Guri Barwaaqo Sheeko Qosola Maarki Tuu Iyo Ina Hooyo ||2020||

  Рет қаралды 92,818

Maadshe Films

Maadshe Films

3 жыл бұрын

Пікірлер: 265
@caydaruuscabdirisaq3164
@caydaruuscabdirisaq3164 3 жыл бұрын
INTA NABI MAXAMED JECEL ,__ LIKETA
@sharmoak4713
@sharmoak4713 3 жыл бұрын
Suubane muhamed xabiibkena scw
@maxamedfahiye5636
@maxamedfahiye5636 3 жыл бұрын
Scw
@khaalidabdi8808
@khaalidabdi8808 2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wa salam
@cumaraadan7403
@cumaraadan7403 2 жыл бұрын
inta nabi maxamed jecel like
@apdirizakahmet7471
@apdirizakahmet7471 3 жыл бұрын
Adna imikaad zii qozlayzaa iyana hadhow😂😂. Guroow waad naga cilmi badantahay
@maymuncabdi6490
@maymuncabdi6490 3 жыл бұрын
Mazhlle walkay guara whli wan jclhay riwaydad Alle xigmada haku ziYadiyo
@Adnomo1234
@Adnomo1234 3 жыл бұрын
Nio ninkan guribarwaqo alle hadaaye waa funny wlhi hadalkiisu
@najiipahmed6353
@najiipahmed6353 3 жыл бұрын
Keep Going Wll ZaYdhiYe ND Guri BarwaQo👏❤
@nimcaanhillaac5326
@nimcaanhillaac5326 3 жыл бұрын
Haw yaacina Foosiya ninkeedi
@jaamacismaaciil9424
@jaamacismaaciil9424 3 жыл бұрын
guuray garac peenalha waynaday😂😂😂😂
@abdalleomer3528
@abdalleomer3528 3 жыл бұрын
Warya guri barwaqo dadka wuu walyaa iska ilaaliya shaaha biyo haka daba cabina
@funnyboytube6759
@funnyboytube6759 3 жыл бұрын
May waa runtii wll Haba ka daba cabine lkn macaanka ka luqluqo Suuska ugu badan waxakeena Shaaha Adba aqlibaad leedehee markaad macaan Cunto ama cabto afkaga macaankii wuu ku hadhayaa Wll👌🏻
@SuperJeeri
@SuperJeeri 3 жыл бұрын
😂 waa runtii Guri_barwaqo, micneheedana ma'aha intaad shaah cabto isagoo afkaaga kasii kulul inaad biyo kadaba geyso, markaa iney ilkaha kaa daataan baad halis utahay, laakiin xoogaa kadib waa inaad ilkaha macaankii ka meydhaa👌
@khaalidaxmed9355
@khaalidaxmed9355 3 жыл бұрын
Hada casar la so baxayo maxa u so tukan waday ilayah ka qab salaad tuko
@fahmiyasiin951
@fahmiyasiin951 3 жыл бұрын
Dhalyar nimadadu mid dhamata horta many ahay gurayow nagaadaa ciyaarta
@wardanoor9816
@wardanoor9816 3 жыл бұрын
😋😋Inta daawanaysa iyaga oo shaah cabaya😂🤣😂
@abshirabdiweli6039
@abshirabdiweli6039 3 жыл бұрын
😁😁😁 😁😁😁😁😁 dadka qosolku agtoodayalo keep going ugri and saydiye baar casaad
@ahmdabd3399
@ahmdabd3399 3 жыл бұрын
Wll like saara hadaad jaceshahay quraanka
@apdinazircolompia9938
@apdinazircolompia9938 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo sheekada Habeenkii ayuu sameeyaa Saydhiyana Maalintii ayuu ku QosLaa iLahay Amarkisa AnagaNa waan iska DaawaNa gurow samayntaa aad nagaga Qoslineyso WaanU kugu Wadaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohammedhusseincade1940
@mohammedhusseincade1940 3 жыл бұрын
Guri barwaaao waa ceeryaan (habar yoonis)😭😭😭😭😭😭😭😭 Wxn moodayey anaga hj
@abdalleayser6830
@abdalleayser6830 3 жыл бұрын
Cudur baa kugu jira
@asiyaahmed2160
@asiyaahmed2160 3 жыл бұрын
Guray nin yaroo wayn🤣🤣🤣
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 3 жыл бұрын
Wlhi plhi gurow marxaladaasi anay ugu dhacday zhp
@garbiyecabdirisaq8956
@garbiyecabdirisaq8956 3 жыл бұрын
wr guray barwaaqo barigaa uu Ka sheekaynayo xabagle ayuu ahaa wllhy waanigaa dhaartee xabagta ayuu cabi jiray aar nio dadka Beenta Ka daaa historygaaga oo dhan baanu haynaaye
@AhmedHusseinkallo
@AhmedHusseinkallo 3 жыл бұрын
hhhhh wlhi waa garac kulaha indhahan ku shiday 😂😂😂
@abyaislamofficial6132
@abyaislamofficial6132 3 жыл бұрын
Guuri burwaqo dhashiki ayad iska ilowdey gacmaha
@bazhiirkhadar5371
@bazhiirkhadar5371 3 жыл бұрын
Guru barwaaqo waan Ku wataaaa
@sadiiqibrahim4825
@sadiiqibrahim4825 3 жыл бұрын
Guray waanu fahanay sheekadu inay dubaystahay sxb
@sadaka.idiris7752
@sadaka.idiris7752 3 жыл бұрын
Walee guri barwaaqo waa dadkii hore
@apdirashiidgenny2809
@apdirashiidgenny2809 3 жыл бұрын
Waar guray imtixaanbaad thy ilaahay Amarkiiz
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 3 жыл бұрын
Albabkaa laysku daawanayaa 🤣🤣
@mohamed_bulshaawi
@mohamed_bulshaawi 3 жыл бұрын
Guri Barwaaqo wlhi hadaan 1000 LIKE ku saari karaayo waan ku saari lahaa🎶 best wlhi
@cabdikariimqabyo-diid1633
@cabdikariimqabyo-diid1633 3 жыл бұрын
Saydhiyoow ihiidan badan jooji adigu. Gurayoow adna dee yaree waxanoo isu qosol ah.
@abiibadan7685
@abiibadan7685 3 жыл бұрын
War kaalay 2012 markaad heesta qadaysay ayaabad bilaa khaamo ahyde waxa xalfadaasina waqti hore aad sheegysaa😂 guri madax sare ku taager best one tager ku ahy
@farhanabdirahman12
@farhanabdirahman12 3 жыл бұрын
Sheeko labaad lagaga baahan yahay
@kaaficali6979
@kaaficali6979 3 жыл бұрын
Gurayow sxp shekadii baan u bahanahay gadhiga dhaynaha ahaa
@Suhaipomer
@Suhaipomer 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo beenale wayn walahi waligiiba xiro dhiigdu ka shaqayn juray
@axmedboy8357
@axmedboy8357 3 жыл бұрын
Ismaaciil iyo abdikariim waan idin salaamey waan dawadaa GBTV and MAADSHE tageero buuxda guuuuul❤❤❤❤
@asadjaamac6730
@asadjaamac6730 3 жыл бұрын
Ismail Ali guri barwqo and abdikariin saydhiye taageero buuxda❤🥰🙏
@carltonjanet8443
@carltonjanet8443 3 жыл бұрын
Guroow sheekooyinkii kaama heyno beryahan Waa lagu sugayaa
@alexsandaro756
@alexsandaro756 3 жыл бұрын
Guray baryahan waa haplahaa walalkood noca akshanka
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 3 жыл бұрын
Guraw sheekk xaraabaad ayaan kaa sugaynaa 😁😁😁😁😁😁😁😆❤❤❤❤
@ahmednor4700
@ahmednor4700 3 жыл бұрын
Anigaa ina hooyo ahaan jirey Gureyow😂
@farhanmohamed5935
@farhanmohamed5935 3 жыл бұрын
Guri ka Qabsigad taqaanaa
@kaamilmedia6310
@kaamilmedia6310 3 жыл бұрын
Seydhiye zxb hadey qiimeyn jirto iyo qadarin guri barwaqo.inoogu celi dheh shekadii ninkii fara gaabka.ahaa asi iyo walacad iyo asxbtii leydhka.iyo ragii kle.mahadsanid cabdi kariin cali shaah yuu ka.maqnaan goobta
@deerochannel9788
@deerochannel9788 3 жыл бұрын
Guribarwaaqo iyo saydhiye raga kaliyeee farxadu agtooda taaalo.
@muhamettjamaahmed7997
@muhamettjamaahmed7997 3 жыл бұрын
Mopil la yidhaaHdo Bluetooth ba bariga jiry😅😅 Guray iyo saydiye Hory u socda😎
@aamiindhibicda2279
@aamiindhibicda2279 3 жыл бұрын
Keep goin saydhiye zxb waan ku jeclahay zxb .mcn
@laxawofficial3693
@laxawofficial3693 3 жыл бұрын
Ninkii ugu horeeyee xaflad dhigaan Ahaa anuu waligayba waan horeeyay Ha is faanin guriyoow oo beenta yaree sxb
@updykadir857
@updykadir857 2 жыл бұрын
𝐆𝐮𝐫𝐚𝐲𝐨𝐰 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐡 𝐛𝐚𝐝𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐚𝐚
@mahamedcali392
@mahamedcali392 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣😅😅alla gurayow beeercasaaad wlhi
@istarliinofficial6884
@istarliinofficial6884 3 жыл бұрын
guri barwaaqo waan ku wataa brother ilxuni kuma arakto
@abdijacayl3218
@abdijacayl3218 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo waa zhaah yahan waynaday hhhh
@SAMO-TALIYE
@SAMO-TALIYE 3 жыл бұрын
Guri barwaaqooy zhp sheekooyinkii way kaa guureen iska daa ama iska soo giiji wixii lagaaga bartay dee 😂😂😂😂 Aniga ila soo xidhiidh aniga sheekooyin cajiiba hayee . Sida ✅Saanu yeeloba saanu eednaa . ✅Aniga habartii layguma haleeyo . 😂😂😂😂😂
@rahmaabsiye6477
@rahmaabsiye6477 3 жыл бұрын
igula sali xabiibkeen salalaahu calayhi wasalam
@mahamedcali392
@mahamedcali392 3 жыл бұрын
Alla rag han tageeero hore usocda nksobadiya shekoyinka😅😅
@mohamedabdilaahi8148
@mohamedabdilaahi8148 3 жыл бұрын
Ciyaalkii hore sxb guri barwaaqo waan ku wataa walaahi sxb
@aaminacabdi7884
@aaminacabdi7884 3 жыл бұрын
Maasha allha qaali sheeko sheeko waa xarabo
@mohametarapapdi2677
@mohametarapapdi2677 3 жыл бұрын
Waayahee naganaqee wa asxabtadi
@inanuur1227
@inanuur1227 3 жыл бұрын
Keep going pro
@abdirahambashe7009
@abdirahambashe7009 3 жыл бұрын
Alaa guroow comedy bad tahay niyow 😂😂 xalfadii igu horeysay biibiile naqas laga buuxiyay
@warsamerashiid3910
@warsamerashiid3910 3 жыл бұрын
guri barwaaqo filimki araweelo maad joojiseen
@farxancabdi2338
@farxancabdi2338 3 жыл бұрын
Hhhh wlhi waad iga qosliseen zxpta gurey iyo sydhiye
@yaasir1936
@yaasir1936 3 жыл бұрын
House Barwaaqo, Garacow Kac Markii La Yidhi Adigaa Kacay Waan Ku Wataa
@walaaleeng4845
@walaaleeng4845 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo Keep going sxp
@kaaficali6979
@kaaficali6979 3 жыл бұрын
Waan idin wata gar iyo gardaraba 💪
@yesboss4488
@yesboss4488 3 жыл бұрын
Hhhhhhh wlahi wuuu igaa qoslyey
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 3 жыл бұрын
Mncho alllaH my brotherS Raga Culuz Ismaaciil ABDILAAHI Ali Guri barwaaqo iyo Apdikariin Deeq SAYDHIYE KEEP G0iNG Br0S 💘💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🎓🎓🎓🎓
@Abwaanxikmad
@Abwaanxikmad 3 жыл бұрын
Ismaaciil cabdillaahi cali ninaan taageero
@qadanhaaybe9932
@qadanhaaybe9932 3 жыл бұрын
Izmaciil apdilaaHi Ali and apdi Karin zaydhiye lapa q0f Aan taageer0🥰🥰🥰
@cabdijibaarsiciid351
@cabdijibaarsiciid351 2 жыл бұрын
Aaaway gabadhii
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Kuwa leftida qaatey yaa ila fahmey 😂
@mursalxuseen1081
@mursalxuseen1081 3 жыл бұрын
sheekadii iigu qosolka badneyd ee aan abid ka maqlaa waa 40 jirkii ilaa hadana wn qoslaa arkaan xasuto
@SalmaSalma-px6ft
@SalmaSalma-px6ft 3 жыл бұрын
Ya ilahal calam guri wa ber cazad
@zackdek1341
@zackdek1341 3 жыл бұрын
wr Gurayoow zakarie ma fadaraalpaa😂
@suldancali3325
@suldancali3325 3 жыл бұрын
Biyaha markan arkay waan omayba🤣🤣🤣
@abdulahiyare9034
@abdulahiyare9034 3 жыл бұрын
Waa rabay sheekada Waa mahadsan tihiin guray iyo saydhiye aamino ma arko
@naciimacaydaruus5316
@naciimacaydaruus5316 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo👏
@zumayahcumarchannel4772
@zumayahcumarchannel4772 3 жыл бұрын
Ina hooyo
@uzaamezidane2326
@uzaamezidane2326 3 жыл бұрын
King of ta the king
@mursalxuseen1081
@mursalxuseen1081 3 жыл бұрын
alla barigaa hadaan nolan lahaa sow xafladaa man imaadeen😅😅😅😅
@inanabiadem2646
@inanabiadem2646 3 жыл бұрын
Wllhi guriga barwaaQo sacbaa loo sawirey😂😂marka miiGa
@ahmedarab2447
@ahmedarab2447 3 жыл бұрын
azxp an tageero ❤
@ilyaashussein5928
@ilyaashussein5928 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo taageero weyn ban u ahay
@waayeelkajaqafsada7849
@waayeelkajaqafsada7849 3 жыл бұрын
Gurayoow sheekadaa intii qosol ahaydna waan qaatay ... In badanoo faan ahna waan qubay hhhh
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 3 жыл бұрын
Maansha alllah sxbo isjecel Saydhiyooow gar iyo gardaraba waanu kuwadanAaa faraxaani ayaaa thy bro 🙏🙏🙏🙏
@xamsenabadoonka8487
@xamsenabadoonka8487 2 жыл бұрын
Geelu gel fuley gadhi maye hakadaba fulo🤣🤣🤣👌🏻
@maxamedafyare416
@maxamedafyare416 3 жыл бұрын
Beer Casaad😂👏
@nimcoali4004
@nimcoali4004 3 жыл бұрын
Maadshe filmz hore u soco
@abdulahitarabi498
@abdulahitarabi498 2 жыл бұрын
Guri barwaaqo
@samsamsale6908
@samsamsale6908 3 жыл бұрын
Hhhh waxa kale weeye
@nimcomuse6107
@nimcomuse6107 3 жыл бұрын
Ninkii uhoreeye togdheer kubad kantarolay buu aha guri barwaaqo mntana wuxuu yidhi ninkii uhoreeye xaflad xafadayada dhigan ahaa
@mentalman2639
@mentalman2639 3 жыл бұрын
guraYow hadii imika ay ku daawanayso inantaasi maxad odhan lahaYd😂😂mxn ka gadhsiina
@yusufabdulahi6611
@yusufabdulahi6611 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo funny😂😂😂
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 3 жыл бұрын
Inta ila aragta inaanu gacmaha soo dhaashin guri barwaaqo like iisara😂😂😂😂
@hoodociise5404
@hoodociise5404 3 жыл бұрын
Saydhiye shaha iska cab mise sheekada kugu socota
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 3 жыл бұрын
Sheekh Bashir sxb iyo xaga danbe hhhhhhhhhhhh halka
@barkhadbarkhad6454
@barkhadbarkhad6454 3 жыл бұрын
Halka naga noqo abtow
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 3 жыл бұрын
@@barkhadbarkhad6454 abtow subscribe ii saar please
@bashiirjamac3088
@bashiirjamac3088 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo nio been badana Berigi hore xero dhiigta ka shaqyn jirte
@xamsefaarax2882
@xamsefaarax2882 3 жыл бұрын
Guri barwaqo goonle
@ismailali4377
@ismailali4377 3 жыл бұрын
Guri barwaqo waa dadkii shaaha
@faaraxsaqiir3093
@faaraxsaqiir3093 3 жыл бұрын
Maadshe haduu Asxaabtisa Love Usaari Waayo Waynu Kukal guuraynaa inagu kala Wada
@badrimustafe7830
@badrimustafe7830 3 жыл бұрын
Saydhiyow mesha qosolka ka kala aayar
@abdiaziizmohamud2104
@abdiaziizmohamud2104 2 жыл бұрын
Gurey legend💪🏾
@antitoogtakulmiye2485
@antitoogtakulmiye2485 5 ай бұрын
Aramaa isaga laqa lagu Dahab siiyay
@jimcaalemahamud4128
@jimcaalemahamud4128 3 жыл бұрын
Gurayoow waad xaraqdee ma bilaa cream bad tay indr 😂
@nacumrirash6734
@nacumrirash6734 3 жыл бұрын
Kor uga rid ninka nio😂
@xuzenkartizame2642
@xuzenkartizame2642 3 жыл бұрын
Zomalidu Dhip Padna😂 Lazaa'ir
@jimcaalemahamud4128
@jimcaalemahamud4128 3 жыл бұрын
@@nacumrirash6734 haye 😂
@axmedcabdifaarax5996
@axmedcabdifaarax5996 3 жыл бұрын
halkaan kaala soo xidhiidhaa saydhiyoow
@zahlaawikadiye2654
@zahlaawikadiye2654 3 жыл бұрын
Maxamed qani maxad ku tidhi😁😁😁
Saydhiyo Guri Barwaaqo  Parnk Ku Sameeyay? ||2020||
25:26
Maadshe Films
Рет қаралды 71 М.
Guri barwaaqo iyo Kooxda Diamond films Qosolkii Aduunka 🤣🤣
25:03
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 9 МЛН
BARNAAMIJKA 1000 SU'AALOOD IYO SU'AAL || GURI BARWAAQO ||.
41:43
Horn Cable Tv
Рет қаралды 117 М.
GURI BARWAAQO IYO CABDI KARIIN CALI SHEEKO QOSOL AH
6:34
Sir Nour☆
Рет қаралды 222
BARNAAMIJKA HIBOOYINKA IYO HABEENKA DHALINYARADA
31:09
SAAB TV
Рет қаралды 261 М.
Xamse Hoobal Xulka Heeso Macaan Iyo Suaalo? ||2021||
22:20
Maadshe Films
Рет қаралды 28 М.
Waad Adaa Qoslidoonee Iskufilan Iyo Ceegaag 😂
11:44
CADAANI SHOW
Рет қаралды 127 М.
QOSOLKII ADUUNKA | GURI BARWAAQO ' MADAR IYO BIGAASE | 😂😂
17:33
Madar Dayax-weerar
Рет қаралды 106 М.
DAAWO ABWAAN HEELO IYO MAANSO CUSUB JAAHWAREER
15:37
Aayatiin Tv
Рет қаралды 10 М.
Guri Barwaaqo Iyo Saydhiye [Full Film] {Qasab Waa Kubsi!!} ||2021||
29:46
吃醋的黑天使。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:19
超人不会飞
Рет қаралды 9 МЛН
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 2,4 МЛН
Вырезанная Сцена Кавказская Пленница #shorts
0:46
Интересненько
Рет қаралды 1,3 МЛН
Телега - hahalivars
1:00
HAHALIVARS
Рет қаралды 7 МЛН