''Gudagalkii Burco Iyo Mucjisooyinkii Ugu Yaabka Badnaa Ee La Arkay Ka Hor Intaan La Galin''

  Рет қаралды 37,973

SAAB TV

SAAB TV

Жыл бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV #Parti-3
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 62
@HMS33
@HMS33 Жыл бұрын
مجاهد شيخ maxamuud Wadaad رجل قلب سليم
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
He's got a clean heart man! Have you got a problem with the Mujahid
@guuledgaradzame4870
@guuledgaradzame4870 Жыл бұрын
Walhi saan ula socdo ee aan ula dhacsanahay taariikhaha dalka loosoo maray ee aabayaasheen iyo adeeradeen iyo awoowayaasheen naftooda usoo hureen hadaanu dhalinyarada nahay halkiinii ayaanu kasii qaadaynaa wadaniyadaa idinku jirtay ee aad dalka usoo xorayseen inaanu anaguna dhiiga u shubno❤
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Waa muhim in dhalinteena reer somaliland aan nacayb ku abuurno ay u qabaan somali oo idil. Sababto ah taasi waxay fududeyneysa inaanu nahay qowmiyad ka duwan soomalida nala daba wado. Qarankeena iyo taarikhdeena waa muhim. Xamar iyo hargeysa wa isu cadow.
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 Жыл бұрын
@@American_patriot110 caqli salima kumad hadal snm kagas oo kale haday ogyihin inu dhaln doono mabay dagalamen, somaliland waa dal iyo jamhuriyad dadkeduna waa Somali wixii dhacay ee ina dhex maray umada somaliyed oo koonfureed waxan ku ilabayna oon kaga qabwsanayna waa gushi snm ka gadhay dagaalka iyo inan nahay dal madaxbanaan oo dimuqradiya, tarikhda waxa loga shekaynaya maha in dhalinta lagu aburo nacayb ee wa in wixi laso maray la xasusnado un on la ilabin
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Suldaan Maxamud axmed xasan maxamud wadaad alle haku karaameeyo
@ahmetfarah3189
@ahmetfarah3189 Жыл бұрын
Alle naxaristii jano haka warabiyo adeero yuusuf dubad khare dhawaan ayuu burco ku dhintay
@rooblemuusecabdidable
@rooblemuusecabdidable Жыл бұрын
Suldaanka wan salaamaya waxay isku ciidan ahaayen oo ay guutadii tawakal kawada tirsanaayeen aabahay muuse dable inbadana wuuka sheekeeya waa hadhaagii ragii birta soo calaashaday garaaidkana ucunay qaranakeenan 💚🤍❤
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 7 ай бұрын
dhal mujaahid wan ku salamay inader Horta muuse dable iyo cabdi dable Ahn Ma wallalo ayay ahaayen Cabdi dable Ninki u sabanku kala jaray
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Жыл бұрын
Waa run waa la dayacay taariikhda halgankii iyo dadkiisiiba
@shaacfilimssomaliland9215
@shaacfilimssomaliland9215 Жыл бұрын
Wooooooow suldaan maxamuud axmed xasan sudaan noolow
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 10 ай бұрын
Taliyaha tiknikada muj. Cabdilaahi dakhare aderkay allah haku naxaristo. guutadii ugu obarashinka badnay bari ilaa galbeed. Waa tawakal. Aas aasaheedii khalid binu waliidkii SNM maxamed xaaji muuse harag waafi. Ayuu ahaa. Taliyayaasha ku xigeenadisa. 1.muj.jamac doolaal. 2.cabdilahi dakhate. 3.Ina fayr 4.ina waleecad Darawaladii guutada tawakal. 1. Suldaan maxamuud wadaad. 2.baashe garaabo. 3Ismaaciil cali farlaw. 4.cali hayaan. Ridayaashii guutada tawakal ee halaga ahaa. 1. Sahra axmed 2.cabdi dhulqiyaas 3. Quduro. 4.cali xasan cadar. Allah haw naxaristo intooda dhimatay
@AhmedAli-qx2qq
@AhmedAli-qx2qq Жыл бұрын
Asc ww walalayalow kalasara dadka koonfurta dagan iyo dowladii siyaad bare waxaan umaleyna ninkaan inuu wax kuqaldan yahay usc waxeey aheed jabhad snm sidoo kala marka halaga dayo qabilka bahasha koonfur iyo waqoyiba waxeey ladagalamayeen waa kaliyii taliye siyaad bare. Intii dagaladaas ku dhimatay allaha unaxariisto aamiin
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Somaliland iyo dadka Soomaaliyaba waxay u dagaalamayeen inay Daalimkii iska dul qaadaan. Sidaasuu hadalkaagu ku saxsan yahay mmmmm
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Жыл бұрын
Hargeysa iyo Muqdisho ba waxay iska dulqaadeen talis xun oo uu madax u ahaa kelitaliye Maxamed Siyaad Barre. Isaga ayaana dalka dumiyay. Soomaalida wixii dagaal iyo hoog soo maray taliskaas waxshiga ah baa u sabab ah.
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 Жыл бұрын
Haa waad saxsan tahy wll mujahidka hadalka ka yara khaldamy, USC la'anted SNM waxba may noqoten waa abaal loo hayo USC iyo dadkeda xamarna waa walalahyo colad iyo nacayb gara uma hayno dhalinta unbu marmar afku ka xumada lakin waa iska hadal dhalinyaro uun kaso qaad malaha
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
@@ayanlekhadar8278 inta kaa qaldani waa in aan SNM waxba noqoteen USC la'aanteed. Aan ku saxo ee SNM dalka Somaliland 80% baa xor ahaa markii USC timid. Ciidanka USC ee Somaliland joogaa wakhtigaasna wax yar bay ahaayeen oo SNM maalin bay ku luqluqan lahayd. Wakhtiga uun baa laga yaabaa in hal sano ku biiri lahaa hadii SNM diido jabhadaha cusub. Hadii Siyaad Barre laga xoreeyo Somalilandna wax uu sii xukumo ma uu haysan waayo Xamar laaji buu ku ahaa, ciidankiisiina waa la burburiyey, hubkiina waa lagala wareegay. Keliya dhowr taangi oo uu madaxtooyada ku ilaashanayay baa joogay. Haddii ay SNM cid u baahnayd 1981-82 bay u baahnayd. Markaana Soomaali nin keliyaa ka raacay. Markan iyada loo baahnaa oo la lahaa na hubee oo na tabantaabi aan deegaankayagii xoraysanee. Ogow oo waxba la qarin maaye Hawiye intuu SNM ka dilay Daarood kama dilin. Waayo askarta hoose ee dagaalka ku jirta iyo teknikada ayay wadeen. Daaroodku way xukumayeen uun . History!
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
Mahadsanidin Kayse iyo Saab ba lakin please barnaamijka markaad soo gelisaan hal ciwaan u sameeya sida sooyaalka taariikhda Waa very easy in la helo Tusaale ahaan barnaamij aan aad ula socdo oo ka baxa CBA TV haddaad qorto waayo joog way fududahay sida aad u helaysaa Wll Kayse maalinba Ciwaanka cusub nagadaaya marar horena waannu codsannay Mahadsanidin
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 Жыл бұрын
Mujihid xalala
@mhussein3136
@mhussein3136 Жыл бұрын
Yusuf dubad khare waa réer dahir Hassan daahir
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Жыл бұрын
Noolow suldan from gabilay rageedii
@mhussein3136
@mhussein3136 Жыл бұрын
Ilahaye haw naxariisto Ibrahim jamac dhif hayliqin Réer daahir abokor cumar
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 ай бұрын
Hassan Yonis Habane wuxuu ahaa walaalkay
@somalimusicport
@somalimusicport Жыл бұрын
Shiikh yuusuf dubadd qare beri dhawayd ayuu dhintay habar jeclo reer dàhir ayuu ahaa (ahun)
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Waa muhim in dhalinteena reer somaliland aan nacayb ku abuurno ay u qabaan somali oo idil. Sababto ah taasi waxay fududeyneysa inaanu nahay qowmiyad ka duwan soomalida nala daba wado. Qarankeena iyo taarikhdeena waa muhim. Xamar iyo hargeysa wa isu cadow.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Si khaldan ayaad u fikiraysaa ee muhiimadu waa in dadku tariikhdooda bartaan si ay casharku ugu noqoto oo khalad hore loo galey loo galin. Jinsigeenu waa somali. Somalida kalena waynu la saaxiibi karnaa. Waynu wada ganacsan karnaa. Waynu kala guursan karnaa inagoo kala xuduud ah!
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
@@fahiimae7336 inta aad taas aaminsantahay xamar o cadowgeena ah ayaad noosi dhoweyneysaa walaal. Inaga ayaa is gursan karna, inaga aya kala ganacsan karna waxwaliba inaaga isku ahaan karna. Hadaanu saaxib u baahano walaalaheen itoobiya iyo jabuuti baa jooga. Labada malyan ee somalia joogta waxba ugama baahnin inaga ka dad badan kuligood oo la isku daray
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 Жыл бұрын
@@American_patriot110 adgu rer somaliland ma tihid ban filaya, bal inanad somali ahynba shaki igaga jira, itobiya awr keda unbay kgu kacsanysa somaliland iyo Somalia agteda wax farqiya uma dhaxeyo adna walalahen bad ku shegaysa, war umaduhu waxy ku hormaran oo ku dhisman waa marka laga tago wixi dadka dhex maray oo la isasamaxo, umada konfur jogta coladna uma hayno cadawna noma aha hadanu somaliland nahy, nacayb ina dhex yala wu dhamanaya insha Allah si isku mid ahna waanu u wada dhismo dona laba dal oo walala oo iskashada ayanu noqonyna, is dhex gel guur iyo ganacsi imikaba wuu jira waligina wuu jiri doona
@abdullahukhalif9801
@abdullahukhalif9801 Жыл бұрын
Wxaad halgan kusheegayso iyo waxaad mujaahid kusheegayso iyo dhalinyarda somaaliyed ee aad Marin habaabinayso ALLAH woo kaabaal marinara inshaa ALLAH
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 Жыл бұрын
Reer.caynaashe.ayuu.ahaa
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
?????
@xooshjaamac3145
@xooshjaamac3145 Жыл бұрын
Shiikhasi yusuf dubad khare dhawaan buu dhintay reer daahir buu aha xasan dahir reer younis
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Жыл бұрын
Mujaahid Maxamuud-wadaad waa mujaahid daacada oo dun wacan sida la sheego, SNM garabkeeda mujaahidiintu waa sharfan yihiin lkn garabka siyaasiga ahi aad buu faashil u yahay waayo isla mujaahidiintii ayay isku direen! Xitaa taariikh ay heshiis ku yihiin ma jirto.
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 Жыл бұрын
Maalintaas dumarku u mushxaradayeen ee Aktoobar ay marayeen goobjoog ayaan ahaa oo inan yar oo ilaa sideed jir ah ayaan ahaa
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 Жыл бұрын
Masha Allah wax ficn ayad uso jogtay hada malinkas nin weyn hadad ahan lahyd kuwa qoriga qatay ayad ka mid noqon lahyd Alle cimriga iyo cafimadkaba haku barakeyo
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Жыл бұрын
Wlee ciyaar ciyaar kumanu xorayn rag adagpay ahayeen wlee jiil la yaaple oo aduunyadoo Dhani ka yaaptay ayay ahayeen izka daa somaliye ruuzh io ingriizpa ka hadlay maalintay uu lixle japiyay madheera io maalintii uu izaguna uu kala baxay birjeex mujaahid Ibraahin koodbuur ee mujaahid c/ laahi askar
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Waa muhim in dhalinteena reer somaliland aan nacayb ku abuurno ay u qabaan somali oo idil. Sababto ah taasi waxay fududeyneysa inaanu nahay qowmiyad ka duwan soomalida nala daba wado. Qarankeena iyo taarikhdeena waa muhim. Xamar iyo hargeysa wa isu cadow.
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 Жыл бұрын
@@American_patriot110 bakhlo waar soomaali meelna makala tegayso
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Жыл бұрын
@@American_patriot110Kkk reer Somaliland ha iska dhigin adigoo pro faqash ah.😅 Soomaaliya oo dhan cadow nooma aha ee cid kasta oo taliskii waxshiga ahaa taageerta ayaan is haynaa.
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
@@ahmetakram1488 hadalkaas waa hadalki qadaad weynta, walal waanu kala tagnay ee afkaas unhaa inaga dhexeya isna waanu kala lahjad duwanahay
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 Жыл бұрын
@@American_patriot110 wax kala.tegay ma jirto nio waa laysu dhawyee Somali meelna makala jirto weligeed iyo waageed waa mid uun
@mhussein3136
@mhussein3136 Жыл бұрын
Yusuf dubad khare ilahaye haw naxariisto dhawan ayuu burco Ku dhintaye waxuu ah réer daahir Hassan daahir
@bashiirducale5118
@bashiirducale5118 Жыл бұрын
Run baas sheegtay maxamuud Hennessey hehehe dhacay enigma iyo qojob
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 Жыл бұрын
Waxaan ahaa maalintaa goob joog lakiin maanta waxaa soo dhan waxaa baabiyey muuse oo meel uu halgankaa kaga xusan yahey aaney jirin waxaan maqli jirey fule habartii ma goblanto
@gameryen4549
@gameryen4549 Жыл бұрын
nolow suldanka magaca wayin lahaw
@mohamoudabdi5190
@mohamoudabdi5190 Жыл бұрын
Dad halgamay way daycmeen
@haberjeclokingking7131
@haberjeclokingking7131 Жыл бұрын
suladan nolaw geesi adiga iyo mujaahidin kale intii dhimatyna ilaahay haw wada naxariisto
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 10 ай бұрын
REE FAANAYE CARUURTIINA SANADKA 2100 DHALAN DOONA XITA HADAAD USII SHEEGTAAN WANALA XASUUQE WAXBA NAGAMA GALIN ANAGA UNBAA NA HOOS IMAANEYSAAN WELIGIIN CUQDAD LA FADHIYA
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Shidhka anigaa ingaydh garaystay
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Жыл бұрын
MM tv maama malyuun tv ayuu isku Badalay xamar ayaa laga soo bilaa Mohamed ilig
@jamaaden042
@jamaaden042 Жыл бұрын
Ciidadada ku hiilisay reer waqoyigu maxay xamar dhexdeda uga dagalami wayeen ninkasta ciidisa intu dib u yimid buu dagalamay wa saan rabo hadda inta naftu igu jirto inaa las'anod u dagalamo wana hubaa ina guulaysan dono Incha'allah ciidaydi iyo dadkiba way ila socdaan waxad diideen ba ana hadda diiday
@ismaciilaxmed2657
@ismaciilaxmed2657 Жыл бұрын
Ninkani mello badan ayuu kahawl galay
@optimisticman1203
@optimisticman1203 Жыл бұрын
guda galkii laascaanood miyaa ee laga saaray snm
@mukhtaarmaxamed8526
@mukhtaarmaxamed8526 Жыл бұрын
Waakii aderka afwayne lagu kufsaday
@optimisticman1203
@optimisticman1203 Жыл бұрын
@@mukhtaarmaxamed8526 ma hooyaddaa buu hargeysa kaga qaatay hhh
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waayaab Reer shiikh Isxaaq baan layaabay mujaahid kulahaa magaalo beyku jahaadeen soomaali islaysay baad ahaydeen hadaad mujaahid tahay Muurgana iyo maxmed siyaad bare labaduba mujaahidiin bey ahaayeen adeer saas u ogaw mujaahid kulahaa Kkkkkkkkkkkkkkk
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Masaajidka ciyaarta kadaa
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 Жыл бұрын
Morgan iyo siyaad bare labaduba naartay galayan ee adna hala galin iska jir
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
@@ayanlekhadar8278 Allah akbar walaalo ma adaa naarta kireeye mase Rabi baad xukuntaa
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 8 ай бұрын
​@@maryamadirie8722hooyadaa was moorgan miyuuna ahayn ninkii umada xasuuqay laakiin mujaahid waa snm ee hana qaldin
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 8 ай бұрын
@@jirdemaxamed6206 sheeko walee waayaab adeerkay waa mujaahid warka badan jooji
TRUMP OO WEERAR XUN KU QAADAY ILHAAN | 'SOOMAALI TAAGEERTAY'
27:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 82 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 49 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Waraysigii Muj Maxamuud Wadaad Ee Gudagalkii Burco.  Q: 4-aad
30:01
Maayirka Hargeysa oo duuliyay  laba diyaaradood oo Casri ah.
5:32
MM Somali TV
Рет қаралды 67 М.
ПИЩЕВОЙ ВАНДАЛ НАКАЗАН
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 2,6 МЛН
Would you recognize your soul mate by smell?
0:14
Den Done It
Рет қаралды 19 МЛН
Каха заблудился в горах
0:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН