Goormeed Shaqada iska casili ? | 11 Sabab Haday Jiraan Haragaada La Baxso inta ay gooru goortahay .

  Рет қаралды 95,063

OGAANSHO

OGAANSHO

3 жыл бұрын

Caalami ahaan waxaa la isku raacay hadii meesha aad ka shaqayso laga helo 11kaan calaamadood 11 tilmaamood ay tahay waqtigii aad haragaada la baxsan lahayd waxaa ka mid ah bahdilka , waqtiga dheer karaamo ka qaadida .
shaqo walba oo yaraynayso adeegsiga xirfadaada , skillskaada , mahaaradaada waa waqti lumis , tusaale hadii muddo aad xirfad baranaysay laakiin shaqadaadan ay yaraynayso xirfadaas waa khatar ah in aadba iloobi doonto xirfadaas oo barri haday ku dhahaan iska bax aad eber soo istaagayso ,
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 799
@sidiiqcumar9009
@sidiiqcumar9009 3 жыл бұрын
Marka uu isoo dhoco notification ka ogaansho waxaan dareema sida in hadiyad qaali ah lay gudoonsiiyey Mahadsanid macalin omar inshar💘💝
@alislamicmedia7845
@alislamicmedia7845 3 жыл бұрын
waalal ilaahay dartii iigu caawi one sabascrb
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin || "JZK Khayr."!
@alislamicmedia7845
@alislamicmedia7845 3 жыл бұрын
@@asmaabintmohamed8429 waan kusoobokhday waalal ilaahay dartii iigu caawi one sabascrb
@dr.maanka4889
@dr.maanka4889 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Notification = ogeysiin ✅ Cumar ✅
@mmcfoodcade8875
@mmcfoodcade8875 3 жыл бұрын
Aniga shaqada aan ka shaqeeyo waa mid aan dhib saday mid ii dhaanto ayaan ilaahay ka bar yayaa insha allaah adinkana iisoo duceya👏🥺
@alislamicmedia7845
@alislamicmedia7845 3 жыл бұрын
waalal ilaahay dartii iigu caawi one sabascrb
@MYusuf-pm3cq
@MYusuf-pm3cq 3 жыл бұрын
Muhiimado waa inad shaqaysataa bini aadamka waxaa lafaray samir
@Nasiragge
@Nasiragge 3 жыл бұрын
Cigaalna Waa xiran thye ma carabtaaa jogtaaa
@madiinomohamed2666
@madiinomohamed2666 Жыл бұрын
Mida ku heysto waa mid dhaca dhabhaanta kula mid baan ahay. Allah ayaa baryaya
@mahamettahmett4178
@mahamettahmett4178 3 жыл бұрын
Sanad cusub ban galaynaye allow mid khayr leh noga dhig👏
@axmedabdulqadir8908
@axmedabdulqadir8908 3 жыл бұрын
amiin wlalakey
@ALIDAFAR.
@ALIDAFAR. 3 жыл бұрын
Aamiin
@maryanshire9055
@maryanshire9055 3 жыл бұрын
Sanadkii islamka waa sosocda lakin kan maha
@alislamicmedia7845
@alislamicmedia7845 3 жыл бұрын
waalal ilaahay dartii iigu caawi one sabascrb
@alislamicmedia7845
@alislamicmedia7845 3 жыл бұрын
@@ALIDAFAR. waalal ilaahay dartii iigu caawi one sabascrb
@Mahad_sulieman
@Mahad_sulieman 3 жыл бұрын
Omar inshaar taarikhdaada iyo dhalashaada iyo sababta aad wajigaaga iyo muuqaalqaada usoo dhigi ladahay kasoo hadal sxp 🥰🥰 KU SALI NABIKENA MUHAMED (SCW)
@onedayisgoodinshaallah8293
@onedayisgoodinshaallah8293 3 жыл бұрын
Waxaan ahay will yaroo youtube soo galiya quraan soo boqda adinkoo mahdasan
@wllzakiofficial1
@wllzakiofficial1 3 жыл бұрын
waxan ahay wiil yar oo lacag doon ah ma iska dhahdid 😂😂
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
@@wllzakiofficial1 alla waad iga qoslisay libaax
@wllzakiofficial1
@wllzakiofficial1 3 жыл бұрын
@@mohamedabdullahi7183 😂😂😂😂
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
@@wllzakiofficial1 nio wiilka waad fahantay
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin || "JZK Khayr."!
@abdalaali6591
@abdalaali6591 3 жыл бұрын
Inshalh bari ayaan daawan doona hadu eebe nafta ii daayo hada waan iska seexan oo africa waxay utahay 9:40pm bari baa imtixaan isugi . Mhdsanid omar inshaar ❤️🙏
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 жыл бұрын
Guul wacan inshaallah Brother
@cabdi_gaxarbe
@cabdi_gaxarbe 3 жыл бұрын
Guul baan kuu rajaynayaa wlkay dar ilaahay Maasha allah qof wakhtigiisa ku xisaabtamaya baad tahee
@abdijunior8945
@abdijunior8945 3 жыл бұрын
Ilaahay hakuu fududeeyo wlle
@asioaxmed875
@asioaxmed875 3 жыл бұрын
Masha allah rabbe ha ku fududeyo wllo
@abdalaali6591
@abdalaali6591 3 жыл бұрын
Ducadiina waa lay aqabalay wllhy kheyr alle haydiinka siiyo dhamaantiinba mhdsanidiin imtixanku wuu fududyahay alx ❤️🙏
@houdoublenagueyeh9746
@houdoublenagueyeh9746 3 жыл бұрын
Wll iam from Djibouti we love you
@mohamadshiine89
@mohamadshiine89 3 жыл бұрын
Somali Ma Tihid miyaa marka hadad Djiboutiyan tahay
@Mars-amare
@Mars-amare 3 жыл бұрын
@@mohamadshiine89 xalkeed ula carartey wilka did u want "i'm from Somalia miya" he's just saying, from where he's ..Respect man...There is many people living in Djibouti whatever he is or not🙄🙄🙄🙄
@mohamadshiine89
@mohamadshiine89 3 жыл бұрын
@@Mars-amare Magaca ku Qadarinaya mana rabo qof magacas watta Inan la doodo allé haku barakeeyo
@houdoublenagueyeh9746
@houdoublenagueyeh9746 3 жыл бұрын
Wll I only says where i am but i am not say that i am not somali
@zaygacade6033
@zaygacade6033 3 жыл бұрын
cumaroow waxaa modaa mowduuc walbo waxaan modaa in aad qulubteyda kahadleyso marwalbo wax iheesto ayaad kahadashoo wlhi ♥️♥️♥️♥️
@salmaanmohamed1852
@salmaanmohamed1852 3 жыл бұрын
QULUUBTEYDA WAA JAMAC QALBIGEYGA DHEH
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin || "JZK Khayr."!
@user-rb6jq2hm9m
@user-rb6jq2hm9m 3 жыл бұрын
Masha allah muqaaladada xiiso gaar ah ayuu iileeyahay macalin wlhi xamaasad aad baan uqabaa
@dmuuse5714
@dmuuse5714 3 жыл бұрын
Wcs omar inshar aqoon yahan soomaliyed ALah hakaa abaal mariyo zhp
@ibraahiimcabdishaakir7654
@ibraahiimcabdishaakir7654 3 жыл бұрын
Maasha alaah wala cumar inshaar aad ayaad u mahad san tahay ❤❤❤❤❤❤
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 3 жыл бұрын
Shaqa ka shaqeeynaaye way ii fiicneyd lacag ahaan lakiin salaada iiguma fiicno oo salaada iga daaheysay marmar. Wan iska dhaafay hada
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin || "JZK Khayr."!
@nimcamahamud834
@nimcamahamud834 3 жыл бұрын
Allh ku sahlo mid ka qeer bdn
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 3 жыл бұрын
@@nimcamahamud834 amen yaa rabbe ❤️
@faisalabukar879
@faisalabukar879 3 жыл бұрын
Muuqalki aan abid ugu so horeeye sababta mowduuca iso jiitay shaqaalnimo nolol maha wa gumeysi qaasatan reer galbeedka
@geedquruxchenel3808
@geedquruxchenel3808 3 жыл бұрын
Walal taana gumaysi miyaa hhh anaga dalkii hooyo joogna kacabanayna midaas dabinka jiirka ah alaah waxdhaama ha inoogu badalo
@M_A_M407
@M_A_M407 3 жыл бұрын
I'm first one omar inshar alle hku dhwro wall🥰🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴
@alislamicmedia7845
@alislamicmedia7845 3 жыл бұрын
waalal ilaahay dartii iigu caawi one sabascrb
@sundus9850
@sundus9850 3 жыл бұрын
Omar my fv ❤🥺thnk you❤👑
@cabdicasiisaxmad4756
@cabdicasiisaxmad4756 3 жыл бұрын
Noloshu kama maaranto inaad leedahay qad-cas oo aan laguu soodhaafin lkn haddii aad daruufta adoon unoqoto waad isdulaysay ee lasoco. Shaqada aad hayso haddii aad rabtid inaad dantaada kugaadhid maalintay howshaadu iskugu kaa aado kabahaaga kagasho. Ibraahim axmad from caabudwaaq 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
Shaqada ugu wanasan ee qof qabta waa hal abuurka adiga kuu gooniga ah iyo ganacsiga, haba yaraadan xitaa Weliga horumar gaari meysid intad sugeysid shilimadka yar ee bisha laguu tuuro waa inad madax banaanaata oonad cidna kutiisanaan
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 3 жыл бұрын
Ismalaha dadka ku xidhan chanlkena balse like aad ayay uyartahay marka walalken omar inashar waa dadka fara ku tiriska ee waxbadan aan ka faidno
@abdirahmanarab7010
@abdirahmanarab7010 3 жыл бұрын
Masha allah muuqaal runtii talooyin muhim ah bixinaya . OMAR mahadsanid walaal talo na anfacaysaad nasiisay jasaakallah wl👏👏👏
@badbadaadnafta9334
@badbadaadnafta9334 3 жыл бұрын
Thank you so much 😊
@qodaal5098
@qodaal5098 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar ishaar
@ridwaandamey2045
@ridwaandamey2045 3 жыл бұрын
Cumar inshaar zxp sawirka inte ka hele tnks
@xafsocali1384
@xafsocali1384 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Cumar
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 3 жыл бұрын
Jazaakallah baarakallah akhii qeyrkaa aad nala wadaagtey markasta shukran Allah haku xifdiyo dhamaan
@hamse2651
@hamse2651 3 жыл бұрын
Thanks wll ka faa idey si wacan
@canababdi9022
@canababdi9022 3 жыл бұрын
Masha allah Mahadsanid wll wax badn ayn kaa faiday inta aan warbixinadaada dhagaystay
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 3 жыл бұрын
Hore u soco cumar inshaar
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Allah abalmariyo omar inshaar👏👏👏
@yufamoha779
@yufamoha779 3 жыл бұрын
Mahadsanid waa talooyin muhiim ah
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah hore usoco cumar👈
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin || "JZK Khayr."!
@nimcocabdale9343
@nimcocabdale9343 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@nololwanaagsan.8723
@nololwanaagsan.8723 3 жыл бұрын
OGAANSHO IS PERFECT. THANKS
@abdiazizmohamed2263
@abdiazizmohamed2263 3 жыл бұрын
Allaah ha ku barakeeyo Omar Inshar. Mahadsanid wll
@idmanabdi1350
@idmanabdi1350 3 жыл бұрын
Wll cumr mansha allah
@cumarnuur504
@cumarnuur504 3 жыл бұрын
Thank you wll qaliya cumar inshaar
@tiktoksomali4754
@tiktoksomali4754 3 жыл бұрын
M.a tnx macalin Omar inshar
@deikhassan8518
@deikhassan8518 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Cumar
@samiixshukri739
@samiixshukri739 3 жыл бұрын
Masha allah ustaad omar inshaar mawduuc aad ii quseeya baad ka hadashay si fcna waad iila hadashay alle haku barakeeyo baraarujintadu way i dhaqajisay qiimayn badn ka dib go'aankan qaatay waan ku liibaani doona i.a alfa shukran🙏❤💯
@cjabaarmaxamuud4353
@cjabaarmaxamuud4353 3 жыл бұрын
Thanks mr cumar inshar
@dekaadar9636
@dekaadar9636 3 жыл бұрын
Thank you so much I appreciate your effort’s brother
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin ||"JZK Khayr."!
@tiitecali9879
@tiitecali9879 3 жыл бұрын
Masha allah macalim omar faysal
@abdirahmaanabdalla1355
@abdirahmaanabdalla1355 3 жыл бұрын
Masha allah cumar allah ku xifdiyo bro waa runtaa ad ayey muhiim u tahay arintaas aad ka hadashay
@badbadaadnafta9334
@badbadaadnafta9334 3 жыл бұрын
Masha’Allah tabaarakallah mahadsanid wllo
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin || "JZK Khayr."!
@jafarmohamed1353
@jafarmohamed1353 3 жыл бұрын
mahadsanid ustad cumar mar walba waa nooga duwan tahey KZfaq yada kale sababto waxan ka helna wax labada daarood ina anfaca Jazakallah Ustad.
@saabiriin1232
@saabiriin1232 3 жыл бұрын
Shukran wll omar ishaar horey usoco
@BaafoOfficial
@BaafoOfficial 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Omar🙏🙏
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin | |"JZK Khayr."!
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
cumar maxamed inshaar mahadsanid
@ifraaxxalsanguutaalei2585
@ifraaxxalsanguutaalei2585 3 жыл бұрын
masha allah waa mawduuc muhiim ah
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 2 жыл бұрын
Ma allah wllo omar allaha ku xifdiyo waxbadan ka faaiday runtiii
@liibaannuur8555
@liibaannuur8555 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad 👏👏
@maxameddaahirmaxamuudmubaa1230
@maxameddaahirmaxamuudmubaa1230 Жыл бұрын
بارك الله فيك يا استاذ عمر
@xasankaafi3326
@xasankaafi3326 3 жыл бұрын
Aadbad u mahadsantahy wll Cumar Alle hakaa abaal mariyo inta aan kaa faaiiday.
@luielmi8522
@luielmi8522 3 жыл бұрын
Omar merci 🇩🇯
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
Mahasanid wllo omar inshaar
@husseinismail2420
@husseinismail2420 3 жыл бұрын
Masha.alaah wallaale hore u soco nolow
@daauudshareera5932
@daauudshareera5932 3 жыл бұрын
Mahadsanid zhp qliyah
@ahmedibrahimafrah8792
@ahmedibrahimafrah8792 3 жыл бұрын
Mahadsanid omar
@kgb4258
@kgb4258 3 жыл бұрын
Magaceygu wa Hussein Ahmed Ali Cumar saxib aad iyo aad ayaad umahadsantahy soo jeedintaada isugu jirto wacyi iyo dhiirigalin pro keepgoin ayan ku leeyahy wallahi waxad aad iyo aad ugu qeybqaadaneysa hormarinta qofka iyo hagida bulshada walibo dhanka wanaaga imbadan muuqaaladaada wan daawada balse comment maka so bixiyo lkn muqalkan waad iga mudantahy ina kuu muujiyo shaqada iyo dadaalka aad samesay inuu yahay wanaag adunyo iyo mid Aakhiro mar kale mahadsanid proo👍👍👍.
@naimamohemedomar2920
@naimamohemedomar2920 3 жыл бұрын
Masha allah omar inshaar alle haku barakeyo runtii muuqaalkaan si dhab ayuu dadka u taabanayaa.
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin | |"JZK Khayr."!
@abdinourmohamedbarise1548
@abdinourmohamedbarise1548 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 3 жыл бұрын
Mawduuc muhiim ah
@ahmedabdinaasir6913
@ahmedabdinaasir6913 3 жыл бұрын
Keep forward ustaad inshar
@madruuri8998
@madruuri8998 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
Alle ha kaa jisaa'i siiyo sida wanaagsan ee aad wax noogu soo jeediso wllo❣💟💌💯💯
@waxkafaaidchannal6228
@waxkafaaidchannal6228 3 жыл бұрын
wixi an so bartay away 😂 wllhi benta ma ahn wa is wedinesa
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin || "JZK Khayr."!
@fatimaabdirazak3943
@fatimaabdirazak3943 Жыл бұрын
Shukran wll
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran brother
@masudabdi7155
@masudabdi7155 3 жыл бұрын
Always a suppoter .All the way from kenya .
@abdiheis3739
@abdiheis3739 3 жыл бұрын
Omar inshaar wuxuu shegayo run ahanti wa wax lobahan yahay inad naftada waydiso shaqada ad hayso hore usocod ma leeday
@rashiidashkir8103
@rashiidashkir8103 3 жыл бұрын
Walaahi wll barnaamij hore oo aad shaqaalanimada kaga waramaysay oo adoon iyo shaqaale waa isku mid u tidhi...... Way i dhiirigalisay shaqadina waan ka tagay. Waxanan maanta ahay xaqle ilaahay baa mahadle.. Adna 100% waad mahadsan thy..
@HAPPYSMILLING
@HAPPYSMILLING 3 жыл бұрын
Soo badi vidoeyada hore soco
@icmjmk603
@icmjmk603 3 жыл бұрын
Jazakalah Khayr Omar 👍👍👍👍👍💯
@rahiimariimaas1327
@rahiimariimaas1327 3 жыл бұрын
Shukran wllo
@nuurkeyccm
@nuurkeyccm 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@shangax
@shangax 3 жыл бұрын
Masha allah horumar wacan bro omar
@joyman7026
@joyman7026 3 жыл бұрын
a legend going forward
@abdifatahahmed9380
@abdifatahahmed9380 3 жыл бұрын
Wcs masha Allah Jazakallah kheyr walal khali ah Allah kubarakeyo mahadsanit inbadan hore usoco waligaa full Respect bro ❤👍
@sunahmedia
@sunahmedia 3 жыл бұрын
Masha allh walalkay ilahay haku dhowro
@aadanjeyte9677
@aadanjeyte9677 3 жыл бұрын
masha Allah sxb alle haku barakeyo wax wanagsan ayad noso gudbisaa ee cadawga jira ilaah haka xifdiyo
@ambitionn5380
@ambitionn5380 2 жыл бұрын
Anigaba shaqadu way Idhibtay wan karhaa Hadaf kaygu waa sanadka Cusub is cayri Iisoo duceeya Macaamiisha ogaansho iyo Cumar inshar
@muniirfaarahkacaan2420
@muniirfaarahkacaan2420 3 жыл бұрын
Mahad sanid wlky qali wlhi wax badan kaa fa,iday runtii anoo ku qanacasanayn shaqada hayo iyo mushaharka aan qaato ayaa wax badan ii iftiimisayna 1000 mahad sanid insha allah wlo barnaamij kan lamida inoo soo diyaari
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 3 жыл бұрын
O.inshar we love u from baydhabo janaay
@daacadofficial4664
@daacadofficial4664 3 жыл бұрын
Keep going bro ogaansho
@hazaanur5673
@hazaanur5673 3 жыл бұрын
Masha allah qofka koowaad
@user-to2nw6jk3w
@user-to2nw6jk3w 3 жыл бұрын
First One Ogaansho keep Going Ustaad🖐❤
@alishire2125
@alishire2125 3 жыл бұрын
Maasha allaah jazaaka allaah khayr wllo Eshcalaa mawduuc waan ladhacay
@alideeq669
@alideeq669 3 жыл бұрын
Mash Allh brother tnx
@bashirhindi4537
@bashirhindi4537 3 жыл бұрын
Thanks mansha allah
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 3 жыл бұрын
Wlhi Waa Biyo kama dhibcaan Aniga ayey arimahan wax ka mid ahi igu dhacaeen Thank you Sir
@hhss5612
@hhss5612 3 жыл бұрын
cumar inshaar wad mahad santahay walaal giibgoobin m.a
@s.ibrahimaliyare3979
@s.ibrahimaliyare3979 3 жыл бұрын
shukran wll omar🥰❤💖❤❤
@asmaabintmohamed8429
@asmaabintmohamed8429 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin | |"JZK Khayr."!
@abdiaziizck8600
@abdiaziizck8600 3 жыл бұрын
Keep going wllkai omar inshar
@ahmedjama9809
@ahmedjama9809 3 жыл бұрын
Ogaansho ku xirnow marwalbo thanks brother 👂👈
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 3 жыл бұрын
Masha allah ogaansho muqaal xaqiiqda ka tarjumaya o u baahan in marmar lays baraarujiyo mahadsanod wallka chanelka ogaansho 👍
@mariamahusseinmohamed9855
@mariamahusseinmohamed9855 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallaah kher wax badan ban kafaidey in bdn.
@moohaduale2680
@moohaduale2680 3 жыл бұрын
mhdsn
@saacidbashiir4780
@saacidbashiir4780 3 жыл бұрын
Mhdsnid wall Omar inshaar horay usoco lipah waan ku aaminsanhy zxp
@muna2260
@muna2260 3 жыл бұрын
Mahsnid wllky Omar inshar
@somaliaviation-pagetube1729
@somaliaviation-pagetube1729 3 жыл бұрын
Keep going wllkey wxaan ka mid ahy dhalinyaro badan oo kugu xiran bartana aviation marka wxn jeclan laha inaad dadka lawa daagto macluumad ku saabsan aviation si ay ugu faa iideeyan wadankeenii
@abdallaahmed8104
@abdallaahmed8104 3 жыл бұрын
Waddankee ka barataa wall aviationka?
@madridfans6401
@madridfans6401 3 жыл бұрын
Thanks Cumar Thanks Thanks Thanks
سيدة تقتل طفلتها بسبب العلاج بالطاقة
53:10
السبيل al-sabeel
Рет қаралды 113 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 10 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
$2.20 Labax Maalin Kasta Kaliya Adoo Shaqo Yar qabanaaya 🤑
3:48
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 73 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН