XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN

  Рет қаралды 286,609

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 95
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Arar Naftii aan deebaaqiyo dawadeeda helin baa soo celisa doogoo waligaa ku daynnine dabuubtayda maqaloo qaar waan dulmarayaa daahaan ku xirayaa qaarna waan ku degayaa dowliskaan uridayaa. ...... Dabayliyo wxaan duufaan dhex maray baraf duuban iyo wxaan dhaxan dardhaday dibjirnimo wxaan debedaha fadhiyay wxaan dacar dhadhamiyiyo deebaaq wxaan cunay dabkii aan kulaaliyo wxii diif isoo maray dibindaabyo iyo wxii dabin la ii dhigay kuwaa waa dabooloo qalinkaan ku duugoo dacwad kma bannaysane da'da kle wxay tahay adiga oon dambi lahayn wxa jaray danteennii aan kuu dillaacshoo diirka aan ka qaadee wxaan daa'in kuu qorin deeq looma hela oo dibnaha kuuma dhaaftoo dargo kama ahaatide taa wxaa udaliilkii ah daar ma seexanoo ma dadaal yaraysanoo waan durduriyoo gees kastaba uduulo halkay dayrtu qabatiyo dirirkii ma helinoo daaqii ma gaarine inaan ku daryeelo cadow kaa dugsiiyo waan udibad baxee waqtigii idiidee ilaba dibleeyaa deelqaafka keenoo ina kala duwoo jacaylkeennii dumiyee dantaa kla fogaysa labadii is doonee dar ilaahay ku samiroo duurka kala xulnee garo. Waan dagal rogtoo allaa iga daweeyay doqonnimadii iyo xilligii idaashaday lama dago ka guuro durdur iyo xareed baan degmadii ku furayoo wxaan deris la ahay qaar daacadoo been la isku dila iyo aan aqoonnin damcee wabi dacalla dheer baan ku dabbaalanayaa doog iyo caleen bay ishu daawanaysaa dullihii sanaagoo roobkii ka da'ay iyo daalo quruxsan iyo daristii masaganiyo dooxadii nugaal baan ku maraa dalxiisoo faras aan dekaamayn baan ubaxaa dushiisoo wxaan dowdabaa docaha iga yaal debec caanaheedoo nabad baan dekeeyaa. Codkii:xasan aadan Erayada: indhabuur.
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO adaa mudan sxb
@abdiadenidhere2105
@abdiadenidhere2105 Жыл бұрын
Xnxx khadara dash Iyociigal
@shiinetwo4154
@shiinetwo4154 5 ай бұрын
naftii aandubaqyo dawadeda helinbaa soo celisadoogo weligaa kudeynina dabubtayda maqaloo qaar waandulmaraya dahankuxirayaa qarna qarna kudegaya dowliskaan uridayaa dabayliyo waxaan duufaan dhex maray barfa duuban iyo waxaandardhay dibjirnimo wanaax dibadaha fadhiyey waxaan dacardhadhamiyo deebaq waxaan cuay dabkiin kulaaliyo wixii diif isoo maray dibindabiyo wixii debin la iidhigay kuwaa wwa daboolo qalinkaan kudugo dacwad banaysane kama dada kale waxay tahay adiga oon dabilahayn waxa jaray dateenii aan kuu dilaacshoo dirka aan ka kaqadee waxa daa in kuuqorin deeq loomahela oo dibnaha kumadhaaftoo darjogo kamaahaatide taa waxaa udaliilki ah daar ma ssexaninoo madadal yarayasnoo wanadurduryo geesa kastaba uduulo halkay dayrtu qabatiyo dirirk ma helino daaqi ma gaairne inaan kudaryeelo cadow kadgsiyo waan udibad baxee wakhtigi idiideeilaba dibleeyaa deelqfka keenoo ina kal duwoo jacylkeni dumiyee dantaa kala fogaysa labadi isdoone dar ilaahay ku samiro duurka kalaxulee garo
@CwaliAadancigaal
@CwaliAadancigaal Ай бұрын
Hoy rhe father love
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 5 күн бұрын
Weeh weeh xasan dal dhaweeye baan ula baxay
@AbdixirsiZuudi
@AbdixirsiZuudi 9 ай бұрын
Xasanow sidaad doonto baad u heestey cimri dheer allaha ku siiyo Ina adeer 🎤💙🇸🇴
@AOH4963
@AOH4963 18 күн бұрын
Heestii Safarada ano burco ka tegayo boosaso qabtay intan bila camal ku noqday burco markasan dhegaysanyey hadana hargysan joga alxmdulilah hadan isleeyahay guurso gabdh jacayl naga dhexeyey in badan♥️
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Dantaa kala fogeysa Labadii is doonoo Duurka kala xullee Dar ilaah u samiroo Kuma dayrin'ee garo🙏🙇‍♂️ Xasan aadan samatar big legend🗣🔥 Geedi shambow Full Respect 🙏
@baytulnaciim
@baytulnaciim Ай бұрын
Tolow xasan la,aantii siduu fanku noqon lahaa Full respect geedishaambow🙏
@mohamednoor3217
@mohamednoor3217 Жыл бұрын
Wxan is lahaa duqa heesahisa wad dhamaysy oo waa balo tana way iga qarsaneed markii igu horaysy aan 10.5.2023. maqlay tiktok kasoo arkay Wan kahelay wana soo radiyey cimriga allah ku dhereyo xasan bashio
@muqtarjamaegal6071
@muqtarjamaegal6071 Жыл бұрын
Walhi hadanba SAS uso radiyay
@abdimohamedcilmi8646
@abdimohamedcilmi8646 Ай бұрын
Caleek. Xasan waa heesay cimri dheer
@Mouse8817
@Mouse8817 Жыл бұрын
Jiilkii naga horeeyay waa ay nnaga nasiib badnaayeen
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
15 10 2022 Habeen Sabti Ah 7:30 PM ama Habeenimo Caasimada SLand Hargeisa Gaar ahaan Xaafada Shacabka Jawi Degan Kacdoon Kalgacal Leh. Iyo heesta Duufaan Hassan Aadan❤️ Naftii aan dibaaqiyo Dawadeedii Helin baa Soo celisa doogoo Weligaa ku deynine Dabuubtayda maqaloo Qaar waan kuu dul marayaa Daahaan ku xirayaa Qaarna waan dul degayaa Dawliskaan U dhigayaa Dabayliyo waxaan Duufasn dhex maray Baraf duuban iyo Dhaxan Dardhaday Dibjirnimo waxaan Dibadaha Fadhiyey Waxaan dacar dhadhamiyiyo Deebaaq waxaan cunay Dabkii aan kulaaliyo Wixii diif isoo maray Dibin daabyiyo wixii Daban La ii dhigay Kuwaan Waan dabooloo Qalinkaan Ku duugoo Dacwad kama banaysane Da'da kale waxay tahay Adigoon dambi Lahayn Waxa Jaray dunteennii Aan kuu dilaacshoo Diirka Aan ka qaadee Waxaan daa'in kuu qorin Deeq Looma helo Oo Dibnaha kuuma dhaaftee Darajo kama ahaatide Taa waxa u daliil kii ah Daasha ma seexan Ma dedaal yaraysan Oo waa dul dagayoo Gees kastaba U duuloo Waa U debed baxee Halkay Deyrtu Qabatiyo Dirirkii ma helayoo Daad ima gaadhine Inaan ku daryeeloo Cadow kaa dugsiiyo Waa U debed baxee Wakhtigii i diidee I Laba dibleeyaa Deelqaafka Keenoo Ina kala duwee Jacaylkeenii dumiyee Dantaa Kala Fogaysa Labadii is Doonoo Duur kala xulee Dar ILLAAH u samiroo Kuma dayrinee Garo Waa Degal Rogtoo Alla Iga dawee Doqoniimadii iyo Xiligii i daashaday Lama Dago ka guuroo Dur dur iyo xareed baan Degmadii ku furay oo Waxaan deris La'ahay Qaar Daacadoo Been Laysku dilo iyo Anoo Qoon i damaciyo Webi dacalla dheer baan Ku dabaalanaayaa Doog iyo caleen bay Ishu daawanaysaa Dulihii Sanaagoo Roobkii Ka Da'ay iyo Daalo Quruxsan iyo Geedo Siman Iyo Dooxadii Nugaal baan Ku maraa dalxiisoo Faras Aan dekaamayn baan U baxaa dushiisoo Waxaan dow dabaa Docaha iga yaal Daga Caanaheedoo Diihaalkii Reeboo Nabad baan Dekeeyaa Nabad baan Dagayaa. Waa mid ka mid ah heesaha xulka ah ee aanan dhagaysigooda ka daalin Mahadsanid Saaxiib Sare GEEDI SHAAMBOOW STUDIO🙏❤️
@farhanmoh7828
@farhanmoh7828 Жыл бұрын
daaloo quruxsan iyo dalxiiskii masagan iyo. masagan waa deegaanka ceerigaabo. erayada iska hubiya sxb
@WabaxMedia
@WabaxMedia Ай бұрын
Heestan waxaa Sameeyey Abwaan cabdullahi Axmed Nuur (Indhabuur) Xaqiiqdii Heestan way I Taabatay Waxaad Moodaa Inuu abwaanku Xaaldayda Maanta Ogaa✔ Soomaaliyeey Hala Is Cafiyo.cafis Iyo musaamax🤝🫂🇸🇴♥️
@nuunejulian9381
@nuunejulian9381 Жыл бұрын
mar kasta waxaan is dhahaa heesaha xasan waa dhameysateY Balse markasta mid macaan baa soo baxda oo kuwiii hore ka duwan
@IbrahimAli-zb1wc
@IbrahimAli-zb1wc 5 ай бұрын
Ninkan anuu iga hadlayaa i aamin
@user-le9tg4vt9h
@user-le9tg4vt9h Жыл бұрын
Heestan waxaa erayadeeda lahaa abwaan la yidhaahdo indha buur
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
Qaabka saxda ah oo sugaanta hddaan erayada uqoro commenti lgama bixin karo wuu dheeraanayaa.
@kalidabdifarah
@kalidabdifarah 11 ай бұрын
cuudkan/kabankan hadlaya kaligii soo macalinkii weynaa ee, Jiim Sheekh (AUN) maleh?
@adamabdi743
@adamabdi743 6 ай бұрын
Adeer Jiim nin ka macalinsan ayaa garaacaya waana Goobe aun labadoodaba
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 жыл бұрын
Markii iigu horeysay ee aan dhageysto heestan xasan aadan qaadayo duufan Saacadu waa 11:18pm /16/09/2021 malin khamisa hargeysa
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 2 жыл бұрын
4:03am Meshu waa dalka Tanzania 🇹🇿 magaladu waa caruusha marqaanka waa 100 /100 noloshu waa iska farxad iyo naxdin
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@dirgaxwanaf6605 allaylehe waa farxad😀 iyo naxdin😥
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 6 ай бұрын
@@fardushurre1668 sidii caadada ahayd somahan
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 ай бұрын
​@@dirgaxwanaf6605Caawaan Dub u dhagaystey Zxp Isla Hargeisa Mirqaanku waa Baxayaa ❤
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 2 ай бұрын
@@suldaanofficially maansha allah ana galkacyo baan jooga anoo ka imaadey galdogob saacad kahor kuuleyso hadii aad wali noshahay waa nasiib iyo ayaan 2 sano iyo kabadan baan fariin sooqorey hadana weynu nabad qabnaa in badan ayaa dheelmtey dabadeen alx
@munayusuf1633
@munayusuf1633 Жыл бұрын
Manta oo ay tahay bisha 21/ 11/2022 waxan radinayay hees sidan oo kale oo kale ah oo itabata. Qof wanagan lahana garan wayay ina soo biday micin. Hees qusaysa. Waxayna noqotay heestan waad mahad san tahay in ad noodoo nolauso fanka halkan ka helay 🎉❤❤🙏🙏
@axmedsharif2281
@axmedsharif2281 Жыл бұрын
00000
@salansacad
@salansacad 3 жыл бұрын
Waaw waa hees qiimo leh oo aad Umacaan smatar waa geesi cod kiisa lagu diirsado
@asadhagiofans2565
@asadhagiofans2565 3 жыл бұрын
Runtaa weeye sxb
@DeeqoDaahir-hh9kd
@DeeqoDaahir-hh9kd Ай бұрын
Aad iyo aad xassan aadan fanaanka soomaaliya ugu codka macaan fanki somaaliya ninka keliyah ee shittay
@NawalMohamudmohamed
@NawalMohamudmohamed 2 ай бұрын
"Kuwaa waa daboolo Qalinkaan ku duugo" Erayadan sigaara ayay i taabteen
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 10 ай бұрын
Ereyada abwaan ahmed yuusuf garciye oo Darwiish ahaa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Dooxadii nugaal baan ku maraa dalxiiso faras aan dekaamayn baan ubaxaa dushiisoo wxaan dawdabaa docaha iga yaal debec caanaheedoo diihaalkii xooroo nabad baan dakeeyaa. Erayada meelo baad khaladday inaan saxo isku dayayaa sida aan maqlay heesta abwaan la dhaho indhabuur baa sameeyay.
@AliYare-pi5wt
@AliYare-pi5wt 5 күн бұрын
SamsungA10s
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 10 ай бұрын
Qaar waan dul marayaa Daahaan u xidhayaa Qaarna waan dul degayaa Dawliskaan u ridayaa! 2,3 oo muhiim ah. Ninkaasi wuu hadlay. Waa hadaan heestiisa tafsiir kale la saarin. Inkasta oo muuqaalka aan tijaabinayay oo uu liito.
@user-sf5hk2xo9p
@user-sf5hk2xo9p 4 ай бұрын
Axsan fanaan
@xaragoahmed4202
@xaragoahmed4202 Жыл бұрын
Xasan adan samatar the legend
@qaaliaxmedcismaan3995
@qaaliaxmedcismaan3995 15 күн бұрын
😊😊😊😊😊
@ciisefaaraxciise8735
@ciisefaaraxciise8735 4 ай бұрын
Daalo quruxsan iyo Dalkasankii masagan iyo....
@khadarmahamed4783
@khadarmahamed4783 5 ай бұрын
Walee abwaan iyo badh baa heesta sameeyey
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Geedi shaambow iyo heestan maxaa iska galay adeer raali naga ahow
@kananxosh297
@kananxosh297 Жыл бұрын
waa hees qater ah abwaan kaariye baa lah baan filaayaa
@AbduwaliHirsi
@AbduwaliHirsi Жыл бұрын
Xasan ganey waye zxp
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 8 ай бұрын
Saaxiib nin reer sanaag ah oo indhabuur la yiraahdo baa leh heesta
@shariifohassan1735
@shariifohassan1735 Жыл бұрын
Dalxis waxa kusomare, celbur, wabxo,barwaqo, bakan, jacar,dare,galhareere,I.w.l.
@Ebyaan
@Ebyaan 6 ай бұрын
Xageebay dalka kaga yaalan magaaloyinkani?
@daadirilyaas1826
@daadirilyaas1826 Жыл бұрын
Ciisa Ganey Ayaa alifay
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 Жыл бұрын
Heestan ereyadeeda abwaan dhaqan yaqaan ah baa sameeyey, ciddii garanaysaa ha noo sheegto.
@JoseBallack-oz8nx
@JoseBallack-oz8nx Жыл бұрын
Waxe ila tahay abwaan gaariye lkn mahupo lkn gaariye heesaha biyaha iyo dabeesha asigaa U.macalin ah gaariye waa dhaqtar kii jclylka sxp sre
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 10 ай бұрын
Ereyada heesta Abwaan ahmed yuusuf garciye oo dhulbahante ahaa ayaa lahaa
@xasanbarqo2019
@xasanbarqo2019 3 жыл бұрын
Mahadsanid geedi shambow
@user-py3ig7yi8d
@user-py3ig7yi8d 10 ай бұрын
Hees iga dhe❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Geedi shaambow iyo mudug boy midna ma geyo heestan raali naga ahaada please
@korneylabdimalik419
@korneylabdimalik419 2 жыл бұрын
Xasan aadan samatar xasan baashe
@xaawoaxmeddagan5813
@xaawoaxmeddagan5813 Жыл бұрын
Kaban yaable
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒:. 𝐍𝐚𝐟𝐭𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐧 dibaaqiyo Dawadeeda helin baa Soo celisa doogoo WeLigaa ku daynine Dabuubtayda maqaloo Qaar waan dul marayaa Daahaan ka rogayaah Qaarna wan dul dagayaa Dawliskaan ku ridayaa Dabayl iyo waxaan Duufaan dhex maray Baraff duuban iyo Waxaan dhaxan dardhaday Dibjirnimo waxaan Dibadaha Fadhiyey Waxaan dacar dhadhamiyiyo Deebaaq waxaan Cunay Dabkii aan kulaaliyo Wixii diif isoo maray Dibin daabyo iyo Wixii dabin La ii dhigay Kuwaa waan dabooloo Qalinkaan ku duugoo Dacwad kama banaysane Da'da kale waxay tahay Adigoon dambi Lahayn Waxa Jaray danteenii Aan kuu diLaacshoo Diirka aan ka qaadee Waxaan daa'in kuu qorin Deeq Looma helo oo Dibnaha kuuma dhaaftoo Darajo kama ahaatide Taa waxaa u daliilkii ah Daashoo ma seexan Ma dedaal yaraysane Oo waan duLdagayoo Gees kastaba U duuloo Waa U dibad baxeee Halkay dayrtu qabatiyo Dirirkii ma helayoo Daad iima Gaadhinee Inaan ku dar yeelo Cadow kaa dugsiiyo Waa U dibad baxee Wakhtigii I diideee ILaba dibleeyaaa Deelqaafka keenoo Inakala duwoo Jacaylkeenii dumiyee!. Dantaa KaLa fogaysa Labadii is doonoo Duur kala xulee Dar ILLAAH ku samiroo Kuma dayrinee garo!. Lama daga ka guuroo ALLE IGA dawee Doqoniimadii iyo Xiligii I daashaday Lama daga ka guuroo Dur dur iyo xareed baan Degmadii ku Furayoo Waxaan deris La ahay Qaar daacadoooo Waa diga rogtoo ALLE iga dawee Doqoniimadii iyo XiLigii i daashaday Lama daga ka guuroo Dur dur iyo xareed baan Degmadii ku Furayoo Waxaan Deris La ahay Qaar daacadoo Been Laysku dilayiyo Aan aqoon idamaciyoo Webbi dacalo dheer baan Ku dabaalanaayaa Doog iyo caleen bay Ishu daawanaysaa Dulihii Sanaagoo Roobkii ka da'ay iyo Daaloo qurux san iyo Dalxiis geedo siman iyo Dooxadii nugaal baan Kumaraa Dalxiisoooo Faras aan dakaamayn Baan U baxaa dushiisoo Waxaan daawadaaba Docaha iga Yaaloo Diihaalkii reeboo Nabad baan dakeeyaa Nabad baan dakeeyaa!. Hees xusid mudan!. mid ka mid ah xulka Heesah HirgaLay-🎵❤️ Waa heesaha khaaska ii ah. Kama daaLo dhagysigeeda!. 。゚゚・。・゚゚。 ﮩ٨ـﮩﮩ٨ـ♡ﮩ٨ـﮩﮩ٨ـ ᴀ𝐳𝖒𝖆 𝖒𝖔𝖍. ゚。Love you ﮩ٨ـﮩﮩ٨ـ♡ﮩ٨ـﮩﮩ٨ـ  ゚・。・ ▬▬▬.◙.▬▬▬ Just dropped down ═▂▄▄▓▄▄▂ to say! add text here. ◢◤ █▀▀████▄▄▄◢◤ █▄ █ █▄ ███▀▀▀▀▀▀╬ ◥█████◤ ══╩══╩═
@mohamudalbashiir4333
@mohamudalbashiir4333 7 ай бұрын
Sxb Heestan qoraalkeeda u bahnaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
@@mohamudalbashiir4333 Heestu ma dhamaystira Canjilad ahaan Laakiin inta canjilada qoraalkeeda waan Kula wadaagi karaa Saaxiib Mahadsanid.
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 8 ай бұрын
Heesta waxaa leh indhabuur oo reer sanaag ahaa
@deeroyahanbicidyahan7862
@deeroyahanbicidyahan7862 Жыл бұрын
Midhaha heesta abwaanka leh in la raaciyo ayaa wanaagsan, iyo codka ana laxanka ninkii saaray in la sheego labadoodaba ayaa wngsan
@naafacboi2753
@naafacboi2753 Жыл бұрын
Yuusuf ahmed indha buur ba iska leh
@AdanMakina
@AdanMakina Жыл бұрын
Heesaha fanaaniinta Soomaalida calculus ay qaadaan xigmad baa ka buuxa. Heestan saaxiibkey ayaa i xasuusiyay.
@OmarAhmed-vz3bb
@OmarAhmed-vz3bb Жыл бұрын
Asc heesta waxaa iska leh midhaha alaha ha naxariisto hadrawi
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 8 ай бұрын
Heesta waxaa leh in garciye oo sucuudiga joogay reer sanaag, xasan Baan weydiiyay.
@user-wb9mi1dr6y
@user-wb9mi1dr6y 3 ай бұрын
Niik caarak yaa abwaan 🎉
@muqtarjamaegal6071
@muqtarjamaegal6071 Жыл бұрын
Dalxiiskii masagan iyo waa meel udhow cerigaabo dullo waxa ladhaha meealaha bananada ah marka gacanka laga yimado nin afsomaliga yaqaanba sameyay dhaqanyahana
@capdirahman1155
@capdirahman1155 Жыл бұрын
Waxa ku soo arakay TikTok 3/6/2023❤😢😂
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 Жыл бұрын
😂😂 1996 ninka dhagaysanayay kawran cajiib !! Raggu iskuma war hayaan
@cismaankuuriya1890
@cismaankuuriya1890 2 жыл бұрын
AHUN.xasan.aaadan.samatar.fanaan .soomaaaaliyeed.dabadaa.isma.lihi.fanbaa.jiri
@Hurre43
@Hurre43 2 жыл бұрын
Heestaan ereyadeeda ayaa leh? Laxanka iyo kabankana haddii aad heyso ku dar.
@engdeeqsaleebaan7928
@engdeeqsaleebaan7928 2 жыл бұрын
Ereyada waxa laha xasan ganay music Dauud cali Masxaf
@bashirabdi7840
@bashirabdi7840 2 жыл бұрын
@@engdeeqsaleebaan7928 waad ku dhacday
@axmedkaayfjj5085
@axmedkaayfjj5085 Жыл бұрын
Kabanku cigaal buu egyahay Ama aways goobe labadas mid baa tumay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
​@@axmedkaayfjj5085 Daaud Cali Masxaf AUN weeye.
@axmedkaayfjj5085
@axmedkaayfjj5085 Жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 ok bro da uud cali masxaf AUN gacantisu mixed bay aheed anagu waxaan qabaa ninka kabanka soomlida ugu gacanta mcn in uu yahay
@mohamudhasan2266
@mohamudhasan2266 6 ай бұрын
RUUXBA MEEL AYUU KU DHUFTAY HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA LAHAA ABWAAN MAXAMED CIISE CABDI CIISE GANEY MAAREEYIHII TIYAATARKA QARANKA ILAAHAY HA UNAXARIISTO
@axmedafeey
@axmedafeey 7 ай бұрын
❤❤❤
@najiibyare6603
@najiibyare6603 2 жыл бұрын
Qarami
@SladOwmaxamuud-do7fq
@SladOwmaxamuud-do7fq 10 ай бұрын
M.a
@BisharmaxamedXuseen-yl3hn
@BisharmaxamedXuseen-yl3hn Жыл бұрын
Music
@user-yn2bq6pz9h
@user-yn2bq6pz9h 8 ай бұрын
smtar axla cud
@nuurcali1232
@nuurcali1232 2 жыл бұрын
Sishcalaa hees
DAAN BARI ADOO YAAL || XASAN AADAN SAMATAR
15:22
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 287 М.
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 89 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 41 МЛН
Durdur yahaw Rogmanayaa
8:56
LBchannel
Рет қаралды 403 М.
HEES| QORAXDOO AROORTII LYRICS |  XASAN AADAN SAMATAR KABANKII DAAUUD
8:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 232 М.
Xasan aadan Samatar || Duufaan kaban qaaci ah
10:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 69 М.
gaywarow ||heestii yaanan jabin daraadaa
9:08
Ilyaas Abdirahman📸
Рет қаралды 1,7 МЛН
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
HEESTII HARADIGEED XASAN AADAN SAMATAR
7:58
hilaac media
Рет қаралды 231 М.
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Xasan aadan samatar @( boholyoobayoo)
11:12
Qarami Media Pro
Рет қаралды 251 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 305 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН