No video

Guryahii casriga ahaa ee Vista ee aan Hargeisa hore loogu arkin ayaa imika gaadhay ilaa Berbera

  Рет қаралды 28,351

Hereri Media

Hereri Media

5 ай бұрын

Пікірлер: 78
@Fransiis
@Fransiis 5 ай бұрын
Maashalah Waa Shirkad Dhisme Casriya Kusoo Kordhisay Somaliland Hargeisa Alle Ha Barakeeyo
@rodahassan929
@rodahassan929 5 ай бұрын
Allah hadiin barakeeyo kanbanigan . Waxan rajaynayaa in aydaan jaajuur isasarin ee sida loo dhiso keniya aad u dhistaan jaajuurka warshadu samayso ee adag aan dildilacay in aad ku dhisitaan .anaa 2 guri kadhistay hargaysa mid anaa dooranayey waxa lagu dhisayo waxan ku dhisay jajuurka warshada dhagaxa ka adag waana qafiif oo hadii dhulgariir dhaco Allah naguma keene wax mayeelay dadka .intaan guri laga fekerin waa in laga fekera seftiga nolosha dadka .
@mustafeawad5659
@mustafeawad5659 5 ай бұрын
Masha Allah waa horumar wanaagsan .Xafladan intii qadaysay baa isugu timi .
@guuleedxasanxuseen2438
@guuleedxasanxuseen2438 5 ай бұрын
Mashallaha waa shaqo fcn qabteen dharinyarada ka shaqeya guruoyo iibsasan jaraan
@rodahassan929
@rodahassan929 5 ай бұрын
Magalada dhirta kubadiya guryaa ladhisayo inaydaan dhisin dhirta sii beera
@Ahmed-jp3eh
@Ahmed-jp3eh 5 ай бұрын
Absolutely 👏🏾👏🏾
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 5 ай бұрын
Absolutely
@Maankoriye
@Maankoriye 5 ай бұрын
Europe ba 200k Guri 5 qol iyo garten leh ku heli kara. Over price weye kumaysalayn xaqiiqda guryahan in nin malqaben ah iibsado moye macar dabaqada dhexe ma awodo. Xaqiiqda ku so noqda dhaha qoladan
@aragsan6552
@aragsan6552 3 ай бұрын
Waa runta isma lahaa 200k iyo halka la gelinayo , Caafimad ma leh Waxbarasho wanaagsan ma leh Biyo ma leh Park ay caruurtu ku ciyaarto ma leh 200k uk waxan kaga iibsanaya ugu yaran laba guri oo wanaagsan oo City Council ah Oo biyo leh ,insurance leh, Caafimad free ah Waxbarasho free ah Dadkan qurbaha jooga waxa wanaagsan inay halkay iyaga iyo caruurtu ay ku nool yihin inay lacagtaas gashadan ,guriga hargeysa 200k laga sinayo yaa uu degaya
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 5 ай бұрын
Waa mashaariic fican mansha Allah saxafadu qayb haka qadato isticmaalka afka somaliga ee qoraal ahaan iyo maqal ahaanba si lamida shirkaduhuna ha adeegsadaan si qofka qurbo joogta ahina afkiisa ugu dadaadaalo
@AbdiladifMohamed-fg5gv
@AbdiladifMohamed-fg5gv 5 ай бұрын
Maasha allah hereri media mahadsanid
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 5 ай бұрын
Masha allllah guuul ilaahay sharkada ha barakeeeyo❤
@MrAbushiiri
@MrAbushiiri 5 ай бұрын
Well done shirkadaas alle ha idiin barakeeyo qiimaha sii dhima insha allah. I will buy a property insha allah
@jibrilahmed5425
@jibrilahmed5425 5 ай бұрын
Hargeisa iyagaa usu jaban
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 5 ай бұрын
Viva caasimada Hargeisa
@Salaam_Holdings
@Salaam_Holdings 4 ай бұрын
Congratulations wllo Omer Yusuf on your achievements!🎉❤
@nimonimco3063
@nimonimco3063 5 ай бұрын
Dadka wax loo dhisayaa ma Engirisba?Wax kasta waxa lagu qoray af-Engirisi hadii aynu Af-Soomali u bixino shirkadaha ma danbiba?
@Dr.MohamedHassan1
@Dr.MohamedHassan1 5 ай бұрын
Waa jahliga ummada haysta ee ah ku dayashadda indho-la’aanta ah ‼️ Si kastoon wax ubarano luuqadeena Ma sharafno ⁉️
@sara-mn7sj
@sara-mn7sj 4 ай бұрын
Ingiriisi waa cilmi maaha luqad oo kaliya, qofka yaqaan a aduunka meel kasta wuu ku noolaan karaa waanu ka shaqaysan karaa.
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v 5 ай бұрын
traaglayaasha north America baa iyaguna soo wada shirkad la mida vista. waan soo soconnaa inshaa allah.
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 5 ай бұрын
Qiimaha weli maaaha mid dhalinyaradu goyn karto halkaa qiimaha fadlan dib ugu noqda
@abshir1974
@abshir1974 4 ай бұрын
Manshala alaha idiinbarakeyo oo tababarka dhalinyarada badisaan qiimahana aad low income families aad u adeegtaan
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 ай бұрын
Guri qalalan looma baahna dhirta ayaa aduunka qurxisa guri waliba 3 geed hortiisa ha ka beero
@YouTube-rash
@YouTube-rash 5 ай бұрын
Mashalaah ❤
@Naamir03
@Naamir03 5 ай бұрын
Oo inaadeer Burcona Yaa U maqan, Yada Maydaan Ka Dhisayn,
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 5 ай бұрын
Anaa dhisaya
@hurdaaye21
@hurdaaye21 5 ай бұрын
xoolahaa beer baradha ka soo baxan ayaa idiinka waxsosaar badan dalkana wax taraysa
@abshir1974
@abshir1974 4 ай бұрын
Landscaping ka ku dadaala please quruxda guryuhu waa dhirta iyo wadadaguriga sidewalk
@barwaqofarah9650
@barwaqofarah9650 9 күн бұрын
Ilahaay ha barskeyo anigaa number Eg😂 omwr iso diraa
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 5 ай бұрын
Burco soo gaadhsiiya
@aminajama160
@aminajama160 5 ай бұрын
Geedo badan beera sida reer gabilay.
@user-gl1xv2hn4w
@user-gl1xv2hn4w 5 ай бұрын
ما شاء الله تبارك نتمنى أن نكون من العملاء
@user-gl1xv2hn4w
@user-gl1xv2hn4w 5 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته رمضان مبارك عليكم الشهر ممكن الحصول على رقم هاتف خدمة العملاء
@LuqmaanabdiAli
@LuqmaanabdiAli Ай бұрын
Waar waxan ay sagbada kusheegayaan maha sagbad waa 4midh oo istaafkii dhuudhubnaa lagu shubay ayey saaran sagxadii intaas oo bir ah lasaarijiray markiiba way wada dilaceen kuwa kantaroolku way khiyaamayan ee ha laiska ilaaliyo fadlan
@Adahab-313
@Adahab-313 5 ай бұрын
Masha Allah,waa horumar ku soo kordhey wadanka.
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v 5 ай бұрын
dee waa riba 20,00000 oo aad dul dhigaysaan waa riba,ilaaheen idiinma barakaynayo.
@istarhabeen
@istarhabeen 4 ай бұрын
No privacy. Waxa la moodaa jail isku dhadhagan.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 5 ай бұрын
Masha allah
@rodahassan929
@rodahassan929 5 ай бұрын
Mahdigii hargaysa looso diray mayir mooge xoola kasaar dhirta halabeere
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 5 ай бұрын
Mansha allaaah
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 5 ай бұрын
Good news
@jakuukakin1024
@jakuukakin1024 5 ай бұрын
Msha Allah❤❤❤
@abdijabaarmohamoud9873
@abdijabaarmohamoud9873 5 ай бұрын
Diintu maxay qabta lacagta qiimaha guriga ka iibsanaya marka bixinaya iyo ka badh bixiyay badhka kale haftada ku bixi bixinaya farqi wayn ba ku kala dhaxeeya?
@hodmanwarsame7086
@hodmanwarsame7086 5 ай бұрын
waa yaab English baa wax logu sharaxayaa dadku somalia ma ah . war waraaqada Somalia ka dhiga
@AsuumHossain
@AsuumHossain 5 ай бұрын
Waa somalilander mayee English waa luuqadii labaad 🤫
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 5 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
@hurdaaye21
@hurdaaye21 5 ай бұрын
finland Helsinki meel aan centerka 15km u jirta lacagta 3qol waa loo helaya .. cajiib qaalisanaa
@justforidea1282
@justforidea1282 5 ай бұрын
Sidaasay ku jabantahy
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 5 ай бұрын
Inanta shaqaalaha 😂
@fs292
@fs292 5 ай бұрын
MEEL AAD ISKALEEDAHAY DEZAYN KOODA MA KUU GU DHISAYAAN?
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 5 ай бұрын
😂😂😂😂 imasnka beela
@faisalsamow3565
@faisalsamow3565 5 ай бұрын
Sided Qof Africa jooga misana shaqaale caadi ah ugu bixin karaa 3 sanadood lacag 30 kunoo dollar,dunida installment guryaha waxaa lagu qiimeeyaa qofka daqligiisa,, laakin ganacsatada somalidu waaa maalin Taajir,!!
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v 5 ай бұрын
vista waa ceedagale. yaaa la tartamikara? maashaa allah
@AsuumHossain
@AsuumHossain 5 ай бұрын
Dadka buka ee reer hebashu dishootaa tahay😂
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v 5 ай бұрын
reer Somaliland ba ma tihid. hadaad tahayna intaad ciyaarta choochisid,nimankaan buulasha xaafadaha dadka hantida ilaahay siiyay ka dhex taagaya la dagaalan. buco oon caasimadii ahayn bay rabaan bilic ayyan lahayn khasab inay ugu yeelaan.xaafado kalana way kharibayaan. HJ waxaas iyo wax ku dhow kuma dhaqaaqdo! anigu maanta Hargiesa tilifoon baan u diray waxaanan u iri iska ilaaliya shirkadda buulasha 4 musqul leh idinka dhex dhisaysa.
@Salaam_Holdings
@Salaam_Holdings 4 ай бұрын
Maaha ee shareholders ku waa Sanbuur iyo Ciise muuse-Reer wacays
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v 4 ай бұрын
waad mahadsantahay walaalkay. aniguba sacad muuse baan ahay.mana rabo xaafadaha cheegaanta hantida leh ,cid gaacha ah inay dhex dagto.guryo sidaa "al nasiim" ee dalka Kuwait inoo dhisa waa loo hayaa shilika. amaankaiyo quruxda iyo caafimaadku way wada socdaan.garden iyo meel lagudabaasho waa ina lahaadaan.hy oran dad afrikaan ah oo aqoontoodu hoosyso baad u dhisaysaa. mar hadaad cheeganta tihiin ,anigaabaidinka dhsan gurigayga inshaa allaah. nashqadda anigaa la imanaya. laakin qoladaan sheegayo way chiraan ee magacoda baanan garanayn. mar hadaad guryo dhisaysaan wax lal yaabo inoo disa,maxaa idinka galay qof gaachoonaya! kaan wax haysan ,wuu idiin sheegan inta tabartiisu ay tahay iyo meesha buulkiisa looga dhisayo,miyayna ahayn?
@aragsan6552
@aragsan6552 3 ай бұрын
Ma ahaa waa reer wacays iyo habar jeclo
@mysalah06
@mysalah06 5 ай бұрын
It’s unfortunate You have to pay that much money for a house in a country where there are no jobs no good schools no security and no good healthcare system.
@abdik9002
@abdik9002 5 ай бұрын
Waan la yaabay!
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 5 ай бұрын
Somaliland is better than Somalia security wise and growing .
@khadaribrahim-tw9jk
@khadaribrahim-tw9jk 5 ай бұрын
Inta ad shegtyba inagay inagu xidhan yihiin
@mysalah06
@mysalah06 5 ай бұрын
@@khadaribrahim-tw9jk In Sha Allah
@xarafmaal1242
@xarafmaal1242 5 ай бұрын
Iyaga ayaaba ka qayb qaadanya shaqo abuurka bulshada ❤ Boqolaal qof oo yaqaana xirfada dhisida guryaha ayaa dhisaya Bolqolaal meherdood ayay alaabta ka iibsanyaan Marka garan maayo shaqo abuurka waxa aad u taqaano anigu Inta aad sheegtyna dawlada ayaa ku shaqo leh❤
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 5 ай бұрын
Soomaalidu ma waxay noqotay ingiriis?. Maxaa u diiday dadku in ay macayo af soomaali ah u bixiyaan shirkadahooda?. Xataa qofku magaciisa wuxuu ku qorayaa af ingiriis.
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 5 ай бұрын
this is total absurd to say its affordable for young people in Hargaysa and the minimum price starts 100k . its al so absurd, shameless and haram to introduce riba to Muslim people .
@ilyasabib
@ilyasabib 5 ай бұрын
It is not riba, it is halal. Learn your religion before u charge, Allah guide us all to the right path.
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 5 ай бұрын
price is 125k if payed cash and 148k if payed monthly . if that is not riba than tell me whts is riba? @@ilyasabib
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 5 ай бұрын
Burco yaa dagan Ha la soo gaadhsiiyee sowtaad ka soo qaxdeen😂
@M3ad45
@M3ad45 3 ай бұрын
Warya ma agoonti afwayne ayad tahay 🤔😂
@hargeisa24h
@hargeisa24h 5 ай бұрын
yes yes yes Qaabka warbixinta Maqal iyo Muuqaal.......
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 210 МЛН
Borama - Maxaa ka taqaan Far Gadabuursi || Magaaladii Aqoonta
13:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 55 М.
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Show Me the World
Рет қаралды 2,5 МЛН
Noobiyada berbera waxay dhisan tahay 300 sano. #Dhibicaha_Tariikhda
13:02
HARGAYSADA CUSUB NEW CITY
8:07
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 185 М.