GROUP 5 : Maxaa iga marka codsiga group 5 ka la soo aqbalo ( ogolaansho ilaa maraykankan....

  Рет қаралды 7,479

shaaciyeone show

shaaciyeone show

5 ай бұрын

#group5
#shaaciyeoneshow
#maraykanka
#dvlottery2024
#shaaciyeoneshow
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali

Пікірлер: 57
@DegganMohamed
@DegganMohamed 5 ай бұрын
Illahayow khayr nooga dhig Arrimaha
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 5 ай бұрын
Aamiin
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi 5 ай бұрын
Mahadsanid wll
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 21 күн бұрын
Shaaciyoow wll iisoo jawaab xaaskayga iyo ilma yaraan dhalay iyo wiil iyo gabadh xaaskayga walaal yihiin seen ukeeni karaa america kaadh qaxoontina ma haaystaanne
@mouradomar2554
@mouradomar2554 5 ай бұрын
Merci
@cabdikaaficalidaahir4305
@cabdikaaficalidaahir4305 5 ай бұрын
Thanks sxb
@user-cq6bt9nt8z
@user-cq6bt9nt8z Ай бұрын
Mahadsanid pro
@user-du6xy2bt8j
@user-du6xy2bt8j 4 ай бұрын
Asc wll interview USA ee family ama xaaska maxy yihin wax laysku imtixmayo 🙏 pls iga so jawab interview ayn leeyahy wll
@Mohamed-y1z
@Mohamed-y1z 5 ай бұрын
Thanks ugaaaaaz
@mohamednoor5847
@mohamednoor5847 5 ай бұрын
First comment 😅😊
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 4 ай бұрын
Asc wllkey waxaan rabar qof xaas ah oo caruur usa haysato viisa dalxiis maku imaankaraa isoo jawaab
@billeali204
@billeali204 5 ай бұрын
❤❤❤
@abdihakimi6507
@abdihakimi6507 4 ай бұрын
Asc wll shaaciye qofkii aprovol kii sugayo 18bil muxuu xalkiisa noqonayaaa ama aad igula talin laheed inaan sameeyo
@mouradomar2554
@mouradomar2554 5 ай бұрын
Frère DV lottery comment quand ????
@wiz.farah-911
@wiz.farah-911 Ай бұрын
Can a person who lives in Uganda apply for the American five?
@gambane666
@gambane666 5 ай бұрын
Inte bil ayuu qaadan karaa Welcome corpska
@AdanBishar-bq3sw
@AdanBishar-bq3sw 4 ай бұрын
6 months -2 years
@Zakariyeclrixmaan
@Zakariyeclrixmaan 5 ай бұрын
Shaciyow saxiib arimaha 5 group noose badi
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 5 ай бұрын
Shaaciye qofka haduu camal Ethiopia qaxoti ka ahaa uu kenya yimaado ma meshii uu cardka kahaysty inuu kunoqdaa mise kenyada uu markaa joogo ayey wax ugasocon karaan isojawab wllo
@user-ml1kp3mu4s
@user-ml1kp3mu4s 5 ай бұрын
Anniga approval waan heley lkn intaas kuwareersanaa Mahadsanid shaaciye 😊
@meditationchannel5636
@meditationchannel5636 5 ай бұрын
Mnshllah Allah kufududeyo intan dhiman
@jannahgale2160
@jannahgale2160 5 ай бұрын
Imisa cisho ayay u dhacaysa marki la xareeyey iyo marki approval lagu dhahay wll
@manbile_HD
@manbile_HD 5 ай бұрын
Imisa ayeey approvalka kugu qaadatey ila soo wadaag
@user-ml1kp3mu4s
@user-ml1kp3mu4s 5 ай бұрын
@@manbile_HD 3 months cml
@dahabizizy
@dahabizizy 5 ай бұрын
Sanadke ahayd iyo bishee sxb
@aliyareabdi8152
@aliyareabdi8152 2 ай бұрын
Shaaciyow masuul ayantan wax update ah kama heyno
@Drabdiqagar
@Drabdiqagar 5 ай бұрын
Nio xagee kaala sooxariiraa suuaal ayaan ku waydiin lahaaye
@user-sg3tb2sd5s
@user-sg3tb2sd5s 5 ай бұрын
Wllo oo miyaa lafuray g 5kii
@user-yg1wm4sw9r
@user-yg1wm4sw9r 5 ай бұрын
Hi dear sir my location full UNHCR refugee agencys information me
@idrissaman7049
@idrissaman7049 4 ай бұрын
Can the brothers (5 brothers) sponsor a refugee to come to the USA?
@TimaWeynne
@TimaWeynne 3 ай бұрын
Shaaciye sideeba Qof Hepatitis ama HIV howshiisu usoconeysaa? sidaa sheegtay miyuu cancel ahayn kiiskiisu ?
@MohamedAlpha34
@MohamedAlpha34 4 ай бұрын
Wllkei qof kaarka qaxootiga ku guuray markale goostay ma lagu qadi karaa group 5
@ismailjabane2847
@ismailjabane2847 2 ай бұрын
Group 5 maxa ka cusub walal
@abdiwahidmahamed1
@abdiwahidmahamed1 5 ай бұрын
Asc sxb waxan sugayay approved inleyso dhaho lkn qofka ixareyay waxu idhahay masseg ayaa la iso diray masseg kana waxa ku qoran ayuu dhahay howshada waan ku jirna marka ma jirta iney gmail nocas so diran
@jannahgale2160
@jannahgale2160 5 ай бұрын
Zxb imisa cisho ayaa u dhaxaysay marki la xareeyay iyo marka ay so jawaben
@abdiwahidmahamed1
@abdiwahidmahamed1 5 ай бұрын
@@jannahgale2160 bil ayaa u dhaxeysay
@cabdiwaliahmed9271
@cabdiwaliahmed9271 4 ай бұрын
Asc
@abdiwahidmahamed1
@abdiwahidmahamed1 4 ай бұрын
@@cabdiwaliahmed9271 wcs
@ubahhashijama5143
@ubahhashijama5143 4 ай бұрын
Kakumo hadaan jogo halkee ku marayaa wll
@mohamedcismaan315
@mohamedcismaan315 5 ай бұрын
Number kaaga see ku helaa macalin
@Kevindebruyne317
@Kevindebruyne317 5 ай бұрын
Wll Shaaciye ma aad ixaraysid aniga midida daabkeda haya maante aduunku waa 2 maalmood
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 4 ай бұрын
Niyow, dalkaada ayaa difaac kaaga baahan ee Mareekanka u cararaysid joogi. Dalkaada iska joog oo difaac
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 21 күн бұрын
Dalka adba difaacdee doqonyahow​@@jalaamgeedi9830
@ser-pz6eb7ec7j
@ser-pz6eb7ec7j 3 ай бұрын
ID qoxotiga Uganda gormeh lafuroyaa sxp nosaradi
@kaabaax1028
@kaabaax1028 3 ай бұрын
Aniga waa li sameyy lkn reject helay sorry wllhi 😢😢
@Abdirahmanshidane
@Abdirahmanshidane 4 ай бұрын
Aniga iyo habaryartey 2Aad isku team ma noqon karnaa oo halmar malana wada qaadi karaa?
@mouradomar2554
@mouradomar2554 5 ай бұрын
DV lottery Commencer Quand
@salaadcumar1384
@salaadcumar1384 5 ай бұрын
Fadlan inten kala soo hadlaa
@mohamedabdurahman9117
@mohamedabdurahman9117 5 ай бұрын
Family ga 8 qof kakooban qof Malaysian kara
@abdifatahabdilahi-hj5sz
@abdifatahabdilahi-hj5sz 2 ай бұрын
Imika maan xareeysan karaa karka qaxootiga
@user-zt9dm5gl3z
@user-zt9dm5gl3z 5 ай бұрын
Qofka jooga somaliya harigesa qoxoonti ku ah kasoo qaxay itoobiya
@MaxamedMahad-fl2ty
@MaxamedMahad-fl2ty 5 ай бұрын
ilmaaa meqaa kugu qadaan inaa timado
@user-yg1wm4sw9r
@user-yg1wm4sw9r 5 ай бұрын
Dear sir UNHCR refugee agencys my brother north America please help me dear.sir please contact me my brother north America
@user-ub8lf8gj8e
@user-ub8lf8gj8e 4 ай бұрын
Waxan sheego ma aqano😮
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi 5 ай бұрын
Mahadsanid wll
@MohamedAlpha34
@MohamedAlpha34 4 ай бұрын
Wllkei qof kaarka qaxootiga ku guuray markale goostay ma lagu qadi karaa group 5
FABIO MIRETTI: FUTURO BIANCONERO O PRESTITO
2:41
Juventus Analytics
Рет қаралды 72
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 38 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 87 МЛН
WARBIXIN DHAMAYSTIRAN: Fursadaha Ganacsi ee Turkiga - Visaha- Nolosha Soomaalida
14:41
War Farxad leh oo ka soo baxay Group 5-ka Maraykanka
28:58
Xogmaal Media
Рет қаралды 30 М.
Dv lottery 2024 ninkii ugu horeeyay ee USA ku imaada
5:51
shaaciyeone show
Рет қаралды 10 М.
Soomaalidii iyo Maraykanka oo isku meel ku wada Sambuusaynaya.
12:33
Su'aalo iyo jawaabo dheeraad ah oo Group 5-ka Maraykanka ku saabsan
36:14
Toothbrush Glove Hack !?
0:16
Dental Digest
Рет қаралды 11 МЛН
Anxiety panic attack (Inside Out Animation)
0:11
FASH
Рет қаралды 7 МЛН
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 37 МЛН