No video

Guurka Qurbaha. Waraysi qiimo badan oo ay Fathia Absie ka qaaday, Fouzia Mohamed Hashi

  Рет қаралды 27,255

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

4 жыл бұрын

Maxaa keena ismariwaaga iy isfahmiwaaga lamaanaha Soomaaliyeed? Fouzia Mohamed Haashi Waa aqoonyahanad ka shaqaysaa arimaha qoyska iyo Bulshada ee Norway! Bal dhegayso aad ashqaraartide!

Пікірлер: 192
@moabdirahmantv7233
@moabdirahmantv7233 4 жыл бұрын
Maamo dii ugu caliga fiicnayd ee aan beryahaa arko thanks fathia absie inaad nala wadaagto
@monasuja6232
@monasuja6232 4 жыл бұрын
Hadiinbo nin Somali dabo istago lee mahino? Anigu aniga bax sada Kiradeyda. ninna Card i mahaayo. Waana Shaqeeystaa manshlah. God bless too me 😍😍😍😍😍😍😍
@haweyahaibeahmed125
@haweyahaibeahmed125 4 жыл бұрын
Walhi raga soomaliyeed wey yertey qaar wax fahma lkn hooyuunba rafaadsan😭😭😭😭😭😭
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 жыл бұрын
Raggoo Allaha ugu cabsada dumarkii naxariis bay idin ka rabaan. Qof Kaliya waxa Ma jaceylan karo Guriga aabe Iyo hooyo wanaagsan caruurta laga garataa. Ragga badankooda waa Maxa iiga galaya wadankii waxa loo burburaya Maxa iiga galaya qoyskii waxa loo burburaya Maxa iiga galaya Ma aqaan caqli xumada meel inoo oga timi ..
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 жыл бұрын
The real marriage is happiness.. respect full to each others ❤.. loyalty.. cried.king
@sadiamohamed9796
@sadiamohamed9796 4 жыл бұрын
Oo
@nesma5648
@nesma5648 4 жыл бұрын
Ragga somaaliyeed walee xisaab baa u taala aakhiro dulmiga intaas leeg ee ay ku hayaan dumarkooda. Wlhi waan qalbi jabay markaan fiirsaday videogan waayo waa xaalad aan arko ku dhawaad maalin kasta oo noloshayda ah, hooyo waxaad damaqday boog aan isku dayaynay inaan daweyno anagoo aamusan.
@wisdomwithamina6791
@wisdomwithamina6791 4 жыл бұрын
This is by far the best discussion on this issue. Fawsia is well informed and precise. Thank you Fathia for sharing.
@Shukri127
@Shukri127 4 жыл бұрын
Masha 'Allah Fathia Guurku waa calaf lama garan karo Qofka waxa'U la kulmayo iyo wakhtiga ay wada qadanayaan nolosha lamanaha (Waa god mugdi ah Oo Gacan loo deystay) iyo Raggii Oo rabin Mas'uliyadda Qoyska badankood.
@Tahmeenaful
@Tahmeenaful 4 жыл бұрын
MashaAllah, waxaan aad uga helay sidaad utiri raadsho shimbirkaada. Gabar wax baratay way jeceshahay in ay guursato nin wax bartay maxaa yeelay way isla jaan qaadi karaan oo is fahmi karaan. Laakiin raga kan PHD haysta waxuu rabaa in uu guursado gabadh aan magaceeda qorin, maxaa yeelay waxuu raadinayaa jaariyad, amarkiisa keliya fahamta laakiin aduunka dhan ka qufulan!!!
@monahersi9685
@monahersi9685 4 жыл бұрын
Masha Allah thank you fawsia caqliga iyo cilmiga Allah haku barakeyo and thanks fathia for sharing with us its really needed.
@ayaan8877
@ayaan8877 4 жыл бұрын
People's homes will only be destroyed if they don't follow the Islamic guidelines of marriage and life in general. Islam clearly states that the best place for a women is her home. No one is a superhero that can work, cook,clean , raise children and be a wife that smells good and looks beautiful. Something has to give which is usually the man's rights or the proper rearing of the children. Follow the Islamic guidelines and everything will work properly. Allah made a perfect religion, alhamdulillah.
@edilhassan7542
@edilhassan7542 4 жыл бұрын
Masha allah waraysi xiiso badan oo runtii taabanayaa meelo badan oo qoysaska ku dhisan. Mahadsanid Fathia iyo walaalo Fouzia.
@anshaxa1752
@anshaxa1752 4 жыл бұрын
Raga somaliyeed sidey dalki u burburiyen bey qalbiga gabadha maskintana u burburyan lkn gabadha farida kama yesho bahdilad iyo aan kugu tunto ee wey iska celisa doqonka bila dhaqanka
@saousandidar3234
@saousandidar3234 4 жыл бұрын
MashaaAllah wa hooyo xigmad iyo waaya arag badan lee tks for sharing Fathia Absie
@abdulhalimrijaal3899
@abdulhalimrijaal3899 4 жыл бұрын
Very true, I totally agree.
@hudacabdi3268
@hudacabdi3268 4 жыл бұрын
Maasha allah fadxiya waad ku mahadsanthay waraysiga fawsiya qurbaha dhawaan ayaan soo galay wax badan oon meel ku qortay ayaan ka bartay jazakallah kheyr maamo rajayadu ma xuma inta adiga iyo fawsiya oo kale somali noogu jiraan alle ha idin dhowro Love youuuu😘😍😘
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
@maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 жыл бұрын
Fathia absie maalinba haldoor ka bulahada ayaad halkan Keeentaa Taa macnaheedu waa inaad adigu Haldoor tahay taageero buuxdaan kuu ahay sharafeey ❤❤❤❤
@ayanmuktar4718
@ayanmuktar4718 4 жыл бұрын
Masha allah ilahay SWC ha ka dhiigo kuwaa isku waraa abidkood inasha allah waxay uu yihiin tusaale wanagsan bulshada soomaaliyeed ❤️
@ubahguled96
@ubahguled96 4 жыл бұрын
Musliimka aduunka wax far naag qaba ma jiro Somalida waxaan u badan mayaqnaan jecel hal naag iyo caruur ad si fican u koriso.
@suaddahir4473
@suaddahir4473 4 жыл бұрын
Sheikhyada somalida qaarkood Naagaha Uun iyo diinta Waxay ka tidhi Bay ka hadlaan. Waajibkooda Kama hadlaan iyo xaqa alle saaray 😢
@khadrahealthandbeauty3329
@khadrahealthandbeauty3329 4 жыл бұрын
Asc Fathia Guurka somalida daacadnimo ayaa kamaqan Raga badan koodana mas uuliyadiiba way digeen
@hameeda1612
@hameeda1612 4 жыл бұрын
mashaa Allah
@taibaabbas7992
@taibaabbas7992 4 жыл бұрын
So true...hooyo
@makemoneyonline258
@makemoneyonline258 4 жыл бұрын
Thanks Fathia for sharing this was a really good interview ❤️❤️❤️
@nemahmohammedsaeed2297
@nemahmohammedsaeed2297 4 жыл бұрын
Waa nolosha qurbaha saxda ah guurkaba waan ka baqaa hada why nin ka nolosha ila madoobaya wuxuu noqon doono waaba nin somaliyed laga dayri rageenii 😭😭
@sucaadshardi9650
@sucaadshardi9650 4 жыл бұрын
Nolasha qurbaha ma aha wa dhaqan somaliyeed waligeed aya dumarka sidan lo gumaysan jiray oo la uurayn jiray oo laga safri jiray iyado uur Leeh hadana lo iman jiray iyado dhashay niin somaliyeed ilmo uu dhala uun ee shaqo kaleeh kuma laha wala lacag uu siyo ma jirto dumarki horee ayaga ilmahooda uu shaqayn jiray its nothing knew but dumarka somaliyeed qurbaha markay imadeen ayay arkeen nolasha saxda iyo niman ilmahooda korinaya oo xabadka ku haya ama dumarka xuquq sinayay ayay bararugeen
@fadumohussein544
@fadumohussein544 4 жыл бұрын
Waa been iyo qabweynaan waxa guryaha soomaaliyeed baabiyey,,,,,,,
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 4 жыл бұрын
Somali couple do not know family planning, economically, communications, at all.
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 4 жыл бұрын
@HALIMA HANDULEH Sister self hate is dangerous and it's also ignorant to generalised a whole community. I suggest you bring a batter out look on our community that we both love darly. Besides every community has its own fault' s and they addressed correctly rather then belittle themselves. Again thank you for the not so decent comment..
@Nabeelluth
@Nabeelluth 4 жыл бұрын
Abdi Adan They might be generalizing all Somali men but I don’t see self hatred Somali women over here brother. They’re actually talking about facts and reality, I’m glad they brought this topic, as a Somali man I’ve witnessed a lot of losers in our community maybe you still young
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 4 жыл бұрын
@@Nabeelluth I don't know if you can call 33 year's old men with 4 kids a young? I will accept take that as complement my brother !! However the ladies they were bias to all somali men yes I agree there idiots out there and it's facts that can't be denied. It would have been ok if their urgement was 50/50 And share some good positives it can't be all negative.. again Much respect to and your opinion..
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
@@Nabeelluth thank you brother, may Allah bless you!
@Nabeelluth
@Nabeelluth 3 жыл бұрын
@@faizam523 Same to you may Allah bless us all and grant us goodness
@Maimuna114
@Maimuna114 4 жыл бұрын
Mashaa allah tabarakallah . Aad baan ugu riyaaqsanahay rayigiiina, waana wacyigalin aad u wanaagsan. Lakiin sometimes hadaanahay dumarka somaliyeed we need to be realistic. Wax yaaba badan wax si fudud loo badali karo maahan. Waxa kaliya oo aan dhihi karo waa generation kan dambe hooyoyinka haku dadaalan tarbiyadooda. Raga Somaliyeed waalid kii dhalay baa sidan ku soo tarbiyay! For example, wiil sodon jir ah oo waligiisba aan hooyadiis adeejin oo gabadha walaashiisa lagu tarbiyeeyay inay faraxalka fadhiga ugu keento gabar hada uu guursaday inay wax ka badasho waa mustaxiil!!! Marka waxaa ila wanaagsan in wacyigalin loo sameeyo dumarka hada caruurta korinaya inay wiilasha tarbiyeeyan oo ay u cadaalad sameeyan caruurtooda. Intii sidaa ku soo kortayna haloo samro haduusan wax tacadiya samaynaynin sababtoo oo ah kan kale oo imaandonaa waa un somali haysta tarbiyadii kii hore unless aydan ajanabi guursanaynin. Mid na hala ogaado ajanabiga inta inoo muuqata baa u riyaaqnaa lakiiin dhaqan ahaan somali nin ah wax ka wanaagsan maleh saa waa nin yaqaana xurmada iyo xaqa xidika iyo ehelkuba lee yihiin. Ma sheegin mid xun, lakiin somaliga gurigiisa ehel iyo islaam oo dhan baa ku soo hiranaya oo laga marti soori karaa, lakiin ajanabiga waxaa la baray naftiisa kaliya. Hooyadiis xataa holiday gift waxaan ka ahayn inay xaq ugu leedahay ma aaminsana iska daa hooyadaa iyo ehelkaa inuu sooryeeyo.. Ilahay raga somaliyeed xaqa hatuso hana ka dhigo kuwa xaqa lagu leeyahay garta. Waaa jiraan ajanabi Islam ah oo yaqaana xaqa waaridka iyo ehelkaba, ayagana waa hubaa cultural difference inuu jiri karo kasoo sababi karo inuu guurkas raagin.. I am sure so many Somali man oo fiican xaquuda reerkiisana yaqaan inuu jiro. % ka reerahooda dayacay haba nagu badnadaane....
@safardheerchannel4163
@safardheerchannel4163 4 жыл бұрын
Masha allah si wanaagsan ayaad u dhiibatay fikirkaaga waana macquul
@jeffyfan9603
@jeffyfan9603 4 жыл бұрын
Wlhi Fathia Absie wallo Illahay khaire badan masha allah very smart baad tahay sida qoysaska it’s helpful ideas
@halimajaafar193
@halimajaafar193 4 жыл бұрын
Maanshaa allaah dad aqli usaaxiib ah I ❤️❤️❤️❤️you sisters
@Amalhirad320
@Amalhirad320 4 жыл бұрын
Manshallah beautiful
@uksoma927
@uksoma927 4 жыл бұрын
Mashallah my beautiful sisters Mashallah Allah Protect u♥️♥️
@fartunmomarhassan3681
@fartunmomarhassan3681 4 жыл бұрын
Maasha Allah gabadh fariid ah👍
@uksoma927
@uksoma927 4 жыл бұрын
It's true my beautiful sisters
@nasab6929
@nasab6929 4 жыл бұрын
Machallah true Allahayaw Carurta Xiifdi
@aadeymahmoud6905
@aadeymahmoud6905 4 жыл бұрын
Masha Allah wa qof caqli badan ayadon qof ku xadgudbin ayay shegtay waxyabaha qoysaska burburiyo inay xoog badan kaso arurisay aya kamuqata hadalkeda oo somalida ku sabsan wana ay jirta arimahan qorbaha
@samiraige4360
@samiraige4360 2 жыл бұрын
Masha alalh Fawsiya qurux waa hooyo fiican oo ilbax ah rabbi ha dhowro
@asaldhaladodhaxgob5101
@asaldhaladodhaxgob5101 4 жыл бұрын
Masha allah sax wall
@ruqiyaabdisalam4731
@ruqiyaabdisalam4731 4 жыл бұрын
subxaanallah fowsiyo maxey xaqiiqada Ka hadashey dumarku iyagaa is caawiyo alla maxey gabar jaarihi icaawisey illaahoow jannada idinku abaal Mari kii iqabayna aan kheyr Ka waayey waxaa isoo martey inigoo ummul ah in aan masaasadihii soo gadan Kari waayey isagiina diidey in uu isoo gado wallaahi gabadh aan Jaar aheyn baan Ku iri abaaye masaasadihii baan u baahanyahey maalintii axada oo ay masaajidka tagi jirtey ilmahana odeygeedu Ka reebi jirey bey isoo iibisey odeygeediina waxey Ku tiri masaajidkii baan aadayaa maxaa qurbe dhibaato taal alxamdullih illaahey iga saar
@ismacilmuqtaar7320
@ismacilmuqtaar7320 4 жыл бұрын
Ruqiya Abdisalam allaha kuyasiro really its mental damage
@igranh3371
@igranh3371 4 жыл бұрын
💔 Walal Alle haku gargaaro, awladaa ku abaal gudi insha allah
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 4 жыл бұрын
Ruqiya Abdisalam Awlaadda Allaha baari kaagadhigo walal.
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 4 жыл бұрын
Sabar waad ka bixi hadi i aadan sabri karina iska saar caruurta dayacay. Gabar walaasheey sida ahayd 7 dhashay way iska saartay nin kaley guursatay wuu washay
@qalbiuroon1334
@qalbiuroon1334 4 жыл бұрын
Ruqiya Abdisalam Walashey qurbo cııl ıyo calool xumo ayaa ılmo lagu korsaday qaarne seey u samrayen ayeey ku waasheen,ee ılaahey caruurta aan u dhımanay ılaahey ha noo xafıdo amıın
@mounakireh
@mounakireh 4 жыл бұрын
thanks fathia arimaha bulshada intat nala wadagtay halka kasiwad horay usoco mashaalaah
@SarahthMohamed
@SarahthMohamed 4 жыл бұрын
Mashalah , Waa markii ugu horeysey gabar soomali oo maxkax faham buuxda leh. Mashalah
@fatoabdoo7718
@fatoabdoo7718 4 жыл бұрын
Mashallah xabibti
@khadroahmednur8296
@khadroahmednur8296 4 жыл бұрын
MaanshaAllaah maamada Allaha barakooyo fawsiya mahadsanidiin fathiya wll
@ismahan3309
@ismahan3309 4 жыл бұрын
Masha Allah walalayal. waa arin loo bahanyahay in ay marwooyin badan ka hadlaan waxna ka iftiimiyaan intii karankoda, Bal inoo soo xul mahadsanid. ❤
@filsanabdi218
@filsanabdi218 4 жыл бұрын
Manshaa Allaah tabarakalah ilaahay ha idin xafido
@safiyahussein1238
@safiyahussein1238 4 жыл бұрын
Thank you very much for you helping and support and my allah give you paradise both of you I love you so much HABO and I would like to meet you one day If allah said
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 4 жыл бұрын
Mashaallah ala xifdiyo mamoyinka tayada leh ala badiyo
@qadi7632
@qadi7632 4 жыл бұрын
ماشاء الله
@ayanjama7955
@ayanjama7955 4 жыл бұрын
Exactly
@h.lakimohamed5126
@h.lakimohamed5126 4 жыл бұрын
Absolutely wallahi warka ayey dheyda ka caddeysay. Eebbe haydin dhawro
@uksoma927
@uksoma927 4 жыл бұрын
It's true mum
@rodanur6609
@rodanur6609 4 жыл бұрын
Waa run
@aslimuse3713
@aslimuse3713 4 жыл бұрын
Haweenyadu run badan walhi waxaan ka dhaxal waxa wanaagsan hadan meeshan imaaday hooyadan waxa badan ayaa ka guntaye guulayso habo
@zuruurismail4482
@zuruurismail4482 4 жыл бұрын
Manshallah fouzia iyo fathia Noolada waa talo mar hore loo baahnaa reera badan oo burburay iyo dumar nolashii ka dhacay xanuunsaday because of nimanka soomaliyeed dhibatada ay u gaystaan inkasyoo aan idhaa iyagaa is dhiga marmarka qaarkood in lagu dulsocdo haddii aanay meel iska marin ‘ruugaa raqe’!
@sadiaali7271
@sadiaali7271 4 жыл бұрын
ماشاءالله عليكي يا غاليه😍
@dekaaden7274
@dekaaden7274 4 жыл бұрын
This is the fact walahi 👌👌👌
@khadrahealthandbeauty3329
@khadrahealthandbeauty3329 4 жыл бұрын
Masha allah Foziya runtay ka hashay iyo xaqiida Allahu Akbar
@Yasmin-xt2rj
@Yasmin-xt2rj 4 жыл бұрын
Fawsiya mohamed hashi waa inadeertay ❤️❤️❤️❤️
@najahali9926
@najahali9926 4 жыл бұрын
Dhamaanteenba qof walba qof fiican ayuu raadinaya Alle ha u fududeeyo Lkn raga somalida ma garanayo wax ka siya inan walba waa lay xumeeyey ayey leedahay 😥😢
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 4 жыл бұрын
Waa sax
@sulkhaabdi9382
@sulkhaabdi9382 4 жыл бұрын
Mnshanallah wayo arag dhamistran aya is helay
@salladosman9344
@salladosman9344 4 жыл бұрын
Habayar Somali fiican ayay ku hadashaa iyada aan somaliya ku soo korin. Kuwa luuqada somaliga is iloowsiiya ogaada in AfKa lagu hadli karo adiga aan somaliya ku dhalan ana ku soo kordhin.
@asiliya1344
@asiliya1344 4 жыл бұрын
Waa waxa caruurtoodu jeelalka uga buuxaan oo isku dilayaan sababahaas oo dhan
@lulhersi2456
@lulhersi2456 4 жыл бұрын
Asc fathia iyo fouzia aad baan idin salaamay indeer runtii waa wax aad loga naxo qosaska somaaliyeed dhibaatada dhex taala laakiin waad ogataan in aanay gabdhaha qurbaha uu in aanay dhibku haysan ee ay kuwa dalkuba ay qabaan mid la mida oo cid cawisa iyo cid u maqan aan ilaahay ahayan aanay jirin😭😭😭
@munafaisal6775
@munafaisal6775 2 жыл бұрын
noloosha inan wada fahno aya wanagsan subxanallah
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 4 жыл бұрын
Masha’Allah hooyo Allaha kubarakeeeyo. Ninka Somaliyeed doorka uu reerkiisa u ogalyahay maxaytahay.? Inuu hurdo maahee marku guriga joogee
@hibaqhersi2190
@hibaqhersi2190 4 жыл бұрын
Masha allah inaabtiday noolow.
@AlmadBaking
@AlmadBaking 4 жыл бұрын
Ilaaheyga somali iga dhigay eed malaha alhamdulillah aabahay nin wanagsan waye waye hadan dareemikara lkn am worry about my future husband Yaarabi mid wabagsan
@SM-qx5he
@SM-qx5he 4 жыл бұрын
Guurkii guulaystay waxaa kahadla sheekh maxamed gawoowe or gaboowe waamuxaadaro qaaliya anyway Soomaliman in loosamra mooyee wanaag maleh!
@ruweydacibaar460
@ruweydacibaar460 4 жыл бұрын
Masha allah wlhi waxad tihiin dad qiimo badan topic qiima lehna waad kahadashen
@anisaosman6192
@anisaosman6192 4 жыл бұрын
Qaybtii 2aad please fathia.
@kamilaalinor7329
@kamilaalinor7329 4 жыл бұрын
Labe qof oo role models ii ah aad ban ugu farxay halkan markan ku arko mom fouzia hashi iyo fathia Absie, liibane dhamaantood
@ryanmohamed9861
@ryanmohamed9861 4 жыл бұрын
Mansh Allah momada maxey wax badan ogtahay ..
@saaam6896
@saaam6896 4 жыл бұрын
Farxiyaay KZfaq waba ku washay sida mahadho u daydayey wllo
@araweelo8467
@araweelo8467 4 жыл бұрын
Masha allah dumar wax badan og
@haweyahaibeahmed125
@haweyahaibeahmed125 4 жыл бұрын
Mansha Allah alle haydin xafido❤️
@aasiyacilmi9518
@aasiyacilmi9518 4 жыл бұрын
Fatahiyaay wll markaa dawaday hadal waan soo celin wayay why waa xaqiiqada waxa Ka hadleesa
@saruujaabdi1158
@saruujaabdi1158 4 жыл бұрын
ta yeelasa ayaa doqonah in ay iska erido ayaa fiican haduu ula imaado naagbaan guursadey
@ismahaancabdullahi4314
@ismahaancabdullahi4314 4 жыл бұрын
Asc wall qali fathia waxa sugeynay shekadii qebtii 8 meedey quruxeey
@amaalahmed1847
@amaalahmed1847 4 жыл бұрын
Soomaalidu waa mowjad sidaas ayuunbaa loo baaxadagayaa mana garankaro goorta laga baxayo waad mahadsantiin walaal waa barmaamij qiimo leh
@Amaalgelle121
@Amaalgelle121 4 жыл бұрын
Waa ilmeeya markan dhagayso arintan oo kale
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 4 жыл бұрын
Aaway raggiini naxdin waynaa😭😭😭😭
@Nabeelluth
@Nabeelluth 4 жыл бұрын
hamda hassan Ha nixin walaal ragu iskuwada mid ma’ahan kuwa laga sheekanayo wa kuwa nusqaamay Allah hasoo hadeeyo dhamaanteen
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 4 жыл бұрын
@@Nabeelluth Allow ragga noo hagaaji wallahi ragga dayacay masuuliyaddoodi way nagu bateene Allow ragga noo hagaaji.
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 4 жыл бұрын
More talk of this plz somalideena aaad iyo aad baan udhibanahay illahay hanoo gar gaaro
@fadumaadan3332
@fadumaadan3332 4 жыл бұрын
Yaa allaah Soo hadee ragga soomaaliyed aamiin. Aynu u duceyno raggeena.
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 жыл бұрын
Waa in ay wada shaqastaan oo ninku uu xaaskiisa caawiyo..ilaaliyo wax kasta oo ay jeceahay u sameeyo..lakin badanaa nimanka somalida way dulmiyaan dumarka .so agrasive
@naimaolad4481
@naimaolad4481 4 жыл бұрын
Walashey waxan kasugeynaya shekadi away
@tiinaali5560
@tiinaali5560 4 жыл бұрын
Farxiye cadeey
@ahmedyusuf5553
@ahmedyusuf5553 4 жыл бұрын
Yaab!!! mushkilad ayaa qurbaha taala
@itaqilaahiimaan4533
@itaqilaahiimaan4533 4 жыл бұрын
ASC WAABA NOLOSHII QURBAHOO LA SOO KOOBAY 😑😑😑😑😑 MAASHAA ALAAH 2 QOF OO WAX BADAN OG ❤💚💜
@abdulhalimrijaal3899
@abdulhalimrijaal3899 4 жыл бұрын
Wadankiina rag baa burburiyay hadana diidan mas’uuliyadoodii kasoo bixi waayay qurbaha la joogo, walee dimarkkenii soomaaliyeed waa lagu tuntay....waa arrin aad looga xumaaday...the nation of FADHI KU DIRIR
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 4 жыл бұрын
Allahaw u gargaar gabdhehana somaliyeeda
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
Fathia absie eedo horta dadka KZfaqr ah kuwa ugu masulsan uguna wayo aragsanbadtay ana waankugu xidhanay lkn Guurka wanagsani wuxuu Kuxidhan yay base kisu waaa economy
@CASKA1212
@CASKA1212 4 жыл бұрын
Cajiib! Alla maxaa xaqiiqooyin maamadu ka hadlaysaa Alle nolosha ha fahansiiyo somaalida wax badan baa ka maqanee (anaga dhalinyaro ahaan waxa nalooga tagay waa gabay iyo geel dhac,qab faan.)
@asiamaxamedxasan1424
@asiamaxamedxasan1424 4 жыл бұрын
Waa runta maamo
@hawohassan3714
@hawohassan3714 4 жыл бұрын
Masha Allah fatxiya caday faraxsan iyo Habaryarteed sodhawaaada ❤️💝❣️💯
@user-rz3nz8cs5p
@user-rz3nz8cs5p 4 жыл бұрын
Caku gabadhii nin soomaali u dhaxda ayaan daranaa 😢😢😢
@fathamusse6132
@fathamusse6132 4 жыл бұрын
Fathia we miss the love story (mahadho)
@mustafecali5995
@mustafecali5995 4 жыл бұрын
Horta waxa layidhi far kaliyii fool ma dhaqdee in la is caawiye waaa waajibaad la isku leeyey kolay waa la ogyahay in ragga soomaaliyeed waxooga qab wayni ku jiro hadana kolay ragg wacan jira oo noloshaa wax ka fahansan dee sidan aad sheegaysaana meesha wax dhaamaa ma jiree see wax yihiin soo ma ahyn inta wanaagsana wanaagooda sheegtaan waa mahadsantihiin
@haweyahaibeahmed125
@haweyahaibeahmed125 4 жыл бұрын
Mustafe Cali inta wanaagsan inta xunbaa kabadan kolkaa waa sababta inta xun looga hadlaayo
@jamaali3847
@jamaali3847 4 жыл бұрын
Anigu waxan u arka qof xun o nasib
@saafih1561
@saafih1561 4 жыл бұрын
Qorshe la,aan ayaa kujirta guurka. Qfku garanmaayo sababta uu u guursanayo taasi waa run
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 9 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 41 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
FARXAD RAGII KUFSADAY MAMA SAAFI WAALA WADA HELAY ALXM💪
34:18
Aliya henna🥰🥰
Рет қаралды 5 М.
itoopiya & Somaliya oo ku kala kacay Shirkii Turkiga , Maxaa xiga
22:31
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 2,8 М.
Safi Sheikh Cumar Oo Walaalkeed Si Xun Xamar Ugu Garaacay🥲
27:50
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 15 М.
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 9 МЛН