No video

Goob jooge ka warramay madashii uu Siyaad Barre kaga dhawaaqay Dagaalkii Itoobiya 1977-kii

  Рет қаралды 77,790

MM Somali TV

MM Somali TV

Жыл бұрын

Пікірлер: 118
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 Жыл бұрын
Ma dad islaam ah oo soomaali ah ayaa mujaahid lagu noqdaa allah caqli xumaa
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
Qaran dumis iyo khaa’inul waddan diin iyo isir ma laha, Aabe Siyaad Barre AUN
@wordmiiraddaw
@wordmiiraddaw Жыл бұрын
Haa waa lagu noqdaa mujaahidnimaduba waa adoo dulmi diida
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 6 күн бұрын
Faqash, kansar ilaa kansar. Darood duli. Hooyada ugee. Dameerka musqusha ku bakhtiyay Ee siyad bare daalimka, qabiilaysta ah waydii fucking somali baaba eeda.
@samatarxasan8686
@samatarxasan8686 Жыл бұрын
Waar waxani wariye maaha nuxurka ma sugayee suaal buu la hoos cararayaa bal balad wayne muxuu yidhi
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
History is history great job done commander.
@thementor.4697
@thementor.4697 Жыл бұрын
Wxaan oo wanaaga, iyo waxbarasho ah, hadana wuu cayayaa. Waa umad foorarta
@Ab.ab252
@Ab.ab252 Жыл бұрын
Meesha hada buugas laga helayo noo weydiiyaa?
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Allayaraxma Aaabe siyaad
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 Жыл бұрын
Wariye aqoon leh mahan wariyahan oo journalism sifican uyaqan
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Жыл бұрын
Allah yarahmu rahemeen m siyaad bare iyo Gnr m.cali samatar cafi iyo saabax
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 23 күн бұрын
In Itoobbiya lagu duulo gardarro may ahayn dhulka ay haysato miyaan Ingiriisku u saxeexin oo aanay Soomaaliyi lahayn
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 Жыл бұрын
Waa taariikh wanaagsan saxansaxo iyo Jaamac waa mahadsan yihiin.
@ahmedxamud8851
@ahmedxamud8851 Жыл бұрын
Ìmi
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Kkkkk siyaad baan ku idhi ,ii yeedhay,aan arkay walaanu jirin libaaxa cid hor istaagi kartaa alle haw naxariisto halyey muwaadin mohamed siyad barre ka naxaw nafta waa dadkani taariikh aan ahayn sayidkii iyo mr barre malaha
@khayrdoonnj2013
@khayrdoonnj2013 Жыл бұрын
dee maxaa ka danbeeyay ayuu ku soo jaray halkii la yiri hadhaafina inaan la dhaafin ayaa fiicnaan lahayd
@cabdilaahioodweyne2734
@cabdilaahioodweyne2734 Жыл бұрын
Muj noolow JAmac g cadde
@zackhassan244
@zackhassan244 Жыл бұрын
Wariye aan aqoon bdan tarikhda u lahyn pa warysnya , sida drteed melo bdan oo muhima bu kaduwya
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
wariyaha waa hal dhinac qabiilleyste waayo hal mar ma oran Allaha u naxariistee aabe Siyaad Barre!
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 Жыл бұрын
Taariikh xiiso badan
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
Wariye amus oo dhagay soo tariik soo baaro hortu jahiil siduu wariye nugday
@dayahahmedmedia3105
@dayahahmedmedia3105 Жыл бұрын
@naasirsomali4786
@naasirsomali4786 4 ай бұрын
Somalia waxaa tababaray Ruushka
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf Жыл бұрын
Dawladii 77 farsamadaa ka xumaatey in se xabashi Laga xoreeyo dhul somaaliyeed oo ay xoog Ku qabsadeen saxbey ahayd waxaanse la yaabay 3qolo oo liidata ayaa lasoo qaadayey waa mas'ala khilaafiya
@HardTalk1
@HardTalk1 11 ай бұрын
Wayse Soo galeen
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Ninkaas magacaas hala daayo Marhore ayuu dhintaye Oogu yeera magaciisa kaasoo ah Axmed maxamuud faarax
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Maye walaal dad baa caydiisa dembi dhaaf u haysta oo sodon sano mayti dhinaca haysta markaa u daa waa ku nefisaane soomaali kale oo hadal haysa inta badan arki maysid saas ay tahay kuwa guruga uga shaqeeya iyo kuwa basaasiinta u ah iyagaa ugu badnaa
@ahmedgaage8648
@ahmedgaage8648 Жыл бұрын
Waa aduun dad taariikhdooda tahay maalin baan said Barre arkay bal kwrn dadkii uu kadhasbay abo siad Allah yaa raxmee
@jigjigawisaahid475
@jigjigawisaahid475 Жыл бұрын
Dadba kamusan dhalane carab qaxooti ahaa oo aan soo dhawaysanay oo dal iyo duunyo iyo dadba anagu siinay buu ka dhashay maskuna mas umbuu dhalaaye waxan kaa dhignay nooguma abaal celine dal iyo dadba wad cunteen lkn maantay ilmo samaale idiin soo jeedsan doonane bal aynu aragno waxad tihiin iyo halkaad gaadhaan
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
wariyaha waa hal dhinac qabiilleyste waayo hal mar ma oran Allaha u naxariistee aabe Siyaad Barre!
@jigjigawisaahid475
@jigjigawisaahid475 Жыл бұрын
@@lubex3486 dee maba mutaysan in loo duceeyo diin iyo dal iyo dadba wuu haleeyay siyaad ee maxaa loogu duceeyaa, ma inuu aayaadkii Ilaahay dafiray dadkiisiina laayay isagoo is leh kursiga sii joog aakhirkiina dagaal sokeeye dalkii galiyay baa loogu duceyn
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
@@jigjigawisaahid475 kuwa ku eedeeya qof muslim ah gaalnimo caddayn la'aan, Nebigu scw wuxuu yidhi hadaladoodii ayaa dib ugu soo noqon doona, ma jirto hal daliil iyo xaqiiqo cadeynaysa in Siyaad Barre yahay Gaal, kuwa isaga ku eedaynayana wax caddayn ah ma hayaan, Waxay yiraahdeen wuxuu ka been sheegay aayad quran ah laakiin dhab ahaantii xagga xaqiiqada ma uusan been ka sheegin aayaddaas, 10 dhalinyaro ah oo culumo sheeganaya 1975kii oo masjidka ku sugnaa ayaa hadalkii Siyaad Barre qalloociyey, waxay ahaayeen qas-wadeyaal doonaya qalalaase iyo xasillooni darro Cadeymaha qaar ayaa xitaa sheegaya in 10-kaas nin ay hoos imaanayaan dowladda Sacuudiga, ogow Soomaaliya xilligaas waxay khatar ku ahayd Sacuudiga. waayo shidaal iyo gaas badan ayaa laga helay Somaliya, dawlada sacuudi carabiya waxay ogaatay in mustaqbalka awooda somaliyeed ay caqabad ku noqon doonto oo ay khatar weyn ku noqon doonto, waana sababta ay u adeegsadeen hub loo yaqaan culimo been abuur ah si uu dalku u galo burbur
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
@@jigjigawisaahid475 been kamuu sheegin quraanka hadalkiisa waxaa qalloociyey 10 nin xataa culimo may ahayn waxay ahaayeen 10 dhallinyaro oo masaajidda dhexdeeda ka faafinayay been iyo warar khaldan waxay qalloociyeen erayadii Siyaad Barre, Culimadii ugu waa waynayd somalia waagaas waxay yiraahdeen 10-kaas dhalinyarada ah culimo may ahayn ee waxay ahaayeen kuwo fidno wada, taasi waa xaqiiqo la arki karo maxaa yeelay waxay la mid ahaayeen khawaarijta oo kale, ogow waagaas dawlada sacuudiga ma jeclayn soomalia, La yaabi maayo haddii ay ka dambeeyaan 10ka nin oo qaran dumis raadinayey
@abdulkadirelmi2241
@abdulkadirelmi2241 3 ай бұрын
ciroole iyo caruurba ma xishoodan miyaa waa s aale
@abdiidba431
@abdiidba431 Жыл бұрын
Ruun sheeg
@fardawsofaarax2040
@fardawsofaarax2040 Жыл бұрын
Maya waa 1978
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 Жыл бұрын
Kaligii talis si kasta oo uu ficanyahey marna ma ficnado Mana noqdo qof amanan maxa yelay iskuma kalsona Adaa wax xoogey adna walagu xoga ayu aminsanyahey tan kale wa ay cadeed in uusan kukalsonen sarakisha aqonta iyo quality ga sare leh
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 Жыл бұрын
Qaddaafi ka warran isaga?
@kingmoha9965
@kingmoha9965 Жыл бұрын
Saaqid kasta anaa abo siad barre lakulmay buy ku Faanayaa anacala tula jilicsan ta tihiin wasa
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
wariyaha waa hal dhinac qabiilleyste waayo hal mar ma oran Allaha u naxariistee aabe Siyaad Barre!
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
cayda Maxaad uga jeeddaa taas?
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 Жыл бұрын
Odaga waa xasusan wayey bacad celinti shalambood olalaha bacad celinti shalambood
@naasirsomali4786
@naasirsomali4786 4 ай бұрын
Somalia dadka ha la isku keeno hada
@cabdisamad3473
@cabdisamad3473 Жыл бұрын
Weriyaha waxaad modaa inuu isagu waramaayo Isaga ka hadal badan ninka la waraysanaayo
@mohamedahmedabdi4668
@mohamedahmedabdi4668 Жыл бұрын
Goob jooge maxay tahay ninku miyaanu magac lahayn maad qoraalka ku xustaan
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Жыл бұрын
Bal fiiri beenta isaaqland soo maxishoodaan haduu jaale siyaad aduu noolaan lahaa warkale ayeey sheegi lahayeen tuugo been bana isaaqland waligiin jaale maxamed siyaad bare waligiin magareysaan ilaahay ha unaxariisto waxuu ahaa libaaxii somali iyo Africa ilaahoow unaxariiso maxamed siyaad waxaan oo dhan wuu kacaqli badnaa
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 Жыл бұрын
Wariyahan sheekada sugdhe tababar ayuu ubaahanyahay waraysiyada noocani
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Afweyne masiibu ahaa
@naasirsomali4786
@naasirsomali4786 4 ай бұрын
Somali waa walaalo
@maskamohamed3986
@maskamohamed3986 Жыл бұрын
Wuu idin raaxeeyay abo siyad
@aziiz94
@aziiz94 Жыл бұрын
Siyaad bare maalinto diinta alle ku xad gudbay ayo halaagmay o culumadi dilay, shacabka somaliyed ayagana amusnantoda darteed 30sano o burbur iyo gaajo aye ka dhaxleen
@melmi9330
@melmi9330 Жыл бұрын
Waa tariikh waxa laga sheekeynaya faqasheey lambarka xejista 🤣🤣😂😂
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Kii weelka u maydhi jirayba maxamed siyaad ha yiraahdo taariikh baan hayaa tan kale ninkan intaa le eg ee leh reer hebel iyo reer hebel ayaa taariikg sheegaya tan kale leh amxaaro waa laga gardaraa tan kale jabuuti yaa xoreeyey maxamed siyaad maaahayn miyaa odaygan cuqdad daraadeed ooyaya inuu iska aamuso ayaavu fiican
@naasirsomali4786
@naasirsomali4786 4 ай бұрын
bal kawaran ciidankii in la isku laayo jabhad iyo dowlad meeshaas waxaa ka maqan siyaasadda arimaha gudaha
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Su'aal xumaa ninku? Muu ukaadiyo ninku warka hadhameeyee?
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Жыл бұрын
Mujaahidoow XAAL qaado.
@AliOmar-te4wu
@AliOmar-te4wu Жыл бұрын
Qof dhintay oo Camalkisi xuman iyo saman wuxu laha ba ilahay iya kala xisabtami iska daya oo ilahay udaya
@kayhass2510
@kayhass2510 Жыл бұрын
Waa 80 jir cuqdad qaba
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Жыл бұрын
@@kayhass2510 Sheeko kasta oo adeerkiin siyaad gashaa cida soo qaadaa cuqdad buu qabaa hadaba cida cuqdada qabtay eevdomalia iyo shantii midoobilahsydba eeday was idinka
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
@@hindaabdulleabdulle8202 laakiin kuwii kabaha u baalashayn jiray ee isagu derejada u xidhay inay xaalad caadifadeed taariikh beena weriyaan ma fiicna inta wax ka shegtaa waa intii weelka u xali jirtay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
@Ubaxle Doolal kuwii kabaha u baalashayn jiray oo weelka u xali jiray haday taariikh khaldan caadifad qabiila been kaga sheegaan maxay noqonaysaa
@hindaabdulleabdulle8202
@hindaabdulleabdulle8202 Жыл бұрын
@Ubaxle Doolal Was kuwii odaygii waxayna ahayn ka dhigay ee miyirkii ka rascay
@---bk4lg
@---bk4lg Жыл бұрын
Ninku been badana kkkkkk Jabuuti baa yaabtay
@kampalasubzero5096
@kampalasubzero5096 Жыл бұрын
Faqashh
@user-jw8yp4wd5m
@user-jw8yp4wd5m 10 ай бұрын
Salaam aĺleikeum
@amengalmudug361
@amengalmudug361 Жыл бұрын
MMTV HAA LA ISKA DAAYO DAAWASHADIISA. WAA U DOODAHA #SNM AYNU DIIDNO SHEEKADAN RAQIISKA AH EE SHEEKO XAAFADEEDKA AH
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 Ай бұрын
Waar bal aamus aan ka dhagaysanee
@abdiazizsaid2776
@abdiazizsaid2776 Жыл бұрын
Nacalla ku yaal😂😂😂
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Ina laxwas 😂😂😂
@nassiimotechnical8011
@nassiimotechnical8011 Жыл бұрын
Hhhhh waa magaca iga yaabiyay sxb 😂😂😂
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
@@nassiimotechnical8011 haa sxib wariyahana filter maleh ina laxwas bu kuso cel celinaya 😂😂
@warsamebadar3526
@warsamebadar3526 Жыл бұрын
hhhhhhhh
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 3 ай бұрын
​@@nassiimotechnical8011kkkkk anigu waxaan aqaanay mid layidhaa INDHO DHILO ( indha dhillo) oo halkan jeelka mandheera haystay 1975 😂😂😂😂😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 23 күн бұрын
Ina laxwas kulahaa 😂
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 Жыл бұрын
Afweyne kulaha bal cimrigu yahay oo y caytamayo eega Subxan Allah
@Gamboole
@Gamboole Жыл бұрын
qoladan isaaq tariikhda runta kama sheegaan.... ciil haya awgeeed
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
Beeen miyan kuu sheega zxp tani wa ruun
@ahmedshirwac6474
@ahmedshirwac6474 Жыл бұрын
Been mahan cuqdad ka buuxda
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
Siyaad Barre ma dumin Somaliya ee Jabhadihii doqonka ahaa ee Itoobiya iyo taageerayaashooda ayaa dalkan burburiyay
@waawaalekulane2943
@waawaalekulane2943 Жыл бұрын
Waxan aqbaleyn aya ah siyad barre aya necba jabuuti on rabin iney jiraan oo necbaa🙄
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Жыл бұрын
Walaale waa runtaa Jabuuti waa abaalaay Siyaad Barre ilaahaay ha u naxariistee xornimadeeda u afduubay sidaan maqley 2bus oo caruur Faransiis iney madax furasho ciyaalkooda ku dhiibeen xornimada Jabuuti maantana dhibka ay 32sano ku hayaan shacabka bay been u akhriyaan caruurta aan waxba garanaynin.
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Жыл бұрын
Isaaq wixii uufursad siiyay jaale siyaad asaga oo ladagaalamayo majeerteen ceey ayeey kubadaleen laakin maqli meysid nin majereteen ah oo caytamayo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Soomaali kaloo dhan oo caytamaysa weligaa arki maysid
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Ma "Dhacdooyinka Taariikhda " ayay odhan kari waayeen, Af-Soomaaligii baa ku yaraaday. Maa-macnaa dhibcaha Taariikhda???
@husseinhassan7110
@husseinhassan7110 Жыл бұрын
Yuu kujihaadey mujaahinkani
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em Жыл бұрын
Afweyne Maxamed ahnxriistee
@daahirmahadcabdulaahi5167
@daahirmahadcabdulaahi5167 Жыл бұрын
80 jir beenlow ah cuqdadna ka buuxdo ayaa tahy
@kayhass2510
@kayhass2510 Жыл бұрын
Odaygan beenta badan day 80 jir cuqdad qaba idoor baa laga helaa
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
Saqajaan qadadweyn ah bad tahe xishod
@kayhass2510
@kayhass2510 Жыл бұрын
@@zamriyemohamed9596 ma bentaas baa la idinku shekeyaa oday kastoo biyoole ahaa baad meesha soo fadhiisisaan suu wuxu rabo idinku shekeyaa kkkkk
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 Жыл бұрын
Walaal qabyaalad qabyaalad laguuma jawaabo ee ka dhowrso.
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
Siyaad Barre ma dumin Somaliya ee Jabhadihii doqonka ahaa ee Itoobiya iyo taageerayaashooda ayaa dalkan burburiyay
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
kk, " 80 jir cuqdad qaba idoor baa laga helaa" 😭😂😂
@kayhass2510
@kayhass2510 Жыл бұрын
Oday shaaha iibiya meesha soo fadhisiyeen war kan xitaa meesha dagaal laga bilaabay mayqaano kkkk hadalka utoos toosi
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Kanaa leh buug baan qoray bal wuxuu ku hadlayo reer hebel baa lasoo saarayey war iska aamus aragaa nac tarye bal wuxuu leeyahay amxaaro waa laga gardaraa
@yusufal9239
@yusufal9239 Жыл бұрын
Sheeko xume, qadiyad Soomaaliyeed ayuu u dagaalanayay ilaahay ha u naxriisto halyaygii geesiga agaa ee wadaniga ahaa Alxaaji Maxamed Siyaad Barre. Sadex qolo ayuu soo saarayay kkkkkkkkk. Sadexdubana waa dad liita kkkkkkkkkkk.Iisheeg waxay ku liitaan? Waxaad leedahay nin sadexdaas qolo ka dhashay inuu yahay, hadana waxaad leedahay waa dad liita.
@muktaardalmar6335
@muktaardalmar6335 Жыл бұрын
Nacas nacas dhalay. Iyo nacas kele oo uu sii dhalay.
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
don't mix your cheap jalle siyaad.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 11 МЛН
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
Ahmaddey Sh Mukhtaar - Wareysi #3/3 - Wixi aan ka wariyay aabahay
51:22
WAAN WAANTI FASHILANTAY 1990- JAALLE SIYAAD IYO GUDDIGI SULUX
31:32
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 30 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН