HABBOON S2 XALQADA 17AAD | "ANIGA WAANBA QUUSTAY XALIIMO WALIGEYD WAXEY LAHEYD GABADHA WAA NOSHAHAY"

  Рет қаралды 1,182,336

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

HABBOON S2 XALQADA 17-AAD | "ANIGA WAANBA QUUSTAY XALIIMO WALIGEYD WAXEY LAHEYD GABADHA WAA NOSHAHAY"
DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
PRODUCER: SAYID HUSSEIN
EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
CAST:
ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
ABDIWALI OMAR = JAMAAL
AADAN AFEEY = DUCAALE
FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
SAGAL ALI = ISMAHAAN
MAHAMED WARSAME = XIRSI
MUNA ABDI = ISTAR
XAMZA YARE = CUMAR YARE
FARTUUN TAMAAM = MARYAN
MARYAN YUSUF = IDIL
ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
FAATUUSH = XAMDI
SUWEYS XASAN = FAIZO
ABDALLA ALI = SAMATAR
RAMLA AXMED = SALMA
MAXAMED ISSE = XASAN
SALMAAN = JACFAR
FAADUMO = AAMINO
SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITY
#astaantv

Пікірлер: 2 100
@sadirimukhtar6590
@sadirimukhtar6590 Жыл бұрын
inta xayasiska is dhafiso ismujiya like😂😜🤣😂
@istaahilsiciid7484
@istaahilsiciid7484 Жыл бұрын
Mᴇ🤣ʜᴀᴅᴀʟᴀᴅᴀ ᴏᴅᴀʏᴀᴀsʜᴀɴᴀ ᴡᴀ ɪsᴋᴀ ᴅʜᴀᴀғɪʏᴀʜ
@eglanmohamed6861
@eglanmohamed6861 Жыл бұрын
Me anaa kow ka eh
@lakiaxmed4403
@lakiaxmed4403 Жыл бұрын
Anu marka habarta dhrkeda arkay aya fahmay inu shikari cawa ama hbn danbe yahay
@hamdakayse
@hamdakayse Жыл бұрын
Ma qof ayaa xayasis daawada wah 😅😅😅
@maryamanadar8757
@maryamanadar8757 Жыл бұрын
Anigaba mafiirsadi 😅😅😅
@maxamedlakiman7775
@maxamedlakiman7775 Жыл бұрын
War Saxibayaal Inta jecel Musalsalka in Daqiiqadaha laga dhigo 40 daqiiqo Love isaara 😃Habeen kasta Bargo kama Bixi karne
@bashiirsalaad7709
@bashiirsalaad7709 Жыл бұрын
40 xitaa hadii laga dhigo bargo lee ahaanee hhhh
@maxamedlakiman7775
@maxamedlakiman7775 Жыл бұрын
@@bashiirsalaad7709 Taas Been ma ahaa lkn Marax uu noqona sxb Marki aad loo dheereeyo
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Жыл бұрын
Koley kama dhigayaane
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Жыл бұрын
Maragta daqiqadaha waa yaryihin
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 Жыл бұрын
Bar go' hadii aan laga dhigin musalsalka xiiso ma yeelaayo
@mawsim5444
@mawsim5444 Жыл бұрын
Oday ducaali wlhi waa qof qalbi wanagsan astaan tv odyagaa ogaada oo ka farxiya waa abo somaliyeed wlhi abayaashi sidaa aha way dhamdeen one love aabo ducaali❤😊
@queentanya3787
@queentanya3787 Жыл бұрын
Haa waa odayashii hore waliba waa educated
@zamzamabdisalaan6241
@zamzamabdisalaan6241 Жыл бұрын
Asaant ubad ayu ka shaqeyaa be aba ducaale ani halkaas ayanba ku bartay ka hor haboon wa macalin caruurta ayu farshaxan ka bara soo daawo astaan ubad ku qor
@mawsim5444
@mawsim5444 Жыл бұрын
@@zamzamabdisalaan6241 wlhi hadaa waa war farxad leh
@maymuunkoshin6395
@maymuunkoshin6395 Жыл бұрын
Dadka filimka ader ducaale ujeclaa ader ilahay cimrigaga iyo caqligaga hakuu hagajiyo waxatahay qofwanagsan mana qarsomo wanaga ❤️❤️
@nastehaismail
@nastehaismail Жыл бұрын
Intaa fahantaay in haboon Cid khaldaan heeshay like isar
@khadiijosiciid6841
@khadiijosiciid6841 Жыл бұрын
Aabe ducale sorry waxa kudhacaya na
@mohahassan4199
@mohahassan4199 Жыл бұрын
Cideda sax eh wayo hee
@aaminadiy3020
@aaminadiy3020 Жыл бұрын
Cida saxda ah maay helin sorry haboon
@mohamettapdalla9407
@mohamettapdalla9407 Жыл бұрын
Haa cideda waxa waaaye wilka maqayada lashaqeyo walolo yihiin iyo odayga bidaarta leh 😁
@farhiyaahmed7395
@farhiyaahmed7395 Жыл бұрын
Wan fhmy blse haday hesho filinka wuu ku dayay😇🥲🤣
@amiiraaxmed9015
@amiiraaxmed9015 Жыл бұрын
Cidaan iney haboon dhalin inta igu raacsan😭😂👋🏻
@zoumayamaajid7842
@zoumayamaajid7842 Жыл бұрын
Tuuugo Wye 😂😂😭😭🥺 kilyaha be rabaa umalena
@quruxditogdheer5352
@quruxditogdheer5352 Жыл бұрын
Me
@maariaabdirizack4763
@maariaabdirizack4763 Жыл бұрын
@@zoumayamaajid7842 your so funny 😂😂😂
@maryancrisaaq6153
@maryancrisaaq6153 Жыл бұрын
Ma,aysan dhalin xirsi wiilka lashaqeya eedadi ayaa dhashay haboon
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 Жыл бұрын
Aniga kow ka ah
@abdirahmanmudugaawiofficia1968
@abdirahmanmudugaawiofficia1968 Жыл бұрын
Aniga waxaan arkaa jacfar oo habon wllked ah inuu ag marayo sorry zxp jacfar 😭😭😭😭 hirsi bay garanasaa wllkeda dhabta ah waa jacfar inta igu raacsan love
@ruqiyaaadan3268
@ruqiyaaadan3268 Жыл бұрын
Haboon family Geedi saxda ahaa maha inta igU raaczan😂👍
@moa341
@moa341 Жыл бұрын
Family tuugo ah soo galeen mesha 😁🤣🤣
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 Жыл бұрын
Haboon in aysan qoyskaan dhalin ay jacfar io qoyskoodu dhaleen inta igu raacsan☝️
@fertunali1007
@fertunali1007 Жыл бұрын
Habon jafar eedadis aya dhashay cidan dantoda ayan garan la ahay weyba yaqanan ifraax ayala dhahaa habon
@aniso374
@aniso374 Жыл бұрын
@@fertunali1007 maya hoyaadeeed naagti loola aroosay ee ka maseertay imee tahaa laga yabaa
@jemrdicagoofcolqoslaye9583
@jemrdicagoofcolqoslaye9583 Жыл бұрын
@@fertunali1007 may haboon iyo jacafar way isla dhashen oo jacafar hooyadisi dhimatay ba dhashay
@salmaabdullahisagr3925
@salmaabdullahisagr3925 Жыл бұрын
Walhi jacfar ayey ladalate😂👆
@SomalidocumentryTV
@SomalidocumentryTV Жыл бұрын
@@fertunali1007 cidaan lacag ayey leeyihiin ilma badana ma dhalin hal gabar ayey heystaan magalada ayey kaso maqleen ,haboon reer ducaale ula baxee magaceda dhabta waa ifraax
@xamdixasan3986
@xamdixasan3986 Жыл бұрын
Haboon familkeeda saxda inaysan ahayn inta aaminsan love saara
@siman_mohamad
@siman_mohamad Жыл бұрын
Aniga 😂💔
@nashadhajji915
@nashadhajji915 Жыл бұрын
Sax sidas aminsanhy ani xitaa😁😁😁
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Жыл бұрын
Hade hesho musal salka wuuba dhama na
@hamdikasim
@hamdikasim Жыл бұрын
Habon familykeda waa family ka jacfar
@ikranmaxmedikranmaxamed9314
@ikranmaxmedikranmaxamed9314 Жыл бұрын
Mawa ahan wa qayano sa filayo
@ruqiyaabdikhalaq
@ruqiyaabdikhalaq Жыл бұрын
Haboon jacfar wllshi inay tahay inta og KuwaN khaaimin waaye 😂😂😂
@alluuali5671
@alluuali5671 Жыл бұрын
Haboon sorry Cid qldn u tagty
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Odey ducale so funny adba wad iga caga jideysey kulaha lkn haboon reerkedi maha kuwan lo keeney inta igu racsan👋🏼
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Жыл бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@safiyomaxamuud2584
@safiyomaxamuud2584 Жыл бұрын
Aaamiin
@amrilabdirizack5508
@amrilabdirizack5508 Жыл бұрын
Amin ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xaragabaadansidihoyaded628
@xaragabaadansidihoyaded628 Жыл бұрын
Ameen wll dhamatenba
@MohamedAhmed-br8gf
@MohamedAhmed-br8gf Жыл бұрын
Amiin
@dhoolshirwanaajiye552
@dhoolshirwanaajiye552 Жыл бұрын
Aamiin
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🕋☝❤
@barwaqocabdisamad6128
@barwaqocabdisamad6128 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam
@seynibmuuse7973
@seynibmuuse7973 Жыл бұрын
Lvvvnjjbbvmbvb
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄
@habibonoor8730
@habibonoor8730 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@xaawofaarax9768
@xaawofaarax9768 Жыл бұрын
Scw scw wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs
@shukrihassan5987
@shukrihassan5987 Жыл бұрын
Me and my mom started watching this recently together love from Canada!🇨🇦🍁
@nasronuur2607
@nasronuur2607 Жыл бұрын
Same faisal
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial Жыл бұрын
Masha Allah
@nafisajama4405
@nafisajama4405 Жыл бұрын
I was not into Somali movies. I heard a lot of good things about this show. I watched all season 1 and season 2 for two days that’s how much I liked it also from Canada. The only thing I wish they would get the guys to help the kitchen. We’re in 2023. Are women still catering to men like this?
@kaffiiftin8954
@kaffiiftin8954 Жыл бұрын
My little sis used to call shukri and my mom never watched series ever till sis showed her this series and recently watching now! ☺
@hanoush101
@hanoush101 Жыл бұрын
Ismahaan hool nacayb darteed ay xildhibaanka u guursanaysa 😂😂😂💔 Ya igu raacsan😂🙌
@maashaallah4965
@maashaallah4965 Жыл бұрын
Ma ila aragtay shaqada guriga ka hor imaatay 😂😂
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
@@maashaallah4965 wll waxa ku qoran filmka isninta iyo khamista laso daya habenkoda sidaan ugayey wan dalay khamistiba igu horeysay dawashadisa ma sidanbay ula raagan😐
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Жыл бұрын
Hadaa Jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈
@caashokiin7600
@caashokiin7600 Жыл бұрын
Waa fadhiyaa😂😂😂😂
@saynabsaynab9683
@saynabsaynab9683 Жыл бұрын
Waba runta
@camper7664
@camper7664 Жыл бұрын
Hadaad magaca Allah u jeedid like saar 🖤 الله🖤
@suldaakanolosha0873
@suldaakanolosha0873 Жыл бұрын
Waaw
@farhanadan5362
@farhanadan5362 Жыл бұрын
Allah ❤
@sulekhaabdullahi9862
@sulekhaabdullahi9862 Жыл бұрын
Who is crying with me when Habon run and say Hooyo 😢😢😢
@nimaoabdurrahman9571
@nimaoabdurrahman9571 Жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyey ah Illahow hooyoyinken u danbi dhaaf 😢😢
@rahmaabdi7868
@rahmaabdi7868 5 ай бұрын
Alla waa soo emotional aha I cry too 😭❤️ hooyo waa hooyo way garatay cunugeedi Inuu baboon ahaa ilaahayow waalidkeena hana qaadin
@booshaalproduction2874
@booshaalproduction2874 Жыл бұрын
2 shey oo aan ku amaanaayo qeybtaan oo aan wax ka bartey. 1. Hab dhaqanka Sodohda iyo gabadha caruusada in qof 3aad mar walbo dhaxda uga jiro. 2. Mas'uuliyad darada daraawalada iney sababto balwada. Thanks #Astaan
@asmahasnabaas9088
@asmahasnabaas9088 Жыл бұрын
Wax garad
@khadarfilipiinciiltire8963
@khadarfilipiinciiltire8963 Жыл бұрын
Aad baan kugu racsanahay walaal midaas garashada hakuu zi,yaado
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 Жыл бұрын
Saxiix garashada alahha kusiyaadiyo😍
@bahjaabdi3995
@bahjaabdi3995 Жыл бұрын
Inta og inay dhalin reerka cusub habon🥺like
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ Like 👍 saar ❤SCW
@shukriabuukarxasanshukriab1201
@shukriabuukarxasanshukriab1201 Жыл бұрын
Scw scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄
@nahadahir234
@nahadahir234 Жыл бұрын
Scw ❤️
@zahraxuseen
@zahraxuseen Жыл бұрын
Scw s
@MohamedAli-ku3io
@MohamedAli-ku3io Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@hani321ahmed9
@hani321ahmed9 Жыл бұрын
Jah caawa ducaale iyo maamo sowkuna jacayl nagu dul jilay😂😂❤
@nimcocabdi1583
@nimcocabdi1583 Жыл бұрын
Soomaha
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 Жыл бұрын
Yarka Ahmed oo driver ah waa misaanka culus hab jilniinkiisa 🔥❤️ Thumb up Ahmed
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 Жыл бұрын
Thanks bro 🙏🏾
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 Жыл бұрын
@@abdiazizabdille2711 filmka adaa igu haya abdiaziizow🥰🥰
@ducowaalidwaadahab4217
@ducowaalidwaadahab4217 Жыл бұрын
Intaa aan hal maalin dhaafin fadlan gacanta taaga ✌️✌️
@nasteexoxasan5542
@nasteexoxasan5542 Жыл бұрын
@khadijomohamed9105
@khadijomohamed9105 Жыл бұрын
✋️✋️✋️
@iqriinaali9890
@iqriinaali9890 Жыл бұрын
🤚🤚🤚😂😂
@ayaanqali3202
@ayaanqali3202 Жыл бұрын
P☝️
@Aaliyahah
@Aaliyahah Жыл бұрын
👆👆👆
@alboqortoyo004
@alboqortoyo004 Жыл бұрын
Shilka oday ducaale inta ogeyd intusan bajaajka dhaqaaqin legendka filimada tahy ismuuji😂😂👏👏👏👏👏
@FursadahaNolosha
@FursadahaNolosha Жыл бұрын
Oo waxa soconayay muxuu ahaa marka hhhhhhh
@Oofwareen
@Oofwareen Жыл бұрын
Hhhh aniga wlh
@naciiimo8424
@naciiimo8424 Жыл бұрын
Aduunkan amraneey malaysla joogayo marku lahaa si ogaa sorry
@hilalladan5740
@hilalladan5740 Жыл бұрын
Waliba la diidanyhay inu arko cida haboon dhahday cidada nahy hhh hindi hindi camal noqdayba filmki
@hamdihassan7095
@hamdihassan7095 Жыл бұрын
@@hilalladan5740 😂😂😂😂😂
@jinzola1764
@jinzola1764 Жыл бұрын
the best person ever the most knowlede able and the most shine all created prophet muhammad scw ❣❤❤❤
@muunasacad1294
@muunasacad1294 Жыл бұрын
😭😭
@anfacxshisheeno1242
@anfacxshisheeno1242 Жыл бұрын
Aniga ila hada ma aamin reerka habbon shegtay iney reer kodi yihin inta ra yiga ila qabta ineysan rerkan habbon dhalin ismuja hee 🙏
@RNN1234
@RNN1234 Жыл бұрын
Haboon jacfar Ayay La dhalatay magaceedii Hore na Waxuu ahaa Ifraax
@zainabfaysal2547
@zainabfaysal2547 Жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay wllhi
@zamiiroaxmed2661
@zamiiroaxmed2661 Жыл бұрын
Inta xayeysiska is dhafisa like igu sharf🤣🤣🤣🤣
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 Жыл бұрын
Qof kastoo Muslim ah Muradkiisa oo khereysan Allaha usahlo wllyaal😩🤲🤲
@rahmabashir3846
@rahmabashir3846 Жыл бұрын
aamin aamin 🤲🤲🤲🤲
@bushracumar4414
@bushracumar4414 Жыл бұрын
Amin amin
@habe2652
@habe2652 Жыл бұрын
امين وياك حبيبتي 🥰
@siman388
@siman388 Жыл бұрын
Aamiin yaa rapi
@nashaadyuusuf8860
@nashaadyuusuf8860 Жыл бұрын
Amin yaa rabi wll
@sumayabishaar5448
@sumayabishaar5448 Жыл бұрын
Yaaa ila jecel istar hadalkeeda😂😂😂😂
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Istusad weeyaaan🤣😂
@hodmanmohammed1884
@hodmanmohammed1884 Жыл бұрын
ᴍᴇ ɪsᴛᴀʀ ғᴜɴɴʏ ᴡʟʜ😭😂
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 Жыл бұрын
Walalnimada iyo dhanka waalidka sensitive ayaa noqdaa waa ilmeeyaa markaa daawanayo 😢😢 waan jeclahay waalidkay iyo walaalahay lkn walaalaha mar walba sidaa ka rajaynaysid maaaha Allaha noo xafido dhamaanteena🤲🤲🤲
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝🕋❤
@mushtaqhasn770
@mushtaqhasn770 Жыл бұрын
Scwscwscw
@maxamedcabdi312
@maxamedcabdi312 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@foosiyomohamed4099
@foosiyomohamed4099 Жыл бұрын
Scw scw scw 😍
@maryanabdi4641
@maryanabdi4641 Жыл бұрын
scw scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄
@muniiraadam6098
@muniiraadam6098 Жыл бұрын
Waalid nimada waa wax aad ufiican waalid la aan waa murugu walhi igu qaata azxaabta😓like saara please hadad kaheshay qoralkayga
@roodadheer7836
@roodadheer7836 Жыл бұрын
Ha runti
@muniiraadam6098
@muniiraadam6098 Жыл бұрын
Walhi saa id u ooyay
@fardowsamohamoud5337
@fardowsamohamoud5337 Жыл бұрын
Allh aabe ducaale hadaa yey dhahaayey aduunkan lislama joogeyo hooyo amran udhahayey hadi madhinteyna😭😭😭😭😭😭
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Жыл бұрын
24:40 🥺🥺🥺astaan thanks wlaahi clip dhiira galin ah ayaad kuso darten inta balwda leh Allow naftooda kareeb😩😩😩
@Hanuumuxummed2738
@Hanuumuxummed2738 Жыл бұрын
Nabigeena aan ku salino hal mar صلى الله عليه وسلم layg dhac kusii mahadsanid 1000 igaadhsiiya
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄
@xaragabaadansidihoyaded628
@xaragabaadansidihoyaded628 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@hibaqxasan3389
@hibaqxasan3389 Жыл бұрын
Scw❤❤❤
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
Salla allahu caleyhi wasallam
@mushtaqhasn770
@mushtaqhasn770 Жыл бұрын
Muraad kaaga alle ha aqbalo igulasaliya xabiibkeena maxamed scw waa habeen jimco ah
@seynbseynb9192
@seynbseynb9192 Жыл бұрын
Scw scw
@xayatshirenuur1614
@xayatshirenuur1614 Жыл бұрын
Scw
@dhiplaawekukuu1722
@dhiplaawekukuu1722 Жыл бұрын
Scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Жыл бұрын
Callehi Sallatu wasallam yaa Rasuulullah yaa xabiibu llaah ❤❤❤❤❤
@mohamedibrahimhassan9109
@mohamedibrahimhassan9109 Жыл бұрын
Jamal or habbon best acting 😘😘
@xamseck2400
@xamseck2400 Жыл бұрын
Keep going sister and your friends and family and family 👪 ❤ ♥
@fartuunaadan4575
@fartuunaadan4575 Жыл бұрын
Gxdjddfg
@MOHAMEDILYAS3434
@MOHAMEDILYAS3434 Жыл бұрын
Haboon inta Og Inee tahay Baariyad Naxariis Badan Farta taaga Oo Isoo raaca.
@munatimajilic2303
@munatimajilic2303 Жыл бұрын
Istar inta ila og in Muna la dhaho wn salaamaY👋😂😂
@zuhureyyyy
@zuhureyyyy Жыл бұрын
Haa waa oghy Ani😂😂
@aaminoyusuv2816
@aaminoyusuv2816 Жыл бұрын
Waka qadayi
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 Жыл бұрын
Haboona ishwaaq wye magaceeda idilna maryan drs xamdi fardowso ismahana sagal😂😂😂
@Moonah0
@Moonah0 Жыл бұрын
haa waa samideen😩😂
@lamyaahmed8782
@lamyaahmed8782 Жыл бұрын
Indhaha maan la’nhy maxa sowta mesha lagu soo qor ayga dhan😂
@mohamoudofficial
@mohamoudofficial Жыл бұрын
CAAWA WAA JIMCE IGULA SALIYA XABIIBKEENA MUXAMED SCW 👍 👌 💛 😙
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄
@iqroahmed7249
@iqroahmed7249 Жыл бұрын
Scw scw❤
@asiaasli9437
@asiaasli9437 Жыл бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@keysedhoore1766
@keysedhoore1766 Жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 Жыл бұрын
Haasawaha xasuusti hore ducaale io amran wn ka helayba 🥰🌺 O idil show ahmed bay jeceshaho ay u murgaysaa😁
@baashiproduction5132
@baashiproduction5132 Жыл бұрын
inta qiirootay marka haboon hooyo ay tiri😢
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Heesta jamaal u daaran waxa dareemi kara "Qof jaceylkiisa waayey oo hadana Jeceyl wali u qaba".😥 Wxba maad sameynine Nasiibkaa sida dhala😭🙌🏿
@safiyaabdullahi2976
@safiyaabdullahi2976 Жыл бұрын
😢
@shariifodaahir2114
@shariifodaahir2114 Жыл бұрын
😛😛😛miskiin
@ayaanmohamuuth4189
@ayaanmohamuuth4189 Жыл бұрын
🥺😭waa run runtii wa xanuun markaa waydid qof aa jeceshhy hdana anad ka maarmin😭😭
@zahomouna1424
@zahomouna1424 Жыл бұрын
Heesta magaceed
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
@@zahomouna1424 Abdulqaadir Jubba qaadey "wxa ladhahaa anigu wali sidii baan .
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Inta aan waligood xalqad dhafin love 😂
@shadiyaomar4335
@shadiyaomar4335 Жыл бұрын
MASH Allah ❤️🥰
@Soloman2001
@Soloman2001 Жыл бұрын
Istar: Adiga iyo reerkaaga waa idinku wareeray Xirsi: Maxaa keenay wareerka!? 😂
@lipantotti9831
@lipantotti9831 Жыл бұрын
Comment aydo flimku meshas uu ii marayaan arkey cajiip wlhi 😂😂
@abujurayd2913
@abujurayd2913 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын
"Naagna diiday loogama hadho, geelna dooh loogama hadho." Maahmaah. Mahadsanid Adeer Ducaale.
@obayd4617
@obayd4617 Жыл бұрын
Nin maaha waaa geeel dooh loogama haro
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын
@@obayd4617 Mahadsanid saaxiib
@mahmett9373
@mahmett9373 Жыл бұрын
Kuwo sanadkan maaha yaah maraxoow hda naag majirto ee Danista yalaa jiraan ee ha’isku baahdilin Sxb Kafiirso Naag waa buuxda habaryin oo Naftada oo kaliya hormari
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Dooh maxa lagawada
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 Жыл бұрын
@@haala552 geela🐪 marka jogso la le yahay ama istaag
@hiboibraahinhibo4370
@hiboibraahinhibo4370 Жыл бұрын
Caawa waa jimce kusaliya nabiga scw
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Жыл бұрын
Callehi Sallatu wasallam yaa Rasuulullah yaa xabiibu llaah ❤❤❤❤❤❤
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
Salla allahu caleyhi wasallam
@muwaahibqueen3381
@muwaahibqueen3381 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@fahimacilmi3577
@fahimacilmi3577 Жыл бұрын
Scw❤
@zeinabhaji4243
@zeinabhaji4243 Жыл бұрын
Scw
@abdihakimhariir4641
@abdihakimhariir4641 Жыл бұрын
Kusaliya xabibkeena nabigeena Rasulkeena mohamed صلى الله عليه وسلم
@wardasuldan7448
@wardasuldan7448 Жыл бұрын
Intaa ka naxday shiilka Aabo ducalee😭😭😭
@barwaqoibrahim8356
@barwaqoibrahim8356 Жыл бұрын
Ilhy mid runa kama dhigo
@imabdullah3538
@imabdullah3538 Жыл бұрын
Kama nuxin wa shil been been ah kk
@maryamaomardool182
@maryamaomardool182 Жыл бұрын
Wala so diray yaso diray tolow 🤣🤣🤣
@peyonzee3195
@peyonzee3195 Жыл бұрын
@@maryamaomardool182 yaa rabo inu ducaale dilo o uso diray😂
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 Жыл бұрын
@@peyonzee3195 taliy3 kwrn bajajta saa uwado kulahaa 😉😂😂
@mkhtrcali4386
@mkhtrcali4386 Жыл бұрын
Nabigeena Maxammed ee Sharaafta Badan Kusali "SCW"💟🌍🙏
@amrilabdirizack5508
@amrilabdirizack5508 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
Salla allahu caleyhi wasallam
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 Жыл бұрын
Waalidku waa hadiyad eebe ina siiyAy alx❤💯
@maxamedismaaciilofficial1674
@maxamedismaaciilofficial1674 Жыл бұрын
Anigu filinka 17 aad ayaankala bilawday inta iso dhawaynaysa like isa wllyal
@hamdimed2608
@hamdimed2608 Жыл бұрын
Hadey intas ku qanci weydo gacanta bidixa ku salaami laha baaaayyy🫡. Runti filimka maba dhameysan hhh comment in ka baxsho jecleystey. Akhriste ma kula tahay in jamaal talo fiican u ka heley colleague tiisa ? Hada ha ledahy like ta ku dhufo. Hadi kala no so qor😉.
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯
@cabdikariimbarre7987
@cabdikariimbarre7987 Жыл бұрын
thanks pro 🥰🥰😄😄
@laylaqaasiin7396
@laylaqaasiin7396 Жыл бұрын
Scw scw
@caliyaofficeyal3583
@caliyaofficeyal3583 Жыл бұрын
Hi
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄
@cabdiraxmaancali9987
@cabdiraxmaancali9987 Жыл бұрын
Scw
@mushtaqhasn770
@mushtaqhasn770 Жыл бұрын
Inta balaminta daawato isooraaca 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amaaniabdulkadar8286
@amaaniabdulkadar8286 Жыл бұрын
Waa ikanaa 🙋‍♀️iam xaadir 😂🙈
@isramami3944
@isramami3944 Жыл бұрын
Intee usocona
@nasteexoabdi6431
@nasteexoabdi6431 Жыл бұрын
Wanakan
@zoumayamaajid7842
@zoumayamaajid7842 Жыл бұрын
Tugayahsaan oo habon dhocoyo maxa wwye 😭😂😂😂😂
@saraxamud4886
@saraxamud4886 Жыл бұрын
😂
@abdirizakfarance7239
@abdirizakfarance7239 Жыл бұрын
Baba-Duale Musalsalka Haboon asaga kala wado wax garad wax looma sheego🙏✋waku salamay
@miskimohamed4840
@miskimohamed4840 Жыл бұрын
Wlhi aabe ducaale aabe garasho fcn wye masha allah talentigiisa wuka so baxay
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️👆🕋 ❤
@xamdixasan3986
@xamdixasan3986 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄
@habibonoor8730
@habibonoor8730 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@akqaniyow856
@akqaniyow856 Жыл бұрын
Scw scw scw
@halimodagan7143
@halimodagan7143 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi WASALAM
@sheikhaxmedsheikhmowliid7259
@sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Жыл бұрын
Fadlan ha dhaafin salliga nebiga alle ku janneeye ❤🖤💚🥺👇👇
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Жыл бұрын
Callehi Sallatu wasallam yaa Rasuulullah yaa xabiibu llaah ❤❤❤❤
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
@sheikhaxmedsheikhmowliid7259
@sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Жыл бұрын
@@mubarakabubakar3480 ❤
@sheikhaxmedsheikhmowliid7259
@sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Жыл бұрын
@@esmaderiya9229 ❤🖤
@sakariyeabdirisak8005
@sakariyeabdirisak8005 Жыл бұрын
Inta og in haboon faji loo dhigay like ta taabta 😂😢
@najmanaju309
@najmanaju309 Жыл бұрын
Eryga Hooyo inta marky maqashey ilmeyseyy 😭😭❤️
@shugricabdi3773
@shugricabdi3773 Жыл бұрын
Xtaa lugaha iyo jirko dhan ka jareyay wlhi
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 Жыл бұрын
Alla waan ooyey wuxu ma filin buu ahaa😭😭😭 Lkn reerku maaha kii dhaly
@hibacooking4859
@hibacooking4859 Жыл бұрын
It's juma nabiga aynu kusalino scw
@xamdixamda5214
@xamdixamda5214 Жыл бұрын
Scw scw scw
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
Salla allahu caleyhi wasallam
@zeiysheikh6626
@zeiysheikh6626 Жыл бұрын
Scw scw Scw ❤
@konjoelmi3502
@konjoelmi3502 Жыл бұрын
Adeer ducaale run ban moday wan iska oyay wlhi Love you ader❤❤❤
@abdulkadiralihassan2947
@abdulkadiralihassan2947 Жыл бұрын
Loved ❤️
@sundusmaxamuud8480
@sundusmaxamuud8480 Жыл бұрын
M.a musasalka Aabo ducaale ugu jeclahay wanaag fara badan baa kamuqda 🥰
@asmeyamaxamud7346
@asmeyamaxamud7346 Жыл бұрын
Masha allh cawa abo ducale iyo amran sidii aduunka u shekaysten😂💔😭
@isirsiciidgaaxnuug1894
@isirsiciidgaaxnuug1894 Жыл бұрын
Wad iga qoslisay runtii
@huddahyouzuf5103
@huddahyouzuf5103 Жыл бұрын
Inta Ka Xumaatay shilka aabo ducaale like😢
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 Жыл бұрын
Habboon famil qaldan inee aday inta ila fahamtay Like ta haila dhfinah
@ayaanlaki1438
@ayaanlaki1438 Жыл бұрын
Xita mrke Kor ka arkan gbda caad waye dehen wa cid laso tilmame habon aba ducala rerkisa loga bixiye
@itsayaan-5
@itsayaan-5 Жыл бұрын
Ax aabe ducaale in wax ku dhacan ma rabin😭💔
@abdalle7191
@abdalle7191 Жыл бұрын
Aragtideyda: Haboon cida eey heshay maaha cideeda saxda ah ninki cadeen lahaana waa ODAY DUCAALE wuuna dhimanayaa habona xaalad kaloo adag iyo nolol kaleey galeysaa filmki gabagabada u ekaana haduuba bilaaw yahay ✌️ yaa ila qabo intaas😍
@maryancabdirizaaq7509
@maryancabdirizaaq7509 Жыл бұрын
Alla saabha dhihin aabe ducaale waa jeclahay
@najmocnaasir1895
@najmocnaasir1895 Жыл бұрын
@تعلم واستفد wxn waa muslsl anbo rayiks waaqabaa aabo ducaale inoo dhimnyo oo hboon xlad kle adag aykaleeso
@maryancrisaaq6153
@maryancrisaaq6153 Жыл бұрын
Waaba naxee oday ducaale ma dhimana
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Жыл бұрын
😂Gabdho Aabe ducale ina dili kartid umaleeya jiro ee ha dhihin wuu dhimana
@abuumohamett9481
@abuumohamett9481 Жыл бұрын
Xaqiiqadu waa sida aad shegty haboon familks shegtyna ayaga madhalin
@ciiseawees1876
@ciiseawees1876 Жыл бұрын
HAboon jacfar iney ladhatalatey inta og👍
@naciimodagan8480
@naciimodagan8480 Жыл бұрын
Masha alah ❤️ keep going
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Maanta duq amran iyo adeer ducaale xasuus bay galeen love ❤️
@ikhlaasnuur5957
@ikhlaasnuur5957 Жыл бұрын
Alla run u maleeye wlh cawada adeer ducaalle 😭😭
@xaliimaibraahim3462
@xaliimaibraahim3462 Жыл бұрын
Alla waan naxay markuu aape ducaale shilka galay Ilaahyow wax ha gaarsiin waa qofka cadeyn lahaa cidaan inaysan haboon dhalineee 😭🤲🤲
@Omar_Ali440
@Omar_Ali440 Жыл бұрын
Runtii anoo nin rag ah ilmada ceshan waayay 😭😭 filimkaan caadi maahan runtii
@mohamoudofficial
@mohamoudofficial Жыл бұрын
Allow Ramadaanka khayr nagu gaadhsii Aaamiin aamiin 🤲 yaarabi _👇
@amranziyaad3679
@amranziyaad3679 Жыл бұрын
AMIN
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 Жыл бұрын
Alluma amiin
@ishwaqabdikarim8538
@ishwaqabdikarim8538 Жыл бұрын
Aamiin Yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲
@the4rqueens555
@the4rqueens555 Жыл бұрын
Aaamiiin
@ugbaadahmed2562
@ugbaadahmed2562 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤
@salmahassan1948
@salmahassan1948 Жыл бұрын
Please please xalqada 18aad lasoo daqsada bahda Astaan ❤️❤️
@sagalkarie3171
@sagalkarie3171 Жыл бұрын
Qof kasta o Muslim ah muradkisa Allah u sahlo
@sadirimukhtar6590
@sadirimukhtar6590 Жыл бұрын
Hal mar aan kusalino nabi maxamad scw scw scw❤❤❤❤❤
@maxamedckariin3092
@maxamedckariin3092 Жыл бұрын
Scw🙅
@xamdixasan3986
@xamdixasan3986 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄
@safiasafiamuhudin4854
@safiasafiamuhudin4854 Жыл бұрын
Scw scw
@bushrajamac2641
@bushrajamac2641 Жыл бұрын
Scw
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Жыл бұрын
Inta ila jecel haboon inay rerkeda Hesho like saara🥺❤👍🏽
@xaragabaadansidihoyaded628
@xaragabaadansidihoyaded628 Жыл бұрын
Haaa lkn kuwan dadkedi mahaaa
@ikranmaxmedikranmaxamed9314
@ikranmaxmedikranmaxamed9314 Жыл бұрын
Habo rerkeda saxda ah ma ahan ifraax aa la dhihi jiray habon reer ducala u bixiyay wa benloshin kuwan
@BAADOWGAMER
@BAADOWGAMER Жыл бұрын
Xal qadan 100% wey iga gadan tahay qabka lo sameeyay ❤
@mumtaza7417
@mumtaza7417 Жыл бұрын
Adeer ducaale haduu film-ka ka baxo xanuun waaye walhi😢
@AmineAmine-nv4jb
@AmineAmine-nv4jb Жыл бұрын
Anigu odayga ducaale ayan dar ilahay ujecelahay waayo waa oday dagan oo hadal macquula leh🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Waa sababta oday in uu noloshaada ku jiro ay garab u tahy iyo maskax ama Haku dhalo ama hakula dhasho
@AmineAmine-nv4jb
@AmineAmine-nv4jb Жыл бұрын
@@darishore814 absolutely wll waruntaa
@abdirahmankhalifdahiromar9966
@abdirahmankhalifdahiromar9966 Жыл бұрын
Inta kaheshay jilinka istar idi aawaya🤣🤣
@sacdiyamuuse8975
@sacdiyamuuse8975 Жыл бұрын
Caadi iska dhiga noh 😄
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
All märkaanu shiilgelaya aabe duaale oooh nooo😭😭😭😭ilaahow yuu wax ku noqoon intaa ka naaxday like saara😭😭👍🏼
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 Жыл бұрын
Waad iga qoslisay waa filin ay ma ilowday😂
@udgoonhussein7973
@udgoonhussein7973 Жыл бұрын
@@peacenharmony2034 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
@@peacenharmony2034 Aĺl waa rüntaa wuxuu filin buu ahäa🤣🤣🤣
@shuubilan9781
@shuubilan9781 Жыл бұрын
Cawa mama amran romatic iska dhigte macaanow🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Fatima-vp9qc
@Fatima-vp9qc Жыл бұрын
Haboon dad qaldan oo familkeda eheen bey gacan ugalesaa wuuw 😂😂
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 Жыл бұрын
I farax ba ladhaha tasaa saxan😅islantan waba midkale tan cad miyaa kuteh😭😅
@almamohaabdullahi1978
@almamohaabdullahi1978 Жыл бұрын
Dadkaan supeer soo dirsaday waa been ayaga ma ahan
@obayd4617
@obayd4617 Жыл бұрын
@@almamohaabdullahi1978 yaa kuu sheegay adi warkaaas
@abdiadahia8718
@abdiadahia8718 Жыл бұрын
Ifrah aya ladaxa famil qaldan ayay ugashi🤣
@almamohaabdullahi1978
@almamohaabdullahi1978 Жыл бұрын
@@obayd4617 gadaal ka ogaan doontaa dadkaan waa tuugo waxaa soo dirsaday subeer oo rabo inuu afduubto😄😄
@sadirimukhtar6590
@sadirimukhtar6590 Жыл бұрын
HAL mar aan kusalino nabi maxamaxa scw scw scw ❤❤❤❤
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Жыл бұрын
Callehi Sallatu wasallam yaa Rasuulullah yaa xabiibu llaah ❤❤❤❤❤❤
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
Salla allahu caleyhi wasallam
@jannofarhan1603
@jannofarhan1603 Жыл бұрын
Aabe ducaale hadii musalsalka laga saaro sidee u daawan karaa aabe ducaale wan jeclhy runtii alle cimrigiisa ha dheereeyo ❤
@hawaabukar667
@hawaabukar667 Жыл бұрын
hibo waa gabar yar ooAqlibadan masha Allah loves ❤️
@Babe-b4s
@Babe-b4s Жыл бұрын
Inta igu racsan in Dadkn haboon xadyo zubayr so diry😂😭
@deeqo1358
@deeqo1358 Жыл бұрын
Alla wanba is dhahye 😅🙆‍♀️ ayga dhan wajigooda laadir laadir u ekayn 😅
@Deka867
@Deka867 Жыл бұрын
Alla rumiya ma zupeyr ba sodiry🤣
@Babe-b4s
@Babe-b4s Жыл бұрын
@@Deka867 wy uegthy😂😭
@ridhwan4976
@ridhwan4976 Жыл бұрын
Ciiil ikahayaa rerkaan lex haboon gawadena wayee
@ceeblocabdiaden3376
@ceeblocabdiaden3376 Жыл бұрын
Acuudu bilaah zubaar aa hayeey
@abdirahmankhalifdahiromar9966
@abdirahmankhalifdahiromar9966 Жыл бұрын
Inta xayesiibta is dhafisayyy🤣🤣
@edilhassan7542
@edilhassan7542 Жыл бұрын
Aabe Ducaale style is helay waxaan rajayjayaa innaabe Ducaale laga sarin musalsalka😢😢😢
@nurkeymalow2699
@nurkeymalow2699 Жыл бұрын
Next plz
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 91 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 37 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 15 МЛН
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal
Рет қаралды 41 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 369 М.
YAA DILAY XAASKIISA
30:21
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xildhibaan maxamed Abiib iyo shacabka Awdal
13:36
Somali TV
Рет қаралды 1 М.
SAMIRKU WAA FURAHA GUUSHA!!@sawdamqaalib
41:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 170 М.
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 151 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 35 МЛН