Guri barwaaqo sheeko dheer iyo short googoos beer casaada 2018 kkkk

  Рет қаралды 189,452

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

Күн бұрын

ku xidhnoow oo kala soco waxyaaba ku xiisa galiya

Пікірлер: 376
@somalilandmeineaugen2884
@somalilandmeineaugen2884 6 жыл бұрын
Wll hadaad nabiga jeceshahay like saar scw
@mohaqoslaye7937
@mohaqoslaye7937 6 жыл бұрын
Somaliland Meine Augen scw
@baalebb7371
@baalebb7371 6 жыл бұрын
Somaliland Meine Augen SCW
@walaxwalaxbeauty7533
@walaxwalaxbeauty7533 6 жыл бұрын
Scw
@life_2017
@life_2017 6 жыл бұрын
zcw
@mohamedjamol4388
@mohamedjamol4388 6 жыл бұрын
Scw
@mubariksaed8533
@mubariksaed8533 6 жыл бұрын
Guri barwaaaqo sheedadu way wcnthye lkn nabiga ku sali scw
@maxamedcabdicumarmaxamedab6358
@maxamedcabdicumarmaxamedab6358 3 жыл бұрын
Scw scw
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 6 жыл бұрын
Guri barwaqo markad nabiga soo qaado ku sali nabiga csw csw
@kaderakonkaderakon5691
@kaderakonkaderakon5691 6 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam scw scw scw
@xuseencaydiidjaamac4287
@xuseencaydiidjaamac4287 5 жыл бұрын
Scw
@najmaizmail8113
@najmaizmail8113 5 жыл бұрын
Scw
@abdirasakmohamed7941
@abdirasakmohamed7941 5 жыл бұрын
Scw
@jimcaalesaleeban1958
@jimcaalesaleeban1958 4 жыл бұрын
Zcw
@sir-jamatube
@sir-jamatube 6 жыл бұрын
Sheekada koowaad waan kaa diidnay sxb, ka daa salaada ciyaarta Guribarwaqo.
@yousufabib2275
@yousufabib2275 6 жыл бұрын
Halyey Qaran Waxsi salad ku ciyar ma ahee wax ka daranba ka dhaca Soo dhagyso shekoyinka sh.dirir ee khaldadka salada.
@sir-jamatube
@sir-jamatube 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk Inay burco uun ka dhacday ayaan filayaa, waayo waxan daawaday odayga uu waraysanayo Coldoon ee uu weydiinayo Nabi Adem markii uu dhashay muxuu yidhi? Kulahaa hooyoy ayuu yidhi hadaba Aabow ayuu yidhi. Wallaahi reer Burco waa wada fanni dhalin iyo waayeelba. Kkkkkkkkk idinku faanaa dadkaygii.😍
@Shaacuur
@Shaacuur 6 жыл бұрын
Guri Barwaaqo Tv sheekadaa waa celis
@abdiwaliyuusuf4456
@abdiwaliyuusuf4456 6 жыл бұрын
Halyey Qaran v
@abdiali1999
@abdiali1999 5 жыл бұрын
Saliga Nabiga 🌹 اللهم صل وسلم وبارك عليه 🌹
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 2 жыл бұрын
Scw
@aamiinhajji2417
@aamiinhajji2417 6 жыл бұрын
Guri barwaaqo Goptii reer burco Iike ta izaara Wixi yuuhuda necep
@abdifatahmuhumed8834
@abdifatahmuhumed8834 6 жыл бұрын
😂😂😂 wlhi wd iga qozlizay. AllaH YacizzaK.
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 6 жыл бұрын
guribarwaaqo intad igamaqnyd maqoslin😂😂😂😂😂😂😂😂
@miimali1640
@miimali1640 6 жыл бұрын
Anaaa u horeya like saara
@xamsebulsho5725
@xamsebulsho5725 5 жыл бұрын
Tdu_£='6rx
@nuriotf4247
@nuriotf4247 4 жыл бұрын
Ice
@zakipaalo7987
@zakipaalo7987 6 жыл бұрын
Gurey barwaaqo aduunka waad Ka yaabisey wllahi Ninka ugu horeeya ee iqancisey rewaayadisu waa adiga gurey barwaaqo
@sakariyeabdiaskar6755
@sakariyeabdiaskar6755 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh sabixisma maxaad kaqabtaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cawohaybe1813
@cawohaybe1813 4 жыл бұрын
Hore miyaad qaaday kukaahaa ahhh
@khaalidbaxnaan7552
@khaalidbaxnaan7552 5 жыл бұрын
Intii nabiga jecel lake isaara
@abdikeyse5409
@abdikeyse5409 6 жыл бұрын
Guribarwaaqo waa legend ka kaliya ee si dhaba u taagero to zxp salan sare sheekooyinkaaga malinkasta waan ku ceshtaa kujecliyaa soo badi zxp waana mahadsan thay inkastaad beerkayagii Casaan u bedeshay
@sadaamilkacase7244
@sadaamilkacase7244 6 жыл бұрын
*Sadaam* *ilka* *case* *from* *hargeisa* guri parwaaqo waaD soco TaY sxpoh jeeganta nin cadiyaba adaa ku jira😂😂😂😂
@clraxmaancllaahi8634
@clraxmaancllaahi8634 4 жыл бұрын
War ninkan ma hapar jeclAad uhaysataa
@mohamedhassan-en5wr
@mohamedhassan-en5wr 11 ай бұрын
Sadaamow ilkacase ma is daysay😂
@abdikeyse5409
@abdikeyse5409 6 жыл бұрын
War ciyaalyohow sida ah like tan baasee kuwaalateen maxay idiin qabataa bal ii sheegaa. Somali meelay joogtaba ma baryoo tamasaa haday like dheheen iisaar like laydin Saarye orodoo camal yeesha
@maamemmg3559
@maamemmg3559 6 жыл бұрын
Hgf
@xuseencaydiidjaamac4287
@xuseencaydiidjaamac4287 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh *Adi plz isaar*
@xuseencaydiidjaamac4287
@xuseencaydiidjaamac4287 5 жыл бұрын
*Wxaa iska daayoo Like ku qabo xaasid sanidaa*
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 6 жыл бұрын
diinta yaanan lagu kaftamin Nabiga scw kaftan ma galo plz....
@abdiqanijama2915
@abdiqanijama2915 6 жыл бұрын
Intii guribarwaaqo jecel liketa ii quudha 😍😍😍😎😎😎
@cabdulahmaxamad4326
@cabdulahmaxamad4326 6 жыл бұрын
xiiraneh channel
@yousufabdiofficial7864
@yousufabdiofficial7864 6 жыл бұрын
Abwaan Guri Barwaaqo Si dhaban Ugu qosla wllhi Intii Taagerta Liketa
@ismailazonto768
@ismailazonto768 6 жыл бұрын
Shekooyin kaga wan kahele zcp sogali kuwo cusub thnkiz
@amranibrahim9299
@amranibrahim9299 4 жыл бұрын
Asma
@amranibrahim9299
@amranibrahim9299 4 жыл бұрын
Candi fataax iyo asma
@sacadcabdi4240
@sacadcabdi4240 6 жыл бұрын
waar xasan zxp dee magacaygii zakariye guray waxba uma reebane malay dhigayaa magacayga mise walhi yamuut
@indhawarnle1432
@indhawarnle1432 6 жыл бұрын
Guray Hore u soco brother
@mohamedfiin8837
@mohamedfiin8837 5 жыл бұрын
Guri barwaqo sxb waan ka hela shekadada ee lambarkaaga
@dhagofaysal3478
@dhagofaysal3478 6 жыл бұрын
like tii wxy marysaa in lagU OyoH 😂😂 dadkn bal like ta ka dharGiYa😉 lkn Aniga midH ha i saRin😎
@abdiladiifcolombia1018
@abdiladiifcolombia1018 6 жыл бұрын
Wuxu ku soo dabaalay inna Acdayn miidhan😂😂😂😂😂house barwaaqo hore u soco bro
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 5 жыл бұрын
Legend guribarwaaqo inta ila tagerta like iga giijiyaH
@abdiqanimm7518
@abdiqanimm7518 6 жыл бұрын
scw plz kusalli nabiga .
@mohamedkunle528
@mohamedkunle528 6 жыл бұрын
😂 wr nabiga bireeye kada farha 😂😂😂😂😂
@dayaxshow6528
@dayaxshow6528 6 жыл бұрын
caac timo nin wln
@cabdilaahimaxamed698
@cabdilaahimaxamed698 5 жыл бұрын
Naa
@ahmedhassan-il9uh
@ahmedhassan-il9uh 3 жыл бұрын
Waqy
@akanicaze6800
@akanicaze6800 6 жыл бұрын
Kkkkk Guri barwaaqo zhp sheekooyinka Beenta laysaga sheekaynayo noosoo gali
@amiinshyusuf
@amiinshyusuf 6 жыл бұрын
sheeekada koowad danbigeeda badan waankaadiidny taas masuuul
@lipanabdi1899
@lipanabdi1899 6 жыл бұрын
masajidka ciyaarta ka daaaa guri barwaqow illahay cibaadadiisu ciyaar iyo qosol ma gasho
@siciidali7654
@siciidali7654 6 жыл бұрын
LiPAn AbDi ma masaajidka ayay kaa wadiwydy
@nuurcade724
@nuurcade724 5 жыл бұрын
Xaqiiileee waaaye Hadii kale in aad Wax laharn waayey u eekaaani Guroowo .... ku waaga kale izka wada wado
@bazhirfanprojplay9339
@bazhirfanprojplay9339 6 жыл бұрын
Guri barwaaqo Zalan zare Madax zare Tahy wacdala
@maxamedcali946
@maxamedcali946 6 жыл бұрын
Ana maxan ahay
@samdasuuban2368
@samdasuuban2368 4 жыл бұрын
Thnk you guri barwaaqo waad iga qoslisaa marwalba nolow walaal
@fapiowilson8230
@fapiowilson8230 5 жыл бұрын
Gurey Barwaaqo boqorka masrixiyada go forward pro
@harunmaaruf6506
@harunmaaruf6506 6 жыл бұрын
guribarwaaqo maalmahan maad soo duubin sheeke soo badi sheekoyin qosol ah wllhi waan Ku qoslaa shkoyinkage kkkkkkk....thanks grbw and dn crb
@mhamudi4433
@mhamudi4433 6 жыл бұрын
wllhi guri barwaqo dun carbeed Tagero wayn idin ahy ❤
@khaalidquule6739
@khaalidquule6739 6 жыл бұрын
wiilkaagani sheeko uma jeedide waxaad ujeedaa inaad cambaarayso ilaahay guryihiisa iyo dadka masaajidada ka shaqeeya waxaan ku leeyahay rabigaa ulaabo
@abbasmohamoud5088
@abbasmohamoud5088 6 жыл бұрын
*Guri barwaqo salada ka reeP ruwayada ma fcn taaziYe* *mazjid muraad ama Geed goble wixii ku yaala borama intii garanayasana waY garanaysaa* waa wada qulhuwalaaH iYo intaa acdaYn✌
@mustafadhaanto8240
@mustafadhaanto8240 6 жыл бұрын
Gurayo sawdigan diinti ciyaarta kadaynlah walhi aragaga lgu wayi hawshda kle iska gl
@eidmohamed1950
@eidmohamed1950 6 жыл бұрын
Sheekada Saladaa waa sheeko uu noga shekeyey nin anu saxibnahy oo la dhaho aadan curi 😂😂
@mohamedaliomar4265
@mohamedaliomar4265 5 жыл бұрын
Goorma Eidow?
@Wasiirka98
@Wasiirka98 6 жыл бұрын
Muraad qumiya hah wlhi waxaan soo xasuustay musajid quluwale La odhan jiray One 2😀😀😀😀😀
@ismailazonto768
@ismailazonto768 6 жыл бұрын
Asc nobadii
@emantrehman7848
@emantrehman7848 6 жыл бұрын
*zabaxizma mxaa Ka qabtaan* 😂😂😂 guri laGuu xiiz👅
@maxamednino7374
@maxamednino7374 6 жыл бұрын
Eman treHman in intee leeg ayad uxistay hhhh
@iamyaxye8455
@iamyaxye8455 6 жыл бұрын
Ninka xaga sare kaso dhacay ban ku qoslay anuu😃
@sombrighttech
@sombrighttech 6 жыл бұрын
Dheel dheelka #Diinta lagu ciyaaraa waa Denbi weyn oo Gaalnimo sababee iska illaali nio oo mar danbe ha noqon , Majaajalida inteeda kale se wey kaa soconaysaa. 👏👏😍
@abdikarimmaximiliano7019
@abdikarimmaximiliano7019 6 жыл бұрын
allaha u naxariisto maleh markuu siyaad soo qaatay hiyadaa fantaxda wayn ka was ay ay dhalay
@dahirismail5392
@dahirismail5392 6 жыл бұрын
Abwaan guri barwaqo .......nabiga dumarkiisa fadumi kuma jirin eee wuu dhalay shiiklheygiii iga saxde
@siciidali7654
@siciidali7654 6 жыл бұрын
Dahir Ismail were guru yw daha yaree dacada naga daaa dhuu saalayw
@siciidali7654
@siciidali7654 6 жыл бұрын
Dahir Ismail daaha yaree
@dahirismail5392
@dahirismail5392 6 жыл бұрын
What R U talking about
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 6 жыл бұрын
rakaabkii makaa ku dhacay ??
@CSCShow
@CSCShow 6 жыл бұрын
War xageed ku tagtay ugaas waan ku xiisay🤙
@sheikhabdulahimohamed9218
@sheikhabdulahimohamed9218 6 жыл бұрын
Kadaa diinta jeesjeeska adoo qosol karaadinaya.
@dikrulaahi
@dikrulaahi 4 жыл бұрын
Sheekada koowaad ayaan si fiican ugu qoslay😂😂😂😂😂
@zharmaarkezuldaantv8554
@zharmaarkezuldaantv8554 6 жыл бұрын
ana anaa kugu xiga
@ahmadaadan9012
@ahmadaadan9012 6 жыл бұрын
Hhhh tan ugu horeesa wadna xanuun
@abubakarugaaz262
@abubakarugaaz262 6 жыл бұрын
Hadaad ku qososhay shekoyinkan Like isaar Zxb
@shucaybsulayman9737
@shucaybsulayman9737 6 жыл бұрын
Hmmmm kulaha Sabixisma maxad ka qabtan Hmmmm
@hamzejama5053
@hamzejama5053 6 жыл бұрын
Masajidka ciYar miYuu gaLaY
@hamsejama9795
@hamsejama9795 6 жыл бұрын
Adigaaba beer casaad ah wllhi nin jira
@zeydomar2659
@zeydomar2659 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk wllhy wuu iga qoslyey
@yaasiinsaleban4614
@yaasiinsaleban4614 3 жыл бұрын
Sxb guri barwaaqo kama ilbaxno siyaad barre waanku garaadsanay sheekooyinkiise
@engmohamedabdalla7704
@engmohamedabdalla7704 6 жыл бұрын
Gurey barwaaqo libaax 🤜🏽
@maxamedcabdi4197
@maxamedcabdi4197 6 жыл бұрын
Guri barwaaqo I like you man You have realy fanny stories We wish you have more to tell us insha allah
@user-mb9bh9rv5l
@user-mb9bh9rv5l 5 жыл бұрын
GO FORWARD GURI BARWAAQO
@aishaaliaided7808
@aishaaliaided7808 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 aaayahdaha dhadher suuradaha dheh nazaqyow
@abdulrazaqothman3140
@abdulrazaqothman3140 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@updizamedpogba2217
@updizamedpogba2217 6 жыл бұрын
Guri BarwaaQo intah U Xiiztey Like izaara HunoyaaL 😍😍💋
@Zultanzakaria
@Zultanzakaria 6 жыл бұрын
Malaayacniyoow kac hadaa la idhaahdo isagaa ugu horeeya wlhi war niow waxan wax dhaama ku nashquuul niow nin waynbad taheee
@ahmedosmaan9933
@ahmedosmaan9933 5 жыл бұрын
wlal hadad ilhy jecelhy like sar
@walaalburcaawi6447
@walaalburcaawi6447 6 жыл бұрын
Gurey Burwaaqo Respect Adeer
@claudiabrandmaier2998
@claudiabrandmaier2998 6 жыл бұрын
Guray barwaqo khaamtadi iyo raamtadi aad riwayada aad isu yeelaysay. Ilahay baytisa tahe waan u alaamitaynana . short iyo sheekoda ama sodhere abwan
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 6 жыл бұрын
Inta jeceel Somaliya liker isaara Please🙏🙏
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
@gudoomiyahagudidailaalinta9265 6 жыл бұрын
Khadar Somaaaliya meezhan adeer qadaadweyn lagama yaqaanee
@abokorcarabileeye3177
@abokorcarabileeye3177 5 жыл бұрын
Sheekoyin qosol badan , baad nala wadaagtay,aad baad umahadsan tahay sxb guri barwaaqo. Lakiin kuwa masaajidada iyo arimaha diinta ku saabsan ka saar, kaftan ma galaane. Ninkaa tabliiqina sheekada ka badal. Gxaajiyada siyaad bare waa khadiija .faadumo maaha , sidaas bay isku waafaqaysaa.
@apokorapdirisaaqtube7703
@apokorapdirisaaqtube7703 3 жыл бұрын
Masaajidku umabahada qosol zxp gp caqli kudar
@inagoole3499
@inagoole3499 6 жыл бұрын
Sheekada masjidka wad ku dhacday wlhy mjidka iyo wxaa inga daaa sxb
@yazinmaxamed1597
@yazinmaxamed1597 6 жыл бұрын
gurayow masajidka ciyarta kadaa
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
anigu waaxan jecelahay marka ad qoslaysan duncareed ku waraysanayo wali qosolkaa iga dhamada😂😂😂😂😂
@mustafesanburo1695
@mustafesanburo1695 6 жыл бұрын
Ka daa salaada ciyaaarta sheekadA kowaaad sxp
@nasirsancawi2416
@nasirsancawi2416 6 жыл бұрын
Shekada kowad moyane inta kale way marayane ,saladana ciyarta ka daa .
@octorisaaqa2127
@octorisaaqa2127 6 жыл бұрын
Foosiya Nin heLa ma hawlyara riwaayadaasan kaahaya gurayow
@mohametbazhe1631
@mohametbazhe1631 6 жыл бұрын
kkkk waar Aan Garsooraha Ka qozliyee Izug Qaar halakana Igu marane😂😂😂Sheeko Cusub
@ifraahinamaxamuud8866
@ifraahinamaxamuud8866 6 жыл бұрын
horta walaalayalow guray barwaaqo ilkaha hose ma waxbu gashaday mise ana Moray😱😱😱😱
@maxamedfaarax4527
@maxamedfaarax4527 6 жыл бұрын
Hhh zxbken manta cadibu inoogu dul sameyay
@hoodoindho6119
@hoodoindho6119 6 жыл бұрын
guriyow nabiga ku sali scw scw
@mahameddeeq6016
@mahameddeeq6016 6 жыл бұрын
Kkkkkkk maanad illaahay qudhmayn
@drraaidibnufandhiye1755
@drraaidibnufandhiye1755 6 жыл бұрын
Waar noyow ninka waan u darsaney
@by1713
@by1713 6 жыл бұрын
murad qumiye garanaya garanayaa
@riyadmahrez98
@riyadmahrez98 6 жыл бұрын
beer casaad like i saar
@xamsebulsho5725
@xamsebulsho5725 5 жыл бұрын
Qeeeeeeee
@maxamedwalax3695
@maxamedwalax3695 6 жыл бұрын
Guri barwaqo ruwaayadii laydh ma leeyahay markaa xasuusto waan qoslaa
@hassangudaal9627
@hassangudaal9627 6 жыл бұрын
War wax kale maad wayday siyaad bare waxaa loogama sheekayn airline
@teamhargeysateamhargeysa9568
@teamhargeysateamhargeysa9568 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo Like ii Saaara hadaad guri barwaaqo
@jajkamedia9526
@jajkamedia9526 2 жыл бұрын
M.a zxp guray barwaaqo
@mohass2721
@mohass2721 6 жыл бұрын
xaga diinta ha u kicin qosolna ha ka dhigin
@amiinabdi3146
@amiinabdi3146 6 жыл бұрын
Caawa shekoyinku kaman helin
@gobaadgobsan405
@gobaadgobsan405 6 жыл бұрын
gurey nio horey usoco
@najaxilkacad7218
@najaxilkacad7218 6 жыл бұрын
KU TAGEERA GURI BARWAQO
@amiinadkenoz719
@amiinadkenoz719 5 жыл бұрын
maxad kutagertaa naa
@mohamedyasin2864
@mohamedyasin2864 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk kkkkkkk wlhy ismaaciil supper star sxp mcn madaxa majaajlada beerxasaad
@jecelowboy4262
@jecelowboy4262 2 жыл бұрын
Salad gabayre miyuu ahaaa ninkaasi😁😁😁😁😁
@dr-mohamedahmedabdullahiwa6449
@dr-mohamedahmedabdullahiwa6449 3 жыл бұрын
Abwaan Guribarwaaqo kepgoing
@abduladiifibnusharmaarke2035
@abduladiifibnusharmaarke2035 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Waanaga kaso dhanaan sanay Nolow zhp
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 6 жыл бұрын
Guray Barwaqo waa beer casaad wlhy
@mohanahmed8525
@mohanahmed8525 3 жыл бұрын
Sheekada ugu danbeysa iifasira reer hargaysa
@hassansaleh8812
@hassansaleh8812 6 жыл бұрын
Hhhhhh ka inaga sareeeya og garac wuu iga qosliyay
GURI BARWAAQO SHEEKO  CUSUB 2019
16:54
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 50 М.
Guri Barwaaqo Riwaayad Cusub Tuug Ma Aflaxo 2018 By HcTv Drama
40:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 957 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 35 МЛН
Guri-barwaaqo Iyo Saydhiye Riwaayadii Xaranta Oo Dhaan 2019
31:00
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 202 М.
cawayska Guri Barwaaqo sheeko Dii Ilkacse Qosolka Aduunka
22:51
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 243 М.
Guri Barwaaqo vs Farxaan Qaboojiye Sheeko Iyo Shaah ||2020||
17:24
Maadshe Films
Рет қаралды 117 М.
GURI BARWAAQO JAWIGA NOLOSHA CAKIRAN HEEE
1:11:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 73 М.
QOSOLKII ADUUNKA WARAYSI XIISO BADAN  GURI BARWAAQO HCTV
54:12
Horn Cable Tv
Рет қаралды 163 М.
Guri Barwaaqo Falanqaynta Heesaha Iyo Faladagan kkkkk
9:12
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 146 М.
shorti filims guri barwaaqo qosolka adunka 2018
5:40
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 257 М.
Guri Barwaaqo Sheeko Qosola Tiitanik Iyo Wada Cad Yaraanti ||2021||
10:57
Guri Barwaaqo || Sheekadii Tahriibta.
12:04
MM Somali TV
Рет қаралды 16 М.
Riwaayadii Xaraanta By C-boy Movies
45:16
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 1,4 МЛН
Телега - hahalivars
1:00
HAHALIVARS
Рет қаралды 7 МЛН
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 2,4 МЛН