GUURKA Fathxiya Cabsiiye

  Рет қаралды 45,921

Caaliya Sharif channel

Caaliya Sharif channel

9 ай бұрын

Пікірлер: 469
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 9 ай бұрын
NAAYAA DOQON BAATAHAY QOYAN AH EE WLHI OO BILAAHI FADXIYA CABSIIYE MA GAADHID WAA GEESIYAD LKN ADIGU NIMANKA SOOMAALIYEED BAAD ISMAQASHIINAYSAA OO AAD ISKA DHAADHICINAYSAA NOOCAAGAA OO KALE WAA LAYAQAAN MARKA GABADHA WALAASHAA AH HAKU SOO KALAQABAN EE KA LEEXO VIVA FARXIYA CABSIIYE 👍
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 9 ай бұрын
Walal illaahay ka cabso qofta fatxiya ah dulmi bay nagashay oo sii aan dadka loo caayin bay noo cayday marka walal yayna ku dufsan yana lagu gu diririn walalka abaaha wilkaga adeerka abtiga
@ladanilmi8237
@ladanilmi8237 9 ай бұрын
Asalam alekum Caliya this is my niece name that I like her, so I will give you a thumb up and I agree with you Somali men are not all of them bad and cruel but they are good father, brother, uncle, husband, and cousins.
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 9 ай бұрын
Caaliya shariif allahuma baarik, gabar caqli badan ayaa tahay. Ani waa ku tageraa Fathiana waan tageraa wax yabaha qaar run beey ka shegtaa
@suadfarole5136
@suadfarole5136 9 ай бұрын
So 45 we should not enjoy our life? Their is no time limit of how you should be loved no matter how old you get. We Somali, we believe after 45, we prepare for death no. Allah will come to get you when He is ready for you so in the meantime have fun with your spouse.
@kadidjaomar9899
@kadidjaomar9899 9 ай бұрын
Everything has time! 45 is when you go to Haji and you close to Allah Almighty. It's ok to get married, but don't pretend or act like a twenty year old woman. Lol.
@Naagnool124
@Naagnool124 3 ай бұрын
​@@kadidjaomar9899 qoyan
@kaafisaabdi1669
@kaafisaabdi1669 9 ай бұрын
Fatxiya Cabsiiye wey tashatay, nin Muslim ah ayaana guursaday oo sidey u dhalaaleyso, waad aragtay. Xiligii leys dhunkan lahaa waa hada, ciyaalkooda wey koreen, travel iyo hoosta leys geliyo it’s right now.
@Maimuna114
@Maimuna114 9 ай бұрын
Naa gabdha ka fuq Farxiyo waxbadan oo wanaag Ah baa looga dayanayaa. Hoy gabdha haku mashquulin
@zayaamad3080
@zayaamad3080 9 ай бұрын
Gabadhu iyadu dadka amaan ha siiso. Sawtan ragga somalida ku waalatay
@Maimuna114
@Maimuna114 9 ай бұрын
@@zayaamad3080 raga inta xun bay wax u sheegta ayagaana meelkasta laad laada oo caayaya . Idinku ma nimanka inta xun ee gabdha caayaysa baad loyero u tihiin. Naaguhh ayagaa isku xoog badan baa gabadha Ka leexda
@-m9198
@-m9198 8 ай бұрын
also Aliyah whether you are old or young doesn’t matter everyone deserves love…
@wandaba90
@wandaba90 9 ай бұрын
I love you Habo I come to your channel to confirm any tea! You the goat 🐐
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
I appreciate that habo❤
@OmarAhmed-mx1ij
@OmarAhmed-mx1ij 9 ай бұрын
ماشاء الله guuleeyso Run baad sheegtey waa fadaro
@sagalosman1083
@sagalosman1083 9 ай бұрын
Naa meel fariiso fathiyo raga meysan ku dirin gabadhaha ee duleyste yac iska dhaha ay dhahday oo iska ilaaliya
@jujuqoolif4517
@jujuqoolif4517 9 ай бұрын
Adigu fadhiya waad Ka masersan tahay
@hawajama9081
@hawajama9081 9 ай бұрын
Caaliya shariif mashallah taabarakaalla halkeedibad dhigteey sificanbad ugu jawabtey thank you qaaliya ❤❤❤
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 9 ай бұрын
Farxiyo waa ajansi la soo dirsaday oo sidaas na noloshedi noqotay waa luusarad. Rabbiyoow tasoo kale ubadkayga iyo ubadka soomaaliyeed iyo ubadka islamka haka dhigin yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.
@anabshiekh-rn3ds
@anabshiekh-rn3ds 9 ай бұрын
Absolutely you right sis ❤
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 9 ай бұрын
FADXIYA ANAA KU DAYDA ANOO DALKII JOOGA MAXAAD KA BADALI KARTAA DABAALYAHAY QOYANTA AH YAA KU SOO DIRAY KOLAY DULAYSTE BAA KU SOO DIRAY SIDA AAN UMALAYNAAYO😂
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 9 ай бұрын
Duleyste waa walalka waa abaha ina adeer cayda nagada
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 9 ай бұрын
@@DDSMEDIA1825 Aabahay iyo walalaakay dulayste maaha waa rag geesiyaal ah oo markasta waxa wanaag ah igula taliye wixii xun na ii sheega marka layga gardaranyahay ii hiiliya marka aan anigu gardaranahayna iqabsada inkasta oo aniga muslim alle iga nabad galo lkn mar mar khalad waa iga dhacaa waana qaadaa khaladkayga👍
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 9 ай бұрын
@@nimcomaxamed123aadan6 hye in adeer allaaha haku garab galo marwalba waxaa wanag ah ka shaqe insha allaah
@fabu2526
@fabu2526 9 ай бұрын
Fatxiya iska daa. Nimanka soomaaliyeed weydii wadankii soomaaliyeed meesheey mariyeen iyo sababta ku keentay meeshaad hada joogto.
@bileabdi9142
@bileabdi9142 9 ай бұрын
Mashaa Alaah Naag karmeed qoftaas fatxiyo Absiiye wey wareertay ilaahay wadada saxda ah ha tuso waa uun xaliye walaashii
@Iphone20249
@Iphone20249 9 ай бұрын
Wallaahi waatunta raga waxa abayuusaya erya oo luminaya gabdhaha yaryar halaga jiro
@hassanmaden-yd7ks
@hassanmaden-yd7ks 9 ай бұрын
Masha-Alaah 💜💜💜💜💜💜🇬🇧💜💜🇬🇧💜💜💜💜💜💜💜💜🇬🇧🇬🇧🇬🇧💜🇬🇧💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜 jazka Allah, jazka Allah ilaahay hakaa raali noqdo salaan sare, wiil iyo wadaadba Galmudug wayku jeclyihiin, waxaad tahay qof indheer-gradah💜 walaal qiimo badan
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 9 ай бұрын
😂😂😂😂 qosol iguma harin ❤waxaa looga dayanaa 60 jir ajnabi ah in la guursado kkkkkkkkk nin soomaaliyeed waxaan eheen allow ha ii geynin aniga 4 ayaa leyga tegay welina cidaan soomali eheen uma fadhiyo ❤❤❤❤❤
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 9 ай бұрын
Amiin carurtada iska hayso allaha ku barakeyo muhimadu waa carurta
@Imaan92546
@Imaan92546 9 ай бұрын
Masha Allah sax wax ka qimo badan ma jiro raga somaliyed
@aminamoga446
@aminamoga446 9 ай бұрын
Weldon back Caaliya, jecliya runtaada 😃👍🏽
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 9 ай бұрын
Absolutely 😊
@Nuurah951
@Nuurah951 9 ай бұрын
Farxiya miyaad hadana haysataa. Wagareey wagar. Farxiya kaa qiima iyo karti badane afkaaga kaleecxi
@munira005
@munira005 9 ай бұрын
RAAQIYA XAAJI DUCAALE WAXEY AHEYD WAZIIRAD URURKA HAWEENKA MAHADSANID ABAAYO CAALIYA WELL DONE❤
@nurhawa646
@nurhawa646 9 ай бұрын
Haddii aad leedahey anoo uura ayuu ninkeeygu caloosha ii salaaxaayey ,marna misiktaan kaga fariinsan jirey maxaa diidaaya in fathia indhaha laga dhunkado ama la xambaaro? Ma og tahey calafka iyo jaceylkaba da' malaha? Hadaba bixi raaligalin
@meimunshacni7991
@meimunshacni7991 9 ай бұрын
Masha allah sis jizakalah
@user-rd5nk6ns4x
@user-rd5nk6ns4x 9 ай бұрын
Waa runtaa walls Ali waa habar waalatay oo khasiisada farxiya cabsia oo Amerika ku walatay
@Hafsafalis143
@Hafsafalis143 9 ай бұрын
Mash'Allah wall❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sujeinvestorslmt8559
@sujeinvestorslmt8559 9 ай бұрын
Well said 🎉
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 6 ай бұрын
WALAAHI FATHIYA CABSIIYE RUNTAAD U SHEEGTAY AAD BAAD U MAHADSANTAHAY WALAAL.
@kahagedi1559
@kahagedi1559 4 ай бұрын
Masha allah
@Ahmadissak
@Ahmadissak 9 ай бұрын
Masha Allah. Well said caaliya
@user-ly9pl8li1n
@user-ly9pl8li1n 9 ай бұрын
thank you sister for standing out for us
@safiyocisman1447
@safiyocisman1447 9 ай бұрын
Mashaa allah runtaa waye wiilasha somaliyed yaa lo gafin
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 9 ай бұрын
@@safiyocisman1447 Farxiyo absiyeh umah gafto wilashah somaliyed ee waxay waxa kashegtah dulestah dumarkah cayah sidah xaliyeh oo kalah oo intas cayah dumarkah iyo kan intuh gursadoh gabar markey udhashoh ilmoh badilayah markey weynato Ooy ilmah kusilato ukuh dayriyey oo kadortah gabar yar oo udhalikaroh tih ilmah udhashey nah eykuh silceysoh ilmahisih bey ubixisay magacah ah dulestah waanah run itah dumar ah oo lawarageysah cartedih yurubkah oo uradinaysah mustakhbalkudih iyo waxbarashadodih oo gelin nah shakheyneysah galinah ukhidmeynasah carurtah kih dhalay nah umalas waragayo amah agfadhiyah nag Markah caliya farxiyo waxeey aragtay bey kuh cayday ragah somaliyed kuligod nah mey cayin ee kuwah duleysan bey ubixisay dulestah oo dumarkah cayah oo cebeyah waanah dulestah bal dhagesoh hadaladah xaliyeh iyo siduh ucayoh dumarkah oo ucebeyo kasoh kalah kujirah ragah oo ah dulestah cayah dumarkah Markah wabilahi tofiiq
@misafaa2000
@misafaa2000 9 ай бұрын
Naftaada meel u hel gabar kale ku mashquulkeefa ka bax
@dahirawke9268
@dahirawke9268 9 ай бұрын
Welcome come back we miss u
@munaworldofficial
@munaworldofficial 9 ай бұрын
Maasha Allah wll hore usoco❤❤❤❤
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 9 ай бұрын
Well done sister, you are very smart lady
@awalehabdi2760
@awalehabdi2760 9 ай бұрын
Waa runtaa wallo gabadhaasi waa mid dhaqan xun la yidhaahdo Fadxiya Absiiye gaal ayay guursatay markaasay caayaysaa raga somaaliyeed
@naimamohamoud379
@naimamohamoud379 9 ай бұрын
Mashalaah allahuma barik alia
@user-jh9vd2lh2l
@user-jh9vd2lh2l 9 ай бұрын
Waqti kama dhumin fadxiya ❤ is the same always
@safiyaabdi8779
@safiyaabdi8779 9 ай бұрын
Yes if in dhaqan somali they don’t kiss at age 40 then widinka taktay mel 70 jir iyo 80 jir laga kolkolinayo o laxabarayo ayey aday somalida ada adegda haiska haysato. Jecelka cadanka cumri kuma xerno
@qunesfakhy9403
@qunesfakhy9403 9 ай бұрын
Jecelka xili malaha farxiyose weli waayertey, haduu kii hore u sameeyey midakaan u sameeyey ma is dhiibin.
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 9 ай бұрын
Masha Alah ❤❤❤❤❤❤
@aminaabdi877
@aminaabdi877 5 ай бұрын
Absolutely walal, we need to be better rolmodels for the young people 🙏 🎉
@diriehirsi2883
@diriehirsi2883 9 ай бұрын
Walee qofwalba oo iskawaalo qofkalaa kusoobaxo! Libaaxad 😂❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 9 ай бұрын
Thanks sister ❤❤❤❤❤
@zahraabdul9879
@zahraabdul9879 9 ай бұрын
Mashaallah qof barnamijkeeda la fahamtay ayaa tahay
@roodadaahir4959
@roodadaahir4959 9 ай бұрын
Masha allaha habo caqliga allaha kuu dhaafo❤❤❤
@ibrahimiwarsame6950
@ibrahimiwarsame6950 9 ай бұрын
Manshaallah thank you runtaa intaad shegtay ba waxa wanagsan baa la iskaga daydaa
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 9 ай бұрын
Raaqiya Xaaji Ducaale Wasiiradi Caafimaad ka dawladii kacaanka ❤Anigaba aad ayaan u jeclaa a😂😂Haday nooshahay Alle ha xafido
@user-rr4vz9hq2w
@user-rr4vz9hq2w 8 ай бұрын
Waaa runtaaaa waa kuuguraaac sanahay runtaaa kuuugu jecelahay
@milgoismail2288
@milgoismail2288 9 ай бұрын
Mashallah Wise woman, aqliga ha waayin
@niema5404
@niema5404 9 ай бұрын
Manshallah caliya u er so smart xaqiiqadu wataa habartan odayga shaarbaha cad lawaalatay raga soomaliyeed ee dahabka ah hanooga leexato.
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 5 ай бұрын
Laga bilabo manta wan ku dhagaysan doona wanu fogayn doona lk.guulayso
@kubra8
@kubra8 9 ай бұрын
Welcome back Caaliya sheeko xariiray, naganadaba gee! Xanta fireeshkaa😂😂😂
@GloLeaders
@GloLeaders 9 ай бұрын
Maansha Allah sister you said it
@abshiroxassan5224
@abshiroxassan5224 9 ай бұрын
Aad iyo aad naag rageed ku dayasho mudan adiga leewaaye halkeedii baaddhigtay baaye❤❤❤❤❤
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 9 ай бұрын
Thanks sister
@suadaydid5270
@suadaydid5270 9 ай бұрын
Naayaa fatxiya gaadhi meysidee xaarka cesho doqon niicle looma baahna....
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 9 ай бұрын
Thank you so much dear ❤❤❤❤❤ naagta blog udir plzzz
@faadumoali1675
@faadumoali1675 9 ай бұрын
Caliya waxaan ahay ayeeyo waxaana kuu shegaya jacaylka wax laga gaboobo ma aha
@maryamokeyton9176
@maryamokeyton9176 9 ай бұрын
Maa shaa abayo macanto u sheeg runta Naagaha ku waashey mediyada
@user-js1of9cz3o
@user-js1of9cz3o 9 ай бұрын
Caaliya shariif aftahad barakalaah ❤️
@maryamaahmedfarah1575
@maryamaahmedfarah1575 9 ай бұрын
Qoyan baad tahay farxiya oo nool iska dhaafe maydkeeda ma gaadhid xaqiiiqatan 😂😂😂😂😂😂😂
@yaasir1936
@yaasir1936 9 ай бұрын
Masha allah caaliya , runtaad farta ka saartay
@samirasahra1747
@samirasahra1747 9 ай бұрын
XasbunaLaah.Wanicma.WakiiLan
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 9 ай бұрын
Masha Allah sister caliyo ❤❤❤
@hanefa283
@hanefa283 9 ай бұрын
Balaayo chris guursatay hasii faafinin
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 9 ай бұрын
Salaan sare Caaliya cadeey long time ❤
@Salsabil123
@Salsabil123 9 ай бұрын
Caaliya welcome back 🎉
@zahradubow4423
@zahradubow4423 9 ай бұрын
Maasha Allah caaliya shariif runta u sheeg farxiyo waxaa caayeysay raga somaaliya
@ilhan6838
@ilhan6838 9 ай бұрын
Walaley Farhiyo absiye maiska dhaftidoo haday balaha kaso rifiyee anyway hadey caysay nimanka somaliyeed dee goaankeedi bey kutagantahay oo cadan bey gursatay duleyste kuwey ubixise kumey solaban mana guursanayina maysan dhihin becouse wa qof naf leh
@saidoaden9647
@saidoaden9647 9 ай бұрын
Maashaa allh, xayi❤
@hodanmohamed275
@hodanmohamed275 5 ай бұрын
Fathia ma soo dhigto qof Somalia ah oo hor mar gaaray, dadka dhaqanka katagay ayee buunbunisaa, raga Somalida maba ixtramto
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 9 ай бұрын
Aaaaad iyo aaaaad ❤❤❤❤❤ Lakin caaliyaay jacaylkan ay raadinayso hala yaabin maysan soo helin miskiintu 😢😢😢
@kairoloula4686
@kairoloula4686 9 ай бұрын
Fatiha she has to have thick skin because she exposed herself out there! She shared her man so she should deal with the consequences 😢.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 9 ай бұрын
Absolutely!!
@faizam523
@faizam523 9 ай бұрын
You're right
@fahmaabdulle658
@fahmaabdulle658 9 ай бұрын
Absolutely 💯
@anabshiekh-rn3ds
@anabshiekh-rn3ds 9 ай бұрын
Mashallah 🥰 ❤
@ilhamelmi5930
@ilhamelmi5930 9 ай бұрын
Woow Mashaa Allah fariid aqli badan ❤❤
@fadumofarah4911
@fadumofarah4911 9 ай бұрын
Tanks sister
@umaamina1885
@umaamina1885 9 ай бұрын
Caaliyo waa asiibtay sidii saxneyd ayad runta ugu sheegtay fathiya cabsiiye waxan dhihi karaa inay gabadhas cadow ku tahay dhalinta yar yar guurkoda ilaahey aya noo ka so celiyay qof naga fariisiya waa sugeynay caaliyo qurux wlhi milyan like ayad u qalanta noolow yaaqey inteyba nolol jirto😂😂😂
@ubaxali2985
@ubaxali2985 9 ай бұрын
Omg Ninka eey guursatay ma ajnabiya farhia cabsiye
@MohamedAhmed-co7wl
@MohamedAhmed-co7wl 9 ай бұрын
Fathiya ma guursan waa hadey Muslim tahay wey u saaran tahay Gaalka, hadii ay gaal tahay Dee gaalnimada halooga daydo
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 9 ай бұрын
Maanshaa Allaah walaal Ilaahay haku barakeeyo waxaan kale oo kayaabey markey thidhi candha wadaag raga labada xaas qaba keeda yaa itiriya imusoo wadaagey maydaa og meeshuu soo marey gabdhani aad ayey ila khaldantahey ilaahey how tobo keento
@cadecabdow1760
@cadecabdow1760 9 ай бұрын
Mahadsanid ishaad ku dhufatey
@shiine127
@shiine127 9 ай бұрын
Ilaahay ha ku xafido.
@user-xp7en7or3k
@user-xp7en7or3k 9 ай бұрын
Masha Allaah gesiyad runta iyo Xaqa ushegta dadka kudhihi karaa Runta Wey iska indha sabaan dadkaan shekadada wanba kahelaa runtii
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 9 ай бұрын
Mansh caliyo Waa yaabney waxaan moodey ! Waa qof ween qofkaas
@user-eh5xn2mc9o
@user-eh5xn2mc9o 8 ай бұрын
Allahu akbar. Naagta yahuud baa lacag siisa
@hassanhussein3364
@hassanhussein3364 Ай бұрын
Kheyr
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 9 ай бұрын
Farxiyo waxa ay guursatay inuu muslim yahay ma ogin naagaha cadaan ka guursada ha aaminina midbaa lahayd hooyaday waa carab muslim ah ayaan ugu sheekeeyay mar ka naag cadaan guursatay yaan la aaminin
@Imaan92546
@Imaan92546 9 ай бұрын
Masha allaah islaanta waad u heshay
@ubahali2129
@ubahali2129 9 ай бұрын
Manshallh
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 9 ай бұрын
Ma aysan soo dhaafine haday ugu baahi badanthy abaye wanaaguna madhamaado iyo jacaylkuba
@somalistar8261
@somalistar8261 9 ай бұрын
Nin manka oo dhan waay caay naaysay kalamay reebin
@_Khaalid
@_Khaalid 9 ай бұрын
Walee hadalkii meel baad kagasoo hadhay alla dookh fiicniyaa ❤❤❤❤❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂❤
@hassanhussein3364
@hassanhussein3364 Ай бұрын
Baarakalaahu
@sahrahajifarah5509
@sahrahajifarah5509 9 ай бұрын
MaashAllaah
@safwaahmed-bo9eg
@safwaahmed-bo9eg 8 ай бұрын
@believeyourselfmhdabdi2818
@believeyourselfmhdabdi2818 9 ай бұрын
Aad iyo aad
@alisalahjkarshe5768
@alisalahjkarshe5768 9 ай бұрын
masha allaah waa asiibtay waay kartay farxiyo cabsiiye weeyna qarsan weyday kuleyka ka keenay sharafeey waayse ka shalay laysay cafwana inay dhahdo wey awoodi ladahay allaha toosiyo waa dhib aysoo dareentay
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 9 ай бұрын
WAA CAJIB NIN SOOMAALi QuRUXdAAN HaDU katagay
Jaceylkii OODKACA iyo Canjeerada ka bilowday❤😍😍😍
17:09
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 19 М.
NIN XAASKIISA BACDA BANANKA U DHIGAY 🇬🇧 🥲 #QisooyinkaQurbaha
14:19
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 12 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,6 МЛН
Luck Decides My Future Again 🍀🍀🍀 #katebrush #shorts
00:19
Kate Brush
Рет қаралды 8 МЛН
Labadan Dulayste Oo La Sheegay In Qoyan Line Ugu Jirto🤣🤔
21:17
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 39 М.
Markad waxa fahantiid maxa lakulmi doonta
6:05
Mom hodan
Рет қаралды 982
Xanaan Shidane Maxay no Sheegtay🤔
11:11
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 47 М.
ADKAATAY FATXIYA CABSIIYE O NINKEEDII LAGU DIRAY Afka Furatay
10:42
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 29 М.
Ninka Somaliga Eyga Kufday waa 61 jir! QAMAR Sugani Yaa Sixray🤔
9:46
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 10 М.
Safia Mar labaad Xabsi gasho😥 Mahamed Buskut Dembiga wax buu ku leeyahay?
13:15
MADAXWEYNE SHIIIKH SHARIIF IYO GABAR REER LONDONAH. SHEEKO 🇬🇧 ka dhacday
12:26
Jawabti mama Somali
24:46
Hodan star
Рет қаралды 28 М.
Qisada Naagtii NINKEEDA Gabar DISABLE ah u guurisay Ka dhacday Uk  🇬🇧
18:18
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 27 М.