Gudomiyaha Dekada Garacad Warsame Axmed shido "Qolofey" Ayaa Ka warbixiyey Meeshay marayso Dekada.

  Рет қаралды 5,311

Deex TV

Deex TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 33
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 жыл бұрын
Masha Allah . Guul iyo gobanimo. Shacabka reer puntland waxaan ugu baaqayaa in ay liketa u badiyaan TV- yadooda noocay doonaan ha ahaadeen sida deextv , daljir, allsbc iyo kuwa kaleba. Sababa aan saa u leeyahay mar aan eego tvyada Soomaalida kale waa camiran yihiin hadday ahaan lahayd liketa iyo commentskaba. Annaga haddan qurba joog nahay waxaan jecelnahay in shacabka puntland is muujiyaan.
@abdiali8315
@abdiali8315 2 жыл бұрын
Arintaaan aad ka hadashay waaa mid aaan la yaabanahay shacabka reer puntland qurba joogta iyo kuwa dhulkii jooga Maba tageraaan Saxaafadoooda nooc walba oo ee tahay Wallee midaaas waaaan la yaabanahay Tv,KZfaq iyo radio somalida kale ayeee tageraaaan Waa mida aaan fahmi waaaaye ilaaa hada .
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 жыл бұрын
@@abdiali8315 adinka bara dadka in ay taaheeraan sxb. Lama quustee
@abdowali463
@abdowali463 2 жыл бұрын
Masha Allah waa ku qanacnay sharaxaada gudoomiye Warsame Shido. Dekada Garacad waa caalami, Somalia waa number one dekada sidaas u gundheer oo intaas oo markab ku soo xirmi karaan. Mudug, Puntland iyo Somalia waxay noqonayaan jano haday isku helaan dekada Garacad, Wadada Wadaagsin 3G iyo dekadaha qalalan ee galdogob iyo Bursaalax.
@abdiali8315
@abdiali8315 2 жыл бұрын
Guuuuuul Garacad guuuul Puntland Maasha allaaah Deeex Tv waad mahadsan tihiiin sida aad marwalba inoogu soo gudbisaaan halka ee wax marayaaaa Waxaa xaq u ledihiin bilad sharaf. Waaad mahadsan tihiiin.
@saidamohamed2951
@saidamohamed2951 2 жыл бұрын
Maa shaa ALLAAH, Nuur calaa Nuur ,Abti warsame aad baad ugu mahadsan tahay warbixinta qiimaha badan ee aad na siisay.
@biladali3949
@biladali3949 Жыл бұрын
iui
@biladali3949
@biladali3949 Жыл бұрын
oulu
@biladali3949
@biladali3949 Жыл бұрын
olio
@biladali3949
@biladali3949 Жыл бұрын
ii
@biladali3949
@biladali3949 Жыл бұрын
>
@digitalworld5769
@digitalworld5769 2 жыл бұрын
Ragii howshaan ukacay bilad sharaf bay mudanyahiin. Waxay mudan yahiin in taalo loodhiso❣❣
@xaajiabdi9966
@xaajiabdi9966 2 жыл бұрын
Mansha allaah adeer
@mohamedhashi5492
@mohamedhashi5492 2 жыл бұрын
Mashalaah the most highest project Puntland state of SOMALIA Hambalyo waxaan rajaynayaa inshalaah Nalka kabaxa in caalamka LAGA arko MUSTQABALKA WAAYO ilaa dawaladii Somaliya burburkii kadib WAA Mashruucii ugu waynaa EE somali Geeska AFRICA sameeyaan. Allaah Ayaana sura galiyay in shacab isku tashaday dhistaan DHAMAAN shacabka Degmada garacad ganacsto dhamaan Cidamada dhalinyarada puntland Somaliya runtii WAY soo dhaweeyaan Qurbajoogta iyo gudaha GEESKA AFRCA Waxaan KU talinayaa in cidamada NOOCWALBA oo loo dhamaystiraa Bada BARIGA BOOLISKA nabad sugida Waxaan fulayaa in Garacad international port noqon doonto emege KA iyo iftiinka Geeska AFRICA guul iyo gobanimo Waarta Eng.Muhammad
@deeqadiriye9046
@deeqadiriye9046 2 жыл бұрын
Guul Rabbi nasiiyay, AlxamduliLaah. Mahad ha idinka gaarto dhamaan inta shaqaysay oo uu Guddoomiye Warsame u horeeyo, Deex TV amaan gaar ah..
@azmarwadani631
@azmarwadani631 2 жыл бұрын
Ader warsame axmed shido qolofey aadba u mhd snthy guul baa idin rajeynYa iyo gobonimo ❤✊
@aminahussein5802
@aminahussein5802 2 жыл бұрын
Mashaa Allah Tabaarka Allah. Allaha Wayn baa Awood leh Guul ha ku dhameeyo.
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 2 жыл бұрын
Masha Allah
@akh8501
@akh8501 2 жыл бұрын
Masha Allah, Guul Alle idanki
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 2 жыл бұрын
Maashaa Allah wixii Rag u kaco Rabina aqbalo waa rumowdaa
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 2 жыл бұрын
horaa loo soconayaa
@azmarwadani631
@azmarwadani631 2 жыл бұрын
Masha Allah Xafidulllaah Guul Insha Allah ❤❤❤❤
@bashiraden3094
@bashiraden3094 2 жыл бұрын
Maansha'allah
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH MHADSANID
@Aa-fg6jf
@Aa-fg6jf 2 жыл бұрын
ما شاء الله
@ibraahimgaraad4712
@ibraahimgaraad4712 2 жыл бұрын
Guul soomaaliya
@geedi1437
@geedi1437 2 жыл бұрын
waxaan ku fakaraya in aan doonyar ku maro bossaso ilaa muqdisho garacad waan ku nasan doona shidaal na ka qaadan
@mohamedfarah8683
@mohamedfarah8683 2 жыл бұрын
Guulayso warbin lagu farxo, alle hanigarabgalo
@bonez8246
@bonez8246 2 жыл бұрын
Mashallah
@foox4080
@foox4080 2 жыл бұрын
Guul reer puntland
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 2 жыл бұрын
M.a
Wareysi gaar ah: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi
1:03:30
Somali National Television
Рет қаралды 39 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 10 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,5 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Lesson 4 Arabic from the Beginning
24:19
Imran Alawiye
Рет қаралды 918 М.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 138 М.
Durable Solutions for IDPs in Puntland
13:51
PDRC Somalia
Рет қаралды 16 М.
Lesson 2 Arabic from the Beginning
26:09
Imran Alawiye
Рет қаралды 1,4 МЛН
XUUTI OO DAGAAL BA'AN KU BAAQAY | WOQOOYIGA IS4AEL OO GOBANAYA
21:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 68 М.
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 5 МЛН
天使妈妈拍到了什么大家吓一跳?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:23
火影忍者一家
Рет қаралды 4,4 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 2 МЛН
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 3,6 МЛН