No video

GROUP 5 UPDATE.Welconecorps Oo Sheegay In La Keenay Dadkii u Horeeyay Oo Wajiga Labaad Lagu Keenay.

  Рет қаралды 20,312

Elmi Ware Media

Elmi Ware Media

Ай бұрын

#Subscribe#Like#Share#Comment.

Пікірлер: 69
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 Ай бұрын
Ragedi, waa soo dhaweynayaa hadda guusha waa hortisa talooyinkana waa xaggeyna hore u soco dheh!
@faraxsanedhageey2670
@faraxsanedhageey2670 Ай бұрын
Hompalyo reer wellcom corps Alaa anagaanaa waa kuxiignaa wlhi congratulations 💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 Ай бұрын
Maxanku xigna wll miya lgu so aqbaly
@safioahmed4103
@safioahmed4103 Ай бұрын
Wax khayr sheeg elmi manta Ana u horeeya saan ku sugayay
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Ай бұрын
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Cilmi Waare Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Meel Fiican Baad Dhigtay, Happy Fourth, Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
illahay khar ha ka dhigo wax khar qaba illahay ha noga so qado anaga iyo waxi is lam ah insha Allah 😊
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Khar Allaha ka dhigo insha Allah ama khar Allaha noga dhigo anaga iyo waxi somali ah dhaman insha Allah
@mohanmire
@mohanmire Ай бұрын
Shp adoo raaliya waxan ku iri hadalkaa aad buu ubadan yahay soo koob inta nuxurka leh kasoo qaado🙏🙏🫶❤
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Ай бұрын
Happy July 4😂😂 thanks brother 🎉❤🇸🇴🇺🇸
@SheikhahmedHassan
@SheikhahmedHassan Ай бұрын
Mudane cilmiyow Kawrn welcome corp,s Uganda Maxaa LAGA dhahay wariye cilim
@mohacade8773
@mohacade8773 Ай бұрын
Aad iyo aad sxb aniga xita wan sugaaye
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 Ай бұрын
Aqblad ma hesheen
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir Ай бұрын
Umadani Salaad Mayana tukan jirin Xaraanta uruursanaayay Ohaio Qaar kale baa lagu qabtay yaab
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Ай бұрын
cilmi waare thank you
@shankaron7
@shankaron7 Ай бұрын
Codkaaga still waa uu gaaban yahay please mic fiican qaado
@saidfarah7422
@saidfarah7422 Ай бұрын
Elmi ware thanks bro good news ayaad nala wadaagtaah
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Qaf andadkiisi lakeenin oo case close layiri balasheegayay qaf yaqaan ba iisheegay
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Ай бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa hayna asturo.
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Reerkaas illahay how saqiro
@naanaayare6644
@naanaayare6644 Ай бұрын
Anig yaiga cawinaayo walah somaliyeed paliz
@naanaayare6644
@naanaayare6644 Ай бұрын
Tagista barnaajikaan clm wllhi mesh aan jogo shaqo la aan ku ahay awaal aan u hay lahaa
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 26 күн бұрын
🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤
@xooshmuxudiin8490
@xooshmuxudiin8490 Ай бұрын
Qaxootiga kamapala war ka keen ninyahow sxb
@Raquel-pm9fc
@Raquel-pm9fc Ай бұрын
Happy 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸 today 🙏🌺❤️❤️❤️❤️❤️
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Ascw walal 🙏🙏🙏❤️❤️🙏🙏🙏❤️❤️❤️🙏🙏🙏
@wests8872
@wests8872 Ай бұрын
Safarada soomaalida cilmi goormey imanayaan makawarheysaa nalasoowadaag
@faizaibrahim4850
@faizaibrahim4850 Ай бұрын
New scriber from Norway ❤🇧🇻❤ recommended to me by Zaki bin xaaji 🙏🏿👍🏾
@fartuunail5014
@fartuunail5014 Ай бұрын
Lkn walal elmiware meshii approve ka ahed walabadalay
@wests8872
@wests8872 Ай бұрын
Minneapolis goormey imanayaan
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Ай бұрын
Thank you
@zuuzanmohamed5408
@zuuzanmohamed5408 Ай бұрын
Uganda maxaa laga yiri
@sirkaal
@sirkaal Ай бұрын
Man these guys are loaded...
@FardiinaQurux
@FardiinaQurux Ай бұрын
Aboowe kar qaxooti maheysto maxaa sameeya
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 Ай бұрын
G5 shanta qof ee isku groupka ah qof kasta ma intuu rabo ayuu soo kaxayn karaa mise 5taasi markiiba qof bay kaxayn karaan
@mohamedbashiir8430
@mohamedbashiir8430 28 күн бұрын
Asc cilmi waare hada kahor waxaad noo sheegtay in uganda laga istaajiyay group5 dib maloo furay
@abul-fadli
@abul-fadli Ай бұрын
From waziirka
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Lamar foour kas refugee anigana green ima aha waare waxma ka oogtahay
@suleimankodah5844
@suleimankodah5844 Ай бұрын
Biden haduu diidey inuu tartanka kahadho aan fiirino meeshay naftu kagabaxdo
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 Ай бұрын
war wll uganda maxa logu dhegn yahy iyada tolow dadki kaso xerystay
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Wcs wanuku dhawnahy walalkey
@MohamedDeeck
@MohamedDeeck Ай бұрын
Asc cilmi group 5 maxa kudaxay geyka application wan xareynay agparna gamaxayno approved pending denied 3 gamaxayno wall maxa kaldan please ilawadk
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
🏆👍
@Hooyo259
@Hooyo259 Ай бұрын
1❤❤❤4 congress
@ahmedkarshe7445
@ahmedkarshe7445 Ай бұрын
Trump waxay u Badan tahay Inuu soo laabanayo 100/100
@user-hq2wt2ug3y
@user-hq2wt2ug3y Ай бұрын
Bro dadka kula soo xiriiray ma dad Africa joogaa mise wadama kale
@faiza10ally35
@faiza10ally35 Ай бұрын
What about 26?
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Ай бұрын
Wll qofka imaka kaadh qoxontiga qaatay goorma ayaa loo xaraynkaraa grouop 5 ka
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 Ай бұрын
G5 cidii ku tagaysa alle ha ufududeeyo khayrna ha uga dhigo Aniga iyo intii ila mida aan cidna wax usoo wadin yaan la niyad jabin faraj baa ilaahay inoo furayaa 😂😂😂😂😂
@bmaxamed48
@bmaxamed48 Ай бұрын
Asc sxb sare wn kusalamay marka hore ninyahow waxan joga South Africa applications waxan xareyay bishi 3 alankana waxjawab ah kamahayo mrk waxan umaleyn qayabta labat wa brnk
@adarosman1420
@adarosman1420 Ай бұрын
Walalow wilkayga oo Kenya jooga oo aan visa uxareyay misnaheesta kaarkaqaxootiga group 5 ma uxaraykaraa?
@user-hq2wt2ug3y
@user-hq2wt2ug3y Ай бұрын
Elmi walalo waxan ju juraa dadka koonfur Africa looga xareey ilaa hadana under review waaye baa u qoran wax raja halkaa ma laga leeyahay
@mohacade8773
@mohacade8773 Ай бұрын
Sxb elmi group five hakadkii la galiyay uganda maxa ka so kordhay
@nooralihaj9130
@nooralihaj9130 Ай бұрын
Ukraine un bay hada gurayaan.
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 Ай бұрын
Haddii Joe Biden iskaga hari waayo tatrtan Trump soo baxaya.odey daaley.
@user-tg2mv9bc9h
@user-tg2mv9bc9h Ай бұрын
Walal cimi waare south africa ka so hadal bishii labaad ilaa hada waxbo ma heyno sxb
@bmaxamed48
@bmaxamed48 Ай бұрын
Asc suldan
@bmaxamed48
@bmaxamed48 Ай бұрын
ninyahow waxan kulajoga South Africa gourp five kaga wn kuwadajira marka balhadey farinteyda kusogadho isojawab numbers kadana ireb ado rli ah
@user-tg2mv9bc9h
@user-tg2mv9bc9h Ай бұрын
@@bmaxamed48 +27602023496
@user-tg2mv9bc9h
@user-tg2mv9bc9h Ай бұрын
@@bmaxamed48 wcs sxb
@bmaxamed48
@bmaxamed48 Ай бұрын
@@user-tg2mv9bc9h sxb ado rli ah whatspp kada ireb arinban kalehaye
@nooralihaj9130
@nooralihaj9130 Ай бұрын
Ukraine way imaday every day
@naimowarsame7551
@naimowarsame7551 Ай бұрын
Acww walal qof card cusub haduu raadsado hada ma loo xaren karaah
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
Maya laguuma xareyn karo
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w Ай бұрын
Hadow diiday Biden inow nin kale jaanis siiyo si xisbiga u Qasaarin.marka taas waxay u dhigantaa Trump iska sii dabaal dag waxaad tahay mw usa 2025 .
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 Ай бұрын
Elmi ware I am in Minnesota i am trying to catch you please where can I contact you
@abdisharifma3043
@abdisharifma3043 Ай бұрын
Warbaan kuu hayaaye where I contact u ???
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
Contact me Snapchat@waare99
@cumarcali7492
@cumarcali7492 Ай бұрын
Cilmiyow whats app kaaga ina sii sxp imbadan aan kaawareesto
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 116 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Madaxweyne Muuse Biixi Muxuu kala kulmay Burco
13:08
SAAB TV
Рет қаралды 5 М.
BEENTII UGU WEEYNEYD E MUNIRA IGA SHEEGTAY
9:44
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 117 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 118 М.
itoopiya & Somaliya oo ku kala kacay Shirkii Turkiga , Maxaa xiga
22:31
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 4 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН