HABEENKA HOBOLKA HCTV WARAYSI CABDIKARIIM YARE KABAN LIVE

  Рет қаралды 37,770

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 69
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Wow, kan yari waa dadkeedii, codkii cumar dhuule AHUN si fiican buu u keeney, fanaan buuxaad tahay 100% Walee hargeysa fanaaniinta codka leh weyba dhashaa. Masha allah💚💙💜💛
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 4 жыл бұрын
Abdikarin yare fanaaninta hada qof la cod ah maan arag. masha allah hore usoco
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 5 жыл бұрын
C/kariin yare waa fannaan mustaqbal leh alle ha daayee wuxuu samaynayaa wax wanaagsan, madaxa aad inooga eeg kolkad sb xiiranayso oo dhaqankeena ilaali
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Maansha allah waatop lkin wali Heesta AUN tee Mujahid Maxamed Mooge muukeenin fanaan codkaa keenay wali ma arag
@Almouna12
@Almouna12 5 жыл бұрын
Legend fananka fananada Anigu wan ku wata
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 6 жыл бұрын
ballo!!! alla hargaysay hadhwanaag wlhi abdikarim yare rijaal rijaal dhalay horay usoco abti
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 5 жыл бұрын
Walalkey cabdikariin aad baan kuu salaamayaa indrkey oo ku magac dheer MACAAN
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
masha allah cod fiican 🤴🤴🤴🤴
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 6 жыл бұрын
Inuu intaas hees fanan live kuwado qaado wax sahlan ma ahn🙌🙌🙌man you soo talented keep up❤️❤️💯yo next nimcaan❤️❤️
@ilyaas3017
@ilyaas3017 4 жыл бұрын
Waa iskuday sxb ee fasax fananka waa fanaan soomaaliyeed ee soo koraya
@hibaqibrahim9840
@hibaqibrahim9840 5 жыл бұрын
Abtigay cabdikariin hore usoco abti
@maxmedwardi2495
@maxmedwardi2495 6 жыл бұрын
Fananka yr waaa fanan top ah
@kaahinibrahim8887
@kaahinibrahim8887 6 жыл бұрын
cumar babad u malesa yarkan codkisa sxbow hore usii wad fankaga
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Abdikariim hore u soco, cod Allah wuu kugu maneystey.👏👏👏👏👏👏👏👏👂👂👂👂👂👂👂👂
@mowliyare9394
@mowliyare9394 6 жыл бұрын
Faiza Mohomed mahsanid wllo
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Mowli Yare , Adigaa mudan walaal, rabadaan kariim.
@mujahidsomalilander5979
@mujahidsomalilander5979 6 жыл бұрын
Abdirakiin yare inaba caadi maaha go forward
@guleidabdi8346
@guleidabdi8346 6 жыл бұрын
Al fanaan abdikariin yare
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Hadaan waxa laguu garaacayo sidaas uga ag heesi karin fanaan ma tihid cabdi yare legend tahay zxp mida kale heeso wada xula qaadaa markasta
@ahmedjeebe7826
@ahmedjeebe7826 6 жыл бұрын
Cabdikarim yare Wa Faanaan 👍🏻
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 6 жыл бұрын
Legend abdikariim bacmiiko hore usoco zxb
@mustapheqaadiroproduction791
@mustapheqaadiroproduction791 6 жыл бұрын
Alfanaan Cabdikariin Yare Sxb Qaliya Soo Nooleyaha Heesihii Qaraamiga Alla Yacisak
@salmaanabdishorts8289
@salmaanabdishorts8289 6 жыл бұрын
Cabdikarim Yare fanaan jira
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 5 жыл бұрын
Abdikatin Yare Axzan Fanaan
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 6 жыл бұрын
bacmiiko fanaan khatara hore usoco wll
@abzfj3798
@abzfj3798 5 жыл бұрын
Saboxareed xaaji xabeeeb
@mokhtartimacde5305
@mokhtartimacde5305 5 жыл бұрын
Keep up bro .... talent ayad ledahy
@hanaessa3381
@hanaessa3381 6 жыл бұрын
Fananki fananiita eryadey my bro horo usoco jidhkaygii😍😙😚
@khadarkashka8482
@khadarkashka8482 4 жыл бұрын
@@sayid6649 qoladiisa mxkarabta waa wllky
@malapoessa4177
@malapoessa4177 4 жыл бұрын
@@sayid6649 waa qoladeyda wllo
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@sayid6649 haa
@santana_show185
@santana_show185 5 жыл бұрын
ninkan yari waxuu soolabeyaa cabdifataax yare taxabir
@cabdiqanimuxiyadin4791
@cabdiqanimuxiyadin4791 6 жыл бұрын
weriyadu sifcn bay uwadaa barnaamijka Top weeye
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Hoyga Fanka hargeysa
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 6 жыл бұрын
Cabdikarem go forward brother
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 6 жыл бұрын
Hilaal Abdirashid zxb hilaal sawmaha wafnaankeeniiye
@abdirahmanmario6874
@abdirahmanmario6874 6 жыл бұрын
dhashii hoyga fanka Hargaisa abdikariim yare hit bro
@rooblemohamuud9470
@rooblemohamuud9470 6 жыл бұрын
walee caawa muraaqooday cabdikariin isisiis yaa salaam
@mowliyare9394
@mowliyare9394 6 жыл бұрын
Rooble mohamuud mahsanid wllo
@abwaanayaanleapdirashiidza7858
@abwaanayaanleapdirashiidza7858 6 жыл бұрын
fanaan dayar oo cod macaaN
@ahmedismail4235
@ahmedismail4235 6 жыл бұрын
Aan Hargiesa Jooge Ha I Gaynin Xamar
@geeljire7145
@geeljire7145 3 жыл бұрын
Tonkkiisa hooseeya
@hadadhaqaaqnow8921
@hadadhaqaaqnow8921 5 жыл бұрын
siduu isku ciyaar siinaayo waxuu Ku tusayaa macaanka heesta wllhy bacmiiko waa
@deikxavi2105
@deikxavi2105 5 жыл бұрын
Fan hadan galayo blahi kaban kaso bilaba sida dad qaar falasyada ku heeso ma qeylin doono
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 5 жыл бұрын
Maya cumar dhuule adeer uma ahee waa nin cidangala ah
@abdihkimmuuseaxmed9591
@abdihkimmuuseaxmed9591 5 жыл бұрын
nina karboosh hhhhhhh inaga gaadh yayna ina gabooyayne
@asmasumaya8501
@asmasumaya8501 5 жыл бұрын
Waxandhahy iskudooq wilkaan
@farahabdi1885
@farahabdi1885 6 жыл бұрын
Fanaaniinta maxay camerada ugu hayn wayeen ay naagta weriyaha ah kaga hayaan shit
@cabdirisaaqxariir9720
@cabdirisaaqxariir9720 5 жыл бұрын
heero
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 6 жыл бұрын
Saxaafada micnaheedu maaha inaad suurad wacan tahay lakin waa Cilmi la barto.
@nomanetstudioofficialchane5110
@nomanetstudioofficialchane5110 5 жыл бұрын
Legend
@husseinabdinasirmohammed753
@husseinabdinasirmohammed753 5 жыл бұрын
Farsamada idinka qaldan guuxa micga an waxba laga maqleen
@siciidahmed228
@siciidahmed228 5 жыл бұрын
Ninkan yeri ma cumar dhuula ader u ah talaw
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 4 жыл бұрын
Siciid Ahmed maxamed Mooge iyo qalinle khadra daahir
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr 6 жыл бұрын
aan hargiesa jooge hay geen xamar hayii ahaanin nacab
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Heestii aan niyadayda ku hyey uunbay o horwaydiisay garacadu ma niyadayday ku jirtay 😂
@muntahaahmed8761
@muntahaahmed8761 5 жыл бұрын
😂😂😂
@wizamintv9147
@wizamintv9147 5 жыл бұрын
Boqorkacodka
@hollanparwani2957
@hollanparwani2957 6 жыл бұрын
Qoftan mxaaa qaaawiyay shtt
@jamacwarsame7486
@jamacwarsame7486 6 жыл бұрын
Waxaan arki jiray kamarad lagu hayo fanaanka lkn waa yaab wariha ayaa nala daawasiinayaa miyaaa
@cabdiqanimaxamedk2873
@cabdiqanimaxamedk2873 6 жыл бұрын
cabdikariin bacmiiko waxa uu ceebeeyay ragii balay baaga nagu xiijiyax waa nin isku kal soon walee
@channelkadhalinyaradagerma1685
@channelkadhalinyaradagerma1685 6 жыл бұрын
Bacmiko wa fanan cod wacan isku ciyal banu ahyn waxanu uwada ciyari jirnay koox lairado chelsea oo ka dhisnayd xafada qudhac dheer
@hanaessa3381
@hanaessa3381 6 жыл бұрын
Guuleed Faysal wan xasuusta hnhhh
@sayid6649
@sayid6649 6 жыл бұрын
bacmiiko waa qoloma
@sayid6649
@sayid6649 6 жыл бұрын
ma madhibaanbaa
@eng-fahadabdirisaq8143
@eng-fahadabdirisaq8143 5 жыл бұрын
Wa garxajis
@xlcy.9437
@xlcy.9437 5 жыл бұрын
Channelka dhalinyarada Germany Faysal kooj guled xulle ex qudhcdheer ayuu yahay bacmo
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
1972 Andes Plane Crash Survivor
31:17
Nitish Rajput
Рет қаралды 2,1 МЛН
Mahyar - Boro Khoone (feat. @Shayea & @Mehrad Hidden)
6:33
Mehrad Hidden
Рет қаралды 54 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 101 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 736 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 235 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 226 М.