GROUP 5 UPDATE.War Cusub Oo Muhiim Ah Oo Ka Soo Baxay Welcomecorps,Hadaba Maxuu Yahay?.DAAWO.

  Рет қаралды 9,930

Elmi Ware Media

Elmi Ware Media

Ай бұрын

#Subscribe#Like#Share#Comment.

Пікірлер: 103
@mohaimaniman2796
@mohaimaniman2796 Ай бұрын
Thanks xog fiican ayaad na siisay waad ku mahadsantahay bowe inshalah alalah hanagu guuleeyo dhamaanteen inta sugaysa sidda aniga iyo dadka lamidka ah inshalah khayr ayey ku dhamaan
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Khar Allaha ka dhigo wax khar qaba Allaha noga so qado insha ALLLAH
@mohamedabdirahman4269
@mohamedabdirahman4269 Ай бұрын
Mahadsanid Elmi ware ❤
@muslimaali3279
@muslimaali3279 Ай бұрын
Qeyr insha alaah intuu qeyrka ugu jirta alaha waafajiyo
@fardowsaahmed7653
@fardowsaahmed7653 Ай бұрын
DNA qasab miya
@AbdiIbrahim-kx8rq
@AbdiIbrahim-kx8rq 13 күн бұрын
Thanks 🙏 face one ayaan somarnaay xgdera refugee dadaab
@idawaqaca1462
@idawaqaca1462 10 күн бұрын
Wll waxan ku weydiyay marki lagu ongoladay iyo marki lagu wacay maxa farqiya o udhaxeeya yacni inte malmood
@user-jo9oi6km1q
@user-jo9oi6km1q Ай бұрын
Cilmiyoow sideen ulaxidhiidhaa qolada guruub 5ka ah 17 sano ayaan ku jiraa kaamka awbare
@Maxamuudsheikhishaq7454
@Maxamuudsheikhishaq7454 Ай бұрын
Woow amazing that's good news
@maxamadxassan1161
@maxamadxassan1161 Ай бұрын
Mahadsanid❤
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Ай бұрын
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah, Cilmi Waare, Iyo Bahda Elmi Ware Media, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
illahay Khar ha ka dhigo insha Allah
@user-jo9oi6km1q
@user-jo9oi6km1q Ай бұрын
Asc cilmi ma adareeska qaxootiyada oo dhan ayeey hayaan
@nuramohamud7172
@nuramohamud7172 Ай бұрын
Yes aniga cideryda waalala xireeray
@bashkashekh3614
@bashkashekh3614 Ай бұрын
Wall daka lala xiriiray qoxootigay joogaan aniga wali nalamasoo xiriirine
@Relaxing1-lw8en
@Relaxing1-lw8en Ай бұрын
Kakuma dad badan ayaa laga wacay GVA daa laa ka wacay
@sadakking1922
@sadakking1922 Ай бұрын
Yes aniga ka mid ah
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d Ай бұрын
Wad mahad santahay Elmi.
@user-nl7sg5ek8v
@user-nl7sg5ek8v Ай бұрын
Waa Ku salaamay wll WAxaa Ku waydiinayaa wllshy kaar qaxooti ayay leedahay ma igu dari kartaa wllky ayaa 5group ugu dacwoonayee inaa iisoo jawaabto ayaa rajaynaa🙏🙏
@abuabdurasak
@abuabdurasak Ай бұрын
Haaa
@egal2020
@egal2020 Ай бұрын
Waad mahadsan tahay sxb
@SahraAbdikadir-ou5ou
@SahraAbdikadir-ou5ou Ай бұрын
Asc wll waxan kamidahy dadka 5 gurup America loxareyay waxan aan xareysanay 20204 may 1 ilahad waxa warbixin kamayan maraka maxa sababikar
@DeeqojimcaleJimcale
@DeeqojimcaleJimcale Ай бұрын
Mahadsan tahay
@CabdalaXusen-eh7uv
@CabdalaXusen-eh7uv Ай бұрын
ok Qaxootiga inhcr Qaadisti dad ka malajoojiyay mise wali waa laQaadaa
@user-jo9oi6km1q
@user-jo9oi6km1q Ай бұрын
Saaxiib sida ay ku helayaan igadhaadhici
@updirahmanmohamedali8727
@updirahmanmohamedali8727 Ай бұрын
Anaa garanaayo wll dad asxaap nahay oo interview looga yeeray xerooyinka dadab kenya 🇰🇪
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Ascw walal 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️🙏🙏❤️❤️
@cumarcali7492
@cumarcali7492 Ай бұрын
Face 2 ma ahn soo ma ahn kuwa kale alle ha ku guuleeyo i.a
@abdulahibadri-yt2zz
@abdulahibadri-yt2zz Ай бұрын
🎉
@ahmedomarsheikh6494
@ahmedomarsheikh6494 Ай бұрын
Haa aniga wa laila soo xariirey, wxn na jooga kenya
@MuxsinMaxamad-hj1hs
@MuxsinMaxamad-hj1hs Ай бұрын
Walaal aniga xitaa approved ayaa ila soo dhahay lkn ilama soo xiriirin meeqaa ayee igu qaadanee in ilala soo xiriiro I sheeg wll qaali
@bashkashekh3614
@bashkashekh3614 Ай бұрын
​@@MuxsinMaxamad-hj1hssxb ana aprove wali la ima dhihin ee imisa yaya kugu qaadatay in aprove lagusoo dhahay
@MuxsinMaxamad-hj1hs
@MuxsinMaxamad-hj1hs Ай бұрын
Dadaka kuu xareeyay wax walbo hadee dhankooda ka soo dhameeyay maalmo guduheeda ayaa approve laguu soo dhahayaa lkn waa qasab ineey dadka kuu xareeyay wax walbo dhameystiraan
@user-jo9oi6km1q
@user-jo9oi6km1q Ай бұрын
Qolada g 5 ku siday ku helayaan adareeska qaxootiyada
@AbdirisaqKhadar-f5n
@AbdirisaqKhadar-f5n Ай бұрын
Approve waa la Isoo yidhi laakin wali la ima soo wicin 😢
@AbdirisaqKhadar-f5n
@AbdirisaqKhadar-f5n Ай бұрын
Maxaa Xala
@NafisaAFarah
@NafisaAFarah Ай бұрын
Abwe ado dhib u arkin plzzz ii sheg Goorme laguu xareeyay
@nazali5183
@nazali5183 Ай бұрын
wllo imisa bilow ayaa la idinkoso jwby
@user-jo9oi6km1q
@user-jo9oi6km1q Ай бұрын
Saaxiib adigoo mahadsan noo faahfaahi wadada loo marayo ee ugu fudud
@mohamedjama1329
@mohamedjama1329 Ай бұрын
Hadan somali nahay dadkeeena noo baahan waxanan aqoonin muhiim nooma ahan
@abdiqadiryussuf514
@abdiqadiryussuf514 Ай бұрын
Asc wr wb cilmi aniga ayaa wiilkeyga caafimaad loo ballamiyey intii sugaysana allaah ha u fududeeyo
@grdboss1276
@grdboss1276 7 күн бұрын
Dadka shanta qof ahi ma wxay qaadi karaan un qof qoxonti ku jira misa cidkasta way qaabili karan mida kale dadka ku qaadaya inay wx isku ahaadan lama ogola miya
@cabdiwacdi9771
@cabdiwacdi9771 Ай бұрын
Cilmiyow sxb qaali waxaad kasoo warantaa canada 🇨🇦 qorshihii dalxiiska ee lagutagayey
@Frhan100
@Frhan100 Ай бұрын
Dadkii laga xirey reer uganda maloo fureyna😢
@hanasamatar1712
@hanasamatar1712 Ай бұрын
Asc, Elim, my family got certified, and they are waiting for an interview from IMO
@ganeeymohamud2991
@ganeeymohamud2991 Ай бұрын
Imse bilood ayey idin ku qadatay in certified hesheyn
@hanasamatar1712
@hanasamatar1712 Ай бұрын
@@ganeeymohamud2991 about 4 months
@AbdisalanAsadMohamed
@AbdisalanAsadMohamed Ай бұрын
Good news, and good luck 👍
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Wcs wanuku kudhownahy walalkey jimca wanasan
@yousefabdulrahman1527
@yousefabdulrahman1527 Ай бұрын
Asc walaal waxaan xiiseeyaa banaamijkaaga marka waxaan rabaa soaal ku saabsan Eb3 visa sida logu imaado iyo intey qaadaneeyso
@adensaid4745
@adensaid4745 Ай бұрын
Asc, wxn rabaa inan oggaado sidee team kaa welcome corps dadka qaxotiga ugu beegayan dadkkan aysan aqonin, yaacni wxn kawadaa dadka xeryaaha jooga,siday wecome corps kusinaysa fursadaas Thanks.
@saidoabdullahi7619
@saidoabdullahi7619 Ай бұрын
Asc wan idinsalaamay wajiga labaad wuu jiraa waala wacay dadki aan uxareyna waxay sugayaan interview
@ganeeymohamud2991
@ganeeymohamud2991 Ай бұрын
Pls ii sheeg meeqa bilood ayey idin ku qadatay in aad certified nowotaan
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
WAQTI DHUMIS AYAA LAGU HAYAA MESHA
@user-jo9oi6km1q
@user-jo9oi6km1q Ай бұрын
Sidee soomaalidu uga faa iideeysan kartaa cilmiyoow
@IbroYare-q3i
@IbroYare-q3i Ай бұрын
Wala AQbalay lakin Anaga wax nosoo xiririyay malahan. 5 Qof Xaga jogto wax dambi galay AMA kiis galay majiro mar ka Wala AQbalay waxnasoo xiririyay na malahan Ethiopia Ayaan jognaaa
@bashkashekh3614
@bashkashekh3614 Ай бұрын
Sxb hadaad itoopiya joogta aan soowada xidhiidhno
@maryammoalim4283
@maryammoalim4283 Ай бұрын
Asc
@sacdiyoahmed6631
@sacdiyoahmed6631 Ай бұрын
😂 maweelo miyaaa
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 Ай бұрын
Elmi waxaan oo kheyra waa idinka keliya firi ma I soo dalbatit meel dheerna kama jiri agtaada Canada Ontario ii soo dir application ka please. Ware meelaha wax nooga firfiri reer Canada 🇨🇦 waa iska Ebber bal war naga sii kherykaan oo kale ma jiraa
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Ай бұрын
Wll qofka imaka qaatay card qoxonti cusub maloo soo dacwonkaraa oo 5 qof o maraykan joogta haduu haysto maku kaxayn karaan mise kaadhkiisa inuu dhawrsano haystay ayaa waajib ah
@MohamedDeeck
@MohamedDeeck Ай бұрын
Cilmi kasow hadal maxa gudacay apligaysionady wan hareyyay wax agparna gamaxayno approved pending denied 3 gamaxayno wall maxa gudacay marka
@SaamiHussein-s8f
@SaamiHussein-s8f Ай бұрын
War aniga card qaXooti Oo Ethiopian Ah waaA HaySta lkn siDeen ku noqon karaa dadkA La Approve garaynayo iFahaNsii miDaas 🫡
@mohaimaniman2796
@mohaimaniman2796 Ай бұрын
Abayo waa inaad heshaa dad ku xareeya 5 group ka 5 qof oo joogo wadanka maraykanka lacag 2500 dollar baa meel laguu dhigin markaas ka dib dadka xareeyey ayaa sharuudaha maraykanka buuxinaya kadib safaradda adis Ababa ee maraykan ayaa kula soo xiriiraysa interviewna ka qadaysa abayo kaarka qaxootina waa inuu sharuuda qaxooti buuxiyaa oo ah 29 September 2023 wixii ka horeeyey ayaa lineka loo xaraynayaa hadaad ka danbaysay oo ad kadib qaadatay laguma xaraynayo abayo
@Nassertos-
@Nassertos- Ай бұрын
G5 Canada iyo G5 American isku mid miyaa
@abdirahmanguure3633
@abdirahmanguure3633 Ай бұрын
Sxb elmi waare wd ku mhdsnthy sida wngsn aad no update gareysid, thanks tan kle wxn ku wedinaa hdii group ka loxareeyay qof kamida uu kabaxo wax sameen ah miyee ku yeelanesaa group intiisa kale.
@abdirahmanguure3633
@abdirahmanguure3633 Ай бұрын
Please aad Ayaan ugubanhy jawabtaas hdii qof kle uu garanaayo Please answer me
@IsmailElmi-ss5yj
@IsmailElmi-ss5yj Ай бұрын
Asc wllo aad baad u mahadsantahay sida aad xogaha muhiimka aad noola wadaagtid aniga waxaan rabaa in aan wax kaaweydiiyo DV lottery ga waana sidan su aashu ( dadka qoyska ah ee caruurta leh si gaar gaar ah ma ubuuxsankaraan oo gabadha ay qoys ku buuxsato ninkana isla qoyskaa uu buuxsado)
@AminaYusuf-i1f
@AminaYusuf-i1f Ай бұрын
Qofka aan u buuxiyey group 5 waa loo yeeray . Waxey ku yiraahdeen face two waa interview ee dad kale ayaa kusoo wacaayo
@ummuhan6053
@ummuhan6053 Ай бұрын
Abayo kaliga miya u buuxiyay mise 5 qof tihiin waayo horay waxan oga 5ta qof ee USA joogto inay hal qof u wada dacwoonayan maxa ka jira please iso jawab ado mahadsan ❤❤
@hassangandaal4380
@hassangandaal4380 Ай бұрын
Dadka hada kaarka qoxooyiga qaadanya maxaa la leeyahy
@maryammoalim4283
@maryammoalim4283 Ай бұрын
Asc qof yaman jogo oo group 5 ma u xarey kara Haduu haysto karka unchristian
@tredishe8012
@tredishe8012 Ай бұрын
Group keyga qofka aan u xareenay interview gi koowaad "PreScreen Interview" woo maray bishii hore dhaxdeeda. Hadana woxo u balan san yahay "USCIS Interview" howsha wey socotaa. Dhamaan Inta u xareesan oo sugeysa waxaan u rajeynaa iney kuwada guuleestaan Insha Allah.
@abdulkadirsheikh7671
@abdulkadirsheikh7671 Ай бұрын
Bro interview ga io approval ka meeqa bil ba u dhaxeysa ?
@MuxsinMaxamad-hj1hs
@MuxsinMaxamad-hj1hs Ай бұрын
Zxp aniga iyo familgeyka approved ayaa nala soo dhahay lkn noola mawicin ee maqaa bilood ayey nagu qaadaneysaa in noola waco ii soo jawaab wll
@tredishe8012
@tredishe8012 Ай бұрын
@@abdulkadirsheikh7671 Waxa u dhexeesay 2 bilood.
@tredishe8012
@tredishe8012 Ай бұрын
@@MuxsinMaxamad-hj1hs Waqti cayiman majiro. Wexey ku xeran tahay qofka wadanka uu joogo. Wadamo qaar waxa laga yaaaba iney mudo yar loogu yeero. Nasiib wacan..
@abuabdurasak
@abuabdurasak Ай бұрын
Approuvé wujirq imtixanadi dadka waka maray waka
@safiyokjarsafiyokjar9704
@safiyokjarsafiyokjar9704 Ай бұрын
Aniga iyo carurteyda dad qarbo ah wa no mqnyhiin lkn cid wax no xareyneyso mlhn qoxtigna waxa wa ka marnay Kiskena waxu sugya USCIs hada balse horey umarnay lkn wa kucelis uscis wayo carur idhaltay cafimad horey umary balse wu dhcy fly suge ee qoxtiga nahy sido kle dadk kar ka isku kula jirnay waxa lo xareyey gorup five qoxtiga wax kasto wa is la marnay balse aniga cururteyda majirto qof lacg nak dhibyo gorup five sas dartedad no lo rebay alx wix allah qor wa la helaya arinkani oo elimi ware oo shegyo wa arin aniga iyo carurteydad iyo dadk nal midk ah anafacyo wix qeer allah weydisneyna
@maryammoalim4283
@maryammoalim4283 Ай бұрын
Qof yanman joga oo haysta karka yuuenka May xarey kara group 5
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
Maya qof Yemen joogo group 5 looma xareyn karo walal
@user-jo9oi6km1q
@user-jo9oi6km1q Ай бұрын
Xagee loo marayaa saaxiib
@AbdiFatah-xg9ze
@AbdiFatah-xg9ze Ай бұрын
Asc sxp
@bmaxamed48
@bmaxamed48 Ай бұрын
Asc asxabta wajigan labat waxjira maahan anigu waxan galay mar alankana waxjawab ah kamahayo marka waxan umaleyn wa prank
@anfac569-ps7es
@anfac569-ps7es Ай бұрын
asc wll cilmi aniga waxaan ahay yemeni jooga hargeisa marka waxaan ku weydiinayaa maxaa loo diiday qaxootiga ku sugan somaliya aniga waxaa america ii jooga qoyskeyga oo dhan walaalahay wiilal iyo gabdho oo ila dhashay marka waxaan ku weydiin lahaa lama ogola miyaa qaxootiga jooga somaliya iiga soo jwb wllo qali
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
Maya qof soomaaliya qaxooti ku Ah group 5 laguma keeni karo walal
@Raquel-pm9fc
@Raquel-pm9fc Ай бұрын
Wax ficnan lahet in lagadhigo qof walbo in u udacwodo helkiisa
@sofimohamoud8575
@sofimohamoud8575 Ай бұрын
Asc Cilmi please ugandh war maka heysaa
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
Muuqaalka soo daawo aan shalay soo Dhigay
@maryammoalim4283
@maryammoalim4283 Ай бұрын
Talefanka elmi ware yaa haya idiiya
@nasriabdirahman5000
@nasriabdirahman5000 Ай бұрын
Ani😂
@Degmodeqa
@Degmodeqa Ай бұрын
Soomaali goormee qaxoonti kabaxasaa? Last 40 years wansoconaa uun, how long ayaanu qaxoonti sii’ahaananaa? Cid iswaydiisay maynugu jirtaa?
@hassanhared4521
@hassanhared4521 Ай бұрын
illa qiyamha qoxoti banu ahnyna
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
❤❤AMERICA 🇺🇸 XITAA HADAAD TAGTID QAXOOTI LEE KU TAHAY...KALIYA WADANKADA SOMALIA 🇸🇴 LEE QAXOOTI KU AHEYN..
@abdishaafi6229
@abdishaafi6229 Ай бұрын
Wajiga labad waa prank waqti hayskaka luminina dadow
@hallad598
@hallad598 Ай бұрын
Hhhhhh maxaa ugu malaysay in wejiga labaad uu yahay dheeldheel? Horta doorashadii bilo kooban ayaa innaga xiga waxaana la naawilayaa in xisbiga Jamhuurigu guulaysanayo marka rajada group 5 waa uun dhicis mindidiii sugaya.
@abdishaafi6229
@abdishaafi6229 Ай бұрын
@@hallad598 Biden xata qaxooti ma qaato wa munafaq 😂 wa gowda maqashi waxna howqaban trump asaga munafaq maha warkisa wa cadyahay
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Ай бұрын
Soomaaliya Goormay qoxooti qaadanaysaa
@Hazuk50
@Hazuk50 Ай бұрын
Face-1 hada 100% financial-free miya marka❓️
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
Haaaa waa free 100%
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
👎👎👎ANIGA DADKII U HOREYEY EE BUUXSADA AYAAN AHAA 2023 ILAA IYO HADEER WAX ILA SOO XARIIRO MA'ARAG...MARKA WAXAN WA PRANK..
@AbdirisaqKhadar-f5n
@AbdirisaqKhadar-f5n Ай бұрын
Approve waa la Isoo yidhi laakin wali la ima soo wicin 😢
@abdikafibosska645
@abdikafibosska645 Ай бұрын
Bishee laguu xareeyay sxb
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 156 М.
Resettlement work by IOM and UNHCR
1:59
OIM Centro, Norte América y el Caribe
Рет қаралды 8 М.
DARBI JIIFKI NAAGTA AMERICA KATIMID GUURSADAY AYAA DILAY NAAGTIISI
15:17
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 121 М.
UNHCR Helps Refugees and Internally Displaced Persons in Ukraine
9:29
Muxuu ayaa update ka, ka soo baxay group 5 ka USA 🇺🇸
2:29
shaaciyeone show
Рет қаралды 3,1 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН