GUUL-SOOMAALIYEED:- diyaaardii ugu horreysay oo Soomaali leedahay, lehna Calanka Soomaaliya oo....

  Рет қаралды 8,701

SYL Somali TV

SYL Somali TV

3 күн бұрын

GUUL-SOOMAALIYEED:- diyaaardii ugu horreysay oo Soomaali leedahay, lehna Calanka Soomaaliya oo maanta soo caga dhigatay Muqdisho

Пікірлер: 64
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 2 күн бұрын
war waa guule hala hor istaago diyaarada itoobiya oo dalka oo dhan ka shaqeysa cadowgaaga dhaqaalahaaga lama siiyo soomaalidu waa doqomo aniga waligey diyaaradaitoobiya leedahay ma raacin xitaa hadey raqiis tahay laakiin maanta waa guul soomaali
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 сағат бұрын
Waa Xabashida ha. La.iska jiro Way qarxine.
@kalidmed5272
@kalidmed5272 15 минут бұрын
Aniga xiita wlhi ma raaci air itoobiya xita raqiis haday tahy lkn air somaliya xita qaali haday tahy waan raci dona incha allahu guul somaliya🇸🇴💪from🇩🇯
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 2 күн бұрын
Manzha Allah❤ Ale habarakeeyo ❤Umada somalia ❤from hargeisa ❤
@lagendarygamershire349
@lagendarygamershire349 2 күн бұрын
Masha Allah guul Somalia khawaarij na Allaha baabiyo Iyo cadawga dadka Somaliyeed
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 2 күн бұрын
Magaca hallaga bedelo oo soomaali Airlines hallo bixiyo
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 2 күн бұрын
😅dowlada malahan e wa ganacsato somaliyed
@amineroyal7118
@amineroyal7118 2 күн бұрын
Dowladdu waa annaga ,shacabka ,gancsatada, dowladuu sheer haka iibsato magacana Somali Halagadhigo
@yussufismael6314
@yussufismael6314 2 күн бұрын
Taamka soosacda wn ku duuli diyarada calankeena wadataa 🇸🇴💙🇸🇴✈️
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 2 күн бұрын
Guul guul Somali Airline❤❤❤❤❤❤
@shamsaahmad3036
@shamsaahmad3036 2 күн бұрын
maansh alaah ilaah nawad hanoo siyadiyo cadoowga hanaga qabto amiin ❤❤
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Күн бұрын
MashaAllaah ❤ Allaha noo xafido in kabadana Allaha nasiyo tan labadna anigaa gadanaayo inshaAllaah iigu duceeya ubadka turkiga mahanee inta kale waxey nosodirijireen Diyarado qanax ah markan kasoduleno yurub midfiican ayee nagusooqadayaan markaan kabadalaneno wadamada dariska ah waxey nagu sooqadaan mid qanax ah Allxamdu hadaan helney mid noo qaas ah plz kudadaala in lacag shilin somali ah wadanka loosameyo iyo warshado inshaAllaah guul somaliya Dagaalkana nalaga joojiyo somali heshiiso taasa guul ah
@user-xh2yk9cp8p
@user-xh2yk9cp8p Күн бұрын
Masha allah guul iyo hormar ayan nirajaynaya.raga raga waa kuwa
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 2 күн бұрын
MUQDISHOO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 2 күн бұрын
M.a Hampalyo Hampalyo Hampalyo wan sodhaweneynaa
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 2 күн бұрын
HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO SOOMALI AIRLINES SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ GUUUUUL GUUUUUL SOMALIA BOORAMA 🇸🇴
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 2 күн бұрын
SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL 🇸🇴 SOMALIA ✋️ 🇸🇴 SOMALIA SOMALIA ✋️ MUQDISHOO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL
@mustafaali7560
@mustafaali7560 18 сағат бұрын
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah
@haworageh6032
@haworageh6032 Күн бұрын
MashaAllah hore u soco
@saciidomire6372
@saciidomire6372 2 күн бұрын
Maashaa alaah baarakumulaah
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 2 күн бұрын
Guuuuuuul somaliya ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@Shaacirxasan
@Shaacirxasan Күн бұрын
Waa Guul Somali ay leedahay .ok
@bima9383
@bima9383 2 күн бұрын
Mashaalah tabarakalah
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 күн бұрын
Guul Guul Guul Soomaali Weyn.........❤❤❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ Cadowga Soomali ha Jabo.........
@khadarahmed3880
@khadarahmed3880 2 күн бұрын
Masha Allah
@saciidomire6372
@saciidomire6372 2 күн бұрын
Ggul iyo horuumar insha alaah
@user-bh3vh8ob1y
@user-bh3vh8ob1y 2 күн бұрын
Mashalah ❤
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 2 күн бұрын
Masha Allah waan in aan raacno insha Allah.
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 2 күн бұрын
SOMALIA SOMALIA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL SOMALIA AWDAL TATSTS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️
@user-uw3ei5og1o
@user-uw3ei5og1o 2 күн бұрын
Maasha allah
@user-bh3vh8ob1y
@user-bh3vh8ob1y 2 күн бұрын
Mashalah hanbalyo hanbalyo
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b 2 күн бұрын
Guul iyo gobonimo
@aisha665
@aisha665 2 күн бұрын
NO MORE ETHOPIA DIYARADEDA WA IN KUWEENA AY U SHAQA TAGAN WADAMADAS INSHA ALLAH GUUL SOMAALIYA O SO NOQOTAY DHAN WALBO KA HAGAGRAY ALLOW NA TUS AAMIIN
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 күн бұрын
Masha allah
@zahrahajji2570
@zahrahajji2570 2 күн бұрын
❤❤❤
@ashajimale6888
@ashajimale6888 2 күн бұрын
ASC Mansha ALLAH Guuuuuuuuuuul iyo Gobonimo Somalia waa faraxsanahay diyaaradaas Thanks weriye 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@malyunukash2975
@malyunukash2975 4 сағат бұрын
Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah, MashaAlaah
@CafiifoCali-iu9ms
@CafiifoCali-iu9ms 2 күн бұрын
Waaaw guul 💪💪💪💪Somali 🇸🇴🇸🇴🫶🫶❤❤🎉🎉👏👏👏
@gashamogashamo9689
@gashamogashamo9689 2 күн бұрын
Guuuuul❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@UbaxDubow
@UbaxDubow 2 күн бұрын
Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 күн бұрын
GUUL SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴 CADOWKANE ALLAH JABIYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohacade8773
@mohacade8773 2 күн бұрын
Anag aya cadow isku ah maxa meel kle u aadeesa akhii
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 күн бұрын
Aawey SOMALI AIRLINES MAGACAN PREMIER MAXA LADHAHAA
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 2 күн бұрын
Guul somaliya
@habonahmed1622
@habonahmed1622 2 күн бұрын
Asc Maansha alaah Ilaahakubarakeyo Laakin xajkajognaah😢 Wiigkahor uudhamaaday plz Xajiyaasha waadhibanahay Sonoqoshadii nalugudhereyey ee inuu ilaahay barakeyo guryahenii nuguceli Alxamdulilaah dhibkale Maqabno sharaf unogudhamaday daalo Laakiin lacagtiidhamatay 40 maalmood waybadantahay Ilgaar nofiiri plz
@mohamedhassan1469
@mohamedhassan1469 2 күн бұрын
Guul wanaagsan
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 күн бұрын
Alaahu akbar walilaahi xamdu
@AyalaAstaan
@AyalaAstaan 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Ayaan8912
@Ayaan8912 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂!!!! Afgaanistaan sideey eheed 16 Augustus 2021 kahor!?
@salimmohamedali1903
@salimmohamedali1903 2 күн бұрын
HAMBALYO
@Ayaan8912
@Ayaan8912 2 күн бұрын
❤️❤️❤️🇸🇴 ❤️❤️❤️❤️
@adnaanlove4336
@adnaanlove4336 2 күн бұрын
Somali Airlines laga dhigo magaca ayeey aheed
@somalia5019
@somalia5019 Күн бұрын
Baabuurta kuwo la is timaalay diyaaradaha kuwo la isticmaalay
@user-vk7ys2bd1g
@user-vk7ys2bd1g 16 сағат бұрын
m.a hampalyo
@classiclit2926
@classiclit2926 19 сағат бұрын
International flights ✈️ hade tahay waxbadan maxa lagu tahribi donna 😂😂😂
@user-pd9bo6tl5s
@user-pd9bo6tl5s 2 күн бұрын
Tii garoonka iskuqsarxinlaheed waye
@aisha665
@aisha665 2 күн бұрын
XAASIDKA IYO CADAWGA GUDAHA E ADI KA MID TAHAY HA JABO AAMIIN YA RABI,SOMAALI GUUL IYO HORUMAR INSHA ALLAH
@anabelmi-iy7cp
@anabelmi-iy7cp 2 күн бұрын
Wax Walba idaacadaha lagama sheego haldiyaarat in wadan lagu magacaabo siyaasda Kuma jirto
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Күн бұрын
Hargeisa no welcome to republiken of somaliland 😂😂😂😂
@ALI-em3me
@ALI-em3me 2 күн бұрын
war umada beenta kadaya diyaradan somali airlines ma ahan wa second hand magaca somali haku ciyarina reer sunday
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 2 күн бұрын
Masha Allah
JAWAARI LAMA AASI KARO ILAA LACAKTA AANKU LEEYAHAY LEEYGA SIIYO 125 KUN DOLLARS
10:07
KALAMAAN 01 JULY  2024
8:59
KALAMAAN
Рет қаралды 14 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 39 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Trump’s vs. Biden’s Plans to Prevent Another ‘China Shock’ | WSJ
7:16
The Wall Street Journal
Рет қаралды 291 М.
ID-Diebstahl: Wie sicher sind persönliche Daten im Netz? | Shift
12:32
Warka universl TV 01 07 2024
18:12
Universal TV
Рет қаралды 3,6 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 39 МЛН