GEELE IYO QORSHIHIISA SSC KHAATUMO, XOGTA DAMACA XASAN SHEEKH EE DEEGAANADA SSC, BABAARUGA SHACABKA.

  Рет қаралды 11,694

Aftahan Production

Aftahan Production

21 күн бұрын

Пікірлер: 56
@laylosiciid781
@laylosiciid781 20 күн бұрын
Maq Aarti baan kaaga ahay Geele waa cadowga somaliyeed
@CaashaJamac-u2s
@CaashaJamac-u2s 18 күн бұрын
7:10 😊😊😊😊 7:11
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 20 күн бұрын
Professor Lewis oo Ingiriis ahaa ayaa waxaa jirey Article uu Ku muujiyey cidda diidan Midnimada Soomaaliya>>> wuxuuna sheegay in Dowladaha Deriska la ah Soomaaliya aysan marnaba dooneyn midnimada Soomaaliya waana waddamada Jebouti, Kenya iyo Ethiopia. Sedexdaas waddan Dowladahoodu ma doonayaan midnimada Soomaaliya.
@Hayaannabadeed
@Hayaannabadeed 20 күн бұрын
Balwaan wadani guulayso. Magdhow haka qaateen reer Sool Geele. Wax laga samrinkaro maaha dhibkii uu u gaystay SSC.
@XasanibrahinXasan123
@XasanibrahinXasan123 20 күн бұрын
🎉🎉😢sfS
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 20 күн бұрын
Wufuuda markay diyaada markay kasoodsgaan quraan halasaaro yaana lasalaamin tahliilna halagu rusheeyo ilaahayna shRtiisa geele hakucelsho
@Amira_lul
@Amira_lul 20 күн бұрын
Waan ku salaamey! Walaalkiis waad ku mahadsantehey warkaaga muga ku dhisan. Cumar geele waa tuug ann rabin minimada somaliya. Ssc dhib badan ayuu u geystey cumar sixiroole isha ayaa ka ridey.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 20 күн бұрын
ssc khaatumo sifiican bay ukoreysa oo u saldhigatay ee firdhiye sharkisa ilaahay haka qabto ninku hadu hiin raac nooqdo khayr male
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 20 күн бұрын
Maan shaa allah aLoow naga koor qaaday siixika cadowga
@Hayaannabadeed
@Hayaannabadeed 20 күн бұрын
Ku soco weriye
@sahrasadabdi-pm3jt
@sahrasadabdi-pm3jt 20 күн бұрын
Waad mahadsan tahay balwaad waa runta Allah ayaa ka wayn awalba badbaadiyey ❤
@AhmedDahir-io2wy
@AhmedDahir-io2wy 20 күн бұрын
Asc Mr Abdullahi balwaan mashaallah waa runtaa geele Jabuuti Somalia wax aanmasiibo ahayn uu Somalia u hayo ma aay jirto somaali oo dhan waa ogtahy & wax kaxun ayuu rabaa....
@saramohamud314
@saramohamud314 20 күн бұрын
Ssc khaatumo Cardigans Ilaahey bay haysataa wey ruqyeysan tahay ismaaciil isku xagee wax uu ka qaadayaa ma jiro khaatumo ayaa ka baawear weyin taasina waa Carina Ilaahey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻wey xijaabantahay waaqiyq✅✅✅✅✅✅
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf 20 күн бұрын
Balwaan, Somalida oo dhanbaa sixran.
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 20 күн бұрын
War heedhe balawaan walale geele iyo xalala kalaladher waa xaqiiqo
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 20 күн бұрын
WAA RUNTA WERIYE BALWAAN. HALA ISKA ILAALIYO HALISTA ISMAIL O GELE WAA NIN AAN LA AAMIIN KARIN. ISKA JIRA SSC NINKAAS YAAN LA AAMIININ TAXADARKIINA QAATA. ❤❤❤
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 20 күн бұрын
Walhi xaqiiqo Ismacil Cumar geele inuayaha 1 kowad ee shacabaka umada somaliyed ee ninkii yarado isamcii cumar geele wanaga somaliy ayuatageara waa ruxu banaba jirina
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 20 күн бұрын
Sin
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 20 күн бұрын
Walaal aad iyo aad yaad u mahadsantahay sida tafaatiran ee xaqaaiqa jira uga hadashay. Geele inuu sixirlow ilahay ka furtay yahay hala ogaado.
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 20 күн бұрын
WARIYE SARE CABDULAAHI BALWAAN AQOOYAAN BAATAHAY CADOWGA DHABARKA KAJIBI HAU DIIRNIXIN
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 20 күн бұрын
Hadda ma firdhiyaa SSC loogu soo dhiibey inu kala furfuro sixir ku kala furfuro bismilaahi Rahmaani Rahiim ilahow naga qabo ehlunaaryada
@munayousuf8460
@munayousuf8460 20 күн бұрын
Taasi waa xaqiiqo xitaa waxaan maqlay Farmaajo iyo Khayre in sixir lagu kala eryey
@maxamedijo8999
@maxamedijo8999 20 күн бұрын
Sax case waraabe hayaag ayu sixirkutagY
@SafiyoXaaji-wr9lk
@SafiyoXaaji-wr9lk 20 күн бұрын
⁸ 3:25
@yasminali5763
@yasminali5763 20 күн бұрын
Ismaaciil cumar geele indhahiisa ayaa laga garanayaa inuu shir qoolwado waxana kafahmeysaa aamuska khadro xayd qofkasta oo caqliga saxiib u ahna waa fahmayaa ssc iyo hartiyow samething cooking
@jamilaaden9130
@jamilaaden9130 20 күн бұрын
sax
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e 20 күн бұрын
Maya waa habeenkii xalay o tegey inuu daacad u noqdo ssc dhagar buu maleegayaa iyo siduu harti ukala jebiyo waa ninka somaaliya halkaakala geeyey mujrimka xun
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 20 күн бұрын
Ismaciil omar gelle wa cadawga umadda somaliyed Somaliyey sida ogada
@abdicasisjamac2404
@abdicasisjamac2404 20 күн бұрын
Balwaanow waa la ogyahay in geele uusan midnimo soomaliyeed kashaqaynaynin lakiin hada godkiisay biyo ugusoogaleen waayo haday ethiopia hesho bad jabuuti waykudaysay . Ugudanbayna waxaa lawareegi ethiopia . Marka saasaa kukaliftay in uu geele colaysto snm.
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 20 күн бұрын
Dadkayagii buu laayey haddana hambalyuu naga sugayaa taasi waa hadday raga Harti naago yihiin
@user-nf5gn2ps5o
@user-nf5gn2ps5o 20 күн бұрын
Quraan halaga aqriiyo laascaanood iyo habarti qadra abeeso
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 20 күн бұрын
Baastarku waa cadow 1aad ee somalida
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 20 күн бұрын
Benaale😢shinbiraad😢ushekeyneysa😢 doqonimada😢 Rim..adaa isdalinaya😢 adeerka maxa loxiriwayeey.xasan.dadka benta ⬅🅱🅱🅱🅱📴
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 20 күн бұрын
May SSC khaatumo waa inaya ka fogaadan keligii taliyaha jabuuti wuu hoosaasinaya ama wuu sixiraya😉
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v 20 күн бұрын
oday ismaaciil geele wuxu ka shaqeeyaa danaha dalka dadka iyo dawladnimada somaliya qofka kugu tidhaahda waa beenaale kadaaba oo kurdadii asxaabul kahfiga kujira weeyaan amase waa qof jecel burburka iyo dhibaatooyinka shacabka somaliyed OKI
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 20 күн бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 19 күн бұрын
Firdhiye so kii isla hadeerba pl kuso waashy de sixirkii ba haya
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 20 күн бұрын
May taasi waa habeeneki xalaya tegeye keligii taliyaha jabuuti inuu wadajir soomaaliyed ka shaqeeyo😏
@Haawo-fm4cz
@Haawo-fm4cz 20 күн бұрын
Qof muslina oo tukada sixir maqabto waxaadi majiraan lagtaa sixira
@abobasement346
@abobasement346 20 күн бұрын
war umadah bentah kalah farisoh orodoh risaqad xalalah donoh plz sixirkan iyo khurafadkan aad wadoh Quran bah ilahay nah baray beryahan marbah shekoh ciyal bad no kenaysah mah kuwih bah wax ku so diray nagah xishod plz beryahan firdhiyeh bah lagu dabah dhigay ku mashqul waxaa kah socdah xamar iyo Aderkah xasan moryan iyo villa family ismacil damer iyo xasan moryan iyo museh oromoh waan lah soconah inay yihin cadowgah ssc iyo somalih weyn wax kaleh mah haysah dhulbahantow hadad Aragtan yutubar mar walbah idin ku mashqulah qoloh bah kah danbaysah in u tashush idin ku furoh iyo in u fayus idin ku radsadoh dadkan wax shaqoh ah mah haystan gurih bu kah soh dhax qayliyah waa maxan cunah malintah tah ogadah plz beryan shekaduh waa ssc iyo firdhiyeh tah danihinah kah racah dhulbahantow ssc waa mamul barlaman bah kah jirah wixii Qaladah o aan dantah ssc kah shaqeynen I yagah bah kulah xisabtamayah iska ilaliyah in yutubar idin kah mamuloh gurih dhaxdis waxan u rajeyay ssc iyo mr firdhiyeh Good job 👍🏾
@munamahmed1572
@munamahmed1572 20 күн бұрын
Sixir ma jiro miyaa.kkkkkko
@user-rg1my2cp1w
@user-rg1my2cp1w 19 күн бұрын
Walal barawaan horana waa loo ogaa organ fajitas ah Cusman Cunard Geele dagalkii 91 Ka dhacay Somalia Cajuskan Geele qayb ween you ku laga hadana wanna ka soo darantay
@akisheharara
@akisheharara 19 күн бұрын
Firdhiye maxaa u geeyay ninkii shalay ssc hub ku baabi'iyay, wa ay ahayd aqoon daro in uu u tago ismaaciil, Rooble lama sixrinee ee lacag ayuu u baahnaa, taana waxaa marqaati ka ahaa maalintii lacagta uu ku wareejiyay carabtii imaataatka soda uu lacagta uu u gacmo gacmeynayay, waa ROOBLE BAAHANE
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 20 күн бұрын
Beenaale aqli dadka ha cayin ee wax la aqbali karo lakalay 😂😂
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 20 күн бұрын
Maad veenta iska dhaaftid wax aadan ogeyn adiga natihid caalama qayb allaah bis ayaa og waxa qarsoon. Marka weligaa siaad naad ku dhimanaysaa adigoo af kaagaxqool sax ah aan sheefaynin qof rabak ita qu allaah.
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 20 күн бұрын
Adeer sir maqabe allaah baa ilaasha hada ka hor xasan sheekh baa damcay inuu khiyaameeyo maxaabista saa reysal.wasaarihii farmaajo cod kiisa la.keenay waada munaafaqiin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 20 күн бұрын
firdhiye wuu doqomo bay ilaahay sharkisa ssc khaatumo haka qabto
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 20 күн бұрын
sixirka ilaahay hakuceliyo ismaacil cumar geele
@MaxmadAxmad-wv5ir
@MaxmadAxmad-wv5ir 20 күн бұрын
Niyahow adiguna wax aan loo joogin ayaad sheegtaa ee wax hubso
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 20 күн бұрын
War benalayo amus cawan bad tahay war dadku way islayan wayna heshiyan mxa ku didaysa inay madaxwayne firdhiye iyo madaxwayne ay heshiyan
@FadudiGudi
@FadudiGudi 20 күн бұрын
Dameeryahow sanaag waa somaliland
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v 20 күн бұрын
kkkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkkkk cabaad waynow ina habro bahalow garoowe waa somalilan jabuuti waa somalilan jigjiga waa somalilan Mogadishu waa somalilan saw maaha???!!!
@munamahmed1572
@munamahmed1572 20 күн бұрын
Kkkkkkkkk sanaag laba tuulad ku leedahay inta kale harti huuna iska leh
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 56 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 19 МЛН
XILWAREEJIN WASIIRADA CUSUB EE SSC KHATUMO
1:24
Hilaadshe Media
Рет қаралды 20
waar Daag. Daag  Ah
15:03
Som tv
Рет қаралды 3 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН