgaaban Aamus badan Ixtaraam badan Aan Isla waynayn waxuu Soo noqday Wasiirkii Hore Arrimaha Gudaha Xildhiban hore iyo Gudomiyihii Maxkamada Shiirkole
@bashiirbashka2831
@bashiirbashka2831 4 жыл бұрын
Wariye fadlan hadalka qofka isaga oo wada haka soo dhax galin. mideeda kale sharaxaad inad bixiso iyo inaad waraysi bixiso midke tahay
@ahmedweli3120
@ahmedweli3120 4 жыл бұрын
Bashiir Bashka kan weriye maahan sxb. Wareysigiisii Farah Maalim ayaan ku nacay.
@shafieali3093
@shafieali3093 2 жыл бұрын
50K oo Ethiopian ah ninki Asbuuc gudihiis soomaali ku abaaabulay ee dagaal lagalay 2Sano dhex taagna 😎Hadaa maqasho legend ummadi leedahay waa Sheikh Cabdulqadir oo kale Allaha ku Xafido
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 жыл бұрын
wariye yusuf xasan chance xa ma siinayo sheikha see cml🤔
@abdifatah8392
@abdifatah8392 4 жыл бұрын
Yuusuf xasan wuu ku dheelayaa waraysiga
@AbdirizakOmer-nf6se
@AbdirizakOmer-nf6se Ай бұрын
Kkkk kan asaga miyaa wax wareysanayo mise asagaa waramaayo waan kala kasi waayay
@fahiimochannel2021
@fahiimochannel2021 4 жыл бұрын
Wariye dagdaga wareesiga kadaa Wadaadka warka Hanoi dhameeyo
@muxamad8022
@muxamad8022 3 жыл бұрын
Maxkamadihii islaamiga dalkaan meel fiican bay Soo gaarsiiyeen, balse dowladdii way ku guul darreysatay in ay halkaa kasii waddo
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 4 ай бұрын
Masii dhagaysan karo waxaan hadalka badan qofka hadalka wuuba ka jaraa
@Ahmedbadal123
@Ahmedbadal123 28 күн бұрын
Wareysiga ninkaan wariye ku sheega ah baa unacay wllhi kiligaa dhageeso bal wariyo shittt 😪😪😪
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Maansha allah waa nin soo halgamay
@abdirahmanfarah4901
@abdirahmanfarah4901 2 жыл бұрын
Wariyaha maxaa ka qaldan bisinka
@abdifatahsheikh5215
@abdifatahsheikh5215 2 жыл бұрын
Uf dheh kan wariye maahan asagaaba ka dhex galaayo
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 Жыл бұрын
Sorry wariye hadal badnida wareysiyada shabelle adiga ku cayaaro qofka su.aal weydii waqtine sii Hadd jeceshahy inaa adiga hadasho kaligaa malin dhan ino shekey lkn wareysiga ha naga qasin
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 Жыл бұрын
Wariyahan waxa ku nacay wareysi miyu ka wadayaa mase qofku wuu la shekeystaa adeer qofka marka su.aal weydiiso waqti sii hala shekeysanee
@Bakarq3381
@Bakarq3381 3 жыл бұрын
Lkn wariyaha haduuba sidaan yahay muxuu shiiqaan u soo dhibay tan kale qaab wareysiga arimahaan oo kle ah ma haboona in uu hor dhoco wariyuhu kaliya waxaa laga doonayaa in uu marba suaal adag weydiiyo isaguna ka hadlo xaqiiqadii anaguna aan daawano lkn isagii ayaaba suaashiisii ka jawaabaya wariyuhu ama horboodayaba maxaa qaldan
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh Ай бұрын
Kani ma isaga wax waraysanaya mise isaga la waraysanaya
@absameali2293
@absameali2293 2 ай бұрын
Kan wariyaha isku shegaya ma isaga no waramaya??? Anshaxa wariyanimada aad bu ugu yaryahay Somalida, wa dad soo wada bawsaday ee mahan dad u carbisan saxaafada
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 20 күн бұрын
Xayawaankaan dhakada weyn leh bal arka. Waxaan baa lagu leyahay waa wariye. Shtttt
@Yarkawanaagajecel
@Yarkawanaagajecel 14 күн бұрын
Wariye maahan kan
@ismaaciilyuusuf395
@ismaaciilyuusuf395 2 жыл бұрын
habaarbaa waraysiga kaaga dhacay, war ninkaa iskaa isu waraysan maysaane sida dadka wax loogu so tabiyo baro
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 4 ай бұрын
Wariyahaan yaan loo dhiibin waraysi taariikhdiya .
@Cawadcali
@Cawadcali 3 ай бұрын
Kkkkkk wariye murqaansan dheh
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 4 ай бұрын
WARIYAHAAN maxaa waaye ma isagaa la waraysanaa !! Warka dhan isagaa wada qofka u daa waraysiga ha wado !!
@shafiahmed4218
@shafiahmed4218 10 ай бұрын
Wariyahha waxba uma bilowna waraysiga xataa haddii aad ogtahy qofka waxa uu sheegayo waxaa la iska dhigaa inaadan ogayn si xiiso uu u yeesho
@bashirhussain2213
@bashirhussain2213 Жыл бұрын
Waraysi qiimo badan lkn wariyaha aa ku dhuusay
@muktarmohamoud314
@muktarmohamoud314 4 ай бұрын
Kan wariya maaha wuubu ku ciyaaray wareeysiga
@juwamahamud9961
@juwamahamud9961 3 жыл бұрын
War xoolahaan ma asagaa wax wareesanaa mase asaa lawareesanaa balo dhako ween maxoo soo cunay😅🤣
@xasanashkirmedia7979
@xasanashkirmedia7979 Жыл бұрын
Wariyaha wareesi mayaqaano kk isagaba horboodaya
@Theabdalamahdi
@Theabdalamahdi 4 ай бұрын
Waryahan mxa ka qaldan 🤌🏾
@libanhassan5221
@libanhassan5221 Жыл бұрын
Wariyaha qufka warka kama sugayo malahan xirfad suxufinimo
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
Nio warye lgnd ayaa thy lkiin wareesiga adiga ayaa kudheelaya mrka nio wareesiga adaa kunacay wlhh😴😴
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@abdurahmanahmed5082
@abdurahmanahmed5082 8 ай бұрын
War waxaan wariye miyaa, uffff
@mohaahmedshow109
@mohaahmedshow109 Жыл бұрын
wariyahaan qofka hadalka maba u daynayo sheekada wuu dhax cararaa maxa ka qaldan asiga ma wax waraysanayo masa asiga lawaraysanoyaa yahuu fudeed badna xog muhiim ah ayaa laga hadlaa hadana asigaa qasayo yahuuuuuuuuuuuuuu warkan iska badala
@joibaiden53
@joibaiden53 Жыл бұрын
ت
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 117 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 47 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA
48:33
Somali National Television
Рет қаралды 831 М.
Galka Baarista: Kobaca dakhliga dowladda Soomaaliya | VOA Somali
19:45
#SOMALIA 120 XILDHIBAAN AYAA SHAREECADDA DIIDAY #1961
30:28
HANOOLAATO
Рет қаралды 128 М.
مباشر مع عبد الرحمن عبد الشكور  الوضع الصومالي
49:40
Al Jazeera Mubasher قناة الجزيرة مباشر
Рет қаралды 140 М.
Taariikhda faca ween ee Caasimadda Soomaaliya Muqdisho
7:29
Visit Mogadishu
Рет қаралды 3,7 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 117 МЛН