Hablaha Warbaahinta iyo Sheekhad Nasiiba sh, aadan siiro.

  Рет қаралды 71,652

Carro-Edeg Media

Carro-Edeg Media

Ай бұрын

Пікірлер: 110
@rasmiabdilahi1848
@rasmiabdilahi1848 Ай бұрын
Masha allah tabaraka raxmaan, Nasiiba Sheik Aadan Siiro waa qof alleh karaameeyey caruurteedana weyka muuqaataa dhaqanka wanaagsan iyo diintuba. Masha allah caruurteedaan macalimad u ahaa wakhti wakhtiyada ka mid ah wlhi waa tusaale nool oo aan ilaa hada dadka ku idhaa ilmaha hadey hooyadii aqoon leedahay isna waala mid alleh ha barakeeyo iyada iyo caruurteedaba amein yarabi ❤
@hirsi8905
@hirsi8905 Ай бұрын
Maasha allaah tabaaraka raxmaan nasiiba aabaheed oo hadlaya uun weeyaan
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Ай бұрын
أللهم اجعلنا من الذاكرين الله كثيرا والذاكرات 🤲😢
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 Ай бұрын
Masha Allaah Illaahoow qalbigeena diintaada kusug
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss Ай бұрын
سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله وألله أكبر 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤😢😢
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Ай бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Ай бұрын
Aabaheed u eekaa .....Allah subxaanahuu Watacaalaa Aabaheed haw naxariisto...aamiin
@cawilosman-me9rz
@cawilosman-me9rz Ай бұрын
Masha allah ilaahay ha ku dhowro yaffudu kallah masha allah cod ma an oo allé ka cabsi leh
@deqaabdihashi5722
@deqaabdihashi5722 Ай бұрын
Mansha allah Rabbi haku barakeeyo anaga alle hanaga yeelo kuwa macaanka diinta dhadhansado🤲🏾
@abdisamadyousufguleid1952
@abdisamadyousufguleid1952 Ай бұрын
Maansha Alla, Alla ataku barakeeyo walaal, You are the most influencial Somalilander woman I have ever heard, may Allah reward us such nice Girl like this.....amin amin
@user-bf1ez6vy5n
@user-bf1ez6vy5n Ай бұрын
Nasibo ♥️♥️♥️♥️♥️jasakallalhu khara ❤❤❤wll
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf Ай бұрын
M.a ❤❤❤ ilaahoow nasoo hanuuni yaarabi 😢😢😢😢
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Ай бұрын
أللهم اجعلنا من اهل قيام الليل برحمتك يا أرحم الراحمين 😢
@user-ts1vy5bq4t
@user-ts1vy5bq4t Ай бұрын
Msha allah ilahow diinteena noo adkee umadadana soo hadeee😭❤️
@maryanahmed4477
@maryanahmed4477 Ай бұрын
M.a dintina mcna marka baratit oo kudaqantit gabadhan hadalkedha sidu daganyahy😭😭😭illahow nufudhi ya rabi
@safailyas-bf6dd
@safailyas-bf6dd Ай бұрын
❤❤س
@SafiyoMaxamed-nt4ur
@SafiyoMaxamed-nt4ur Ай бұрын
🎉❤
@abshiramohamed8687
@abshiramohamed8687 28 күн бұрын
Amiin walaal mcn
@nimoahmett9299
@nimoahmett9299 Ай бұрын
Maashaa allaah Allaahu akbar Waxay jeceshahy RABBIGEEN SW 😢 markasu alle jecladey oo ugu deeqay darajdii ugu saraysey ee qof dumer ah gaadho, Alle haku barakeeyo xabibti sheekha nasiiba❤ Waxay inoo tahay ku dayasho wangsan.
@rukiyaabdullahi-lq6cb
@rukiyaabdullahi-lq6cb Ай бұрын
Asc abaayo Allah daradis ayaan kuu jecelahay nabarkaga aan u bahanahay Allah ha ii sahlo
@user-hn3wy1vh3x
@user-hn3wy1vh3x Ай бұрын
Marshall allaha Abe wanaagsan inan wanagsan bu dhalaha
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Ай бұрын
Mnshallah Allah haku barakeyo wll nasiiba.
@aminahassan4566
@aminahassan4566 Ай бұрын
Maan shaa Allah waxaan u baahanahay Hablo aad u badan oo cilmi badan noo barta cilmiga aduun iyo ka aakhiroba Waa in Jaamacada islaamku markay dhamaato Dhismaheeda qayb way hablaha laga siiyo jzkhayran 😢
@abdunasirmuxumad9553
@abdunasirmuxumad9553 Ай бұрын
Mashaa allah allaha ku barakeyo wll somaliyed allaha kuu siyaadiyo cilmiga
@aamihhftytyggy9305
@aamihhftytyggy9305 Ай бұрын
Mashallah may alah bless you ❤
@hamdiahmed9134
@hamdiahmed9134 27 күн бұрын
ماشآءالله تبارك الله اختي نسيب
@abshiramohamed8687
@abshiramohamed8687 28 күн бұрын
Abayo ilahay haku barakiyo
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Ай бұрын
أللهم اجعلنا و أولادنا من أهلك أهل القرآن الكريم وخاصته امين يارب العالمين 😢❤
@rashkaff3242
@rashkaff3242 29 күн бұрын
اءمين يا رب العالمين😊😊
@mumtaazmohamed8496
@mumtaazmohamed8496 Ай бұрын
ma aqaan wlhi lkn gabadhaas xoogban iskaga jecladay marki uhoraysay een arkaba saanka arkayo waa gabadh wanagzan qalbigeda inu wanagzanyahay hadalkeda laga garta dumarka wayka duwantahay Alle habarakeeyo
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Maasha Alaah talo wanaagsan oo cimiyaysan Ayaad bixisay Amar iyo xasaanad ilaahay hakaasiiyo
@historynerd7549
@historynerd7549 Ай бұрын
Jazaka Allahu kheyr❤
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Walaasheen waxan ugu ducaynaynaa khayrkaa ay ku jirto in Ilaahay ku sugo oo ku barakeeyo, sharka dhamaantiina ka xijaabo. Lakin ammaanta badani ma fiicna, rasuulkuna wuu diiday scw.Ninki ninka amaanay wuxu ku yidhi dhabarka ayaad ka jabisay. Haddaba aynu isu ducayno lakin amaantu waxba ma tartoa.
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc Ай бұрын
Ammaantaa dadkii waa lagu aafeeyey. Ilaahay halka aynu ka liidano ha Ina tuso
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
@@SamsamO-lb7hc amiin..amiin..amiin.walal.
@Innamadar
@Innamadar Ай бұрын
Mashaa Allah tabarak rahmaan, waan jecelahay gaban ilayo ha jeclatoo❤❤❤❤
@FardowsoCrixmaan
@FardowsoCrixmaan Ай бұрын
Mashalahallehakubarakeeyo
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Ай бұрын
بارك الله فيكي يا حبيبتي نسيبا شيخ ادم وجزاكي الله خير الجزاء
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤alle hakuxafido❤Heart ❤
@Axmed-ly5mi
@Axmed-ly5mi 2 күн бұрын
Masha allah
@SafiyoMaxamed-nt4ur
@SafiyoMaxamed-nt4ur Ай бұрын
Ani mar mar an badneyn salada qof si uu maq maqan arka wan ka xumada saligan ku nagada tasbixsada i'llahayow 🤲 cabsidada isiyadi cibadadanana wax iga mash wuliyu hay tusi🎉😊
@XussenMatan
@XussenMatan Ай бұрын
Masha llh
@FaadimaMaxamedCabdiZahar-hc4lu
@FaadimaMaxamedCabdiZahar-hc4lu Ай бұрын
Masha Allh wll ilhy haka Abaal mariyo Haplaha mobilka ku jedana ilhy ha baro sida lo dhegeysto qofku mrku wx wngzn ku shegayo focuskana losaro🥺❤☝️
@user-uo6wj1fr1v
@user-uo6wj1fr1v Ай бұрын
Boski abaheed nagama madhna allah hu naxariisto shekh aadam siiro wll allah ha ku barakeeyo.mcneey😊
@naciimaahmed6758
@naciimaahmed6758 Ай бұрын
Abaalkaaaga janno alle haka dhigo nasiiba sheekh aadan siiro❤one day ilaahay hayla kaa kulmiyo 🥰
@NUURIYE.
@NUURIYE. Ай бұрын
Like father like daughter
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Ай бұрын
Masha Allah Tabarakllah🥰
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Masha Allah . Jazakaallahu Kheyr ❤❤❤
@user-xp3cc1qs4g
@user-xp3cc1qs4g 23 күн бұрын
Machaallah ❤Allah akbar
@muscababduqadir4744
@muscababduqadir4744 Ай бұрын
Maasha allah allaha ku xifdiyo Walaashey aamiin
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Mashalah awlaad saalix jazakalah
@midnimo3593
@midnimo3593 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا
@AhmedMohamed-jq3fi
@AhmedMohamed-jq3fi Ай бұрын
MASHA ALLA. ALLA HA KU XAFIDO
@abdihamidofficialchannel2802
@abdihamidofficialchannel2802 Ай бұрын
Maansha Allah Nasiiba Aadan Siiro
@zakariyeabdullahi3503
@zakariyeabdullahi3503 Ай бұрын
Masha allah sheekhadu Allah ha barakeeyo
@HamseHadari
@HamseHadari 8 сағат бұрын
Masha Allah 😢
@khadarsalehsaleh5323
@khadarsalehsaleh5323 Ай бұрын
ماشاء الله وجزاك الله خيرا
@hoodomo863
@hoodomo863 Ай бұрын
Mash allah Alle haku barkeeyo wll ❤
@NuuraQurux-ru7ju
@NuuraQurux-ru7ju Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@saidaahmedmohamed4996
@saidaahmedmohamed4996 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا يا أختاه الغاليه
@samiraabukar4861
@samiraabukar4861 Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmamukhtar3703
@najmamukhtar3703 Ай бұрын
M.a wll nasiiba ❤
@guledxarrago419
@guledxarrago419 Ай бұрын
mashaa alaah ale haku barakeeyo
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن 😢
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Ай бұрын
Machad diini ah fadlan hablaa u fur aad ku tobabarto
@user-sz6pt5rz9k
@user-sz6pt5rz9k Ай бұрын
Allahu S c w
@Farduusaadan-me8tn
@Farduusaadan-me8tn Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@SadiyaAli-yh3si
@SadiyaAli-yh3si Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 Ай бұрын
Mashaa allh tabaaraka laahu
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Ай бұрын
Wacdi qalbi taabta..waayo waa daacad
@user-tv7ym3vd6x
@user-tv7ym3vd6x Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@user-ky1dx4me8h
@user-ky1dx4me8h Ай бұрын
Macha allaah nuseybo wll
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 Ай бұрын
Masha allah❤❤❤
@HalimaFarah-rx6hs
@HalimaFarah-rx6hs Ай бұрын
ما شا الله❤❤❤
@user-ts4vk9gu8h
@user-ts4vk9gu8h Ай бұрын
Mansha ALLAH horta nasiiboy qof wsnagsan bad tahay lakin walalo cadowka ad shegtan wayo ma Somaliba isku Cadow isu ah oo Weliba wiil iyo abtigi ah balse dad sheydan u shegeyey ba somali Cadow iska dhigey ayago danahoda ku garaya so marka ha unoqon hadaladas oo kale wayo mujtamac badan oo somali oo dhan ba kugu xiran so sumcadada noo ilali qadiyadna yey ku qaadin
@NasteexoMahamed-vo1bw
@NasteexoMahamed-vo1bw Ай бұрын
Maansha Allah ❤❤
@husseinabass2195
@husseinabass2195 Ай бұрын
wataciyahaa udunun waaciyah
@KhadraCabdi-sh9ut
@KhadraCabdi-sh9ut 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@muscababduqadir4744
@muscababduqadir4744 Ай бұрын
❤😢
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Ай бұрын
Inantani waxay ku tahay hub dilaa ah shaydaanka iyo xulufadiisa iyi beentii ay ka faafinayeen diinta Islaamka xagga dumarka
@MusbaxAhmed-ey9de
@MusbaxAhmed-ey9de Ай бұрын
M a ❤❤❤❤
@KhadraCabdi-sh9ut
@KhadraCabdi-sh9ut 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MuseAbdi-hv9wr
@MuseAbdi-hv9wr Ай бұрын
Warbaahint iyo gabadha suuqa waregaysa eebeenta faafinaysa wixiiloosheego faafinaysa dadiladabanaysaykeen? Waxafiican gabadha inkhayrlosheego
@abdirahmangarad2622
@abdirahmangarad2622 Ай бұрын
Màsha Allah
@bashirali6382
@bashirali6382 Ай бұрын
قل هل يستوى الذين
@SiciidYare-um9zk
@SiciidYare-um9zk Ай бұрын
Mqnshaa allh
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k Ай бұрын
20184
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k Ай бұрын
🌜
@4166Ama
@4166Ama Ай бұрын
Masha Allah
@umuzamiiracabdi7440
@umuzamiiracabdi7440 Ай бұрын
Masha alah
@YaasmiinAbdulaahi
@YaasmiinAbdulaahi Ай бұрын
mansha allh Tabaraka allh 👏🤍
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k Ай бұрын
Qerak waka
@SabibaMed-tf7gd
@SabibaMed-tf7gd Ай бұрын
Suxbaana allah ilaahay kacabso quraanka ayadaan lee xinaysaa miyuuna ilaahay 0dhan قال تعلی{ وقرن في بيوتكن } Markuu dumarka kahadalaayay ee uu idhi ale guryihiin jooga dumarkiiyoow maxaad kaga jawaabin
@user-un1ws9tz1t
@user-un1ws9tz1t Ай бұрын
sheekhadaasi oo kale waan haystaa tu labaad baan doonayaa
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@isramohamoud9553
@isramohamoud9553 Ай бұрын
😂😂😂
@user-un1ws9tz1t
@user-un1ws9tz1t Ай бұрын
@@khadrasiciid4044 kkkkk
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 Ай бұрын
Oo raali miiyaya ka tahay
@ardulislam338
@ardulislam338 Ай бұрын
hhhhhhhhhh
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 Ай бұрын
Maxa losheegi taleefan unbay kujeedane
@asmamohamedxasan4030
@asmamohamedxasan4030 Ай бұрын
Waayo way u baahan yihiin in la baraarujiyo
@user-qm5jf6rj4r
@user-qm5jf6rj4r Ай бұрын
dhagty kala socdaan
@siciidali4034
@siciidali4034 Ай бұрын
😅😅😅😅
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
waa sheekhad dadka Soomaliyed na Cadw ayaay ku tilmamaysaa, aaway alwla wal baraa ? maxa ka qaldan sheekhadaas
@guletizmail8349
@guletizmail8349 Ай бұрын
Maanan maqlin in ay tiri dad somaliyed aya cadaw ku ah wadanka ee adigu dhan kale ha u leexin.👍
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
@@guletizmail8349 ii sheeg waaqica maanta jira in qofka hargysa jooga uu aaminsanyahay in Soomaaligi cadaw u yahay itoobiyaankuna uu walal u yahay ? waa kaas waaqica snm dhistay oo manata haragysa ka jira
@NastehoIsmail-co8gx
@NastehoIsmail-co8gx Ай бұрын
Waxn si niyda ah idinka codsnyaa inad iiducysan wax leeyhy raJo waxn taHy waxn JecelHy wiiL wiiL kaasa hada wa iga tagya waxnu usocda dalka canda waxn raJynya inaan nolsha wadgno iigu duceeya wiilkas inan is calfno kuwada Nolano nolol qurux badan io ubad baariya kala helno ina fuddaato inaan ku wadnolno dlka canda
Su,aalaha hablaha warbaahinta iyo sheekhad Nusayba.
31:28
Carro-Edeg Media
Рет қаралды 36 М.
Nasiiba Sheekh Aadan Siiro, iyo Haweenka magaaladda Hargeysa
47:33
Galaydh Media
Рет қаралды 103 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,9 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,6 МЛН
SAAFI GABADHA KUFSIGII KU DHACAY MUSASAL NOQDAY #ARIMHABULSHADA
11:49
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 2 М.
HABENKI AQALGALKA IYO SHURUDIHII LAYABKA LAHA!!@SawdaBillan
38:01
Sawda Billan
Рет қаралды 60 М.
Dumar ku dayasho mudan | Xalqadda 1aad.
19:49
Astaan
Рет қаралды 43 М.
Xishoodka iyo xijaabka || Muxaadiro Nasiiba Sh Aadan Siiro.
39:21
MM Somali TV
Рет қаралды 42 М.
Jacaylka Ilaahay | Nasiiba Sheekh Aadan Siiro
24:16
Galaydh Media
Рет қаралды 13 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,9 МЛН