Lakin wiilasha gogarada nin ahaan ayey udiidayan lakin asad wax diintena ku xaaran challenge haku darin waayo Allah inaga xaaramtimiyey in ragu dharka dumar ka gashan dumar kuna dharka raga aanay xidhan oo xaaran tahay ama muqaal ahan aan laisku ekaysin mahadsanid wlky aad ba ujeclay game kaga lakin waxa ilawdo waa ku xasuusinana
@maryamaruun5232 Жыл бұрын
Waa wax yabaha an Asad ugu tagerin inta kale wuxu Iyahay qofka videogisa ano fiirsan aa sexan lkn inta badan waxa arka rooseto biyo hoosta ku shubo garbasaar xiro gorgorad xiro😱😳iyo in uu gabar jirkeeda ka ganacsato😢inu nahorkenay si in ay caadi tahay🥺subxanallah Asad waxa rajeyna inu naga daayo waxyabas o kale 🙏
@Dramaeditings Жыл бұрын
@@maryamaruun5232 if you don’t like him just skip his video. Anagaa ku taagerno wax walbuu yahay. Wixii funny ahba wax xun ka dhiga 😏
@rinamuse8786 Жыл бұрын
@@Dramaeditings wax diinta quseyso ayaa loo sheegaaya maaha iney dadka xumaan ka tahy wll ee ka fiirso waxa aad dhahaysid ilahy yuusan kuu caroone waa iga waano🙏
@lqs-tv6745 Жыл бұрын
@@Dramaeditings wuxuu ilaahay raali ka ahayn xiitaa maad ku taageeri xiitaa maada qof muslim ahayn.
@Dramaeditings Жыл бұрын
@@lqs-tv6745 subxanallah diinteyda hasoo gaarin, sharaf ma lihide. Mashquul soomaali lee lagu arkaye.
@mohamethdeeqsi9455 Жыл бұрын
Challenge'ga kali an aku raxesto dawashadisa Dad bdan ba ila xiseya wan ogahay Asad no so badi😃🖐🏻🤴🏻
@ruunmohamud95069 ай бұрын
Mar 3 dawaa 😂
@sakariyesheekh7364 Жыл бұрын
Abeera iyo asad oo game isku hely an qoslin maba arkinba so funny wlhi 😂😅
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo ❤B
@coladayare997 Жыл бұрын
Kkkk
@Jackcadnaan2 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝
@zahraismacil1119 Жыл бұрын
The 👍 ASAD 😍😍🎉🎉👍✔️
@maandeeq12 Жыл бұрын
@@zahraismacil1119 wllshy qlli fadlan iguso biir
@farhanomar4664 Жыл бұрын
صلی الله علیه ❤😍
@oliyomahamed6015 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sahaarqalbi4525 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@abaabala Жыл бұрын
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣❤
@user-qd1yq6cr2p Жыл бұрын
Walaalayaa kusaliya nabigeena scw😢
@user-fg3rm4pb1s Жыл бұрын
Scw scw
@ina_mohamet Жыл бұрын
Dunida masoo barin qofka naxariis badna kana ixtiram badna nabi Muhammed SCW ❤👋
Abeera always make the game fun 😂😂 never get bored.
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo ❤B
@qaliladan3556 Жыл бұрын
Happy waye masha allah obeera 😊
@ilhanjabra7328 Жыл бұрын
Game adag ayuu ahaa mashaallah daris fcn ayaa ledahee alow iden daaa amen keep going I always support you guys
@intawalanwlaashood8376 Жыл бұрын
Gaal dile manta ad adeek ayad mujisay wallhi keep going cumeer🤴❤✊✊✊
@block579 Жыл бұрын
Nabi geeni waa nabigeni nabigeena wan jecel nahay diin teena islam ka wa xalka akhiro iyo duniba alle ha inaga rali noqdo alle jano ayaan waydisanayna😪🥺❤
@cumerbigfan9558 Жыл бұрын
Kusali navigena muxamed scw🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋ﷺ Likesar
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@cumerbigfan9558 Жыл бұрын
@@mubarakabubakar3480 walal subscribe iitabo
@qalihawa4247 Жыл бұрын
Avancer toi frère j sui fans de toi from djibouti 🇩🇯🇩🇯🥰
@maxamedsheikhnuur4521 Жыл бұрын
Ku sali nabigeen mohamed-@scw🥰🖤💯❣👈
@maxamedhaaji7232 Жыл бұрын
halmar aan ku salino nabi muhamed nnkh scw scw scw scw❤❤❤
@cabdimaaligcabdimaaligxasa5704 Жыл бұрын
Scw
@abdullahihagiyobigfan5378 Жыл бұрын
The best person who ever knows knowledge was our prophet Muhammad CSW ❤❤❤
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo ❤B
I’m from america I really love somalias videos and people 😂❤
@lapl6566 Жыл бұрын
Ala maye from dhulka😭😂😂😂
@mumtasshineqorane3681 Жыл бұрын
@@lapl6566 hhhhhh waad lahe shay
@carafaadyuusufmaxamuud9628 Жыл бұрын
Keep going my prothers waan idin wataa wllhi🥰
@mmerji6857 Жыл бұрын
ALLE magiciisaH like 👍 Saar ❤
@ahmedabdirahaman3000 Жыл бұрын
Friends, I would like you to subtitle it in English so that everyone can understand it, because you are a person who is connected to many communities in Somalia and forgein people
@nadiira4130 Жыл бұрын
Allh ha ituso adoo lugahaaka ku socoto allh ha ituso adigoo dadaga usareeso oo labar 1 kow ah Mar walaba wll mcn 🥰
@hamzeahmetahmet622 Жыл бұрын
Bad aanan galin Ha I galin ✌🤣 Funny family ❤🙏👸
@djweerofficial Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created muhammad
@nuhmohamed6023 Жыл бұрын
NUMBER ONE SOMALI KZfaqR AAA KHALAS WAAYE INTAASNA WAA KAFTAN 😂👍🏻WALALKAY ILAHAY HAA KU SHARFO ASAD MOHAMED HAGIO MARNABA NO HOOS KEEP GOING🫡🥰
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo ❤B
@muniishasharaf8855 Жыл бұрын
Kii umusha waye kulaha abeera always funny 😄
@hayatabdifatah2602 Жыл бұрын
Number one somali youtuberaaa khalaas waaye 😜😜
@liissaff5049 Жыл бұрын
abeera is so funny 🤣🤣😂
@dheereyechannel Жыл бұрын
Keeps goings my brothers asad hajio and cumir and king ceyda and abera cade go forwards another's levels best game best KZfaq 💯💖💪💪
@Libilwstudio Жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo ❤B
@xudayfiabdirsak2556 Жыл бұрын
Xujooyin kaan waa funny noo soo badiya 😂😂
@salmaragemohamed8099 Жыл бұрын
Game kan wlhi waa funny cawa 🔥🔥☺️😂😂😂 Nosoo padi plzzz
@MohamedAdam0 Жыл бұрын
Duruusta Nolosha (Talooyin Wax Ku Ool Ah). Ha nicin qofna si kastoo qalad weyn kuugu sameeyaan U noolow si fudud si kastoo aad dhaqaale badan u hesho Dhanka fiican wax ka eeg mar kasta si kastoo nolosha kuugu adag tahay Bixi wax badan xitaa haddii wax yar ku soo galaan ama aad heysato La xiriir kuwa ku hilmaamay, Cafi kuwa ku xumeeyay, Ugu ducee waxa ugu wanaagsan kuwa aad jeceshahaKu bedel cabsidaada inaad si Geesinimo leh u wajahdo Ku bedel shalaytada inaad Casharo ka barato Ku bedel welwelkaaga inaad runta aqbasho Ku bedel shakigaaga inaad kalsooni yeelato Ku bedel murugadaada inaad faraxsanaato Ku bedel xanaaqaaga inaad Naxariis yeelato Xusuusnow Nolosha wixi laguugu talagalay waad helaysaa xitaa haddii ay laba buur hoostooda ku jiraan. Wixi aan laguugu talagalin ma helaysid xitaa haddii ay ku jiraan labadaada Bushimood dhexdooda. Noqo mid u naxariista dadka xitaa hadii aysan iyaga kuu naxariisan, Noqo mid u fidiya Jaceyl & walaalnimo xitaa hadii ay caay iyo cadownimo camal u tahay, Noqo mid dadka caawiya xitaa hadii uusan jirin cid adiga ku caawisa, Ha u bedelin naftaada, dabeecadaada iyo dhaqankaaga dad kale dartood, Xusuusnow hal wax; ma aha wax ka dhaxeeya adiga iyo dad kale, Waxa ay had iyo jeer u dhaxeysaa Adiga iyo Alle. u samee wax kasta Alle dartiis
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
Mahadsanid walalo
@bood90 Жыл бұрын
THE LEGEND Of Somalian KZfaq 👏
@ahmednuur5944 Жыл бұрын
LEGEND 💚 🤍 ❤️ ASAD HAGIO SOMALILAND HARGEISA KUGU SOO DHAWAYN DOONA WALALKAYGIIYOOW MAALINTAY AHAATABA EE GOORMAAD NOO IMANAYSA HADDII ALLE KU IDMAAYO 🙏 CONGRATULATIONS 2 MILLION KZfaqR SOMALI UGU HOREEYAY WAANAD U QALANTA
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed صلى الله عليه وسلم ❤🕋🥰🥰🕋
@mba6164 Жыл бұрын
If you were feeling frustration or stress. and you come to asad hagio 27 and his teams. you will never be boring or tire. specially Opera guy. He is funny. What should I call him? Uh " Smile to beat the stres". 😂😂😂😂😂😂
@carafaadfuaad4594 Жыл бұрын
Vedio soconaayo 31 minute hadana aan lahayn inyar oo caajisa. Only do somali no.1 KZfaqr