Рет қаралды 1,200
Jubbaland TV
Gudoomiye kuxigeenka degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyey sida ay maamulka degmadu u dhaqan galiyeen awaamiirta lagu xakamaynayo faafitaanka cudurka Covid19.